Game changer

Nomads
  • Content Count

    476
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    3

Everything posted by Game changer

  1. Somaliland laba siyaasadood bay leedahay , mid waa siyaasad af hingiriisi Ku qoran oo aduunku nala fahmayan kuna base garaysan dimuquraadiyad , horumar, ilbaxnimo iyo shared values. Midna waa siyaasad aan qornayn oo aan kula macaamilno somalida iyo shucuubka kalee geeska Africa . Tan danbe qabiilkaa base u ah. Cidii aanu is haynana qabyaalad baanu isku hayna , cidii aanu wada soconana qabyaalad baanu Ku wada socona. Waxaan qariyo ma hayo , warkayaguna waa cadyahay. Somaali aanu mabaadii isku hayna ma jiraan. Hadaad aragtan harti leh Kala go,a somalida baan kasoo horjeeda waa been. Kala go,ona Dan kama lehe reer nimaanu isku hayna iyo afaaro qabiil. Bahasha yaan laysu dhex raacin
  2. Cunaqabataynta reer galbeeed Ku waa laba waxuun , lacagta dibada kuu taala oo ay isbaaro u dhigtaan iyo in meelaha qaar visaha laguu diido Muuse iyo somaliland toona akoono dibada kuma laha . Hal passport iyo hal magac toona malaha madax dayadu. Ka ugu yar 3 passport buu leeyahay. Adeer jabhad suudh gashatay baanu nahay. Xeer aduunka na qabta ma jiro . Arinkaa cunaqabataynta rajo badan haka sugina.
  3. This guy is not from Mogadishu, he doesn't sound he is from koonfur either. He is definitely harti probably qurjile.
  4. Waxyaabaha Aynu dagaalka Ka baranay waxa ugu muhiimsan 1. in drodku yihiin very loose clan aan Isku ujeedo ahayn Just like the Dir. 2. In cigaal ahaa the most genius Somali leader, habrahayaga oo timaha is wada haysta hadana cududayada iyo maalkayaguba waa very well organised. Institution Ka ciidanka qaranku waa undefeatable. They have earned their respect.
  5. Haduu iiidoor gidir cunoo dhuuso , majrtenkuna dhuuso aan hayn bay iska baadhbaadhan thinking it's a cool . Kkkkkkkk waar nimanka inaan kusii fogaado ma rabee. Ta ugu daran waa hawiyahii ay waabsan jireen baa ku fahmay inay yihiin gooni goosato buste huwan. Illeen qofbaaba wixiisa goosta oo kaa tagee , waxoodu waa beerka jecli xaydha jecli.
  6. Which is a copy paste of somaliland. The Mjs imitates us more than any other Somali. I know the truth hurts but that's the reality.
  7. Since my childhood some Somalis has been cursing Ethiopia, somaliland and Israel. It seems like god never accepts their prayers.
  8. Beesha D block Waxan Ka baqaya inay kursiga ra,iisul wasaaraha waayaan gebigiisaba . Hadii anagu aanu imika cabdi xaashi ridno oo booskiisa Ku buuxino mid reer majidho ah. Madaxwaynuhu wuxu Ku qasban yahay inuu ra, iisul wasaaraha kasoo xusho beesha direed. Wax badso wax beel bay leedahay.
  9. War is our business. Solomadaw faa,iidaba ugu jirta inay qurjilaha laayan , meeshu waa gobol wixii dhulmahante kuraas Ku magacawna oo dhan solomadaw baa buuxinaysa. Imagine adigu laba tuulo oo structure Ka gobolka todhdher, sanaag ama saaxil oo kale leh, this is a huge job opportunity for solomadaw. Weliba qofkii qori haystaba qaranku mushahar buu u qoraya . Solomadaw waa reerka keliya ee qaranku u ogol yahay hubka culus. They have the capabilities to destroy buuhoodle .
  10. Xitaa haday is dhiiban one cent Ku bixin mayno dibu dejin tooda. Markii hore baanu denbi Ka galnay isqii jamhuuriyada usoo halgamay xoolahayagii oo dhan Waxaanu Ku dhamaynay reer kaas fqashta ah. Markaas bay intay subax soo tooseen yidhaahdeen na dhaafa Waanu idin sanifnee. Wax rag loogu maahmaho maahee dhulmahante waxay nagu noqdeen sidii Naag aan lacag sidan oo aad wada tahriibteen oo kale, imagine naagtaas oo tacab kaa galay markay siilka kuu diido adoo kun caqabadood soo dhaafiyey oo xitaa carab kugu hor wasay (read hwiye) . Dhulmahante way na xiniinyo taabteen si kibira xitaa denbi aanan geysan bay dhakada naga saaren Xisaabo khaldan bay isu geysten oo marnaba ismay lahayn doqonkii iidor baa Ku dili doona. Naaguhu always underestimate ragay yaqaanin . Shaw dhillanu Ku tacab beelnay ATM machine noo haysata. Cadhadii baanu Ka jarayna Waxaanu wanaag u galnay oo dhan. We are not satisfied yet Ilaa aanu naagtaas if iyo aakhiraba u diidno
  11. Niyaw dalkaaga iyo dadkaaga haku farxi fashilkooda, ee waxad Ku biirin karto Ku biiri . Horta waxan qiraya inaynu political crisis galnay. Laba qolo uunbaana xal keeni karta HJ iyo Awdal Clan. Anaga hubkii isq oo dhanbaa noo gacan galay , wadanka lagama ridi karo dagaal aanaan ansaxin. Adna kaalintaada qaado. Anigu shakhsiyan waxan aaminsanahay inaynu dastuurka ka wax Ka bedelno. Wixii laysku ogyahay ma qadhmuune , kursiga aynu u kaltano . Reer walba 7 years dalka ha xukumo. 3 or 4 times habrahayaga xukumayna ciise iyo samaroona midkooba Mar ha fuulo. Hartigana ilaahay baa ina dhaafiyey Yagu markii horeba waxba inagumay darsan . Ninkan muuse biixi horta anaga waa noo fiican yahay , waayo waa nin military ah anaguna waxaan dagaal ahayn kama shaqayno beryahan danbe. Laakiin sida uu ula meeraysanayo West Burco Clan raali kama nihin. Laba option baanu haysana inaanu dilno ama inaanu Ka dhaadhicino inuu tago oo uu qof West Burco Clan ahna xisbiga u dhiibo.
  12. Waar professor hada Somalida baraha bulshada looga taliya Facebook guna waa maxakamada guud. Madaxda hutuga iyo iidoorku markii horeba way is fahan sanaayeen laakiin mudadii aynu ictiraafka raadinaynay shacabka ayaa kala fogaaday , shacabka ayaa hada la mideeyey successfully. Ummadu malaaq iyo iimaam toona ma taqaan waxay baraha bulshada Ka arkaan baa normality u ah. Daahir calasawna waa Mujaahid . Anagu desperation Uma naqaanu inaanu tolkayo Isku dubba ridano. Kollayba adiga waa Ku dhaana, waxad tahay ninka siyaasad fiican u haysta in gadaburssi la colloobo , isqq , ciise iyo hawyeba. Weligay reerkayga afarta kooneba dab kagamaan qabteen sidaada. Anagu waa u badheedhnay inaanu hartiga karbaash no somalida inta kalena col ma nihin including you . Hwiye waa quwada somalida cidii la collawda waa Cid bambo Ku ciyaaraysa.
  13. Doqoniimadooda waxay u haystan inay ceerigaabo sii joogayan. Masii wada joogaynee aakhiranu idiin dirayna adiga iyo ehelkaAgaba.
  14. Soomaliyey doofaar Kaas Malay dabatada ahi maalin kasta buu ciidan kayaga qaranka weerar Ku yahay oo uu dhiigooda daadiya markaas buu nabad Naga filaya, what a nacas cida ugu horaysa ee aanu dilayna waa adiga after lascaanod. Sharci na qabtaana ma jiro dunida , xasan sheekh nooga dacwooda hadaad doontan
  15. Si dhaba oo audio visual ah baad u daawan doonta waxan Reer kaaga Ku samayno inside sanaag . Dagaalku adiga prank buu kaa ahaa laakiin anaga waa Naga dhab. Sool baad Ka sheekaynasaye xitaa sanaag bay Ka dhacaysaa .
  16. Heerkaanu habarjecllo ahaan qabaayalad Ka gaadhnay waxaanu nahay nimanka hooley caynabo geeyey si uu ugu waysaysto biyaha ceelkaanu dhulmahante Ka qaadnay boqol sano kahor ee caynabo. Weliba goojacadena waa geyn lahayn ee hotel kii martida baanaan weli Ka dhisin. That's a Provocation pro max policy.
  17. For some drods they are like " ilaahaw prank Ka dhig " prank maaahee this is politically well orchestrated . Walaalaaha qadaadweyn iyo qaldaamintu waa heshiiyeen waxan xaga Sare baa laga ogolaaday madaxdayada baa raali Ka ah . This is the national policy of irir samaale. Qabyaalad cad oo iriraysan baanu Ku Wada socona anaka iyo hwye. Wax cusubna maahee weligeed baanu Ku wada soconay. Weliba qabyaalada irir samaale waa sii baahinayna ilaa north America.
  18. Somalidu dad wax bartay maaha , sheekhay ugu ixtiraaamka badan yihiin baan eegay , waa sheekh mustafe , weligii xitaa buug muu qorin , wuxu soo bawsaday uunbuu laxan macaan saara. Waxa la odhan karaa waa laxamiiste fiican , isagaaba la qaatay oo aqoonyahan ma sheegto , waxa kasii daran kuwo sheegta aqoon yahamiin oo aan hadana lahayn capacity ay Ku dersaan dabkan laynagu salliday . Waxan soo jeedinaya inaynu soo kiraysano khubaro caalamiya oo waxan baadha. Atleast danbaska hala preserve gareeyo. Bal fooqaa dhanee gubanaya eega waxad mooda in gaas lagu rusheeyey.
  19. The eelay should first explain to me Why is he against my peaple , when his peaple deserve More autonomy. naturally I have nothing against them. But if I see them with the daarods , ofcourse I am gonna karbaash them and support their enemies. Anigu adeer waxaygu waa hay daari Ku daari maaye. Wixii isoo doontana maydkoodan Ka dul talaabsanaya wixii I nabad gelinaya waan nabad gelinaya. Isn't that fair enough. Dhinaca kale anigu ma aaminsani in nala nabad gelinayo hadaanu dhulkayaga Ku laabano. Waxa si dhaba naloo nabad gelinaya markaanu wax layno oo keliya. Ninka diidan inaad wada hadashaan waa nin ugu talo galay inuu aakhiro kuu diro. Dawadiisuna waa inaad disho oo keliya intuusan Ku dilin. Warkayagu waa cadyahay. Cidii xoog noola timaada birtaanu Ka aslayna , cidii dood cilmi iyo caqli Ku salaysan noola timaada ee gar noo dhigata waa Ka garbaxayna
  20. If I am misguided then are you misguided too, I don't even use khat and you are talking about marfish. Sidad reerkayaga uga aaminsan tahay dad murqaama. Baanu anana reerkaaga uga aaminsanahay dawarsato and somali ba ahayn. Wax noo gaarana maahee Somalida kale sidaas bay yaguba idinka aaminsantahay. Xitaa alshabaab qaybta is qarxinta baa laydiin diraa eelaydu waa expendables. Bal maxaa kaa galay gooni isu taagayaga waadigan Secessionist ay kaaga dhegtee , maad adba gooni u isutaagtid tid adoonyaw. Waan Ku faanaya inaan waxayga habaystay wixii dadkana Ku darsaday cidaan doonana dili Karo . Weliba aan la taaban karin saamiga aan Ku leeyahay wax kasta oo soomalidu qadhaab ama qaraab soo hesho. Fariidnimo.
  21. Bismillah , ilaahaw khayrka na waafaji , nimanyaw dhhuloos laydiin waran , horta maydaan girif girif yarayn Laakiin waxba nagamaydaan qaadin. Ilaahay hrti wuxu ka dhigay sidii carabta oo kale Vs Israel. Offer fiican baanu idin siinayna ee aqbala hadaad diidaana yaa waylakum wixii idinku dhaca . Offer kaasi wax kale maahee de-escalation baa loo baahan yahay yadoo shacabka loo danaynayo. Dhulka inta military gayagu joogo yaan nalooku imaan anana idin soo weerari mayno.
  22. .Anigu Waxan kuu haysta eelay daarod u kiraysan , adna waxad ii haysata soomali diid. Ka waran walaalaw hadaynu meel dhexe isugu nimaadno ??? By the way to be honest with you Anigu diimaha makala jecli wuxuba waa very similar. Ujeedadu waa in ilaahay la caabudo uun and I do believe God is the greatest engineer.
  23. **** waxan odhan lahaa idinku hays xadina , .ma jirto soomali maal idinku darsatay. Anaku waxaanu idinkala shaqaynayna In daynta aydaan awalba qaadan laydinka cafiyo. Dr beyle Meel fiican buu soo gaadhsiiyey wuxu hore u qabtay uunbaanu sii wadayna hadaanu Isq nahay. Cida keliya ee diidan in daynta la maareeya Waa ****. Soomaliyey nagu taageera reer kaas inaanu layno oo idinka qabano. Danba idiinku wada jirta . Waar cagdheeray xitaa idinku na taagera kolayba waad ogtahiin meesha wax Ka socon la,a yihiine.
  24. Somalis and Sudanese are best friends , the only difference is they pray after they drink. Somalis never pray when they are drunk. Let's wellcome them to the league of failed societies.