Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Kismayo – On the third stop of a series of consultations in Somalia’s Federal Member States, a senior delegation of some of the country’s international partners today visited Jubaland’s capital, Kismayo, where it held meetings Source: Hiiraan Online
  2. Muqdisho (Caasimada Online) – Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa meel-mariyey miisaaniyad ay ku jirto deyn-cafinta Soomaaliya, sida ay shaaca ka qaaday Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalkaas. War-saxaafadeed ay soo saartay ayey Ilhaan Cumar ku sheegtay in miisaaniuyadda Aqalka Wakiilada ee lambarkeedu yahay H.R 1158 lagu xaqiijiyey deyn cafinta Soomaaliya. “Waxaan ku faraxsanahay inaan maanta xaqiijinay deyn cafinta Soomaaliya. Soomaaliya waxaa dul-saaran deyn dhulka la gashay, taasi oo dib u dhigaty dhaqaalihii islamarkaana malaayiin Soomaali ah ka dhigtay sabool.” Ayey ku tiri Ilhaan Cumar qoraalka ay soo saratay. “Tani ma saameyneyso kaliya Soomaalida ku nool Soomaaliya, balse sidoo kale kumanaan Soomaali Mareykan ah oo ku nool degmada aan matalo, sidoo kalena ay ehel ka joogaan gobolka” ayey tiri Ilhaan. “Xermadan deyn cafinta waa tallaabo aad u weyn oo caddeyneysa horumarka wanaagsan ee Soomaaliya ay sameysay sanadihii tagay. Tani ma ahan in loo arko dhammaad, balse waa inay bilow u noqotaa soo cusbooneysiinta xiriir diblomaasiyeed oo lala yeesho Soomaaliya. “Waa in wax badan oo dheeri ah la sameeyaa marka ay noqoto adkeynta dimoqraadiyadda, dhowrista xuquuqda aadanaha, iyo xiriirka ka dhaxeeya Villa Somalia, dowlad goboleedyada iyo shacabka. Mareykanka kaalin ayuu ka qaadan karaa dhammaan arrimahan.” Ayey tiri Ilhaan. Waxay intaas ku dartay “Deyn cafinta waa tallaabo loo qaaday jihada saxan, waxaana sii wadi doonnaa inaan ka shaqeeyo helista Soomaaliya xor ah, nabad ah, oo dimoqraadi ah oo dhammaanteen aan dooneyno inaan aragno.” Warka kasoo baxay Ilhaan ayaa imanaya ayada oo dhowaan wargeyska Foreign Policy, uu qoray in wasaaradda arrimaha dibedda iyo tan maaliyadda Mareykanka, ay hilmaameen inay ku wargeliyaan Congress-ka in lacagta lagu taageerayo deyn cafinta Soomaaliya lagu daro miisaaniyadda 2020 ee uu dhowaan diyaariyey congress-ka. Khaladkaas ayaa u muuqday mid meesha ka saarayeyin Soomaaliya ay hesho deyn-cafin sanadka 2020, maadaama barnaamijka deyn cafinta Bankiga Adduunka iyo IMF ee HIPC uu u baahan in dhammaan dalalka daymaha bixiya, oo Mareykanka uu ku jiro, ay deyn cafinta Soomaaliya wada ansixiyaan mar qura. Si kastaba, miisaaniyaddii uu horey u ansixiyey Aqalka Wakiilada, ayaa wxaaa dib usoo celiyey aqalka Senate-ka, taasi oo Aqalka Wakiilada siisay fursad labaad oo deyn cafinta Soomaaliya loogu daro miisaaniyadda. Bilaha hore ee sanada 2020 ayaa la filayaa in IMF iyo Bankiga Adduunka ay si rasmiga ah deynta uga cafiyaan Soomaaliya, kadib marka ay isku wada raacaan dhammaan dalalka deymaha ku leh Soomaaliya. Ka hor Mareykanka, dalal badan ayaa horey sidaas u ballan-qaaday. Hoos ka aqriso qoraalka kasoo baxay Ilhaan Cumar
  3. Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Bar-Qumanha-Wararka-17122019.mp3 View the full article
  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay inaysan wali cadaalad helin dhalinyaradii ilaalada u aheyd ee 17-kii bishan oo kale sanadkii 2017-kii lagu dilay weerarkii ay ciidamada dowladdu ku qaadeen xarunta Xisbiga Wadajir. Cabdiraxmaan ayaa sheegay inay xuska dhalinyaradaas sanad walba u dhigaan in aan la iloobin iyaga oo aan wali cadaalad helin, waxa uu sheegay in kuwii dilay ay wali dalka xukumayaan, isla markaana hal mar aysan muujin garowshiyo. “Mida xusuusteena aan ka go’eyn waxay tahay oo aan rabno inaan dadka Soomaaliyeed ku heyno xusuustooda waa in dowlad magaceed wax lagu dilay, oo dad masaakiin ah oo guryahoodii iska jooga madaafiic lagu soo weeraro habeen barkii dadkaas waxaa lagu dilay magaca dowladda, dowladuna waa wax la isku darsaday oo naga dhexeeya marka wixii naga dhexeeyey ayaa anga nala ku dilay, dilkii markuu dhacayna dadkii la dilay cadaalad ma helin, oo hadii ay dadkaas cadaalad heli lahaayeen waan ka sabri laheyn” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Halkan ka Daawo
  5. Somali-American Congresswoman Ilhan Omar has announced a deal was reached Tuesday to cancel Somalia’s debt but it remained unclear if the cancellation is on the arrears owed to the US by Somalia or the entire debt. Source: Hiiraan Online
  6. Kismaayo-(Caasimada Online-Xildhibaan Cabdirashiir Xidig oo horay u sheegtay madaxweynaha garab la magacbaxay isbedel doonka ee Jubbaland ayaa qoraal uu soo dhigay bariita xiriirka bulshada waxa uu ku sheegay in shacabka reer Jubbaland muddo dheer ku soo jireen caburin, balse hadda la joogo markii ay ka bixi lahaayeen. Waxaan leeyahay Shacabka Jubaland Mudo dheer oo aad maamulkii hore ee Jubaland kala kulmayseen cabudhin iyo caga jugleyn Waxay saacadu dul hoganeysaa xiligii aad ku naaloon lahaydeen go,aan ka gaadhista mustaqbalkiina Jubalandna ay ka dhici lahayd doorasho xor iyo xalaal ah” ayuu qoraalkiisa ku yiri Xidig. Cabdirashiid Xadig ayaa sidoo kale sheegay inay lagama maarmaan tahay in is bedel kla dhaco Jubbaland si ciidamadu u heleen xuquuq joogto ah ardayduna u helaan deeqaha waxbarasho oo ay helaan asaagooda. “Waa in is bedel dhacaa si Ciidamada Jubaland ay u helaan Mushaar joogta ah oo lamida midka Ciidamada kale ee dalku qaataan, Ardayduna heli lahaayeen waxbarasho dalka Iyo dibada ah,dhalinyaradu heli lahaayeen shaqooyin iyo xirfado lamida mida asagoodu helaan”ayuu Xidig sii raaciyey qoraalkiisa. Ugu danbeyntii Xildhibaan Cabdirashiid ayaa maamulka madaxweyne Axmed Madoo be ku eedeeyey inuu xarago mooday u dhoofidda Nairobi iyo ka dhuumashada Muqdisho, sida uu hadalka u dhigay. “Maamulkii hore ee Jubaland wuxuu xarago mooday inay Nairobi u dhuuntaan oo Muqdisho ka dhuuntaan jawaabta arintan Shacabka soomaaliyeed ayaan u daynayaa: Isbedel doonka Jubaland Waxaa deeqa Doorasho xor iyo xalaal ah oo kaliya” ayuu qoraalkiisa ku soo gaba-gabeeyey madaxweynaha garabka is bedel doonka Jubbaland Xildhibaan Cabdirashiid Xidig. Hadalka Xildhibaan Xidig ayaa ku soo aadaya iyadoo uu maanta magaalada Kismaayo kula kulmay wakiilka Qaramada Midoobey ee arimaha Soomaaliya James Swan, kaas oo ay ka wada hadleen arimaha Jubbaland iyo ay sidii loo xalin lahaa khilaafkii ka dhashay dib u doorashadii Axmed Madoobe.
  7. International partners on Tuesday called on Somalis to embrace dialogue to agree on a way forward and to cooperate to realize the priorities agreed for the year ahead. The partners including the Africa Union, UN, EU and the U.S. among others said the leaders including institutions and communities should work together provide a conducive environment for universal polls, finalize the constitution and fight al-Shabab in 2020. “Somalia’s objectives are achievable with the strong collaboration of all stakeholders and 2020 has the potential to be a historic year for Somali,” the partners said in a joint statement issued after holding consultations in the town of Kismayo. The partners who visited Jubaland, southern Somalia, in the third of a series of consultative meetings in Federal Member States said they reflected on the progress made this year and looking ahead to 2020 as a critical year for Somalia. “We are here to engage with a range of stakeholders and to hear their views on how key national priorities can be achieved in 2020,” they said. The priorities, they said, include preparations for “one-person, one-vote” elections, finalization of the Federal Constitution, continued progress towards debt relief, and the fight against al-Shabab. Somalia, with the help of AMISOM and the UN, is making urgent preparations for universal suffrage elections, which will be the first of its kind after more than two decades since the outbreak of the civil war that followed the collapse of the Somali government in 1992. According to the UN, Somalia last held one-person, one-vote elections in March 1969 when the government was overthrown in a bloodless military coup. Parliamentary and presidential elections took place in late 2016 and early 2017 through a system of indirect suffrage. The partners said the political situation in Jubaland remains unsettled but noted that Jubaland and its people will have their role to play in the work to achieve Somalia’s goals in 2020, adding that they did not wish their views to be overlooked. The partners said the visit afforded them the opportunity to understand directly from the stakeholders in Jubaland the issues that continue to divide them and what solutions may be possible through dialogue, pragmatism and compromise, and prioritization of the national interest. “Without a peaceful resolution, the Jubaland situation poses risks for achievement of critical national priorities. We are grateful to the representatives we met for sharing their ideas,” they said. Enditem View the full article
  8. A 2-day national seminar on the Role of Trade Unions in Somalia’s Constitutional Review Process was yesterday concluded in Mogadishu, bringing together more than 30 trade union representatives and leaders from 12 affiliated unions of the Federation of Somali Trade Unions (FESTU). The seminar, which was supported by the Italian Agency for Development Cooperation (AICS) and the UN’s specialised agency for labour – International Labour Organisation (ILO), gave the workers’ representatives of Somalia an overview of the current status of constitutional reform, the ongoing processes, and the different avenues for providing inputs. The seminar also reviewed the current provisions that guarantee labour relations, freedom of association, and freedom of expression. The first day, 15 December, was dedicated to internal discussions between the trade unions and senior experts from the Ministry of Constitutional Affairs led by its Director General Mohamed Abukar Zubeyr. Unions representatives finally came up a charter of demands for the trade unions and key principles that need to be adhered to during the constitutional review process. The second day, 16 December, was devoted to interactive discussions with senior officials in charge of constitutional affairs and the government, with the aim of ensuring collective understanding of the interests and demands of workers. Trade unions deliberated extensively and adopted key principles that should be applied during the constitutional reform process, along with 16 demands that concern and speak to the interests and aspirations of workers. These must be enshrined in the new permanent constitution of Somalia. The Federal Minister of Labour and Social Affairs, Sadik Hirsi Warfa, recognised the two days of extensive discussions by the trade unions as timely and important for the protection of the fundamental rights of workers of Somalia. He welcomed and threw his support behind the 16 demands from the trade unions, and committed to championing their inclusion in the new permanent constitution. “When workers are at peace, there is social peace in the whole country is at peace. On behalf of the government, let me make it clear that workers must be safeguarded in the next constitution and we shall do everything we can to ensure these rights are constitutionally protected and any law that contradicts this constitution shall be null and void”. Ambassador of Italy to Somalia, Albert Vecchi, expressed the commitment of the Italian government in supporting Somalia’s democratisation route. Italy’s direct support of this seminar underscores its commitment to inspire civic organisations like trade unions to engage and discuss issues of public interests. Ambassador Vecchi applauded the paradigm shift that Minister Warfa led in bringing together the government, workers and employers to promote social dialogue and harmony in rebuilding the Somali nation. Omar Faruk Osman, General Secretary of FESTU stressed that “It is perfectly legitimate and indispensable for the working people of this country to have a say in the constitution-making process because the majority of those this constitution will impact are workers and their interests, inputs and concerns must be taken into thoughtful consideration. The current provisional constitution contains progressive clauses for human and trade union rights but we need to safeguard these current provisions and other progressive clauses to be integrated.” Director General of Ministry of Constitutional Affairs received the proposed principles and Charter of Demands and committed to taking them into account. Professor Isse Halane, Deputy Director of Somali Chamber of Commerce and Industry supported the Charter of Demands, adding that they are progressive insertions that employers also support. ENDS View the full article
  9. Kismaayo (SMN) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan Xubno kasocday Midowga Yurub Midowga Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD waxaana ay labada dhinac ka wada hadleen Arimaha Doorashooyinka 2020 Khilaafka Dowlada Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah iyo cafinta daynta lagu leeyahay Soomaaliya Dhamaystiria Dastuurka iyo qodobo kale. Kulankan waxaa Madaxweynaha ku wehelinayay Madaxweyne ku xigeenka labaad Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud iyo qaar kamid ah xubnaha golaha Wasiirada. Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay dayn cafinta waxaana uu sheegay in ay ahmiyad weyn u leedahay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ayna ka shaqaynayaan sidii arintaas ay miro dhal u noqon lahayd balse ay lagama maarman tahay in shacabka Soomaaliyeed ay ogaadan qalabka daynta looga cafinayo dalkeena iyo wadooyinka loo marayo. Madaxweynaha isagoo ka hadlayay dhamaystirka Dastuurka wuxuu sheegay in ay Dowlada Federaalku ka gaabisay in la dhamaystiro taas oo ay ka dhasheen khilaafyo ay ahayd in lagu dhex xaliyo dastuurka isla markana qaabka hada ay u socoto ayna ahayn sidii loo baahna iyadoo aan laga qaybgalin xubnahii Dowlad Goboleedyadu ay xaqa u lahayeen. Arimaha Doorashooyinka 2020 ayuu Madaxweynahu sheegay in ay muhiim tahay in si wadajir ah looga shaqeeyo oo cid gaar ah aanay danaheeda ka dhex raadin si gaar ahna Madaxweynahu wuxuu xusay in Doorasho qof iyo cod ah aanay dalka ka dhici Karin iyadoo aan la samayn tiro koob sax ah Dhamaystirka Dastuurka Arimaha amaanka iyo wada hadalada Soomaaliland intaasna aan wali wax wanaagsna laga qaban oo saamaxaya in dadku ay codeeyaan iyadoo amniga dalku uu meel adag marayo sidoo kalana ay muhiim tahay in nooca doorashada ay heshiis ka gaaran Dowlada Federaalka Dowladaha xubnaha ka ah iyo saamileeyda siyaasada dalka. Khilaafka Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha xubnaha ka ah ayuu Madaxweynahu sheegay in ay tahay caqabad weyn iyadoo wali Dowlada Federaalka ah ay wado faragalinta ay ku hayso Dowlad Goboleedyada dalka taas oo ay hada taagan tahay faragalinta qaawan ay ay ku hayso qaybo kamid ah Jubbaland gaar ahaan Gobolka Gedo. Arimaha Jubbaland ayuu Madaxweynahu sheegay in meel wanaagsan ay marayaan isla markana wax badan laga qabtay sidii midnimada iyo wadajirka Bulshada loo adkayn lahaa taas oo dadka shacabka ah iyo Xukuumada Jubbaland ay si wadajir ah uga shaqeeyeen isagoo xusay in fataahada wabiga Jubba ay meelo kamid ah Jubbaland saamayn ku yeesheen waxaana beesha caalamka uu ugu baaqay inay doorkooda ka qaatan gurmadka loo samaynayo dadka ay xaaladahaasi sameeyeen. Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan ayaa dhankiisa Madaxweynaha iyo Dowlada Jubbaland ku amaanay sida nabadgalyada leh ee ay wax u socdaan isagoo sheegay in ay tahay wax lagu faano in wixii ka danbeeyay Doorashadii Madaxweynaha sida ayna u dhicin waxyaabo nabadgalyada wiiqi karay waxaa kale oo uu Wakiilku sheegay in Jubbaland ay kasoo baxday waxyaabahii looga baahna ee ay kaga qaybqadanayeen dayn cafinta Soomaaliya. Waxaa kale oo uu intaas ku daray in Madaxweynaha ay ka wada hadleen hanaanka Doorashooyinka 2020 iyo dagaalka ka dhanka ah Argagixisada sidii loogu midoobi lahaa. View the full article
  10. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta guriga martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, xubno ka socday midowga Yurub, Midowga Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD, waxaana ay labada dhinac ka wada hadleen Jubbaland, doorashada 2020, Khilaafka Dowlada Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah iyo cafinta daynta lagu leeyahay Soomaaliya Dhamaystiria Dastuurka iyo qodobo kale. Kulankan waxaa Madaxweynaha ku wehelinayay Madaxweyne ku xigeenka labaad Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud iyo qaar kamid ah xubnaha golaha Wasiirada. Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay deyn cafinta waxaana uu sheegay in ay ahmiyad weyn u leedahay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ayna ka shaqaynayaan sidii arintaas ay miro dhal u noqon lahayd balse ay lagama maarman tahay in shacabka Soomaaliyeed ay ogaadan qaaabka daynta looga cafinayo dalkeena iyo wadooyinka loo marayo. Madaxweynaha isagoo ka hadlayay dhamaystirka Dastuurka wuxuu sheegay in ay Dowlada Federaalku ka gaabisay in la dhamaystiro taas oo ay ka dhasheen khilaafyo ay ahayd in lagu dhex xaliyo dastuurka isla markana qaabka hada ay u socoto ayna ahayn sidii loo baahna iyadoo aan laga qaybgalin xubnahii Dowlad Goboleedyadu ay xaqa u lahayeen. Arimaha Doorashooyinka 2020 ayuu Madaxweynahu sheegay in ay muhiim tahay in si wadajir ah looga shaqeeyo oo cid gaar ah aanay danaheeda ka dhex raadin si gaar ahna Madaxweynahu wuxuu xusay in Doorasho qof iyo cod ah aanay dalka ka dhici karin iyadoo aan la samayn tirakoob sax ah, dhameystirka dastuurka, arrimaha amaanka iyo wada hadalada Soomaaliland intaasna aan wali wax wanaagsna laga qaban oo saamaxaya in dadku ay codeeyaan iyadoo amniga dalku uu meel adag marayo sidoo kalana ay muhiim tahay in nooca doorashada ay heshiis ka gaaran Dowlada Federaalka Dowladaha xubnaha ka ah iyo saamileeyda siyaasada dalka. Khilaafka Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha xubnaha ka ah ayuu Madaxweynahu sheegay in ay tahay caqabad weyn iyadoo wali Dowlada Federaalka ah ay wado faragalinta ay ku hayso Dowlad Goboleedyada dalka taas oo ay hada taagan tahay faragalinta qaawan ay ay ku hayso qaybo kamid ah Jubbaland gaar ahaan Gobolka Gedo. Arimaha Jubbaland ayuu Madaxweynahu sheegay in meel wanaagsan ay marayaan isla markana wax badan laga qabtay sidii midnimada iyo wadajirka Bulshada loo adkayn lahaa taas oo dadka shacabka ah iyo Xukuumada Jubbaland ay si wadajir ah uga shaqeeyeen isagoo xusay in fataahada wabiga Jubba ay meelo kamid ah Jubbaland saamayn ku yeesheen waxaana beesha caalamka uu ugu baaqay inay doorkooda ka qaatan gurmadka loo samaynayo dadka ay xaaladahaasi sameeyeen. Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan ayaa dhankiisa Madaxweynaha iyo Dowlada Jubbaland ku amaanay sida nabadgalyada leh ee ay wax u socdaan isagoo sheegay in ay tahay wax lagu faano in wixii ka danbeeyay Doorashadii Madaxweynaha sida ayna u dhicin waxyaabo nabadgalyada wiiqi karay waxaa kale oo uu Wakiilku sheegay in Jubbaland ay kasoo baxday waxyaabahii looga baahna ee ay kaga qaybqadanayeen dayn cafinta Soomaaliya. Waxaa kale oo uu intaas ku daray in Madaxweynaha ay ka wada hadleen hanaanka Doorashooyinka 2020 iyo dagaalka ka dhanka ah Argagixisada sidii loogu midoobi lahaa. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  11. Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Warka-Habeen-17122019.mp3 View the full article
  12. Kismaayo (Caasimada Online) – Ergeyga QM ee Soomaaliya James Swan ayaa qoraal uu soo saaray uga hadlay kulankii wafdi ka socday beesha caalamka oo uu hoggaaminayey ay maanta magaalada Kismaayo kula yeesheen madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe. Qoraalka James Swan oo matalayey beesha caalamka ayaa lagu sheegay in kaalinta Jubaland ay hadafyada Soomaaliya ee 2020 aan la iska indha tiri karin. “Xaaladda siyaasadeed ee Jubaland weli waa mid aan saldhigin, hase yeeshee Jubaland iyo dadkeeda waxay kaalin ku yeelan doonaan shaqada loogu guuleysanayo hadafyada Soomaaliya ee 2020,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay xafiiska QM ee Soomaaliya ee UNSOM. “Ma dooneyn in fikradaha dadka Jubaland la iska indha-tiro” ayuu qoraalka intaas ku daray. Qoraalkan ayaa lagu sheegay in booqashadii maanta ay ahayd fursad si toos ah looga dhageysto saamileyda siyaasadeed ee Jubaland arrimaha kala qeybinaya iyo xalka loo heli karo, ayada oo loo marayo wada-hadallo iyo isu-tanaasul. James Swan waxa uu intaas ku daray in haddii aan xal laga gaarin ay xalaadda Jubaland halis ku noqon karto sidii loogu guuleysan lahaa ahmiyadaha qaranka. Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa wafdigii maanta Kismaayo tagay u caddeeyey in xilligan aysan Soomaaliya ka dhici karin doorasho qof-iyo-cod ah, taasi oo ayideysa ra’yiga xildhibaanada, maamul goboleedyada kale, iyo inta badan shacabka Soomaaliyeed.
  13. (SLT-Hargeysa)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ku guda jira kormeerka sannadlaha ah ee mashruuca JPLG, ayaa maanta kormeer ku tegay, mashaariicda horumarineed ee Dawladda hoose ee Hargeysa ka waddo gudaha Caasimadda Hareysa. Madaxweyne ku xigeenka ayaa tegay Iskuulo kala duwan kuwaasi oo Dawladda hoose ee Hargeysa ay wax badan ka qabatay dhanka dhismayaasha iyo qalabaynta, sidoo kalena waxa uu booqday Xarumo caafimaad, kuwaas oo ku yaala Degmooyinka kala duwan ee Caasimadda isla markaana ay Dawladda hoose dhistay kuwo kalena ay dhismayaal ku kordhisay, iyadoo kaashanaysa mashruuca maamul daadejinta ee JPLG, sidoo kalena waxa uu Madaxweyne ku xigeenku kormeerkiisa ku tegay Waddada Xaafada Siinay ee Degmada Axmed Dhagax, taasi oo ay dhawaan Dawladda hoose ee Hargeysa bilowday dhismaheeda wakhtigana meel fiican maraysa. Ka dib markii uu kormeerkaasi soo dhammaaday waxaa waftiga Madaxweyne ku xigeenku xogwaraysi kula yeesheen maamulka Dawladda hoose isla xarunta Dawladda hoose ee Hargeysa, halkaasi oo lagu eegayey qorshaha wajiga saddexaad ee mashruuca JPLGka ee ay dawladda hoose ku wajihi doonto hannaanka maamul daadejinta. Madaxweyne ku xigeenka oo geba-gebadii halkaasi ka hadlay ayaa yidhi “Waxaa farxad weyn maanta noo ah inaan joogno Dawladdii hoose ee Caasimadda Hargeysa, magaaladii ugu dadka badnayd uguna weynayd Somaliland, kormeerkayagii sannadlaha ahaa oo aanu ugu kuur gelaynay mashruuca JPLG iyo guud ahaan waxqabadka dawladaha hoose” Isagoo Madaxweyne ku xigeenku hadalkiisa sii wata waxa uu xusay inay Degamda Hargeysa wax badan ka qabatay baahiyaha aasaasiga ah ee waxbarashada waxaana uu yidhi “Iyadoo aan soo marnay dhulkii wax laga qabtay oo maamul daadejintii maanta arrimaha ugu mudan ee kormeerkan uu ka kow yahay oo addeegyadii aasaasiga ahaa ee dadka loo hayey ee dastuurkeenu cadaynayaye in loo dhaadhiciyo , hoos loo daadejiyo oo la gaadhsiiyo dadkii u baahnaa ay ka mid tahay caafimaadka iyo waxbarashada oo degmadii Hargeysa waxbarashadii runtii tallaabo aad iyo aad weyn iyadoo hal sanno iyo dhawr bilood ku jirta ay qaaday, aad iyo aad baan ugu hambalyeynayaa marka hore maamulka degmada Hargeysa” Wa-bilaahi tawfiiq Source
  14. By: Abdullahi Alas Over the last 10 years, Somalia has made tremendous improvement in building government institutions and restructuring security forces. Mohamed Abdullahi Farmajo’s government has secured the capital Mogadishu. Banks have opened and investment is growing. The main economic activities are agriculture and the services sector. Somalia is preparing for a presidential election next year. What are the prospects and practicality of conducting a free and fair election in the horn of Africa nation? Conducting an election in a country like Somalia is a huge task—for government institutions and the people. Popular elections have been held in Somalia only twice in 50 years—in 1964 and 1969. Since their first meeting in Arta, Djibouti, in 2000, Somalis have exercised a clan power-sharing model. This was a temporary measure to help the transitional government prepare the country for a one-person one-vote election. Farmajo’s election was conducted in the airport complex in Mogadishu, as it was too dangerous in the rest of the country. Since the Arta conference adopted the 4.5 power-sharing system, Somalia’s two highest political offices—president and prime minister—have been held by only two clans. Addressing the UN Security Council on November 21, 2019, in New York, the chairperson of the National Independent Electoral Commission, Halima Ismail Ibrahim, emphasised the need to support the rights of Somali people to political participation. “I want to remind the distinguished members of the Council that 2020 is a pivotal year for Somalia’s citizens whose rights to political participation have been denied for 50 years and also it will be a milestone for the international community who have been investing heavily in Somalia for several decades to introduce and promote democracy and good governance,” she said. Somalia has an estimated population of 12 million, many of whom live outside the country; Somaliland is autonomous, and 2-3 million others are refugees in other countries. The Farmajo led-government has been struggling to be in the good books of the federal states of Somalia. It has yet to recognise the election of President Ahmed Mohamed Islam (Ahmed Madobe) in Jubaland. Al Shabaab is estimated to have between 7,000 and 9,000 fighters in Somalia, according to the BBC. Al Shabaab continues to carry out attacks in Somalia and neighbouring Kenya, killing civilians. The militants also continue to target the Somali state and African Union Mission in Somalia (Amisom) forces. According to the Council of Foreign Relations, the United States has pursued a two-pronged approach in Somalia­—by providing financial and logistical support to Amisom and conducting counterterrorism operations, including drone strikes and special operations forces raids, against al Shabaab militants. It was reported that 150 militants were killed by a US strike at a training camp north of Mogadishu in 2016. The US continues to carry out airstrikes against the militants. Given these circumstances, therefore, it would be difficult for Mogadishu to conduct a free and fair election. Al Shabaab controls part of Bay and Bakool as well as parts of Gedo. With weak institutions and lack of properly trained electoral officials (those available have little skill in election infrastructure, let alone the capacity to do mapping), Somalia’s ability to exercise universal suffrage is still a distant mirage. Without proper electoral laws and funds, it remains to be seen how the Farmajo led-government will conduct a popular election in Somalia. It is estimated that the National Independent Electoral Commission needs $53 million (Sh5.4 billion) for the election by December 2019. Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are those of the authors and do not necessarily reflect the official policy or position of Caasimada Online. For publication please email your article caasimada@live.com. Thank You
  15. (SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac-nac oo ka mida mudanayaasha golaha wakiiladda, ayaa ku taliyey hadii ay noqotay in la soo celiyo guddidi hore doorashooyinka, in isna la soo celiyo madaxweynihi hore ee Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxaanu yidhi isaga oo arrimahaasi ka hadlaya, Halkan hoose ka DAAWO Source
  16. Wafdigii Balaaraa ee maanta tagay Kismaayo oo uu hogaaminayay Wrgayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey James Swan ayna ka mid ahaayeen EU iyo AU ayaa [...] Source
  17. Muqdisho (Caasimadda Online) – Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo horay usoo noqday wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga DF islamarkaana hadda kamid ah mas’uuliyiinta wasaaradda difaaca ayaa sheegay in nidaamka cadaaladda Al-Shabaab uu ka wanaagsan yahay midka dowladda. Yuusuf Indha Cadde ayaa ku eedeeyey Maxkamadaha Gobolka Banaadir inay ka jiraan cadaalad darro baahsan. Jeneraal Indha Cadde, oo sheegay inay Maxkamadda Gobolka ka taalo dacwad ku saabsan dhul, ayaa sheegay inuusan marnaba ka fileyn in si cadaalad ah loo qaado. Wuxuu tilmaamay in dadka dacwadda kala dhaxeyso aysan heysan wax Documentiyo ah oo keeni kara in dacwad la furo, isla markaasna ay qalad tahay in gal dacwadeed looga furo Maxkamadda Gobolka Banaadir. Indha Cadde ayaa muujiyay in uu ku qanacsanyahay maxkamada Islaamiga ah ee Xarakada Al Shabaab uuna diyaar u yahay in uu halkaas cadaalad u doonto balse uu ka baqayo in la dilo. “Al-Shabaab ayaa cadaalad u doonan lahaa, haddii aan u baqeyn nafteeda” ayuu yiri Indha Cadde oo bixiyey wareysi dheer. Halkaan hoose ka daawo hadalka Yuusuf Indha Cadde
  18. Kismaayo (Caasimada Online) – Maamulka Jubaland ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray uga hadlay waxyaabihii looga hadlay kulankii manta Kismaayo ku dhex maray madaxweyne Axmed Madoobe iyo wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan, oo ay wehliyeen xubno kasocday Midowga Yurub Midowga Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD. Qoraalka Jubaland ayaa lagu sheegay in labada dhinac ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka 2020, khilaafka dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, cafinta daynta lagu leeyahay Soomaaliya, iyo dhamaystirka dastuurka iyo qodobo kale. Sida qoraalka lagu sheegay Axmed Madoobe, ayaa sheegay in deyn xafinta ay ahmiyad weyn u leedahay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ayna ka shaqaynayaan sidii arrintaas ay miro dhal u noqon lahayd, balse ay lagama maarman tahay in shacabka Soomaaliyeed ay ogaadan qalabka daynta looga cafinayo dalkeena iyo wadooyinka loo marayo. Madaxweynaha isagoo ka hadlayay dhamaystirka Dastuurka, wuxuu sheegay in ay Dowlada Federaalku ka gaabisay in la dhamaystiro taas oo ay ka dhasheen khilaafyo ay ahayd in lagu dhex xaliyo dastuurka, isla markana qaabka hada ay u socoto ayna ahayn sidii loo baahna iyadoo aan laga qaybgalin xubnahii dowlad goboleedyadu ay xaqa u lahayeen. Qoraalka Jubaland ayaa sidoo kale intaas ku daray “Arrimaha doorashooyinka 2020 ayuu Madaxweynahu sheegay in ay muhiim tahay in si wadajir ah looga shaqeeyo oo cid gaar ah aanay danaheeda ka dhex raadin, si gaar ahna Madaxweynahu wuxuu xusay in Doorasho qof iyo cod ah aanay dalka ka dhici karin iyadoo aan la samayn tiro koob sax ah dhamaystirka dastuurka, arrimaha amaanka iyo wada hadalada Somaliland, intaasna aan wali wax wanaagsna laga qaban oo saamaxaya in dadku ay codeeyaan, iyadoo amniga dalku uu meel adag marayo, sidoo kalana ay muhiim tahay in nooca doorashada ay heshiis ka gaaran Dowlada Federaalka Dowladaha xubnaha ka ah iyo saamileeyda siyaasada dalka.” Axmed Madoobe ayaa sheegay in khilaafka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, ay tahay caqabad weyn, iyadoo wali Dowlada Federaalka ah ay wado faragalinta ay ku hayso Dowlad Goboleedyada dalka, taas oo ay hada taagan tahay faragalinta qaawan ay ay ku hayso qaybo kamid ah Jubbaland gaar ahaan Gobolka Gedo. Jubaland ayaa sidoo kale sheegtay in James Swan uu dhankiisa Madaxweynaha iyo Dowlada Jubbaland ku amaanay sida nabadgalyada leh ee ay wax u socdaan, isagoo sheegay in ay tahay wax lagu faano in wixii ka danbeeyay Doorashadii Madaxweynaha, sida ayna u dhicin waxyaabo nabadgalyada wiiqi karay. Waxaa kale oo uu intaas ku daray in madaxweynaha ay ka wada hadleen hanaanka doorashooyinka 2020 iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo sidii loogu midoobi lahaa.
  19. Guddiga Madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka, xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo deeq bixiyayaasha caalamka ayaa maanta ku dhexmaray magaalada Muqdisho kulan xog is waydaarsi oo ku saabsan hawlaha la xariiro doorashooyinka 2020. Guddoomiyaha guddiga marwa Xalima Ismaaciil Yareey ayaa shirka ka sheegtay hawlaha doorashada la xariira iyo wixii guddiga uu ka qabtay. Guddoomiye Xaliimo ayaa soo qaadatay warbixin ay siisay golaha ammaanka November 21, 2019 oo ku saabsanaa doorashada 2020-ka iyada oo intaas raacisay in ilaa hadda ay guddigooda si KMG ah u diiwaangeliyeen ilaa 63 xisbi. Waxaa kale oo ay goobta ka sheegtay kulan ay la qaateen golaha shacabka ee barlamaanka federaalka Soomaaliya kaas oo ay guddiga la wadageen barlamaanka, qorshaha guddiga ee ku aadan qabsoomidda doorashada soo socoto iyo hawlaha la xiriiray diyaar garowga giddiga u soo qabsoomay muddaadii la soo dhafay sida in guddiga xafiisya ka furtay dowlad- goboleedyada. Guddoomiyaha guddiga Madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka waxaa ay soo qaadatay dhowr madal oo ay u qabteen haweenka iyo ka qeybgalka siyaasadda oo ka dhacday Koonfur galbeed iyo Galmudug, siminaarro iyo shirar ay ka qeyb galeen sida African EMB and Arab EMB. Guddoomiyaha waxaa ay ka hadashay in hadda lagu jiro xaalad kala guur ah oo la diyaarinayo doorashooyinka 2020-ka iyo rajeyneysa in golaha shacabka ay la yimaadaan nooc fiican oo doorashada ah. Ugu dambeyntii, Gudoomiyaha guddiga marwa Xalima Ismaaciil Yareey waxaa ay beesha caalamka uga mahadcelisay taageerada ay la garab taagan yihiin guddiga iyo maalgelintooda ku aadan doorashada qof iyo codka ah ee 2020-ka. Dhankooda xubnihii beesha caalamka ee goobta ka hadlay ayaa isku raacay sida ay diyaar ugu yihiin iney taageeraan dhaqaale ah doorashada 2020-ka, waxaa sidoo kale ay dhiirigeliyeen hawlaha guddiga Goobjoog News Source: goobjoog.com
  20. Islamabad (Caasimadda Online) – Maxkamadda sare ee waddanka Pakistan ayaa xukun adag ku ridday madaxweynihii hore ee wadankaas gacanta birta ah ku maamulayay ahaana Jeneraal Militeriga katirsan. Guddoomiyaha maxkamadda khaaska ah ee Pakistan ayaa ku dhawaaqay in Pervez Musharraf lagu xukumay dil ah kadib markii lagu helay dambiyo dhowr ah. Mas’uuliyiin Pakistaaniyiin ah ayaa sheegay in maxkamadda la dagaallanka Argagaxisada Pakistan ay kaligii taliye Musharaf ku xukuntay in la dilo xilli uu dalka dibaddiisa ku maqanyahay. Dambiyada ugu waaweyn ee Musharaf lagu helay waxaa kamid ah in uu ku dhacay khiyaano qaran kadib markii uu jebiyay qodobka 6-aad ee dastuurka u degsan Pakistan. Qadiyadaha lagu ciqaabayo Pervez Musharraf waxaa ugu waaweyn Afar qodob sida in uu cilladeeyay dastuurka wadanka, in uusoo rogay xaalad degdeg ah sanaddii 2007 islamarkaana uu casilay madaxii guddiga garsoorka ninka lagu magacaabo Iftikhar Chaudhry. Sanaddii 2007 ayuu Musharaf xaalad degdeg ah kusoo rogay wadanka kadibna ciidamada Melleteriga ayuu u safaxay in ay duullaan dad badan lagu xasuuqay ku qaadaan gobolka Iswaad ee wadanka Pakistaan. Lama oga in go’aankan maxkamadda sare ay gaartay uu fuli doono iyo inkale maadaama Musharaf uu ku suganyahay wadanka Imaaraadka tan iyo sanaddii 2016-kii xilligaas oo safar caafimaad uu ku aaday magaalada Abu Dubai.
  21. (SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa eedaymihii ugu cuslaa u jeediyay Madaxweyne Muuse Biixi, Halkan hoose ka DAAWO Source
  22. Guddi dhex-dhexaadinayay xukuumadda Somaliland iyo labada xisbi mucaarad ee UCID iyo Waddani, ayaa go’aamiyay in gebi ahaanba la kala diro guddiga cusub ee doorashooyinka Somaliland oo muran xooggan ka dhex aloosay xisbiga talada haya ee Kulmiye iyo Xisbiyada mucaaradka ah. Guddiga ayaa sheegay, in habka keliya ee lagu xallin karo muranka xukuumadda iyo xisbiyada mucaaaradka, ay tahay in la kala diro dhammaan xubnaha guddiga cusub ee doorashooyinka Somaliland, islamarkaana dib loo soo celiyo guddigii hore ee doorashooyinka. Hoggaanka xisbiyada mucaaradka ah ee UCID iyo Waddani, oo dhankooda bayaan midaysan soo saaray, ayaa sheegay in ay aqbaleen go’aanka guddiga dhex-dhexaadinta ee ah; in la kala diro dhammaan guddiga cusub ee doorashooyinka Somaliland oo sal u ahaa muranka xukuumadda iyo mucaaradka. Hoos ka daawo xisbiyada mucaaradka Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo ku hadlay Afka xisbiga Kulmiye, ayaa isna shaaciyay in xisbigiisa muxaafidka ah uu aqbalay go’aanka guddiga dhex-dhexaadinta. Halkaan ka daawo Xisbiga muxaafidka ah PUNTLAND POST The post Xukuumada iyo xisbiyada mucaaradka Somaliland oo la dhex-dhexaadiyay appeared first on Puntland Post.
  23. (SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiillada Oo Sharci-darro Ku Tilmaamay Go’aanka Ay Soo Saaren Guddida Dhax-dhaxaadinta Xisbiyadda, Halkan hoose ka DAAWO Source
  24. Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, Xubno ka socday Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD, waxaana ay labada dhinac ka wada hadleen Arimaha Doorashooyinka 2020 Khilaafka dowlada Federaalka iyo dowladaha Xubnaha ka ah, cafinta daynta lagu leeyahay Soomaaliya dhamaystiria Dastuurka iyo qodobo kale. Kulankan waxaa madaxweynaha ku wehelinayay madaxweyne ku xigeenka labaad Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud iyo qaar kamid ah xubnaha golaha Wasiirada. madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay dayn cafinta waxaana uu sheegay in ay ahmiyad weyn u leedahay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ayna ka shaqaynayaan sidii arintaas ay miro dhal u noqon lahayd balse ay lagama maarman tahay in shacabka Soomaaliyeed ay ogaadan qalabka daynta looga cafinayo dalkeena iyo wadooyinka loo marayo. Madaxweynaha isagoo ka hadlayay dhamaystirka Dastuurka wuxuu sheegay in ay dowlada Federaalku ka gaabisay in la dhamaystiro taas oo ay ka dhasheen khilaafyo ay ahayd in lagu dhex xaliyo dastuurka isla markana qaabka hada ay u socoto ayna ahayn sidii loo baahna iyadoo aan laga qaybgalin xubnahii Dowlad Goboleedyadu ay xaqa u lahayeen. Arimaha Doorashooyinka 2020 ayuu Madaxweynahu sheegay in ay muhiim tahay in si wadajir ah looga shaqeeyo oo cid gaar ah aanay danaheeda ka dhex raadin si gaar ahna Madaxweynahu wuxuu xusay in Doorasho qof iyo cod ah aanay dalka ka dhici Karin iyadoo aan la samayn tiro koob sax ah Dhamaystirka Dastuurka Arimaha amaanka iyo wada hadalada Soomaaliland intaasna aan wali wax wanaagsna laga qaban oo saamaxaya in dadku ay codeeyaan iyadoo amniga dalku uu meel adag marayo sidoo kalana ay muhiim tahay in nooca doorashada ay heshiis ka gaaran Dowlada Federaalka Dowladaha xubnaha ka ah iyo saamileeyda siyaasada dalka. Khilaafka Dowlada Federaalka ah iyo dowladaha xubnaha ka ah ayuu Madaxweynahu sheegay in ay tahay caqabad weyn iyadoo wali Dowlada Federaalka ah ay wado faragalinta ay ku hayso Dowlad Goboleedyada dalka taas oo ay hada taagan tahay faragalinta qaawan ay ay ku hayso qaybo kamid ah Jubbaland gaar ahaan Gobolka Gedo. Arimaha Jubbaland ayuu Madaxweynahu sheegay in meel wanaagsan ay marayaan isla markana wax badan laga qabtay sidii midnimada iyo wadajirka Bulshada loo adkayn lahaa taas oo dadka shacabka ah iyo Xukuumada Jubbaland ay si wadajir ah uga shaqeeyeen isagoo xusay in fataahada wabiga Jubba ay meelo kamid ah Jubbaland saamayn ku yeesheen waxaana beesha caalamka uu ugu baaqay inay doorkooda ka qaatan gurmadka loo samaynayo dadka ay xaaladahaasi sameeyeen. Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan ayaa dhankiisa Madaxweynaha iyo Dowlada Jubbaland ku amaanay sida nabadgalyada leh ee ay wax u socdaan isagoo sheegay in ay tahay wax lagu faano in wixii ka danbeeyay doorashadii Madaxweynaha sida ayna u dhicin waxyaabo nabadgalyada wiiqi karay waxaa kale oo uu Wakiilku sheegay in Jubbaland ay kasoo baxday waxyaabahii looga baahna ee ay kaga qaybqadanayeen dayn cafinta Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Maxay ka wada-hadleen madaxweynaha Jubaland iyo wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya? appeared first on Puntland Post.