-
Content Count
213,209 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Buenos Aires (Caasimada Online) – Dhaxal sugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa lagu bah-dilay laguna takooray shirkii dhaqaalaha ee G-20, kaddib markii la’iska fogeeyey xiligii la galayey sawirka guud ee golaha. Maxamed Bin Salmaan ayaa la istiaajiyey geeska ugu fog safka sawirka, waxa uuna u muuqda mid la inkirayey. Ka soo muuqashadii shirka ee Maxamed Bin Salman waxa ay dhalisay muran tan iyo dilkii qunsuliyada Sucuudiga ee Istanbul bishii Oktoobar loogu gaystay wariye Khaashuqji, la-yaabna ma ahayn sidii loola dhaqmay. Markii sawirku dhamaaday, dhaxal sugaha oo ah hoggaamiyaha talada ka go’do ee Sucuudiga waxa uu durbadiiba ka dagay masraxa isaga oo aan qofna gacan qaadin, xilli ay ka muuqatay yaxyax. Waxaa bartamaha taagnaa Madaxweynaha Argentina Mauricio Macri oo sanadkan martigaliyey shirka. Macri waxa uu horey sheegay in eedemaha loo haysto Maxamed Bin Salmaan ee dilka wariyaha in ay hoggaamiyeyaasha caalamka shirka labada maalin soconayey uga hadli doonaan. Sucuudiga waxa ay sheegeen in dilka Khashoggi uusan Maxamed Bin Salmaan waxba ka ogeyn. Madaxweynaha Russia iyo Maxamed Bin Salmaan waxa ay is dhaafsadeen KU DHAC caan noqotay xilli ay fariisaneyn labadooda kursi ee is xigay. Caasimada Online Xafiiska Columbus, Ohio Caasimada@live.com
-
Kenya: African Development Bank Group approves US$18.17 million for the Kopere Solar Project in Kenya The African Development Bank Group has approved a US$ 18.17 million senior loan to the 40 MWac (50MWp) Kopere Solar Power Project owned by Voltalia, an international player in the renewable energy sector listed on the Paris stock exchange. The Bank is also in the process of securing a US$ 11.6 million concessional loan from the Climate Investment Fund’s Scaling-up Renewable Energy Program (SREP). The Kopere project, which falls under Kenya’s Renewable Energy Feed-in-Tariff (FiT) policy, encompasses the design, construction and operation of a 40 MWac (50MWp) solar PV power project in Nandi County. The project also involves the construction of a 33/132 kV substation, and a 1.8 km T-line to evacuate the electricity to the national grid. Commenting on the project, Amadou Hott, the Bank’s Vice-President for Power, Energy, Climate Change and Green Growth said: “This project could potentially be Kenya’s first utility-scale solar PV project under the Feed in-Tariff (FiT) Policy. We are confident that the provision of long-term and concessional financing to support the project with terms that are unavailable from commercial sources will have an important demonstration effect in attracting more investors to engage with Kenya’s vast solar opportunities.” The project is expected to generate around 106 GWh per year, and effectively supply electricity to approximately 600,000 people through the grid. It will also save 1,081 kt CO2eq in GHG emissions annually throughout the project operation. “Kenya’s Vision 2030, and the ‘Big 4’ agenda ambitions come with a renewed urgency for affordable electricity, while pursuing a low carbon development pathway. By providing access to quality energy at a cost below the current generation costs in Kenya, the Kopere project will diversify Kenya’s energy mix, and ultimately contribute to reduced dependence on fossil fuels,” said Wale Shonibare, the Bank’s Director for Energy Financial Solutions, Policy & Regulation. The project is aligned with the Bank’s New Deal on Energy, the High Five priority to ‘Light up and Power Africa’, and the Bank’s country strategy for Kenya. It is also aligned with Kenya’s FiT policy, Vision 2030 Initiative, and with Kenya’s Intended Nationally Determined Contributions (INDC) for climate resilient growth. The Kopere project will enhance energy access, infrastructure development, and private sector participation in the renewable energy sector while contributing to green growth, and job creation. Implementation of the project will commence in 2019. Media Contact: Chawki Chahed – c.chahed@afdb.org Technical Contact: Naoshige Kinoshita, Chief Investment Officer About the African Development Bank Group The African Development Bank Group (AfDB) is Africa’s premier development finance institution. It comprises three distinct entities: the African Development Bank (AfDB), the African Development Fund (ADF) and the Nigeria Trust Fund (NTF). On the ground in 34 African countries with an external office in Japan, the AfDB contributes to the economic development and the social progress of its 54 regional member states. For more information: j.mp/AFDB_Media If you would rather not receive future communications from BANQUE AFRICAINE DE DEVELOPPEMENT, let us know by clicking here. BANQUE AFRICAINE DE DEVELOPPEMENT, Immeuble du Centre de commerce International d’Abidjan CCIA Avenue Jean-Paul II, Abidjan, NA BP 1387 Ivory Coast Qaran News
-
MAXAA KUU QORSHAYSNAA MARKAAD MADAXA DOONAYSAY? Bulshada somaliland gobolkasta oo ay joogaan waa dad gob ah oo marti soorka yaqaana iyo sida loo sooryeeyo cida markaa ku soo biirta ama soo booqata, safarkii madaxwayne muuse biixi cabdi gobolkasta waa lagu soo dhoweeyay si sharaf leh, laakiin nasiib daro madaxwaynu madal qudha kuma sharaxin qorshaa horumarineed ee qaranku rabo in uu gaadho, mikirifoon kasta (microphone) oo uu qabsado ama ka hadlo wuxuu dirayay fariin dalka debediisa qusaysa iyo digniino is wata. Dhisida mooraalka bulshada, midnimada dalka iyo wax wada qabsigu waa baahida u wayne ee qaranku qabo , dhalinyaro wax baratay oo bilaa camal mudo dheer ahaa oo rajada qudha ee ay qabaan ahayd beri baa maanta dhaami, isla markaana yididiilo ku noolaa hadii aad rajadooda xoojin waydo isla markaana tusi waydo in wixii ay rajaynayeen dhowaan rumoobi doono soow ayaan daro maaha!!. Sadex hab ayaa qofka in uu madax noqdo sababa ama hugaamiye a)_ in uu derso oo baadho duruufaha adag ee dalkiisa iyo dadkiisa haysta kadibna uu qaato go,aan uu rabo in uu ku samato saaro sidaa awgeed uu raadiyo mansab iyo xil uu wax ugu qaban karo. b)_ nin raba magac iyo maal isla markaana werwer uu nolosha ka qabo awgeed ku xisaabtama qudha sida uu maalka shacabka gacanta ugu qaban lahaa magacna ugu yeelan lahaa. c)_ qofka sadexaad waa nin aan han iyo himilo toona lahayn iyo weliba qorshe toona balse awooda alle iyo qoraal ku yimid jagad hugaamiye ( iyadoo nin kasta alle u qoray) . Hadaba sadexdaa miduu yahay muuse shacabkaa ka jawaabi doona iyo taariikhda socota. Ugu danbayn waxaan madaxwaynaha u soo jeedin lahaa in uu isku xeero ama masuuliyiinta uu xilka u igmanayaa ay noqdaan kuwo aqoon ku biirin kara kana caawin kara qorshayaal heer qaran ah . W/Qoray : Kayse Abdullahi Dhisaaye Qaran News
-
Marko (Caasimada Online) – Askar kasoo goostay DF ayaa isku dhiibay Xarakada Al-Shabaab kuwaasoo lagu soo bandhigay gobolka Sh/Hoose. Askartan oo labo ah ayaa waxa ay ka hawl gali jireen aagga Marko iyo Shalaambood, waxaana ay lasoo baxsadeen hubkii ay ku shaqeynayeen sidda ay sheegeen Shabaab. Shabaab waxa ay sheegeen in Ciidankaan ay kasoo xanaaqeen Ciidamada ka socda ee dalalka Afrika ee ku sugan Soomaaliya sidda loo tixgaliyo in aan iyaga loo tixgalin. Dowladda goboleedka Koonfur Galbeed ayaanan weli ka hadlin Askartaan la sheegay in Maamulkooda ay ka goosteen ee Shabaabka isku dhiibay. Al-Shabaab ayaa sheegay inay ragaan sheegeen in qudhoodu ay qeyb ka ahaayeen dhaca iyagoo si gaar ah u qirtay iney dheceen maandooriyaha loo yaqaano Qaadka, balse aysan ku lug lahaan kiisas kale.
-
Marka ( Sh. M. Network )-Xarakada Al Shabaab ayaa maanta qeybo ka mid gobolka Shabeelaha Hoose ku soo bandhigay Askar ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya. Askartani oo gaarayay illaa 2 ayaa waxaa ay Al Shabaab sheegeen in ay isku soo dhibeen, sida ay ku baahiyeen barahooda Internet-ka.. Al Shabaab ayaa warkan ku sheegay in Askartani ay ka hawl gali jireen aagga Marko iyo Shalaambood ee gobolka Shabeelaha Hoose. Sidoo kale waxa ay intaasi ku dareen Dagaalyahannada Al Shabaaab in Askartaasi ay la soo baxsadeen hubkii ay ku shaqeynayeen, sida ay hadalka u dhigeen. Weli ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha Ciidamada dowladda oo ku aadan Askartaasi. Mana’ahan markii ugu horreysay oo ay Al Shabaab Askar ka tirsanaa DFS ay ku soo bandhigaan deegaanada ka arrimiyaan ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. The post Al Shabaab Oo Askar ka tirsanaa DFS ku soo bandhigay Sh/ Hoose appeared first on Shabelle. View the full article
-
Geneva ( Sh. M. Network )-Madax ka socoto Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay shir looga hadlaayay baahida Soomaaliya ay u qabto ka hortaga Walxaha Qarxa si ay u fuliso waajibaadka ka saaran in ay bur-buriso Miinooyinka Dhulka iyo Walxaha qarxa, maadama Dowladda Soomaaliya ay qeyb ka tahay Dowladdaha Saxiixay heshiiska Ottowa Treaty iyo Caqabadaha hortaagan in laga dhigi Soomaaliya meel ka madax banaan Miinooyinka iyo Walxaha Qarxa. Shirka oo lagu soo gaba gabeeyey magaalada Geneva ee dalka Switzerland ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Amniga Cabdinasir Siciid Muuse oo ahaa Madaxa Wafdiga Soomaaliya, Safiirka Somaaliya ee Switzerland Faaduma Cabdullaahi Maxamed iyo Wafdi kale oo ka socday Hay’adda Miinooyinka iyo Walxaha Qarxa (SEMA) ee Soomaaliya. Waxaa sidoo kale kaso qeyb galay shirka Dowladdo daneynaya in ay wax ka qabtaan Soomaaliya iyo Hay’addo Caalami ah, sida Netherlands, Finland, European Union, Canada, Norway, UNDP, UNMAS iyo kuwa kale, iyadoo shirar gooni gooni lala yeeshay Hay’addaha kala ah UNMAS, UNDP ITF and DDG. Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Amniga Cabdinasir Siciid Muuse waxuu ka sheegay shirkaas si loo gaaro in ay Soomaaliya noqoto meel ka madax banaan miinooyinka sanadka 2022 in loo baahanyahay dardargelinta howlaha miino saarka Dalka ay ka hayaan Hay’addaha Caalamiga ah. Sidoo kale waxuu sheegay in Wasaaradda Amniga Gudaha ay geyn doonto Baarlamanka sharciga Miino Saarka Dalka Soomaaliya iyo kan Hay’adda SEMA iyo in sidoo kale la caawiyo dadka Ku wax yeelobay qaraxyadda Miinoyinka iyo walxaha. The post Somalia oo ka qeyb gashay Shir looga hadlayay Bur-burinta Walxaha Qarxa appeared first on Shabelle. View the full article
-
Ololaha doorashada K/ Galbeed Oo si weyn uga socda Baydhabo
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Baydhabo ( Sh. M. Network )-Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay si weyn uga socda Ololaha doorashada Madaxweynaha maamulka K/ Galbeed Soomaaliya. Doorashada oo ah mid xiisaasi ah ayaa waxaa ku tartami doona ku dhawaad 10 Musharrax oo daneynaya qabashada xilkaasi. Musharraxiinta ayaa wada Ololihii ugu dambeeyay , iyaga oo kulamo gaar gaar ah ka wada magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulkaasi. Dhinaca kale xaalad kacsanaan ah ayaa laga dareemayaa gudaha M/ Baydhabo, taas oo ku aadan faragalin la sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku heyso doorashadaasi. Qaar ka mid ah siyaayiinta iyo waxgradka ka soo jeeda deegaanada K/ Galbeeed ayaa ka digaya in la masuqmaasuq doorashada maamulkaasi. 19 bishan December ayaa lagu wadaa in la qabto doorashada, sida uu shalay shaaciyay guddiga qaban qaabada doorashadaasi. The post Ololaha doorashada K/ Galbeed Oo si weyn uga socda Baydhabo appeared first on Shabelle. View the full article -
Hargeysa (Caasimada Online) – Maamulka Somaliland ayaa wajahaya cadaadis xooggan oo kaga imanaya dowladda Ethiopia kadib markii ay soo baxday qorshe qarsoon oo lagu carqaladeynayo dowladda federaalka ee uu hogaamiyo madaxweyne Farmaajo, ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sidaas u sheegay Caasimada Online. Xogtan xasaasiga ah ee aan helnay ayaa sheegeysa in ra’iisul wasaare Abiy Ahmed uu dhowaan amray in xafiiskii Somaliland ee magaalada Addis-Ababa loo raro magaalada Diri Dhaba, taasi oo qeyb ka ah tallaabooyin lagu ciqaabayo dowladda Muuse Biixi. Ethiopia ayaa sidoo kale dhowaan la baxday qunsulkeedii Hargeysa. Ilo-wareedyada la hadlay Caasimada Online ayaa sheegay in tani ay tahay dharbaax lama filaan ah oo madaxweynaha Somaliland kaga timid Abiy Ahmed, oo sidoo kale ciidamada Liyu Boolis usoo diray xuduudda si ay u kala dhex-galaan beelaha Sool clan ee dagaalamaya, taasi oo Somaliland ka carreysiisay. Sida aan xogta ku helnay, Abiy Ahmed ayaa rumeysan in Somaliland ay xasilooni darro siyaasadeed ku abuureyso dowladda dhexe ee Muqdisho. Ethiopia, ayaa sida aan xogta ku helnay ogaatay, in Muuse Biixi uu xiriir hoose la sameeyey Axmed Madoobe, Cabdi Weli Gaas iyo Xasan Sheekh Maxamuud, ayada oo qorshuhuna yahay in loo midoobo cadaadis ka dhan ah dowladda Farmaajo. Dhinaca kale, Farmaajo ayaa la sheegay inuu xiriir dhow la leeyahay, uuna haysto taageerada madaxweynaha dowladda Soomaalida Itoobiya Mustafe Cumar Cagjar iyo ra’iisul wasaare Abiy Ahmed qudhiisa. Farmaajo ayaa la sheegay inuu lahaa fikradda uu Mustaf Cagjar ku dhex-dhexaadinayo beelaha Sool clan ee ku dagaalamaya gobolka Soo lee Somaliland ay sheegato, kuwaas oo lagu heshiisinayo magaalada Jig-Jiga, taasi oo sidoo kale dharbaaxo kale oo siyaasadeed ku noqotay dowladda Muuse Biixi. Muuse Biixi, oo sida la sheegay garwaaqsaday dhaawaca siyaasadeed ee dagaalka beelaha Sool clan uu gaarsiiyey, ayaa isku halaynaya afhayeenka baarlamanka Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo beeshaas kasoo jeeda, isagoo doonaya inuu dhex-dhexaadiyo Sool clan, qorshahaas oo ilaa hadda aan lagu guuleysan. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
-
A sustained water system was launched on Sunday by Somaliland, the EU and the UN children’s fund (UNICEF) in northern Somalia. According to a joint statement issued in Mogadishu, some 800,000 people will now have sustainable access to safe drinking water thanks to the concerted efforts by Somaliland government, private water companies and communities. “Water is a basic right. It plays a crucial role in our lives. We are glad that the people of Somaliland and in particular Tog Wajaale now have access to clean and affordable water,” EU Chargé d’Affaires to Somalia Fulgencio Garrido Ruiz said. “We are extremely proud to be here, witnessing this important milestone and the realization of the prayers of so many communities to have access to safe and clean water for the first time,” he added. Water systems in four towns — Borama, Burao, Erigavo and Tog Wajaale — were rehabilitated or rebuilt with the funding provided by the EU and technical support from UNICEF and partners. According to UNICEF, some 68 percent of the population have access to a reliable water source in Somaliland. However, the disparity between urban and rural areas is significant, the UN agency said, noting that only 28 percent of households can access an improved water source in rural areas. For many Somaliland communities, their struggle to get clean water is compounded by poor infrastructure and intensifies in periods of crisis such as the 2017 drought. UNICEF Acting Representative Jesper Moller said access to safe, affordable and sustainable water is a dream for so many people in Somaliland. “Today, that dream has finally been realized for many children, women and their families in Somaliland. We are grateful for the government’s strong leadership and the EU’s generous funding in making this huge undertaking a success,” said Moller. He said the water project is a true testament to the commitment and hard work of all partners involved, and the courage, resourcefulness and resilience of the people of Somaliland. The post EU, UN launch urban water project in northern Somalia appeared first on Shabelle. View the full article
-
Stanbul ( Sh. M. Network )-Waxaa maalintii labaad ka soconaya magaalada Stanbul ee dalka Turkiga shir lagu xoojinayo xiriirka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Turkig kaas oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Bariga Afrika u qaabilsan horumarinta iyo baarista Cilimiga. Shirka waxaa ka qeybgalay ku xigeenka madaxweynaha Turkiga Fouad Aktay , waxaana Soomaaliya ku matalaya masuuliyiin uu kamid yahay Wasiirka Qorsheynta, maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Jamaal Maxamed Xasan iyo khubaro kala duwan Shirkan oo socda maalintii labaad waxay kaloo khubarada ka qeyb galaysa kaga hadli doonaan dhowr qodob oo ay ka mid tahay xiriirka Turkiga iyo Afrika, dhinacayada iskaashiga Tacliinta, in la abuuro jawi saaxibtinimo ee mustaqbalka u horseedaya danaha shucuubta Afrika iyo kan dalka Turkiga guud ahaan gaar ahaan waxaa shirkaasi diirada lagu saarayaa danaha ay wadaagaan Soomaaliya iyo Turkiga oo ah laba dal oo ay ka dhaxayso saaxibtinimo iyo xiriir wanaagsan. The post Dowladaha Somalia iyo Turkiga Oo xoojinaya xiriirkooda appeared first on Shabelle. View the full article
-
The leadership of the Ogaden National Liberation Front (ONLF) is expected to arrive in Jigjiga town on Sunday. Authorities of Somali regional state are in the final stage to welcome the ONLF officials. Speaking to the media, Abdikadir Hirmoge, the group’s spokesman said the delegation will be accompanied by officials from regional and federal governments. “The delegation will today be heading to Jigjiga town. Jigjiga Stadium will be meeting venue where they will address the public before holding talks with leaders from Somali region,” he said. Top officials of ONLF have returned to the country on Saturday from their base in Eritrea. Led by Admiral Mohamed Omar, the delegation arrived at the Bole International Airport where they were received by Finance Minister Ahmed Shide and president of the Somali Regional State, Mustafa Omer. Their return comes barely two weeks after hundreds of its fighters flew from the Eritrean capital, Asmara to the capital of Somali Regional State (SRS) Jijiga. The government of Ethiopia and the Front signed a peace deal in the Eritrean capital Asmara last month. The two sides reached a historic deal that allowed the ONLF to undertake peaceful political struggle in Ethiopia. The post ONLF leaders to arrive in Jigjiga, the capital of Somali regional state in Ethiopia appeared first on Shabelle. View the full article
-
Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ololaha isxilqaan oo uu horey u iclaamiyay madaxweynaha jamhuuriyada FS ayaa ah mid looga gon’lee yahay in umuda Soomaaliyeed ay gacmahooda ku dhistaan dalkooda oo kasoo kabanaayo marxalad bur bur ah islamarkaana aan lagu tashanin gacan shisheeye. Madaxda gobolka Banaadir iyo ururka dhallinyarada gobolka Banaadir ayaa si wadajir ah barnaamijka Isxilqaan ka fuliyay xarunta Tiyaatarka qaranka oo kamid ah xasuusihii astaamaha qaranka waxaana masuuliyiintan iyo dhallinyarada ay si isxilqaan ah ku nadiifinayay xarunta tiyaartarka si loo so celiyo bilicdii iyo heybadii ay xaruntani laheyd birisamaadkii, Guddoomiyaha ururka dhallinyarada gobolka Banaadir Cabdikaafi Maxamuud Makaaran ayaa kawarbixiyay hoosha ay maanta usoo baxeyn, Xog’hayaha maamulka gobolka Banaadir Cumar Cabdirisaaq Xuseen waxa uu tilmaamay in maamulka gobolka uu taageerayo qorshahan lagu horumarinayo dalka. Guddoomiye kuxigeenka arimaha bulshada maamulka gobolka Banaadir Basma Caamir Jakeeti ayaa kamid aheyd masuuliyiinta goobta ka hadashay, Guddoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Maxamed ( Tuulax) waxa uu sheegay in barnaamijka isxilqaan uu yahay fursad hortaala Ummudda Soomaaliyeed. The post Maamulka G/ Banaadir Oo ka qeyb galay Ololaha Isxilqaan appeared first on Shabelle. View the full article
-
Muqdisho ( Sh.M.Network) –Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/Warka-Duhur-02122018.mp3 The post Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle appeared first on Shabelle. View the full article
-
Garoonka Bole international Airport ee magaalada Addis Ababa ayaa waxaa haatan ka soo duulay madaxda ugu sarraysa Jabhada Wadaniga xoraynta Ogaadeniya (ONLF) iyagoo ku wajahan magaalada JigJiga ee Xarunta dowlad Degaanka Soomaalida. Hoggaanka Jabhada ONLF ayaa waxaa safarka ku weheliya madaxda ugu saraysa ee dowlad degaanka Soomaalida, iyo marti xildhibaano ah oo ka socda dalka Kenya waxaana wadooyinka garoonka iyo waliba garoonka kubada cagta ee magaalada Jig jiga kusii sugaaya shacabka aad u badan oo u diyaarsan soo dhowaynta madaxda ONLF. Magaalada jig jiga ayaa waxaa si wayn looga dareemayaa imaatinka madaxda JWXO waxaana meel walba oo magaalada kamid ah lagu xardhay Astaamaha ururka iyo sawirrada madaxdiisa. PUNTLAND POST The post Madaxda sare ee ONLF oo Jigjiga ku wajahan appeared first on Puntland Post.
-
Baydhabo (Caasimadda Online) – Musharrax madaxtinimada Maamulka Koonfur Galbeed C/Casiis Xasan Lafta-Gareen, ayaa ka hadlay Xildhibaannada ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ee Warbaahinta ka hadal haya Ciidamada ay dowladda dhexe geysay Baydhaba. C/Casiis,waxaa uu sheegay in Xildhibaannada Federaalka ay shaqadoodu tahay in xaqa degaannada ay matalaan ka keenaan dowladda dhexe ee aysan ku mashquulin dowlad Goboleedyada gaar ahaan Koofur Galbeed. Waxaa uu sheegay in Ciidamada dowladda dhexe geyneyso Magaalada Baydhaba ay codsadeen maamulka Koofur Galbeed. Lafta-Gareen ayaa sheegay in amniga dalka ay mas’uul ka tahay dowladda dhexe,islamarkaana Ciidanka horay u joogay Baydhaba iyo kuwa hadda la geeyayba ay leedahay dowladda Federaalka ah. Musharax Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa ka mid ah musharixiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed, waxaana dad badan ay aaminsan yihiin in dowladda federalka Soomaaliya ay wadato. Hoos Ka Dhageyso Codka Cabdi Casiis laftagareen. https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2018/12/Musharax-laftagareen.mp3Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
The most terrible thing that political deficiency can do to humans is that it makes humans linger in abstraction. And when societies linger in abstraction their wisdom starts to fade away and their destiny then looks like a quilt of merry-go-round. Experience itself is a recollection of what we meet when we make plans in our life. As we remember the past, societies always reconstruct their culture in accordance with what is important and what is not. The observation is tthat Somaliland people never seem to make sure that their own political culture remains realistic and resilient in the midst of the ordinary and sometimes extraordinary occasions, activities, events, pressures and responsibilities that shape they way they live today. There is no fancy way to say that Somaliland people are still trapped in cycles of suspicion and uncertainty. The bounds of our fundamental basics and principles of politics are excessively and unwisely invaded. One wonders where – if anywhere – our political culture is heading to when people do not care about moral authority. One also wonders whether there are any barriers of decency and dignity left when all people want to go to heaven but no one walks pure before God. Presidents of every country usually make official internal tours for various reasons. Number one, to shape the domestic mandate on how to set out policies and plans according to the outlook they see them right. Number two, to know the needs, demands, and requirements of the people living in the regions they travel to. When presidents get engaged with such tours, they are only welcomed and received by high ranking government officials. Masses are not mobilised to welcome presidents. Government employees never leave their jobs to welcome presidents. Public offices never remain closed. Public services never get interrupted. Everything goes as usual. In Somaliland, the opposite is true. Main roads remain closed without notice. All modes of transport get suck in every street, causing unnecessary traffic jams, people oohing and aahing, policemen struggling for keeping street vendors out of the main road, students unable to reach their schools, a lot of painful disruptions and so on and so forth. How stupidly we believe that our petty politics is evolutionary. How stupid we become when we come to believe that monotony may after all be the best condition for creation when all else fails. Ultimately the truth finds its way out and that pain is greater than the pain of the first wrong done. The truth is that we always reguriitate the old useless traditions when we vertually fail to come up with new ideas and even become unable to elaborate whatever we experienced from our history. The reception and the welcome home paid to Colonel Muse Biixi by inhabitants in East of Hargeisa Districts was quite overwhelming according to those who arranged the events of this occasion. But the final analysis of this presidential reception that happened in East of Hargeisa suggests indications that might lead people into two extremes like the age of “Militia and Marya Alool.” Learning the nature and the structure of conditioning brings order and outstanding culture; not the order of society which is disorder. The analysis and indications of the homage rendered to Colonel Muse Biixi and his accompanying delegation are in an emberyuonic stage. Whoever articulates them, will have rung a wake-up call. By : Jama Falaag Hargeisa, Somaliland. jamafalaag@gmail.com As per usual the opinions expressed in this articale are those of the author and do not reflect the opinions of qarannews.com Qaran News