Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,467
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Garowe (SMN) – Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saarey amar lagu mamnuucayo dhoofinta birta, macdanta iyo maarta. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Deni ayaa go’aankaas lagu socod-siiyey guud ahaan qeybaha kale ee dowlad goboleedkaas. Muxyadiin Gacmey, taliyaha booliska Puntland oo warbaahinta u akhriyey bayaanka, ayaa faray dhinacyadda ay quseyso in ay fuliyaan amarka. Gaadiidleyda iyo Geerishyadda ayuu si gaar ah uga digay in ay ku lug-yeeshaan dhoofinta oo uu ku tilmaamay mid sharci darro ah. Amarkaan ayaa wuxuu kusoo aadaya xili maamulka Puntland uu horey uga dhawaajiyey in uu waddo qorsheyaal uu maalgeshi ugu raadinayo ganacsatadda. View the full article
  2. Muqdisho (SMN) – Howlgalka waxaa laga fuliyay waddada xiriirisa deegaanka Janaale iyo magaalada Marka, halkaas oo la sheegay in ay ku aaseen Al-Shabaab. Taliyaha ciidanka dhulka, Janaraal C/xamiid Dirir, ayaa howlgalka hogaaminayay, waxayna ciidanka ku guuleysteen in miinooyinkaas ka soo saaraan waddada isla markaana qarxiyaan. Ujeedada howlgalkan ayaa taliyaha ciidanka dhulka waxaa u sheegey in ay xaqiijiyaan amniga deegaanada u dhexeeya Janaale iyo degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha hoose. Wararka ayaa waxay intaas ku darayaan in aysan jirin wax khasaare ah oo ciidanka ka soo gaaray intii lagu jirey howlgalka. View the full article
  3. Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Raga ugu waaweyn Mucaaradka Xukuumada Federaalka Soomaaliya, ayaa Qoraal uu soo qoray wuxuu iga jawaabayay Warsaxaafadeedkii ay maanta [...] Source
  4. (SLT-Jabuuti)-Xanuunka Covid_19 ee faraha baas ku haya dalalka Adduunka ayaa si xawli ah ugu faafaya dalka Jabuuti. Inta la xaqiijiyay wadarta dadka uu soo ritay Caabuqa Coronavirus ayaa gaadhay guud ahaan waddankaasi 591 ruux, waxaana xanuunkaasi dartii Jabuuti ugu geeriyooday laba ruux, maanta oo kaliya waxa laga heley cudurka tiradii ugu badnayd oo ah 156 qof. Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay inuu aad uga walaacsanyahay xaaladda Caafimaad ee soo korodhay, iyadoo inta badan horay loo fasaxay shaqaalaha dowladda badi, marka laga reebo kuwa si gaar ah hayo shaqooyinka lagama maarmaanka ah. Jabuuti ayaa hoggaaminaysa dalalka Bariga Afrika, marka loo eego Tirada Dadka uu ku dhacay. Dalka Somaaliya ayaa waxa uu ku dhacay dad gaadhaya 80, halka Itoobiyana tiradu ka badan tahay konton. Somaliland ayaala xaqiijiyey inuu ku dhacay dad gaadhaya 5 Ruux, taasi ayaa Jabuuti ka dhigaysa Dalka Dadka ugu badan uu ku soo ritay Xanuunka Covid_19. Source
  5. Fadhigii 57aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ku qabsoomay habka maqalka iyo muqaalka, iyadoo golaha wasiirraduna shirka kaga qaybgaleen xafiisyadooda, taas oo ka mid ah talooyinka caafimaad ee xanuunka Covid-19, lagaga hortegi karo, si looga feejignaado, iyada oo wasaaradda Is-gaadhsiinta iyo Tignoolajiyadduna soo diyaarisay habkan casriga ah ee shirku ku qabsoomay. Waxaana kulankaa lagaga arrinsaday xanuunka saf-mareenka ah ee Coronavirus (Covid 19) oo ah mid dunida aafeeyey, iyadoo xukuumadduna dedaal ugu jirto xakamaynta iyo ka hortagga xanuunkaasi sidii aanu dalka iyo bulshada ugu faafi lahayn. Waxaana ugu horrayn warbixin la xidhiidha xanuunka covid 19 laga dhegeystay wasiirka horumarinta caafimaadka, Mudane Cumar Cali Cabdilaahi waxaanu wasiirku ku dheeraaday dadaalka iyo u diyaargarawga ka hortagga xanuunka ee wasaaradda horumarinta caafimaadku ugu jirto iyadoo kaashanaysa guddida heer qaran ee u diyaargarawga iyo ka hortagga xanuunka ay xil weyn iska saareen badqabka bulshada, waxaanu wasiirku sheegay in baadhitaanno lagu sameeyey dad looga shakiyey xanuunka, tirada rasmiga ah ee xanuunka laga helayna tahay shanti qof ee hore loo shaaciyey, iyada oo laba qof oo laga shakisan yahana jawaabta shaybaadhkooda la sugayo, sidoo kale waxa uu wasiirku xusay in gobol walba iyo xuduudaha dalka ay ka hirgeliyeen goobo u gaara xanuunka oo ay ku sugan yihiin hawl-wadeenada caafimaadku. Sidoo kale, madaxweyne ku xigeenka Somaliland ahna guddoomiyaha guddida heer qaran ee u diyaargarawga iyo ka hortagga xanuunka covid 19, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa golaha warbixin ka siiyay hawsha ay wadaan isagoo xusay inay hadh iyo habeen heegan ugu jiraan ka hortaga iyo diyaar garowga xanuunka Covid-19 iyagoo kaashanaya guddiyada gobolada iyo degmooyinka ilaa imikana si fiican ay hawshu ugu socoto, wuxuna tilmaamay madaxweyne ku xigeenku in ay socoto fulinta go’aamadii ay soo saareen. Dhinaca kale, wasiirka wasaarada horumarinta maaliyada, Dr. Sacad Cali Shire ayaa golaha warbixin ka siiyey saamaynta dhaqaale ee uu xanuunku ku yeeshay guud ahaan dhaqaalaha dunida, gaar ahaanna Somaliland, isagoo wasiirku caddeeyey in xanuunkani saameeyey mala’awaalka miisaaniyad-sanadeedka qaran ee 2020, sababina karo hoos udhac dhaqaale, sidaa awgeed la tashiili doono miisaaniyada dalka, iyadoo dawladduna qorshe ka yeelan doonta saamaynta dhaqaale ee xanuunkani bulshada ku keeni karo. Ugu danbayntii waxa goluhu isla qaateen in la dardargeliyo baraarujinta iyo wacyigelinta bulshada ee xanuunka covid 19, iyagoo shacabka u soo jeediyey inay u hoggaansamaan awaamiirta guddida heer qaran ee covid 19 iyo talooyinka caafimaad ee la soo saaray . ALLAA MAHAD LEH Maxamuud Warsame Jaamac Af-hayeenka Madaxweynaha JSL. Source
  6. Beledweyne (Caasimada Online) – Warar dheeriya ayaa kasoo baxaya dil toogasho oo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ay Rag ku hubeysnaa Bistoolado ugu geeysteen Askari ka tirsanaa ciidanka xooga dalka. Askariga la dilay ayaa ka tirsanaa Ciidanka xooga dalka, gaar ahaan guutada shanaad qeybta 27-aad, kaasi oo Ragga hubeysnaa ay ku dileen xaafada Buundo-weyn ee magaalada Beledweyne. Askarigaasi oo lagu magacaabi jirey Liibaan Axmed, ayaa ka hor inta aan la dilan iska caabin kala hortagay ragga hubeysnaa ee weerarka ku soo qaaday, isagoona ugu dambeyntiina u geeriyooday is-rasaaseyntaasi. Ragga hubeysnaa ee fuliyay dilka Askariga, ayaa isla markiiba goobta iskaga baxsaday sida ay Caasimada Online u sheegen dad goobjoog ah. Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda, ayaa gaaray goobta dilkaasi ka dhacay, kuwaasi oo meydka Askariga goobta ka qaaday kadib baaritaan kooban oo ay sameeyeen. Ma jirro wax war ah oo kasoo baxay Taliska ciidamada iyo maamulka Beledweyne oo ku aadan dilka Askarigaasi loogu geystay magaalada. Weerarada noocan oo kale ayaa badana waxa fuliya xubno ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasi oo sheegta Mas’uuliyada dilalkaasi, waxaana soo baxaya warar sheegaya in Kooxdaasi geysatay dilkaasi
  7. WAR-SAXAAFADEED: 16/04/2020 Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Ku Qabsoomay Habka Maqalka Iyo Muqaalka Ah. Fadhigii 57aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ku qabsoomay habka maqalka iyo muqaalka, iyadoo golaha wasiirraduna shirka kaga qaybgaleen xafiisyadooda, taas oo ka mid ah talooyinka caafimaad ee xanuunka Covid-19, lagaga hortegi karo, si looga feejignaado, iyada oo wasaaradda Is-gaadhsiinta iyo Tignoolajiyadduna soo diyaarisay habkan casriga ah ee shirku ku qabsoomay. Waxaana kulankaa lagaga arrinsaday xanuunka saf-mareenka ah ee Coronavirus (Covid 19) oo ah mid dunida aafeeyey, iyadoo xukuumadduna dedaal ugu jirto xakamaynta iyo ka hortagga xanuunkaasi sidii aanu dalka iyo bulshada ugu faafi lahayn. Waxaana ugu horrayn warbixin la xidhiidha xanuunka covid 19 laga dhegeystay wasiirka horumarinta caafimaadka, Mudane Cumar Cali Cabdilaahi waxaanu wasiirku ku dheeraaday dadaalka iyo u diyaargarawga ka hortagga xanuunka ee wasaaradda horumarinta caafimaadku ugu jirto iyadoo kaashanaysa guddida heer qaran ee u diyaargarawga iyo ka hortagga xanuunka ay xil weyn iska saareen badqabka bulshada, waxaanu wasiirku sheegay in baadhitaanno lagu sameeyey dad looga shakiyey xanuunka, tirada rasmiga ah ee xanuunka laga helayna tahay shanti qof ee hore loo shaaciyey, iyada oo laba qof oo laga shakisan yahana jawaabta shaybaadhkooda la sugayo, sidoo kale waxa uu wasiirku xusay in gobol walba iyo xuduudaha dalka ay ka hirgeliyeen goobo u gaara xanuunka oo ay ku sugan yihiin hawl-wadeenada caafimaadku. Sidoo kale, madaxweyne ku xigeenka Somaliland ahna guddoomiyaha guddida heer qaran ee u diyaargarawga iyo ka hortagga xanuunka covid 19, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa golaha warbixin ka siiyay hawsha ay wadaan isagoo xusay inay hadh iyo habeen heegan ugu jiraan ka hortaga iyo diyaar garowga xanuunka Covid-19 iyagoo kaashanaya guddiyada gobolada iyo degmooyinka ilaa imikana si fiican ay hawshu ugu socoto, wuxuna tilmaamay madaxweyne ku xigeenku in ay socoto fulinta go’aamadii ay soo saareen. Dhinaca kale, wasiirka wasaarada horumarinta maaliyada, Dr. Sacad Cali Shire ayaa golaha warbixin ka siiyey saamaynta dhaqaale ee uu xanuunku ku yeeshay guud ahaan dhaqaalaha dunida, gaar ahaanna Somaliland, isagoo wasiirku caddeeyey in xanuunkani saameeyey mala’awaalka miisaaniyad-sanadeedka qaran ee 2020, sababina karo hoos udhac dhaqaale, sidaa awgeed la tashiili doono miisaaniyada dalka, iyadoo dawladduna qorshe ka yeelan doonta saamaynta dhaqaale ee xanuunkani bulshada ku keeni karo. Ugu danbayntii waxa goluhu isla qaateen in la dardargeliyo baraarujinta iyo wacyigelinta bulshada ee xanuunka covid 19, iyagoo shacabka u soo jeediyey inay u hoggaansamaan awaamiirta guddida heer qaran ee covid 19 iyo talooyinka caafimaad ee la soo saaray . ALLAA MAHAD LEH Maxamuud Warsame Jaamac Af-hayeenka Madaxweynaha JSL. — Qaran News
  8. Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada dowladda ayaa billaabay howl-galo ka dhan ah qorshayaasha Al-Shabaab ee ay miinooyinka ugu aaseen wadada xiriirisa deegaanada Janaale iyo Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose. Howl-galkan oo lagu bur-burinayey Miinooyinka ay kooxda Al-Shabaab ku aastay wadooyinkaasi, ayaa waxa hogaaminayey Taliyaha ciidanka dhulka, Jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir. Taliye Dirir ayaa sheegay in Miinooyin badan ay ciidamadu ku guuleysteen inay ka soo saaraan waddooyinka ay ku aastay Al-Shabaab, midaasi oo khasaare nafeed ka dhalan karayey. Miinooyinka ay Ciidamadu ka soo saareen wadooyinkaasi ayey qarxiyeen, iyada oo aysan waxba ku noqon Ciidamadii ku howlanaa fulinta howl-galkaasi. Taliye Dirir ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in mudadii ay ku guda jireen howl-galkaasi ay socod lug ah ku wada mareen deegaanka Buufow Bacaad oo u dhexeeya Marka iyo Janaale, midaasi oo qeyb ka ah dadaalada lagu xaqiijinayo amniga gobolka Shabeelaha Hoose. Howl-galkan ay fuliyeen Ciidamadu ee uu hogaaminayey Taliye Dirir, ayaa noqonaya mid looga baaqsaday ama fashiliyey qorshayaasha ay kooxda Al-Shabaab u maleegto Mas’uuliyiinta iyo bulshada isticmaasha waddooyinkaasi.
  9. Maxaad Ka Taqaan Astaamaha Cudurka Covid19? W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid (Dalmar) Korona fayrus waa nooc fayras caan ah oo keena infakshan ku dhaca sanka ama cunaha sare. Inta badan korona fayrusku khatar muu ahayn Laakiin horraantii 2020 ka dib markii uu ka dillaacay Shiinaha bishii Diseembar 2019 ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) wuxuu u aqoonsaday covid2019 kaas oo noqon kara mid dilaa ah. Cudurkan ka dillaacay shiinaha ayaa si dhakhso ah ugu faafay adduunka oo dhan isaga oo ku faafaya xidhiidhka qof-ka-qof iwm Astaamaha cudurkani waxay ku soo muuqan karaan 2 ilaa 14 maalmood sida ay dhakhaatiirtu sheegeen ka dib marka uu qofka soo gaadho ama uu haleelo cudurku astaamahiisu waxay aad ugu eegyihiin astamaha hargabka caadiga ah waxana ugu caansan astaamahan hoos ku taxan. Neefsashada oo yaraata Sanka oo cabudha Madax xanuun Cune xanuun Qandho Qufac Neefsashada oo adkaata ama neefsashada oo dhib noqota Calaamadaha kale waxaa ka mid noqon kara: Daal Xumad badan Sanka oo dareera Shuban Matagid Oof wareen W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid (Dalmar) Suxufi madax banaan Hargeysa somaliland Email: Cabdiraxmaan800@gmail.com Qaran News
  10. MOGADISHU (HOL) - Somali Government has dismissed claims civilians were killed during an air strike in Janaale last Friday noting those killed were Al-Shabaab terrorists. Source: Hiiraan Online
  11. Muqdisho (Caasimada Online) – Rag ku hubeysnaa bastoolado ayaa xalay Xaafada Tabakaayo Madoow ee degmada Dharkeenleey ku dilay dhaqtar dhallinyaro ahaa oo lagu magacaabay Dr. Cabdullaahi Yusuuf Suudaan. Dr. Cabdullaahi Yusuuf Suudaani ayaa waxa uu xarun dadka lagu daaweeyo oo Farmshiye ah uu ku lahaa kasoo horjeedka Masjidka Al-Nuur degmada Dharkeenleey. Dr. Cabdullaahi ayaa markii la dilayey waxa uu ku howlanaa sidii uu u xiri lahaa Farmashiyaha si uu u aado Salaada Cishaha oo lagu jirey. Ciidamo ka tirsan kuwa booliska Soomaaliya, oo u diyaar garoobayey dhaqan gelinta bandowga la saarey Muqdisho, ayaa tegay halka uu dilka ka dhacay, waxaana goobjoogayaal ay sheegeen in ay ciidamada xir xireen dhallinyaro ku sugneyd meel aan ka fogeen halka lagu diley Cabdullaahi. Ururka Al Shabaab oo sheegtay masuuliyadda dilka wiilka dhaqtarka ahaa ayaa u jeediyey eedeyn yaab leh oo ahaa inuu ahaa sirdoon. Al-Shabaab ayaa sheegtay Dr. Cabdullaahi nuu ka tirsanaa Ciidamada Sirdoonka dowladda, gaar ahaan qaybta dharcadka, balse eheladiisa qaar ayaa arrintaasi been abuur ku tilmaamay. Wiil qaraabo dhaw la ah Cabdullaahi ayaa sheegay inay tahay war been abuur ah hadalka ka soo baxay Shabaab ee lagu sheegay in Dr. Cabdullaahi uu ahaa askari ka tirsan Nabad Suggida. Allaha u naxariistee Marxuumka Shabaab xalay ay dileen ayaa wuxuu Jaamacad uga soo baxay dalka Sudan, halkaasi uu ku soo bartay Cilmiga Caafimaadka.
  12. Washington (SMN) – War-saxaafadeed uu soo saaray taliska Mareykanka AFRICOM ayaa lagu beeniyay in qof rayid ah lagu dilay duqeyn diyaaradaha Mareykanka ay bishan April ka fuliyeen gudaha Soomaaliya. Mareykanka ayaa war-saxaafadeedka uu soo saaray ku sheegay in Al-shabaab ay baahiyeen in duqeyn diyaaradaha Mareykanka ay ka fuliyeen degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose ay ku dileen qof shacab ah. Sidoo kale Mareykanka ayaa qoraalka uu soo saaray ku beeniyay warka kasoo baxay Al-shabaab oo ahaa in Mareykanka uu ruux shacab ahaa duqeyn ku dilay,waxaana uu sheegay Mareykanka in duqeyn diyaaridihiisa ay 10-kii bishan April ka fuliyeen Jamaame ay ku dileen sarkaal ka tirsan Al-shabaab,sida lagu xusay war-saxaafadeed kasoo baxay taliska Mareykanka ee AFRICOM. Taliska AFRICOM ee Mareykanka ayaa warka kasoo baxay ku xusay in ruuxa ay ku dileen duqeyntii ka dhacday Jamaame uu ka tirsanaa Al-shabaab,isla markaana uu horay u geystay dilka lix ruux oo shacab ah. Mareykanka ayaa inta badan lagu eedeeyaa in uu qariyo qasaaraha duqeymaha uu ka fuliyo kasoo gaara dadka rayidka ah,iyadoo dhawaan hay’adda xuquuql insaanka ee Amnesty International ay u jeedisay eedeyn arintaasi la xiriirta,waxaana markii ugu horeysay Mareykanka sanadkii lasoo dhaafay uu qirtay in uu duqeyn ku dilay hooyo cunugeeda oo deganaa gobolka Shabeelada Hoose. View the full article
  13. Yurub (SMN) – Soomaalida ku nool wadamada Yurub ayaa la sheegay in ay kamid yihiin dadka ugu badan ee uu saameeyay Coronavirus. Sidda lagu sheegay warbixin cusub, sababta waxay tahay qaabka ay u nool yihiin iyo in ay ku badan yihiin goobaha dadka ku kulmaan. Wadamada Ingiriiska iyo Sweden ayaa waxay kamid yihiin meelaha ay geerida ugu badan ee Soomaalida laga soo wariyey. Warbixinta ayaa intaas ku dartay in Soomaalida iyo Ciraaqiyiinta ay yihiin qaxootiga ugu badan ee caabuqaan dilaaga ay uu saameeyay. Tan iyo markii uu bishii December ee 2019-kii uu ka dilaacay Shiinaha, Covid-19 ayaa ku dhacay laba milyan oo ruux; kumanaan kuna wuu dilay. View the full article
  14. Muqdisho (SMN) – Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji oo ka tirsan Golaha Shacabka baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku baaqay in miiska wadahadalka lala fariisto Al-Shabaab si loosoo afjaro dagaalka daba dheeraadey. Mudanaha oo wareysi gaar ah siiyey warbaahinta Shabelle ayuu ku booriyey in ay gartaan ahmiyadda ay leedahay in la baajiyo dhiiga daadanaya. Isagoo hadalkiisa sii wata, sharci-dejiyaha ayaa sidoo kale ugu baaqay darafyadda in ay isku tanaasulaan si dalka uga baxo dhibaatada amni. Hadalka Xildhibaanka ayaa wuxuu kusoo aadaya xili doorasho la sheegay in ay tahay qof iyo cod ay ka dhaceyso dalka sanadka soo aadan ee 2020-21, taas oo qasab ka dhigeysa in isbedel lagu sameeyoo dhanka ammaanka iyo siyaasadda. View the full article
  15. Muqdisho (SMN) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka duhur. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/04/Warka-Duhur-160420.mp3 View the full article
  16. The US military on Wednesday denied killing a Somali civilian in a strike last week against Al-Shabaab militants, providing rare details of its operations against the jihadist group affiliated with Al-Qaeda. US Africa Command disputed reports from two news outlets that said an innocent civilian was killed in the precision air strike near the southern town of Jamaame on Friday. “These allegations are based on al-Shabaab propaganda and are false,” Africom said. “The terrorist that was killed in the Apr 10 air strike was an al-Shabaab member complicit in the murder of at least six innocent Somalis.” To support its claim, Africom — which has been accused by Amnesty International of concealing the number of civilian victims in its almost daily drone strikes — gave details of the incident. “Immediately prior to the air strike, this al-Shabaab terrorist displayed the murdered bodies of Somali National Army (SNA) soldiers in a village,” the statement said. “Once isolated in a remote and secluded area, the terrorist was killed by an air strike.” Africom named one of the news outlets as “al-Shabaab associated news affiliate SomaliMemo.” Army Major General William Gayler said that “it was a war crime by an al-Shabaab terrorist who desecrated bodies to scare and intimidate innocent Somalis into submission.” Amnesty last year accused the US military of indiscriminately hitting civilians, killing farmers, workers and even children in Somalia. After an internal investigation, the military admitted responsibility for the death of a woman and a child. View the full article
  17. Somalia has reported a spike in the number of COVID-19 infections with 20 more cases announced today in addition to three deaths. Somalia’s Minister of Health and Social Services Fowziya Abikar Nur announced in her daily COVID-19 briefing that the total number of COVID-19 cases in the country has risen to 80 while three more patients have died of the disease, bringing the total deaths to five. Minister Fowziya urged the public to take instructions of the health authorities seriously in order to contain the rapid spread of the disease in the country. The total number of coronavirus cases in the world has surpassed two million, according to the data compiled by the Johns Hopkins University. About 130,000 others have died of the disease. View the full article
  18. Wasiir Cabdiwali ayaa ka tirsan Guddiga Puntland u qaabilsan diyaar garowga iyo ka hortagga Covid-19 Wasiir Ku-xigeen Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Cabdiwali Mire Xirsi ayaa sheegay in dadka hantida haysta iyo goobaha ganacsiga ee caanka ah aysan u hoggaansamin awaamiirta dowladda ee la xiriirta Covid-19. Wasiir Cabdiwali Mire oo maanta oo Khamiis ah hadal ka jeediyey munaasabad ay xilka kula wareegayeen maamulka cusub ee gobolka Nugaal ayaa ka dhawaajiyey in goobaha caanka ah ay furan yihiin habeenkii, halka dad danyarta ah ee aad u dhiban ay sharciga u hoggaasamaan, taasina ay tahay caddaalad darro weyn. Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in awaamiirtii Puntland ka soo saartay Qaadka ay jabiyeen ciidamada, oo uu sheegay in ay shacabka ka qaadaan, kadib ay iyagu isticmaalaan. Wasiirku ma sheegin arrinta caddaalad darrada ah ee la xiriirta awaamiirta, waxa ay ka qabanayaan Guddiga uu ka tirsan yahay ee ka hortagga Covid-19. Bandowga habeenkii ee Puntland oo hadda socday muddo labo todobaad ah, labo todobaad oo kalana lagu daray ayaa saameeyey danyarta iyo goobaha ganacsiga ee yaryar, halka dad wax haysta iyo goobaha ganacsiga ee caan ah uusan saameyn. PUNTLAND POST The post Caddaalad darro ka jirta bandowga habeenkii soo rogtay Punland appeared first on Puntland Post.
  19. Washington (Caasimada Online) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dowladdiisa ay isku dayeyso inay go’aan ka gaarto haddii coronavirus uu asalkiisa ka yimid sheybaar ku yaalla magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha, halkaasi oo si ku talo-gal ah loogu abuuray Sidoo kale xog-hayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa ugu baaqay Beijing “inay caddeyso” waxa ay ogtahay ee ku saabsan xaqiiqda cudurkan. Asalka cudurkan ayaa weli ah mid aan la ogeyn. Hase yeeshee waxaa horey loo sheegay inuu ka dillaacay suuq xoolaha lagu iibiyo oo ku yaalla magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha, taasi oo Mareykanka ay shaki weyn ka qabaan. Taleefishinka Fox News ayaa Arbcadii sheegay in fayruska uu ka yimid sheybaar ku yaalla Wuhan, balse aan looga dan lahayn in hub ahaan loo adeegsado ee uu qeyb ka ahaa dadaal Shiinaha ay ku muujinayaan awooddooda ah inay aqoonsan karaan oo ay fayrus ula dagaalami karaan si la mid ah ama ka awood badan Mareykanka. Warbixintan iyo kuwa kale ayaa sheegay in qof uu fayruska ku qaaday sheybaarka kadib tegay suuq xoolaha lagu gowraco halkaasna uu ka billowdo faafitaanka. Trump oo isaga oo shir jaraa’id ku qabtay Aqalka Cad wax laga weydiiyey arrintan ayaa sheegay inuu ka warhayo wararka sheegaya in fayruska uu kasoo baxsaday sheybaar ku yaalla Wuhan. “Waan baari doonaa xaaladdan aadka u xun ee dhacday,” ayuu yiri Trump. Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo oo la hadlay Fox News kadib shirka jaraa’id ee Trump ayaa yiri “waxaan ognahay in fayruska uu ka yimid Wuhan. Islamarkaana sheybaarka Wuhan Institute Virology dhowr mile oo kaliya ayuu u jiraa suuqa xoolaha.” “Waxaan ka dooneynaa dowladda Shiinaha inay is-furto, oo ay sharaxdo sida cudurkan u faafay, dowladda Shiinaha waa inay runta caddeyso,” ayuu yiri Pompeo. Sheybaarka Wuhan Institute of Virology ayaa bishii Febraayo ku gacan seeray xanta ku saabsan in fayruska si ku talo-gal ah loogu abuuray halkaas, kadibna uu kasoo baxsaday. REUTERS + VOA
  20. Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beeniyay warar ay saxaafadda tebisay oo sheegaya in guddigaasi qorshaynayo in ay dib u dhigaan doorashada madaxtinimada dalka. Warbaahinta qaar ayaa xubno ka tirsan guddigaas oo aysan magacaabin horay uga soo xigtay in guddigu ay doonayaan in ay dib u dhigaan doorashada maadaama dalka uu ka jiro xanuunka Coronavirus. Balse War rasmiya oo ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in ay waxba kama jiraan yihiin wararkaas ku saabsan in guddigu qorshaynayo in ay dib u dhigaan doorashada sababa la xiriira xanuunka COVID-19. “Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka waxa uu Umadda Soomaaliyeed u xaqiijinayaa in wararka ah in Guddigu ku dhawaaqi rabo dib u dhac Doorasho uu yahay war been abuur ah oo sal iyo raad aan lahayn ayaa lagu yiri” qoraalka guddiga. PUNTLAND POST The post Maxaa ka jira in COVID-19 dartiis dib loogu dhigayo doorashada madaxtinimada Soomaaliya? appeared first on Puntland Post.
  21. (SLT-Laascaanood)-Ciidamadda booliska gobolka Sool ayaa ku guulaystay in ay gacanta ku soo dhigaan nin maanta magaaladda Laascaanood ku dilay nin kale oo shacab ahaa. Sida uu noo xaqiijiyay badhasaabka gobolka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe, oo caawa khadka telefoonka ugu waramay wargeyska DAWAN. Kaasoo ay ciidamadu soo qabteen isagoo magaaladda ka dhinaca Koonfureed uga sii baxayay. Waxaanay ciidamadda booliska Laascaanood kadib markii dilku dhacay ay qaadeen hawl-gal balaadhan oo lagu soo qabanayo ninka dilka gaystay. Iyadoo badhasaabka laftiisu hogaaminayay hawl-galkii ninkaasi lagu soo qabtay. C/qani Maxamuud Jiidhe, oo faahfaahin ka bixinayay sidii dilkaasi u dhacay waxa uu yidhi, “Saaka barqadii, markay saacadu ahayd 11-kii iyo afartan daqiiqo, ayaa nin ka mida dadka Laascaanood ku nool, waxa uu magaaladda Laascaanood ku dilay (Toogtay) nin kaloo shacab ahaa. Kadib markii dilku dhacay, waan ka hawl-galnay, ninkii dilka gaystayna waan soo qabanay”. “Kowdii duhurnimo ee isla maanta ayaan soo qabanay gacan ku Dhiig lihii. Dhinaca Koonfureed ee magaaladda Laascaanood ayaan ka soo qabanay. Waanan ku soo guulaysanay in aan soo qabano ninkaasi. Ciidamadda bilayska iyo anigoo hawl-galka watay, oo ciidanka bilayska la socday. Sharciga ayaana la hor gayn doonaa gacan ku dhiig laha, mar haddii la qabtay”ayuu yidhi badhasaabka Sool. Geesta kale badhasaabka Sool waxa uu sheegay in dilkaasi uu la xidhiidho Aanno qabiil, taasoo ah arrin inta badan ka dhex dhacda bulshadda. Waxaanu yidhi, “Sababta dilka keentay, baadhis ayaa weli ku socota. Laakiin, waxaa loo sheegayaa in ay la xidhiidho Aanno qabiil, ama Aarsi, ayuu ninkaasi, ninkaa kale u dilay. Waanay dhacaan, inta bada-na way soo noq-noqdaan in had iyo jeer Aanno qabiil la isku dilo. Muhiimadu waxay, sida wax looga qabto iyo qaabka looga hawl-gallo. Aniga ayaana hogaaminayay, hawl-galkaasi, oo ciidamadda booliska la socday, markii ninkaa la soo qabanayay”. Dhinaca kale badhasaabka ayaa u mahad celiyay ciidamadii ku soo guulaystay soo qabashadda ninkaa dilka gaystay, gaar ahaana taliyaha qaybta booliska Sool, taliye ku-xigeenka iyo ciidamadaba. Waxaanu yidhi, “Waxaan u mahad celinayaa cid kastoo nagala qayb qaadatay hawl-galkaasi. Gaar ahaana ciidamadda bilayska, oo tallaabo wanaagsan ka qaaday hawshaasi, oo la’antood aanay suurto gasheen”. “Waana ciidan xoogan runtii, ciidamadda bilayska ee gobolka Sool ku sugan. Taliyaha cusub ee qaybta booliska gobolka Sool, oo dhawaan xilka la wareegay, oo shaqo wanaagsan qabtay, oo magaciisa la yidhaaho Maxamed Saleebaan Gooni. Taliye ku-xigeenka qaybta booliska Sool, oo isna hawl-galkii maanta igu weheliyay, iyo hawl-gelinta, dhamaanba waan u mahad celinayaa ciidamadda bilayska. Shaqo wanaagsan ayay qabteen, waanay mahadsan yihiin”ayuu yidhi badhasaabka Sool. Source
  22. More than eighteen thousand sheep were brought to Salalah Port from Somalia on Wednesday in order to boost availability of food supplies. Source: Hiiraan Online
  23. Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxda ururka Ahlu sunna ayaa waxa eedeyn kulul loogu jeediyay dowladda federaalka Soomaaliya waxaana Ahlu sunna ay sheegtay in dowladda ay doonayso inay Galmudug ku abuurto kooxaha Al shabaab iyo Daacish sida ay hadalka u dhigeen. “DFS waxay xoogga saartay inay burburiso heeshiiskaas taariikhiga ahaa ayna meesha ka saarto ASWJ si ay ugu abuurto kooxaha xagjirka ah sida Al shabaab iyo Daacish ayna ka dhisto maamul aan loo dhamayn kana turjumayn labadii maamul ee midoobay” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxaya madaxda Ahlu sunna. Sidoo kale Ahlu sunna waxa ay ka dhawaajisay inaysan qeyb ka ahyn maamulka Galmudug ee dowladda Soomaaliya ay ka dhistay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulkaasi. Ahulu sunna ayaa waxaa looga adkaaday siyaadda Galmudug waxaana ay iyagu naf ahaantooda sheegen inay ka tanaasuleen siyaasadda Galmudug balse wixii ka dambeeyay markii ay isaga baxeen deegaannadaasi waxaa jiray waqrqado dhowr ah oo ay uga hadlayeen maamulka uu hoggaamiyo Axmed Qoorqoor. Halkan ka akhriso warsaxaafadeedka ay soo saareen Ahlu sunna Goobjoog News Source: goobjoog.com