Game changer

Nomads
  • Content Count

    476
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    3

Everything posted by Game changer

  1. My grandfather took your land, your father surrendered to my father , and i am In your hometown today by force. Xiligaanu qalbigaaga dhawri jirnay waa lasoo dhaafay. Tolkaana waxba kuuma tarin. Weliba yagiiba naagahoodu sidan kuula hadlayan. Anaga run qayaxan noogu Kaalay . Waxba riwaayad yaroo aad curisay naftaada haku maaweelin.
  2. pintland and kastuumo social media influencers are questioning the manhood of their militia leaders.
  3. Those who killed our officers won't walk away without paying the price. No body gives a shit of the salaadiin . We Will remove them by force. These are their cousins in the police their message is very clear " ina biixi is arki maysaan, inakaa is arkayna" diplomacy iyo waxaas kooxdan cadawga kalkaalaysa kuma dayeyno. Xabbad baanu madaxa Kala dhacayna.
  4. Cagjar or who ever comes danta somalidu Oromo Aynu nabad nahay bay Ku jirtaa. Madaxwaynaha somalida Ethiopia Waxan marwalba kula talin lahaa wixii oromada u danaa somalida u dana when it comes to Addis politics.
  5. Qiime fiican baan weliba idiinku dhuftay per metre. Australia dhulku waa cents.
  6. As a HJ we will never leave lascaanod , until the qurjiiles deal with us. We are the legitimate representatives of somaliland republic . First you have to pay back what ever we spent on you , every Dollar equals 1 metre of land. Take your calculator and let's do garnaqsi.
  7. Nimankii buurta galay waa soo gumaadayna any way. Sababtoo ah denbi culus bay galeen oo aan cafis lahayn. Reer laga yeelayo inay xoog wax Ku raadiyaana ma jirto. Laakiin ama civil war kadib aynu wax Ku heshiino ama imikaba aynu Caqli keenee. Waxa iska cad system Ka aynu qaadanay baa isku keen diraya. Maaha system waafaqsan dhaqan siyaasadeed keena. Dadkeenu midh intaa le,eg oo kale iskuma hayaan dhul iyo dhaqaale toona. Sool issue is completely different. Sool xalkeedu waa dagaal. Dagaalkayna anaga noogu badisa. Waayo dadkaa qurjiilaha ahi maaha dad aanu is aamini karno xitaa hadaanu heshiis nabadeed kala saxeexano Maaha dad talo uruursan leh oo tixgeliya heshiis yada. Markaa yaga xabad waxaan ahayn Uma hayno Dhul aanu uga kacaynana ma jirto. They have to pay back wixii tacab nooga baxay. Ama dhiigooda haku bixiyan ama Dhulka badh hanooga durkaan. It's up to them.
  8. Waxba hagran maayaan ee waa nalaka baqaya, xiniinyo baanu u sheeganay. Laba Reer oo laascaanood wada degan baanu nahay , goojacade waa xaafad magaalada kamida oo aanu anaku iska leenahay . Labada xaafadoodna taayada hub badan. Si kale kuma taqaanide nimanka waanu Ku habsanay. Far ma dhaqaajin karaan waa niman madaafiici Ku foorarto. Bal daawo waxaanu xalay oo keliya hub iyo rasaas u rarnay laascaanood. Wixii hub hargeisa yaalayba waa kasoo fogaynay caasimada. Dagaalkaan kula jirno baroorwiish tu anaga waa naga serious. Yaga laakiin waxoodu waa iska social media project. Log into Facebook | Facebook FB.WATCH Log into Facebook to start sharing and connecting with your friends, family, and people you know.
  9. HJ never disappears, we are the HG of the north , waanan Ku salaamaya suldaan.
  10. Inan gumeed kii dhuxulaysatada ahaa maanta waa ciidsan yahay, abwaan reeekayaga ah baa loo keenay war leeyahay nimankii cagdheer waa jabeen oo col xabashi ah iyo waxbaa galay. Wuxu yidhi abwaan salaan carabay " drdka jabay waa isq dadab Ku xeernayde maxaan kaga digtaa ruux la dilay saw ma daba aalo" nimankaa tolkood u gacan qaaday , isla gacantaas bay tolkaana ula imanayan mar aan sidaa usii fogayn. Dabka huunada gaadhay maakhir coast na waa gaadhaya for sure.
  11. Rag fashilma ugumaanu horayn , system kan aan qaadanay ee aanu reer galbeeed Ka kasoo dheeganay, waanu Ku fashilanay ,Waa in la sameeyo midaam position Ku aanu macno buuran Ku fadhin, laakiin dadka position ka la geynaya karti leeyihin. Sidan hore usoo jeediyey somaliland Uma baahna madaxwayne ee waxay u baahan Tahay gole xukuma oo loo wada dhan yahay. Golahaas anigu waxan u bixiyey golaha fulinta , waa around 6 nin representing each region yagaa iska dhex dooranaya head of state Ka every 2 or 3 years. Habar walbaana way Ka dhex muuqan Karta. Nidaam ka Switzerland buu shabahaa. Laakiin fundamentally way kala duwan yihiin. We should never have political parties. Waayo dad dhaqan ahaan xor ah baynu nahay , oo is bedbedela , we don't stick to one particular idiology in western philosophies . Siyaasadeenu bidix iyo midig toona maleh , shacab keenuna class makala laha , guri kasta oo qurux badan waxa Ka agdhisan buul. Sababtuna wax kale maahee Kan wax haysta iyo Kan faqiirka ahiba waa Isku qabiil, manala kala guuri karaan. Qabiilku waa organ ka ugu xoogan bulshadeena. Waxa soo raaca waa diinta islamka. Somalidu waa dad qabiilka iyo diinta Ku adag. Waa In loo maamulo nidaam labadaas wax ee ay aaminsan yihiin waafaqsan.
  12. Somalis should always side with the Oromos. And help the Oromos to dominate Ethiopia for the next couple of decades. Let abiy grill the fano terrorists.
  13. Awal miyaanu nuux taani 2 sano kahor idin odhan iska taga. Dictator nimadiisa maxaa kaa galay cidii dooratay iyo ciduu xukumo bay u taalaaye. Faduusha jooji xaaji. Anigu madaxwaynaha qaranka mujrim uma aqaan. Waxaan aaminsanahay inuu Yahay nin wax iska celiya.
  14. Oo hadaa maadaa noo ducaynaya. Midbaan kuu sheegaya , Adigu waxad naawalaysa inaan is dilno , xitaa hadaanu isdilno target number one baad noo tahay adigu. Sharcigii naga kaa celin jiray inuu daciifa wuxuun bay soo dedejinaysa inaan gacanta Ku saarno. Intaas meel Ku qoro maalin kale baad yadoo reality ah arki doontaaye.
  15. Qatar is banned from somaliland long time ago. Even their charities don't work here. Maalin dhaw markay adiga Ku dilaan. CNN u yeedho hadaad doonto.
  16. Any person who is not open for New ideas is stupid. That xunjuf guy seems unwise , or shortsighted .
  17. Our next (New) president must start the process of changing this unstable system. Based on proper research. We should take a system that's fair to all of our different communities, a system that costs less to run effectively without mudo kordhin .
  18. Hypothetical = possible scenario. If cirro clan attacks berbera. Every somali can predict who are they facing in berbera. It's not a rocket science. As long as I am holding you hostage in your own homeland faanka iyo tookhaba way ii gaadhay. Go free your land first markaa kadib raga soo dhex fadhiiso , adigay dhuumashadu waajib kugu Tahay. Xujadii awaawgaa Cali dhuux la hor dhigay boqol sano kahor , baa weli Ku hortaal .
  19. Wixii sharci ahi waa sharci , nin kaasna procedure sax ahbuu maray . Waanan Ku ixtiraaamaya masuuliyadiisa. Laakiin isaga iyo adigaba kabahaan idinla dul maraya markay dood timaado. Meeshu waa open platform. Qofna ra,ayigiisa lama cabudhin Karo . No hard feelings.
  20. Nothing is gonna happen , but hypothetically if shit hits the fan , berbera will always be dominated by CM and their allies. In this scenario , HJ are their allies . Just like the isbahaysiga dooxada jubba. Young guys you need to learn history before you predict the future.
  21. I never hated Ethiopia. I lived that country for years , I see no difference between Somalis and Ethiopians. They are all poor peaple effected by droughts , war and famine. We all want stability and development .
  22. Ofcourse you do , when you wake up in the morning the first thing you do before you pray is to spread false information about us. That's your daily routine. Just look back your history in This site. Guevara waxad ula baxday munaafaqad , iyo dad Isku dir , waxad ceeb Ku Tahay Mujaahid kaas Latin America xoreeyey. Adigu Ethiopia inay hagaagto xitaa ma rabtid. Atleast Anigu waxan aaminsanahay Inay hagaagto oo oromadu qabsato. Anaguna aan oromada wada ganacsano. Aragtidayadu waa mid Ku dhisan iskaashi. Taadu waa mid Ku dhisan isdil iyo isnacid keliya.
  23. Since I was born your folks has been cursing Ethiopia , Israel and isq. None of them will disappear anytime soon.