Game changer

Nomads
  • Content Count

    476
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    3

Everything posted by Game changer

  1. Tima adagtu markiiba way fahmeen in falastiin kula daaratay mudaharaadka.
  2. Maydinka shaqo kaleba qabta. Waa mar aad muuse Ka ooyeysaan iyo mar aad xassan sheekh iyo dawladiisa eedaynaysan. Hadaad wadaniyiin tihiin dagaalka Ceelbuur lagu xoraynayo baad Ka qayb qaadan lahaydeen. CBB waa cadawga Somalia. Anigu waxan aaminsanay xitaa in la laayo qaarkood. Aduunka xagaa lagu arkay qofaan cashuur kuu dhiiban , oo ciidan Kugu darsan , oo hadana hadh iyo habeen Ku caayaya.
  3. Dhawr bilood kadib same policy baanu soo dejinayna , xoogaa xabsiyada baa nagu cidhiidhiya , dawlada somalia way saxsan tahay , muqdishu tiktok dadka ugu badan ee ismaaciila waa jareer. Waa inay beerahooda Ku laabtan .
  4. Waar horta marka aynu si qayaxan u Wada hadalno niman kiinan dhakh 5 maxaa kasoo kordhaya hadaad aduunka Ka dacwaysan xasan or muse. Waa su,aal iswaydiin mudan. In my opinion hablihinu way dedal badan yihiin laakiin ragiinu waa useless.
  5. It's the national Irir authority. Qolyihiinan dakh 5 mardhaw baad wax fahmi doontan.
  6. "Fartan aad had iyo jeer lusho iyo hadalkan taagtaagan , hanjabaadan iyo dhaayahaa heegada u jeeda, hubkii nacabka weeyee markaanad cadaw hujuumaynin, dadkani hadal samaan buu rabaaye hoos usoo celi" Abwaan dhako oo qac Ka yeedhsiiyey madaxwaynaha qaranka oo hor fadhiya.
  7. It seems the berbera based community are leaving muse biixi after they failed power struggle withing the kulmiye party. They will definitely consider to to join forces with samatar.
  8. I agree with you , This mudo kordhin thing must be banned. Waa dhaqan xunoo la caadaystay. Even ina mooge understood how damaging it is , that's why he said I will leave after I finish my term. He knows the peaple don't like qof iska soo taagan. Waxan u malaynaya dhaqan xumadan saboolnimada inoogu wacan , doorashooyinkeena lacag badan baa Ku baxda. Waxa inoo fiican in halmar la wada qabto 3 doorasho oo isa saaran. Si kharash Ku inooga yaraado.
  9. Majority of somaliland peaple wants party elections . Almost every major clan has stake on it. And wadani has nothing to loose to participate, As a big party they can easily win. It's even good for them as I said earlier. Cirro has no option but to accept the challenge, or let muuse biixi get second extension from the guurti. Wuxu waa politics sometimes waxad shar moodaysa khayr kuugu jiraa.
  10. The faraq always dictates the rules of the game. And he ends up begging (shaxaad) the cadnaan when he grows up. I would say cirro should accept any thing This faraq suggests, kaadi badane waa loo Gogol badiya. I believe ururo elections is good for wadani. Why ? Because faysal is going to fail which is good for cirro . Then you have the Hjs fragmenting into 3 political groups. Because HJ officially own all national parties ( kulmiye, wadani and the upcoming kaah) cirro can kill one stone with two birds , getting rid of Faysal waal and jeegaan , all at the same time.
  11. Horta why do we need that useless house of guurti. We must get rid of it. Guurti is created by muuse biixi himself and others just to bring manpower for SNM from Their clans. Their task is over.
  12. " ma jirto walaahi hadii markayga laysiin waayo xabbad baan wax Ku qaadanaya , taa horaa wax loogu waay , haku lug go,in walaalaw " alla hayaay
  13. Adkaatay , I never seen muse biixi so angry and brutal against the opposition. His speech remains me my childhood years in burco. Children used to share the bicycle , so each one of us must get his " shoog" it's around 5 minute ride , then you pass to the next person . Until all of us are satisfied. In burao there are two types of kids Cadnaaniin, and furuuq. In this case , cirro is a cadnaan , and muuse is a faraq. Faraq never adheres the rule of the ' shoog' he can take the bicycle for a long period of time . We used to say " wuu la goostay" .
  14. Weligeed baan laga heshiin Karin , xitaa hadii doorashada la galo , natiijada doorashooyinka baa yaguna muran keeni doona. Puntland system ka doorashooyinka somaliland oo sidiisa ahbay soo qaateen , waa isla system ka sababay in beeshii dalkayaga ugu balaadhnayd buuraha fuusho. Waa system Ku dhisan isu awood sheegasho siyaasaded. Keliya wuxu Ku fiican yahay , waxwalba waa centralised. Laakiin maalinba reerbaa kugu kacaya.
  15. Hadii dhinacii bulshada nalooka adkaaday waxa naga go,an inaanu. Meesha xoog Ku joogno . Xitaa wax wada hadala oo aanu Cid la gelayna ma jirto. Waxaanu hubna waxan isa soo soo urursaday masii wada joogi karaan.
  16. Every one was happy with the status quo, Somaliland , puntland and the peaple living in between us. Even though garowe was bit uncomfortable about our military presence near Their capital, Which is understandable. The overall situation was not bad at all. Things changed when that mad dog ( garaad gala) declared qabiil war on us, he particularly targeted my community , before he even reached lascaanod. the guy hates both somaliland and puntland. Knowing This fact , puntland has decided to to fight against us in the name of Hrti . This policy turned the whole thing into qabiil war. The only mistake our leadership has done was to allow those garaads to gather in inside the city with Their militias. Waxa is bedelay anagu qaab dawladeed baanu bahasha Ku wadnay , yaguna intay bulshadii nagu kiciyen bay shaadh qabiil noosoo xidheen. Waxayna taagan yihiin , reer hebelaw deegaan kiina waad taqaaniin ee Ku laabta. Waxay rabaan yagoo shaadh koodu cadyahay inaanu sida lo,oda uga soo baxno. Oo weliba ay nagaga dabo yimaadan deegaan kayaga. Waase hadaan Ka yeelo !
  17. Shacabkaas in la buriyo waxa soo jeediyey odayaasha deegaan Ka lascaanod , anaguna waanu la fulinay. Ma jirto deegan kale oo somaliland laga tarxiilay dadkaas. Xiligaas waxaanu adoomo u ahayn Isla dadkan maanta nagu kibray. Waxay dhahaan noo sameeyaba waanu u yeeli jirnay , maanta laakiin xitaa qaramada midoobay nagama Dul kicin karto yaga laftooda. Xaqna waanu Ku taaganahay. Yaga ayey karmadu dul hoganaysa. 32 sano waxan Ku tabcayney somaliga raba inuu sanad kusoo afjaraw xisaab khaldan baad isu geystay.
  18. Shacabku waxay u kala baxaan naago iyo caruur , naagahana waa la guursada caruur tana waa la koriya.
  19. Xiniinyahad burco Ku gaadhayso iyo caasimadayada qaranka jamhuuriyada somaliland maad wadada garowe tagta Ku banaysatid halamash yahaw , we will make sure inaad dagaalkan taariikh xumo kala caraabtid, somalidu Kugu maadsato. Rabitaanka shacabka iyo dagaalku waa laba waxoo kala duwan , anaga marwalba shacabku way Naga adag yihiin. Laakiin Waxaanu doonayna in shacabku Nala arkaan how weak you are. Anigu gabadh hrti oo UL wadata waan Ka carari laakiin adiga ummada horteeda baan Kugu ruquusaya. That's our policy. Intiina aan aqoon Ruquusku waa markad nin kaa itaal yar intad qadaadka qabato ciida afka u saartid, ee uu nuuxsan waayo.
  20. Odaygu gaaladuu inala maragsanaya , the same gaalo Morgan soo qaban waayey ayuu Ka sugaya inay muuse biixi heeg saaran. maba oga inaanu handaraab djibouti dhaafin
  21. Somaliland soldier and his wife in goojacade, tolaw taasi ma Che Guevara indr tiiba.
  22. Nin waalan baa la yidhi waar guriga ha gubin , markaasu yidhi adaaba I xasuusiyey, artillery ga meesha yaala waa isla kii hargeisa lagu dumiyey , raga gacanta Ku hayaana waa kuwii xiligaa dhashay. Meeshu waa lascaanod oo ay kasoo jeedan kuwii denbiga Naga galay . 88 kaas baaban Ku xasuustee maxaa diidaya if we return the favour ?? Only damiir kayaga uunba Naga hor taagan. Laakiin gaal iyo Islam cid caawa baajin karta hadaanu Ku tashano inaanu meesha totally destroy garayna ma jirto. Wayna Naga suurawda weliba. It depends on muse biixi mood. Hadhawna marku muuse dhintena , sidiina uunbaanu odhan , walaalayal cuqdada iska saara muuse somaliland oo dhanbuu laaye. It's simple like that. Morgan ba waakaas garowe jooga. Weligiina cadaalad lama hor geyn.
  23. There are no civilians in laascaanood since February 2023. Only militias, warmongers and terrorists live there , with small number of prostitutes who chew khat with the militias . No children and no women lives in the town. Alshabaab terrorist cells usually kill high profile individuals just to fuel the war between the opposing sides
  24. October ma ilaahay baa dib kuu abuuraya. Badhyo culus is always badhyo culus. Dad isku dirka , munaafaqada , waxaas baad Ku fiican tihiine, dagaal habar teed bay Ka tahay.