Hunguri

Nomads
  • Content Count

    1,740
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Hunguri

  1. Waa kuwee waayeelka Jaqqafsadaa (1) Abtigiis&Tolka (2)Jacaylbro Labadan nin waxaa lasoo wariyey mid kastiiba inuu jiro 43-48 walina Jaqqafsanayaan
  2. Waryaa Abtigiis&Tolka Sheekadaadu waxa weeye Jid aan u baxaanan hayn Jahadii baa iga hallowday Haddaan kuu jeedi laayoon Jabka kuu sheegi laa Awood baan jirin xaggaygoo Afkii baa juuqda gabay. Jirrada miyaad ila qabtaa Miyaad jeer qudha is tidhi Jalleecoo kalgacal ku eeg Adaa sida johoraddii Jirrada adigaa sidee Jawaab waafiya i siiyoo Jaahaaga sidaan u rabo Ma ii jirisaa Abaayo macaantooy ma ii jirrisaa juuuuuuuuuuuuuq ma ii jirrisaa
  3. lol a typical Somali prison Sigaar ma haysaa Majintaa ii dhiib Food, food food lol
  4. Torres, its Jacaylbro whose big mouth will put him right in the central jail of Hargaisa, for Hargaisa is full of Rayaale CID
  5. the guy is looking for a potential future wify, and he wants some one to assist him in convincing her father.
  6. Yes, that is where he used to study. Lots of Somalis graduated from this university. Its one of the best in Islamabad.
  7. So, you mean covering dress (1)Put on a white clean Khamiis (2)Make sure, you put on a traditional Somali hand made Koofiyad (3)Go with an old man of your family, you can call him a traditional love Guru, coz he will rock the sock of her father by telling him, how brave, and elequent your grand father or father was. He will also tell him lots of camel robbery, pasture embargos, horses and Gabayo iyo Sheekooyin xiiso leh between your tribe and another tribe And then, he will praise the family of the daughter Aduunyo waamaxy reer ay ka dhalatay, waamaxy xoolo hooyadeed laga bixiyey, waamaxy waamaxy waamaxy I'm sure, this will for sure make you win the heart and mind of that father PS:- Waar hadda fara madhnaan meesha hakku tagin loool Wacad Alla banaankaa laguusoo tuurayaa!
  8. Originally posted by Dabshid: Masha Allah,Good job by Younis. Hunguri, Is that where u graduated too? Dabshid, waar waa sidee lol ina deer meeshaasi waxay ahayd meel khatar ah Masaajidkeeda uun baan ku tukkan jiray anigu, this is where I graduated from UMT And, this is the International Islamic university. Islamic University These are Faisal Masjid pictures. The Islamic university, is right next to the Masjid, though its not in the picture!
  9. This university, the international Islamic university of Ismlamabad at the college of Economic studies, is where Ahmad Godane leader of Alshabaab graduated. I dont know, if he finished, but he was also into this department. The PM of Pakistan awarded a gold medal to a young,bright Somali student for graduating the highest GPA 4 out of 4 and becoming the first in a class of 90 students graduating with Master of Science in Economics (MSc Economics) at the Collage of Economic Studies at the International Islamic University of Islamabad (IIUI). Its a record and good luck to the young boy (Younis). Source
  10. Originally posted by Kashafa: Yeah, blatant hypocrisy is pretty hard to defend, and your peacenik friends are hypocrites of the lowest order. I stand by my every word, and will repeat it, verbatim, should I meet any of them in person. [/QB] Affeef:- (Anigu, kama Hadlayo Amisom iyo Ciidama Ajanbi ah. Waxaan kaala hadlayaa waa Alshabaab oo kaliya) Kashafa, Firts of all, you are neither stronger in the sense of engaging a hand talk war nor you are a better Muslim than any one on earth. Your blatant threat and describtion of your self as a black bearded, strong hardcore Alshabaab soldier will not make any one scare of you. We are in a virtual world and fortunately have been given the freedom to exchange our ideas and opinions in this forum. Hence, be in your limits and dont threaten people. Waxaan kuu sheegayaa, inaad Fulay aan waligiis Sagaaro toogan tahay waxaa cadaynaya, you always use the evil tactic,terror of Alshabaab such as the suciders, roadside bombs by espousing an ideology which requires the elimination of your very Somali Muslim brothers, or any other Muslim social group that don't follow your beleifs or ideology. Let me give you a big picture. This innocent boy was used by your Alshabaab group to traget 2 Sharif's goverment officers. Omar Xaaji and Laqanyo. The result of this crime constituted the killing of an old men, traditional leaders,employees,gu ests in that hotel, shoe shiner kids, women, and the last but not the least: a beautiful planet and flowers. Your target, was simply to kill 2 out of million. Waar bal haddaan suaal ku waydiiyo: (1)Ma adigaa dadkaas dhiigooda Aakhiro ka baxaya (2)Yaa kuu banneeyey inaad dadkaa qarxisid (3)Ma Nabi lasoo diray baa tahay (4)Maxaad doonaysaa oo aad ummada Alle u qarxinaysaa Saaxiib, markaa 4-tan kalmadood oo aad ii sheegaysid, oo ah dad baa lacag laga guray ama nabad baa dhacday. Waa laba codlayn ama waxa af Somaliga lagu yidhaahdo (Laba Wajiilanimo). Anigu, Munaafaq kugu sheegi maayo. Taasna waxaa kuu caddaynaya. 24/7 Shacab ayaad madfac ku garaacaysaa, dad baad guryahoodii burburinaysaa, ummad baad gawracaysaa. And, your aim is simply to reach Villa Somalia, and the infrustracture of Somali people. You are killing me to rule me by a gun point, your are destroying my house to rule me by a gun point, you are not giving me (Naseexa) and reciting the good verses of the holly Quraan, you are simply another Abdillaahi Yuusuf, Geedi, or a dictator in the uniform of a relegion which is so perplexing. Markaa saaxiib waxaan ku leeyahay. Orodoo iska cibaadayso, oo waxaad ku ducaysaa. Allaw Somali kala qabooji Allaw Xal waara noo keen And, here is your picture!
  11. Abtigiis, ma ninkaa Muwaadinka ahee Waddankiisa iyo dhulkiisa jecel ayaa waashay. I would actually put it in another way, and say the Xirsi and Qardhaas were good during the Ethiopian occupation. Hadda ninkani waa nin Waddankiisii iyo Dhulkiisa wanaagiisa ka sheekaynaya!
  12. Kashafa, I'm afraid your words may put risk into this web portal forum discussion. For, you are too far than a debatable person. Why do you threaten people as though you could wirelessly shoot and assasinate through Wifi packet circuit switch. Talk about Somalia, talk about solutions, talk about something constructive and readable than beating the drum of vulgar. Wallaahi, your nonsense reached zero tolerance level.
  13. There was another one on Universal, she was firing a big gun (Badh Dalool with silsilado ). An Indian man was watching with me, and he suprisingly said ( What a romantic woman ) lol Indians are alwasy funny, a war zone turned to be romantic zone
  14. lool Of course, any one can work there dee, a man from the corner of the world can even work for Wardheernews this shows you the Diversity, and equall opportunities of this news web Portal unlike those run by Kulmiye and Udub . Almuhim, ma waxaad u jeedaa nin reer Badhameed ah baa leh, ma sidaasaad ka wadaa suaasha ? If you mean so, then it belongs to a man from Galdogob lool and mark my words!
  15. lol Jacaylbro, you are so local and remain so attached to your local news web portals Wardheernews is the best and most balanced web portal. May be the reason you dont like, is that they dont involve much of Hargaisa local news lol like (Siilaanyo broken a hip ), (Waraabe has a beautiful Hangool and a cat ) Rayaale and Huda are in quarell, Ahmad Yasin slaughtered 20 goats for the Baraka of Sheekh Ciise Muuse and Baha Wadaag looooooool There you go
  16. Riyaale is in deep shit, I dont know how he is gonna fix the damage of those murdered in Dilla road.
  17. The only decent, authentic, reliable website, is the one of www.wardheernews.com ..... Dayniile is a chatroom and what amazes most is when he writes ( Hayaay meeyey qabiilkaygii, waa wareey qabiil hebel baa Mogadisho kusoo duulay )
  18. Assalamu Alaykum Muslim Allaw!
  19. Nin wax macaan haystaa waxba ma qoreen lol Nimcadaada iska ruug.
  20. loooooooool waa qoslay. Maxaad ku fadhidaa?
  21. Jacaylbro, ma waan magaaladii laga seexan lol mise Aabaa yaabay ayaad ku fadhidaa!
  22. lool maya wallaahi waxaan xusuustaa Abdalle oo igu yidhi Odaygaasaa i xidhay oo i basaasay lool waa Oday meel Baasto ku cunayay
  23. Jacaylbro, yaan sidii Abdalle lagula kicin oo CID-da Hargaisa ku xidhin loool markaa tartiibtaada sxboow!