Game changer

Nomads
  • Content Count

    476
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    3

Everything posted by Game changer

  1. Midna waan idiinku daraya anaka qabyaaladayadu waa cadahay dawlada xamar ee hwiye midh iskuma hayno waxaaba kordhay diyaaradaha isaga goosha xamar iyo hargeisa. Reerkaas Aanu walaalaha nahay dib danbe nalooka dhex fataali maayo. Dhulkooda edaab baanu Ku joogna kaayagayana edaab bay Ku joogayan. Somalida la sheega waaba Irir iyo in lagu qurxiyey.
  2. The only separatist region in Somalia is majeerteenia. They are the only peaple who promote qabyaalad over integration. Somaliland tried it's best to keep the unity of the northern Somalis regardless of their tribe. Imikana bahashu xoog bay tagtay , ninkii naga xoogwaynaw bal kaalay adigu dhul Naga qaad. Way fududahay sida dad laysugu diraa laakiin ma fududa Sida isq dhul looga qaada. Dbayacada waxan leeyahay ilaahay karti aad ummada isku dirtaan wuu idin siiyey laakiin ma lihidin karti aad dagaal wax iskaga celisaan . Hooyada hadaan fuulo Xitaa igama kicin kirtid .
  3. Back to blue again , a whole clan of vandals.
  4. This is funny, a drunk old man painting red again. Shaatiga xitaa badhamada kala dheer, kkkkkkk soomaliyey Reer waalan baanu jeel idinkaga haynay. Ka xaaxaabiya waataase, nafar fayoobi kuma jiro
  5. Somaliland has always been right that terrorists are involved this war. No body can explain this image. First they came with the blue flag just to destroy somaliland local authority , now they are showing their true colours. Next time we will see , religious groups taking over the security sector in the name of ٱلْأَمْرْ بِٱلْمَعْرُوفْ وَٱلنَّهْيْ عَنِ ٱلْمُنْكَرْ, you will see mullas judging peaple , accusing young peaple Zina , drinking stealing etc. They are already in control of The finances. Khaatumo Terrorists have several Bank accounts controlled by local alshabaab members. Mogadishu , hargeisa and Nairobi Governments must cooperate to monitor those accounts. The biggest terrorist financers are based in Nairobi.
  6. This is central laascaanood, what you see is a terrorist lady painting black over the blue colors of the Somalia flag. The black colors is associated with Alshabaab. The terrorist group have active cells in laascaanood. Even the local peaple shocked why this is happening. Meanwhile in lascaanood fronts, bah ararsame clan pulled out Their troops and blamed the garaad. After they couldn't cope with the casualties, the clan received a lot of damage from the somaliland army , as they are no longer members of the army. The J siyaads are less targeted because they still maintain their 7th division in the army. For this reason the casualties is always high for the eastern LA clans .
  7. It's funny these qurjiiles seek pictures of any somaliland officer and they claim that they have killed him in goojacade. It's like every time they dream they kill a high ranked officer, That man is a police officer if you look at the emblem on his koofiyad, Our police forces are not involved this war. t's a military job. Calaacalkana joojiya orphanage baad sheegtee indoors Ka baanu idiinku keenayna adeegad dalbateen, awalba anaga dhisnay , idinku madax iyo calool baydun ahayden. Keliya waxad taqaaniin sida wax loo cuno iyo sida afka looga hadlo , xitaa waxba iskama celin kartaan naagihiina idin dhaama.
  8. Waar Ka madaxa dhuubane cagdheer u malayn maayo inuu dadkaa gubay ,yaan lagu danbaabi , una malayn maayo in ganacsato gubtay waayo somalidu dhulka way Ku tolantahay , dhulkaa gubtay is not cheap nin walba booskiisa million dollar buu Ku rabaa. Ganacsatada yaryar ee somalidu waa well organised , dhaqan aan is idhi kacaankii afwayne bay si fiican uga barteen bay leeyihiin, group kasta oo isku wax Ka ganacsada structure maamul iyo maaliyaded bay leeyihiin. Ethiopia war Uma hayo laakiin somaliland hiliblaha, qudaarlayda , gaadiidleya kulli iskaashatooyin bay leeyihiin , waar xitaa xamaaliintu urur bay leeyihin. Mar waxa jirtay telesom is tidhi xayeysii shaqooyin ka muruq maalka , ururada muruq maalka veto power saaray . Waxay dhaheen stay away from our business. Hargeisa waaheen marku gubtay nashqadii dawladu keentay dadku way diideen , wax kale iska dhaafe xitaa jaranjarooyinka dhismaha meesha la dhigayo baa lagu murmay. Nashqad yaroo kale oo cantataba baa hada laysku raacay. Cid dhulkoodii gadayna ma jirto. Somalidu dhulka downtown Ka easy kuma gadaan.
  9. Waxan la yaabanahay hawiyahan maalkooda layska maamulanayo in the name of somalinimo. Waxan nimankaa kula talin lahaa maalkiina iyo amnigiina toona Cid kale haw dhiibanina sababta oo ah somalidu maal iyo ciidan toona idinkumay darsan. Ma jiro reer one cent dawlada siiya oo aan hwiye ahayn, idinkoo argagixiso dagaal kula jira hal maamul goboleed oo ciidan idiin keenay ma jiro . Labadaa jago (amniga iyo maaliyada) cidna ha siinina weligiin inta wax laydinku darsanayo.
  10. Waxa idiin roon inaad Ka fogaataan aagaga ciidanka qaranka. Hal dhagax hadaad soo tuurtaan magaalada dhan waa idinku duminayna waadna ogtahiin waxa keliya ee aanu maanta awood u leenahay waa inaanu wax baabi,ino oo keliya , xal kaleba ma hayno. Inta la helayo Cid ina kala saarta meelihina iskaga qayila walaalayal. Already magaaladiinii waad haysataan waxa noo kiin keena waa edeb darro. Aan idiinku celiyo masaajid taagan xitaa Ka tegi mayno hadaad ciidankayaga farafaraysaan. Aduunka , drod , iyo Somali toona nagama kiin celin karaan , hadaad dawlad xeerarka aduunku qabtaan noo aragtana yaan lagu hodin , reer abaabulan oo isaaaq la yidhaahdo baanu nahay Waxaanu drod dilnaana waa gar iyo mag la, aan. Xisaabo hore idinku maqna baanu idinka jarayna
  11. Aniga farta layma gelin waxana aqoon uma lihi laakiin by experience waagaan yaraa hal meherad baa guban jirtee arladoo dhan may guban jirin . Waxa jirtay xitaa beryo aanu qaranka somaliland dabdamis lahayn oo aanu baaldiyo wax Ku bakhtiin jirnay , hadana khasaaruhu intan wuu Ka yaraan jiray markasta.
  12. Next coming days the terrorists are getting ready to attack our national defence forces. They took BM rocket launcher from buuhoodle, if they fire that thing we must destroy the whole area they launched from. For the huwanta We are sorry our GPS system is inaccurate.
  13. Almost dadkaa wax Ka gubteen oo dhan waxay ahaayen dad ganacsi noo dhexeeyo , economically tanba nagaga daran tii waaheen , Inna macal cusri yusra , run ahaantii aadbaan uga xumahay masiibadaas waxan rajaynaya in dadka farta la geliyey ee wax bartay ay arintaas study Ku suubiyaan. Oo cilmiyan loo derso why ay suuqyada magaalooyinkenu u gubanayan ? Is there any aqoonyahan here ?? Anigu caqliyan Waxan aaminsahay terrorists did this. Meel gubata weligeed baa la arki jiray laakiin arlo dhanoo gubata maynaan aqoon. Arson halaga baadho meesha.
  14. Meesha inaanu yeelano iyo inay muran Ku jirto noogama dhexayso.
  15. Don't worry about the hypocrites asal raaca uun halala dagaalamo.
  16. I believe in god, simply because I wonder the engineer behind this universe and the others above us. It didn't create by itself. That's why I think atheists are stupid. How ever I think we must agree that terrorists destroyed our land in the name of Islam. And these terrorists are not actually wrong , they practice what they learn from the wahabi funded schools, I think alshabaab are the real Muslims. Atleast they practice it authentically . Word by word. They don't seek loopholes. The rest of other Muslims are hypocrites , they even dislike the shia , when actually the shia are the only ones actively fighting against the West. Every thing can be debated. If some one is against it. Just leave the discussion.
  17. Tuug uma aqaane waxan u aqaan rag fariido ahoo atleast inoo sii qabtay positions muhiima caruurtoodana korsaday, awal hadii kuwo inaga baxsaday meesha tegi jiren , hada kuwo aynu soo tababaranay baa lagu bedelaya , sidan kor Ku xusay ninba dunidiisu inbay Ku eegtahay, Adigu you don't see beyond the borders of somaliland, Anigu I am more interested about the whole IGAD region. The minimum power we have in Somalia today is to decide who is going to be their leader in every elections, without jeopardizing our sovereignty. This itself is not an easy leverage . I don't see Why you dislike our Dir waqooyi folks in the villa, they may not be the right ones but we can atleast let them retire in their homeland , just to fill their positions with our own real representatives.
  18. Arintu hooley kaweyn , it's a reality on the ground , neither the dooros nor the hashimites can do anything about the Irir hordes. Somalidu laba diimood bay leedahay mid waa ta islamka ta kalena waa qabiilka. Siday diintu kun firqo u leedahay buu qabiil kuna firqooyin badan u leeyahay, waxan qabyaalad la dhahaana nin ba meel bay u joogta , Ku heer juffo bay u joogta kuna heer dhexe , dadka qaarna stage sare oo aan ummada badankeedu aqoon u lahayn. Aniga iyo hooleyba bahashyadu waa an other level. Siyaasada Somalia is based on 4.5 waxna kama hooseeyan waxna kama sareeyan. Hogaamiyaasha somaliduna afartaa firqo ee diinta qabyaaladu Ka kooban tahay bay Ka kala tirsan yihiin. Firqada drodku waa khawaarij , inta badana iskuma San banaana firqooyin ka kale, weliba waxay threat Ku yihiin horumar ka Somalida. Bal imika sacaa garowe fadhiya eega , wuxu taagan yahay Somalia yaan denynta laga cafin , bal cilmigaa danta Ku jirta noo fasira malay dabatoy kkk
  19. What do you think other countries are doing in Somalia ? Do you think they are doing it out of love. Wake up man. You can't keep your interests by locking yourself in a room. No body gives a shit if you are oasis of peace, democratic, or what ever you think can make you look nice In the eyes of gaalo., even if we allow the lGBTs it won't change anything , until we get involved with somalia political and social affairs left and right. Recognition soo socda ma jirtee kadabkaaga uun ilaasho iyo danaha qabiilkaaga, maantada hadaynu is nidhaahno shiidaal dhoofiya, afar drooda oo shaadhkii Somalia sitaa geed dheer iyo mid gaabanba u fuulaya inay joojiyan, waxay isku dayeen inay adhiga kaa xidhaan , oo deeqaha lagaa goosto , waad arkaysay siday xitaa xeer degega uga soo saaren DPworld berbera. Waxaas oo dhan madhaceen hadaynu isticmaalayno awoodena aynu xamar Ku dhex leenahay. Alshabaab qayb bay Ka ahayd wixii sababtay dagaalka lascaanod. How long baynu sugayna inay barteena inoogu imanayan, Waa in ciidamadeenu qayb kamida loo diyaariyo inay Ka qayb qaatan dagaalka alshabaab lagu qaadi doono dhawaan , Isla markaana dhulka beesha direed oo dhan waa inaynu gacanta Ku dhigno. niman caabudwaaq iyo qoraxay Ka tegay baaba meesha isku haysta. Inaga bal maxaa inoo diiday inaynu qabsano xeebta from kismayo ilaa marka u dhexaysa in the name of Dir. Bal waa ayyo cida inaga hor istaagi karta.
  20. Our few Christians were more productive than the entire muslim population of somaliland , may be it was better for us to be Christians, who knows it's funny if you think daraawiish and alshabaab are different. Godane's role model was none other than the mad mullah. They had the same ideology. The number of religious somalis needs to be reduced , we have to diversify our peaple if you have 2 sons, one have to be religious , and the one have to be Westernazed or easternized. Then evaluate which one is more productive.
  21. I am sure Somaliland will be more involved in Somalia affairs than before. I am also Sure somaliland won't join Somalia again in our lifetime. The reason is very simple Somalia is not attractive, they don't have any wealth to offer us , and we have nothing to give them. Secondly the possibilities that Somalia will invade somaliland and take over hargeisa is close to zero. In addition to that most Somalis are not willing to fight us in the name of somali unity. For Those reasons I don't really see somaliland reuniting with somalia. And I don't see the world recognizing us. Our only other option is to build our economy and our army. Just like Taiwan.
  22. Personally I always believed that we never took advantage of our political or tribal power beyond the somaliland borders . I am different from most of other Isqs. Anigu waxan aaminsanahay geeska Africa waa dunida 4aad , waana inaanu u dhaqano hab reality ga waafaqsan, geeska Africa markad joogto 3 wax uunbaad u baahan tahay , xoog , dhaqaale iyo Dad/ xulafo. Intaba waxna waa hayna waxna waa heli karna si fudud. Ma jirto sabab aanu gaalo lacag u siino si ay noo amaanan. Hadaad Google gasho 99% macluumaadka kuusoo baxaya waa positive , wax iska yimi maahee millions if not billions baa nooga baxay isu ekaynta dunida 1aad. Gaaladu waxay Ku maahmaahan " insanity is repeating the same thing over and over again expecting different results" waxan aaminsanahay in xalkayagu koonfur Ku xidhan yahay, meeshaas na aanu xoog iyo dhaqaaleba Ku bixino inaan nalooka tugtug roonaan shar iyo khayr midna. Waxayna u badan tahay in somaliland qaadan doonto policy gan.
  23. If any Somali wants to eliminate alshabaab , we should first reduce the amount of wahabi masjids popping up in every village. These filth Arabs are taking advantage of our poorness ,