Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online) – Xubno ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa wada dadaalo dib loogu furayo kulamadii Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare, oo aan qabsoomin tan iyo markii uu furmay Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya 6-bishii June ee sanadkaan. Dhowr qof oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare ayaa Caasimada Online u sheegay in Xildhibaano kala taabacsan Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Madaxweye Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay wadaan dadaalo xal loogu raadinayo muranka labada dhinac oo shaqadii Baarlamaanka saameen weyn ku yeeshay. Dhowr kulan oo Aqalka Sare qaban lahaa ayaa waxaa arbushay Senataro ku xiran Villa Somalia, oo kasoo horjeeda sida Cabdi Xaashi uga horyimid madaxweynaha. “Waan iska aragnay sidii arrintan loo xalin lahaa, dadaal fiican ayaana noo socdo, annaga waxaan aaminsanahay iyadoo arrinta aan laga xilin Villa Somalia in Xildhibaanada saaxiibadeyn ee kulamada diidan aan la xalin karin waana wadnaa dadaalkaas,” ayuu yiri Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Sidoo kale Xildhibaanadaan ka tirsan Aqalka Sare ee aan la hadalnay ayaa noo sheegay in Aqalka Sare hadda aysan jirin wax shaqa ah oo horyaalla, oo aan ka aheyn hal sharci oo ka soo gudbay Golaha Shacabka, taasina ay qeyb ka tahay sii xirnaanshiyaha fadhiyada Aqalka Sare. Si kastaba, Aqalka Sare ayaa doonaya in lasoo mariyo dhammaan sharciya la xiriira xeerka doorashooyinka ee Golaha Shacabka uu ansixiyey balse guddoomiyaha Golaha Shacabka Mursal ayaan sheegay in Aqalka Sare aanu lahayn sharciyaddaas. Xubno ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa hore Madaxtooyada Soomaaliya ugu eedeeyay in ay ka dambeeyaan khilaafka Golaha Dhaxdiisa ah islamarkaana Senatorada qaar lagu amray in aysan tagin fadhiga Baarlamaanka, halka kuwa la eedeeyay ay Guddoomiyaha Aqalka Sare ku eedeeyeen ku xad gudub dastuurka ah.
  2. (SLT-Muqdisho)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo iyo Safiirka China ee Soomaaliya Qin Jian ayaa maanta ka shiray xidhiidhka cusub ee dhawaan u bilaabmay Somaliland iyo Taiwan. Labada dhinacba waxay sheegeen in ay ka soo horjeedaan arrintaasi, isla markaana uu mid kasta ilaalin doono qarannimada dalkiisa. Qoraal lagu baahiyay barta facebook ee madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxa lagu yidhi sida tan: MADAXWEYNE FARMAAJO OO VILLA SOOMAALIYA KU QAABILAY SAFIIRKA SHIINAHA EE SOOMAALIYA Muqdisho, 4ta Luuliyo, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dal iyo labada shacab ee Soomaaliya iyo Shiinaha. Sidoo kale, labada dal waxa ay adkeeyeen mowqifkooda mideysan ee ku aaddan ixtiraamka qarannimada iyo madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya iyo Shiinaha. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la wadaagay Danjire Qin Jian in Soomaaliya ay ixtiraamayso midnimada dalka aan saaxiibka nahay ee Shiinaha. Dhankooda, Dowladda Shiinaha ayaa Madaxweynaha la wadaagay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Taiwan ee ay kula kacday Qaranimada iyo madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya. Danjiraha Shiinaha ayaa dhankiisa ku cel-celiyey sida ay Dowladda Shiinaha uga go’antahay dhowrista Qarannimada iyo Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. DHAMMAAD Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta, Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya E-mail: media@presidency.gov.so Flicker: https://www.flickr.com/photos/vilasomalia/ Facebook: https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/ Twitter: @TheVillaSomalia Source
  3. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dal iyo labada shacab ee Soomaaliya iyo Shiinaha. Sidoo kale, labada dal waxa ay adkeeyeen mowqifkooda mideysan ee ku aaddan ixtiraamka qarannimada iyo madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya iyo Shiinaha. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la wadaagay Danjire Qin Jian in Soomaaliya ay ixtiraamayso midnimada dalka aan saaxiibka nahay ee Shiinaha. Dhankooda, Dowladda Shiinaha ayaa Madaxweynaha la wadaagay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Taiwan ee ay kula kacday Qaranimada iyo madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya. Danjiraha Shiinaha ayaa dhankiisa ku cel-celiyey sida ay Dowladda Shiinaha uga go’antahay dhowrista Qarannimada iyo Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  4. Somali President Mohamed Abdullahi Farmaajo has received the Chinese ambassador to Somalia Qin Jian at the presidential palace on Saturday. The meeting comes after Somaliland and Taiwan announced on July 1 an agreement to exchange Representative Offices. Both Taiwan and Somaliland have now appointed representatives to each other’s capital. View the full article
  5. (SLT-Hargeysa)-Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku qabatay kulan ay kusoo bandhigtay Xeer nidaamiyeyaasha ruqsadaha addeegga isgaadhsiinta kuwaas oo ay soo diyaarisay wasaaradda isgaadhsiintu. Maxamed Cumar Maxamed agaasimaha waaxda Isgaadhsiinta iyo agaasimaha guud ee wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland Cali Cabdillaahi Daahir ayaa sheegay Xeerarka ay daahfureen inay yihiin kuwa Caalami ah kuwaas oo loo baahan yahay inay hesho wasaaradda Isgaadhsiinta kuwaas oo muhiim ah. Xubno katirsan shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland ayaa soo dhaweeyay Xeer nidaamiyeyaasha addeegyada isgaadhsiinta ee ay soo saartay wasaaradda Isgaadhsiintu. Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Somaliland Cabdiweli Sh. Cabdillahi ayaa sheegay in Xeer nidaamiyeyaasha ay soo bandhigeen lagu hagi doono suuaqa isgaadhsiinta dalka kuwaas oo shirkadaha isgaadhsiintu ay fulin doonaan dhawaan. Source
  6. Kulanka Guud ee Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey, waxa ay Xildhibaannada Akhrinta koowaad marsiiyeen ku noqoshada miisaaniyadda dowladda ee 2020-ka, Waxaana golaha ka hor akhriyay Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle. Qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa madaxda Wasaaradda Maaliyadda weydiiyay dhowr su’aalood oo ku saabsan ku noqoshada miisaaniyadda ee sanadlkan. Wasiirka Maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Prof Cabdullaahi Sheekh Cali ‘’Qoloocow’’ ayaa mudanayaasha uga jawaabayay su’aalaha Xildhibaannadu weydiiyeen ee la xiriirta miisaaniyadda sanadka 2020. Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa u jeediyay madaxda Wasaaradda Maaliyadda in ay bixiyaan lacago ka maqan Xildhibaannada Baarlamaankii Sagaalaad. Dhinaca kale mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa Akhrinta 1-aad marsiiyey Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka, waxaana Golaha u faah faahiyay Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow ‘’Ducaale’’. Sidoo kale Qaar ka mid ah Mudanayaasha Golaha ayaa Wasiirka Amniga iyo Agaasimaha Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa ka jawaabay dhowr su’aalood oo ay xildhibaannada weydiiyeen. Ugu dambeyn Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa loo qeybiyay Isbar bardhiga nuqulka Golaha Shacabka iyo nuqulka Golaha Aqalka sare ee Hindise sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  7. At least five people were killed and more than eight others wounded when a government security checkpoint was bombed in Baidoa, Somalia’s administrative capital of Southwest State, on Saturday, witnesses and security officials said. Source: Hiiraan Online
  8. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dal iyo labada shacab ee Soomaaliya iyo Shiinaha. Sidoo kale, labada dal waxa ay adkeeyeen mowqifkooda mideysan ee ku aaddan ixtiraamka qarannimada iyo madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya iyo Shiinaha. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la wadaagay Danjire Qin Jian in Soomaaliya ay ixtiraamayso midnimada dalka aan saaxiibka nahay ee Shiinaha. Dhankooda, Dowladda Shiinaha ayaa Madaxweynaha la wadaagay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Taiwan ee ay kula kacday Qaranimada iyo madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya. Danjiraha Shiinaha ayaa dhankiisa ku cel-celiyey sida ay Dowladda Shiinaha uga go’antahay dhowrista Qarannimada iyo Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Mudane Qin Jian. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dal iyo labada shacab ee Soomaaliya iyo Shiinaha. Sidoo kale, labada dal waxa ay adkeeyeen mowqifkooda mideysan ee ku aaddan ixtiraamka qarannimada iyo madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya iyo Shiinaha. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la wadaagay Danjire Qin Jian in Soomaaliya ay ixtiraamayso midnimada dalka aan saaxiibka nahay ee Shiinaha. Dhankooda, Dowladda Shiinaha ayaa Madaxweynaha la wadaagay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Taiwan ee ay kula kacday Qaranimada iyo madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya. Danjiraha Shiinaha ayaa dhankiisa ku cel-celiyey sida ay Dowladda Shiinaha uga go’antahay dhowrista Qarannimada iyo Midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
  10. Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo uu hoggaaminaayo oo maalmaahan safar ku maraayey gobolka Galgaduud ayaa siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Gericeel. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa madaxweyne ku-xeenka Cali Daahir Ciid, guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee golaha wakiillada dowlad goboleedka Galmudug iyo ka tirsan golihiisa wasiirrada. Bulshada qeybaheeda kala duwan, maamulka gobolka iyo kan degmada ayaa ka qeyb qaatay soo dhoweynta loo sameeyey madaxweynaha bulshada ayaa watay boorar lagu taageerayo safarka uu ku soo gaaray deegaanka . Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa muddooyinkaan safar nabadeed ku maraayey deegaannada dowlad goboleedka Galmudug, kaas oo ugu kuur galayo xaalada bulshada ku nool deegaannada kala duwan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  11. Kulanka golaha wakiillada dawladda goboleedka Puntland, uu shir-guddoomiyey guddoomiyaha golaha DPL Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye ku xigeennadiida ka 1aad iyo 2aad ayaa ka qabsoomay magaalada Garowe. Fadhiga maanta waxaa goob-joog ah 40 Xildhibaan, Ajandaha ayaa ahaa ka doodista wax-ka bedelka xeerka maamulka gobollada iyo degmooyinka maamulka Puntland. Xildhibaanada golaha wakiillada dawladda goboleedka Puntland ayaa intii kulanka uu socday kaga dooday wax ka bedalka xeerkaas. Wax-ka bedelka xeerka maamulka gobollada iyo degmooyinka Puntland oo maanta qodob-qodob looga dooday ayaa mudanayaasha golaha wakiillada, ayey sii wadi doonaan ka doodistiisa maalmaha soo socda. Kulanka maanta ay golahu isugu timaadeen ayaa ahaa kulankii 12-aada kalafadhigii 46-aad ee golaha uu sheesho, waxaana golaha hor yaalla xeerar dhowr ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  12. Adis Ababa (Caasimada Online) – Ra’isul wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed ayaa ku faanay in laamaha amaanka iyo deegaanka oromada ay soo afjareen rabshadahii maalmahii ugu dambeeyay ka socday dalka itoobiya, wuxuuna aaminsan yahay iney soo maleegeen cadawga dowladiisa. Dr. Abiy ayaa kasoo muuqday talafashinka dowladda wuxuuna shir jaraa’id kaga hadlay xaaladda ay ku sugan tahay dowladdiisa, sidoo kalana wuxuu xaqiijiyay in la qabtay gacan ku dhiiglihii dilay fanaankii caanka ahaa ee Hachaaluu Hundeesaa, balse ay kaliya dhiman tahay talaabada xigta. “Dad looga shakiyay iney dileen fanaanka ayaa gacanta lagu hayaa, waxaana ku jira dad ku jira nidaamka dowliga ah,” ayuu yiri Dr. Abiy Axmed. “Aragtiyada naceybka xambaarsan ee la xiriira siyaasad ama qowmiyad ee dalka Itoobiya wax boos ah ugama banaana wixii hadda ka dambeeya, dadka raba in Itoobiya uu dhiig ku daadiyo waxaan leeyahay riyadaas marnaba ma rumoobi doonto” “Xoogagg ku gabbanaya magac siyaasad ama qabiil ee doonaya waxa uu yahay dagaal magaalo, waxaan ku qasbanahay inaan tusno waxa uu yahay dagaal magaalo iyo guusha sida loo gaari karo, sidoo kalana dadka doonaya iney baraha bulshada ku riyoodaan waxaan u sheegayaa ineysan riyadaas marnaba rumoobi karin.” Itoobiya ayaa waxaa Talaadadii ka billowday rabshado kadib dhimashadii heesaa iyo u dhaqaaqe bulsho Hachalu Hundessa. Hundessa, oo 36 jir ahaa, ayaa waxaa magaalada Addis-Ababa ku toogtay dabley aan la garanaynin. Fannaanka caanka ahaa ayaa Khamiista lagu aasay gurigiisa oo ku yaal magaalada Ambo, oo qiyaastii 100 kiiloomitir (62 mayl) Galbeedka ka xigta Addis Ababa. Hundessa wuxuu ahaa nin caan ka ahaa mudaaharaadyadii lagaga soo horjeeday dawladda ee socday saddex sano kahor inta aanu xukunka iman Abiy, oo ka soo jeeda qowmiyadda Oromada.
  13. PRESS RELEASE Coronavirus – Africa: Amidst COVID-19 pandemic, UN High-Level Forum aims to chart pathways toward a sustainable recovery The virtual ten-day Forum convened by the UN Economic and Social Council (ECOSOC) takes place as the global death toll from COVID-19 has passed 500,000 NEW YORK, United States of America, July 4, 2020/ — Facing the devastating impacts of COVID-19, which is threatening decades of progress in improving people’s lives, countries are meeting at the United Nations High-Level Political Forum (HLPF) on Sustainable Development from 7 to 16 July to chart the best paths forward to a healthier, more equitable world. The virtual ten-day Forum convened by the UN Economic and Social Council (ECOSOC) takes place as the global death toll from COVID-19 has passed 500,000, and more than ten million cases have been confirmed. Economies have collapsed, unemployment is skyrocketing, and health care systems are buckling under the increased strain of the virus. Bringing together over 1000 participants, including around 100 members of governments as well as business, finance and civil society representatives, the largest annual UN gathering to review progress on the Sustainable Development Goals (SDGs) will explore solutions—both domestic and multilateral—for responding to the crisis and for building a solid foundation for a sustainable recovery. The need to build back better Under the theme “Accelerated action and transformative pathways: realizing the decade of action and delivery for sustainable development,” the Forum will look at how the world can effectively respond to the pandemic and build back better by scaling up efforts to achieve the Sustainable Development Goals, the blueprint adopted by world leaders in 2015 for a more equitable and sustainable world. Immediately prior to the Forum, on 6 July, ECOSOC will bring together the Council’s expert bodies and the UN System to analyze the impact of COVID-19 on the SDGs and pathways forward to recover fairer and better. And following the Forum, on 17 July, a high-level conversation will take place on global solidarity and renewed multilateralism during times of crisis, a substantive contribution of ECOSOC to the 75th Anniversary Commemoration of the United Nations. “Had we been further advanced in meeting the Sustainable Development Goals and the Paris Agreement on Climate Change, we could better face this challenge – with stronger health systems, fewer people living in extreme poverty, less gender inequality, a healthier natural environment, and more resilient societies,” stated UN Secretary-General António Guterres. “The COVID-19 pandemic is a wake-up call for us to strengthen international collaboration,” said Ambassador Mona Juul, President of ECOSOC. “We can only succeed through a coordinated multilateral response, strong political leadership, and global solidarity with those most vulnerable.” 47 country reviews The Forum will review the current situation and examine what has been working, and where obstacles are preventing progress on the Goals. The first week of the Forum will be devoted to discussing thematic action and policy solutions that can help countries contend with the crisis and recover better. The Forum is expected to culminate in the adoption of a ministerial declaration. This year, 47 countries – 26 of them for the first time – are presenting their Voluntary National Reviews – the work they are doing on the Sustainable Development Goals – with an aim of sharing experiences with the global community and accelerating implementation efforts. The submissions by the 47 countries can be found here: https://sustainabledevelopment.un.org/hlpf/2020#vnrs. For example, Morocco, by investing in renewable energy, now has 34% of its electrical capacity coming from renewable sources. Finland has been successful in strengthening the rights of women and girls and advancing the rights of persons with disabilities. Since 2018, the education sector in Liberia has had better access to the internet along with free education in all public schools and universities. Nepal has increased women’s representation in the local-level governments to about 41%, and Panama continues to drive poverty eradication efforts through the “Hive Strategy: Panama free of poverty and inequality, the Sixth Frontier” whose mission is to promote social justice, equity and opportunity. Action on the Sustainable Development Goals While countries have taken temporary measures to mitigate the impact of COVID-19 through stimulus packages, tax cuts and expansion of social protection measures, these will not be sufficient in the long term. Building back better requires a systemic shift toward a more sustainable economy that works for people and the planet. Leveraging this moment of crisis, when usual policies and social norms have been disrupted, bold steps can steer the world back on track towards the Sustainable Development Goals. Among the countries that have recently launched their SDG acceleration actions in support of the Sustainable Development Goals are Mexico, whose social protection programme aims to cover 2.5 million more women; the UK with its 515 million pound education package for marginalized girls in Africa; Afghanistan and its enhanced legal aid programme to provide quality criminal defense services to the poor; and India with a plan to install 175 gigawatts of renewable energy capacity by the year 2022. Civil society and private sector actions include a student-led initiative by the State University of Haiti aiming to establish community pharmacies in Port-au-Prince; the Kadiwaku Family Foundation in the Democratic Republic of the Congo that promotes inclusive entrepreneurship for persons with disabilities and has trained 650 youth with disabilities; and the ‘Business Ambition for 1.5 °C: Our Only Future’initiative joined by close to 250 companies from around the world. For a full list of the more than 150 SDG acceleration actions registered so far, see https://sustainabledevelopment.un.org/sdgactions. Special events on transformative solutions New actions are expected to be announced at the Forum, which will help support efforts to build back better from COVID-19 and deliver on the SDGs. The SDG Acceleration Actions to Build Back Betterevent (14 July) is one of several virtual events taking place at the Forum that aim to showcase transformative solutions for re-building better societies. Other events include the Chief Sustainability Officers for SDGs (14 July), the SDG Learning, Training and Practice Capacity Building Workshops (7 to 13 July), the launch of the Sustainable Development Goals Report 2020 (7 July), the SDG-6 Global Acceleration Framework Launch (9 July), the Local and Regional Governments Forum on the 2030 Agenda (13 July), and the Launch of the State of the Food Security and Nutrition in the World 2020 Report (13 July). In addition, 204 virtual side events and an online exhibit, featuring Member States, the UN system and civil society will take place during the HLPF. At the same time, 17 VNR Labs will provide an informal platform for experience sharing and reflection on the Voluntary National Review process. And a virtual SDG Media Zone will bring together influencers, experts on the SDGs and other personalities to further amplify the important topics discussed at the Forum. Distributed by APO Group on behalf of United Nations (UN). SOURCE United Nations (UN) Qaran News
  14. Dhambaal Hambalyo Madaxweyne : 04/07/2020 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Waxa Uu Dal-weynaha Maraykanka Iyo Shacabkiisa Ku Hambalyeynayaa Sannad Guurada Ka Soo Wareegtay Markii Ay Madax-bannaanida Qaateen. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal hambalyo ah u dirayaa dal-weynaha Maraykanka oo ay ku beegan tahay Xuska sannad guurada 244-aad ee ka soo wareegtay markii uu dalkaasi xorriyaddiisa ka qaatay Boqortooyadii Ingiriiska 04-July-1776-kii. Waxaanu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi shacabka iyo Dal-weynaha Maraykanka ku bogaadiyey xuska sannad-guurada xorriyadooda oo ay u dabaaldegayaan maanta oo ay ku beegan tahay, waxaana xusid mudan in markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xoriyadeeda ka qaadatay boqortooyadii Ingiriiska 26-June 1960-kii uu gudoomiyihii hore ee Gobolka Massachusetts, Mr. Cristian Archibald Herter oo markii danbena noqday xoghayihii arrimaha dibeda ee dal-weynaha maraykanku uu dawladda Somaliland iyo shacbigeeda ku soo hambalyeeyey xornimadii ay ka qaateen boqortooda Ingiriiska oo ay labada dal ka xoroobeen wakhtiyo kala duwan, sidaa awgeed dawladda iyo shacbiga Somaliland waa kuwo xasuusan marwalba dalalka ay wadaageen halgan iyo taariikho isu eeg. Madaxweynuhu waxa uu mar labaad iyo mar saddexaadba ku hambalyaynayaa shacbiga iyo dal-weynaha Maraykanka xornimada iyo horumarka 244-tan jirsaday ee ay u dabaal-degayaan, waxanu u rajeynaya inay sanadkan kiisa ku gaadhaan wadajir iyo horumar.” ALLAA MAHAD LEH Qaran News
  15. Dawlada Soomaaliya oo hawada ka celisay Diyaarad ku soo wajahneyd Hargeysa Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in dowlada Soomaaliya maanta hawada ka celisay diyaarad Qaad siday oo ku soo jeeday garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa. Diyaaradan oo ka soo duushay garoonka diyaaradaha magaalada Wajeer ayaa siday jaad nooca loo yaqaan miirowga ee ka baxa dalka Kenya, waxaana Jaadkan lahaa ganacsato kasoo jeeda Somaliland. Wasaarada Duulista iyo hawada Soomaaliya ayaa xaqiijisay in diyaaradaasi dib hawada looga celiyay kuna laabatay magaalada Wajeer ay ka soo duushay. Jaadkii Somaliland uga imaan jiray dhinaca dalka Itoobiya ayaa yaraaday maalmihii lasoo dhaafay kadib khalalaase iyo rabshado ka qarxay dalkaas, waxayna ganacsatada jaadka ka dalbadeen Kenya in jaad looga keeno taas oo maanta suurto gali weyday. Soomaaliya ayaa joojisay in diyaarado jaad sida dalka soo galaan kadib markii dalka uu soo galay Xanuunka Coronavirus,Dawlada Somaliland oo horey jaadka u joojisay ayaa Goor dambe dib u fasaxday. Qaran News
  16. Wafdiga Kenya ayaa habeenkii Khamiista la kulmay Muuse Biixi Maalin ka hor waxaa Somaliland yimid wafdi isugu jiray xildhibaano iyo ganacsato ka socday gobolka Meru ee dalka Kenya, kuwaas oo suuq-geyn u raadinayay qaadka Miirowga ee gobolkaas ka baxa. Ilo xog ogaal ah ayaa Puntland Post u sheegay in wafdiga Kenya ay Muuse Biixi kala hadleen sidii uu garoonka diyaaradaha Hargeysa uga degi lahaa qaadka Miirowga, waxaana qorshahaas qeyb ka ahaa ganacsato Soomaali ah oo qaadka ka ganacsata. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa la sheegay inuu aqbalay in qaadka Kenya uu ka soo dego Hargeysa, kadibna Soomaaliya inteeda kale dhulka u maro, balse qorshahaas ayaa maanta fashilmay. Sabtidii maanta ayaa diyaarad qaad farabadan sida ka soo duushay Kenya, taas oo ku wajahnayd Hargeysa, balse dowladda Federaalka Soomaaliya oo maamusha hawada ayaa ku amartay diyaaradaas in ay dib laabato. Nooc kamid ah qaadka Miirowga ee Kenya Kenya u arkaysay in qaadkeedu haysto fursad weyn, maadaama qaadkii Itoobiya uu qalalaasaha ka socda dalkaas awgeed u istaagay, kaas oo aan afartii maalmood ee u dambeysay iman Soomaaliya. Qaadka Miirowga ee Kenya ayaa Soomaaliya iman tan iyo bartamihii bishii Maajo ee sanadkan, markaas oo dowladda Soomaaliya joojisay duullimaadyada dibada. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ganaaxyo ku riday diyaarado dhowr jeer si dhuumaalaysiya qaadka Kenya u keenay dalka. PUNTLAND POST The post Qorshe ay Muuse Biixi iyo wafdi Kenya isku afgarteen oo fashilmay appeared first on Puntland Post.
  17. Explosions have rocked two of Somalia’s largest cities after a suicide car bombing near the port in Mogadishu and a land mine detonation on the outskirts of Baidoa killed four people. Ali Abdullahi, an official from the South West regional state, said the mine was detonated inside a restaurant by remote control as people were dining. Several others were wounded, he said. There was no immediate claim of responsibility but the al-Shabaab group, which is linked to al-Qaida, has targeted the city in the past. In Mogadishu, thick smoke billowed over the port area after the car bomb detonated near the motor vehicle imports duty authority headquarters, according to police. The bomber sped through the first security checkpoint before police opened fire on the vehicle, which exploded outside the gates, said Ismail Mukhtar, a spokesman for Somalia’s information ministry. Five police officers were wounded. Source: Hiiraan Online
  18. Explosions have rocked two of Somalia’s largest cities after a suicide car bombing near the port in Mogadishu and a land mine detonation on the outskirts of Baidoa killed four people. Source: Hiiraan Online
  19. Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta dagaal khasaare geystay uu ka dhacay duleedka degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Dagaalka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu u dhexeeyey laba maleeshiyo beeleed oo ku wada sugan deegaanka Villa Dheere oo ka tirsa gobolka Shabeelaha Dhexe. Ilo deegaanka ah ayaa Shabelle u sheegay in dagaalka uu ka dhashay arrimo la xiriira dhul-daaqsimeed oo ay isku qabteen maleeshiyaadkaasi. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalka ku dhintay ku dhowaad 5 qof, iyadoona ay ku dhaawacmeen tiro intaasi ka badan oo isugu jira dhinacyadii dagaalamay iyo dad rayid ah. Xaaladda ayaa haatan mid aad u kacsan, waxaana weli is-horfadhiya maleeshiyaadka diriray ee labada dhinac. Ma jiro illaa iyo hadda war rasmi ah oo ka soo baxay maamulka HirShabelle oo ku aadan dagaalkaas dib uga qarxay duleedka Warsheekh oo dhacda dhanka xeebta bari. Inta badan waxaa gobolka Shabeelaha Dhexe ku soo noq-nqoday dagaal beeleedyo u dhexeeyo maleeshiyaad ku wada sugan deegaanada gobolkaasi. View the full article
  20. Madaxweyne Farmaajo iyo Danjire Qin Jian Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku kulmay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya Qin Jian. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo iyo Danjire Qin Jian ay kawada hadleen xiriirka dhexmaray Somaliland iyo Taiwan. “Labada dal waxa ay adkeeyeen mowqifkooda mideysan ee ku aaddan ixtiraamka qarannimada iyo madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya iyo Shiinaha. Madaxweyne Farmaajo wuxuu la wadaagay Danjire Qin Jian in Soomaaliya ay ixtiraamayso midnimada dalka Shiinaha”ayaa laga yiri war-saxaafadeedka. Sidoo kale war-saxaafadeedka ayaa lagu xusay in Shiinaha uu sheegay in ay ka go’antahay dhowrista qarannimada iyo Midnimada Soomaaliya. Taiwan oo aan dunida laga aqoonsanayn ayaa dhawaan xiriir la sameysay Somaliland, arrintaas oo ka caraysiisay Shiinaha oo sheegay in Taiwan ay tahay qeyb kamid ah dalka Shiinaha, dowladda dalkaasina ay matesho dhammaan Shiinaha. Taiwan ayaa sheegtay in iyaga iyo Somaliland ay ku heshiiyeen in midba midka kale uu xafiis ka furto, sidoo kale Somaliland ayaa tilmaantay inay soo dhaweyso iskaashigaas. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka Villa Somalia PUNTLAND POST The post Maxay kawada hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Danjiraha Shiinaha? appeared first on Puntland Post.
  21. Warar hoose oo Warbaahinta Puntlandi.com ay heleen ayaa sheegaya in Maamul Goboleedyada qaarkood ay qaadeceen Shirkii Madaxweyne Farmaajo uu ku casumay Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada, Shirkasoo [...] The post Breaking News—Jubbaland iyo Puntland oo qaadacay Shirka Madaxweyne Farmaajo ku baaqay appeared first on . Source
  22. Waxaa warar kala duwan ay ka soo baxayaan qarax maanta ka dhacay duleedka magalada Baydhabo, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan soo gaaray dad shacaba ah. Qaraxa ayaa ahaa miinada dhulka lagu aasyo ayaa waxaa la geliyey maqaayad laga cunteeyo oo ku taallo meel aan ka fogeyn Koontrool ay deganaayeen ciidamo ka tirsan booliska Baydhabo. Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo, halka uu dhaawac kala duwan uu soo gaaray lix kale, kuwaas oo la gaarsiiyey goobaha caafimaadka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  23. Ha’yadda Caafimaadka Adduunk (WHO) ayaa ugu baaqday Dowladaha Afrika inay taxaddar dheeraad ah muujiyaan xilli Dalal kala duwan oo ka tirsan Qaaraadda ay dib u fureen duulimaadyada. WHO ayaa ku baaqday in si dhab ah loo raaco talooyinka caafimaad ee looga hortaggayo fiditaanka Feyraska Corona’waxanay codsatay in shirkadaha Diyaaradaha ay la socdaan xaaladda rakaabka si loo xakameeyo safmarka. Madaxa Ha’yadda Caafimaadka u qaabbilsan Geeska Afrika Drs,Matshidiso Moeti ayaa sheegtay in duullimaadyadu ay muhiiim u yihiin dhaqaalaha Dalalaka Gobolka balse loo baahan yahay dhaqan gelinta tallaaboyinka ka hortagga cudurka. Waxay ha’yaddu ka codsatay saraakiisha Garoomada Diyaaradaha in ay xaqiijiyaan kala fogaanshaha Dadka iyo in ay adeegsadaan dareeraha dila jeermiska. WHO waxay sheegtay in Dalalka Cameroon, Equatorial Guinea, Tanzania iyo Zambia ay horey u bilaabeen duliimaadyadooda. Hadalka hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa kusoo aadaya xilli ay Dowladda Soomaaliya ku dhowaaqday in Maalinta Berri ah oo ay Taariikhdu ku beegan tahay 5/7/2020-ka ay dib u furi doonto duullimaadyada gudaha Dalka. View the full article
  24. Madaxweynaha Puntland Siciid C/laahi Deni, ayaa daah-furay Imtixaanaadka Dugsiga Sare iyo Fasalka 8-aad ee Puntland oo sanadka ay u fariisanayaan 16,500 oo ardey. Puntland waxay xoojisay feejignaanta caafimaad ee ardayda iyadoo maanka lagu hayo xaaladda Covid-19, Wasaaraddaha Waxbarashada iyo Caafimaadka ayaana ka wada shaqeeyay in la raaco talooyinka Caafimaad sida kala fogaanshaha, adeegsiga qalabka ka hortagga covid-19 iyo la socodka heer Kulka xumadda ardeyda, macalimiinta iyo howlwadeenada kale. Madaxweynaha ayaa Imtixaanaadka sanadka ku daah-furay Iskuulka Cumar Samatar ee Gaalkacyo, halkaasi oo ay saaka Imtixaanka ku galeen 592 ardey oo qeyb ka ah 4,138 oo Imtixaanka ku gelaya guud ahaan Gobolka Mudug. Ardeyda Imtixaanka loo daah-furay guud ahaan Puntland waa 16,500 oo ardey, 5,447 Ardey oo ka mid ah waa Dugsiga Sare halka 11,053 Ardey ay u fariisanayaan Imtixaanka Fasalka 8-aad. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hambalyo iyo dardaaran la wadaagay ardeyda, isagoo u rajeeyay guul iyo in alle u fududeeyo Imtixaanaadka. Daah-furka Imtixaanaadka waxaa Madaxweynaha Ku weheliyey xubnaha golaha wasiirada, maamulka gobolka Mudug iyo kan degmada Gaalkacyo. Halkan hoose ka daawo sawirrada:- View the full article
  25. Berbera (Caasimadda Online) – Dowladda Sacuudiga ayaa dib usoo celisay xoolo laga dhoofiyay dekedda Berbera, waxaana ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Kalluumeysiga Somaliland Saciid Sulub Maxamed. Wasiirka wuxuu sheegay ineysan aheyn markii ugu horreysay ay Sacuudiga iska soo celiso xoolaha laga dhoofiyo dhulka Somaliland, balse ay dhacdo in mararka qaarkood ay isaga soo celiyaan arrimo iyaga u gaarka ah. Dhanka kale Saciid Sulub ayaa qiray iney wadaan baaritaano ku saabsan sababta keentay, wuxuuna beeniyay in Somaliland aysan wax dadaal ah ku bixin sidii ay xoolahaas sacuudiga looga codsan lahaa iney aqbalaan. “Maxaa lagala hadlayaa Sacuudiga xooluhu way u furan yahiin oo ma uusan joojin, xanuun xoolaha lasoo celiyay ka muuqdana ma jiraan markii aan baarnay” ayuu yiri Wasiirka. “Dalalka wax dhoofiya ayaynu la mid nahay, intaas oo markab baa kusoo noqday Jabuuti, intaas oo markab ayaa kusoo noqday Suudaaan, maxay kaga duwan tahay arintaas.”