Game changer

Nomads
  • Content Count

    476
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    3

Everything posted by Game changer

  1. https://youtu.be/I7hQFZJPfVQ?si=sFJcVXZRZIlloJbH
  2. Madaxwaynaha qaranka jamhuuriyada somaliland, wuu aqbalay go,aankii beesha bariga burco. Sidoo kale beesha GX yaguna way aqbaleen . Next step Waxaanu la kulmayna beeshiisa, Si aanu walaahayo ugu qancino. Inay nala ridaan ninkaas haduu isa soo sharaxo oo aysan u codayn. Taa bedel keeda kursiga kulmiye waxaanu Ku wareejinayna samaale. Sababtoo ah ina kaahinba is a doofaar muuse Ka xun , isagaana sabab u ahaa jabka inagu dhacay oo awalkii horeba go,aano jilicsan qaatay bilawgii shaqaaqada lascaanod. We need inaynu mudo kooban arimaheena oo dhan xalino, si Aynu gaadhno horumar dhinac kasta leh .
  3. Where is the evidence? Bullets hit his car. And we never been in central lascaanod since February . Odaygu horgal mjrten buu Weligiiba ahaa garowe sandareero Ka qaata manuu aaminsayn qadiyada khaatumo. Sidaas awgeed bay u dileen unugyada xagjir ka ee waxad ugu yeedhaan jamaahirta. Geeridiisa waan soo dhawaynayna shakhsiyan. Laakiin ma jiraan wax cadaynaya inuu madfac Ku dhacay.
  4. Madfac baa Ku dhacay bay dhaheen. Laakiin gaadhigiisu wax madfac Ku dhacay uma ekayn. Maalintaas uu dhintay na dagaalba ma socon. Weligay ma arag madfac hal qof dila , Misena aan Waxba burburin. Rasaas baa Ku dhacday , sida Ku cad muuqaalka gaadhigiisa Any way oday cadaw nagu ahbuu Weligiiba oo cuqdad weyn u haya durriyada.
  5. Hassan sheekh is not going anywhere , meesha codka direed baa lagu kala baxaa kaasna Anaga gacanta Ku hayna intiisa badan, Nafar drda cod uma hayno , Warkayagu waa cadyahay. Somaliland na sidaa aanu soo jeedinay baa soconaysa dadkuna raali Ka wada yihiin. Especially ganacsatadu.
  6. They live berbera but not strong enough to occupy. Conflict gu automatic buu u imanaya hadaanad qorshe cad Ka lahayn.
  7. You don't have a long vision at all , HY galbeeed without berbera or access to the golf of Eden will beg Qamadi from the cgdhr, if war breaks out between you and the monkeys . And the eastern HY won't be connected to burco if you mess up with the fto xun. You have geographical disadvantage to run away from the family. Go East or the West home is the best. Somaliland is yours , grow some balls to lead it , instead of carving useless maps that doesn't benefit your community at all . Let's bring down biixi, HJ will assist you take over power, because we have decided it, as a mediators. We sold out biixi , we won't even allow him to attack SSC. Cirro is the new leader. We don't need any More conflicts with anyone.
  8. Somaliland Tu waa intaa Dr waqooyi degto uun. SSC daa waanu kala xadhka furanay , ilaahay Xitaa iskuma kaayo soo celiyo. Somalida inclusivity iyo waxaas laguma qanciyee , Intii isku daniba Hays raacdo. Cidna Cid yaan dhakada laga saari , somalidu waa qabaa,il. Federalism ka Xitaa waa in lagu saleeya xuduud qabiil.
  9. Wax la qabqabanayo mooyee wax dhintay oo badan maan arag . I don't think in dagaalkan dad badan dhinten. Ciidanka badankoodu meesha horay uga baxeen. Intan jidka laga helay habqan bay ahaayen. Xerada goojacade dhawr qofoo keliya laga soo qabtay. Dadkan badan kooda gadiid kooda jidka loo galay.
  10. Guuldarro sharaf leh. Atleast Waxba nagama dhiman. Ilaahay baa u hiiliyey Ree shirshoore waxani Wax xitaa la cabiri Karo maaha. Waa kibir jab . ilaahay baa garab kayaga Ka baxay. Bal idinku qiyaasa rag months la Mari waayey oo hours lasoo qabqabtay. Hub cusubna lama adeegsan . Minalaahi baanu u jabnay
  11. Defeat accepted walaalkayaw. Gabaygaasi aniga ima khuseeyo baan u malaynaya. Xitaa weerar na kuguma soo nihin marka laga reebo bootada ina biixi. In this modern world the only place we can systematically displace you is ceerigaabo. Taasna aniga iima taal walaal Kay talaabo bay u taal wuxu kaa yeelaya. Anigu as a HJ from Sool waxaanba diyaar u ahay in trade Keena laysku furo. Muuskii qadaadweyn ta baanu u darsanayba , bahalka noo soo daaya . Anaguna guryaha aanu idinka duminay wixii dib loogu dhisi lahaa baanu idiin hayna qiimo jaban. MJ waxoodu waa Qaali. Wax Ka gata hadba kaayaga qiimo jaban. Dawladiinuna revenues bay u baahan tahay. Gabdhana aynu is dhaafsano sidii awalba caadada inoo ahayd. Qalasad aan maxbuus u noqdaa igu haboonba.
  12. Ninkay Ku hadhay bay hawli haysata .
  13. Somalians : citizens of the federal republic of Somalia Somalilanders: citizens of the republic of somaliland Somali : an ethnic group of people primarily living in the horn of Africa and else where. Intaa ma dood baad Ka qabta Mujaahid ?
  14. Garaadka warkiisa waanu qaadanay , awalba intaanu doonaynay waa inaanu dhloos completely Kala baxno. Mission kaasi waa noo fulay dibna idiinku soo laaban mayno. Muusena hooyadiina kuma dhacdo inuu qaado dagaal aan durriyadu ansixin. Haduu qaadana isagaanu Ku bilaabayna , isla anagaaba hogaaminayna kuwa buurta u fuulay. Dhlmahante weerara oo Dul fadhiista xaajo rag Maaha. Why Aanu u dul fadhiisanayna ? Dhulka Aynu Ka qabsano oo isq ha dego waa arin la fahmi Karo. Aynu magaaladooda dumino oo xasuuqno iyana waa arin kaloo la fahmi Karo . Dul fadhiista halaydin soo weeraree cidina muuse Ka yeeli mayso.
  15. We are not Somalians, even though we are good friends of the unaka leh community. Mogadishu Is very far away from us and their are too many snakes between us . Somaliland tayada baanu wadanayna. Hadii livelihood kayaga lasoo faragashadana djibouti waaba tolkayee, addis Ababa baanu Ka degayna hadaanu doono. Danta dadkayaga waxwalba waanu u samayn karna. Cid xoog noogu imaan kartaana ma jirto , guuldarada aanu dhloos kala kulanay waxayba noo xaqiisay , inaan nina gurigiisa waxba looga qaadi Karin. Somalidu way Ku khasban tahay inay jamhuuriyada barakaysan ammaan siiyaan. Intiina kale hadaad wax is taraysan idinku midooba. 4.5 kana wixii nagu daray yagaa hada eedi doona. Jebertis Ka waxaanu gaadhsiinayna heer ay yagu gooni isa taaga somaliland u doodaan More than we do. Niman xukun jecel baad tihiin. Qorigiina baanu qabanay.
  16. Every dog has a day , I am not complaining, and I have nothing to regret. We have been abusing these peaple for centuries. But this time we had no clear goals to Achieve other than sitting in goojacade .
  17. Somaliland is owned and relies on those who contribute, you are among them even though you don't contribute that much, together we occupied the dhloos against their wishes and you started the process of the occupation. We didn't. If you you are not happy to be part of the somaliland system , you can bring your exit request and we gonna sign it for you in 2 seconds , simple . You don't have be used by the jebertis to sabotage me . There are no durriyada forces in your land , there is no land dispute between us and certainly no historical grievances. If anyone is threat to your little plans , it's your own People and the Jesus community. We have nothing to do with awdal. Our land and resources is more than enough . We don't need any one and who doesn't need us .
  18. That horgal Cali yare is a condom of alshabaab , in fact all CBB members indirectly support alshabaab to defeat the government. Yagoo xasan sheekh Ku xumaynaya , mahad or others in the government.
  19. He is the image of somaliland army , even the Reer miyi knows him well. He has been operating every village in sool over the last 15 years. Cali barre, bootaan and general doolal , are the most recognisable individuals in the Army , even before the war .
  20. He is half dhloos , and probably very close relative of the so called vice president.
  21. An other theory is , Somaliland has already moved out from goojacade and locals stormed or ambushed the dispersed troops on the way , and the small remains in goojacade. SSC received this information prior the attack.
  22. Every thing that has happened seems un usual. For the last 6 months SSC didn't manage to take over positions from somaliland, they didn't capture one single POW or even vehicles . Suddenly they have managed to defeat somaliland army in every battlefield, without using drones or any other technology. Somaliland Army technicals are well designed for defensive battles. So even if they retreat they are better positioned to shoot the pursuing enemies. What happened Is God's work , here is my theory 1. SSC forces were numerous , the whole city and villages were mobilized . 2. They didn't use any vihicles when they were approaching somaliland army positions to avoid guuxa. Instead they get closer to the bases and used large number of RPGs and bazookas to damage somaliland armored vihicles. 3. The timing was perfect , as somaliland forces couldn't see what's to coming to them , especially when the enemies are not using technicals. You can't see individuals 4 in the morning.
  23. What crimes ? Ragbuu la dagaalamay , Dad shacaba oo xoolahooda la jooga muu layn. Maxaabiista ama aynu is dhaafsano ama ninba intu hayo halaayo.