-
Content Count
215,467 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Diktreeto ka soo baxday Xafiiska madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gebi ahaanba lagu joojiyay dhoofinta Birta, Maarta iyo Macdanta laga dhoofiyo gudaha Puntland, ee loo iib-geeyo dalka dibaddiisa. Dikreetada oo lagu socod-siiyay lix kamid ah Wasaaradaha Puntland iyo Taliska Booliiska, ayaa lagu sheegay in la joojiyay dhoofinta Birta, Maarta iyo Macdanta laga dhoofiyo degaannada Puntland, ee loo iib-geeyo dalalka dibadda. Taliska Booliiska Puntland, ayaa si gaar ah loogu amray in uu tallaabo sharciga waafaqsan ka qaado, cid kasta oo lagu qabto dhoofinta Birta, Maarta iyo Macdanta, si loo dhaqan-geliyo amarka madaxweynaha Puntland. Balse, waxaan dikreetada lagu xusin sababta keentay in la joojiyo dhoofinta Birta, Maarta iyo Macdanta laga raro Puntland ee loo dhoofiyo dalalka dibadda. Hoos ka akhriso Dikreetada PUNTLAND POST The post Madaxweyne Deni oo joojiyay Macdantii laga dhoofin jiray gudaha Puntland appeared first on Puntland Post.
-
Faallo:Sifo Sharci ah ha Lagula Dagaalamo Cidkasta oo Faafisa Been-abuur iyo Macluumaad Khuraafaad ah Dalalka Adduunku waxa ay xiligan ku hawlan yihiin laba dagaal oo isbarkan oo kala ah; dagaalka lagu xakammaynayo xannuunkan halista ah ee Coronovirus ama covid-19 iyo dagaal kale oo ah sidii wax looga qaban lahaa wararka been-abuurka ah ee laga faafinayo xannuunkan saamaynta xun ku yeeshay caalamka, iyadoo ay macluumaadyada khaldan iyo wararka been-abuurka ah ay khalkhal xooggan ku hayaan bulshada. Shirkadaha Isgaadhsiinta iyo kuwa xidhiidhka bulshada (Social Media) ee ay ka mid tahay Shirkadda Facebook, ayaa iyaguna dhinacooda ku jira dagaal xooggan oo ay ku doonayaan inay wax kaga qabtaan dadka faafinaya been-abuurka iyo wararka samayska ah (fake news) ee la xidhiidha xannuunkan Covid-19, waxayna maalin walba hawada ka saaraan boqolaal kun oo ciwaanno been-abuur ah (fake accounts) iyo sidoo kale ciwaanno sax ah oo dadka isticmaalaa ay ku baahiyeen waxyaabo been ah iyo macluumaadyo halis ku ah caafimaadka bulshada. Haddaba, dalka Jamhuuriyadda Somaliland oo ka mid ah meelaha dagaalka kula jira xannuunkan Covid-19, ayaa sidoo kale waxa uu la daalaa-dhacayaa wararka beenta iyo macmalka ah (fake news) ee laga faafinayo cudurkan halista ah, waxaanna baraha xidhiidhka bulshada oo uu ugu muhiimsan yahay facebook-gu lagu baahiyaa macluumaadyo lagu jaho-wareerinayo dadka rayidka ah, waxaanna wararkaas ugu dambeeyey qaar la faafinayey 48-kii saacood ee u dambeeyey oo ay ka mid yihiin inay baxsadeen laba qof oo ka mid ah saddex ruux oo la sheegay in xannuunkan Coronovirus laga helay. Waxa kaloo jira in mararka qaarkood fasiraad khaldan laga bixiyo ama si marin-habaabin ah loo faafiyo go’aannada soo baxa ee lagu xakammaynayo xannuunkan Covid-19, taasoo bulshada ku abuurta jaho-warareer, waxaanna taas tusaale u ah qodob ku jiray go’aan soo baxay 13 April 2020, kaasoo u dhignaa; “Guddidu markay daristay qodobka 6-aad ee talo-soo-jeedinta ah ee culimadu ay soo saareen 4-tii April, kuna aaddanaa ka-hortagga cudurka COVID-19, una dhigan sidan; “In shareecadeenna suubban ay u bannaysay ummadda in jamcaha iyo jamaacada laga maqnaan karo, haddii la helo, lana xaqiijiyo daruuro adag, sida; xannuunada faafa, IWM, Iyo baaqyada bahda caafimaadka Somaliland ee ku aaddan xannuunka COVID-19,” waxa ay guddidu bulshada Somaliland faraysaa in muddo 4 toddobaad ah ay masaajidada ka maqnaadaan, taas oo ka billaabmaysa 15-April-2020, ayna ku tukadaan guryahooda, si looga baaqsado faafidda cudurka, waxaa mu’addiniinta masaajidda la farayaa in ay eedaanka salaadda ku daraan guryihiina ku tukada (Salluu fii rixaalikum). Qodobkan ahaa in dadku ku tukadaan guryahooda, waxa laga bixiyey turjumaad been-abuur ah oo sheegaysa in albaabada loo xidhayo masaajidada lagu cibaadaysto, waxayna taasi sababtay in culimada iyo dadku ka cadhoodaan, diidmana ka muujiyaan, iyagoo soo daliishaday Aayado qur’aan ah oo tilmaamaya ciqaabta Ilaahay (SWT) marinayo cidda amarta in la xidho masjid Ilaahay oo lagu cibaadaysto, balse Dowladda Somaliland iyo Guddida Heer Qaran midkoodna ma sheegin, mana amrin in masaajidada la xidho, sida saxda ah ee uu qodobkaasi u qornaana waxay ahayd in guryaha lagu tukado, si loo kala yareeyo culayska ay leeyihiin dadka ku cibaadaysta masaajidada. Hasayeeshee, Guddida Heer Qaran ee U-diyaargarawga iyo Ka-hortagga Xannuunka Covid-19, ayaa qoraal ay faafiyeen ku caddeeyey inay dacwad ka gudbiyeen shaqsiyaad lagu haysto inay faafiyeen warar been-abuur ah, iyadoo ay tallaabadaasi tahay mid muhiim ah oo lagaga hortegayo macluumaadka beenta ah ee loo gudbinayo dadka muwaadiniinta iyo bulshooyinka kale ee ku nool dalka Somaliland. Qoraalka Guddida oo faahfaahsan waxa uu u qornaa sidan; “Waxa aannu Dacwad ka gudbinay shakhsiyaad dhawr ah oo Bulshada dhexdeeda ku faafiyay warar been-abuur ah (Fake news) oo ku saabsan xaaladaha Cudurka Coronavirus, kaas oo aynu dhammaanteen si wadajir ah maanta ula dagaalamayno. Waxa aannu caddaynaynaa; Inaanu jirin Bukaan la xaqiijiyay in Cudurkani haleelay ama Muwaadin Karantiin ku jira oo baxsaday ama xogtiisa la waayay. In Muuqaalka baraha Bulshada wareegaya ee loo turjumay inuu yahay Bukaan uu haleelay Cudurku oo Gaadiidka dadweynaha laga dejinayaa uu yahay mid xaqiiqada ka fog, isla markaana muuqaalkaasi baraha Bulshada lagu arkay dabayaaqadii sannadkii hore oo ka horraysay intii xaaladda cudurkani soo gaadhay dalkeena iyo guud ahaan qaaradda Afrika. Xilligan adag warka been-abuurka ah ee ku saabsan cudurkani, wuxuu khatargelin karaa nolosha shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxaannu abuuri karaa Jaho-wareer Bulsho, kaas oo liddi ku ah wacyigelinta iyo dedaalada ka hortagga ee Guddidu ku hawlantahay, sidaas darteed waxa aannu xil iska saari doonaa in aanu ka ilaalino in Bulshada lagu dhex faafiyo warar noocaas, sidoo kalena waxa aannu Booliiska iyo Hay’adaha Garsoorka la kaashan doonaa sidii talaabo sharci ah looga qaadi lahaa ciddii ku kacda falal noocaas ah. Waxaan uga mahadcelinaynaa Booliiska, Xeer-ilaalinta, Culimada, Ururada Bulshada, Ganacsatada, Haweenka, Dhallinyarada iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee Bulshada sida wanaagsan ee ay noola shaqaynayaan Guddi ahaan, waxaanan rajaynaynaa inaan dedaaladeena kor u sii qaadno innaga oo isku duuban.” Haddaba, waxa muhiim ah in si sax ah, run ah, xaqiiqdana ku fadhida loo iftiimiyey waxyaabaha ay ka gaabiyaan ama gal-daloolooyinka ka muuqda Xukuumadda Somaliland, Guddida Heer Qaran iyo Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee la xidhiidha xannuunkan Coronavirus, iyadoo mar walba dhiilasha iyo toosinta lagu salaynayo dhinaca wanaagsan ee wax dhisidda ah (Objective Criticism), taasoo ah in waxa wanaagsan ee la qabtay la tilmaamo, wixii khaldana si sax ah loo soo bandhigo, si loogu wada faa’iideeyo bulshada Somaliland. Hasayeeshee, wax fiican maaha in qofku uu si ku-talo-gal ah ama dhayalsi ah ama aqoon-darro ku jirto uu bulshada ugu dhex faafiyo warar been-abuur ah oo aanay waxba ka jirin, looguna talogalay in khalkhal-gelin lagu abuuro, diinteena islaamkuna ma ogola in la faafiyo beenta iyo macluumaadka aan runta ahayn, taasoo ifka iyo aakhiraba lagu mutaysan karo dambi iyo ciqaab adag. Suxufi Maxamed Cumar Cabdi (Cirro), Hargeysa, Somaliland. Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa digniin xooggan u jeediyey ganacsatada Soomaaliyeed, isaga oo uga digay inay kordhin qiimaha maciishadda dalka Kheyre ayaa arrintan sabab uga dhigay maadaama shalay ay dhaqan gashay canshuur dhaaf ay dowladda u sameysay maciishadda daruuriga ah ee dalka lasoo geliyo. Hadalka ra’iisul wasaaraha ayaa yimid ayada oo ay jirto cabsi xooggan oo laga qabo inay yaraato maciishadda dalka soo gasha, sababo la xiriira cudurka Coronavirus, taasina ay horseedo in ganacsatada ay sare u qaadaan qiimaha maciishadda, kadibna ay dhalato xasarad xagga cuntada ah. Si arrintan looga hortago, ayaa dowladda federaalka Soomaaliya waxay maalinkii Talaadada ku dhowaaqday in canshuur dhaaf loo sameeyay qaar ka mid ah cunnada quutul daruuriga ee dalka soo gasha, taas oo lagu sheegay qoraalka in looga hor tegayo koror ku yimaada qiimaha maciishada. Talaabadan ayey sheegay dowladdu in loo golleeyahay in saameyn aysan ku yeelan maciishada dalka tallaabooyinka looga hor tegayo faafidda cudurka Coronvirus. Raashika canshuur dhaafka loo sameeyay waxaa kamid ah Bariiska iyo Timirta oo ay sheegtay xukuumaddu in loo sameeyay canshuur dhaaf dhan 100%, halka Burka iyo Saliidda loo sameeyay canshuur dhaaf dhan 50%.
-
Saudi operatives had stolen Washington Post columnist Jamal Khashoggi's passport from his Washington home to force him to go to the embassy, Deputy Chairman of the ruling Justice and Development Party (AK Party) Yasin Aktay said, citing a close mutual friend of the slain journalist. Source: Hiiraan Online
-
Pandemic could trigger social unrest in some countries: IMF
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
WASHINGTON (Reuters) - New waves of social unrest could erupt in some countries if government measures to mitigate the coronavirus pandemic are seen as insufficient or unfairly favoring the wealthy, the IMF said in a new report on Wednesday. Source: Hiiraan Online -
Taliyaha Booliiska dowladda Federaalka SoomaaliyaJeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa si rasmiya u shaaciyay in uu magaalada Muqdisho ka dhaqan-galay, Bandow ay xilliyada Habeenkii ah ku soo rogtay dowladda si looga hortago COVID-19. “Waxaan doonayaa in aan mar kale ku wargeliyo shacabka Soomaaliyeed, in uu dhaqangalka bandowgu uu bilaabanay caawa 8:00 haddii Alle idmo, sidaas darteed waxaan muwaadiniinta sharafta leh fareynaa in ay u hoggaansamaan”. Ayuu yiri Taliyaha ciidanka Booliska oo xalay warbaahinta la hadlay Gen Xijaar ayaa sheegay in uusan bandowga saameyn doonin, xarumaha caafimaadka, goobaha lagu iibiyo raashinka qalalan iyo saxafiyiinta oo uu sheegay inay Ummadda u hayaan shaqooyin muhiim ah. Isagoo ciidanka ka dalbaday inay caawiyaan bukaanada xanuun ee doonaya in la geeyo goobaha caafimaadka. PUNTLAND POST The post Bandow xalay ka dhaqan-galay magaalada Muqdisho appeared first on Puntland Post.
-
Saudi Arabia is doing so to honor a formal request form the government of Ethiopia to suspend repatriation temporarily Source: Hiiraan Online
-
The honourable Mohamed Abdi Yusuf, a former Prime Minister of Somalia, is a man distinguished by his probity and patriotism -rare qualities among Somalia’s contemporary corrupt political class. When political expediency dictates others to remain silent on the secession, Mohamed Abdi Yusuf by Source: Hiiraan Online
-
Video messages in Somali to ensure those who do not speak English understand how to stay safe during the pandemic have been released in Bristol. Source: Hiiraan Online
-
A 6-year-old boy died after he was hit by a van in April 2019. Source: Hiiraan Online
-
Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay inay bukaanno Kale u geeriyoodeen Xanuunka Coronavirus Dhaqaatiirta waxay ka mid yihiin dadka halista ugu jira in ay qaadaan fayraska corona. Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay inay geeriyoodeen saddex qof oo ka mid ah dadkii uu gudaha dalka ku haleelay cudurka COVID-19. Tirada guud ee dadka Soomaaliya ugu dhintay fayraska corona ayaa noqoneysa 5 ruux.Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa warbxinta maalinlaha ah ee arrimaha COVID-19 ku sheegtay in sidoo kale la diiwaan geliyay 20 kiis oo cusub. Tirada guud ee xaaladaha COVID-19 ee Soomaaliya laga diiwaan geliyay ayaa gaaray 80.Fowsiya Abiikar Nuur ayaa ugu baaqday dadka Soomaaliyeed inay si saxan u qaataan talooyinka caafimaad ee qaybta ka ah qorshaha xakameynta cudurka. Waxay intaa ku dartay in uu “si xawaare leh dalka uu ugu faafayo, muhiimna ay tahay in laga wada shaqeeyo bed-qabka umadda”. Soomaaliya waxay diyaarisay xarumo lagu karantiilo dadka qaba Covid-19 Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in ay laba-laabantay tirada dadka uu cudurka Covid-19 ku haleelay gudaha dalka oo ay haatan gaartay 60 qof. Tiradaas ayaa aad sare ugu kacday ka dib markii 24-tii saacadood ee la soo dhaafay la xaqiijiyay in 35 qof oo hor leh oo ku nool gudaha dalka laga helay xanuunka, kuwaas oo ay dowladdu sheegtay inay ku jiraan saddex kiis oo laga helay Jamhuuriyadda goonni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland. Waa tiradii ugu badneyd ee maalin keli ah ay shaaciso dowladda Soomaaliya tan iyo markii la soo tabiyay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Coronavirus. Ra’iisul Wasaaraha dowladda Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo shirka guddoomiyay kulan ay yeesheen guddiga gaarka ah ee la dagaallanka Coronavirus ayaa sheegay in uu “faray wasiirrada Qorsheynta, gargaarka iyo arrimaha gudaha in Hey’adaha dalka ka howl gala ay ku war geliyaan inay u gargaaraan dadka danta yar ee dhibaatadu kasoo gaareyso saameynta COVID-19”. “Ganacsatada Soomaalida ayuu Ra’iisul Wasaaruhu ka codsaday inay qaybtooda ka qaataan kaalmeynta dadka nugul”, ayaa lagu yiri warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Khayre. Tallaabooyinka lagu xakameynayo Coronavirus Waxaa la hakiyay duulimaadyada Tababar la siinayo shaqaalaha caafimaadka Waxaa la xiray Iskuulada iyo dusgiyada Qur’aanka Muqdisho waxaa lagu soo rogay bandow habeenkii ah Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo hogaaminayo guddiga ka hortagga Covid-19 wuxuu shaaciyay $5 Malyan oo doollar oo xaaladda wax looga qabanayo. Qaran News
-
Gaza (Caasimada Online) – Muran xooggan ayaa kala qeybiyey bulshada reer Falastiin, kadib markii kooxda Xamas oo maamusha magaalada Gaza ay xirtay lix qof oo lagu eedeeyey inay aaladda Zoom ee muuqaalka ah ay wadasheekeysi kula yeesheen dad ku sugan Israel. Xamas ayaa horey u mamnuucday in wax xiriir ah lala yeesho Israel, waxaana ay toddobaadkii tegay xirtay lix qof oo ka tirsan Guddiga Dhallinyarada Gaza, kuwaas oo lagu soo oogay dacwad “qiyaameyn qaran” ah iyo “caadiyeynta” xiriirka Israel. Xariga ayaa dhaliyey dood xooggan oo ku saabsan xoriyadda hadalka. Rami Aman oo 36 jir ah, islamarkaana aas-aasay Guddiga Dhallinyrada Gaza iyo 5 qof oo kale oo ka mid ah ururkaas ayaa wada-shaakeysi Zoom oo qaatay 2 saac la yeeshay dad ku sugan Israel, ayaga oo ka wada hadlay rajada ay ka qabaan hoggaan u wanaagsan labada dhinac mustaqbalka. Murankan ayaa waxaa xudun u ah gabar horey ula shaqeyn jirtay hay’adda xuquuqda aadanaha Amnesty oo lagu magacaabo Hind Khoudary, taasi oo barteeda facebook ku cambaareysay Aman, kuna eedeysay inuu xiriir la yeeshay Israel. Khoudary ayaa qoraalkeeda facebook ku tag gareysay saraakiisha Xamas, si ay dareenkooda ugu soo jeediso wada-sheekeysiga Aman uu la yeeshay Israa’iiliyiinta. Si kastaba wasaaradda arrimaha gudaha Gaza ayaa beenisay in qoraalka Khoudary uu kusoo jeediyey Aman, waxayna sheegtay inay horey isha ugu haysay ururka Aman uu hoggaamiyo. Baraha bulshada reer Falastiin ayaa waxaa aad u qabsaday dhacdadan, ayada oo dadka qaar ay dhalleeceeyeen xariga lixda qof, halka qaarna ay ugu hambalyeeyeen Khoudary inay kasoo horjeesatay in la caadiyeeyo xiriirka Israel. Khoudary ayaa dhanka kale dhalleeceyn xooggan kala kulantay saraakiil sare oo ay ku jiraan kuwa la shaqeeya kooxaha xuquuqda aadanaha QM, ayada oo lagu eedeeyey inay “ceebeysay” nafteeda. AFP + VOA
-
Muqdisho (Caasimada nline) – Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in dhawaan ay suurta-gal tahay in guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ku dhawaaqaan dib u dhaca doorashada Soomaaliya. Xubno ka tirsan guddiga ayaa sheegay in guddiga ay doonayaan in dib loo dhigo doorashada ilaa xal looga helayo cudurka Coronavirus, balse aysan wali soo dhameystirmin talooyinka arrintaan ku saabsan ee lala yeelanayo mas’uuiliyiin kale oo ka tirsan xafiisyada sare ee dalka iyo xisbiyada mucaaradka. “Shaqada guddiga waa istaagtay gobal ilaa magaalo, waxaa sidoo kale xirmay dhaq dhaqaaqii iyo howlihii guud ee doorashooyinka waxaana dalka ka jira qatarta Coronavirus mana la joogo xili laga hadlo doorasho,” ayuu yiri qof xubin sare ka ka ah guddiga oo la hadlay Caasimada Online. Ma cadda muddada dib loo dhigay doorashada, hase yeeshee waxaa la rumeysan yahay inay noqon karto ilaa lix bilood. Guddiga ayaa ka hor inta aysan ku dhowaaqin go’aankooda sugaya inay eegaan xaaladda Coronavirus ee dalka, ayaga oo rumeysan in maalmaha ama asbuucyada soo socda ay kasii dari doonto, si go’aankoodu ugu muuqdo mid gar ah. Lama oga sida ay suurta-gal ku noqon karto arrintaan balse waxay xubnaha guddiga sheegeen in ay aaminsan yihiin in qataro badan ka dhalan karto dib u dhaca laakiin waxaa ka sii daran bey yiraahdeen qatarta COVID-19. Cudurka Covid 19, ayaa u muuqda mid ku sii faafaya Soomaaliya, waxaana isa soo taraya walaaca ay qabaan bulshada Soomaaliyeed maadaama aysan dowladu laheyn awood ay arrintaan wax uga qabato. Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ka harsan muddo ka yar 8 bil halka tan baarlamankana ay ka harsan muddo 5 bil oo kaliya, lamana oga hadii dib loo dhigo ilaa inta ay noqon karto. Sidoo kale waxaa la ogeyn sida ay ku yeelayaan xisbiyada mucaaradka ee ka jira dalka.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM ayaa ka hor-yimid “been” ay warbaahinta Al-Shabaab ka faafiyeen dilka sarkaal 10-kii April lagu dilay duqeyn ka dhacday degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose. Mareykanka ma aysan shaacin magaca ninkaas, hase yeeshee dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa labadaba magaciisa ku sheegay Cabaas Maxamed Xaaji, waxaana warbaahinta Al-Shabaab ay sheegeen inuu ahaa Suldaankii beesha Jareerweyne ee gobalada Jubbooyinka. “Eedeymahan waa kuwa saldhig u ah dacaayadda Al-Shabaab, waana been,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxa AFRICOM. “Argagixiyaha lagu dilay duqeyntii 10-ka April, wuxuu ahaa xubin Al-Shabaab oo ku lug lahaa dilka lix qof oo ahaa Soomaali aan waxba galabsan.” AFRICOM ayaa sheegtay in ninkan uu waxyar ka hor inta aan duqeynta lagu dilin uu xaafad ku taalla Jubadada Hoose kusoo bandhigay meydadka askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed. “Kadib markii uu gaystay ficilan xaasidnimada iyo cabsi gelinta ah, argagixiyahan Al-Shabaab wuxuu ka tegay xaafadda. Kadib markii uu cidlo ku noqday deegaan gaar ah, waxaa lala beegsaday oo lagu khaarijiyey duqeyn ay fulisay AFRICOM, ayada oo la kaashanayo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya,” ayaa lagu yiri qoraalka. “Ma jirin shacab aan waxba galabsan. Wuxuu gaystay ficil dambi-dagaal ah isaga oo dhulka ku jiiday meydad si uu u cabsi geliyo shacab Soomaali ah oo aan waxba galabsan si ay isku dhiibaan,” waxaa sidaas yiri agaasimada howl-gallada AFRICOM Maj. Gen. William Gayler. AFRICOM ayaa sheegtay in ayada oo ay wiiqeeyn howl-gallada Ciidanka Xoogga iyo kuwa AMISOM, ay Al-Shabaab iminka si sii kordheysa “isugu halleeneyso beenta iyo dacaayadda, oo ay ku jiraan sii deynta sawirro aan la xaqiijin oo ah khasaare shacab, si ay u hesho dareenka warbaahinta, una qiyaameyso shacabka Soomaaliyeed.”Africom oo beenisay warar ay Al-Shabaab ka faafiyeen dilka Cabaas Maxamed, soona bandhigtay xog qarsaneyd
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka bilowday, kana dhaqangalay bandowga xilliyada habeenkii soconaya, ee ay ku soo rogtay Dowladda Federaalka Somaliya. Dowladda Federaalka ayaa tallaabadan u qaaday, ka hortagga faafitaanka xanuunsidaha COVID-19, ee uu keeno Coronavirus. Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo daadiyay ciidamo fara-badan, si ay u dhaqangaliyaan xaaladda bandowga, waxaana war wanaagsan noqday, sida ay dadku ugala shaqeeyeen laamaha ammaanka dhaqangalintiisa. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa dadka reer Muqdisho ka codsaday inay u hoggaansamaan awaamiirta qaranka. Bandowga oo bilaabanaya 8:00 fiidnimo habeen kasta ayaa ku eg xilliga waabariga ee 5:00am. Bandowga wax saamayn ahi kuma yeelan doono goobaha lagu iibiyo raashiinka, gaadiidka gurmadka deg-degga iyo xarumaha caafimaadka. Muuqaalo laga soo qaaday wadooyinka ayaa muujinaya sida ay wadooyinka u haawanayan, marka laga soo taggo in ay ku sugan yihiin ciidamada amniga, ee dhaqangalinta bandowga xaqiijinaya. Magaalada Muqdisho ayuu xalay xaalkeeda ka duwanaa habeenadii la soo dhaafay, waxayna tani dadka soo xusuusisay xilligii Midowga Maxkamadaha Islaamiga iyo Dowladdii Cabdullaahi Yuusuf Axmed, oo magaalada bandow ku soo kala rogay sanadihii 2006 iyo 2007. Tan iyo markii ay dhacday Dowladdii Militariga ayuu bandowgan noqonaya kiisii saddexaad, ee ka dhaqangala Magaalada Muqdisho.
-
Garowe (PP News Desk) — A new book of opinion pieces by the blogger Ismail Haji Warsame is causing a stir in Somalia particularly in Puntland. Ismail wrote most of the columns in Talking Truth to Power in Undemocratic and Tribal Contextwhile living in Garowe. The book contains columns that Ismail has published in his blog, which has the distinction of being the only blog on Somali politics that one can access for a fee-based annual subscription. Ismail is not only a political writer. He enjoyed what one can describe as a ringside seat to witness events that led to the formation of Puntland State in 1998 and the adoption of federalism in 2014. Ismail associates Abdirahman Farole and Abdiweli Gaas with a declinist school of thought As befits the title of the book,, Ismail does not pull punches when he associates Abdirahman Sh. M. Farole and Dr Abdiweli M. Ali, two former Puntland Presidents, with a declinist school of thought. The other school of thought — foundational — is associated with the founding President of Puntland, Abdullahi Yusuf Ahmed. In one column published in October last year Ismail lauds former Somali Presidents Hassan Sheikh Mohamud and Sharif Sheikh Ahmed for political maturity. He commends former Prime Minister Ali Mohamed Gedi for playing a constructive role in politics compared to former Prime Ministers who feign non-involvement in politics. By virtue of his consistency and productivity Ismail could be crowned as the Doyen of Somali commentators. © Puntland Post, 2020 The post A NEW BOOK BY AN INFLUENTIAL SOMALI BLOGGER MAKES A SPLASH appeared first on Puntland Post.
-
Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo gaartay dacwad eedeyn ah, oo la xiriirta labo dhabdhood oo dhawaan kufsi loogu geystay degaanka Janaale ee gobolka Shabeellada Hoose. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Maxkamadda ciidamada qalabka sida ay baaris ku wado kiiskaas, ciddii ay ku cadaato eedeyntaasina la marsiin doono ciqaabta ay mudantahay. Wasaaradda Gaashaandhiga ayaa cambaaraysay falkaas, waxayna xustay in aan cidna loogu dulqaadan doonin ficilada foosha xun ee noocaas oo kale ah, islamarkaana la horkeeni doono caddaaladda kuwa geysta falalka arxan darrada ah. Askar ka tirsan ciidanka Militariga dowladda Soomaaliya, oo ku sugan degaanka Janaale ee gobolka Shabeellada hoose, ayaa maalmo ka hor lagu eedeeyey in ay halkaas ku kufsadeen gabar yar iyo haweeney xaamilo ahayd. Waxaa la sheegay in gabadh 13-jir ah ay ciidan xoog kaga wateen gudaha degaanka Janaale, kadibna ay kufsi u gaysteen. Sidoo kale, waxaa la soo wariyey in haweeney xaamilka ah ay saddex askari oo ka tirsan Militariga Soomaaliya ay gaari kala dageen, kadibna kufsi u gaysteen. PUNTLAND POST The post Wasaaradda Gaashaandhiga oo ka jawaabtay eedeymo kufsi oo loo jeediyey Askar appeared first on Puntland Post.
-
Waxaad moodaa in Shacabka Muqdisho aysan u hogaansamin Talooyinkii loosoo jeediyey tasoo khatar ku ah Magaalada. Dowlada Federaalku waxay laga bilaabo Caawa ay Bandow kusoo [...] Source
-
Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/Bar___Qubanaha-15042020.mp3 View the full article
