-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
BY: IBRAHIM ABDIRAHMAN MUKHTAR On Dec. 10, five al-Shabab attackers stormed the SYL hotel near the presidential palace in Mogadishu – a hotel frequented by government officials. The attack left five people dead including two civilians and three soldiers. All five attackers were shot dead as they clashed with security forces while dozens of people, including government officials were rescued. The last major attack in the capital was on July 24 in which a blind female suicide bomber blew herself inside the mayor’s office killing six people and severely wounding the mayor who a few days later died at a hospital in Qatar. The attack demonstrated how the group has been trying to adopt new methods of conducting deadly attacks targeting senior government officials. The attack, which was carried by a blind woman working at the municipal government facilitated by another female colleague, showed that the group was adapting to strict security measures deployed in the city. By radicalizing vulnerable individuals who are overlooked by security forces as not posing security threats, they are exploited by the group to carry out terrorist attacks. Similarly, the way in which the SYL attack was orchestrated indicated al-Shabab’s change of strategy in terms of attacking hotels and other complex buildings. Instead of starting the attack with suicide bombers blowing off explosives-laden vehicles, as usual, the militant group stormed the building with grenade attacks and opening fire at the security personnel before entering the hotel. The assailants were frequently clothed in Somali military uniforms. This shift might have been caused by the increase in security checkpoints in the city. Lessons from the attack First, the attack indicates that the checkpoints have not only limited major attacks by al-Shabab militants for months, it has also forced the group to change its strategy. The attack, which claimed the lives of five people as well as the lives of the attackers, was a failure by al-Shabab standards who would previously fight for several hours killing scores of people in the process. Secondly, the swift response by security personnel should be praised for minimizing the damage. Thirdly, reports that people were safely evacuated through the hotel’s backdoor indicate the increase of security measures taken by hotel owners such as creating emergency exits in case of attacks by militants. Persisting Challenges Despite the success in repelling the attacks, the continued presence of security checkpoints that affect daily business still persists and is likely to continue in the near future. While the government can rightly justify that, other alternatives should also be explored to allow people to go on smoothly with their daily activities. In addition, the government should also devise measures to ensure that military uniforms belonging to government soldiers shouldn’t reach al-Shabab, who like in previous attacks, camouflaged in the Somali army uniform, disguising themselves as Somali government soldiers. Turkey, which is already training hundreds of Somali soldiers at its Turksom military academy in the outskirts of Mogadishu, is also building a factory in the country which will produce military uniforms. Currently, Somalia imports its military uniforms to meet its military demands, however, al-Shabab militants are also able to acquire the same uniforms and have frequently used them when attacking hotels or government buildings. Once the factory starts functioning, it is expected to solve this problem. The Federal Government of Somalia (FGS) under its current president Mohammed Abdullahi Farmajo has made several military gains against the terrorist group. On Dec. 20, Anadolu Agency (AA) reported that the Somali armed forces killed 15 al-Shabab militants in the country’s Lower Juba region. However, the recent escalation in divisions between FGS and some of its Federal Member States (FMS) threatens undermining gains made against the militant group. The FGS and FMS should find a means to solve their disputes and focus their efforts on defeating the extremist group. In sum, while al-Shabab still poses a huge threat to the country, there is hope that their influence is on the decline. Ibrahim is Graduate in international security (Master of Science) from the Turkish National Police Academy, currently pursuing Ph.D. in international relations at Ankara Yıldırım Beyazıt University Disclaimer: The views and opinions expressed in this article are those of the authors and do not necessarily reflect the official policy or position of Caasimada Online. For publication please email your article caasimada@live.com. Thank You
-
Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Bar-____-Qumanha-Wararka-19012020.mp3 View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo hoggaamiya xisbiga Wadajir, ayaa sheegay in marin-habaabin iyo been ay tahay amarka kaso baxay ra’iisul wasaare Kheyre ee uu sheegay inuu ku joojiyey mashruucii bankiga Adduunka ee horumarinta Muqdisho, Kismaayo, Garoowe iyo Baydhaba. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa soo bandhigay afar qodob oo caddey u ah in xukuumadda aysan daacad ka ahayn tallaabada ay qaaday, looguna talo-galay in lagu aamusiyo shacabka Galmudug iyo HirShabelle, oo laga qadiyey mashruucan. Akhriso: Qoraalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Xukuumadda Federaalka ayaa sheegtay in ay joojisay hirgelinta mashruuc Baanka Adduunku ku dhisayey Kaabayaasha caasimadaha dawlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Laakiin Baanka Adduunkana boggiisa internet-ka ayuu 09-kii December 2019 ku shaaciyey mashruuca iyo sida loo fulinayo. Hadalka kasoo yeeray xukuumadda waa mid marin habaabin ah, dowlad ku dheel ah, dan qaran mid aan danta Galmudug iyo Hirshabeele ka turjumaynin. Waxaana caddeyn u ah qodobbada soo socda. 1- Baydhabo, Banaadir, Garowe iyo Kismaayo waa magaalooyin Soomaaliyeed wax eedna kuma laha in Jowhar iyo Dhuusamareeb ay ka mid ahaan waayaan magaalooyinka mashruucan laga hirgelinayo. Eedda waxaa leh Dowladda Federaalka ah oo mashruuca maamulaysay. Waa masuuliyaddaro, aqoon darri dhanka dowladnimada ah iyo aqoon la’aan guud in la yiraahdo mashruucii waa la joojiyey, ee waxay ahayd in la sheego sababta Jowhar iyo Dhuusamareeb looga reebay mashruuca iyo in ay Dowladdu ballan qaaddo in ay ku soo darto mashruuca, maadaama ay iyadu maamulayso. 2 – Dowladda Federaalka ah billaw iyo dhammaad way la socotay ilaa shalay oo uu wasiirka Maaliyaddu saxiixayey mashruuca. Sow garaadkeena oo lagu xadgudubayo maaha in la yiraahdo shalay ayuu raysalwasaaruhu ku baraarugay in ay jowhar iyo dhuusamareeb ka maqan yihiin? mise dalka ayuu ka maqnaa? mise wuxuu ku biiray naadiga waxba kama oga ee madaxweynaha? 3 – Way caddahay in hadalka xukuumadda loogu tala galay warbaahinta iyo in lagu moodo maalmaha ay doorshada Galmudug socoto, maadaama musharraxa dowladdu ay arrinkan dhaawacayso iyo raysalwasaaraha oo Galmudug iyo Hirshabeel qabiil ahaan 4.5 ku metala. Haddii uu Raysalwasaaraha soo dhicinayo xaq ka maqan labada maamul Gobol waxay ahayd in uu soo dhiciyo, isaga oo aan kuwa kale xaqooda duudsiinin. 4 – Ficilka hoggaanka dowladdu wuxuu ka tarjumayaa inta ay la egtahay aqoonta, fahamka iyo waaya aragnimada ay u leeyihiin dowladnimada. Dhinaca kale wuxuu muujjnayaa sida ay uga maran yihiin damiir, dadnimo iyo masuuliyad dawladnimo, maadaama ay olole siyaasadeed u isticmaalayaan mashaariic horumarineed oo ay dowlado ajnabi ah ugu deeqeen Soomaaliya, iyagoo kala irdhaynaya shacabka Soomaaliyeed. Waxay ilo lagu kalsoonaan karo inoo xaqiijiyeen in Baanka Adduunku uusan marna hakin doodin hirgelinta mashruuca, aysanna jirin sabab lagu qanci karo oo sidaas loo yeelo, hawsha mashruucan ay xukuumadda Soomaaliya billaaw iyo dhammaad la socotay, wax dareen ahna aysan marna ka muujinin.
-
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Qaar ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa soo saaray war-murtiyeed ku saabsan arimaha doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug. Qoraalka ka soo baxay musharaxiinta Jeneral Cabdiraxmaan Tuuryare iyo Cabdiraxmaan Aadan Sabriye ayaa ka koobnaa todoba qodob oo ay kula hadlayaan dhinacyada dowladda dhexe, Ahlu-Sunna, baarlamaanka iyo guddoonkiisa cusub, shacabka iyo siyaasiyiinta aan ku qanacsaneyn dhismaha maamulka Galmudug ee ka socda magaalada Dhuusamareeb. Ugu horeyntii xubnahan musharaxiinta ah ayaa u hambalyeeyey guddoonka cusub lee loo doortay hoggaaminta baarlamaanka labaad ee maamulka, waxayna ugu baaqeen inay mas’uuliyaddoda u gutaan si eex la’aan ah, si hofana ay u wajahaan shaqadooda inta ay socoto doorashada xubnaha dhiman ee maamulka, iyagoo ka dalbaday inay laga tala geliyo soo magacaabidda guddiga loo xilsaarayo doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa. Sidoo kale musharaxiintan ayaa Ahlu-Sunna iyo shacabka reer Galmudug uga magadceliyey dhabar adeyga ay muujinayaan, iyagoo kula taliyey inaysan ka tanaasulin xaquudooda dastuuriga ah, iskana qabtaan wixii ay u arkaan inay xadgudub ku yihiin geedi socodka dhismaha maamulka. Siyaasiyiinta aan la dhacsaneyn dhismaha maamul ee ka socda Dhuusamareeb ayey ugu baaqeen inay u turaan shacabka, kana soo qeyb galaan loolanka doorasho, waxayna dalbadeen in fursad loo siiyo la kulanka iyo xod-xodashada xildhibaanada wax soo dooranaya, sida ay sheegeen caqabadi ka heysato. Halkan hoose ka akhriso qodobada war-murtiyeedka musharaxiinta oo dhameystiran
-
Marka (SMN) – Dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu waramayaa in ay weerar ku ekeeyeen fariisin ciidanka ku leeyihiin magaaladda Marka. Saldhiga ayaa ku yaala bariga degmada gaar ahaan halka loo yaqaano Ruusiya oo laga soo galo xarunta gobolka Shabeellaha Hoose. Cabdullaahi Baafow, gudoomiyaha Marka, ayaa idaacadda Shabelle u sheegay in uusan jirin wax khasaaro ah oo ka dhashay iska hor-imaadka. Wararka ayaa sheegaya in dagaalameyaasha Al-Shabaab ay madaafiic ku tuureen saldhiga, isla markaana ciidamadda kaga jawaabeen hub culus. Gudoomiye Baafow ayaa meesha ka saarey in hoobiyeyaasha ay ganeyn askarta AMISOM ay waxyeelo kasoo gaartay dad shacab ah. Dhanka kale, ma jiro wax war ah oo ku saabsan dagaalka oo illaa iyo haatan kasoo baxay dhanka dagaalameyaasha Al-Shabaab. Al-Shabaab ayaa maalmihii lasoo dhaafay kordhisay dagaalka ka dhanka ah xerooyinka Ciidanka Xooga Soomaaliya ee gobolada kala duwan ee dalka. View the full article
-
Gaalkacyo (Caasimada Online) – Guddiga doorashada Galmudug ee uu magacaabay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa soo saaray liiska baarlamaanka labaad ee Galmudug. Xildhibaanada liiskooda la shaaciyey ee garabka madaxweyne Xaaf ayaa gaaraya 68 xildhibaan, kuwaas oo qoraalka lagu sheegay inay soo xuleen odayaasha rasmig ah ee saxiixayaasha beelaha Galmudug . Warqadda lagu shaaciyey liiska xildhibaanada cusub ee garabka madaxweyne Xaaf ayaa lagu cadeeyey magacyada xildhibaanada iyo beelaha ay ka soo kala jeedaan. Liiskan cusub ayaa goor dhaw looga dhawaaqay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, oo uu ku suganyahay madaxweynaha waqti xileedkiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Waxaana xusid mudan in magaalada Dhuusamareeb uu ka socdo dhismaha maamul ay howlgaleen baarlamaankiisu, kaas oo ay garwadeen ka tahay dowladda dhexe, balse Xaaf ayaa aad u qaadacdan howlaha ka socda Dhuusamareeb. Halkan hoose ka akhriso liiska baarlamaanka Xaaf
-
Marka-(Caasimada Online)-Wararka aan ka heleyno magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in dagaal toos uu xilligaan ka socdo, kadib markii ay weerar culus ku soo qaadeen dagaalamayaasha Al-Shabaab. Weerarka ay goor dhaw Al-Shabaab ku qaadeen magaalada Marka ayaa ku bilaawday qaraxyo aad u culus oo lagu sheegay is-miidaamin, kuwaas oo ka dhacay fariisimo ay ciidamada xoogga dalka ku leeyihiin xaafadda Ruusiya ee dhacda dhanka Bari ee magaalada. Qaraxyada waxaa xigay weearar dhowr jiho ah oo dagaalamayaasha Al-Shabaab ay ku soo qaadeen magaalada, waxaana haatan Marka ka socda dagaal culus oo la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan. Weli lama ogaan karo khasaaraha ka dhashay dagaalka ka socda gudaha magaalada, waxaana aad u kacsan xilligan xaaladda magaalada Marka. Wixii ka soo kordha kala soco Caasimada Online
-
Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/01/Warka-Habeen-19012020.mp3 View the full article
-
Dhuusomareeb (Caasimada Online) – Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa looga digay ilaa amar dambe in ay la kulmaan qaar kamid ah musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug oo ay u taagan yihiin ku dhawaad 10 qof. Saraakiil ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo hagaya dhismaha Galmudug, kana shaqeynaya in musharaxa dowladda ee Qoor Qoor uu guuleystom ayaa la sheegay in Xildhibaanada u ku amreen in aysan la fariisan karin lana hadli karin musharaxiinta kala ah. 1) – Xildhibaan Maxamed Xuseen Odowaa 2) – Xildhibaan Faarax Wehliye 3) – Kamaal Daahir Guutaale Sababta ayuu ku sheegay in laga feejignaan doono wax loogu yeeray rajo gelinta mucaaradka oo qatar ku ah dhismaha Galmudug loo dhanyahay sida ay noo sheegeen qaar kamid ah baarlamaanka Galmudug. “Waxaa na lagu yiri malala kulmi karo musharaaxiintaan maalmaha soo aadan, laakiin waxaa jiri doono waqti lala kulmayo waxaana soo sheegi doono annaga Insha Allaah” ayuu noo sheegay Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug oo laga soo doortay Ceelbuur. “Kaliya ma ahan xubnaheyna ka soo galay Ceelbuur ee waa baarlamaanka oo dhan waxaana noola sheegay in caqabado badan ay ka dhalan karto hadii lala kulmo musharaxiinta 3-da ah” ayuu hadalkiisa sii raaciyay qofka aan la hadalnay ee ka tirsan baarlamaanka cusub ee Galmudug
-
Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Saleebaan Cali Koore oo hadal ka jeediyey kulan maanta lagaga tashanayey xeerka Saxaafada Somaliland ee la doonayo in la horgeeyo golayaasha dalka ayaa waxa uu ka dalbaday Wasiirku ururada Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ka midka tahay inay keenaan xogta dambiyada ay suxufiyiintu ka galaan dadweynaha, isla markaana aanay ku koobnaan oo kaliya inay suxufiyiinta difaacaan. Wasiirku waxa uu intaa ku daray in aanu arag ururka SOLJA oo ka hadlaya qoraalada websiyada iyo qaar ka mid ah telefishanada dalku waxyaalaha ay ku hadlaan ee xadgudubka ku ah dadka oo ay soo bandhigaan, sida uu Wasiirku hadalka u dhigay. “Xuquuqda aynu u baahanay ee qofka bani’aadamka ahi, xuquuqbaad leedahay ana xuquuq baan leeyahay, dalka dawladda ayaa ka masuul ah qofka muwaadinka ah, maalin kasta qof muwaadin ah oo reer Somaliland ah ayaa xuquuqdiisa meel saxaafadu kaga dhacdaa oo aanu ka akhrinaa website-yada, oo ay ku eedeeyaan isagoon maxkamadd gaadhin inuu dambigaa sameeyey, oo uu noocaa yahay, oo uu dambiile yahay. Ma arag ururka SOLJA oo ka hadlaya website-yada iyo waxay qorayaal, Telefishanada qaarkood waxay ku hadlaan, ma arag suxufiyiinta oo leh ama ururada matala oo leh, cidaas ayaa dambi laga galay. Waxa uu lahaa mar dhaweyd waxaanu soo gudbin doonaa suxufiyiinta dambiyadii laga galay, ma haysaan Somaliland xuquuqda Somalilanders-ka kale laga galay iyo dambiga ay saxaafadu ka gashay ma haysaan, ma la soo bandhigayaa. Ururada SOLJA iyo WIJA la mid ahi, maaha inay yidhaahdaan xigmadoodu inay yidhaahdaan suxufiyiinta uunbaanu u doodaynaa,” ayuu yidhi Wasiir Saleebaan Cali Koore. Source
-
The speaker of Somalia’s Federal parliament Mohamed Mursal Abdirahman has held a meeting with a high-level delegation from the United Nations Development Project [UNDP]. Mursal and the UNDP visiting officials discussed a range of issues, including the current situation in the country, politically and security as well as the upcoming elections. The house speaker highlighted the importance of collaboration between the Somali government and the UN agency on the country’s future goals. The UN has an office in Mogadishu [UNSOM] which is supporting Somalia in many areas, including humanitarian, peace and state-building processes. View the full article
-
The lawmakers of Galmudug state of Somalia have on Sunday approved a new electoral commission appointed by the House speaker Mohamed Nur Ga’al. The 13-member committee will spearhead the election of the state president and his deputies which is expected to take place in Dhusamareb town in the coming weeks. Galmudug state is in the journey to new leadership following months of a delayed election due to the political wrangles between the stakeholders and the Somali Federal Government. Last Friday, regional MPs comprising of 89 members elected Mohamed Nur Ga’al as the new speaker and his first and second deputies, a move that paves the way for presidential polls. View the full article
-
Muqdisho (Caasimadda Online) Shirkadda Turkiga ee dhismaha ka wada wadada xiriirisa magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose iyo magaalada Muqdisho ayaa lasoo baxday qalabkeeda. Shirkadda ayaa maanta bilowday in ay qalabkii ay ku shaqeynayeen dib ugasoo rarto, iyadoo usoo daabushay gudaha magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. Sida ay illo wareedyo rasmi ah u xaqiijiyeen Shabakadda Caasimadda Online, sababta loo soo raray qalabka ayaa ah in la badalo qalabkaas maadaama ay dhibaato kasoo gaartay qaraxii ugu dambeeyey oo ay Al-Shabaab ka sameeyeen jidkaas. Wadada dhismaha ka socdo ayaa hadda waxaa lagu soo daadiyey ciidamo badan oo ka tirsan Booliska Gobolka Banaadir, waxaana la filayaa in dib loo bilaabo dhismaha jidkaas isla markaasna halkaas la geeyo qalab cusub oo ay leedahay shirkadda qaadatay mashruuca dhismaha Jidka isku xiro Muqdisho iyo Afgooye. Dhinaca kale wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Turkiga mar uu ka hadlayay qarax shalay lala beegsaday Injineeradaasi ayuu sheegay in aysan hakin doonin weerarada ay gaystaan Shabaab hawlaha ay ka hayaan Soomaaliya iyo garab Istaagga dawladda iyo Shacabka Soomaaliyeed. “Weerarkii argagixiso ee Soomaaliya ka dhacay waxa uu mar kale muujinayaa wajiga foosha xun ee argagixisada.Weerarrada bahalnimo marnaba nagama joojin doonaan la dagaallanka argagixisada. Waan garab taagnaan doonnaa walaaleheenna Soomaaliya. Waxaan walaalaha dhaawacmay u rajeynayaa dhaqso in ay bogsoodaan, si dhow ayaan ula socon doonnaa xaaladdooda ayuu yiri.” wasiirka arrimaha dibadda Turkiga.
-
The Weekly Discussion programme of VOA Somali Service broadcast on 16th of January 2020 devoted 18 minutes to a debate on the federal electoral law passed in December 2019 and barriers facing the plan to hold one person, one vote elections in Somalia in 2021. Fowsi Abdinur: “South Westerners are refugees in Puntland” Allegations leveled at Puntland State by Fowsi Abdi Nuur of South West State Intellectuals Council marred the programme. ” People of South West State in Puntland are regarded as refugees and have no voting rights” Fowsi said. Harun Maruf, the presenter and producer of the programme, did not challenge Fowsi on his use of the word qaxooti (refugees) to characterise the rights of Somali citizens from South West State now living in Puntland State. The South West community in Puntland State do not even fall under the category of Internally Displaced Peoples (IDPs) due to their role in boosting Puntland economy by starting businesses and playing a remarkable role in rebuilding the state in addition to belonging to a separate federal member state clanwise. Horn Diplomat covered “Liaison Office” story a year ago One year ago the South West State community in Puntland opened a Liaison Office in Garowe ” to become a hub for people” from regions that make up South West State. What was left out in the discussion is the plight of Somalis collectively known as Others of which Banadiri confederation of clans is a member. Banadiri clans in Barawe and Marka – two major districts in South West State – have no political representation in South West State. The ‘Others’ label means that the Banadiri clans in Lower Shabelle are politically marginalised. Fowsi would like listeners to believe that political rights of people from the South West State – Digil and Mirifle, according to him – get violated in Puntland and Galmudug despite the South West State being entirely responsible for depriving Banadiri people of their political rights in districts Banadiris’ ancestors established many centuries ago as a part of the long urban history of Somalia. The silence over the the subjugation of Somali Banadiri people and associated clans remains a blot on the conscience of Somali clans who regard themselves as being politically and militarily powerful. Right of Reply: Maruf did not challenge Fowsi over a word choice Harun Maruf is a seasoned journalist who cannot be criticised for incompetence over putting the political marginalisation of Banadiri people in the back burner when presenting the Weekly Discussion programme. The only plausible explanation is that he allowed the Weekly Discussion programme to be come a public relations exercise for some people with a political axe to grind. © Puntland Post Monthly, 2020 The post VOA Somali Service’s Bias Against Puntland appeared first on Puntland Post.
-
Guddoonka Baarlamanka dowlad goboleedka Galmudug, ayaa maanta shaaciyay guddiga doorashada madaxtinimada maamulkaasi, kadib kulan Baarlamanka Galmudug ku yeeshay magaalada Dhuusamareeb. Guddoonka ayaa kadib markii uu soo jeedinno kala duwan ka dhegaystay xildhibaannada Baarlamanka, waxaa uu shaaciyay xubnaha guddiga doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa oo lagu saleeyay nidaamka awood-qeybsiga maamulkaasi Galmudug. Xubnaha guddiga doorashada madaxtinimada Galmudug ee maanta la shaaciyay, oo ka kooban 13 xubnood, ayaa la faray in ay si deg deg ah oo waafaqsan Dastuurka Galmudug ay uga soo baxaan waajibaadka loo xil saaray ee doorashada. Guddiga ayaa sida qorshaysan dhowaan iska dhex dooran doona guddoomiye, guddoomiye ku xigeen iyo xog-haye cusub, waxaana la filayaa in markaasi kadib ay shaaciyaan jadwalka doorashada madaxtinimada Galmudug. PUNTLAND POST The post Guddiga doorashada madaxtinimada Galmudug oo la shaaciyay appeared first on Puntland Post.
-
Dhuusomareeb (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Galmudug. Xubnaha Guddigaan ayaa ka kooban 13 Xubnood oo ah Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug, kuwaasinoo soo diyaarin doona hanaanka doorashada Madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa.
-
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan barnaamijyada Horumarinta ee (UNdP). Kulanka oo uu guddoomiyuhu la yeeshey kuxigeenka Wakiilka UNDP ee Soomaaliya ayaa waxaa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wadashaqeynta Golaha Shacabka iyo Hay’adda UNDP. Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa muujiyay ahmiyadda ay leedahay sidii loo dardargelin lahaa wadashaqeynta labada dhinac. Hay’adda UNDP ee QM ayaa kamid ah hay’adaha taageera Dowladda Soomaaliya,iyadoo fulisa mashaariic badan oo dhanka Horumarinta ah. View the full article
-
. ISCASILAAD Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI waxa uu maanta si milgo iyo maamuus leh iiga aqbalay is casilaaddii aan shalay u gudbiyey, maantana Guddoomiyaha xafiiskiisa ayaan xilkii ku wareejiyey. Amb.Ahmed Safiina Halkan ka akhri Codsigii Iscasilaada Axmed safiina & Aqbalkii Gudoomiye Cirro:- Qaran News
-
Mogadishu (Caasimadda Online) Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii ismiidaaminta ahaa oo ay shalay ku geeriyoodeen afarta qofood kana dhacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye. Wasaaradda arrimaha dibadda Imaaraadka ayaa war qoraal ah ku cambaareysay weerarkii shalay dhacay, waxeyna tacsi u dirtay qoysaskii ay dadkooda ku dhibaatoobeen dhibaatadii dhacday. Imaaraadka oo horay loogu eedeeyay qaraxii bishii hore dhacay Ex Control Afgooye ayaa kasoo horjeestay falalka argagixiso ee lagu qal-qal galinayo xasiloonida Soomaaliya, sidoo kalana waxey wax laga xumaado ku tilmaameen in la laayo dad aan waxba galabsan. War-Saxaafadeedka oo qoraal ahaa waxey Imaaaraadka ku sheegeen iney taageero la garab taagan yahiin bulshada Soomaalida, sidoo kalana waxey caafimaad buuxa u rajeeyeen dadkii ay dhibaatada kasoo gaartay weerarkii shalay. Wararka la helay shalay waxey sheegeen in 11 qofodo ay ku dhaawacmeen weerarkaas oo ay ku jiraan 6 qof oo u u dhashay wadanka Turkiga. Shaqsiyaadka Turkida ah waxey ka tirsanaayeen shirkadda qaabilsan dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, waxaana qorshahaas maalgalinaya dowladda Qatar. Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerarkii ugu dambeeyay, waxaana la fahamsan yahay iney weeraradaan ula beegsanayaan dadka u dhashay turkiga in dowladooda ay taageero militari siiso dowladda Soomaaliya.
-
3 Caruur oo Shuban Biyood Ugu Geeriyoodey Duleedka Muqdisho
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Inta la xaqiijiyey ilaa 3 caruur ah ayaa shuban biyood ugu geeriyootey halka 7 kale isbitaallada la dhigay duleedka magaalada Muqdisho. Kaamka Maandeeq oo ku yaallo KM13 ee galbeedka Muqdisho ayaa laga sheegayaa xaalad nololeed oo aad u adag, dad badan oo ka soo cararay dagaallada iyo abaarka shabeelada hoose ayey mid ka daran ku heysataa kaamka. Dadka qaar ayaa la sheegayaa in naqaddo darro darteed ay barareen, waxayna codsanayaan kaalmo banii’aadnimo cunto iyo caafimaadba leh. Dowladda federaalka ah iyo hey’adaha gargaarka ayaan ilaa hadda ka jawaabin baahida dadkaasi ku dhibaateysan duleedka Xamar. Kaam aan kaasi ka fogeyn ayaa waxaa baahi ugu geeriyoodey 13 qof, taasi oo aaney sidoo kale ka jawaabin dowladda fedeaalka ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
