Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,136
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Dowladda Mareykanka oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa sheegtay in ay 11 bishan May oo ku beegan maalin ka hor duqeymo is xigay ka fulisay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, kuwaasi oo ay ku beegsatay mileeshiyaad ka tirsan argagixisada ISIS. Warsaxaafadeedkan oo ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayay ku sheegeen in ay duqeymo is xigay ku beegsadeen mileeshiyaadka ISIS ee ku dhuumanaya buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, inkastoo aysan shaacin khasaaraha ka dhashay duqeymahaasi. Warsaxaafadeedka Taliska AFRICOM waxay ku sheegeen in duqeyntaasi laga fuliyay meel qiyaastii 60km dhinaca Koonfurta ka xigta degmada Qandala ee gobolka Bari, halka taliska ciidamada difaaca Puntland uu sheegay in duqeyntaasi ka dhacday Shilin-cas oo ka tirsan togga Miraale ee buuraha Calmisaad. Xafiiska Warbaahinta u qaabilsan hawlgalka Calmiskaad oo bayaan ka soo saaray duqeyntaasi ayaa xaqiijiyay in laga fuliyay degaanka Shilin-cas oo kamid ah togga Miraale, halkaasi oo lagu dilay in ka badan 10 xubnood oo ka tirsan firxadka ISIS, kuwaasi oo Puntland soo bandhigtay meydadkoodka. PUNTLAND POST The post Puntland iyo Mareykanka oo warbixino kala duwan ka soo saaray duqeymo ka dhacay buuraha Calmiskaad appeared first on Puntland Post.
  2. The Somaliland Ministry of Agriculture has announced a $100 million agriculture development project to boost food production across the region. The project is being funded and implemented by African Food Security, a US-based company specializing in agricultural development. The initiative was formally signed by Somaliland President Abdirahman Irro and publicly announced by the Minister of Agriculture Development, Mahmoud Egeh Yusuf, alongside Deputy Minister Mukhtar Haaji Muxumed Farah. According to a press release from the Ministry, African Food Security highlighted Somaliland’s strategic location, stating the region has potential to become a key exporter of agricultural products to Saudi Arabia and the Gulf Cooperation Council (GCC) countries in the future. President Irro emphasized that improving agricultural production is a top priority for his administration, especially as food insecurity remains one of the most pressing challenges in Somaliland. Currently, most food consumed in Somaliland is imported, while local agricultural output remains minimal and insufficient to meet the population’s needs. Officials say limited investment in the sector, severe water shortages, and arid environmental conditions have hindered agricultural development. The partnership with African Food Security is expected to address some of these barriers and lay the groundwork for long-term food sustainability and economic growth. Qaran News
  3. Ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay Lugta Shilin-cas ee togga Miraale ayaa guud ahaan la wareegay saldhigyo ay kooxda argagixisada Daacish ku lahayd aaggaasi. Warsaxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidanka PMPF ee Puntland ayay ku sheegeen in ay maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyeen Lugta Mirin-xad iyo Shilim-cas ee togga Miiraale, halkaasi oo ay saaxiibbada caalamku dhowaan ku duqeeyeen. “Ciidanka difaaca Puntland oo hawlgallo qorsheysan ka sameeyey Lugta Mirin-xad iyo Shilim-cas ee togga Miiraale, ayaa la wareegay saldhigyo ay kooxda Daacish ku lahayd goobahaasi, kuwaasi oo ay saaxiibbada caalamku dhowaan ku duqeeyeen.” “In ka badan 10-dhimasho ah iyo khasaaro agabyo kala duwan ah ayaa kasoo gaarey kooxdaasi nafla caariga ah ee Daacish duqayntaasi” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedka ka soo baxayTaliska Ciidanka PMPF ee Puntland oo hawlgalkaasi fuliyay. PUNTLAND POST The post Ciidamada Puntland oo maanta saldhigyo ciidan kala wareegay mileeshiyaadka argagixisada ah ee Daacish appeared first on Puntland Post.
  4. Garowe (HOL) — Two young sisters from a displaced family were hospitalized over the weekend after suffering an alleged assault on the outskirts of Garowe, highlighting growing concerns over the safety of children living in Somalia’s informal settlements. Source: Hiiraan Online
  5. In the picturesque state of Maine, one leader’s inspiring story has captivated the hearts of many. Dr. Abdullahi Ali, a candidate for the presidency of Jubaland, Somalia, is making waves not only in the Horn of Africa but also in his long-time home of Portland, Maine. As a refugee who arrived in the United States more than 15 years ago, Dr. Ali has built a remarkable legacy of entrepreneurial success, philanthropic initiatives, and dedication to public service that has won him the admiration of both his local community and Somali diaspora. Source: Hiiraan Online
  6. Mogadishu (HOL) — Somali National Army forces and allied Ma'awiisley militia fighters have killed a senior Al-Shabab commander in a coordinated operation near the village of Caalim, located in Harardheere district, Mudug region, officials said Monday. Source: Hiiraan Online
  7. Mogadishu (HOL) — The United Nations' top human rights expert on Somalia has called on the Somali government to urgently restart its stalled constitutional review and take decisive steps to address escalating human rights violations fueled by conflict, weak institutions, and a deepening humanitarian crisis. Source: Hiiraan Online
  8. The President of the Republic of Somaliland, His Excellency Abdirahman Mohamed Abdillahi Irro has emphasized that the nation of Somaliland is geared towards intensive and extensive agricultural production such that the nation may be able to sustain itself. He pointed out that the government gave the sector the special priority as he met in his office the top executive of the US based international company 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚𝐧 𝐅𝐨𝐨𝐝 𝐒𝐞𝐜𝐮𝐫𝐢ty, which operates in several countries in Africa. Present at the meeting were the Ministers of the Presidency, Agriculture, the Presidential Spokesperson and the Secretary to the President. The delegation was led by the CEO of the company, Mr. Allan Kessler, accompanied by Edward Meijering, Rage Adan, and Mohamed Diriye, all of whom are employees of the African Food Security Company. The President thanked the African Food Security officials for their visit, and told them that his government gives special priority to increasing agricultural production, promoting drought- and climate-resistant crops, modernizing farming techniques, training farmers and improving their skills. He pointed out that Somaliland welcomes investments that are beneficial to the people and the country, especially in the field of agricultural production. For their part, Mr. Allan Kessler and other staff of the African Food Security Company thanked the President for the reception and hospitality. They said that they were very happy for the opportunity to invest in a country like Somaliland, noting that they had the financial and technical capacity and know-how to implement significant changes in Somaliland in terms of modernizing the way of farming, boost agricultural production and animal feed, such that the nation may sustain itself. African Food Security said that given the strategic location of Somaliland, it would be able to export agricultural products to Saudi Arabia and the Gulf Cooperation Council (GCC) in the future. Finally, the President of the Republic of Somaliland told the delegation from African Food Security that any agreement between the two parties is the responsibility of the Minister of Agriculture Development of the Somaliland Republic. African Food Security (AFS) is established as a United States-based and Africa focused agricultural development company, poised to become a global leader in Food Security for the African region, and the world, through technologically leading sustainable, primary farming models scaling regionally and globally, across a 1mm hectare footprint on the African continent. Its CEO, Mr. Allan Kessler, is a private sector member and US partner of the Global Flagship Initiative for Food Security, developed in collaboration with the Science Summit at the UN General Assembly (UNGA), this initiative representing a unified global effort to address desertification, land degradation, and their socio-economic impacts in the context of food security He holds 25 years of experience on Wall Street, including Morgan Stanley, and Goldman Sachs.; He has worked in numerous Advisory, operational and capital raise roles for the benefit of Africa, via project development, and commodities; member of the US-South Africa Business council, the US AGOA delegation, among other board appointments, both public and private. He is responsible for the creation, build, and operation of the first publicly traded African food security company on the NASDAQ stock exchange. He holds a Bachelor of Arts in Economics from the University of Pennsylvania (Cum Laude) and an MBA from Columbia Business School. Qaran News
  9. Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Guddida Nabadda Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu weheliyo Guddoomiyaha Guddida Nabadda Qaranka ayaa uu maanta kulan la qaatay Guddida sare iyo Agaasimaha Fulinta ee Akaadamiga Nabadda iyo Horumarka JSL. Madaxweynuhu waxa uu soo dhaweeyey la kulanka Guddida sare iyo Agaasimaha Fulinta ee Akaademiga Nabadda iyo Horumarka, waxana uu sheegay in ay door muhiim ah oo soo jireen ah ku leeyihiin dhismaha Qaranka JSL, gaar ahaan xagga Nabadda, Horumarka iyo geedi-socodka hannaanka Dimuqraadiyadda. Madaxweynuhu waxa kale oo uu sheegay in Akaadeemigu uu leeyahay magac iyo sumcad wacan oo ay ku kasbadeen aqoonta, waayo-aragnimada iyo cilmi-baadhista kala duwan ee ay samaysay Akaademiga, taasoo ah hanti iyo kayd Qaran oo dhaxal-gal ah. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu Akaademiga u xaqiijiyey in Xukuumaddiisu ay si buuxda ula shaqayn doonto Akaademiga Nabadda iyo Horumarka JSL. Iyaguna dhinacooda, Guddida Sare iyo Agaasimaha Fulinta ee Akaademiga Nabadda iyo Horumarka waxaa ay Madaxweynaha uga mahad naqeen kulanka qiimaha badan ee uu la qaatay, kulankaasi oo ay ujaddadiisu ahayd xoojinta iskaashiga ka dhexeeya Xukuumadda cusub ee Somaliland iyo Akaademiga, gaar ahaan dhinacyada la xidhiidha Nabadda, Xasiloonida, Dib-u-heshiisiinta, Geeddi-socodka Dimuqraadiyadda iyo Dawlad-wanaagga. Guddida Sare ee Akaademiga Nabadda iyo Horumarku waxa ay rajo weyn ka muujiyeen sii amba-qaadka wada shaqeyn midho dhal ah oo ku saleysan danaha guud ee Qaranka JSL. Ugu dambayntii, Madaxweynuhu waxa uu Guddida sare iyo Agaasimaha Fulinta ee Akaademiga ku boorriyey in ay dib u soo celiyaan qiimihii iyo doorkii soo jireenka ahaa ee ay ku lahaayeen dalka. Kulanka ayaa ku soo gabagaboobay guul iyo is-afgarad. 𝐀𝐋𝐋𝐀𝐀 𝐌𝐀𝐇𝐀𝐃 𝐋𝐄𝐇 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐠𝐞 (𝐃𝐞𝐲𝐫) 𝐀𝐟𝐡𝐚𝐲𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 Qaran News
  10. Mogadishu (HOL) – Somali Prime Minister Hamsa Abdi Barre met with Qatari Ambassador to Somalia, Dr. Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, to discuss strengthening bilateral relations and enhancing Qatar’s role in Somalia’s development efforts. Source: Hiiraan Online
  11. Debating Trump 2.0 and implications for Africa – “Trump’s engagement in the Somaliland-Somalia stalemate will be a breakthrough” Megatrends spotlight 52, 07.05.2025 In this Megatrends Afrika interview, Abdirisak M. Shaqale discusses prerequisites for Somaliland’s international recognition and links his positive view of Trump 2.0 to this opportunity. He highlights Somaliland’s geostrategic advantage and urges Europe to rethink its partnerships with Africa. Workers unload goods from a docked ship at the port of Berbera in Somaliland, where DP World recently invested USD 420 million, Thursday, February 10, 2022. © picture alliance / ASSOCIATED PRESS | Brian Inganga Megatrends Afrika: How is the new Trump administration being discussed in Somaliland? Mr. Abdirisak M. Shaqale: Somaliland has been looking very positively upon the new U.S. administration. It is important to understand that, because Somaliland does not enjoy international recognition, it has never been part of any multilateral arrangements, for example the African Union (AU), the Arab League, or the UN. For that reason, Trump’s transactional approach can be a win for Somaliland in two ways. First, President Trump’s Middle East policy prioritizes reinforcing alliances against Iran and the Houthi militia. Somaliland could play an important role in this quest, possibly through expanding the Abraham Accords. The latter are a recent bilateral peace agreement between the UAE, a key U.S. partner in the region, and Israel, initiated during Trump’s first tenure. To advance Trump’s quest on countering Iranian geopolitical ambitions in the region, it is likely that he ties U.S. recognition of Somaliland’s sovereignty to such a possible expansion of alliances, leveraging it as a tool to advance containment strategies. Secondly, the balance of power in the international system has shifted from unipolarity to multipolarity, especially with Chinese expansion in global trade and security. China has significantly invested in infrastructure throughout sub-Saharan Africa. For instance, trade between China and Africa surged from USD 50 billion in 2005 to USD 208 billion in 2019. Notably, the Horn of Africa has become integral to China’s Belt and Road Initiative, with significant investments aimed at facilitating trade from the Djibouti port via a trade corridor to Ethiopia. This maritime infrastructure project not only illustrates the geopolitical shifts in the region but also motivated the UAE-owned DP World to invest USD 420 million in Berbera port and its corridor to Ethiopia. With the recent Memorandum of Understanding (MOU) between Somaliland and Ethiopia, Ethiopia’s over-reliance in trade via the Chinese-controlled port of Djibouti is supposed to be lessened and the trade via the port of Berbera and its corridor is supposed to be maximised. Thus, the Trump administration alongside its Quad partners might seek to invest in a better trade corridor to Ethiopia and take the opportunity to counterbalance the Chinese initiative in the Horn of Africa. So, under these conditions, I think Trump will likely recognize Somaliland, as long as the new Somaliland government succeeds in acting upon these issues. Megatrends Afrika: How do policymakers in Somaliland perceive the situation? Mr. Abdirisak M. Shaqale: Policymakers, as well as social media and the general public of Somaliland, have been very positive despite frustration from the rest of the world when it comes to Trump. I was surprised to see so many of our partners and friends in Europe panicking when Trump’s vice president JD Vance was talking at the Munich Security Conference. I don’t see the reason as to why European leaders would panic about that, because we were expecting that, if Trump comes to power, he will return to the MAGA-playbook of his first administration. Megatrends Afrika: Where do you see the biggest challenges and opportunities for Somaliland now and in the medium term as a result of the change in US policy? Mr. Abdirisak M. Shaqale: One of the biggest challenges we still have are Houthi attacks on ships in the Red Sea. More than 10 per cent of the total world trade passes the Red Sea on the way to European markets. The attacks are tremendously impacting the European and German economy: a container carrier that goes to Germany now needs more fossil fuel, the equivalent of USD 1 million, due to the detour it is taking. Besides the fact that this contradicts the Paris agreement and the green transformation of the EU, it poses challenges to Somaliland since Berbera port and its critical infrastructure will be a target for Houthi missiles if Somaliland hosts and allows the US and its coalition against the Houthi to operate its coastline bases. Another challenge lies in the current dynamics surrounding Morocco and Western Sahara. While Morocco claims the territory as its own, Western Sahara is recognized as an independent state and holds membership in the AU. Recently, following Morocco’s normalization of ties with Israel, the US and other global powers have intensified efforts to legitimize Moroccan sovereignty over Western Sahara. Such recognition would contravene the AU’s founding principles, compromise its strategic autonomy, and disregard the sovereignty of its member states. A similar scenario could play out in Somaliland if Somalia were to normalize relations with Israel in exchange for U.S. endorsement of its claim over Somaliland’s territory. These will be the challenges, but I also see opportunities which Somaliland offers counterbalancing the Chinese trade corridor in Djibouti, accessing rare earth minerals that can be found in Somaliland and could be used by the US, UK, EU, Germany and Quad partners, and hybrid fishing since Somaliland controls 840km on the coast, just in front of Yemen. Further, Taiwan and Somaliland have been good partners since 2020, and as we have seen a couple of weeks ago, Trump was welcoming a Taiwanese semiconductor production company at the White House as the company announced their new investment of USD 100 billion. In the future, Somaliland could play a major role in the connection between the US foreign policy in Africa and US foreign policy in the Indo-Pacific, since these foreign policy strategies interconnect at the coastal East African states, where Berbera port plays a crucial role. And finally, I see challenges and opportunities regarding counterterrorism. The president of Somalia chose to divert the finances from the international community to undermine the Jubaland and Puntland states of Somalia. Instead of committing to counterterrorism, he wants to advance his agenda, to prolong power and the grip of authoritarianism. The international community has invested a lot in Mogadishu’s fight against terrorism and the never-ending cycle of instability in Somalia. Trump will likely be unhappy about a double standard of Somalia’s president tightening his grip on power while not doing anything against terrorism and the expansion of al-Shabaab. Therefore, I do believe Trump’s engagement in the Somaliland-Somalia stalemate will result in a breakthrough since the cuts to US aid which was funding Somalia’s security and stability will be decreased and Trump will engage more on U. S. national security interest such as cooperation with Somaliland. Finally, it all depends on how the Somaliland leadership navigates these uncharted waters in the context of the changing global order and such as Somaliland realignment with US strategic interests and those of the EU and Germany in the Horn of Africa and the Red Sea. Megatrends Afrika: How would you expect Germany and the EU to reposition themselves in the changing context? Mr. Abdirisak M. Shaqale: One important action that Europe and Germany need to take to reposition themselves in a changing global order is to have a more pragmatic relationship with the African continent. First, Europe should have more trade partnerships with African countries rather than just aid, because this will encourage African countries to produce more and will further increase African states’ financial contribution to the AU 2063 agenda. Africa is the continent with the youngest population on earth. If we fail to invest in those emerging markets on the African continent, then we will never have a stable political system in Europe, where economic migration coming from Africa negatively impacts the political stability in Europe, where the radical far right and populist parties are gaining votes from a lack of proper strategy to halt illegal immigration. Second, Europe should refrain from pressuring African states on international security matters in the regional and multilateral forums, such as the vote against Russia on the Russia-Ukraine war. Europe needs to understand that African countries have their own strategic priorities, their local realities, which they must adapt to and align with their economic and security priorities. Due to global dynamics, African agency is shifting from a reflection-based response to a more proactive response to international crises. Therefore, the EU and the new German government should adopt a more realistic and pragmatic way to deal with African countries in general and the Somaliland government in particular. Abdirisak M. Shaqale is a former Senior Strategic Advisor to Somaliland, and currently serves as the Director of Horasa Center, working on research and strategic advisory with a focus on trade, geopolitics, security and humanitarian as well as climate change issue in the Horn of Africa region. https://www.horasa.org/ The responsibility for the content, opinions, and sources presented in the articles and interviews lies with the respective authors. Source Swp- Berlin.org Qaran News
  12. Nairobi (HOL) – A high-level meeting between the Federal Government of Somalia and key international financial institutions, including the International Monetary Fund (IMF), kicked off Monday in Nairobi, Kenya. Source: Hiiraan Online
  13. Mogadishu (HOL) – Federal Parliament members from the SSC-Khaatumo regions have called for the upcoming elections for their parliamentary seats to be held in Las Anod, the administrative capital of SSC-Khaatumo. The demand comes amid growing political tensions between Puntland authorities and federal lawmakers hailing from the region. Source: Hiiraan Online
  14. Ronald Reagan, the 40th President of the United States (1981–1989), said, “A nation that cannot defend its borders cannot protect its future,” signifying that territorial security is essential for national sovereignty. The message resonates deeply with my Country, Somalia, especially in the fight against the enduring deadly threat of Al-Shabaab and ISIS. It is time that our Country, through cooperation between the federal government and regional states, prioritize strengthening our national defense. Source: Hiiraan Online
  15. In a recent exchange on Just Security, Youk Chhang responded to Douglas Irvin-Erickson and Ernesto Verdeja’s evaluation of the United Nations Office on Genocide Prevention and the Responsibility to Protect (R2P). Irvin-Erickson and Verdeja diagnosed the office’s limited outcomes on mass atrocity prevention as the result of a lack of resources and high-level political support and a muddled institutional mandate. Chhang, a major global human rights figure and respected expert on post-genocide recovery and genocide prevention, responded by arguing that any global strategy, no matter how well-imagined, cannot succeed without grounding it in local communities to ensure impact, equity, and long-term sustainability. Source: Hiiraan Online
  16. In a groundbreaking development for Somalia’s food industry and East Africa’s export economy, the Horn of Africa Livestock Improvement and Conformity Services (HALICS) officially launched today in Mogadishu. The Somali-led certification body is already making headlines after becoming the first locally owned and operated institution to issue an internationally recognized ISO 22000:2018 Food Safety Management System certificate to a Somali meat company. Source: Hiiraan Online
  17. Shabeellaha Dhexe – Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in todobo gaari oo ka baxay magaalada Muqdisho kuna sii jeeday magaalada Gaalkacyo in lagu afduubtay deegaanada u dhaxeeya Wargaadhi iyo Cad-cadey, oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Gaadiidkan oo ay saarnaayeen ilaa 130 qof, ayaa la sheegay in ay hadda ku xayiran yihiin deegaankaasi, iyadoo la rumeysan yahay in ay gacanta ugu jiraan maleeshiyaad deegaanka kasoo jeeda. Wararka hordhaca ah waxay sheegayaan in maleeshiyaadka afduubka geystay ay ku andacoonayaan in tallaabadan oo kale ay horay uga dhacday Matabaan oo gaadiid looga dhacay. Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay dhaq-dhaqaaqyo degdeg ah oo lagu doonayo in lagu soo afjaro xaaladda, lana soo daayo dadka shacabka ah ee la afduubtay. Warar hoose ayaa tilmaamaya in kulamo degdeg ah ay wadaan saraakiisha ammaanka iyo odayaasha dhaqanka si xal waara looga gaaro arrintan. Source: goobjoog.com
  18. Biyaha fariista jidadka xilliga roobku waa dhibaato ka jirta magaalooyin badan oo kamid ah dhulka Soomaalida, waxayna kamid tahay caqabadaha dabiiciga ah ee soo noq noqda, islamarkaana u baahan qorshe maamul iyo xal u helid kama dambeys ah. Dhibaatadabi waxay sababtaa burbur ku yimaada kaabayaasha dhaqaalaha, cudurro faafa, iyo carqalad ku timaadda isu socodka bulshada, iyo bilic xumo deegaan oo aan la dhayalsan karin. Sababaha Keena Biyaha Fariista Jidadka Dhawr arrimood ayaa sababa in biyuhu ay fariistaan jidadka iyo goobaha faras magaalaha ah, waxaana kamid ah: 1) La’aanta Nidaam biyo-mareen. Magaalooyin badan kuma filna marinnada biyaha roobku, qaarkoodna gebi ahaanba kama jiro hannaankaasi, waana midda keenaysa in biyuhu ay waayaan meel ay ku qulqulaan, ka dibna ay jidadka waro ka sameystaan. 2) Jidadka oo aan lahayn qaab dhismeed sax ah: Biyuhu waxay fariistaan godadka iyo meelaha burbursan, sidaas awgeed qaab dhismeed aan wanaagsanayn iyo dayaca waddooyinku waxay keeni karaan in dhabbeyaasho qaar ay biyo dageen noqdaan. 3) Qashin ku xirma biyo-mareennada: Qashinka lagu daadiyo marinnada biyaha wuxuu sababaa inay xirmaan bullaacadaha iyo tubbooyinka loogu tala-galay inay biyaha gudbiyaan. 4) Dhismo sharci-darro ah: Guryo ama suuqyo laga dhisay goobaha aan loogu tala-galin ama hareeraha marinnada iyo biyo-dhacyada dabiiciga ahi waxay xanibayaan qulqulka biyaha. Haddaba Biyaha fariista jidadka magaalooyinka ay kamid tahay caasimadda Muqdisho waa dhibaato xal u baahan, waxaana lagama maarmaan ah in la isku daro qorsheyn sax ah, wacyigelin bulsho, iyo maalgashi farsamo, si meesha looga saaro caqabadda xilli roobaad kasta taagan. Source: goobjoog.com
  19. Xamaas ayaa ku dhawaaqday inay sii deynayso Edan Alexander oo ah nin haysta dhalashada Mareykanka, islamarkaana kamid ah dadka ku xiran marinka Qasa taniyo sanadkii 2023-kii. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo arrintan ka hadlay ayaa ku dhawaaqay in Alexander uu dhowaan dib ugu soo laaban doono dalkiisa, ayadoo dowladaha Qatar iyo Masar ay si weyn u soo dhoweeyeen sii deyntiisa oo ay ku tilmaameen tillaabo loo qaaday dhinaca wada-hadalka lagu doonayo xabbad-joojin dib uga hirgasha Qasa. Saraakiisha sare Xamaas ma aysan sheegin xilliga la sii dayn doono Alexander, oo ah 21-jir askari horay uga ka tirsanaa ciidamada Israa’iil, kaasoo ku dhashay kuna koray New Jersey, balse ilo xog ogaal ah ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters inay u badan tahay inay dhici doonto Sii daynta Alexander, oo la rumeysan yahay inuu yahay la haystii ugu dambeeyay ee haysta dhalashada Mareykanka, islamarkaana ay gacanta ku hayso Xamaas. Tillaabadan ayaa ku soo beegmaysa xilli Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu todobaadkan booqan doono bariga dhexe, wuxuuna Ergaygiisa gaarka ah ee arrimaha la haystayaasha Adam Boehler sheegay in wararka ku saabsan sii deynta Alexander ay tahay tallaabo wanaagsan oo horay loo qaaday. Source: goobjoog.com
  20. Doha (Caasimada Online) – Wadahadallo u dhexeeya Xamaas iyo maamulka Mareykanka oo ku saabsan xabbad-joojin laga hirgeliyo Gaza iyo sidii gargaar bani’aadannimo loo gaarsiin lahaa deegaanka go’doonsan ayaa socda, sida uu Axaddii u sheegay Reuters sarkaal Falastiini ah oo arrimahaas si dhow ula socda. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa dhowaan mar kale ballanqaaday inuu gacan ka geysan doono sidii cunto gargaar ah loo gaarsiin lahaa shacabka Gaza. Wakiilka Mareykanka u fadhiya Israa’iil ayaa sidoo kale Jimcihii sheegay in hab cusub oo ay Washington taageerayso, laguna keenayo gargaar Gaza, uu dhowaan dhaqangelayo. Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa yiri: “Ma faahfaahin karno wadaxaajoodyada socda, balse waxaan xusi karaa hadalladii dhowaan kasoo baxay Qatar iyo Masar ee muujinaya in ay sii wadaan dadaallada lagu raadinayo heshiis.” Afhayeenka ayaa intaas ku daray in Xamaas ay mas’uul ka tahay bilowga dagaalka iyo dib u bilaabashada colaadda. “Madaxweyne Trump wuxuu si cad u muujiyay cawaaqibta Xamaas kala kulmi doonto haddii ay sii haysato maxaabiista, oo ay ku jiraan Edan Alexander oo Mareykan ah iyo meydadka afar muwaaddin Mareykan ah,” ayuu yiri afhayeenka. Mareykanka ayaa horey ula yeeshay Xamaas wadahadallo ku saabsanaa sidii loo sii deyn lahaa muwaadiniinta Mareykanka ee lagu haysto Gaza. Warbaahinta Israa’iil ayaa Axaddii werisay in Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu uu shir xiran oo uu la yeeshay Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Difaaca uga sheegay in Xamaas ay dhowaan si “kala furan” u sii dayn karto Edan Alexander, oo ah maxbuus Mareykan-Israa’iili ah, si loo muujiyo kalsooni iyo is-faham uu la leeyahay Trump, oo toddobaadkan socdaal ku tagaya Bariga Dhexe. Xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaan si degdeg ah uga jawaabin codsi arrintan looga dalbaday. Tan iyo 2-dii Maarso, Israa’iil waxay jartay sahaydii cunto, biyo iyo koronto ee ay heli jireen 2.3 milyan oo qof ee Gaza ku nool, iyadoo raashinkii keydsanaa intii lagu jiray xabbad-joojintii billowgii sanadka uu si weyn u gabaabsi noqday. 18-kii Maarso, Israa’iil waxay si rasmi ah u joojisay heshiiskii xabbad-joojinta ee bishii Janaayo la gaartay Xamaas, iyadoo mar kale bilowday olole millatari oo cusub oo ka dhan ah Gaza. Xamaas ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay sii deyso dhammaan maxaabiista ay afduubteen 7-dii Oktoobar 2023 weeraradii ay ku qaadeen koonfurta Israa’iil, haddii Israa’iil si buuxda ciidamadeeda uga saarto Gaza isla markaana ay ogolaato xabbad-joojin rasmi ah. Israa’iil oo ku adkeysaneysa in dagaalka la joojin doono oo keliya marka Xamaas gebi ahaanba laga takhaluso, ayaa sheegtay inay ballaarin doonto howlgalladeeda Gaza — dagaalkaas oo burbur baaxad leh sababay, isla markaana Qaramada Midoobay ay ka digtay inuu shacabka Qaza ku rido macluul degdeg ah. Weeraradii Xamaas ee bishii Oktoobar 2023 ayaa lagu dilay 1,200 oo qof, halka 251 kale lagu afduubtay oo loo qaaday Gaza, sida ay sheegtay Israa’iil. Dagaalka Israa’iil ay ku qaaday Gaza ayaa ilaa hadda sababay dhimashada in ka badan 52,800 oo Falastiiniyiin ah, intooda badanna ay ahaayeen dad rayid ah, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee Gaza.
  21. Ceelbaraf (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ee ku sugan Shabeellaha Dhexe ayaa lasoo baxday dhaqamo ka sii liita kuwii horay loogu yaqaanay, waxayna caburin ku bilaabeen dadka ku nool deegaanada ay dib ugu soo laabteen. Al-Shabaab ayaa markii hore shacabka deegaanadaas ku soo galay inay bedeleen dhaqankoodii hore ee caburinta ahaa, balse hadda waxay lasoo baxeen dhaqan kasii daran kii hore. Waxay jareen ateenadii isgaarsiinta, sidio kale, waxay taleefanada ka aruuriyeen shacabka, iyagoo diidan in la isticmaalo intarner-ka iyo xitaa isgaarsiinta caadiga ah. Deeganaada Ceelbaraf, Miirtaqwo, Al-Kowsar iyo dhowr tuulo oo kale ayay Kooxda Al-Shabaab ka jartay isgaarsiinta, sidoo kale amarro kale oo ayaa lagu soo rogay shacabka ku nool deegaanadaas. Maanta, Al-Shabaab waxay u yeereen oo kulan la yeesheen odayaasha ku nool deegaanada Miirtaqwo iyo Ceelbaraf, waxayna ka dalbadeen inay keenaan dhalinyaro ka barbar dagaalanka iyo xubno u shaqeeya qaab nabadoon oo u dhaxeeya bulshada deegaanka iyo kooxda. Dhibaatooyinka ku bilowday shacabka ku nool deegaanada ay Al-Shabaab dib u qabsadeen ee Shabeellaha Dhexe waxaa kamid ah in Gaadiidka beeraya fala ee Cagafta bil kasta laga qaado $50, maadaama la galay xili roobaad dadku ay beeraha tabcanayaan. Meelaha kale ee dhaqaalaha badan ay ku soo rogeen Shabaab-ku waxaa ka mid ah suuqyada xoolaha, iyagoo neefka Ariga ah markii suuqa la keeno ka qaata $10, xitaa hadii uusan u gadmin qofkii lahaa. Kooxda Al-Shabaab oo hadda bilowday cadaadiskaan oo horay loogu yaqaanay waxay dadka ku nool deegaanada ay dib u qabsadeen ee Shabeellaha Dhexe horay ugu sheegeen inay joojiyeen ciqaabtii shacabka, isla markaana ay ula dhaqmi doonaan sidii dowladii. Ciqaabtii ugu adkeed abid ayaa ku bilaabatay shacabka ku nool deegaanada ay Shabaab ka joogaan gobolka Shabeellaha Dhexe, saacadihii lasoo dhaafay oo laga demiyey isgaarsiinta ayaa ugu dareed, maadaama dadku ay wax ku kala iibsadaan lacagaha danabeysan ee taleefanada laga diro (EVC). Dadka deegaanka oo xogtaan la wadaagay Caasimada Online, ayaa qeylo dhaan u dirsaday dowladda Soomaaliya, waxayna codsanayaan in cadowgaan qabsaday ee dhinac kasta ciqaabta uga bilaabay deg deg looga xoreeyo dhulkooda ay uga habsadeen.
  22. Baydhabo (Caasimada Online) – Maamulka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay in jabhad hubeysan oo khatar ku ah amniga maamulka laga soo abaabulayo magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Wasiirka Warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Maxamed Ibraahin Bilaal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa sheegay in jabhadan looga dan leeyahay qalqal-galinta xasiloonida iyo nabadda Koonfur Galbeed. Wasiirka ayaa si cad u sheegay in maamulka Koonfur Galbeed uusan marnaba aqbali doonin abaabul kasta oo lagu dhibaateynayo shacabka deegaanka, isla markaana laga leeyahay dano gaar ah, sida uu hadalka u dhigay. “Koox Muqdisho joogta oo qas iyo fowdo abuureysa in naloo soo raro ma aqbali doono,” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed, Maxamed Bilaal. Isagoo hadalkiisa sii wata, Wasiir Bilaal wuxuu carrabka ku adkeeyay in mowqifka Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu yahay mid taageersan hannaanka federaalka iyo dowlad-dhisidda Soomaaliya, gaar ahaan geeddi-socodka doorashooyinka qof iyo cod ah. Sidoo kale, Wasiirka ayaa xusay in maamulka Koonfur Galbeed leeyahay dowlad xooggan iyo shacab mideysan, taasoo ay lagama maarmaan tahay in la ixtiraamo madax-bannaanida iyo nidaamka maamulkaasi. Wuxuu intaas ku daray in cid kasta oo isku dayda inay carqaladeyso amniga maamulka ay la kulmi doonto jawaab adag oo sharci iyo mid ciidanba leh. Wasiirka ayaa xusay in ay heleen xog rasmi ah oo caddeyneysa abaabulka jabhaddan, taasoo lagu diyaariyay Muqdisho, lana damacsan yahay in si qarsoodi ah lagu soo geliyo deegaanada Koonfur Galbeed, sidaas darteedna loo baahan yahay feejignaan buuxda. Wasiirka ayaa ugu dambeyntiina shacabka maamulka ugu baaqay in ay ka digtoonaadaan kooxaha doonaya in ay dhib u horseedaan deegaanka, isagoo ku booriyay in si dhow loola shaqeeyo hay’adaha amniga si loo helo xog kasta oo lagu sugi karo nabad-gelyada guud.