Game changer

Nomads
  • Content Count

    476
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    3

Everything posted by Game changer

  1. Kollayba Anigu magac u waayi maayo dadkaanu is hayno sida , badhyo culus , qurjiiley iyo dhuxulaysato. Eeg hada cidna ma magacaabin , sharciga forum kana ma jebin, cidaan u jeedana waad wada fahmaysan. Malaha waxaaba loo qaatay inaynu si sharaf leh magacooda saxda ah isticmaalno. Galbeedina saacadaa laga bilaabo waa xafajo. Sidaa maku heshiina ? Marnaba anigu magac xun u waayi maayo Baroorwiish ama falastiin hadba sidaad u taqaanin.
  2. When the army retaliates with more fire , these pussssies will cry river. Soon you will receive what you have asked for.
  3. *** Ku wax ay naga copy gareeyen wixii ugu darnaa bay faraha la galeen. Nidaam kiinii horaa sax ahaa , Kan aad qaadateen waa kii aad Ku baabi,i lahaydeen , Weligiina muran kiisu dhamaan maayo. Waalida ragii soo maraa laga waraysta. 4.5 Ku waa system ka ugu fiican somalida. Wixii kaloo dhan waa disaster.
  4. In this war of qabyaalad. *** Vs galbeedi = the winner is very clear like the sunshine. **** *** = again the winner is very predictable. *** = team kii ugu jilicsana baa nagu soo aaday. Anaga kuwan nagu haleeya isqaw, "Somaliland waxay soo martay marar badan oo fulaygu shakiyey" Dr A.M.M siilaanyo . *** baan idiinka waramaya , waa niman booto badan oo munaafaqad badan , hub iyo dhaqaaleba kuma yara , laakiin karti dagaal malaha. Naagahooda labada halis badan. Nin iyo Naag *** haday kusoo weeraran labada naagta iska celi , imika Kan threadkan soo qoray nefis dagaal buu Ka raadinaya galbeedi , nin kun tikniko ah wata ayaa nefis dagaal Ka raadinaya nin majo sita ( majadu waa midi reer galbeeed Ku balka Ku jaraan marka dallagu u baxo) . Taas baan Ku cadaynaya in *** weak yihiin.
  5. Aakhirka argagixisadaas baa somalida qabsanaysa. Waan hubaa hadii sidan lagu sii socdo.
  6. Nimanku inaga propaganda badan laakiin waa fulayalaal , intii ugu dhiiranayd ee risk qaadan karaysay badankoodu way dhinteen. Waxa soo hadhay in corrupted ah oo labada canba Ku qayila habeen kiina magaalada way Ku cabaan. Shalaytadan waxa laascaanood lagu aasay yar ogaadena oo ay dileen. Inta badan naago kooban oo meesha kusoo hadhay bay isku dilaan. Maadama aanay tamar kale lahayn they heavily rely on baraha bulshada. Baraha bulshada iyo reality guna waa Kala jaad. Qofwalba wuxu doono waa soo post garayn karaa laakiin qofna wuxu doono ma samayn Karo . Xaga dagaalka hrtigu waa useless , siyaasad ahaana halkii ugu hoosaysay bay marayan, xamar iyo hargeisa ba way la colleeben. Saxare yaroo dhexe bay kusoo urureen. Hartigu waa qabiil bilaa mustaqbal ah.
  7. Greed yes , because we are too ambitious to put our clan on the global map . Looting. No we never took any thing from any Somali. Somalidu yagaa lugaha na haysta oo aanu Ka socon Kari waynay.
  8. Muse never fought in awdal in his entire SNM life. Muj Abdirahman tolwaayey and his comrades like Muj cabdilaahi dirawal led that operation clean up. Wax shacab meesha lagu xasuuqayna ma jirtee , xoogaa Siyaad Barre Supporter iyo Siyaad Barre Supporter kalkaala oo difaac halkaa Ka galaa la jiidhay. Waa dagaalkii ugu gaabna ee SNM gasho. Gebigiisuba one day buu qaatay. Drodaw waxba Reer kaa yar hanagu dirina dhiigooda waa iska ilaalina intii karaankayo ah , idina inaanu layna faa,iidada idinku jirta garan mayno maalintaba waad Ka yaacdeen , xitaa hub ay isku difaacaan umaydan reebin. Ummad isku dirka iska dhaafoo hadaad laandheere tihiin , maantaanu garoon kiina joognaaye iska kaaya celiya. Almiidanu waasac. Makhaayadaadan sxb Ka dhex qadaynayna maanta.
  9. Waar dhulmahantaw horta Gabiley Clan iyo West Burco Clan maxaa idinka galay, cidad xuduuda leedihiin waad taqaaniine dagaalka anaga idinku wadna , weliba si badheedha oo qabyaaladaysan. Cadaw aan anaka ahayna malihidin . Ummada islaameed ee kale haku maraateynina , nuux taani Ka yaryar rida marku dhaho Ka waaweyn raga idiin miisa waa anaga Waxad godob isaaq u haysaan oo dhan meel kale haka raadsanina, Isaaqa kale oo dhan walaahi waxaan wanaag ahayn idiinma hayaan , waxba haku sii fogaanina. Anaga qudhayadu idinma nebcin laakiin we enjoy the thrill of taking land from dhiloos. Weliba gabayo baanu soo wadnaa sidaanu Harti meesha ugu tumanay.
  10. I can assure you the war in laascaanood is 100% backed by HJ. If you can't do shit to me , nothing else can ease your problem. GX muse problem is not different from deni ciise maxamuud problem. My two cents.
  11. It's funny all these laangaabs praying day and night isq to fight over kursi. While downplaying the fact that deni and garowe clan didn't agree any thing. Deni just proceeded his plans taking advantage of the hartii war against somaliland. This has positive impact on us too. Same like deni and his supporters , muuse will defeat the opposition and we will rally behind him to karbaash cadawga durriyada isu soo bahaystsy. Yaa laga caqli badan yahey . Maanaa mindiyo lay qarshaa laygu qali doono
  12. Adigu third class na kama tihid pintland, 9ka urur ee deni soo saaray hal xabo xitaa kuma lihid. ceerigaabo na yagaa kugu gumsysta oo muuse ismaaciil baa marna kaa saara marna dib kuusoo celiya. Runtu raga kama nixiso
  13. Waxaaga oo dhan waa fake conspiracy theories . They have never been victims of any one. Way jirta in xukunka gobolka laysku laayo from time to time. Laakiin adigu xagaad Ku aragtay biimaal jilicsan oo cidi dilayso. Adeer meesha beertii awaawgay baa Ku taal, xagaasaan u socdaaba. Nin balaadhan baan ahay.
  14. Muse didn't attack Sool Clan , they attacked us and said " 7 days baad haysataane baxa iidooraw" sidii aanu jaariyad gurigooda joogta bay noola dhaqmeen Sool Clan. Muuse muxuu samayn lahaa ma inuu cararaad Ka filaysay ? Wixii rag yeeli lahaa baanu yeelnay oo ah inaanu gacmaha furano. 20 qof oo keliya baa wax noqday markay na lahaayen baxa imikana 2000 buu sii cagacagaynayna khasaarahoda nafeed. Welina nagamay dhaqaajin halkaanu joognay. Ab iyo isir toona uma lihin rag 7 casho loo qabto.
  15. Soomaliyey ninkaa weyn aad qoloftiisa qof macno leh oo reer Waqooyi ah moodaysaan. waa ninkaa aan xitaa basic geography ga dhulka kala garanayn , yaa Ku yidhi hbrjeclo baa landlocked ah ? from berbera ilaa xiis inta Ka dhexaysa anaga leh. We own the longest coast line, compare to other durriyada. Waar niyaw xagaad Ka timi obviously somaliland umaad dhalane . Mida kale ma ninkaagan aan bad iyo berri meelan aalaba kala garanayn baa hadhaw iskay Kay celi kara haduuba ilaahay isku keen sallido. Aniga adiga landlocked kaa dhigi kara in one single day . Ku darsoo ciidamada xeebaha somaliland na Anaga xukuna. Kun jeer oo horaan kuu sheege belaayo intaanad dalban marka hore is qiime oo diyaar garaw . Adigoo faraha baruuro Ku sita tolkaa oo Ku dhawraya nacnac lalama doonto. Waanu kaa sii jeedna ee haysku kaayo soo jeedin neef yahaw neefku dhalay
  16. Meeshaas shabeele Anaga (biimaal) iyo Hbr gidir sida aanu ugu talino bay noqonaysa mustaqbal ka, eelay wax laga waydiinaya ma jirto. That's the reality ninkii Ka naxaya iyo kii Ku farxayawba. Laakiin wixii horumar ah ee shacabka u fiican waa inaan la carqaladayn . Waana in laga wada shaqeeyo.
  17. Waar lacagtayaduba waxay Ku jirta mobile wallet GX maamulo oo bill gates Ka yaabay. Heerkay technology Ka gaadheen digadaaba ugu lacag badan ma wax aan xoolo ahayn baanu dhoofina , haday doonaan isla caaway billion Dollar Naga dhici karaan mayagaaba dagaal u baahan . Kollayba Siyaad Barre Supporter baad tahoo adiga ujeedadu way iska cadahay laakiin nimankaasi dhaqaale ahaan waa kuwa noogu nolol fiican.Siyaasad ahaana waa kuwa noogu liita.bisaraaxatan. Wixii dagaal , siyaasad iyo qabyaalada HJ iska celiya Daaroodaw. Waqooyi iska dhaafe xitaa koonfur baanu idinku wasayna. Wixii dawladnimo ahna Gabiley Clan baanu u dhiibanay. Casarka hadey na seexiyaan waanu seexanayna. Aniga ila deal garee West Burco Clan iga kaa celin maaye
  18. What do you know about our economy. In reality GX owns all trade markets of somaliland major cities , except maybe wajaale oo ay isagaba joogan, every 10 dollars *** haysto. I would say around 7 kamida GX baa noo haya. 3da meelood ee dhaqaalaha somaliland lagu rogrogo 3daba yagaa leh . SUUQYADA like waahen , SAYLADAHA XOOLAHA like burco, iyo ZAAD kaba. Siyaasada way Ku dawakheen , laakiin business Ka si macaan bay ula haystan. Kolayba culays kaa qaadmaya ma jiro adiga. dagaalka sool anaga qanadaraas Ku qaadanay. Wixii drod dilis ah anaga iyo nimanka ceerigaabo degan baa isq u xilsaaran . Shift ga horena anaga galna shift ga danbena yaga Ku qoran . Waa shaqo aanu passionate Ku Nahay oo aanu awaawyashayo Ka dhaxalnay.
  19. Reer kaagu meeshii gabadhi Ka joogtaba ama xoogaa dad ah Ku ogyihiin ba , waad sheegataan oo anaga leh baad tidhaahdan. Hungariga noocaasi waa raganimo oo anaguba dadka dhulkooda waa Ku qabsana. Laakiin damaca noocaasi dagaal joogto ahbu u baahan yahay. Niman dagaal u diyaarsana uma muuqatan. Prank baad wadaan. Horta sheegashada faraha badan ee gebiley iyo wajaale, zaylac iyo lughaya yareeya. Dad idinka sii jeeda baad isku soo jeedinaysa. Gebiley iyo wajaale anaga leh 100% dhulkaa kale ee aad sheegatana waa Dhul ciise, weliba anaga lughaya badhkeed leh. Economy baan xanibaya iyo nag nag Layne adigu cunaha hays qaban. Hadhaw oohin taada taag Uma Haynee.
  20. I don't think he pays any of them , politicians gather around him because they know his urur is a potential national party. dadku guushay la walaal yihiin . Eastern burao politicians no longer dominate HJ politics. Reer walba gudahooda waxay heshiis Ku yihiinba jirta, siilaanyo baa ninkan tooshka noogu dhiibay. Maxamuud xaashi qoladiisa 60kii baa ugu danbaysay inay HJ hor boodaan. Berigii Micheal Mariano . Hagbad ururtay 6 decades buu maalaya. Xirsiba kun jeer Ka lacag badan isaga kana laandheeraysan. Hadana beeshu xaashi bay u xaglisa. Waxyaabahas iyo qaar kaloo badano aydaan fahan sanayn baa odayga saacidaysa , ee sirtu lacagta maaha. Waxa macquul in odaygu broke yahay haduu doono oo uu daawaha Ku wado.
  21. Aad haw riyaaqina waxaasi waa gorayo khaakh layne. Waa xoogaa muuse cabdale ahoo gacan libaax isku sawiray. Expect daily vlogs from that mountain. Farsamo cusub baanu imika mjerrtenka Ka baranoo. Vlog uunba layska duuba hanjabaada.
  22. Niyaw your conspiracy theories are so BIZARRE, let me explain to you why xaashi is so powerful in the parliament. It's not about money. It's because his Clan received an unusual large number of MPS from Sool. Last election HJ collected all MPs of sool except 3 . Maxamuud xaashi is from Sool and most of the MPs from that region and sanaag are related to him. He uses this to his advantage .
  23. This guy controls somaliland politics.
  24. Bada cas bada bada madaw kuwa Laylka duula. siwaaq roonba lagaaga dhigaya dad cun Waaryee ninba laga hayaa waar shaw marbay ido Ku jiidhaan.