Game changer

Nomads
  • Content Count

    476
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    3

Everything posted by Game changer

  1. Oo show Qofkii danahiisa Ku mashquulaba waxad qortaan qof dhuuntay. Keligaa maahee Laangaab yada kalena yagoo waxaa soo qorqorayan arkayey.
  2. That guy is died walking, the fact he killed 9 police officers from 9 different communities , puts him in the death row , so there is no point of talking to him , he will be killed either by the police or the families of those officers. He cant go back to his normal life , he can only survive to hide somewhere on earth. This is gacan libaax group , are not backed by the business peaple , organized diaspora groups, GX government and army members. Even cirro said " I have nothing to do with them" . The sooner they are eliminated the better. No arrest is needed , bushaaraaba na waashay saa waa oofwarareer . Ninkaa odayga ah buurta lagu dilaya.
  3. No body wants an other begging bowl , So ofcourse the government of somalia is working against all types of rebels against the "established states" kastuumo, hiiraan state, gedo are all working against the established entities. In addition to that due to CBB propaganda against Hassan sheekh government, Mogadishu peaple are increasingly suspicious about the D block shenanigans. So it's not just the government even the peaple of xamar don't give damn about whats going on waqooyi. Their goal is to eliminate alshabaab, and they don't want to be distracted.
  4. Anigu waxan aaminsanahay xitaa hadii lakala baxayo waa in loo maraa wado sharciya , oo Ku salaysan Afti ama axdi , waa inay cadahay xuduuda dhuleed ee qabiilka doonaya inay somaliland Ka baxaan, sidoo kale waa la address gareeya the issue of somaliland independence. Fihiima idin shuuftee naga baxa wax rag loola yimaado maaha. Weliba ilaa burco agteeda bay sheeganayaanba. What's the point Aanu waxaano hub iyo ciidana u samaysanay hadaanu Bax Ku tegayno.
  5. Caawa hadaynu Sool uga baxno berrina Sanaag bay kuugu imanayan huwantu . Mana jirto wax damaanad qaadaya inay halkooda joogayan hadaynu dib uga soo baxno. Arod bal adigu waataase intad u tagtaan xal Ka keen. Waxaanu difaacayna waa nabad gelyada dadkayaga iyo dhulkayaga. Dawlad lala dagaalamaya ma jirtee reer keena oo dhan baa duulimaad lagu Yahay , oo weliba kaaga lagu sii yahay iyo ceerigaabo hadii jilicsanaan lagaa dareemo. Anagu dhinacayaga oog ilaa lascaanod waa buffer zone kana bixi mayno nabad gelyada HJ baa Ku jirta. Adigu fiyoore kusoo dhaweey markay ceerigaabo kusoo galaan " bada cas , bada madaw " adeer intad xoog leedaha lagaa baydhaya. Rag ama waran kaagu ha galo ama weedhaado ha gasho. Sideebu inan yari Bax noo odhan karaaba meelaanu 30 sano Ku tabcaynay , taa qudheeda wax laga dagaalamo ah. Sharaf tayada , karaamadayada, nasabadayada iyo dawlad nimadayada buu caayey. Markaad waxaas oo kale yeesho maalinta danbe cidwalba kuusoo xaar tegaysa oo sida eyga bax Ku odhanaysa.
  6. Habar fadhida legdini la fudud, waar meesha malaa xog badan kama haysatid. Wadada garowe aada ( maraaga) anaga fadhina . Wadada burco aada anaga fadhina. Wada ceerigaabo aada anaga haysana. Waxuunba u furan jidka hawdka , oo aanu ugu talo galnay wixii qaxaya inay Ka baxaan. Xitaa goobaha biyaha iyo korantaduba aagaga ciidankayaga bay Ku yaaliin. Yagiiba go,odoonsan . Waxa meesha Ku dagaalamaya waa Somaliland iyo puntland , Jamhuuriyaduna pintland weligeed ba way Ka adkayd. Dawlad ahaan iyo qabiil ahaanba waa uga adagnahay. Waa niman meesha vlog iyo igu sawir u yimi. Inta timaada ee intay isku sawiraan dib garowe ugu laabta ayaa Ka badan inta dagaal ka gasha . Lascaanod gurigii Taj Mahal oo kale bay noqotay meel laysku sawiro.
  7. Soomalidu illeen maydka way amaantaaye, alle haw naxariistee abwaanku wuxu ahaa , nin qadiyadayadiisa Ku ad adag , oo aan laba canlayn , ninka raga ah libintiisa waa la sheega.
  8. Maxaad isla yeelyeelaysa dawlada reerkayaga samaystay. Cidii dawladayada soo weerar taana waa Cid reerkayaga u jeeda.
  9. Waar niyaw adiguba caqlaad leedahee arimahan xaasaasiga ahi in qabiil la magacaabo lagama baaqsan Karo. Rules kiina update gareeya . Nin weyn oo sodogaan ahay. I would prefer MJ over badhyo culus. Dadka hadaan magacooda saxda la address garayn naanays xunba imanaysa. Intad is leedahiin ilbax iska dhiga idinkaaba meesha waalaya. Bal waataase adigu Isq magac u bixi. secessionists markad na leedahay waa aflagaado. Raalina kama nihin in dadkayaga lagu sheego gooni goosato.
  10. Isq waa HJ sxb. Xiniinyahaaga fuul. Yaan lagu hoosaasin. Rajo haka sugin West Burco Clan . Talaabo tusaale ahaan waa sarkaalkii hogaaminaynay xasuuqii qoodha taag. Magaca walaalkeena Muslim ka ahi sitaa waa Isla sarkaalkaas SNM ee Ku xasuuqay.
  11. How can you get aid when we already created an other Irir jeegaaanism in koonfur. Politics Ka barta nacala aabihin Ku yaale, drodkaasi xitaa weligood food gelin maayan villada anaga diidnay. Aduunka waxa la ixtiraaama baastarta wixiisa haysta ee xooga badan sida aniga oo kale. Lama ixtiraaamo victim ka ama victim sheegtaha . Cadaaladi ilaahay agtiisa bay taal
  12. As veteran *** In this forum I respect you. Laakiin Anigu huwan baan dagaal Kula jiray. Tolkaa maxaa ha haya ustaad ? Maanaga khaldan mise waxoodu waa shisheeye kalkaalnimo. Maxay Kula tahay
  13. Inaad xiniinyahayaga fuushaa malaa laguu qaatay. Sidaaanu adigaba kuu dilnay baanu isagaba u dilayna.
  14. Xitaa Ka ISA soo dhiiba madaxaanu Ka tooganaya oo walaahi Naga dhaba. They have zero chance inay dunida kusii noolaadan. Waxaan magac xumo ahayna kama dhexlaysid dagaal Kan.
  15. Dhamaantood Waanu laynayna any one Aanu sawirkiisa iyo haybtiisa helno Isla family yada dadkaas laga dilay baana fulinaya. Nafar bed qabaa kama soo baxayo buurtaas
  16. Khaatumo supporter shockingly reacts to a somaliland soldier walking with ladder in lascaanod neighborhood. These peaple consumed too much of their own lies. @Luqmaan yare @luqmaan sunta badhyo culusta @Laandheere BAHARSAME AH | TikTok VM.TIKTOK.COM @Luqmaan yare @luqmaan sunta badhyo culusta @Laandheere BAHARSAME AH
  17. Marba meel waxba haku marmarsiyoon genetically baanu kaa superior sanahay , Cid anaga na keentay ma jirtee xiniinyahayaga baanu Ku Nimi kuna joogna , keliya waxad nagu dirteen naagihii magaalada. Halkay hablihinu na gaadhsiyeen baanu weli joogna , meeshaana kaamanu saari Kari waayine hablihii baanan weli heshiin, idinba waad ogtahiin dumar kiina gogortanka idinkaga fiican. Federal baan Ku mashquul sanaa kulaha , berigaaba idinka iyo xabashidaba ragii xamar idin kula dagaalamayayey anakaa hogaaminaynay, waadna garanaysa. Maantana anaga talada somalia kuu diidayna , mar danbena villada geli maysan. Weligiin dagaal noogamaydan adkaan. Laakiin baryo waad nooga adkaan kartaa , iyo inaad ammaan iga barido.
  18. I am glad you became religious , iska cibaadayso Mujaahid salaadaadan gaadh Ka hayaaye. Waa laynagu soo duuley , waxa la rabaa in odigoo dar ilaahay ugu tukanaya ceerigaabo xabad wiifto ahi kugu dhacdo. Kubadu home and away bay leedahay , awayga baynu Ka ciyaarayna gardaraba ha ahaate. Reerkiinan yaree buurta galay uun naga basriya kuwan kale Anaga naqaane.