Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    214,504
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Garoowe : 11, May, 2020: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hab maqal iyo muqaal ah uga qeyb galay Shir Puntland ay ka [...] Source
  2. Waxaa xalay M/Muqdisho ka da’ay Roobab sababay khasaaro isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burur hantiyadeed, kaas oo sidoo kale watay dabeylo xoogan. Wararka ayaa sheegaya in Roobabkaasi ay sababeen in uu soo dumo mid ka mid ah guryaha qadiimiga ah ee ku yaalla xaafadda Ceel-Qalow oo ka tirsan degmada Wadajir. Ugu yaraan afar caruur ah iyo Ayeeyadood ayaa lagu soo warramayaa inay ku geeriyoodeen halkaasi. Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in gurmad loo sameeyey qoyska uu guriga ku soo dumay, islamarkaana la soo bad-baadiyey dhowr qof oo kale. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/warka-safiyo-qasaaraha-roobka-.mp3 View the full article
  3. Roobab xooggan oo xalay caasimadda ka day’ay islamarkaana socday kudhawaad saddexx saacadood ayaa sababay khasaare isugu jira dhimasho, burbur hantiyadeed iyo barakac ay bilaabeen dadkii uu saameynta ku yeeshay roobabkii mahiiganka ahaa. Inta la ogyahay 7 qof oo 6 ka mid ah ay ahaayeen isku qoys ayaa la sheegay inay ku naf waayeen daadadkii kadhashay roobabkii xalay 6 lixda ruux ee isku qoyska ahayd ee geeriyootay ayaa 5 kamid ah waxa ay aheyeen caruur halka shaqsi lixaad ay ahayd hooyo da’ ahayd Wararka ayaa intaas ku daraya labo qof oo qura oo qoyskaasi kamid ahaa ay ka badbaadeen musiibadaasi labada badbaaday ayaana ah aabaha qoyskaasi iyo hal caruur ah. Dhinacakale qoysas danyar ah oo degan guryo cooshaddo ka sameesnaa ayaa roobabku u galeen guryahooda inkastoo dhimasho aysan jirin balse kistii yareed ee cunno ay u haysteen ayaa waxaa la tagay daadadkii xalay guryahooda ugu soo galay waxa ayna sheegeen in aysan heysan wax ay ku afuraan xilligaan. Sidoo kale mid kamdi ah dadka deegaanka ayaa sheegay in uu idhiihisa ku arkay gacmiisanaha uu ku qabtay carur ay biyo qadeen xilii dambe ee xalay waxa uuna dalbaday in dadkaas wax lala soo gaaaro. Guddoomiyaha halka ay wax kadhaceen ee degmada Wadajir ayaa soo kormeeray dhamaan waaxyaha degmada ee dhibka uu gaaray waxaana guddoomiyaha uu carro buuxin kus ameeyay jidadkii uu burburiyay daadadka kadhashay roobabkii xalay ka da’ay magaalada Muqdisho waxaana uu sheegay in tallaabadaan oo kaliya aysan kufilneen dadkaan danyarta ah. Xalay ayaa roob mahiigaan ah waxa uu ka da’ay degmooyinka gobalka Banaadir uu ka koobanyahay iyada oo saameynta uu geystay roobkaasi kaliya ay ku waxyeeloobeen dadka danyarta ah ee aan haysan hooy fiican oo ay ka galaan daadadka roobabka xilli laguda galay roobabkii gu’ga. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  4. Qoraal ka soo baxaya xisbiga uu hogaamiyo madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxmuud ee UPD ayaa waxaa lagu sheegay inay sharciga la tiigsan doonaan masuuliyiinta dowladda federaalka ee shalay xayirtay safarkii uu Kismaayo ku gaari lahaa senetor Fartaag si uu uga qeybgalo aaska wasiirkii waxbarashada Jubbaland ee geeriyooday. “Marka laga tago sharci darrada falkan, wuxuu ceeb ku yahay masuuliyadda dowladnimada kaas oo muujinaya in aysan wax xushmad ah u haynin munaasabadda murugada leh ee tacsida marxuumka, xasaanadda madaxda iyo xurmada bisha Ramadaan. Sidaa darteed Xisbigu waxuu qaadayaa tallaabo kasta oo sharci ah si uu ula xisaabtamo masuuliintii magaca dowladnimada falkaa ku gaystay” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay xisbiga UPD. Sidoo kale xisbiga ayaa si aad ah u cambaareeyay falkii shalay lagu la kacay guddoomiye ku xigeenka UPD “Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD waxa uu si adag u cambaareynayaa falkii guracnaa ee maalintii Axadda 10 May 2020, lagu xayiray safarkii tacsida ahaa ee qaar ka mid ah madaxda UPD uga qaybgali lahaayeen aaska Allaha u naxariisto wasiirkii wasaaradda waxbarashada ee Jubbaland Macallin Maxamed Ibrahim” waxaana falkaasi uu xisbigu ku tilmaamay mid ka soo horjeeda xorriyadda muwaadinka. Hor istaaga shalay lagu sameeyey labada senator eeka tirsan aqalka sare ayaa waxaa uu ku soo aadayaa iyadoo weli aan xal waara laga gaarin khilaafka siyaasadeed ee ka dhaxeeyo madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedka jubbaland iyadoo dhowr jeer masuuliyiin laga hor istaagay inay aadaan magaalad kismaayo. Halkaan ka akhriso qoraalka Goobjoog News Source: goobjoog.com
  5. Shirkadda Telesom oo Guddida Ka Hortagga Covid19 Ku Wareejisay Deeq dhan $840,000 Shirkadda Telesom ayaa maanta Guddida Ka Hortagga Covid19 Ku Wareejisay $840,000 oo isugu jira $640,000 qalabka xanuunka lagula tacaalo iyo $200,000 oo kaash ah oo loogu talo galay qoysaska danyarta ah ee uu saameeyey xanuunka Covid19, shirkadda ayaa deeqdan kaga dhawaaqday shir jaraa’id oo maanta [Axad] ka dhacay madaxtooyadda. Shirkan jaraa’id waxaa ka soo qayb-galay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ay wehelinayeen guddida heer Qaran ee ka hortagga Xanuunka Covid19, maamulka sare ee shirkadda Telesom iyo masuuliyiinta madaxtooyadda Somaliland. Sida uu sheegay Cabdinaasir Aadan Nuur oo ka mid ah guddida sare ee shirkada Telesom. Shirkaddu iyadda oo ka jawaabaysa baaqii xukuumadda Somaliland u jeedisay ganacsatada, shirkaddu waxay guddida ku wareejisay dhammaan noocyadda qalabka looga baahaan yahay in lagula tacaalo xanuunka Covid19 qalabkaasi oo uu qiimihiisu dhan yahay $640,000, kana koobnaa aaladda lagu cabiro xumada, mishiinka Neef-caawiyaha, qalabka lagu baadho dheecaanada iyo Waji-saabka (Face Mask) dhakhaatiirta. “Waxaan maanta halkan ku wareejinayaa $200,000 oo kaash ah oo u dhiganta 4,000 oo qoys raashinkood iyo qalabkaas oo u dhigma $640,000. Waxaan jecelahay madaxweyne ku-xigeen in aad naga guddoontaan”, sidaasi waxaa yidhi Cabdinaasir Aadan Nuur, xubin guddida sare ee shirkadda Telesom ah. Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacil Saylic ayaa shirkadda Telesom ku bogaadiyey kaalinta ay qaranka ugu jirto, waxaanu ku amaanay in deeqdani ay wax weyn ka tari doonto hawlaha ka hortagga Covid19. HALKAN KA DAAWO WARKAN OO DHAMAYSTIRAN: Qaran News
  6. Dayactirka Isbitalka Banaadir ayaa waxaa iska kaashanaya Hormuud Foundation iyo shirkada dhismaha Buruuj, waxaana mashruucan uu dabooli doonaa baahida loo qabo in la helo isbitaal labaad oo lagula tacaalo dadka uu soo rito cudurka Corona Virus. Agaasimaha isbitaalka Banaadir Drs Fartuun Shariif Maxamed oo ugu horeyn ka hadashay goobta lagu soo bandhigayay mashruuca ayaa sheegtay in qeybta dayactirka lagu wado ee loogu tala galay in la dhigo bukaanada la ildaran coronaviruse in uusan saameyn ku yeelan doonin qeybaha kale ee hoyada iyo dhalaanka. Madaxa injineerada shirkadda dhismaha Buruuj Eng Cumar Maxamed Maxamuud (Aftooje) ayaa sheegay in mudo kooban ay kusoo gabagabeyn doonaan dayactirka isbitaalka Banaadir qeybta loogu tala galay Bukaanada qaba COVID-19, islamarkaana ay u qalabeyn doonaan qaab casri ah. Madaxa Hormuud Foundation Cabdullahi Nuur Cusmaan ayaa sheegay in mashruucan uu qayb ka yahay kaalinta shirkadda isgaarsiinta Hormuud ay ka qaadanayso dib u dhiska dalka iyo latacaalida cudurka Coronavirus. Waxaa uu sidoo kale hoosta ka xariiqay in shirkada Hormuud ay lacago fara badan kubixinayso latacaalida cudurka Covid-19 iyo wax ka qabashadda saameynta bulshada uu ku leeyahay. Xubno katirsan Ururada bulshada, Baweenka Gobolka Banaadir, Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha iyo Baarlamaanka Soomaayalia oo iyana goobta kahadlay ayaa ku amaanay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud kaalinta ay kaga jirto bulshada iyo sida mar waliba madaxdeeda ay ugu heelan yihiin ka qeybqaadashada gurmadka dadka Somaaliyeed. Kororka ku yimid dadka uusoo ridanayo cudurka COVID-19 ayaa keentay in ay timaado baahi loo qabo isbitaal dabooli kara bukaanada cudurka uu soo rito waxaana shirkada Isgaarsiinta Hormuud ay dhabarka uridatay bixinta qarashaadka ku baxaya dhisida iyo dayactirka goobaha caafimaadka. HOOS KA DAAWO SAWIRADDA: View the full article
  7. Beledweyne (Caasimadda Online) – Dowladda Jabuuti ayaa xaqiijisay in lacagtii ay ugu deeqeen fatahaadaha Magaalada Beledweyne ay ku wareejiyeen Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musoobooyinka Soomaaliya. Safiirka Jabuuti u fadhiyo Soomaaliya Aadan Xasan Aadan (Belello) ayaa idaacadda VOA u sheegay in lacagtaas oo gaareyso illaa $600,000 ay Dowladda ku wareejiyeen 7 bil ka hor sida uu hadalka u dhigay. “Jamhuuriyadda Jabuuti waxay ku deeqday dhowr diyaarad qalab gurmad siday, qalab caafimaad iyo raashinka nafqada, waxaa jirtay Jeeg lacageed uu sii diray Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ahaa lacag gaareysay $600,000 oo dollar, markii fatahaada Beledweyne dhacday sanadkii 2019, lacagtaas waxay qeyb ka aheyd gurmadka loo fidinayay fatahaada wabiyada”ayuu yiri Safiirka. Safiirka oo wax laga waydiiyey haddii ay la socdeen in lacagtii ay ugu deeqeen Fatahaadaha Beledweyne aanan la gaarsiin dadkii loogu tagalay ayuu sheegay in arrimahaas ay yihiin kuwa farsamo oo laga rabay Dowladda Soomaaliya. “Lacagtaas waxaa gacanta ugu ridnay Guddigii Musiibooyinka oo uu hoggaaminayay Wasiirak gargaarka iyo Musiibooyinka Xamza”ayuu yiri Safiirka dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya. Hadalka kasoo baxay Dowladda Jabuuti ayaa kusoo aadayo xilli Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare uu sheegay in lacagtaas lasoo gaarsiiyey shalay oo ay taariikhdu aheyd 10 May, kadib markii guddiga ay qeyliyeen. Guddiga Gurmadka Beleweyne ayaa 7-dii bishan sheegay in lacag gaareysa $600,000 oo ay dowladdu Jabuuti ugu deeqday dadka ay fatahaaduhu saameeyeen aanay iyagu soo gaarin taasoo keentay in Shalay lacagtaas lagu wareejiyo Madaxweynaha Hirshabelle. Halkaan hoose ka dhageyso wareysiga Safiirka https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2020/05/e05f5399-bb19-4664-beb3-dd45327a409e_48k.mp3
  8. Warbixin kooban oo ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa faahfaahin looga bixiyay kulan maqal iyo muuqaal ah, oo khadka internet-ka ku dhexmaray Ra’iisul wasaare Khayre, madaxweyne Deni iyo Beesha Caalamka, kaas looga wada-hadlay dardar gelinta Gurmadka Qardho. Warbixintaas ayaa lagu sheegay in kulanka, oo ay Puntland codsatay uu fududeeyay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ,islamarkaana uu ka qayb-galay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre. Madaxweynaha Puntland iyo Ra’iisul wasaare Khayre, ayaa si wadajir ah xubnaha Beesha Caalamka ee kulankaas ka qayb-galay uga codsaday, in la dardar geliyo gurmadka loo fidinayo dadka ku waxyeelloobay fataahaaddii Qardho. Sidoo kale, Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa warbixin faahfaahsan ka bixiyay xaaladda ka taagan Qardho, iyo nuuca kaalmada degdeg ah ee hadda loo baahan yahay. Waxa kale oo kulanka la isla soo qaaday, marxaladda cusub ee ah in la gargaaro dadkii dhaawaca weyn uu soo gaaray guryahooda ama ganacsigooda, sidii loo leexin lahaa Biyaha iyo meelaha ay soo maraan iyo in xal waara laga gaaro arrintaas. PUNTLAND POST The post Puntland oo ka warbixisay kulankii ay la qaateen Ra’iisul wasaare Khayre iyo Beesha Caalamka appeared first on Puntland Post.
  9. Just like the she-camel, the Ogaden National Liberation Front old guard is torn in different directions, and risks losing everything as a result, writes a former member of the party’s International Relations Committee I grew up in an oral society rich with folktales and, through this, was able to connect myself with knowledge and wisdom. I was always delighted with how these ancient songs and riddles delineate complex human relations. In recent months, as the feud evolved within the Ogaden National Liberation Front (ONLF), one such folktale, of the greedy ‘she-camel’, came to me. As the tale goes, the ‘she-camel’ wished to graze on Karan pasture in the west of the Ogaden cultivated from a short burst of rains, and drink from the raindrops of the Dayr—another brief rainy season in the east that immediately preceded—in order to digest the chunks of Karan grass at the same time. Knowing that it is impossible to simultaneously go east and west, the herder sang into the ears of the camel: Howda karantiyo, hilaacyada bari, iskuma heshide, miduun kuhagaag Which loosely translates as: The aroma of the Karan are in the west, and columns of clouds in the east, you cannot have both of them at a time, So just go for one. This ancient wisdom helps us understand the political rhythm we have observed in the ONLF leadership, which seeks power in Ethiopia’s Somali region, but has become greedy and so internally discordant like the she-camel. The cause relates to a web of conflicting interests more complex than being caught between the aroma of the Karan and the columns of rain. The desire for attaining one leads to the forfeiture of another. For ONLF, this may lead to it losing everything. Slivers of information expose the contradictory impulses at the heart of the organisation that have been leading it into conflict: the continuation of insurgency-style politics, old practices of Somali transnational politics (reaching through into Ogadeni and other areas of Somalia and northern Kenya and beyond), unpopular dalliances with agents of the former regime of Abdi Mohamoud Omar ‘Illey,’ and reckless internal arrangements relating ties with governments in Jigjiga and Addis Ababa. Since ONLF returned home in 2018, beckoned like the she-camel amid the promise of democratic transition in Ethiopia, it has becoming increasingly apparent that the organization was not fully prepared for the puzzles that would come with transforming itself from an insurgency to a party seeking to compete in elections and govern in a ‘post-war’ setting. Even to achieve minimal aims for the latter, a plan should have been in place well before any settlement was reached for the return. On leaving Asmara, ONLF was not even close to this. First and foremost—just as with the Oromo Liberation Front, many other groups, and, arguably, Ethiopia and Eritrea themselves—there was no comprehensive agreement between ONLF and the government. But there was a generally promising Ethiopian political situation, where opposition actors could engage on fresh footing. For ONLF, it was a priceless opportunity, since squandered, to resurrect itself by acclimatising to the new environment. Such a transition—structural and ideological—should have begun with coherent negotiations among leaders about the party’s nature, attempting to solve pre-existing or foreseen internal conflicts, as well as efforts to engage members and supporters. All of these were, unfortunately, not on the to-do-list of the ONLF leadership, though some would surely beg to differ. The leaders were instead concerned with an increasingly rebellious young progressive group which was burning for genuine reform within the party and to challenge the internal status quo. Due to the way that challenge has been handled, the youthful momentum may now be unstoppable as the feud persists, attracting more dissenting members of the central committee to joining the group. The leaders held a party congress in Gode city late last year, which was ultimately an exercise in deceit. ONLF’s Secretary-General, Abdirahman Mahdi, was re-elected chairman, apparently bolting the door to the reformists. Due to the lack of deliberation on rebuilding and forging new priorities under a new leadership, the party ebbed into its past, with no tangible reform made. ONLF, for instance, maintains contacts with former adversaries. In December 2019, Abdirahman allegedly met with Tigray People’s Liberation Front (TPLF) representatives in Nairobi. He also allegedly met with the former Somali regional state president Abdi ‘Illey’ in Dubai in 2017 and with politicians whom Addis Ababa consider to be disruptive forces. They include Jubbaland President Ahmed Mohammed Madobe and a Somaliland opposition leader Faysal Ali Warabe, who told Honr Cable TV “their meeting with Abdirahman was to build a Somali political alliances against Ethiopia”. ONLF leader Abdirahman Mahdi, second from left, with Jubbaland president Ahmed Mohamed Madobe, to his left; social media. I confirmed with someone in the party’s office in Addis Ababa that Ethiopia’s government gave a cease-and-desist order for any ONLF relations with foreign states without the knowledge and guidance of the foreign ministry. However, such relations persist while the chairman, Abdirahman, is the current vice president of the Unrepresented People’s Organisation (UNPO). Abdirahman became a vice president for this organization some time in 2011 to 2012 and still holds that post. While still holding these roles, this arguably put ONLF in conflict with how a registered Ethiopian party is supposed to function. Furthermore, ONLF considers trans-nationalist politics across the Somali peninsula as its enduring prerogative. On that basis, ONLF continues its relations with Somali leaders in Somalia at regional and federal levels. Internal sources and reports confirmed that Abdirahman met with presidents of the Somali federal states of Puntland and Jubbaland in Addis Ababa and Nairobi, asking them to help the party finance ONLF’s election campaign—a request, I learned from a source in the organisation, the two leaders accepted. At the federal level in Somalia, relations are more complex: In March, the chairman dispatched his deputy Dahir Mohamed Ali to Mogadishu, with plans to set up a liaison office in Somalia’s capital, according to an ONLF politburo member. Any political connection between Somalis from Ethiopia and Somalia evokes great anxiety in Addis Ababa’s policymakers. The relationship between Somalia and Ethiopia was and is a zero-sum-game ever since Somalia became a sovereign state in 1960. The two countries went to war over Ogaden territory several times. If one thinks the Ogaden war is merely history, the Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed’s recent commemoration of what he called “Karamarda victory over Somali invading forces” unfortunately proves otherwise. Putting aside the politics of the two countries (and notwithstanding the importance of transnational economic and cultural connections between Somalis), for Abdirahman to be engaged in dealings with actors in Somalia or Kenya while pursuing office in Ethiopia plays on these anxieties in Addis Ababa. Abdirahman has also displayed tolerance towards remnants of the former regime, perhaps as Abid Iley still commands loyalty from some sections of his Reer Abdille Ogaden sub-clan. But if ONLF shed her blood and broke her bones for the betterment of Somalis in the Ogaden, it was against Abdi ‘Illey’, backed by the Ethiopian state, and his merciless Liyu police, a paramilitary force under his command. Ever since Abdi’s first speech in 2005, as the head of security and justice bureau in Somali region, to Liyu police commanders, we were forewarned of his actions as catalogued in his twisted catchphrase: “Forward to the enemy with your gun against their men, and your penis against their women”. He fought ONLF tooth and nail, weakening its forces. At the political level, Abdi travelled widely and dented the ONLF support base in the diaspora. He set-up offices abroad to monitor ONLF’ activities. He also participated in the decade-long negotiation between ONLF and the ruling Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF) that has now been recast under Abiy as the Prosperity Party. As a hard bargainer, he played a major role in either stalling negotiations or forcing a surrender. Ironically, ONLF leaders, including Abdirahman, have shown occasional flashes of sympathy to Abdi ‘Illey’, therefore presenting a golden propaganda opportunity for the regional leadership in Jigjiga to paint ONLY as complicit with Abdi’s crimes. For example, in his interview in 26 August 2019 with Addis Standard, he described Abdi’s role in the well-documented atrocities in Ogaden as a “small figurine,” questioned the legality of Abdi’s detention while some “TPLF leaders remain at large” and nearly exonerated Abdi of any wrongdoings. Similarly, the speaker of the ONLF Abdikadir Hassan Hiirmooge, has spun the heinous crimes in Ogaden as a “civil war.” How does an ONLF leader oppose the detention and prosecution of Abdi, even if devils roam the world? Of course, the situation in Ethiopia has changed for the better, but to ONLF it presents a new challenge. In 1994, ONLF went to the bush. In 2018, it returned to Ethiopia with a new generation of orphans, widows, and prisoners, whose episodic memory flashes an image of the brutality, abhorrence, and treachery of Abdi ‘Illey.’ ONLF’s use of kid gloves to handle Abdi ‘Illey’ and his allies can only alienate this generation. As for the relation with the governments in Jigjiga and Addis Ababa, the party has adopted a dual policy that antagonises the regional government it wants to supplant on the one hand and tries to befriend the federal government of the same ruling party on the other. Right at the beginning, the ONLF protested against the forceful removal of Abdi ‘Illey’ as the president of Somali regional state. For example, on 4 August 2018, the speaker, Abdikadir Hiirmooge, spoke to BBC Somali and VOA Somali, condemning the removal of Abdi, and called the people to resist. On the same day ONLF announced on Twitter, “PM Abiy Ahmed should stop all military activities, and begin peaceful and inclusive process with all stakeholders (including and primarily Abdi Iley) to solve the problem.” The party leaders never explained why Abdi’s presidency could benefit ONLF or the public. Again, in the process of selection for replacement of the regional president, ONLF opposed the nomination of Mustafa Mohamed Omar and preferred Abdi’s Vice President Ahmed Ilkacase. Upon the nomination of Mustafa, ONLF tweeted its dismay and accused PM Abiy of infringing the rights of Somali people. This tweet was later deleted from the ONLF account: Even after the dust settled and relations improved between ONLF and the Somali region administration, Abdirahman was still lobbying the federal government to remove Mustafa as interim president; the relations have since deepened into acrimony. Meanwhile, the ONLF leader has praised Abiy on more than one occasion, including for postponing the election. The regional administration has become increasingly infuriated by the ONLF posture. With direction from Jigjiga, zonal and district administrations and local militias conduct low level but persistent activities against ONLF, removing the flag of the party in Korahay, Jarar, and Shabelle kebeles in March, and hitting the party leaders with barrage of state television propaganda, labelling the ONLF as a clan-based entity. In his speeches during his visit to Dhagahbour, and Qorahay cities in April, President Mustafa likened the party to a clan association that cannot represent Somalis. Thus, its ill-informed and desperate manoeuvres are getting ONLF into trouble and failing the movement. The persistence of ‘wartime’ policies had already made ONLF almost an exception in Ethiopia’s new political set-up. It also created frustration in the party’s rank and file, with the progressive wing significantly increased in size and gaining momentum in the feud. In recent weeks, more than 80 core activists of the ONLF released a press statement and called for the resignation of the chairman, Abdirahman Mahdi, “to afford the party a chance to rebuild and recover.” And a series of members of the ONLF Central Committee, who also released a separate statement supporting the call for the resignation of Abdirahman as chairman, citing the “precarious situation created” by Abdirahman’s leadership “and the danger of not listening to the young force”. As the herdsman’s song sung into the ears of the she-camel details, you can’t put together the Karan food and the Dayr raindrops on the same table at the same time. This is the core problem that may undermine ONLF, which can only be a governing party or an opposition, a national party or foreign entity, a rebel movement or a registered party, a vanguard for the rights of the oppressed, or the party of oppressors. As with the camel desirous of the aroma in the west and clouds of the east, ONLF could strive for everything, and end up with nothing. Source: Ethiopia Insight The post An Ogadeni feud and Somali folktale appeared first on Puntland Post.
  10. Turkey has approved the sales permit for a drug produced by a local firm to be used in the treatment of COVID-19. Turkey’s Presidential Communications Director Fahrettin Altun announced the news on Twitter, though he did not name the company or the drug. Several companies have already been working on the creation of a locally made drug. One such company, Koçak Farma, also announced having received a permit from the Health Ministry last week to produce a generic drug. The news comes amid warnings of a new wave of cases in the absence of a vaccine. Zeliha Koçak Tufan, a member of Health Ministry’s task force Coronavirus Science Board, says Turkey and other countries may face a new barrage of patients next year as well if a vaccine is not developed. The Turkish state and private corporations have mobilized to develop COVID-19 medicines and vaccines. The country has made huge investments in measures to shore up the fight against the pandemic. Turkey’s top scientific body, the Scientific and Technological Research Council of Turkey (TÜBİTAK), has invested TL 2.3 billion ($300 million) in the development of 16 vaccines and other medicine projects over the past five years. The group’s anti-coronavirus projects are coordinated through the “COVID-19 Turkey Platform,” which includes 225 researchers from 25 universities, eight public research bodies and eight private firms. Koçak Farma said Friday it had developed a generic drug containing hydroxychloroquine sulfate, which doctors have been using to treat COVID-19-related symptoms. Company official Cem Koçak told Anadolu Agency (AA) that they had decided to cut dependency on foreign hydroxychlorine-based drugs, currently supplied from a pharmaceutical company based abroad. Another drug, called TR-C 19, has been developed by Istanbul-based Health Sciences University and VSY Biotechnology, a firm with offices in Istanbul, Europe and India. Cevdet Erdöl of Health Sciences University said researchers had managed to neutralize the coronavirus previously isolated in labs, and the human trials were currently in the works. Speaking to AA last week, Erdöl said they were currently awaiting the necessary permits from the Health Ministry. Tufan told Demirören News Agency (DHA) on Sunday that herd immunity was needed against the virus, and this would only be possible with an infection of 75% of the population. “We saw a repeat of the 1918 pandemic in 1919; and the 1957 pandemic in 1958. One year after the first wave of pandemics, those not originally infected and without immunity fell victim. Thus, if there is no vaccine, it is possible we will see a high number of patients next year,” she warned. Turkey’s daily coronavirus death toll stood at 50 on Saturday, with single-day cases decreasing to 1,546, while 3,084 people had recovered, Health Minister Fahrettin Koca announced. Tweeting the latest update on the pandemic, Koca said confirmed daily cases had hit 1,546, taking the number of total cases to 137,115. The total number of recovered patients increased to 3,084, taking the total count to 89,480. The number of tests conducted in Turkey for coronavirus has reached 1,334,411. The latest figures show that there were 1,168 infected patients in intensive care, while 628 patients remained intubated. Over the previous 24 hours, 35,605 additional tests had been conducted. Zeliha Koçak Tufan said the crisis was not yet over. Commenting on the normalization process as cases decreased, she said easing restrictions should never be understood as going back to life before the pandemic. “Turkey got the pandemic under control and is doing well. But we will be fine as long as we comply with social distancing and continue wearing masks. If we relax our self-imposed measures, we may see new cases,” she said. Daily Sabah Qaran News
  11. After one and a half years in captivity, Italian volunteer Silvia Romano, 25, is free. Source: Hiiraan Online
  12. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta oo Isniin ah shir-guddoomiyay, kulan looga hadlayay isku dubaridka u gurmashada Qardho, oo ay ka qeyb galeen safiirrada dalalka saaxiibbada la ah Soomaaliya, hay’adaha gargaarka, Qaramada Midoobay iyo madaxweynaha Puntlan. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa warbixin faahfaahsan ka bixiyay xaaladda ka taagan Qardho, iyo nuuca kaalmada degdeg ah ee hadda loo baahan yahay. Mudane Xasan Cali Khayre oo isna ka hadlay muhiimmadda ay leedahay in xaaladahaan oo kale wadajir loo wajaho, ayaa ugu baaqay hey’adaha caalamiga ah iyo saaxiibada Soomaaliya, in ay u gurmadaan dadka reer Qardho, si dib loogu soo celiyo noloshii caadiga ahayd. Ra’iisul Wasaaraha oo beesha caalamka uga mahad celiyay taageerada joogtada aha, ayaa sidoo kale dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada Puntiland ku amaanay sida midnimada iyo dhaqsaha leh ee ay ugu gurmadeen dadka ku nool qardho xilligii ay daadadku kusoo rogmadeen. PUNTLAND POST The post Deni iyo Khayre oo Beesha Caalamka kala hadlay Dardar Gelinta Gurmadka Qardho appeared first on Puntland Post.
  13. The Coalition to Restore Legitimacy in Yemen said that Houthi claims that Saudi Arabia has deported 800 Somalis to Yemen, are "baseless and unfounded." Source: Hiiraan Online
  14. Dowladda Turkiga ayaa Axaddii sheegtay in ay beegsan doonto ciidamada Jeneral Khalifa Haftar, haddii ay sii socdaan weerarada ka dhanka ah danaheeda iyo howlgalkeeda diblomaasiyadeed ee Libya. Turkiga waxay taageertaa dowladda caalamka u aqoonsan yahay Libya, waxayna la gashay heshiis wada-shaqeyn militari ah, xilli xukuumadda Tripoli ay isku dayeyso in ay iska caabiso weerarada kaga imanaya maleeshiyada Haftar. “Haddii howlgalladeena iyo danaheena Libya la bartilmaameedsado, waxaan u arki doonaa ciidamada Haftar bartilmaameed sharci ah” waxaa sidaas lagu yiri qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda, oo sidoo kale lagu cambaareeyey QM in aysan tallaabo ka qaadin weerarada Haftar. Wasaaradda arrimaha dibedda Turkiga waxa kale oo ay sheegtay in weerarada garoonka diyaaradha Mitiga ee magaalada Tripoli lagu qaaday Sabtidii ay yihiin dambiyo dagaal. Khamiistii, Turkiga iyo Italy ayaa sheegay in aagga safaaradahooda Tripoli lagu soo duqeeyey hoobiyeyaal. Afhayeen u hadlay ciidamada Haftar ayaa beeniyey inay mas’uul ka ahaayeen duqeymaha. PUNTLAND POST The post Dowladda Turkiga oo ku hanjabtay in ay beegsan doonto Ciidamada Gen. Haftar appeared first on Puntland Post.
  15. Ciidamada sida gaarka ah u tababaran Kumaandooska Somaaliya ee Danab ayaa sheegay in ay weerareen deegaanka Carabow oo 50-km u jira degmada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe halkaasoo ay ku sugnaayeen dagaalyahano ka tirsan Xarakada Al-Shabaab Saraakiisha ciidamada Xoogga dalka ayaa tilmaamay in xiliga ay weerarka qaadayeen uu deegaankaasi shir uga socday saraakiil sar sare oo ka tirsan Al-Shabaab. Taliyaha guutada 16-aad ee Kumaandooska Xoogga dalka ee Danab G/lle Ismaaciil Cabdimaalik Maalin ayaa Warbaahinta dowladda u sheegay in ciidanka ay cagta mariyeen goobtii uu shirku ka socday, ayna gaarsiiyeen khasaare culus gaarsiiyeen Al-Shabaab. G/lle Maalin ayaa sidoo kale xusay in ay dileen saddex sarkaal oo mid ka mid ah uu ka soo jeedo dalka Maali, laguna magacaabo (Abuu Ayman), sida uu hadalka u dhigay Sidookale wuxuu tilmaamay in labada kale oo Soomaali ah ay dib ka soo sheegi doonaan Magacyadooda. Maalmihii u dambeeyey ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa sare u qaaday howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda koonfurta iyo bartamaha Somalia. View the full article
  16. Tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan oo maraya is-aragii 3-aad ee wareega koowaad ayaa waxaa caawa ku ballansan degmooyinka Dayniile iyo Heliwaa ee G/Banaadir. Labada degmo ayaa sidoo kale ku wada jira group-ka B, wareega koowaad ee tartanka bisha barakeysan ee Ramadaan. Dayniile ayaa labadii kulan ee hore kulan soo badisay, midna barbaro soo gashay, halka Heliwaa iyadana ay labadii kulan ee hore mid ay gashay barbaro, midna ay ka soo badisay dhigeeda degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha dDhexe. Xasan Weli Sheekh Abuubakar oo ka warbixiey kulanka caawa ee u dhexeeya Dayniile iyo Heliwaa oo ka wada tirsan gobolkan Banaadir ayaa sidoo kale shaaciiyey, sida ay isugu aadaayaan degmooyinka is-araga labaad ee tartan aqooneedka faca weyn ee Shabelle. Sanadkaan taaba-gelinta tartan aqooneedka Shabakadda Warbaahinta Shabelle waa dalada Somali Forex Association, halka su’aal diyaarintuna ay tahay Jaamacadda caalamiga ah ee Princeton International University oo ku taalla magaalada Muqdisho. View the full article
  17. Xarakada Al-Shabaab ayaa guullo ka sheegatay weerar saacadihii lasoo dhaafay dagaalyahaneeda ay ka fuliyeen saldhig ciidan oo ku yaalla deegaanka Baarsanguuni oo hoostaga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Qoraal ka soo baxay Al-Shabaab oo lagu faafiyay bartooda wararka ay kusoo bandhigaan ayaa waxaa lagu sheegay in weerarkaasi ay la beegsadeen saldhig ciidamada Jubbaland ay ku leeyihiin halkaasi. Warka Al-Shabaab ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in saddex askari ay ku dileen weerarka, islamarkaana 2 ka mid ah ay hubka ka furteen, sida ay hadalka u dhigeen. Dhanka kale ma jiro weli wax war ah oo ka soo baxay saraakiisha Jubbaland oo ku aadan weerarkaasi oo uu xigay iska hor imaad u dhexeeyey labada dhinac. Inta badan Al-Shabaab ayaa weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ku qaada fariisimaha ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ee ku yaalla koonfurta Soomaaliya. View the full article
  18. Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay saacadihii la soo dhaafay howlgallo ballaaran ka sameeyeen Garaashyo lagu xareeyo gawaarida oo ku yaalla degmadaasi, kadib markii laga shakiyey. Howlgalladaan ayaa waxaa xooga lagu saarayey sugidda ammaanka xafadaha degmada Kaxda ee gobolka Banaadir. Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa Kaxda ka dhacayey falal liddi ku ah nabad-gelyada, kuwaas oo uu badan dilal qorsheysan. Halkaan hoose ka dhageyso warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/War-Faadumo-cabduqaadir-howlgal-kaxda-.mp3 View the full article
  19. Muqdisho (SMN)- Halkan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2020/05/Warka-Duhur-110520.mp3 View the full article
  20. Ankara (Caasimada Online) – Turkey ayaa Axaddii sheegtay inay ciidamada dagaal-ooge Jeneral Khalifa Haftar ka dhigan doonto “bartilmaameed sharci ah”, haddii ay sii socdaan “weerarada ka dhanka ah” danaheeda iyo howlgalkeeda diblomaasiyadeed ee Libya. Turkey ayaa waxay taageertaa dowladda caalamka u aqoonsan yahay Libya, waxayna la gashay heshiis wada-shaqeyn militari ah, xilli xukuumadda Tripoli ay isku dayeyso inay iska caabiso weerarada kaga imanaya maleeshiyada Haftar. Ankara ayaa cidamada Haftar, oo ay taageeraan Imaaraadka, Masar iyo Ruushka, u aragta inay yihiin “kuwa afgambi doonaya”. “Haddii howlgalladeena iyo danaheena Libya la bartilmaameedsado, waxaan u arki doonaa ciidamada Haftar bartilmaameed sharci ah,” waxaa sidaas lagu yiri qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda, oo sidoo kale lagu cambaareeyey QM inaysan tallaabo ka qaadin weerarada Haftar. “Waa wax aan la aqbali karin in QM ay kasii aamusnaato dilalkan,” ayaa lagu yiri bayaanka, oo intaas ku daray “Dalalka taageerada militari, tan maaliyadeed iyo midda siyaasadeed siinaya Haftar ayaa ka mas’uul ah dhibka ay marayaan shacabka Libya iyo qaska iyo xasilooni darrada la geliyey dalka.” Wasaaradda arrimaha dibedda Turkey waxa kale oo ay sheegtay in weerarada garoonka diyaaradha Mitiga ee magaalada Tripoli lagu qaaday Sabtidii ay yihiin dambiyo dagaal. Khamiistii, Turkey iyo Italy ayaa sheegay in aagga safaaradahooda Tripoli lagu soo duqeeyey hoobiyeyaal. Afhayeen u hadlay ciidamada Haftar ayaa beeniyey inay mas’uul ka ahaayeen duqeymaha. REUTERS + VOA
  21. The Somali health ministry on Sunday confirmed 57 new cases of the novel coronavirus, bringing the total number of infections to 1,054. During a press briefing, Fawziya Abikar, the health minister, said the death toll has reached 51 after 3 died of the virus in the past two days and 118 people have so far fully recovered. She said the majority of the cases were detected in Banadir that covers the capital, Mogadishu, while others were found in Puntland Hirshabelle and southwest Somalia. The World Health Organization has warned that if the virus transmission is not slowed down rapidly, the patient surge and increasing demand for health care will overwhelm the country’s fragile health system. The Horn of Africa nation has instituted measures to contain the possible spread of COVID-19 including closing schools, banning large gatherings, and suspending international and domestic passenger flights. View the full article
  22. Like the rest of the world right now, model and humanitarian Halima Aden is adapting to living under lockdown during the coronavirus outbreak. Born in Kakuma, a refugee camp in Kenya, to a Somali mother, Aden moved to Missouri at the age of seven before finally settling in Minnesota. Currently, the 22-year-old Somali-American is isolating with her roommate and best friend, and has been observing Ramadan for more than two weeks. (The Islamic holy month, which occurs once a year, started on 23 April and will conclude on 23 May.) Here, Aden, who was the first hijabi model on the cover of British Vogue, shares her experience of Ramadan in the time of coronavirus. Source: Hiiraan Online
  23. A meeting in Rome in July last year between Director of Public Prosecution (DPP) Noordin Haji, Director of Criminal Investigations (DCI) George Kinoti and top criminal justice officials from Italy laid the ground for the rescue of Silvia Romano, who returned home on Sunday after 18 months in the hands of Al-Shabaab militants. Source: Hiiraan Online