Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Kismaayo (Caasimada Online) – Laamaha ammaanka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku soo bandhigay nin ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kaas oo toos loo wareystay, isla markaana wareysi uu bixiyey ku shaaciyey xogo xasaasi ah. Ninkaan oo lagu magacaabo Bashiir Nuur Bashiir ayaa laga soo qabtay xaafadda Shaqaalaha ee magaalada Kismaayo, halkaas oo guri ay uga ijaartay haweeney ay qaraabo yihiin. Sidoo kale ciidamada Jubbaland waxay soo bandhigeen adeerkiis, nabadoonkii beeshiisa oo soo damiintay, haweeney guri u kireysay iyo dad kale ayaa lala soo qabtay ninkaan. “Anigoo ah nabadoon Jubbaland ka tirsan, waxaan xaqiijinaa in la i hor keenay wiil aan horay Nabad Sugidda uga damiintay oo hub lagu soo qabtay, odayaasha saaxiibadey ah, waxaan uga digayaa in qof aysan isku hubin aysan damiinan,” ayuu yiri Nabadoonka beeshii uu ka dhashay ninkaan Shabaab-ka ah. Wiilkaan Shabaab-ka ah ayaa sheegay inuu tababarro culus ku soo qaatay magaalada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, waxaana Kismaayo u dirtay kooxda Al-Shabaab, sida uu cadeeyey. Markii uu tegay Kismaayo ninkaan wuxuu sheegay inuu bilaabay shaqooyin kala duwan, sida dhisme iyo inuu riixo gaari gacan. “Anigoo guriga jooga oo taleefan ku hadlaaya ayaan hurday, bistoolad ayaa i ag taalay, mid Shabaab igala tirsan ayaa isoo wacay oo ii sheegay in guriga ciidan u soo socdaan, wuxuu i yiri bistoolada iska fogey, meel ayaan ku qariyey kidibna ciidan ayaa ii soo galay, sidaas ayaana la igu soo qabtay,” ayuu yiri Bashiir Nuur oo Shabaab ka tirsan. Dembiyada uu qirtay ninkaan waxaa ka mid ah bam-gacmeed uu ku tuuray Hotel Cascasey oo Kismaayo ku yaalla, inkastoo uusan khasaare ka dhalan bamkaas, wuxuuna sheegay in taasi ay aheyd shaqadii ugu horeysay ee uu qabtay. “Qof la qalday kaligey uma horeyn, kuwo kale oo la lumiyey ayaa buuxa dad kale ayaa soo socda, waxa ugu badan ee dadka lagu luminaayo waa lacag iyo balaayo laguu akhrinaayo, hadii ay dowladu i cafineyso iyo hadey I dileyso, maanta gacanteeda ayaan ku jiraa,” ayuu yiri wiilkaan Shabaabnimada qirtay. Hoos ka daawo The post Daawo: Sarkaal Al-Shabaab ah oo Kismaayo lagu qabtay oo bixiyey xogo xasaasi ah appeared first on Caasimada Online.
  2. A doctor says the main hospital in a disputed city in the Somaliland region has been shelled and at least one person has died during an upsurge of violence Source: Hiiraan Online
  3. Athens (Caasimada Online) – Laba tareen oo isku dhacay waddanka Giriiga ayaa dilay ugu yaraan 32 qof 85 kalena waa ay ku dhaawacmeen habeenkii talaadada, sida ay sheegtay kooxda dab-damiska. Dhacdadan ayaa sababtay shilkii tareen ee ugu dhimashada badnaa ee Giriiga muddo tobanaan sano ah ayaan weli caddayn. Tareen rakaab ah oo kasoo baxay magaalada Athens kuna socday waqooyiga magaalada Thessaloniki ayaa si xawli ah ugu dhacay tareen xamuul ah meel ka baxsan magaalada Larissa ee bartamaha Giriiga, sida uu sheegay gudoomiyaha gobolka Thessaly. Shilkan ayaa sababay in uu dab ka kaco qeybta rakaabka ah, waxaana gubtay dad badan oo rakaab ahaa, kuwaasi oo loola cararay isbitaalada. “Waxaan maqalnay jug weyn, (waxay ahayd) 10 ilbiriqsi oo qarow ah,” ayuu yiri Stergios Minenis, oo ah 28 jir ka mid ahaa rakaab oo ka badbaaday shilkan. 1972, 19 qof ayaa ku dhintay kadib markii laba tareen ay isku dhaceen meel ka baxsan Larissa. The post In ka badan 30 qof oo ku dhintay Giriigga kadib markii… appeared first on Caasimada Online.
  4. Washington DC (Caasimada Online) – Representatives from Qatar, Somalia, Türkiye, the United Arab Emirates, the United Kingdom, and the United States of America convened in Washington, D.C., to discuss Somalia’s security, state-building, development, and humanitarian priorities. In a joint statement released after the meeting, the partners expressed their support for the Federal Government of Somalia’s efforts to focus on counterterrorism and capacity building. They discussed ways to better support Somalia’s fight against al-Shabaab and prepare for the African Union Transition Mission in Somalia drawdown. They agreed to strengthen the coordination of international security assistance. The partners emphasized the importance of ensuring the timely delivery of stabilization assistance to newly liberated areas. Lifting arms embargo on Somalia They committed to supporting Somalia’s efforts to meet the benchmarks on weapons and ammunition management, enabling the UN Security Council to fully lift arms controls on the Federal Government of Somalia. Furthermore, the partners expressed their support for Somalia’s National Consultative Council (NCC) process in promoting political reconciliation and delineating the roles and responsibilities of levels of government in Somalia, including by finalizing the constitution. Fighting in LasAnod The partners called on all parties to adhere to the ceasefire, de-escalate, allow unhindered humanitarian access, and engage in constructive and peaceful dialogue in relation to the ongoing conflict in and around LasAnod. The partners also expressed concern about the ongoing humanitarian crisis driven by Somalia’s worst drought on record. They welcomed support along with international actors to meet the immediate needs of the Somali people while also strengthening Somalia’s ability to withstand future climate shocks. The partners agreed to continue their work in these areas and to reconvene in Doha, Qatar, within the next three months for ongoing discussions and to take stock of progress. The post Six nations meet in the US to discuss Somalia priorities appeared first on Caasimada Online.
  5. Regional insurer Zep-Re has been appointed to cover underwriters for livestock farmers in a project meant to lessen the blow of drought in the region. Source: Hiiraan Online
  6. Six countries issue joint statement over clashes around town of Lascanood between Somaliland and Puntland forces. Source: Hiiraan Online
  7. The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) said its troops have completed two-week road expansion work in the southern region to ease access to humanitarian aid in the drought-stricken country. Source: Hiiraan Online
  8. Mogadishu, March 1 (IANS) A devastating drought and conflict in Somalia have displaced a record high of 3.8 million people as of early 2023 amid calls for sustainable solutions to help avert the crisis, the International Organization for Migration (IOM), said. Source: Hiiraan Online
  9. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiiru-dowlihii hore ee wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS, Maxamuud Macallin Yaxye ayaa warbaahinta dowladda u sheegay in Al-Shabaab ay gaajo iyo haraad ugu dhimanayaan keymaha, kadib markii ay u carareen duurka fog. Maxamuud Macallin ayaa waxa uu sheegay in guusha laga gaaray howl-galada socda ay kaalin weyn ku leeyihiin shacabka, oo iyagu ka hor yimid Al-Shabaab, taasi oo uu sheegay inay horseeday in xubnaha kooxda waayan meel ay ku dhuuntaan. “Khawaarijta waxay markii hore gabbaad ka dhigan jireen shacabka, iyaga oo dhac, boob iyo dhibaatayn joogto ah ku hayay dadka masaakiinta ah, taas oo sababtay in shacabku ka hor yimaadaan isla markaana ay waayaan meel ay ku dhuuntaan,” ayuu yiri. Wasiiru-dowlahan hore ayaa soo jeediyay in dowladda sida ugu dhaqsaha badan dejiso qorshihii loo wajihi lahaa godadka iyo dhufeysyada ay Al-Shabaab ka sameysteen keymaha dhexdooda. “Maadaama looga adkaaday weerarada tooska ah waa in dowladda dejiso qorshihii looga saari lahaa goobaha fog fog ee ay u carareen iyo godadka ay ku dhuumaleysanayaan.” Waxa uu sheegay in qorshahan dejisteena ay dowladda la kaashato qubaro ku xeel-dheer dagaalka godadka ee howdka si loo yareeyo qasaaraha ka iman kara. “Yaan la fududeysan, waxay taasi suurta-gal ka dhigi kartaa inay dib iskaga soo abaabulaan keymaha iyo meelaha ay ku dhuumaaleysanayaan. Waa in dhakhso looga howl-galaa.” Dagaalka ka dhanka Al-Shabaab ayaa tan iyo markii uu ka billowday dalka waxay ciidamada huwanta kooxda kala wareegeen deegaano horleh oo sanado badan ku jiray gacantooda. The post Shabaab oo la sheegay inay gaajo ugu la’anayaan kaymaha appeared first on Caasimada Online.
  10. Muqdisho (Caasimada Online) – Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa fasiraad yaab leh kasoo saaray xariga Wariye Cabdalla Axmed Muumin, kaasi oo uu sheegay in xarigiisa loo maray sifo sharci ah. Xeer Ilaaliyaha ayaa xariga Wariyahan oo ah Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate (SJS) ku difaacay xukunkii ay 13-kii bishaan ku riday maxkamadda gobolka Banaadir, kaasi oo ahaa lab bilood oo xabsi ah. “Ciidanka Booliska oo fulinaya amarka hay’adda Garsoorka, islamarkaana gudanaya waajibaadkiisa sharci si waafaqsan ayaa gacanta kusoo dhigay xukunsanaha dibna xabsiga dhexe ugu soo celiyay 23/02/2023, maadama loo diiwaan-geliyay in uu baxsad ahaa muddo 10 cisho ah.” Cabdalla Muumin oo xukunkaas kadib ay sii daayeen taliyaha iyo saraakiisha xabsiga Dhexe ee Xamar, ayaa sii deyntaas u cuskaday kadib markii ay isku fiiriyeen muddada lagu xukumay iyo inta uu hore u xirna, sidaasna ay ku fasaxeen maadama uu hore u dhameystay xukunka lagu riday. War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in sifo sharciga baal-marsan ay saraakiishaas ku sii daayeen Wariyaha, islamarkaana uu Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud uu baaris ku wado dhacdadii ay ku sii daayeen. “Maadaama ay sii-dayntu baalmarsaneyd sharciga, waxaa loo diiwaan-geliyay in uu xukunsanuhu yahay baxsad, waxaana Ciidanka Booliska Soomaaliyeed amar lagu siiyay in ay dib u soo xiraan xukunsaha, si waafaqsan Qod: 35aad faqradda 1-aad Xarafka B ee XHCS.” Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa ugu dambeyntiina sheegay in cid walba oo danaynaysa kiiska Wariyaha ay tahay in sifo sharci ah ku raadsadaan xuquuqdooda, islamarkaana ay dhowraan madax-banaanida Garsoorka iyo shuruucda dalka, sida lagu yiri qoraalka. Qoraalka kasoo baxay xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ayaa imanaya xilli ay shalay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ay guddoonka golaha u gudbiyeen mooshin ay ku dalbanayaan in Wariye Cabdalla Muumin xoriyadiisa dib loogu soo celiyo. Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sidoo kale dhawaan ku eedeysay hay’adda NISA inay si bareer ah u xirtay dadka ay u arkaan in ay ka soo horjeedaan iyo weriyeyaasha, kaasi oo ay sheegtay inuu ugu dambeeyay u doodaha xuquuqda saxaafadda Cabdalle Axmed Muumin. Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate (SJS) Cabdalla Axmed Muumin ayaa maalintii Khamiista waxaa mar kale xiray ciidamada dowladda Soomaaliya. Qareenkiisa Cabdiraxman Xassan, oo goobjoog ahaa xilliga la xirayay Cabdalla Muumin, ayaa sheegay in markii hore ay u yimaadeen gaashaanle ka tirsan booliska Soomaaliya iyo nin dhar cad oo u sheegay Cabdalla Muumin inuu xiranyahay, xilligaasi oo uu ku sugnaa Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho. The post Xeer ilaaliyahaoo fasiraad ka bixiyay xariga Cabdalla iyo tallaab uu ka qaadayo taliyihii… appeared first on Caasimada Online.
  11. Bardaale (Caasimada Online) – Magaalada Bardaale ee gobolka Bay waxaa shalay ka dhacay dagaal culus oo ka dhashay muran dhanka maamulka ah oo ka jira magaalada, waxaana hadda la dareemayaa xaalad jaho wareer ah. Ugu yaraan afar qof oo dhinacyadii galaamay ah ayaa la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen shaqaaqada ka dhacday degmada Bardaale ee gobolka Bay, waxaana arrinta la isku hayo ka hadlay dhinacyadii dagaalamay. Goobjoogayaal ku sugan Bardaale ayaa Caasimada Online u sheegay in ku dhawaad 10 qof oo kale ay ku dhaawacmeen dagaalka, waxaana magaalada weli ka taagan xiisad culus oo dhismaha maamulka magaalada salka ku heysa. Maxamed Isaaq oo ah guddoomiyaha degmada Bardaale oo hoggaaminayey garab ka mid ah ciidamadii dagaalamay ayaa sheegay inay weerareen ciidamo ka yimid magaalada Baydhaba oo diidanaa maamulkiisa. Ninkaan ayaa ku dooday in ciidankaas ay carqaladeeyeen maamulka, isla markaana ay isbaarooyin dhigteen magaalada Bardaale gudaheeda oo bulshada ay ka diideen wax kasta oo xal noqon karay. “Waxay bilaabeen fowdo iyo inay dhahaan maamul halkaan kama jiro, waxay dhigteen isbaarooyin, waxayna diideen wax kasta oo odayaasha dhaqanka ay soo jeediyeen, taas ayaa sababtay in magaalada aan dagaal uga saarno,” ayuu yiri Maxamed Isaaq oo la hadalay VOA. Wuxuu sheegay in arrintaan ay dagaal huri weysay, “Todobaad ayey joogeen, ka maamul ahaan wax kasta oo xal ah ayaan raadinay, hadda nimankii burcada ahaa waan ka saarnay magaalada,” ayuu yiri Guddoomiyaha Bardaale. Dhinaca kale, Cabdi Madoobe Mursal oo hoggaaminaya ciidanka dagaalka looga saaray degmada Bardaale ayaa sheegay in maamulka Bardaale ay ka dhistay wasaaradda arrimaha gudaha Koonfur Galbeed uusan aqoonsaneyn. “Waa gacan ku rimis maamul kama jiro Bardaale, magaalada xaalkeedu waa degan yahay hadda, oo qolo kasta halkeedii ayey joogtaa, khasaaraha dhankooda ayuu u badan yahay, sababtoo ah ayaga ayaa nasoo weeraray, waana jebinay,” ayuu yiri sarkaalka hoggaaminaya ciidanka la dagaalay maamulka ka jira degmada Bardaale ee gobolka Bay. The post Dagaal khasaare dhaliyey, kana dhashay is qab-qabsi maamul oo ka dhacay Bardaale appeared first on Caasimada Online.
  12. LASANOD, Somalia (Caasimada Online) – At least one person was killed and several others were injured in a mortar attack on the main hospital in LasAnod, a disputed city in Somaliland region in Somalia, during an upsurge of violence on Tuesday. Dr. Ahmed Abdi, a doctor at the hospital, confirmed that four shells hit the hospital, causing critical injuries to some of the eight people who were wounded. The attack destroyed two of the hospital’s three ambulances, exacerbating an already dire situation. The conflict in LasAnod, Somalia LasAnod has been the site of ongoing violence between security forces of Somaliland and clan militia that wish to be part of Somalia. Somaliland, which broke away from Somalia three decades ago, seeks international recognition as an independent country. However, its claims to Las-Anod are disputed by the neighboring Somali state of Puntland. The conflict has resulted in the displacement of over 185,000 people, with tens of thousands fleeing to Ethiopia. Image showing the debris of the hospital building in LasAnod, Somalia after the attack. The hospital, which faces a severe shortage of drugs, was already overwhelmed with patients recovering from earlier fighting that had killed dozens of people. Diplomats and humanitarian groups have expressed concern about the escalating violence in the area, with the United Nations warning that the indiscriminate shelling of civilians is unacceptable and must stop. MSF’s response to the crisis The medical charity Doctors Without Borders (MSF), which supports the hospital in Las-Anod, reported that at least 35 people had died and over 60 others had been wounded in the recent fighting. The charity condemned the violence and called for an end to the attacks on civilians. “Indiscriminate violence against civilians is unacceptable,” MSF said in a statement. “Our hospital is approaching its capacity, and we urge all parties to respect the neutrality of healthcare facilities and staff.” Somaliland government denies responsibility In response to the mortar attack on the hospital, Somaliland’s defense ministry denied that the army was responsible and described reports of the attack as “fake news” intended to damage the army’s reputation. The government has blamed the unrest on “anti-peace groups and terrorism” and has alleged that the al-Shabab extremist group has supported some of the attacks. The United Nations and international partners have called for an end to the violence and have urged all parties to respect the neutrality of healthcare facilities and staff. Somaliland’s President, Muse Bihi Abdi, met with the visiting U.S. deputy chief of mission to discuss the crisis last week. The post Somalia: Mortar attack on hospital in LasAnod kills one appeared first on Caasimada Online.
  13. Washington (Caasimada Online) – Minnesota lawmaker Rep. Ilhan Omar has strongly condemned the recent Israeli settler rampage in the West Bank town of Hawara. Omar has called for the United States to hold accountable those who violated international law during the incident. The attack torched dozens of cars and houses, causing the loss of innocent lives and injuries to over 100 people. “This comes against the backdrop of massive settlement expansion and de facto annexation of the West Bank by the most right-wing Israeli government in history – moves that would erase any hope for a two-state solution,” Omar said in her most extensive comments on Israel-Palestine since being removed from the House Foreign Affairs Committee over her previous comments concerning Israel. Ilhan Omar’s past controversial remarks In February 2019, Rep. Omar faced significant criticism when she tweeted that support for Israel among U.S. lawmakers was “all about the Benjamins.” The remarks drew strong condemnations from both sides of the political aisle, leading Omar to apologize unequivocally for her comments and acknowledge the painful history of antisemitic tropes. Despite the previous controversy, Rep. Omar co-sponsored a resolution with stalwart pro-Israel Democratic members of Congress shortly before the vote, “recognizing Israel as America’s legitimate and democratically and condemning antisemitism.” Omar insisted that she would “continue to speak up because representation matters. I am here to stay, and I am here to be a voice for harms around the world and advocate for a better world.” FILE – In this Jan. 31, 2020, file photo, Rep. Ilhan Omar, D-Minn., participates in a panel during a campaign event for Democratic presidential candidate Sen. Bernie Sanders in Clive, Iowa. (AP Photo/Marcio Jose Sanchez, File) Ilhan Omar calls for accountability Regarding the current state of affairs in the Middle East, Rep. Omar emphasized that “violence only begets violence. These violent outbursts have taken innocent Palestinian and Israeli lives and traumatized many,” Omar said she was heartened by the pro-peace, pro-justice demonstrations of both Jewish and Arab-Palestinians across Israel right now. Rep. Omar stressed that the Biden administration “must seek full accountability for any violations of international law and ensure that our own U.S. tax dollars are not funding human rights violations.” “Putting human rights at the center of foreign policy and supporting a rules-based international order means demanding accountability for any violations, whether they are our allies or adversaries,” she added. Rep. Omar’s comments represent the most extensive remarks on the settler rampage from a U.S. lawmaker, despite four congressional delegations visiting the region last week. However, many of those present declined to comment on their visits or meetings with Prime Minister Benjamin Netanyahu, whose far-right allies actively fomented anti-Arab racism immediately preceding the attacks. Expectations for Israel to pursue full accountability U.S. officials have said they expect Israel to pursue full accountability for the settlers responsible for the violence, with “equal rigor” as it does for Palestinians who carry out attacks against Israelis. However, there are concerns that Israel may not hold the settlers accountable transparently and unbiasedly, which would only further exacerbate tensions in the region. Background on Israeli settlements in the West Bank The Israeli settlements in the West Bank have long been a contentious issue between Israel and the Palestinians. The settlements are considered illegal under international law, as they are built on land occupied by Israel during the 1967 war, which is recognized as Palestinian territory under international law. Despite this, Israel has continued expanding the settlements, increasing tensions and violence between Israelis and Palestinians. The settlements are seen as a major obstacle to establishing a viable Palestinian state, as they fragment the West Bank and make it increasingly difficult for Palestinians to access their own land. The recent Israeli settler rampage in the West Bank town of Hawara has further escalated regional tensions. The incident is just one example of the ongoing violence and instability that plagues the area, with both sides blaming each other for the continued conflict. US Influence in the region The United States has historically been a critical player in the Israeli-Palestinian conflict, with American aid and support playing a significant role in the region. However, the current Biden administration has taken a more measured approach to the issue, with officials emphasizing the need for a two-state solution and a commitment to human rights. Rep. Omar’s comments reflect the growing frustration among some lawmakers and activists over the region’s lack of progress toward peace. The continued expansion of Israeli settlements and the violence and discrimination Palestinians face have led many to question the U.S. government’s support for Israel and its regional policies. Despite these challenges, some remain committed to resolving the conflict peacefully. Rep. Omar’s emphasis on the need for accountability and a commitment to human rights is an important step toward achieving that goal. It remains to be seen how the situation will progress, but one thing is clear: the need for a just and lasting peace in the region has never been more urgent. The post Rep. Ilhan Omar calls on U.S. to hold Israel accountable appeared first on Caasimada Online.
  14. Somaliland forces shelled Laascaanood General Hospital Hargeisa (Comment ) — In Hargeisa the mood is sombre among supporters of President Muse Bihi Abdi, who was Somali Air Forces colonel before defecting to join the Somali National Movement forces four decades ago. A former senior adviser of Bihi’s predecessor confided in me that “his designs to renew the Somaliland political system through presidential elections following the same old pattern have failed. His political future is in question.” Bihi controls the electoral commission and the supreme court, two bodies that determine election outcomes in Somaliland. Bihi fielded Haglatosiye, Ataash and Professor Ahmed Samatar, among wannabe political leaders, to sell the idea that he “is ending the mono-clan monopoly on political parties”. His goal is to relegate Waddani or UCID or both after elections to contest for retaining or gaining a party status comes to an end. This plan has had no a chance in Laascaanood once controlled by Somaliland through a motley of local militias known as caaglayaal (plastic bottle carriers) commanded by Mahad Ambashe, who, until his escape from Guulwadayaal barracks on the outskirts of Laascaanood last week, was holed up in a residence in the west part of the district. If the electoral plan of Bihi had ever come to fruition it would not change the deep structure of the system that the statesman Ismail Hurreh Buuba, the former Somalia Foreign Minister, called “a system rigged against certain clans.” In Somaliland’s authoritarian turn: oligarchic–corporate power and the political economy of de facto states Dr Claire Elder, discussed oligopolistic state’ and a ‘peaceocracy’ to shed light on “internal political dynamics and complex crises” downplayed by researchers. When the Laascaanood war erupted several weeks ago, President Bihi claimed that Al-shabaab infiltrated the district, a hasty spin on the conflict. His claim is as odd as the accusation levelled in August 2022 against the Chairman of Waddani Party of whom Mohamed Kahin, the Interior Minister, accused “sending money to Mogadishu-based soldiers sent to destabilise Hargeisa”. Kahin was a lieutenant colonel in the Somali Army before defecting to SNM early 1980s. Two veteran SNM soldiers (one a president, the other an interior minister) are now prosecuting a civil war in northern Somalia under the pretext that Laascaanood is not a part of the Federal Republic of Somalia. President Bihi has plenty of time to return from the brink of a full-blown civil war in north Somalia. The International Community supports Somaliland institutions on the understanding that, although Somaliland is seeking to secede from Somalia, Hargeisa will honour its obligations to respect the rights of Somali citizens. It violated this basic obligation in 2021 when it forcibly displaced 1600 Somali citizens in Laascaanood. Donor countries fund Somaliland security forces currently involved in shelling Laascaanod and kidnapping citizens in Sool villages still under the control of Somaliland forces. The state-building initiative in Somalia exemplified by the decision to rule Somalia under Chapter 7 article of the United Nations is getting discredited by the impunity shown by Somaliland leaders. The Somaliland President has plenty of time to return from the brink of a civil war. The government President Bihi heads has damaged mutual trust when he labelled his compatriots terrorists. Laascaanod has a federal representation under Puntland, a Federal Member State that in principle supports the 6/2/2023 declaration issued by Laascannod Elders and Committee, and backs an autonomous authority for people living in disputed territories. The International Community allowed disputed territories designation to last longer unwittingly for the benefit of the Somaliland administration whose leaders accept in private that they are not a republic to secure direct aid but apply aggressive secession policies of which the Laascaanood conflict is the glaring example. Donors should not unintentionally be funding a civil war in Northern Somalia. Clarity could save lives and avert a large-scale civil war in the North. President Muse Bihi Abdi is a threat to the peaceful co-existence of Somali northerners. Who can rein President Bihi in? The post Somaliland Can Still Return from The Brink of a Full-blown Civil War appeared first on Puntland Post.
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa 5 milyan oo dollar dul dhigtay madaxa afhayeenka kooxda Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage oo loo yaqaan Cali Dheere. Barnaamijka abaal-marinta Cadaaladda, Rewards for Justice (RFJ) ee Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in $5 milyan la siin doono cid kasta oo keenta akhbaar hoggaamin karta aqoonsiga ama halka uu ku sugan yahay Cali Dheere. Cali Dheere ayaa ahaa afhayeenka Al-Shabaab tan iyo bishii May ee 2009, sidoo kalena waa hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda. Cali Dheere waxa uu ku dhashay degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho 1966-kii, wuxuuna qeyb ka ahaa qorsheynta weeraro badan oo laga fuliyey Soomaaliya iyo Kenya, sida ay sheegtay Waaxda Arrimaha Dibedda. Bishii August 6, 2021, Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa Cali Dheere ku dartay liiska argagixisada caalamiga ah ee loo yaqaan (SDGT). Ku daristaas ayaa ka dhigtay in la xanibay dhammaan hantida Cali Dheere, lana mamnuucay in lala macaamilo. Bishii Febraay 18-keedii 2022, Guddiga Cunaqabataynta Golaha Ammaanka QM ayaa Cali Dheere ku daray liiska xayiraadda, ayada oo lagu eedeeyey falal halis ku ah nabadda, amniga iyo xasilloonida Soomaaliya. Liiska QM ayaa dalalka xubnaha ka ah ku qasbaya inay xayiraad hub iyo mid maaliyadeed saaraan Cali Dheere, islamarkaana hakiyaan dhammaan hantidiisa. Mareykanka ayaa horey sidan oo kale malaayiin dollar u dul dhigay xubno sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Dowladda Mareykanka ayaa 5-tii Janaayo 2023 waxay 10 milyan oo dollar ugu yaboohday inay siin doonto cid kasta oo keenta xog hoggaamin karta in lasoo xiro ama dambi lagu helo Macallin Ayman, oo ah hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Mareykanka ayaa sidoo kale 13-kii Janaayo 2023 ku dhawaaqay abaal-marin lacageed oo gaareysa 10-milyan oo dollar oo la siinayo ciddii keenta xog ku saabsan Maxamuud Cabdi Aadan iyo dadkii kale ee mas’uulka ka ahaa weerarkii Hotel DusitD2 ee 2019-kii ka dhacay magaalada Nairobi. The post Mareykanka oo qaaday tallaabo ka dhan ah Cali Dheere appeared first on Caasimada Online.
  16. Doolow (Caasimada Online) – Maamulka Jubbaland u qaabilsan gobolka Gedo ayaa eedeyn culus dusha ka saaray siyaasiyiin ka socota dowladda federaalka oo maalmahaan ku sugnaa gobolkaas. Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka Gedo, ahna u qaabilsanaha arrimaha gobolka Gedo ee Jubbaland Cismaan Nuux Xaaji (Macalimu) ayaa ka hadlay shaqaaqadii shalay ka dhacday garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow. Macalimuu ayaa sheegay in Senator Fartaag iyo Cabdirashiid Janan siyaasiyiinta ay hoggaaminayaan ee gobolka Gedo ku sugan ay ka dambeeyeen dilalkii loo geystay saraakiil ay ku jiraan Taliyihii NISA Bakaal Kooke iyo taliyihii sariirtiisa qaraxa loogu xiray ee ururka Beledxaawo. “Wasiirradii hore iyo Senatorka markii ay gobolkaan yimaadeen waxaa dhacay dilal aan caadi aheyn, saraakiishii gobolka ka shaqeyneysay ayaa la dilay, waxaana la dhihi karaa ayagaa ka dambeeyey dilalkaas, hadana waxay bilaabeen fowdo kale,” ayuu yiri guddoomiye Macalimuu. Guddoomiyaha ayaa sheegay in siyaasiyiintaas ay hadda doonayaan inay xero ciidan ka dhisaan degmada Baardheere “Waxaan u mahad celinayaa shacabka reer Baardheere oo diiday in xeryo ciidan ay ragaasi halkaas ka furaan, waa mahadsan yihiin odayaasha reer Baardheere,” ayuu yiri Macalimuu. Siyaasiyiintaas ayaa sheegay inay gobolka ka abaabulayaan ciidan macawiisley ah oo ay sheegeen inay Shabaab uga xoreynayaan Bu’aale, “Ciidan aysan Jubbaland iyo dowladda dhexe ka war qabin ayey rabaan inay aas-aasaan, raggaas waxaan leeyahay dowladda dhexe wax haka qabato,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Macalimuu. Jubbaland ayaa Janan iyo Fartaag ka codsatay inay joojiyaan kala furfurka iyo abaabulka ay ka wadaan gobolka Gedo, maadaama ay wax ka soo dhiseen maamulka Jubbaland. “Hadii ay baaqeena maqli waayaan, dowladda waxaan ka rabnaa inay qaado tallaabo deg deg ah, hadii ay ka qaadi weysana anagaa ka qaadeynaa,” ayuu yiri guddoomiye Macalimuu oo Jubbaland wakiil uga ah gobolka Gedo. Sidoo kale Macalimuu wuxuu ka hadlay shaqaaqadii shalay ka dhacday Doolow iyo kiiskii ka horeeyey ee maxkamadeyntiisa la isugu tegay halkaas. Macalimuu ayaa sheegay in dadka reer Doolow ee shalay dagaalamay ay qaldanaayeen oo dowladda iyo maxkamadda ciidamada ay ku qanacsan yihiin, maadaama uu Doolow tegay Shuute, wuxuuna madaxweynaha iyo maxkamadda ka codsaday in kiiskaas cadaaladda la marsiiyo oo sarkaalkii ninka dilay la toogto. “Shaqaaqadii shalay ka dhacday Doolow waxaa ka dambeeyey oo shacabka abaabulay nimankaas siyaasiyiinta ah, Gedo qas kuma jiri karto waana iska qaba doonaa nimankaas, cadaalad uma dhimana kiiskaas hadii Shuute Gedo yimid, waxaana maxkamaddalaga rabaa inay baaritaan ku sameyso oo la maxkamadeeyo ragii shalay soo abaabulay shaqaaqada,” ayuu hadalkiisa ku sii daray. Hoos ka daawo The post Daawo: Jubbaland oo Janan iyo Fartaag ku eedeysay dilka Bakaal Kooke iyo sarkaal kale appeared first on Caasimada Online.
  17. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya , Mudane Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax Beenebeene oo uu Wehliyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Mohamed Abdullkadir Ali ayaa Maanta So xirray Shir weynaha Xalka Waara ee heer Qaran, kaaso halku-dhigiisu yahay Tayeynta iyo isku-dubbaridka wax ka qabashada barakaca, iyadoo loo marayo xal hormarineed, shirkan oo socday mudo labo Maalin ah ayaa waxaa kaso qeyb galay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan DFS Qaar kamid ah Wasiirada Qorsheynta Dowlad goboleedyada dalka Safiirada Dalalka Midowga Yurub’ Madax ka socotay UN ka’ Urur goboleedka IGAD’ ganacsato’ iyo Ururada Bulshada rayidka. Ugu dambeyn, Wasiirka Wasaaradda ayaa u Mahad celiyay kaso qeyb galayaasha Shir Weynaha Xalka waara ee heer Qaran isagoona dhanka kale Bogaadiyay Howl wadeenada Wasaaradda Qorsheynta ee Shirka so Qabanbaabiyay oo ay ugu Horeysa Agaasimaha Xalka-Waara ahna Agaasimaha Kormeerka iyo Qiimeynta, Marwo Zahra Cabdi. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  18. Washington (Caasimada Online) – The United States Department of State’s Rewards for Justice (RFJ) program has offered a bounty of up to $5 million for any information that can lead to the identification or location of Ali Mohamed Rage, a key leader of the terrorist organization al-Shabab in Somalia. The Diplomatic Security Service oversees the RFJ program, which aims to combat terrorism globally. Who is Ali Mohamed Rage? Ali Mohamed Rage, also known as Ali Dheere, has been the chief spokesperson for al-Shabab since May 2009 and is a senior leader of the terrorist organization. He was born in the Hawlwadag district of Mogadishu, Somalia, in 1966 and has been involved in planning attacks in Kenya and Somalia. On August 6, 2021, the United States Department of State designated Rage as a Specially Designated Global Terrorist (SDGT), which blocks all of his property and interests in property. Anyone engaging in certain transactions with Rage may also face designation. Moreover, any foreign financial institution knowingly facilitating a significant financial transaction or providing significant financial services for Rage could be subject to U.S. correspondent account or payable-through account sanctions. The United Nations Security Council’s Somalia Sanctions Committee added Rage to its Sanctions List on February 18, 2022, under paragraph 43(a) of resolution 2093 (2013) for engaging in or supporting acts that threaten the peace, security, or stability of Somalia. The UN designation requires UN Member States to impose an arms embargo, including related training and financial assistance, a travel ban, and an assets freeze on Rage. Who is Al-Shabab in Somalia? Al-Shabab is a terrorist organization responsible for attacks in Kenya, Somalia, and neighboring countries, resulting in loss of life, including that of U.S. citizens. The group is plotting, planning, and conspiring to commit terrorist acts against the United States, its interests, and foreign partners. In March 2008, the Department of State designated al-Shabab as a Foreign Terrorist Organization (FTO) and Specially Designated Global Terrorist. In April 2010, al-Shabab was added to the 1844 Sanctions List by the UN Security Council’s Somalia Sanctions Committee under paragraph 8 of resolution 1844 (2008). Why is the RFJ Program offering a reward for Rage? The RFJ program is offering a reward for any information that can lead to the identification or location of Rage, as he is a senior leader of al-Shabab and has been involved in planning attacks in Kenya and Somalia. The program has been successful, with rewards leading to the capture or killing of high-profile terrorists such as Abu Musab al-Zarqawi, the former leader of al-Qaida in Iraq. The U.S. government believes that offering a reward for information on Rage can help disrupt al-Shabab’s operations and prevent future terrorist attacks. The RFJ program has been instrumental in bringing terrorists to justice. The U.S. government hopes that the reward for Rage will lead to his capture or location, ensuring that he is held accountable for his actions. The post Somalia: US offers $5 million for key Al-Shabab leader appeared first on Caasimada Online.
  19. Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay howlgal ay siwadajir ah ay u fuliyeen ciidanka Sirdoonka iyo saaxiibada caalamiga ah ee taageera, kaas oo wasaaraddu sheegtay in lagu beegsaday dagaalmayaal ka tirsan Al-shabaab, qeybo kamid ah gobolka Hiiraan. Howlagalkaan ayaa wasaaraddu sheegtay in lagu dilay 10 ka tirsan Al-shabaab, kuwaas oo ay ku jiraan horjoogayaal sida lagu xusay bayaanka kasoo baxay dowladda, howlgalka ayaa ka dhacay deegaanka Buurweyn oo hoostaga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan oo ay ka socdaan howlgal ka dhan ah Al-shabaab. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay duqeyn lagu dilay xubno ka tirsanaa kooxda Al-shabaab oo saraakiil sare ay ku jiraan, duqeyntaan ayaa galabta ka dhacday degaanka Buurweyn oo ka tirsan gobolka Hiiraan. “Inta la xaqiijiyay 10 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab oo ay ku jiraan Horjoogayaal ayaa lagu dilay howlgal ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka iyo Saaxiibada Caalamiga ah ay ka sameeyeen Deegaanka Buurweyn oo 23 KM Waqooyi Galbeed ka xiga Degmada Jalalaqsi,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya. Sida lagu sheegay qoraalkaan howlgalkaan ayaa lagu beegsaday saraakiil sare oo dowladda Soomaaliya ay sheegtay inay ku raad joogtay, kuwaas oo saarnaa Gaari uu leeyahay sarkaal lagu magacaabo Ibnu Bashiir. “Ninkaan ayaa ahaa horjoogihii maleeshiyada ay khawaarijta ugu yeeraan Xisbada ee gobalka Hiiraan, wuxuuna xilligaas gaarigiisu taagnaa meel fariisin u ahayd maleeshiyaad badan oo Khawaarij ah,” ayaa qoraalka dowladda lagu yiri. Qoraalka ayaa intaas ku soo daray, “Waxaa sidoo kale howlgalkaan lagu dilay Horjoogihii Guud ee Caafimaadka maleeshiyada ay ugu yeeraan xisbada Gobalka Hiiraan oo lagu magacaabi jiray Muxsin iyo Horjooge Anas oo ahaa Horjoogihii isla maleeshiyadaas u qaabilsanaa aagga Jalalaqsi.” Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ragaas lala dilay maleeshiyaad kale oo saarnaa gaariga iyo kuwo joogay halka uu howlgalku ka dhacay. “Howlgalkaan oo dhacay galabta abaaro 4-tii galabnimo, ayaa waxaa wali socda qiimaynta kama danbaysta ah ee khasaaraha Khawaarijta ku gaaray howlgalkaan,” ayaa lagu yiri qoraalka. Ugu dambeyntii bayaanka dowladda waxaa lagu yiri, “Dowladda oo kaashanaysa Shacabkeeda iyo Saaxiibada Caalamiga ah waxaa ka go’an ciribtirka Khawaarijta, waxaana Dowladdu mar kale uga mahadcelinaysaa shacabka Soomaaliyeed iyo Saaxiibada Caalamka doorkooda dagaalka ka dhanka ah khawaarijta.” Kooxda Al-Shabaab ayaa weli ka dagaalameysa qeybo ka tirsan gobolka Hiiraan, waxayna Buurweyn ku jirtaa deegaanada istaraatiijiga ah ee weli ku jira gacanta Al-Shabaab. #image_titleThe post DF oo shaacisay inay howlgal ku dishay seddax horjooge oo caan ah + Magacyada appeared first on Caasimada Online.
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan la-socodka cuna-qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ayaa yeeshay kulan xasaasi ah, kaasi oo ay doodayeen hubka sida sharci darrada ah isaga kala goosha Soomaaliya iyo Yemen. Kulankan ayaa sidoo kale waxay guddiga iskula qaateen in cuna-qabateyn lagu soo rogo dadka dhibaatada ku ah nabadda iyo amniga Soomaaliya, taasi oo lagu saleynayo istaratiijiyadda dowladda ee ah in Al-Shabaab lagu wiiqo millateri ahaan iyo ka hortaga fikirkeeda diimeed. Guddiga ayaa waxay sheegeen inay sii wadi doonaan baaritaanka illaha dhaqaalaha ee kooxda Al-Shabaab, kuwaasi oo ay ku jiraan dhaqaalaha badan ay ka helaan dekeddaha ku yaalla Muqdisho, gaar ahaan tan caasimada Muqdisho iyo ka ganacsiga dhuxusha. Golaha ammaanka ee QM ayaa sidoo kale waxa uu ku booriyay dowlad-goboleedyada dalka inay dhaqan-geliyaan go’aannada golaha ee ka hortagga maal-gelinta argagixisada. Go’aanadan ayaa waxaa ku jira tallaabooyin lagu xakameynayo awoodda kooxda Al-Shabaab ee ah inay helaan lacag, hub iyo taageero kale, oo la xiriirta howlahooda argagixiso. Horraantii sanadkan ayay aheyd markii ay ciidamada Mareykanka qabteen doon maraysay biyaha caalamiga ah ee u dhaxeysa Iran ilaa Yemen, taasi oo siday in ka badan laba kun oo qoryaha loo yaqaano AK-47. Inta badan hubka sharci darrada ah ee lasoo galiyo gudaha Soomaaliya ayaa waxaa lasoo mariya dhinaca Badda, waxaana la rumeysan yahay in hubka u badan ee kooxaha xagjirka ah uga imaado dhanka Yemen. The post Golaha Ammaanka oo kulan xasaasi ah ka yeeshay Somalia appeared first on Caasimada Online.
  22. Xukuumadda Somaliland ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in ciidankeeda aanu marnaba bar-tilmaameedsanayn xarumaha bulshada sida cisbitaallada iyo dugsiyada xilli mar sii horreysay ay jireen warar tibaaxaya in dhowr madfac ay maanta ku dhaceen cisbitaalka guud ee magaalada Laasacaanood. “Wararkan been abuurka ah ee lagu faafinayo baraha bulshada ayaa ah kuwo la doonayo in lagu waxyeeleeyo sumcadda Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. Sida muuqaaladii hore lagu arkay, xarumaha waxaa si badheedh ah u waxyeeleeya kooxo wajiyo badan leh oo gacan saar la leh kooxaha nabad diidka ah iyo argagixisada,” ayaa lagu yidhi qoraalkaas ka soo baxay wasaaradda Difaaca ee Somaliland. Source