-
Content Count
213,116 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
In 1941, during the Second World War, the Allied occupies the whole Italian Empire, and Somalia was placed under British Military occupation. In the Peace Treaty of February 10, 1947, Italy renounced all right and title to her territorial possessions in Africa. Source: Hiiraan Online
-
Ugu yaraan 2 Askari oo ka tirsan Milliteriga Pakistan ayaa lagu dilay rasaas ay ku soo fureen Maleeshiyo aan la aqoonin oo ku sugnaa gudaha xuduudka dalka Afganistan. Ciiddanka Pakistan ee ku sugnaa Bar Milliteri oo ku taalla Gobalka Waqooyiga Waziristaan waxay ka fal-celiyeen Rasaasta looga so furay xuduudka Gobalka Paktika ee dalka Afganistan. Qoraal ka soo baxay Taliska Milliteriga Pakistan waxay ugu baaqeen dhigooda dalka Afganistan in ay maareeyaan Ammaanka ee dhinaca Xuduudkooda. Qoraalka waxaa lag xusay inay Pakistan si xoogan u camaaraynayaan in dalka Afganistan loo adeegsado dhaqdhaqaaqyada Argagixisadda ee ka dhanka ah Pakistan. PUNTLAND POST The post Dowlada Pakistan oo askar looga laayay xuduudka Afganistan appeared first on Puntland Post.
-
Somali-American pediatrician Dr. Anisa Ibrhahim, who now directs the Harborview Medical Center Clinic where she and her siblings received care as children, has been honored by the Carnegie Corporation of New York. She is among the 2021 Great Immigrants, Great Americans named today. Source: Hiiraan Online
-
Aidid Abshir Elmi, 60, an elder in rural Harre village in central Somalia, is worried that his herd of 100 goats and eight camels are not getting enough pasture since their grazing land was fenced off by private developers. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online)- Ururka Al-Shabaab ayaa galabta mar kale 8-qof ku toogtay fagaare ku yaalla deegaanka Kuunyabarow ee gobolka Shabeellada Hoose, kuwaas oo ay ku soo eedeeyeen basaasnimo. Nin sheegtay Qaadiga Maxkamadda Al-Shabaab ee gobolka Shabeellada Hoose oo goob fagaare ah ka akhrinayay xukunka raggaas la dilay ayaa sheegay in dhammaantood ay qirteen dambiyada lagu soo eedeeyay oo ah inay u basaasayeen diyaaradaha duqeymaha u geysta kooxda ee dowladda Mareykanka. “Dadka maanta la dilay waxaa kamid ah laba Nin oo mas’uul ka ahaa inta badan duqeymihii ay diyaaradaha Mareykanka sanadihii lasoo dhaafay ka geysanayeen magaalada Kuunyo Barroow iyo hareeraheeda,” sidaas waxaa ku warantay warbaahinta taageerta kooxda Al-Shabaab. Tan iyo maalinkii Al-Shabaab deegaanada Puntland looga toogtay 21 nin oo kala shaqeyn jiray dilalka qorsheysan, waxay kordhiyeen toogashada dadka ay ku eedeynayaan inay la shaqeeyaan dowladda Soomaaliya iyo saaxiibada kale ee ka caawiya dhanka ammaanka, sida dowladda Mareykanka oo diyaaradeheedu ay duqeymo la beegsadaan kooxda. Afartii maalmood ee u dambeysay fagaarayaal ku kala yaalla degmooyinka Jilib, Kuunyaarow, Buula-fulaay iyo Saakow oo dhamaantood ka tirsan Koonfurta Soomaaliya ayey ku toogteen 24-qof oo haweeney ay ku jirto. Dhammaan dadkaas waxay kooxdu ku eedeysay inay la shaqeynayeen sirdoonka Mareykanka iyo dowladda Soomaaliya. Cabsi xoog leh ayaa la soo warinayaa inay soo wajahday dadka ku nool gobollada ay dalka ka maamulaan Al-Shabaab. 8-da qofood ee maanta lagu toogtay Kuunyo Barrow ayaa lagu kala magacaabi jiray: 1- Calas Cali Cabdulle oo 51 sano jir ah, 2- Cabdi-Waaxid Cabdullaahi Diiriye Carrabey oo 25 sano jir ah, 3- Cabdulqaadir Maxamed Abow, 4- Abuu Cabdinuur Fanaay Abuu Weershe oo 35 sano jir ah, 5- Cumar Cabdiraxmaan Cumar Dooyow oo 36 sano jir ah, 6- Xasan Cabdulqaadir Cumar, Xasan Beeriyow oo 31 sano jir ah, 7-Abuukar Cabdi Cumar Abuukar Baseey oo 31 sano jir ah, 8- Jeylaani Mayow Sheekhunaa oo 41 sano jir ah. The post Magacyada 8 qof oo Al-Shabaab ay maanta toogteen iyo tirada guud ee toddobaadkan oo gaartay 24 appeared first on Caasimada Online.
-
Mohamoud Abdi Dakane was devastated when he lost his 40 camels and 75 goats to drought several years ago, but he is now reaping big profits from bee farming and no longer misses his former life. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Afhayeenka ciidanka booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgallo lagu soo qabqabtay burcad maalmihii u dambeeyey dhac xoog leh ka geysatay qeybo badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho. Ugu horeyn Afhayeenka ayaa sheegay in burcad dhac laba maalin ka hor dhac u geysatay dukaan ku yaalla isgoyska Soobe ay ku guuleysteen inay soo qabtaan mid ka mid ah labadii nin ee dhaca u geysatay dukaankaas oo aad baraha bulshada loogu faafiyey saacadihii u dambeeyey. Sidoo kale Burcad kale oo dhac ka kala geysatay isgoyska Tarabuunka, inta u dhaxeysa isbitaallada Banaadir iyo Digfeer iyo isgoyska Al-Barako ayuu sheegay inay gacanta ku soo dhigeen, kuwaas oo lagu soo qabtay gaadiid ay wateen iyo agabkii ay dadkaas ka dhaceen. Afhayeenku waxa uu sheegay in ay hayaan hanti badan oo isugu jirta moobeello, Dahab, mooto Bajaaj iyo Lacag, kuwaas oo dib loogu celi doono dadkii lahaa. Ugu dambentii afhayeenka booliska Soomaaliya waxa uu sheegay in dukaankaas laga dhacay 19 taleefoon oo 15 ka mid ah ay Iphono ahaayeen. Dhanka kale waxaa iska goobtaas warbaahinta kula hadlay milkiilaha dukaankii aad ugu faafay baraha Bulshada iyadoo dhac loo geysanayo maalin cad. Milkiilaha oo uu garab taagnaa wiilkii xilligaas ku sugnaa dukaanka oo dhaawac uu ka soo gaaray bistoolad ay tuugadu madaxa uga garaaceen, ayaa u mahad celiyey ciidamada ammaanka iyo warbaahinta oo aad u baahisay dhacii loo geystay dukaankiisa. Hoos ka Daawo Afhayeenka iyo Milkiilaha dukaankii la dhacay The post Daawo: Booliska oo war ka soo saaray howlgalkii cuslaa ee ka dhacay Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Buula-Kamey ayaa soo saaray digniin ku socota ciidamada dowladda Soomaaliya, taas oo la xariirta dabaal degga munaasabadda 1-da Luuliyo. “Ummada Soomaaliyeed ee u dabaal degeysa munaasabadda 1-da Luuliyo waxaa mamnuuc ah in rasaas lagu argagixiyo ama dhibaato ay u geysato,” ayuu yiri Jeneraal Buulakamey. Xeer ilaaliyaha ayaa qiray in sanadkii hore rasaas ay rideen ciidamada dowladda ay shacabka u geysatay khasaare, isagoo ka digay in taas oo kale ay soo noqoto. “Sanadkii hore waxaa dhacday in rasaastii macna darrada loo riday in dad shacab ah ay ku dhinteen, qaar kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaas oo aan waxba galabsan, sidaas darteed digniin waxaan u jeedinayaa ciidamada qalabka sida, cid kasta oo waxyeelo geysata ama rasaas dadka ku argagixisa iyadoo munaasabada ku marmarsiyooneysa, waxaan hor keeni doonaa sharciga, ciqaabta u qalanta ayaana marsii doonaa,” ayuu Xeer ilaaliye Buulakamey hadalkiisa ku sii daray. Soomaaliya ayaa ku guda jirta dabaaldegga todobaadka xorriyada, waxaana caawa ilaa berri oo Khamiis ah loo dabaal degi doonaa munaasabadda 1-da Luuliyo oo ku asteysan 61-sano ka hor markii ay gumeystihii Talyaaniga ka xoroobeen gobollada koonfureed ee dalka, isla markaana ay midoobeen gobollada koonfur iyo waqooyi ee Jamhuuriyadda xorta ah ee Soomaaliya. Hoos ka daawo The post Daawo: DF digniin culus ka soo saartay munaasabadda 1-da Luuliyo appeared first on Caasimada Online.
-
Ethiopia: An Outcome and Possible Scenarios After TDF Victory PM Abiy Ahmed ignited unnecessary devastating civil wars in Ethiopia. He ordered military invasion of Tigre Region on November 4, 2020 inflicting ethnic cleansing, destruction, famine, rampant rape and displacement. The reason of why Abiy Ahmed invaded Tigre Region was because Tigre Administration rejected his looming dictatorship. Amhara hardliners were also pushing Abiy to invade Tigre Region hoping to eliminate Tigre people rivalry in power in order to restore Amhara Monarchy in future even though that political calculations could prove impossible because of Ethiopia demographic change. As an outcome of the TDF (Tigray Defence Forces) victory, Abiy Ahmed must resign immediately as he is the culprit of the human and material devastations in Tigray Region. Ceasefire and reconciliation will be impossible in Ethiopia as long as Abiy Ahmed is in the office because he is alleged of serious war crimes in Tigre Region. No nation accepts to be led by a suspect of civil war crimes. As for reality on the ground, TDF (Tigray Defence Forces) cannot advance and seize Addis Ababa as they did in 1991 because demographics in Ethiopia have greatly changed. Today, all Ethiopian ethnic groups are armed to the teeth with all kinds of weapons. Oromo people, the biggest ethnic group in Ethiopia, are at war of resistance with Abiy’s administration to seize Addis Ababa. So, TDF do not want to engage in war of attrition with Oromo that they cannot win but lose at the end. Oromo people do not want Addis Ababa to fall into the hands of TDF but they welcome TDF to form military alliance led by OLF to oust Abiy Ahmed. Amhara, who massively participated in the death and destruction of Tigre Region to eliminate Tigre people as their number one enemy in power rivalry, also do not want to see that Addis Ababa falls to Tigre rule again for fear of reprisals. Somali people, who were brutalized by Tigre Government of Meles Zenawi, similarly do not want to see Tigre-led government in Addis Ababa again and may support Oromo alongside with other small ethnic groups to repel TDF if it tries to move toward Addis Ababa to seize the power. Such obstacles impede TDF to march toward Addis Ababa. As the plan of Abiy Ahmed and Amhara hardliners to rule Ethiopia with iron-fist collapses, TDF has two options for possible scenarios after victory. The first option is to secure their region, then move against Amhara for revenge and then create and support Eritrean armed resistance to topple Isaias Afwerki as Amhara armed militias and Eritrean troops inflicted the maximum damage to Tigre people in ethnic cleansing, destruction, famine, rampant rape and displacement. Most of the population of Eritrea are ethnic Tigre and they are not happy with Isaias Afwerki’s policy for destroying Tigre people against each other. The second option for TDF is to break away from Ethiopia to declare independent country that could open a can of worms for Ethiopia disintegration. The first option is very likely to be chosen. If PM Abiy Ahmed does not resign to give chance to pan-Ethiopia conference for reconciliation to restore democratic federalism, Ethiopia will go into ABYSS of devastating ethnic wars that could lead to total disintegration and emergence of new republics. Ibrahim Hassan Gagale ibrahim_hg@yahoo.com As per usual the opinions expressed in this articale are those of the author and do not reflect the opinions of qarannews.com Sent from my iPad Qaran News
-
Mekelle (Caasimada Online) – Xoogagga Tigrayga ayaa Talaadadii qabsaday dhul kale oo ka tirsan gobolkaas, maalin kadib markii ay la wareegen gacan ku haynta magaalada caasimadda ah ee Mekelle, halkaas oo ay ka carareen ciidankii iyo maamulkii taageersanaa Abiy Ahmed. Guulaha militari ee mucaaradka iyo hadalladooda adag ayaa shaki gelinaya inay shaqeyn doonto xabad-joojinta halka dhinac ah ee ay dowladda federaalka ku dhowaaqday Isniintii. Mucaaradka ayaa shalay qabsaday magaalada Shire oo 140 km waqooyi-galbeed ka xigta magaalada Mekelle, sida ay ku warameen ilo-wareedyo amni oo ka tirsan QM, oo la hadlay wakaaladda wararka AFP. Warka ku saabsan qabsashada Shire ayaa horseeday dabaal-degyo ay waddooyinka ku sameynayaan shacabka. Qabsashada Shire ayaa u muuqata inay jabhadda TPLF kaga dhabeyneyso wacad ay martay Isniintii, kadib qabshasadii Mekelle, oo ahaa inay “cadowga” ka saari doonaan gobolka. “Dowladda Tigray waxay ugu baaqeysaa dadkeena iyo ciidamada Tigray inay xoojiyaan halgankooda illaa ay cadowgeena ay si buuxda uga tagaan Tigray,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed kasoo baxay TPLF, Isniintii. Hay’adda xasaradaha caalamiga ah ee ICG ayaa Talaadadii sheegtay in TPLF ay hadda “gacanta ku hayso inta badan gobolka, oo ay ku jiraan magaalooyinka waa weyn.” “Waxay guulahan inta badan ku gaartay taageerada weyn ee ay ka haysato shacabka iyo qabsashada hub iyo agab ay kala wareegtay cadowgeeda,” ayuu yiri William Davison oo ah taxliiliye ka tirsan ICG. Afhayeenka TPLF Getachew Reda, ayaa Talaadadii u sheegay AFP inay cadowgooda ku eryan doonaan meelo ka baxsan Tigray — xitaa illaa caasimadaha Ethiopia iyo dalka deriska ah ee Eritrea, oo xulufo la ah Abiy. The post Ciidamada Tigray-ga oo qabsaday magaalooyin kale iyo wararkii ugu dambeeyey dagaalka appeared first on Caasimada Online.
-
The Defense Department is considering sending U.S. troops back to Somalia just about six months after pulling them all out of the country as part of a broader look at the military’s force posture. In December, then-President Donald J. Trump ordered troops to leave Somalia as part of a global push to draw down the numbers of deployed forces. Since then, U.S. forces have been “commuting to work” by flying in from nearby nations for training events and then leaving. AFRICOM boss Gen. Stephen J. Townsend, speaking June 29 during the Center for Strategic and International Studies EU Washington Defense Forum, said the Pentagon under President Joe Biden is in the final stages of changing the force posture in the region. “I’ve been communicating back and forth with my civilian leaders in the Department of Defense, the Secretary of Defense, giving him options,” Townsend said. “And I think we’ll keep those options right where they should be, in private communications with the Secretary Defense, so our civilian leaders have the opportunity to make their decisions.” Townsend said it is his belief that the best way to work with partners in Africa is “side-by-side, face-to-face, shoulder-to-shoulder,” and it’s gotten much more difficult to do that with American forces flying in for short periods of time. “There’s really no denying that our … fairly sudden repositioning out of Somalia earlier this year has introduced new layers of risk and complexity to our mission there,” Townsend said. “So, what we’re trying to do is manage that risk and complexity as we still try to help our African partners with their security challenges.” The withdrawal from Somalia was a large-scale undertaking, led by USAF aircraft and other air power. USAF C-130s flew about 200 sorties as part of “Operation Octave Quartz,” bringing out about 4 million pounds of cargo and hundreds of personnel. A U.S. Navy aircraft carrier deployed to the region, with U.S. Marine Corps F-35Bs providing overwatch of moving American troops. USAF MQ-9s and special operations aircraft also provided surveillance. Air Force F-16s and KC-135s from U.S. Central Command also flew down to the region, with an E-11 Battlefield Airborne Communication Node helping the forces communicate, U.S. Air Forces in Europe-Air Forces Africa boss Gen. Jeffrey L. Harrigian told Air Force Magazine earlier this year. “As we did this, we recognize that when you pull together a joint task force made up of Americans that are focused on a mission, they’re going to figure out a way to get it done,” Harrigian said. “And they’re going to do it by protecting Americans. They’re going to do it safely and effectively, and they did it in an extremely short period of time.” Also in 2020, the Pentagon announced it was looking to move AFRICOM’s headquarters as part of its force posture changes. Townsend said June 29 that his command “is very happy to be right where we are in Europe, in Germany,” and it would be “tough to choose” a possible location in Africa. “I think we’re in a great place,” he said. Source: Air Force Magazine The post US troops may return to Somalia appeared first on Caasimada Online.
-
MyOffice (www.MyOffice.ru/en), the Russian developer of office software for collaborative document processing and communication, has announced a milestone agreement with the Ministry of National Education and Vocational Training of the Republic of Djibouti. Source: Hiiraan Online
-
Washington (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa isku dayeysa inay saxdo qaladkii iyo qatartii ka dhalatay go’aankii uu madaxweyne Donald Trump ciidamada Mareykanka uga saaray Soomaaliya, sida uu sheegay sarkaal sare. Lix bilood kadib markii madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump uu si lama filaan ah ciidamadiisa ugala baxay Soomaaliya, maamulka cusub ee Joe Biden ayaa kawada hadlaya in dib loogu soo celiyo dalka. Bishii December, Donald J. Trump wuxuu amar ku bixiyey in ciidammadu ka baxaan Soomaaliya taasoo qayb ka ah dadaallada caalamiga ah ee lagu doonayo in lagu dhimo tirada ciidamada la geeyay Soomaaliya. Madaxa Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM ) Gen. Stephen J. Townsend, ayaa fikradihiisa ah in ciidamada Mareykanka dib loogu soo ceiyo Soomaaliya la wadaagay hoggaanka ugu sarreeya wasaaradda gaashaandhigga ee Pentagon. Isagoo 29-kii June ka hadlayey Xarunta Istiraatiijiyadda iyo Daraasaadka Caalamiga ee EU ee Golaha Difaaca Washington ayuu Gen. Stephen J. Townsend sheegay inaan la dafiri karin qatarta ka dhalatay go’aankii sida lama filaanka aheyd ee ciidamada Mareykanka looga soo saaray Soomaaliya. “Runtii ma dafiri karno dib uga bixitaankeenii Soomaalida ee sida lama filaanka aheyd horaantii sannadkan ay soo bandhigtay qatar iyo murugo, marka waxa aan isku dayeyno inaan sameyno waa inaan maareyno halistaas maadaama aan wali isku dayeyno inaan gacan ka geysano la-hawlgalayaasheena Afrika dhibaatooyinka ay la leeyihiin xagga amniga,” ayuu yiri Townsend. Townsend ayaa sheegay in Pentagon-ka ay ku jiraan marxaladihii ugu dambeeyay ee go’aan looga gaarayo istaraatiijiyada ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Africa. “Waxaan horay iyo gadaalba ula soo xiriiri jiray hogaamiyeyaashayda rayidka ah ee Wasaaradda Difaaca, Xoghayaha Difaaca, anigoo siinaya xulashooyin, Waxaana u maleynayaa inaan xulashooyinkaas ku ilaalin doonno halka ay tahay inay ahaadaan sidaa darteed hoggaamiyeyaasha rayidka ah waxay fursad u leeyihiin inay go’aanadooda gaaraan,” ayuu yiri Gen. Stephen J. Townsend. Ciidamada Mareykanka ee ka howlgali jiray Soomaaliya ayaa duqeymo iyo weeraro toos ah ku qaadi jiray xarumaha Kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya, waxayna sidoo kale tababaro siin jireen ciidamada Soomaalida iyo kuwa Midowga Africa ee AMISOM, si loo wiiqo awoodda Al-Shabaab ee Soomaaliya. Qiyaastii 700 oo askari oo Mareykan ah ayaa laga soo saaray Soomaaliya kuwaas oo howlgal Military oo socday 10 sano kula jiray Al-Shabaab oo ah gacanta ugu weyn uguna dhaqaalaha badan al-Qaacidada adduunka. Fikaradda ah in ciidamada Mareykanka la geeyo Soomaaliya ayaa waxaa lahaa Maamulkii uu hoggaaminayey madaxwneyihii hore ee Mareykanka Bush, waxaana duqeyntii ugu horeysay Soomaaliya laga fuliyey sanadki 2007, taasoo qeyb ka aheyd Istaraatiijyadii danaha Mareykanka looga difaacayey meelo ka baxsan dalkaas. The post Mareykanka oo saxaya qaladkii ka dhashay go’aankii Trump ee Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.