-
Content Count
213,204 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Mawqifka Xisbiga Waddani ee Wada Hadalka Somalia Shir jaraa’id oo Dr Cabdiraxmaan Cirro qabtay 30-kii bishii April wuxuu shuruudo ku xidhay wada hadalka Soomaaliya oo uu sheegay in aanay suuro gal ahayn in xilligan oo aanay bulshada Somaliland gudaha ka midaysnayn lala galo xukuumadda Muqdisho “Dal shacbigiisu marka uu aammino dawladdiisa iyo hay’adihiisa dawladda dhammaan wuxuu u hoggaansama amarrada iyo shuruucda ka soo baxda laakiin, marka uu lumiyo aamminaadda xukuumadda waxa bilaama burburka dalalkaas waanay soo wada mareen (Dunida). Xukuumadda Somaliland iyada oo leh boqolkiiba konton(50%) shacbiga waan ka maarmay oo aan rumays nahay 50%-ka ay tirsanaysaana in aanay maanta kalsooniba ku qabin waxaan qabaa in aanay ahayn wakhtigii ugu haboona ee ay bilaaman wada hadallada Somaliland iyo Soomaaliya. Xisbi ahaan Anaga oo mabda ahaan ogol in la wada hadlo haddana waxa ka horeeya in aynu gurigeena hagaajino, in aynu shacbiga midayno, in aynu tacadiga, xeer jebinta iyo ku tumashada shuruucda, jidh dilka shacbiga iyo xadhigga ka dayno oo inaga oo midaysan oo shacbigu gudaha ka midaysan yahay ayuu gali kara in uu la hadlo. Marka ay ku haboonaato in wada hadal la galo waxa loo baahan yahay in qorshihii hore iyo istaraatijiyaddii hore wax laga bedelo loona diro dad ka midho dhalin kara, wada hadal kasta oo la galayana waa in ay u dhammaadaan metelayaasha shacbiga oo uu ka mid yahay xisbiga WADDANI,” ayuu yidhi Dr Cabdiraxmaan Cirro Qaran News
-
Garoowe (Caasimada Online) – Wasiirka Caddaalada iyo arrimaha Diinta Puntland, Cawil Sheikh Xaamud Maxamed ayaa ka soo horjeestay guddi qaabilsan kala saarista shirkadaha u tartamaya fulinta adeegyada xajka ee sannadkan, oo ay dhowaan magacowday wasaaradda Awqaafta iyo Arrrimaha Diinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka waxaa uu sheegay in aan laga tashan Wasaaradda diinta ee maamul goboleedyadda, islamarkaana wasaaradda ay qaadatay go’aankaan si kalinimo ah. Waxaa uu sheegay in xukuumadda Puntland ay si cad uga horjeeddo guddiga ay magacowday wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya ee loo xilsaaray kala xulista shirkadaha u tartamaya fulinta adeegyada Xajka ee sannadkan. “Waxaannu dareemaynaa, in wax badan oo isdaba-maris ah ay jiraaniin, wax badan oo daacadnimaa in ay meeshii ka maqantahay, ballantu sidii ay ahayd in wasaaraddu oga soo baxdo ayaan rabnaa oo ay nagu soo wareejiso, wasaaradda Caddaalada ee Dowladda Puntland ay ku soo wareejiso, si iyadu markaa arrimihii Xajka iyo Shu’uunteeda ay u qunto” ayuu yiri wasiirka. Cawil ayaa dladda Soomaaliya ku eedeeyay in ay musuq-maasuqday qoonadii Puntland ka heshay 11500 (kow iyo toban kun iyo shan boqol) oo xujeey ah, kuwaasi oo Sacuudigu u xadidday in ay Sannadkan ka soo xajiyaan gudaha Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Garoowe caasimada@live.com
-
Baydhabo (Caasimadda Online) – Waxaa fashil kusoo dhamaaday wadahadalo lagu doonayo in lagu sii daayo Muqtaar Roobow Abuu Mansuur oo mar xubin sare kasoo noqday Ururka Al-Shabaab ee ka dagaalamo Soomaaliya iyo wadamo ka tirsan geeska Africa. Waxaa si rasmi ah u xaqiijiyey inuu isku daygaan fashilmay guddi loo xil saaray inay ka qeyb qaataan dadaaladaas lagu soo sii deyn rabay Roobow. Guddiga oo Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed kulan ku yeeshay ayaa sheegay inuu fashilmay wadahadalkaas, waxayna Mas’uuliyadda fashilkaas dusha uga tuureen Dowladda Federaalka Soomaaliya. Guddiga ayaa sheegay inay suurtageli weysay ballan qaadkii ay sameeyeen Madaxweynaha Koonfur galbeed iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ahaa in lasii deyn doono Roobow ama ay iyaga ka tanaasuli doonaan xilka ay hayaan. Sidoo kale Guddiga ayaa sheegay inay suurtageli weysay ballan qaadkii ahaa in magadhow laga bixin doono dadkii ku dhintay rabshadihii Baydhabo. Malaaq Cali Boor iyo Xildhibaan Maxamed Cadow oo ka mid ah Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay ka quusteen soo deynta Roobow Abuu Mansuur. Waxay labadaba Dowladda ku eedeeyeen inay ka baxday ballamo badan oo ku aadan sidii xoriyadiisa dib loogu soo celin lahaa Roobow. Halkaan hoose ka dhageyso hadalka kasoo baxay Guddiga https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2019/05/Dhageyso-Wadahadallo-lagu-sii-deyn-lahaa-Muqtaar-Roobow-oo-fashilmay-Radio-Risaala-Somali-News-Online.mp3Caasimada Online Xafiiska Baydhabo caasimada@live.com
-
To celebrate World Press Freedom Day and the 'Global Conference for Media Freedom' (#DefendMediaFreedom), to be hosted by the governments of the United Kingdom and Canada in July 2019, the British Embassy Mogadishu is delighted Source: Hiiraan Online
-
The U.S. government has revoked the U.S. citizenship of the former imam of Portland’s largest mosque after he arrived in Somaliland last week. Mohamed Sheikh Abdirahman Kariye is on the government’s no-fly list, but the government arranged for him to travel back to his homeland after reaching a settlement with Kariye in January. Under the deal, Kariye agreed not to challenge an order revoking his citizenship and acknowledged having provided false information to immigration officials in July 1997 when he had applied for U.S. naturalization. The settlement appeared to be briefly in jeopardy Monday morning when Kariye’s lawyers asked to rescind it after learning that Kariye had been detained during a stopover at the Dubai airport. Kariye, 57, boarded a flight last Wednesday from Seattle for a 14-hour flight to Dubai and a planned flight four days later to Somaliland. He arrived in Dubai as scheduled, according to court records, but soon sent his Oregon-based lawyers a text from the airport that read, “something is wrong.’’ Kariye was detained and interrogated for seven hours in the Dubai airport by United Arab Emirates officials and questioned about the “Portland Seven,’’ the As-Saber Mosque in Southwest Portland and others who may have attended services there, according to his lawyers. He wasn’t allowed to contact his attorneys during the questioning and all his personal belongings were seized, according to his lawyers, Philip Smith and Nicole Nelson. In October, federal government lawyers told a federal appeals court that Kariye was placed on the no-fly list based on his history as a “mujahedeen fighter in Afghanistan against the Russians,” as well as his expressed support for “violent jihad” in conversations recorded between a cooperating informant and two members of the Portland Seven. They were a group of American Muslims from the Portland area who were prosecuted and convicted of trying to join al-Qaida forces in their fight against the United States military and coalition forces in Afghanistan. The U.S. sought to strip Kariye of his U.S. citizenship because he “provided false information and both willfully misrepresented and concealed material facts’’ when applying for naturalization to the United States. During the process, the FBI informed U.S. Justice Department attorneys that Kariye had coordinated with Osama bin Laden and other known terrorist leaders and was associated with terrorist organizations including Makhtab Al-Khidamat, or MAK, a designated terrorist organization and pre-cursor to al-Qaida. “The parties agreed denaturalization was appropriate, following which Kariye agreed to depart the United States,” said Kevin Sonoff, a spokesman for the U.S. Attorney’s Office and the U.S. Department of Justice. Kariye ultimately was able to fly to Hargeisa, Somaliland. He arrived last Friday. His lawyers alleged the questioning in Dubai amounted to a “breach’’ by the government. “It is inconceivable that UAE officials would have interrogated Defendant about the Portland Seven and activities at the As-Saber Mosque in Portland without having received information directly from” the government, Smith wrote to the court. Kariye’s lawyers urged the court either to compel the government to explain why Kariye was detained Dubai or allow him to renounce his U.S. citizenship, instead of having it revoked, and withdraw his admission that he had lied previously to U.S. immigration officials when he obtained his naturalization certificate. In a brief hearing before U.S. District Judge Robert E. Jones, attorney Christopher W. Hollis of the U.S. Department of Justice said by phone that he had no communication with the United Arab Emirates about Kariye. Kariye’s lawyer said Hollis could have been kept in the dark, but the U.S. government still could have communicated with the United Arab Emirates about their client. Smith noted that the government had three months of advance notice of Kariye’s scheduled flight and itinerary. “Plaintiff had a responsibility to not simply be silent but to inform the UAE that he is coming through and it is OK for him to fly,” Smith argued. Jones denied Kariye’s motion. The judge ordered the settlement to stand and signed an order revoking Kariye’s U.S. citizenship. The judge said it was “unfortunate” that Kariye was interrogated in Dubai, but that didn’t negate the settlement agreement. Jones said it appeared that the United Arab Emirates’ interrogation of Kariye was “done unilaterally” and that the “U.S. government played no role.” When Kariye had first sought citizenship, he had lied on his application to federal immigration officials about not being arrested in the past, failing to acknowledge a 1993 arrest in Pakistan, according to court documents. Under the settlement, Kariye is forever prevented from claiming any rights or benefits under any document that shows he had obtained U.S. citizenship on Aug. 14, 1998. He’s also been ordered to complete a form abandoning any lawful resident status in the United States and must send his U.S. passport by DHL Express to the government lawyer, no later than five days after his arrival in Somaliland. The revocation of Kariye’s U.S. citizenship falls at the start of the Muslim holy month of Ramadan. Calls to the Islamic Center of Portland were not returned on Monday. View the full article
-
Somali National Intelligence and Security Agency (NISA) said nine operatives from armed group al-Shabaab have surrendered in Gedo region last week. NISA added in a Twitter post that among them are two key figures holding senior positions. “Nine al-Shabaab members surrendered in Gedo region last week alone, one from the propaganda section and another from library department.” The Somali government has reiterated its calls for amnesty to al-Shabaab defectors since the group was pushed out of the capital in 2011. High profile figures gave up the idea since then including former leader Mukhtar Robow Mansour. The development comes as security agencies across the country heightened security during the holy month of Ramadan. Somali Police force foiled inland explosive devices near the capital Mogadishu. Security agencies said minibus with explosives was intercepted by the security officers before it exploded. Meanwhile, Somali Police Force Deputy Commander, Colonel Zakia Hussein train security agencies recovered arsenal in Marka. They seized a significant cache of landmines and IEDs following an operation, as many as 12 landmines and other explosives were recovered. View the full article
-
Wasiirka Caddaalada Puntland Cawil Sheikh Xaamud Wasiirka Caddaalada, arrimaha Diinta iyo Dhaqan-celinta Puntland, Cawil Sheikh Xaamud Maxamed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe, ayaa ka soo horjeestay guddi qaabilsan, kala saarista shirkadaha u tartamaya fulinta adeegyada xajka ee sannadkan, oo ay dhowaan magacowday wasaaradda Awqaafta iyo Arrrimaha Diinta ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Wasiir Xaamud ayaa sheegay in xukuumadda Puntland ay si cad uga horjeeddo, guddiga ay magacowday wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya ee loo xilsaaray, kala xulista shirkadaha u tartamaya fulinta adeegyada Xajka ee sannadkan, maadaama sida uu sheegay aan guddigaasi lagala tashan Puntland. Sidoo kale, mudane Xaamud ayaa xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay, in ay maroorsatay qoonadii Puntland ka heshay 11500 (kow iyo toban kun iyo shan boqol) oo xujeey ah, kuwaasi oo Sacuudigu u xadidday in ay Sannadkan ka soo xajiyaan gudaha Soomaaliya. “Waxaannu dareemaynaa, in wax badan oo isdaba-maris ah ay jiraaniin, wax badan oo daacadnimaa in ay meeshii ka maqantahay, ballantu sidii ay ahayd in wasaaraddu oga soo baxdo ayaan rabnaa oo ay nagu soo wareejiso, wasaaradda Caddaalada ee Dowladda Puntland ay ku soo wareejiso, si iyadu markaa arrimihii Xajka iyo Shu’uunteeda ay u qunto” ayuu yiri wasiirka. Wasiirka ayaa sheegay in haddii aan Puntland loo soo wareejin qoondadeeda, ay ka soo baxayso in xukuumadda Federaalka aysan dhab ka ahayn, in ay wada-shaqeyn la yeelato dowlad goboleedyada dalka, waxaana uu dalbaday in si deg deg ah Puntland loogu soo wareejiyo qoondadaasi. PUNTLAND POST The post Puntland oo ka soo horjeesatay guddi ay magacowday wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta xukuumada Federaalka appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa Xaley Madaxweyne Farmaajo ka hor istaagey Kulan Balaaran uu la yeelan lahaa Bilshada Rayidka ku sugan Garoowe ka dib markii uu Saciid Dani ku andacoodey in weli la dhameyn Khilaafkii Dowladda iyo Maamulkiisa Arrintaan waxay i soo Xasuusisey markii Dowlada Federaalka ay horey uga hor istaagtey Dhowr Shirar uu qabsan lahaa Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur marka sow uma muuqata kulanka Madaxweyne Farmaajo la joojiyey in uu soo dedejiyey Nabsigii laga galey Cabdiraxmaan marka wixii aad hore u sameyseen ayaa markiinii la idiin ku Sameeyey sidaa Darteed Mar waliba Caburinta ma fiicna Dhinaca Kale marna isma oran Madaxweyne Farmaajo ayaa Tuulo lagu Qash Qashaadi doonaa waana ayaandaro ku dhacdey Dowladnimadeenii in Madaxweynihii Qaranka laga hor istaago Kulan uu la qaadan Bulshada Rayidka Soomaalidu waxay Tiraahdaa Lax Waliba Shilalkey is dhigto ayaa lagu qalaa marka Madaxweyne adigaa la shirey Gudoomiyayaal Gobol ka Xaab Xaabi Qore: Amiin Yusuf Qasaaro Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
-
Shil gaari oo ka dhacay wadadada u dhexaysa Berbera iyo Magaalada Hargeysa ayaa waxaa la soo sheegayaa in ay ku dhinteen 7 qof halka 4 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen. Shilkan ayaa dhacay kadib markii ay isku dhaceen gaari weyn oo ah kuwa xamuulka qaada iyo Gaari Bas ah oo rakaab waday. Dadkii dhaaqacmay ayaa loo qaaday isbiyaalka magaalada Berbera sida uu warbaahinta u sheegay isuduwaha caafimaadka ee gobolka Saaxil Dr. Bashiir Diiriye. The post Shil gaari oo dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay wadada Berbera – Hargeysa appeared first on Puntland Post.
-
Mudooyinkii u danbeeyey deegaanada Somaliland waxa ku soo badanaya shilalka gaadiika iyadoo 24-kii saacadood ee u danbeeyey ay ku waxyeeloobeen in ka badan toban qof kuwaasi oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Read More
-
Garoowe (Caasimadda Online) – Wararka naga soo gaarayo Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland ayaa sheegayo inay Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ay inta badan isaga soo dhawaadeen qodobadii la isku heystay. Shabakadda Caasimada Online ayaa heshay qaar ka tirsan qaar ka mid ah qodobadii illaa hadda la isku afgartay in kastoo aysan weli aheyn kuwa la saxiixay balse la filayo inay kamid noqdaan qodobada war-murtiyeedka lagu soo saari doono. Mas’uul ka tirsan xubnaha ka qeybalayo shirka ayaa qodobadaan ku sheegay inay yihiin kuwa illaa xad la mabda’ ahaan la isku afgartay balse weli laga wada-hadlayo faa-faahinnada dheeraadka ah Qodobadaas ayaa kala ah: In dib loogu noqdo xeerarka doorashooyinka iyo Patrol-ka oo ay ansixiyeen Golaha Wasiirada Soomaaliya lana horgeeyay baarlamaanka. In meel looga soo wada jeesto la dagaalanka Al-Shabaab iyo Daacish iyadoo ay hogaamin doonto Dowladda Soomaaliya. Sameynta Gole Iskaashi oo ay ku mideysan yihiin Dowladad Soomaaliya iyo Maamul Gobaleedyada kuwaas oo 3dii bil mar kulma. In si deg deg ah loo bilaabo wada-xaajoodka Soomaaliya iyo Somaliland si hore loogu socdo Dowladda Soomaaliyana ay dar dar geliso wadahadalada. In muddo kordhin hal sano ah looga daro Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle “Xaaf” lagana dul qaado culeeska ay ku heyso Dowladda Soomaaliya. In ay wadashaqayn dhow yeeshaan Wasaaradaha heer dowlad dhexe iyo heer federaal iyagoo qaadan doono kulamo joogto ah. Caasimada Online Xafiiska Garoowe caasimada@live.com
-
Mudooyinkii u danbeeyey dunida waxa sare u kacay weerarada lala beegsanayo goobaha cibaada, iyadoo la weeraray masaajido iyo waliba kiniisado. Hadaba iyadoo lagu guda jiro bishii Ramadaan ayaa muslimiinta ku dhaqan qaar ka mid ah dalalka reer galbeedku ay wadaan talaabooyin ay ku xoojinayaan amaanka masaajida. Sheekh Axmed-dayib Xuseen waxa uu kamid yahay culimada magaalada Birmingham ee dalka Britain waxaana uu Cabdixakiim Maxamuud Shirwac uu uga waramay sida uu ay u xoojinayaan, waxaana uu ugu horeyn weydiiyey waxa dareenka dhaliyey. Read More
-
Barnaamijkii Galka Baadhista waxa uu maanta ku saabsan yahay xanuunada dhimirka, waxaana inoo soo diyaariyey islamarkaana inoo soo jeedinaya Haaruun Macruuf. Read More
-
07/05/2019 PRESS RELEASE British Embassy Launches Somali Journalism Prize Mogadishu: To celebrate World Press Freedom Day and the ‘Global Conference for Media Freedom’ (#DefendMediaFreedom), to be hosted by the Governments of the United Kingdom and Canada in July 2019, The British Embassy Mogadishu is delighted to announce the launch of Young Somali Voices journalism prize (YSV). We are seeking short videos and photographs from media students and early career journalists based in Somalia including which demonstrate a positive, original and unique story about Somalia. This award will highlight the importance of defending media freedom and demonstrate the key role that the media play in creating an inclusive and open society in Somalia. It will also seek to identify and project young Somali voices including Somaliland and positive stories about Somalia. The new prize was announced during World Press Freedom Day celebrations held at the British Embassy Mogadishu and co-hosted by Her Majesty’s Ambassador to Somalia, Ben Fender, and representatives from the United Nations office in Somalia. The event provided a platform for a cross section of Somali journalists to raise awareness of the challenges and opportunities they face with regard to media freedom in Somalia. Speaking after the event, the British Ambassador to Somalia said: “A free press is our best defence against corruption, extremism and abuse of power. Media freedom is under increasing attack in Somalia as journalists are rroutinely subjected to intimidation, harassment and persecution. I look forward to continuing our work with the media, civil society organisations, international partners and the Government of Somalia to address these challenges together. ” “The objective of the British Embassy’s Somali Journalism Award is to celebrate and promote the important role that a free media plays in Somalia and to identify and recognise emerging talent; we encourage all young Somali media students and new journalists to actively participate.” Criteria for entry · The competition is open to media students and early career journalists (3 years work experience and below, directly employed or freelance). · Applications from women and marginalised groups are particularly encouraged. · All entrants must be Somali nationals and have a valid travel document. · The deadline for entries is 23:59 on Friday 7 June 2019. Any work submitted after this time will not be accepted. How to enter Submit either: · A video of up to 2 minutes highlighting a positive and unique story about any aspect of life in Somalia. The video can be in Somali but must have English subtitles or · a black and white or colour photograph depicting a positive and unique story about Somalia. The photograph should have a title or short caption. The video/ photograph should be sent via WeTransfer or Google Drive to UKinSomalia@gmail.com . If you have any questions, or problems with the submission process, please contact the awards team at UKinSomalia@gmail.com before Friday 7 June 2019. Include a one-page CV which includes your name, date of birth, education, employment history, copy of your travel document with your entry. Qaran News
-
Golaha Horumarinta Qaranka (GHQ) ayaa shirkiisii labaad ee sanadkan 2019-ka ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta Dowladda Puntland, kaas oo furmay Maajo 5, 2019 socdayna [...] Source
-
Dadka la nool xanuunka HIV/AIDS ee ku dhaqan Soomaaliya ayaa la sheegayaa inay xilligan wajahaya xaalad adag oo dhanka nolosha ah. Read More
-
Shirkii maalmihii laso dhaafay ka socday magaalad Garoowe ee u dhexeeyay madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwo dowlad-goboleedyada ayaa waxaa is afgarad laga gaaray qodobadaan [...] Source
-
Boqortooyada Sucuudiga ayaa ku soo biirtay dalalka Geeska Afrika iyo kuwa beesha caalamka ee tar-tanka ugu jira dhex-dhaxaadinta Somaliland iyo Soomaaliya, gaar ahaana martigelinta wada hadaladii ugu horeeyey ee dhex-mari lahaa Xukuumadda Farmaajo Iyo Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Biixi. Tobaadkii hore ayey ahayd markii uu safiirka Sucuudiga u fadhiya dalka Soomaaliya, Dr Mohammed Abdi-kani Khayat uu booqasho ku yimid dalka Somaliland, kaasi oo kulamo la yeeshay Madaxweyne Muus Biixi iyo Xukuumaddiisa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo 2-dii bishan May Xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sucuudiga u fadhiya dalka Soomaaliya, Dr Mohammed Abdi-kani Khayat oo booqasho ku yimid Somaliland, ayaa war-murtiyeed ay Maadaxtooyadda Somaliland kasoo saartay kullanka dhex-maray denjiraha Sucuudida u fadhiya Somaliya iyo Madaxweyna Somaliland ku sheegtay mid la isku afgradtay qodobo ay ka mid ahayeen siciid Sucuudigu gacan uga siin lahaa Xukuumadda dadka Abaaruhu Sameeyeen iyo sidii xayiraada xoolaha saaran laga qaadi lahaa, shuruudaha dawladda sucuudigu qabtana looga jawaabi lahaa. Dhanka kalene waxa xusid mudan in kulan-kaa uu Madaxweyne Biixi qasrigiisa Madaxtooyadda kula yeeshay danjire Dr Mohammed Abdi-kani Khayat aan lagu sheegin in ay ka wada hadleen in Dowlada sucuudigu ay danaynayso sidii wadda haddalada Somaliland iyo Somaaliya loo soo celin lahaa, isla markaana ay iyadu doonayso inay ku dhexdhaxaadiso. Geesta Kalene Dowlada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay Dowlada Sucuudigu kusoo biirtay dalalka doonaya inay dhex-dhexaadiyaan Somaliland iyo Soomaaliya ee rabba inay martigeliyaan wada hadaladii u dhaxeeyey Hargeysa iyo Muqdhisho, sidaana waxa sheegay Raysal Wasaare xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed “Horta runtii waddamada rabba inay Somaliland iyo Soomaaliya dhax-dhaxaadiyaan maanta wey badan yihiin Turkiga, Sucuudi Arabiya,Itoobiya Ereteriya iyo waddamo kale oo badan .” Qaran News
-
Berbera (SMN) – Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shil gaari oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Berbera ee maamulka Somaliland. Shilka ayaa yimid, kadib markii ay isku dhaceen gaari xamuul ah iyo Bas siday Rakaab, xilli ay marayeen inta u dhexeysa deegaanada Lafaruug iyo Xamaas. Ugu yaraan lix Qof ayaa ku dhimatay shilkaasi, halka ay ku dhaawacmeen tiro intaasi ka badan, kuwaas oo dhaawacyadooda la geeyay gudaha M/ Hrageysa. Inta badan waxaa deegaanada Somaliland ka dhaca shilal geysta khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac intaba. Halkan hoose ka daawo Sawirrada:- View the full article
-
Balcad (SMN) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku warramaya in maanta Ciidamada dowladda ay dhaq dhaqaaqyo iyo howlgallo Milatari ay ka wadaan deegaano hoostaga degmada Balcad ee gobolkasi. Howlgallada ayaa si gaar ah Ciidamadu waxa ay uga fuliyeen deegaanada Raas Qabow iyo Yaaqle ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Intii ay socdeen howlgalladan ayaa waxaa ay Ciidamada Milatarigu iska hor imaadyo kala kulmeen Dagaalyahannada Al Shabaab oo ku xoogan halkaasi. Lama oga illaa iyo haatan khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaallada dhex maray labada dhinac. Dhaq dhaqaaqyadan ayaa ku soo aadaya, xilli shalay Al Shabaab iyo Ciidamada dowladda ay ku dagaalameen duleedka degmada Balcad ee gobolka Sh/Dhexe. View the full article
-
Dharkenley (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil barqanimadii maanta nin hubeysan uu ka geystay qeybo ka mid ah degmada Dharkenley ee G/Banaadir. Dilkan ayaa la sheegay in loo geystay in Wiil dhalinyaro ahaa oo lagu magacaabi jiray C/raxmaan Cabdow, kaas oo ku sugnaa xaafadda Dabakaanyo Madow ee degmadaasi. Ilo dadka deegaanka ah ayaa Shabelle u sheegay in ninka dilka geystay uu horay Marxuumka uga qaatay Mobile uu watay. Dhinaca kale Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka dowladda ayaa gaaray meesha ay wax ka dhaceen, kuwaas oo Meydka ka qaaday halkaasi. Xiriiro aan la sameynay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Dharkenley ayaa waxa ay ka gaabsadeen in ay faah faahin ka bixiyaan dilkaasi. Ammaanka degmooyinka G/ Banaadir ayaa maalmihii dambe ahaa mid dagan, iyadoona ay howlgallo ballaaran ka wadeen Ciidamada dowladda Soomaaliya. View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Waxaa si rasmi ah caawa u bilaabanaya Tartan Aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle, kaas oo sanadkiiba mar la qabto bisha Barakeysan ee Ramadaan. Tartanka oo ah mid xiiso badan ayaa waxaa ku baratamaya illaa 16 degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir iyo qaar ka ka mid ah gobollada dalka. Illaa 4 Group ayaa loo qeybiyay degmooyinka, iyadoona horin walba ay ku wada jiraan illaa iyo 4 degmo. Degmooyinka Kaxda iyo Baraawe ayaa nasiib u yeeshay furitaanka Tartanka, kuwaas oo caawa isku arki doona Barnamamijka tartan aqooneedka Shabelle. Kaxda waa degmo ku taalla Muqdisho waxa ay dhacdaa koonfur galbeed ee gobolka Banaadir, waxaana koofureed ka xiga degmada Dharkenley. Sidoo kale waxaa dhanka galbeed ka xiga deegaankla Lafoole ee gobolka Sh/hoose, waqooyina degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Baraawe waa magaalo xeebeed ku taalla gobolka Shabeelaha Hoose waa degmo taariikh dheer leh, koonfur waxaa ka xiga Jilib, galbeed Sablaale, bari badweynta Hindiya, woqooyina Marka. Tartamayaasha labada dhinac ayaa haatan u tafa xeydanaya ka qeyb galka Tartanka Caawa, iyadoona degmo walba ay isku diyaarineyso dhanka guusha. Sanadkan waxaa tartan aqooneedka Shabelle taaba gelinayaha shirkadda adeegga Korontada ee BECO iyo shirkadda Cabitaanada ee Kooka Koola. View the full article
-
Muqdisho (SMN) – Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ayaa soo bandhigtay Sawirrada qaar ka mid ah saraakiil ka tirsanaa Al Shabaab oo ay sheegtay in ay isku soo dhiibeen Ciidamada dowladda Soomaaliya. NISA ayaa boggeeda Twitter-ka ku baahisay in todobaadyadii la soo dhaafay gobolka Gedo ay iska soo dhibeen illaa 9 sarkaal oo ka tirsanaa Al Shabaab. Hay’addu ma shaacin magacyada xubnahaasi, marka laga reebo Sawirrada labo sarkaal oo ay tilmaamtay in Xarakada Al Shabaab ay u qaabilsanaayeen maktabka Dacwada (Propagandada) iyo Maktabka Fursaanul Xizbiga “Sagaal (9) sarkaal oo Al Shabab ah ayaa asbuucii la soo dhaafay iska soo dhiibay gobolka Gedo. waxaa ka mid ah laba sarkaal oo kala qaabilsanaa Maktabka Dacawada( Propagandada) iyo Maktabka (Fursaanul Xizba)”ayaa lagu yiri warka ka soo baxay taliska NISA. Arrintan ayaa ku soo beegmeysa, xilli muddooyinkii la soo dhaafay Ciidamada dowladda iyo kuwa Midowga Africa ee AMISOM ay sare u qaadeen howlgallada milatari ee ka socda koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Halkan hoose ka daawo Sawirrada:- View the full article
-
Muqdisho (SMN) -Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato:- https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/05/Warka-Duhur-070519-sx.mp3 View the full article