Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,718
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Five Ugandan soldiers serving with African Union troops in Somalia have been found guilty of killing seven civilians there in August. Two of the soldiers have been sentenced to death, while three others have been given 39-year prison sentences. The three will be repatriated to Uganda to serve their sentences there. The civilians were unlawfully killed during a gun battle in Golweyn between its troops and al-Shabab militants, the AU says. The AU’s Amisom force has been in Somalia for 14 years. It has been fighting the al-Shabab Islamists who retain a stronghold on parts of the country. Almost a third of Amisom’s 20,000 troops are from Uganda – making it the biggest national contingent. Saturday’s court martial ruling by Uganda comes a month after the AU announced it wanted to expand its military operation in Somalia, pending approval from the UN and the Somali government. “Our mission in Somalia is to degrade al-Shabab and other armed groups. In doing so, we absolutely have every responsibility to protect the civilian population”, said commander of the Ugandan contingent commander Brig Gen Don Nabasa in a statement on Saturday. VOA reports that some of the victims’ families attended the court hearings organised by Uganda in the Somali capital, Mogadishu. “We are very happy with the court decision and expect compensation to be awarded to the families of those killed,” Hussein Osman Wasuge – a spokesman for the bereaved relatives – is quoted as saying. He told local media that one of the bereaved and six Ugandan soldiers were allowed to testify. The post Two Ugandan soldiers sentenced to death in Somalia appeared first on Caasimada Online.
  2. Dowladda Turkiga ayaa ku gacan sayrtay baaq ka yimid madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo ahaa in dhammaan quwadaha shisheeye ay ciidamadooda kala baxaan Libya. Dalka Libya ayaa waxaa ka socday dagaal sokeeye tan iyo markii xukunka laga tuuray kaligii taliye Mucamar Qadafi, oo ku baxay kacdoonkii 2011. Turkey ayaa Libya u dirtay ciidamo iyo maleeshiyaad Suuriyaan ah oo ku xiran si ay u xoojiyaan dowladda caalamku aqoonsan yahay ee Tripoli, halka Russia iyo dalal kale ay taageerayaan kooxda bariga Libya ee uu hoggaamiyo Jeneraal Khalifa Haftar. Macron ayaa ka sheegay shirka caalamiga ah ee Libya ee Jimcihii ka dhacay Paris In Russia iyo Turkey ay calooshood u shaqeystayaashooda kala baxaan Libya ayada oo aan dib loo dhigin. PUNTLAND POST The post Dowladda Turkiga oo ka hortimid baaq ka soo baxay Faransiiska appeared first on Puntland Post.
  3. Consultancy to conduct administrative data profiling in the selected key MDAs at Federal level Source: Hiiraan Online
  4. President Silanyo (right) handing over the presidency to President Bihi in November 2017. Hargeisa (PP News Desk) — The government of Somaliland administration is facing accusations for electoral misconduct following the documents leaked to the main opposition party, Waddani, and widely shared on the social media networks. All documents pertain to official correspondence from Office of the President between 2014 and 2017. The five letters to the Finance Ministry were signed by the former Somaliland Administration President Ahmed Mohamed Silanyo. In a 2014 letter to Telesom Director, President Silanyo expressed interest to borrow money from the telecommunications company “to improve the national infrastructure”. Two letters sent to the Finance Ministry two days before the inauguration of President Muse Bihi Abdi reveal , among other things, expenses the Presidency claims to have incurred during election campaign for Kulmiye party. In one of the letters President Silanyo instructed the Finance Ministry to settle debt owed to Telesom through the inclusion in the 2018 budget allocations for the telecommunications company. The second letter contains a similar instruction to pay bills sent by hospitality companies whose premises the government and its political party used during the electoral campaign. In a letter dated 10/11/2017, President Silanyo instructed the Finance Ministry to pay debt owed by the government to Asli Maydi, a company that exports frankincense. The debt, President Silanyo claimed, was used during the voter registration exercise. President Silanyo authorised payment of US$ 180,000 for political purposes in a 17 October 2017 letter. It is not clear whether political funds was meant for the three parties. “The leaked letters show the extent to which Somaliland government is beholden to businesses” said Adan Jama, a member of Hargeisa civil society. In 2018 Waddani Chairman Abdirahman Mohamed Abdullahi accused Somaliland government of illegally using public resources for electoral purposes. © Puntland Post, 2021 The post Leaked Somaliland Administration Documents Reveal ‘Electoral Misconduct’ appeared first on Puntland Post.
  5. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa weli ka caga jiidaya inuu soo magacaabo taliyaha cusub ee Hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA. Ku dhawaad todobaad ayaa laga joogaa markii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaare Rooble ay ka heshiiyeen khilaafkii siyaasadeed ee u dhaxeeyey in mudo ah. Waxyaabihii ay labada nin ku heshiiyeen waxaa ku jirtay magacaabista Taliyaha NISA oo ka imaanaya dhanka Farmaajo, balse ay khasab tahay inuu Ra’isul wasaare Rooble ogolaado qofkaas. Illaa hadda waxaa la sheegay in madaxweyne Farmaajo uusan Ra’isul wasaaraha u soo gudbin qofka uu rabo inuu Taliyaha NISA ka dhigo, si Rooble uu qofkaas u soo akhriyo una soo aqbalo ama u diido. Waxaa jira dhowr qof oo madaxweyne Farmaajo xagiisa ah oo raadinaya kursigaan, waxaana kamid ah Cabdi Cali Raage oo la taliyeyaasha Farmaajo kamid ah, Cabdiraxmaan Dheere oo Farmaajo iyo Fahad ka dhaxeeya, Abuukar Qoryooley oo wasiir ka ah Galmudug dhanka Yaasiina xiga iyo xubno kale oo qaar Villa Somalia xilal ka hayaan oo dhinaca kalena qaraabo la ah taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin Xaxaji Daahir. Sidoo kale waxaa jira warar sheegaya in uusan madaxweyne Farmaajo rabin inuu magacaabis sameeyo, inta ka harsan doorashada oo uu rabo inuu Yaasiin Farey sii joogo NISA, si aan loo bilaabin baarista kiiska Ikraan Tahliil, dhinaca kalena uu Fahad Yaasiin dood la’aan u doonto kursigiisa xildhibaanimada. Yaasiin Farey waxaa laga yaabaa inuu noqdo mid kamid ah ku simayaashii faa’iday intii uu xafiiska joogay madaxweyne Farmaajo. Madaxweynaha mudada ka dhammaatay waxaa lagu xasuustaa inuu dhowr ku sime u magacaabay shaqooyin kala duwan dabadeedna uu u dhaafay oo ay xafiiska ugu dambeyn toos ula wareegeen. Inuu madaxweyne Farmaajo magacaabo Taliyaha cusub ee NISA waxaa hoos taalla seddex arrimood . 1 – Fullinta heshiiskii isaga iyo Rooble Ra’isul wasaare Maxamed Xuseen Rooble wuxuu fuliyey dhowr waxyaabood oo kamid ah heshiiskii isaga iyo Farmaajo, laakiin illaa hadda qodobkii ugu weynaa ee heshiiska oo dhanka Farmaajo jiray ayaan weli la fulin. Rooble waa u aamusan yahay Farmaajo, umana badna in uusan fahamsaneyn in fullintii heshiisku ay weli qabyo tahay. Haddii uu madaxweyne Farmaajo isku sii dhajiyo magacaabista taliyaha NISA, waxay ka dhigan tahay inuu ka baxay qeyb kamid ah waxyaabihii ay ku heshiiyeen isaga iyo Rooble. 2- Kiiska Ikraan Tahliil Faarax Illaa hadda baarista kiiskan Ikraan Tahliil lama bilaabin, waxyaabaha hortaagana waxaa qeyb ka ah maamul la’aanta ka jirta xafiiska Hey’adda NISA. Qoyska Ikraan waxay horay u sheegeen in aysan caddaalad heli karin gabadhooda illaa hoggaan madax banaan looga magacaabo hey’adda NISA. Inuu Farmaajo kusii dhaganaado xilka Taliyaha NISA ayaa xoojin doonta eedeyntii aheyd inuu madaxweynaha si buuxda u diiday in kiiskaas si madax banaan loo baaro. Eedeyntaas waxaa horay u jeediyey qoyska gabadha maqan. 3 – Reer Galbeedka Wakiilada Caalamiga ah ee ku sugan Soomaaliya waxay sheegeyn intii uu socday khilaafka Farmaajo iyo Rooble in loo baahan yahay in hey’adaha Amniga loo dhiibo dad sumcad wanaagsan ku dhex leh bulshada, iyadoo la sheegay inay dhowr jeer Farmaajo iyo Rooble kala hadleyn inay u baahan yihiin dad lagu kalsoonaan karo oo madax u ah hey’adda Nabadsugidda oo ay la wadaagi karaan arrimaha sirdoon ee dalka iyo midka ku saabsan guud ahaan Gobolka. Wuxuu hadalka beesha Caalamka ka dhigan yahay inay diidan yihiin in xilligaan xasaasi ah la shaqeeyaan kusimayaashii la isku heystay midkood. Weli reer Galbeedka waxay Farmaajo ka sugayaan isbadal dhinacaas ah. Dadka arrintaan isha ku haya qaarkood waxay sheegayaan in Farmaajo uu la’yahay cid uu qaato oo uu Rooble aqbali karo, maadaama uusan Farmaajo dad wax ku ool ah abuuran mudadii uu xafiiska joogay, dhowrka qof ee la joogtana boosas badan ayey kusoo fashillmeyn qaarkoodna dadkii ayaa dhibsaday. Dooq la’aanta laga soo warinayo madaxweyne Farmaajo waa mid kamid ah calaamadaha hoggaamiyaha iska ooday ummaddiisa. Shacabka Soomaalida waxay weli Farmaajo iyo Rooble ka sugayaan in NISA loo dhiibo hoggaan cusub oo ka madax banaan eedaha kiiska Ikraan Tahliil si baaritaanka loo bilaabo. The post Xog: Saddex arrin oo hortaagan in Farmaajo uu magacaabo taliyaha cusub ee NISA appeared first on Caasimada Online.
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa si weyn usoo dhaweeyay shaacinta jadwalka 9 kursi oo kamid ah xildhibaanada Golaha Shacabka ee kasoo jeeda gobollada Waqooyi, taasi oo la qabanayo toddobaadkan gudihiisa. Rooble ayaa guddiga doorashooyinka SEIT ee Somaliland uga mahadceliyay shaacinta jadwalka kuraastaa, isagoo ku amaanay doorka ay ka qaateen bilowga doorashada Golaha Shacabka. Sidoo kale waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu markale faray madaxda dowlad goboleedyada inay bilaaban doorashada Golaha Shacabka, oo dhawaan si hordhac ah uga bilaabatay dalka, xili lasoo gebagabeeyay doorashadii Aqalka Sare. “Waxaan ku boorrinayaa dhammaan dowlad-goboleedyada in ay bilaabaan doorashada Golaha Shacabka si doorashada xildhibaannadu noogu soo idlaato ka hor dhammaadka sanadka,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Rooble. “Waxaa naga go’an fududeynta doorasho hufan oo nabdoon, taas oo nooga baahan iskaashi iyo in aan wadajir uga shaqeyno.” Ra’iisul Wasaaraha ayaa hore u sheegay sida ay lagama maarmaan u tahay in deg deg loo bilaabo doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka, lana soo gebagabeeyo ka hor dhammaadka sanadka. Doorashada Golaha Shacabka ayaa waxa uu Guddiga doorashooyinka heer federaal u dejiyay inay bilaabato 16-ka bishaan November, ayna soo dhamaato 24 December ee sanadkaan 2021-ka, xili doorashadii Aqalka Sare oo kuraasteeda ay koobnaayeen ay qaadatay bilooyin. The post R/W Rooble oo ka falceliyey warkii maanta kasoo baxay guddiga doorashooyinka… appeared first on Caasimada Online.
  7. Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Janeraal Aadan Abshir Nuur (Laba Afle) oo ka tirsan saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa galabta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, isagoo shaaciyey natiijada wadahadalkii uu Ahlu-Sunna kula jiray 12-kii maalmood ee lasoo dhaafay. Jeneraal Laba-Afle waxuu sheegay in isaga iyo saraakiishii la socotay ay soo wakiilatay dowladda dhexe ee Soomaaliya, sidoo kalena ay la tashadeen Madaxweynaha Galmudug, si loogu kala dab-qaado Ahlu-Sunna iyo Galmudug, sidaasna ay ku tageen deegaanka Bohol oo fariisin u ah Ahlu-Sunna. Jeneraalka ayaa sheegay in hadda ay gacanta ka taageen dhexdhaxaadintii ay ka dhex wadeen Ahlu-Sunna iyo Galmudug, kadib markii wax kasta oo xal ah uu diiday hoggaanka Ahlu-Sunna, sida uu sheegay. “Aniga iyo saraakiil igala tirsan dowladda dhexe waxaan ka soo tagnay Xamar, waxaan soo qoronay qodobo aan u arkeynay in lagu dhexdhaxaadin karo Ahlu-Sunna iyo Galmudug, waxaan Madaxtooyada ugu tagnay madaxweyne Qoor Qoor, qorshihii aan wadanay ayaan ka dhaadhicinay, waana nala qaatay, waxaan u gudubnay Bohol oo 12 maalmood aan ku sugneyn, wax natiijo ahna kama wadno,” ayuu yiri Jeneraal Laba-Afle. Waxuu intaas ku sii daray, “Sheekh Shaakir waxaan ku dhahnay waxaa tabaneyso noo sheega, waxuu noo sheegay wax aan munaasab ahayn oo Galmudug aan ka suurta geleyn xiligaan, waxaan la wadaagay waxaan u wadnay, waana qaadan waayeen.” Sidoo kale Jeneraal Laba-Afle oo aan toos u guda gelin waxyaabihii ay kala kulmeen Ahlu-Sunna ayaa ku gaabsaday in Sheekh Shaakir ay kala kulmeen hadal aan ka duwaneyn kii hoggaamiyaha Ahlu-Sunna Macalin Maxamuud oo wareysi uu siiyey BBC ku sheegay in Galmudug iyo dowladda dhexe ay wadahadal la gelayaan, iyagoo ah maamul buuxa oo ka jira deegaanka. “12-kii maalmood ee lasoo dhaafay culumada waxaan kala hadleynay inaan la is dilin oo ay nabadda qaataan, warkeenu waa ku socon waayey, hada waxaan ku soo laabanay Dhuusamareeb, wixii amni ahna waxaan aaminsanahay in maamulka ka jira Galmudug uu masuul ka yahay, aniga qaraabo ahaan, sarkaal ahaan iyo ka dowlad ahaanba, wixii aan kala hadalnay Ahlu-Sunna waxba waa ku qaadan weysay,” ayuu yiri Jeneraal Laba-Afle. Hoos ka daawo The post Daawo: Jeneraal Laba-Afle oo shaaciyey natiijada wada-hadalkii uu la galay Ahlu-Sunna appeared first on Caasimada Online.
  8. Madaxweynaha Kenya oo Dalka Itoobiya ka degay+Ujeedada Safariisa Uhuru iyo Abiy Madaxweynha dalka Kenya ayaa gaaray dalka ay dariska yiihiin ee Itoobiya xili ay dagaallo ka socdaan qaybo ka mid ah dalka kuwaas oo u dhaxeeya xoogaga TPLF iyo ciidamada dowladda. Uhuru Kenyaantta waxaa magaalada Adis Ababa kus oo dhaweyay raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, waxaana la filayaa in ay ka wadahadalayaan xaaladihii ugu dambeyay ee gobalka gaarahaanna colaadda Itoobiya ka taagan maadama labada dal ay xuduud wadaagaan. Tagitaanka Uhuru kenyaatta ee Itoobiya ayaa imaanaya xili la sheegayo in wadahadallo nabadeed aaney suurta gal ahayn inta dagaalladu sii xoogeysanayaan. Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria,Olusegun Obasanjo oo ah ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Geeska Afrika, ayaa sheegay in uu ku rajo weyn yahay wadahadallada suurtagalka ah, balse loo baahan yahay in dhammaan dhinacyada ay joojiyaan dagaalka oo la helo fursad abuuri karta wadahadal. Qaran News
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa war ka soo saaray dhameystirka doorashooyinka golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, waxayna QM dalbatay in la dedejiyo doorashada xildhibaanada golaha shacabka. Sidoo kale qoraalka Qaramada Midoobay waxaa lagu dalbaday in doorashada xildhibaanada golaha shacabka ay noqoto mid lagu kalsoonaan karo. “Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay soo dhawaynaysaa gabagabada doorashada dhammaan kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, waxayna ku baaqaysaa in si deg deg ah loo soo dhameystiro doorashada Golaha Shacabka oo loo dhan yahay oo lagu kalsoonaan karo,” ayaa lagu yiri qoraalka. Sabtidii shalay waxaa Dhuusamareeb lagu doortay labadii kursi ee u dambeysay doorashada golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, waxaana horay loo doortay labadii kursi ee u horeysay xildhibaanada golaha shacabka. Dhanka kale guddiga doorashada Somaliland ayaa maanta shaaciyey in toddobaadkan la qaban doono doorashada 9 kursi oo kamid xildhibaanada Golaha Shacabka ee ka soo jeeda gobollada Waqooyi ee Somaliland. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Guddoonka guddiga doorashada Somaliland Sagaalka Kursi ayaa waxay sumadoodu tahay Hop#214,Hop#218,Hop#226, Hop#223,Hop#208,Hop#210,Hop#272,Hop#202 iyo Hop#225. “Waxaan guddiga doorashooyinka (FEIT) ku wargelinaynaa liiska kuraasta baarlamaanka gollaha shacabka ee aan ugu tala-galnay toddobaadkan in aan doorashadooda qabanno, kuwaasi oo tirsigoodu hoos ku xusan yahay,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Guddiga doorashooyinka Somaliland. The post QM oo dalab cusub ka soo saartay doorashooyinka Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
  10. Puntland ayaa berri oo Isniin ah bilaabaysa dhaqangelinta siyaasad lagu tayaynayo amniga caasimadda Garowe, taas oo ay horay u ansaxiyeen Golaha Wasiirada. Sharcigan ayaa caasimadda Garowe ka mamnuucaya hubka sharciga aan lahayn ee lagu dhex-wato ama lala soo galo, sidoo kale wuxuu xadidayaa ciidanka hubka ku dhex-qaadan kara magaalada. Taliyaha Booliska Puntland Maxamed Cali Xaashi oo si hordhac ah uga hadlay sharcigan ayaa sheegay 15-ka bishan November oo ku beegan berri uu magaalada Garowe ka bilaabanayo howlgal ballaaran oo lagu baarayo magaalada iyo kantaroolada. Taliyuhu wuxuu tilmaamay in aysan magaalada Garowe soo geli-karin cid ciidan wadata oo aan warqad ogolaansho ka haysan dowladda. PUNTLAND POST The post Muxuu yahay howlgalka berri ka bilaabanaya Garowe? appeared first on Puntland Post.
  11. Washington (Caasimada Online) – Bankiga Adduunka ayaa liiska ku daray shirkad la talin oo Kenyan ah oo lagu magacaabo Africa Development Professional Group (ADP) kadib markii lagu helay dhaqan musuq-maasuq iyo qiyaameyn wen oo lagu lunsaday lacag boqolaal kun oo dollar ah. Bankiga Adduunka ayaa tallaabadan qaaday kadib markii baaritaan ay sameysay qeybta la-dagaalanka musuq-maasuqa ee Bankiga Adduunka lagu ogaaday in shirkaddan fadhigeedu yahay Nairobi ay xatooyo ku samesay mashruuc uu Bankiga Adduunka maal-geliyey oo laga fuliyey Soomaaliya. Bankiga Adduunka ayaa sheegay in in ADP iyo dhammaan hay’adaha ku xiran laga mamnuucay inay wax wada-shaqeyn ah la sameeyaan Bankiga Adduunka muddo 21 bilood ah. “Mamnuucistan waxay ka dhigeysaa in ADP aanu ka qeyb qaadin karin mashruucyada uu maal-geliyo Bankiga Adduunka,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed uu soo saaray Bankiga Adduunka. “Mashruuca Soomaaliya ayaa loogu talo-galay in lagu xoojiyo shaqaaleynta iyo awoodaha dowladeed ee qaar ka mid ah wasaaradaha iyo hay’adaha xudunta u ah in dowladda ay gudato waajibaadkeeda aas-aasiga ah.” Bankiga Adduunka ma shaacin tirada rasmiga ah ee lacagta la tuhunsan yahay in la lunsaday. “Ayada oo ay qeyb ka tahay heshiis lala gaaray, shirkadda waxay qiratay mas’uuliyadda dhaqankeeda, waxayna ogolaatay inay kasoo baxdo shuruudo u hoggaansamid, si looga qaado xayiraadda,” ayuu yiri Bankiga Adduunka. Shirkadda ADP ayaa horey mashruucyo ula sameysay wasaarado ka mid ah kuwa dalalka Kenya, Gambia, Ghana iyo Rwanda, hase yeeshee waddanka kaliya ee lagu helay inay xatooyada ka sameysay waa Soomaaliya. The post Mashruuc Bankiga Adduunka ugu talo-galay Soomaaliya oo lacag badan lagu xaday appeared first on Caasimada Online.
  12. In 2019, Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed was awarded the Nobel Peace Prize. Now, he is waging a vicious war that many observers exhibits shades of genocide. How much of the blame is borne by the Nobel Committee? Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed in 2019: “Like a coronation for life.” Foto: Finbarr O’Reilly / The New York Times / Redux / laif Even back then when the war was still far away and Abiy Ahmed seemed like a beacon of hope, Berhane Kidanemariam feared that his country could be in danger. It was July 2018 and Berhane was standing on a stage in the University of Southern California basketball arena in Los Angeles. The stands were full of men and women waving Ethiopian flags, eager to see the man who had promised to do everything better in Ethiopia, a man who sang the praises of peace and love. Abiy Ahmed had been Ethiopian prime minister for just a few months, and the darling of the West had come to speak to the Ethiopian diaspora. Berhane, who was Ethiopian consul general in L.A. at the time, had known Abiy for years. He had helped organize the event in the stadium and stepped up to the lectern to introduce the prime minister. But the audience began berating him with racist slurs. “Tigrayan, get out!” some shouted. Berhane comes from Tigray, and the insults were clearly meant for him. He hoped his friend Abiy would reprimand the crowd. “But he did nothing of the sort.” Berhane had been serving the Ethiopian state since 1992, including a stint as part of the government’s communication team, before becoming the head of two state news organizations and then moving on to the diplomatic corps. He was a familiar face in the circles of power. In the final years of the old regime, he says, he had a falling out with government leaders because of his demands for wide-ranging reforms, but he retained his job as a diplomat, nonetheless. Berhane has been friends with Abiy since 2004, and after the prime minister’s speech, he asked Abiy why had hadn’t reprimanded or rebuked the audience. According to Berhane, Abiy answered that there was nothing to find fault with. The Nobel Prize as Carte Blanche Berhane says that was the moment when he sensed that Ethiopia’s future might not be so bright. But he never imagined that Abiy would trigger a war in his country; that under his governance, hundreds of thousands of people would be intentionally threatened by starvation in the northern Tigray region and that millions would have to flee; that this man, whom he once called a friend, would lead Ethiopia to the edge of the abyss. But that’s exactly what has happened, and now Berhane Kidanemariam is wondering: How could it have come to this? Many people around the world are wondering the same thing. Who is Abiy Ahmed really? The man who received the 2019 Nobel Peace Prize is now leading a campaign that observers say has genocidal elements against some of his people? On the search for answers, DER SPIEGEL spoke with associates, diplomats, former government members and long-time observers, and combed through Abiy’s talks and appearances since he took power. They paint the picture of a leader who has become increasingly resistant to advice, believes in mysticism, is obsessed with power and thinks he has been chosen by God. And who sees the Nobel Prize as a kind of carte blanche. Abiy was appointed in 2018 by the ruling government coalition to bring peace to Ethiopia. An iron-fisted, Tigrayan-led coalition had run the country for the previous 27 years, but the number of anti-government protests was on the rise. Abiy, formerly a leading intelligence officer, was chosen to facilitate a period of democratic transition until the next election. Soon after he came to power, though, he unexpectedly announced that he was transforming the governing coalition into a single party. He called it the “Prosperity Party.” The international community admired the putative reformer. Abiy spoke the language of the market. He called himself a capitalist and contended that he planned to loosen the state’s grip on the economy and open it up, in part by privatizing state-owned companies. And he said he intended to move beyond the politics of ethnicity. It was a message that many in the West wanted to hear. At the same time, he released political prisoners, spoke of democracy and lauded the free press. Only very few people beyond Ethiopia’s borders, however, saw that just shortly after he took power, he began stirring up hate of the country’s former leaders from Tigray. Fears grew in many areas that Abiy wanted to abolish the finely balanced federal system that grants considerable autonomy to ethnically defined states like Tigray. His foreign policy drew more attention: Just a few months after taking power, Abiy negotiated a peace agreement with Eritrean dictator Isaias Afwerki, previously an archenemy. In 2019, he received the Nobel Peace Prize for his reforms and for his rapprochement with Eritrea, even though the details of the peace agreement are still not known and the border between the two countries was only opened for a few months. Critics claim that Abiy used the supposed reconciliation with Eritrea as a maneuver to allow the destruction of their joint enemy, the Tigray People’s Liberation Front. “Simple Narratives” Ethiopian historian Wolbert Smidt, who has been working for a decade at Ethiopian universities, bemoans the naivete of many Western politicians who, as he says, appreciate “African leaders with simple narratives.” He said that “Abiy elevated himself above laws and institutions that were able to secure a precarious balance between the many rival groups.” On top of that is the fact that many the reforms weren’t the result of decisions made by Abiy, but were the product of resolutions made by the governing coalition of the time. The freeing of political prisoners – for which Abiy was often praised – was also introduced by his predecessor. Just 11 months after receiving the Nobel Peace Prize, Abiy launched a military campaign in his own country. Tensions with the Tigrayans escalated after they held regional elections in defiance of a directive from Addis Ababa, and Abiy invited Eritrea’s dictator to send his troops into Tigray as well. A brutal war against the Tigrayan followed, in which rape and starvation were widely used as a weapon of war – especially by the Eritrean soldiers, the allies with whom Abiy had just signed a peace treaty. Since July, Abiy’s government has been blocking most aid deliveries to Tigray, where an estimated 400,000 to 900,000 people are living under famine conditions and nearly the entire population is dependent on aid deliveries. Tigrayans are being attacked and persecuted across Ethiopia. Violence is also increasing in other parts of the country and ethnic clashes are growing in frequency. Economic growth, which averaged close to 10 percent in the years before Abiy took office, has plunged. In June of this year, Abiy and his party emerged victorious in the parliamentary election. Large parts of the opposition, though, stayed away in protest or because their leaders are in prison. Many citizens, including countless potential voters in Tigray were not even allowed to vote. In early October, Abiy was sworn in as prime minister for the next five years. Even before being sworn in, during summer, he began recruiting volunteers to augment the army. And shortly after his inauguration, he launched another large offensive against the Tigrayans, who responded with a counteroffensive that has thus far been successful. Ethiopia observers believe that Abiy and his war in Tigray enjoy widespread support among citizens. One European diplomat says that many Ethiopians believe the Tigrayans deserve their fate after 27 years of dictatorial rule. Abiy’s strategy is as perfidious as it is efficient: He and his inner circle are blaming the West for the crisis in the county. He portrays himself as a fighter against an imagined neo-colonialism under which Ethiopia is suffering. At the same time, his government has banned international aid organizations from doing their work, ejected high-ranking UN officials from the country and arrested journalists. No Longer Accountable And the honor bestowed upon him by the Nobel Committee has likely emboldened on his relentless course. “Abiy seemed to think,” says former diplomat Berhane Kidanemariam, “that he has now arrived all the way at the top, almost next to the Creator.” Tsedale Lemma, editor-in-chief of the Addis Standard newsmagazine, says that after receiving the prize, Abiy and his government had the feeling they were no longer accountable to anyone. “The Nobel Prize was like a coronation for life, that gave him the right to do whatever he wants.” Mehari Taddele Maru, a professor at the European University Institute in Florence, Italy, is even more sharply critical of the Nobel Committee: “I am of the strongest opinion that the Nobel Prize Committee is responsible for what is happening in Ethiopia, at least partially.” He says that many experts issued early warnings about Abiy. The Ethiopian prime minister, he says, was rewarded for an agreement that wasn’t about creating peace, but about preparing for war. What, though, does Abiy really want? One of his primary motives is that of restoring Ethiopia to its former greatness. “It is a kind of ‘Make Ethiopia Great Again,’” says Tsedale, the journalist. “As if there had ever been a great Ethiopia for the people.” She says that Abiy is pursuing a dangerous form of “blood and soil nationalism.” A video from December of last year shows how far Abiy’s delusions has gone. In the clip, he perorates on the fact that in 2050, the world will be led by two world powers – one of which, he is convinced, will be Ethiopia. His delusions of grandeur are based on the belief of many Ethiopians that they are the nation that is closest to God. Abiy also believes in this dream of an “Ethiopian exceptionalism.” At appearances, Abiy likes to say that his Christian-Orthodox mother already prophesied during his childhood that he would rise to become the seventh king of Ethiopia, a ruler in the line of succession of the Ethiopian emperors, the direct descendant of King Solomon. Heavenly Intervention Like many Ethiopians, Abiy is member of an evangelical church. Its core belief is that one can achieve wealth through godliness. “It quickly became clear that religion was shaping his worldview,” says Tsedale. Abiy seemingly views the campaign in Tigray partly through this religious lens, and observers agree that he sees the war as a test from God. Deacon Daniel Kibret, a radical Christian and close advisor to Abiy, recently compared the Tigrayans to Satan and called for their extermination. “I hear from his inner circle that Abiy seems to believe that there will be some sort of heavenly intervention and that God will somehow act against the Tigray Defense Forces,” says Kjetil Tronvoll, a professor of peace and conflict studies at Oslo New University College and a well-informed observer of Ethiopian politics. He says that Abiy religious motifs have found their way into the focus of his thinking. “And the international community has never taken that seriously.” The extent to which the prime minister is influenced by religious insinuations is reflected in an audio clip of a phone call between Abiy and a preacher that was leaked in early June and is considered by experts to be authentic. In the clip, the preacher says that God told her that the prime minister should not negotiate, but rather be cruel in the name of the Almighty. She said that he, Abiy, is like Moses and that nobody will stop him, that God will make him great. Abiy Ahmed, the Nobel Peace Prize winner, answered: “Amen!” Source: Spiegel International The post A Brutal War Waged By a Nobel Peace Prize Laureate appeared first on Puntland Post.
  13. (SLT-Jabuuti)-Dowlada Jabuuti ayaa ka soo horjeesatay in dhulkeeda duulaan loogaga qaaday dalka Itoobiya oo ay ku dagaalamayaan dowlada Itoobiya iyo jabhada TPLF. Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa qoraal uu soo dhigay twitter-ka ku sheegay in dalkiisa aanu oggolaan doonin in loo adeegsado dagaalka ka soconaya wadanka Itoobiya. “Dadka qaar ayaa walaac ka muujiyey in dhulka Jabuuti loo adeegsanayo farogelin dagaal oo lagu sameeyo dalalka deriska la ah. Tani ma dhici doonto sababtoo ah dowladda Jabuuti waxaa ka go’an xiriirka ay la leedahay deriskeeda.”ayuu yiri. Hadalkan ayaa yimid kadib markii Jeneral ka tirsan ciidamada Mareykanka uu wareysii uu siiyey BBC-da walaac uga muujiyey saameynta uu dagaalka Ethiopia ku yeelan karo gobolka, islamarkaana ciidamada Mareykanka ee Jabuuti ay diyaar u yihiin inay ka jawaabaan xasaradda. Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay in Jabuuti ay qadarineyso iskaashiga muhiimka ah ee ay la leedahay Mareykanka, ayna hubanti tahay in iskaashigan aanu aheyn mid ka dhan dal kasta oo ay noqoto. Saldhigga ciidamada Mareykanka ee Jabuuti ayaa inta badan loo adeegsadaa in laga qaado weerarada iyo howlgallada ka dhanka argagixisada, oo laga fuliyo meelo ay ka mid tahay Soomaaliya Source
  14. Dowladda Jabuuti ayaa maanta sheegtay in dhulkeeda aan loo adeegsan doonin “farogelin dagaal” oo lagu sameeyo dalalka deriska la ah. Hadalkan ayaa yimid kadib markii Jeneral ka tirsan ciidamada Mareykanka uu wareysii uu siiyey BBC-da walaac uga muujiyey saameynta uu dagaalka Ethiopia ku yeelan karo gobolka, islamarkaana ciidamada Mareykanka ee Jabuuti “ay diyaar u yihiin inay ka jawaabaan xasaradda.” Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamuud Cali Yuusuf ayaa qoraal uu soo dhigay twitter-ka ku yiri “Jeneraal Willilam Zana, taliyaha saldhigga Lemonier [ee Jabuuti], wuxuu wareysi uu siiyey BBC-da ku sharxay sida ciidamada Mareykanka ee ku sugan Jabuuti ay u fuliyaan howlgallo lagula dagaalamayo argagixisada iyo ilaalinta muwaadiniintooda haddii loo baahdo daad-gureyn.” “Dadka qaar ayaa walaac ka muujiyey in dhulka Jabuuti loo adeegsanayo farogelin dagaal oo lagu sameeyo dalalka deriska la ah. Tani ma dhici doonto sababtoo ah dowladda Jabuuti waxaa ka go’an xiriirka ay la leedahay deriskeeda.” Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay in Jabuuti ay qadarineyso iskaashiga muhiimka ah ee ay la leedahay Mareykanka, “ayna hubanti tahay in iskaashigan aanu aheyn mid ka dhan dal kasta oo ay noqoto.” Saldhigga ciidamada Mareykanka ee Jabuuti ayaa inta badan loo adeegsadaa in laga qaado weerarada iyo howlgallada ka dhanka argagixisada, oo laga fuliyo meelo ay ka mid tahay Soomaaliya. Qaran News
  15. Jabuuti (Caasimada Online) – Dowladda Jabuuti ayaa maanta sheegtay in dhulkeeda aan loo adeegsan doonin “farogelin dagaal” oo lagu sameeyo dalalka deriska la ah. Hadalkan ayaa yimid kadib markii Jeneral ka tirsan ciidamada Mareykanka uu wareysii uu siiyey BBC-da walaac uga muujiyey saameynta uu dagaalka Ethiopia ku yeelan karo gobolka, islamarkaana ciidamada Mareykanka ee Jabuuti “ay diyaar u yihiin inay ka jawaabaan xasaradda.” Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamuud Cali Yuusuf ayaa qoraal uu soo dhigay twitter-ka ku yiri “Jeneraal Willilam Zana, taliyaha saldhigga Lemonier [ee Jabuuti], wuxuu wareysi uu siiyey BBC-da ku sharxay sida ciidamada Mareykanka ee ku sugan Jabuuti ay u fuliyaan howlgallo lagula dagaalamayo argagixisada iyo ilaalinta muwaadiniintooda haddii loo baahdo daad-gureyn.” “Dadka qaar ayaa walaac ka muujiyey in dhulka Jabuuti loo adeegsanayo farogelin dagaal oo lagu sameeyo dalalka deriska la ah. Tani ma dhici doonto sababtoo ah dowladda Jabuuti waxaa ka go’an xiriirka ay la leedahay deriskeeda.” Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay in Jabuuti ay qadarineyso iskaashiga muhiimka ah ee ay la leedahay Mareykanka, “ayna hubanti tahay in iskaashigan aanu aheyn mid ka dhan dal kasta oo ay noqoto.” Saldhigga ciidamada Mareykanka ee Jabuuti ayaa inta badan loo adeegsadaa in laga qaado weerarada iyo howlgallada ka dhanka argagixisada, oo laga fuliyo meelo ay ka mid tahay Soomaaliya. The post Jabuuti oo si weyn uga hor-timid qorshe Mareykanka uu ka damacsanaa dalkeeda appeared first on Caasimada Online.
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa maanta shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ninkii fuliyey qaraxii 11-ka bishan ka dhacay agagaarka isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. Ninkaan ayaa wareysi laga qaaday kahor inta uusan is-qarxin magaciisa ku sheegay Cabdullaahi Xasan Iimaan oo loo yaqaan (Xaliye) ama (Caasim). Sidoo kale, wuxuu sheegay inuu kasoo jeedo Beesha Reer Shabeelle, gaar ahaan Reer Ciise. Ninkaan ayaa sheegay inuu ku dhashay magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose sanadkii 1989-kii, wuxuuna tilmaamay inuu waxbarashadiisa asaasiga ah ku qaatay isla magaaladaas. Cabdullaahi ayaa kooxda Al-Shabaab ku biiray sanadkii 2010-ka, wuxuuna kamid ahaa ciidamadii ka howlgeli jiray gobolka Banaadir kahor inta uusan ku biiran qeybta is-qarxinta, sida lagu sheegay wareysiga. Al-Shabaab oo horey u sheegtay inay qaraxaas la beegsatay saraakiil Mareykan ah, balse aan shaacin tirada rasmiga ah ee khasaaraha, ayaa war xalay kasoo baxay ku sheegatay inay qaraxa ku dishay ugu yaraan 12 askari oo isugu jira caddaan iyo madow. Al-Shabaab ayaa sheegtay in saraakiisha “ay dileen ay u shaqeynayeen shirkad lagu magacaabo Pacific Architects and Engineers oo marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano PA&E, taasi oo arrimaha difaaca iyo militariga ka caawisa,” ciidamada Mareykanka, kuwa Amisom iyo kuwa dowladda federaalka. Al-Shabaab ayaa laba ka mid ah dhalashada askarta ku sheegtay Mareykanka iyo Ugandan, hase yeeshee ma aysan shaacin dhalashada 10-ka kale, ee ay dhimashadooda sheegatay. Qaraxaas ayaa xogta ay warbaahinta heshay waxay sheegeysaa inay ku dhinteen saddex qof oo shacab ah, tiro intaas ka bandanna ay ku dhaawacmeen. Waxaa sidoo kale ku gubtay mid ka mid ah baabuurta ay wateen ciidanka Amisom, hase yeeshee si rasmi ah looma oga khsaaraha gaaray, maadaama Amisom aysan shaacin khasaarahooda inta badan The post Al-Shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiilka ninkii fuliyey qaraxii Banaadir appeared first on Caasimada Online.
  17. MOGADISHU (HOL) - Somaliland elections team has released the list of seats to be contested this week. Source: Hiiraan Online
  18. Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa war ka soo saaray shaacinta sagaal ka mid ah kuraasta golaha shacabka oo doorashadooda dhawaan la qaban doono. Rooble ayaa soo dhaweeyay go’aanka guddiga hirgelinta doorashooyinka gobalada Waqooyi ay ku shaaciyeen in todobaadkaan la bilaabayo sagaal kursi oo aqalka sare ay ku leeyihiin Somaliland. ”Waxaan guddiga doorashooyinka SEIT ee Somaliland uga mahadcelinayaa shaacinta jadwalka doorashada 9 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka BFS iyagoo horayna u qabtay doorashada 2 xildhibaan”, ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Xafiiska Rooble. Ra’iisul wasaaraha ayaa sidoo kale waxa uu ku booriyay dhamaan maamul gobaleedyada in ay guda galaan doorashada golaha shacabka. “Waxaan ku boorrinayaa dhammaan dowlad-goboleedyada in ay bilaabaan doorashada Golaha Shacabka si doorashada xildhibaannadu noogu soo idlaato ka hor dhammaadka sanadka”, ayuu yiri ra’iisul wasaare Rooble. Maxamed Xuseen Rooble ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in ay Dowladda Federaalka ay mar walba diyaar u tahay in ay fududeeyaan howlaha looga baahan yahay ee doorashada golaha shacabka. “Waxaa naga go’an fududeynta doorasho hufan oo nabdoon, taas oo nooga baahan iskaashi iyo in aan wadajir uga shaqeyno,” ayuu yiri Rooble. Hadalka Rooble ayaa yimid xilli guddiga doorashooyinka Heer federaal ay bilaabeen in ay deeganada ay doorashada golaha shacabka ka dhaceyso ay geeyaan sanaadiiqda codbixinta iyo agabyada kale ee doorashada loogu talagay. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  19. Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) oo ka mid ah isimada ugu caansan Somaliland ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho, waxaana si weyn ugu ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin sarsare oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya. Boqor Buurmadow waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Caddde ee Muqdisho ku soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Guuleed, mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda iyo odayaal dhaqan. Muuqaal: Boqor Buurmadow Boqor Buurmadow oo hadal kooban jeediyay ayaa sheegay in safarka uu ku yimid Muqdisho uu lamid yahay safar uu ku marayay geeska Afrika, hase ahaatee wararka lagu kalsoonaan karo waxay sheegayaan in safarkiisu la xiriiro doorashada xildhibaannada Aqalka Hoose ku matala Somaliland. Dhanka kale Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Guuleed ayaa qoraal kooban oo uu soo saaray ku yiri “Waxaa farxad ii ah in aan Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) ku soo dhaweeyo magaalo madaxda JFS ee Muqdisho”. PUNTLAND POST The post Mid ka mid ah isimada ugu caansan Somaliland oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  20. Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ciidamada dowladda iyo ururka Al-shabaab ku dhexmaray magaalada Baraawe ee xarunta u ah maamulka koonfur galbeed Soomaaliya. Dagaalka ayaa yimid kadib markii xubna katirsan ururka Al-shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo ciidamada dowlad gobaleedka Koonfur galbeed iyo kuwa DF ay ku lahaayeen garoonka diyaaradaha magaalada Baraawe ee xarunta maamulka koonfur galbeed. Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ee ku sugan degmada baraawe , ayaa sheegay in ay khasaaro gaarsiyeen kooxdii Al-shabaab ka tirsaneyd ee soo weerartay ciidamada dowladda. Saraakiisha ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada dowladda ay ka hortageen weerarka o uu sheegay in ay ciidamadu la socdeen qorshahiisa. Abaanduulaha ururka 25-aad guutada 6-aad qeybta 60-aad Maxamed Cali Jaamow iyo guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo siyaasadda degmada Baraawe Ismaaciil Cabdullahi ayaa sheegay in ay dileen shan ka mid kooxdii weerarka soo qaadday. Ciidamada dowladda ayaa sidoo kale waxaa dagaalka kala qeyb qaatay ciidamo ka tirsan howlgalka midawga nabad ilaalinta Soomaaliya ee AMISOM, kuwaas oo ka barbar dagaalamayay ciidamada Xoogga. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga doorashada Somaliland ayaa maanta shaaciyey in toddobaadkan la qaban doono doorashada 9 kursi oo kamid xildhibaanada Golaha Shacabka ee ka soo jeeda gobolada Waqooyi ee loo yaqaano Somaliland. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Guddoonka guddiga doorashada Somaliland Sagaalka Kursi ayaa waxay sumadoodu tahay Hop#214,Hop#218,Hop#226, Hop#223,Hop#208,Hop#210,Hop#272,Hop#202 iyo Hop#225. “Waxaan guddiga doorashooyinka (FEIT) ku wargelinaynaa liiska kuraasta baarlamaanka gollaha shacabka ee aan ugu tala-galnay toddobaadkan in aan doorashadooda qabanno, kuwaasi oo tirsigoodu hoos ku xusan yahay,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Guddiga doorashooyinka Somaliland. Guddiga ayaa sidoo kale faray in madax dhaqameedka qabaa’iilka kuraastaas iska leh ay xarunta guddiga ay soo xaadiraan berri oo taariikhdu tahay 15-ka November 2021-ka, si loo siiyo tababarada doorashada, ayna u soo xulaan ergooyinka codbixinta. Qoraalka kasoo baxay guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa soo dhaweeyay Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka heer Federaal Maxamed Xasan Cirro, oo isagu faray maamulada kale iney si deg deg u soo saaraan jadwalka doorashada kuraasta Aqalka Hoose. Si kastaba, Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa dhawaan sheegay in doorashada Golaha Shacabka ay si rasmi ah u bilaabmi doonto 16-ka bishaan November, ayada oo 24 December 2021 ay tahay waqtiga kama danbaysta ah ee loo asteeyey in lagu soo gebagebeeyo doorashadaas. The post Jadwalka doorasho ee 9 ka mid ah kuraasta GOLAHA SHACABKA oo la shaaciyey appeared first on Caasimada Online.