-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Musharaxa xisbiga talada haya ee Nigeria, Bola Tinubu, ayaa loo doortay madaxweynaha dalka ugu dadka badan Afrika saacadihii hore maatan oo Arbac ah kadib doorasho Sabtidii iyo Axaddii dhacday oo ay la loollameen xisbiyada mucaaradka ah, kaas oo waayay aqlabiyad uu kusoo baxo, wallow ay dhaliilayaan doorashada dhacday. Gudoomiyihii hore ee gobolka Lagos, ayaa hoggaamin doona wadan la halgamaya maleeshiyada Boko Haram ee dhinaca waqooyi bari, weerarrada hubaysan ee shuftada, dil, afduub, colaada u dhaxaysa xoolo dhaqatada iyo beeralayda, lacag la’aan, shidaal iyo tamar yari, iyo musuqmaasuqa oo madaxweynihii Guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka qaranka (INEC) ayaa sheegay in Tinubu uu helay 8.79 milyan oo cod, isagoo ka hormaray musharaxa mucaaradka ugu weyn ee Atiku Abubakar oo helay 6.98 milyan oo cod, halka Peter Obi, oo taageero ka helayay codbixiyayaasha da’da yar, uu helay 6.1 milyan oo cod. Sharciga doorashada Nigeria ayaa sheegaya in musharraxa ku guuleysan kara doorasha ay tahay inuu helo codad ka badan kuwa la tartameya, waase haddii uu helo 25% codadka ugu yaraan saddex-meelood laba meel 36-da gobol iyo caasimadda federaalka ee Abuja, taasoo uu suurta gashay Tinubu. Xisbiyada mucaaradka dalkaas ayaa ka horyimid natiijada lagu dhawaaqay, isaga oo ugu baaqeen guddoomiyaha guddiga doorashada Mahmood Yakubu, inuu iscasilo, waxaana ay sheegeen in doorashada aysan u dhicin si sax ah, sida ay hadalka u dhigeen, shacabka ayaa u dhagtaagaya waxa xigi doona. GoobjoogNews Source: goobjoog.com
-
(SLT-Abuja)-Musharaxa xisbiga talada haya ee Nigeria, Bola Tinubu, ayaa loo doortay madaxweynaha dalka ugu dadka badan Afrika saacadihii hore maatan oo Arbac ah kadib doorasho Sabtidii iyo Axaddii dhacday oo ay la loollameen xisbiyada mucaaradka ah. Tinubu, gudoomiyihii hore ee gobolka Lagos, ayaa hoggaamin doona wadan la halgamaya maleeshiyada Boko Haram ee dhinaca waqooyi bari, weerarrada hubaysan ee shuftada, dil, afduub, colaada u dhaxaysa xoolo dhaqatada iyo beeralayda, lacag la’aan, shidaal iyo tamar yari, iyo musuqmaasuqa ay mucucaaradku sheegeen in xisbiga Buhari uu ku fashilmay la dagaallankiisa. Guddiga madaxa-banaan ee doorashooyinka qaranka (INEC) ayaa sheegay in Tinubu uu helay 8.79 milyan oo cod, isagoo ka hormaray musharaxa mucaaradka ugu weyn ee Atiku Abubakar oo helay 6.98 milyan oo cod, halka Peter Obi, oo taageero ka helayay codbixiyayaasha da’da yar, uu helay 6.1 milyan oo cod. Sharciga doorashada Nigeria ayaa sheegaya in musharraxa ku guuleysan kara doorasha ay tahay inuu helo codad ka badan kuwa la tartameya, waase haddii uu helo 25% codadka ugu yaraan saddex-meelood laba meel 36-da gobol iyo caasimadda federaalka ee Abuja, taasoo uu suurta gashay Tinubu. Xisbiyada mucaaradka ayaa ka horyimid natiijada lagu dhawaaqay, isaga oo ugu baaqeen guddoomiyaha guddiga doorashada Mahmood Yakubu, inuu iscasilo. Source
-
Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kusii jeeda magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Jubbaland. Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay oo ku dhow Villa Soomaaliya ayaa Caasimada Online u xaqiijiyay safarka madaxweynaha, isaga oo ka ambabixi doono magaalada Muqdisho. Sidoo kale waxaa magaalada Kismaayo laga dareemayaa qaban-qaabada soo dhaweynta madaxweynaha iyo wafdigiisa ayada oo si weyn loo adkeeyay ammaanka magaaladaasi. Sidoo kale waxaa ciidamo dheeraad ah la dhigay bartamaha magaalada, gaar ahaan waddada ka timaada garoonka illaa qasriga madaxtooyada Jubbaland. Ujeedka safarka madaxweynaha ee Kismaayo ayaa la xiriira xalinta xiisadda gobolka Gedo iyo sidoo kale dardar-gelinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee gobollada Jubbooyinka. Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo in madaxtooyada Jubbaland uu kula shiro Axmed Madoobe ayaa kala hadli doono labadaas qodob, si xal loogu helo xiisadda gobolka Gedo oo soo jiitameysay kahor doorashooyinkii soo dhamaaday dalka ee sanadkii hore ee 2022-kii. Wejiga labaad ee howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa sidoo kale lagu soo qaadi doonaa wada-hadallada, si looga bilaabyo deegaanada maamulka Jubbaland. Waa markii ugu horreysay ee madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud uu booqanayo Kismaayo, tan iyo markii dib loo doortay 15-kii May ee sanadkii lasoo dhaafay. Si kastaba, Soomaaliya ayaa ku jirta marxalad dagaal oo ka dhan ah Al-Shabaab, ayada oo horay madaxweynaha u booqday deegaanada la xoreeyay ee HirShabelle iyo Galmudug. The post XOG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan KISMAAYO + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
-
Dowladda Mareynka ayaa ku dhawaaqday in lacag ay dul dhigtay madaxiiisa Afhayeenka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage, kaas oo ah hoggaamiye sare oo ka tirsan Al-shabaab. Abaalmarintaan lacageed ayaa la sheegay in ay gaarayso 5 Million oo Dollar, oo qeyb ka ah Barnaamijka abaal marinta Cadaaladda ee Waaxda arrimaha Dibadda dowladda Mareykanka. Mareykanka ayaa sheegay in Cali Dheere uu ku lug lahaa weerarro lagu dilay dad shacab ah oo aan waxba galabsan iyo kuwa dhashay dalka Mareykanka sida lagu sheegay qeyb kamid ah bayaanka, Cali oo ah Afhayeenka Kooxda ayaa inta badan kasoo muuqda baraha bulshada ay isticmaalaan Al-shabaab, waa shaqsi inta badan la arko oo soo muuqda isaga oo hadlaya. Ma ahan markii ugu horeysay oo dowladda Mareykanka ay dul dhigto lacaga abaal marin ah horjoogayaasha sare ee Kooxda Al-shabaab, waxaana talaabadaani ay kusoo beegmeysa iyadoo inta badan gobolada dalka ay ka socdaan dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah Al-shabaab oo looga saaray deegaano iyo degmooyin badan oo ay horay uga talin jirtay kooxda. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
U.S. forces are training Somali troops, part of an urgent fight against al-Shabab, a subsidiary of Al Qaeda. This month, NBC News’ Courtney Kube had exclusive access with the U.S. military and spoke with leaders behind the operation. Somali troops face incredible danger in their fight against al-Shabab, with hundreds killed or wounded since last fall. Adding to the threat: a devastating drought and the terror group’s use of retaliation tactics. Source: Hiiraan Online
-
Mogadishu (HOL) - The United States has donated 61 tons of weapons and ammunition to the Somali National Army (SNA) in support of their fight against al-Shabaab in Galmadug and Jubaland States. The equipment arrived off two U.S. Air Force C-17 aircraft at Mogadishu's Aden Adde International Airport. Source: Hiiraan Online
-
Mogadishu (HOL) - A young man named Mahdi Diiriye Adan, who worked as a bajaj taxi driver, was reportedly shot and killed by Somali government soldiers on Tuesday. Eyewitnesses say that the soldiers fired on Adan while they were guarding a government official travelling on Zoobe Road in Mogadishu in a bulletproof vehicle. Source: Hiiraan Online
-
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif ayaa ka hadlay sida uu u arko xalka Magaalada Laascaanood iyo cidda ka wada hadli karta dhibaatada halkaas ka dhacday. Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo la weydiiyey inuu Garaadada reer Sool la qabto go’aamadii ay soo saareen ee ahaa in ay Sool hoos tagto Somalia, waxa uu ku jawaabay “Arrintu marba heer ayey joogtaa, waxa aad ku hadlayaa aniga oo ah Afhayeenkii Baarlamaanka Somaliland in aan dhibkii dhacay, dhib kale lagu darin, oo ciidankii dhib ka geystay ka baxaan deegaanka, ka dibna wada hadal la galo, markaas ka dibna uu go’aanku noqdo wixii Labada qolo ku heshiiyaan, oo aanay noqon karin qoloba waxay doonayso in aanay ku jujuubi karin aragtidooda. Anigu waxaan ahay Guddoomiyaha Barlamaanka Somaliland, laakiin dilkan dhacay ee saameynta igu leh, waxaan kaga jawaabayaa Sida ugu haboon ee aan u arko. Waxa aan aamisanahay In ay arrintan ka wada hadleen Garaadada reer Sool 33 Guddida ah ee dadka Deegaanka samaysteen iyo Dawladda Somaliland” Waxa uu hadalkan Guddoomiyaha Wakiilladu ka sheegay maruu u warramayey Weriye Cabdirisaaq Catoosh Source
-
Dawlada Maraykanka ayaa kor u qaaday walaaca ay ka qabto, halista amni ee ka dhalan karta isticmaalka barnaamijka TikTok, iyada oo ku amartay dhammaan shaqaaalaha dawladda ee heer federaal inay telefoonada dawladda ka masaxaan TikTok. Tallaabo tan la mid ah waxaa qaaday, dawlado badan oo reer galbeedka ah, kuwaas oo ka cabsi qaba in barnaamijkan loo isticmaalo dhinaca basaasidda. Aqalka cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka ayaa Isniintii sheegay inay shaqaalaha dawladdu ay haystaan 30 maalmood oo ay telefoonada dawladdu leedahay kaga masaxaan TikTok. Congresska Maraykanka, Aqalka Cad, Ciidammada Maraykanka iyo in ka badan kala badh gobollada Maraykanka ayaa hore u mamnuucay adeegsiga TikTok, iyaga oo ka walaacsan in shirkadda iska leh ee ByteDance, inay u ogolaanayso dawladda Shiinaha, inay heli karaan macluumaadka gaar ah ee dadka isticmaala TikTok, sida waxyaabaha ay booqdeen iyo meelaha ay tageen, ama in shabakaddan loo adeegsado faafinta wararka been abuurka ah. Shiinaha ayaa ku macneeyey tallaabada uu qaaday Maraykanku inay muujinayso, sida aanay isugu kalsoonayn iyo weliba sida ay ugu takrifalayaan awoodda dawladda. Tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo shirkadaha waaweyn ee dhinaca tiknoolojiyaddu ay ka soo guurayaan dalka Shiinaha, kaas oo soo saaray shuruuc adag oo lagu xaddidayo arrimaha shakhsiga ah iyo habka ay shirkaduhu u kaydinayaan macluumaadka isticmaalayaasha. Hay’adda FBI iyo Guddida Isgaadhsiinta ee Maraykanka ayaa labaduba ka digay in shirkadda ByteDance ay u nugushahay inay macluumaadka shakhsiga ah ee isticmaalayaasha TikTok inay la wadaagto xukuumadda Shiinaha. Sharci laga soo saaray dalka Shiinaha sannadkii 2017 ayaa ku khasbaya, in shirkaduhu ay dawladda la wadaagaan macluumaad kasta oo shakhsi ah, haddii looga baahdo arrimo la xidhiidha dhinaca amniga qaranka. Illaa haatan lama hayo caddaymo muujinaya in TikTok ay dawladda Shiinaha la wadaagtay xogo gaar ah, hase ahaatee waxaa sii kordhaya cabsida laga qabo arrintaas, maadaama ay sii kordhayaan dadka isticmaala. Walaacan ayaa soo shaac-baxay ka dib markii ay shirkadda TikTok ay sheegtay inay shaqada ka eriday bishii December, afar shaqaale ah oo furay ama eegay macluumaadka shakhsiga ah ee laba saxafi oo ka kala tirsan Buzzfeed News iyo The Financial Times, iyaga oo xilligaas baadhayey, inay tixraacaan halka ay ka heleen warbixino sir ah oo ku saabsan shirkaddan oo la dusiyey. Agaasimaha TikTok Shou Zi Chew ayaa la filayaa inuu dhowaan hortago golaha congresska si arrimahan wax looga waydiiyo. Source
-
Beledweyne (HOL) - At least ten al-Shabab militants, including senior leaders, were reportedly killed in a joint operation carried out by Somali intelligence forces and international partners in the Burweyn area, located 23 km northwest of Jalalaqsi district in the Hiiraan region. Source: Hiiraan Online
-
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay abaal marin lacageed oo gaadheysa 5 Milyan oo doollar oo ay duldhigtay Afhayeenka guud ee kooxda Al-shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere. Barnaamijka abaal marinta Cadaaladda ee Waaxda arrimaha Dibadda dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in afhayeenka guud ee kooxda Al-shabaab Cali Dheere inuu ku lug lahaa qorsheynta weeraro argagixisada ay ka fulisay gudaha dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Afhayeen Cali Dheere ayaa ka mid ah horjoogayaasha sar sare ee Ururka Al-shabaab ee waji ahaan inta badan kasoo muuqda Warbaahinta kooxda ay leedahay, waxaana xusid mudan in dhowr jeer oo hore la sheegay in lagu dilay dagaalo iyo duqeymo ka dhacay gudaha Soomaaliya, hayeeshee wararkaasi markii dambe ay beenoobeen. Ma ahan markii ugu horreysay oo dowladda Mareykanka ay dul dhigto lacaga abaal marin ah horjoogayaasha sare ee Kooxda Al-shabaab, waxaana tallaabadaani ay kusoo beegmeysa iyadoo inta badan gobolada dalka ay ka socdaan dagaalo iyo duqeymo ka dhan ah kooxda Al-shabaab oo inta badan looga saaray deegaano iyo degmooyin badan oo ay hore uga talin jirtay kooxda. Source
-
Washington (Caasimada Online) – Wakiilo ka socday dalalka Qatar, Soomaaliya, Türkiye, Imaaraadka Carabta, UK, iyo Mareykanka ayaa ku kulmay magaadal Washington DC, si ay uga wada-hadlaan ammaanka Soomaaliya, dowlad dhiska, horumarka iyo ahmiyadaha gargaarka bani’aadannimo. Dalalkan ayaa taageero u muujiyey sida Soomaaliya ay diiradda u saareyso ka-hortagga argagixisada iyo tayeynta awoodaha dowladda. Waxay sidoo kale ka wada-hadleen sida ugu wanaagsan ee loo taageeri karo dagaalka Soomaaliya ee ka dhanka ah mintidiinta Al-Shabaab, iyo isu-diyaarinta ciidamada ATMIS oo la filayo in la dhimayo. Waxay isku raaceen in la xoojiyo isku xirka kaalmada amni ee caalamiga ah ee Soomaaliya, iyo muhiimadda ay leedahay xaqiijinta gargaar xasilin oo la gaarsiiyo deegaanda laga xoreeyey kooxda Al-Shabaab. Waxay ballan qaadeen in ay taageeraan dadaallada Soomaaliya ay ugu jirto in ay buuxiso halbeegyada maamulka hubka iyo rasaasta, si Golaha Ammaanka ee QM uu awood ugu yeesho in uu si buuxda u qaado xayiraadda hubka ee saaran Soomaaliya. Dalalkan ayaa waxay dhiirigeliyaan, oo ay taageeraan geeddi-socodka Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya (NCC) ee horumarinta dib-u-heshiisiinta siyaasadeed iyo in la ballaariyo doorarka iyo mas’uuliyadda heerarka dawladeed ee Soomaaliya, oo ay ku jiraan dhammaystirka dastuurka. Lixdan dal ayaa sidoo kale walaac ka muujiyey dagaalka ka socda magaalada Laascaanood, waxayna ugu baaqeen dhammaan dhinacyada inay u hoggaansamaan xabad-joojinta, qaboojiyaan xiisadda, ogolaadaan gargaarka bani’addannimo, islamarkaana ay yeeshaan wada-hadallo nabadeed. Waxay sidoo kale walaac ka muujiyeen xasaradaha bani’aadannimo ee weli ka jira Soomaaliya, oo ka dhashay abaartii ugu xumeyd ee abid ku dhufata Soomaaliya. Waxay soo dhaweeyeen taageerada jilayaasha caalamiga ah si loo daboolo baahiyaha degdegga ah ee dadka Soomaaliyeed, iyadoo sidoo kale la xoojinayo awoodda Soomaaliya u leedahay inay u adkaysato jahawareerka cimilada ee mustaqbalka. Dalalka Qatar, Soomaaliya, Türkiye, Imaaraadka Carabta, UK, iyo Mareykanka ayaa isku raacay inay sii wadaan inay ka shaqeeyaan dhinacyadan, islamarkaana ay kulan kale ku yeeshaan magaalada Doha ee dalka Qatar, saddexda bil ee soo socota gudahood, si ay usii wadaan wada-hadallada, islamarkaana dib ugu eegaan horumarkii la sameeyey. The post Lix dal oo kulan ka dhacay Washington kasoo saaray go’aan ku saabsan Somalia appeared first on Caasimada Online.
-
Mogadishu (HOL) - The US Department of State's Rewards for Justice program has announced a reward of up to $5 million for information that leads to the identification or location of Ali Mohamed Rage, a senior leader of the terrorist organization al-Shabaab. Rage, also known as Ali Dheere, has been al-Shabaab's chief spokesperson since May 2009 and has been involved in planning attacks in Kenya and Somalia. Source: Hiiraan Online
-
Kismaayo (Caasimada Online) – Laamaha ammaanka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku soo bandhigay nin ka tirsan kooxda Al-Shabaab, kaas oo toos loo wareystay, isla markaana wareysi uu bixiyey ku shaaciyey xogo xasaasi ah. Ninkaan oo lagu magacaabo Bashiir Nuur Bashiir ayaa laga soo qabtay xaafadda Shaqaalaha ee magaalada Kismaayo, halkaas oo guri ay uga ijaartay haweeney ay qaraabo yihiin. Sidoo kale ciidamada Jubbaland waxay soo bandhigeen adeerkiis, nabadoonkii beeshiisa oo soo damiintay, haweeney guri u kireysay iyo dad kale ayaa lala soo qabtay ninkaan. “Anigoo ah nabadoon Jubbaland ka tirsan, waxaan xaqiijinaa in la i hor keenay wiil aan horay Nabad Sugidda uga damiintay oo hub lagu soo qabtay, odayaasha saaxiibadey ah, waxaan uga digayaa in qof aysan isku hubin aysan damiinan,” ayuu yiri Nabadoonka beeshii uu ka dhashay ninkaan Shabaab-ka ah. Wiilkaan Shabaab-ka ah ayaa sheegay inuu tababarro culus ku soo qaatay magaalada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, waxaana Kismaayo u dirtay kooxda Al-Shabaab, sida uu cadeeyey. Markii uu tegay Kismaayo ninkaan wuxuu sheegay inuu bilaabay shaqooyin kala duwan, sida dhisme iyo inuu riixo gaari gacan. “Anigoo guriga jooga oo taleefan ku hadlaaya ayaan hurday, bistoolad ayaa i ag taalay, mid Shabaab igala tirsan ayaa isoo wacay oo ii sheegay in guriga ciidan u soo socdaan, wuxuu i yiri bistoolada iska fogey, meel ayaan ku qariyey kidibna ciidan ayaa ii soo galay, sidaas ayaana la igu soo qabtay,” ayuu yiri Bashiir Nuur oo Shabaab ka tirsan. Dembiyada uu qirtay ninkaan waxaa ka mid ah bam-gacmeed uu ku tuuray Hotel Cascasey oo Kismaayo ku yaalla, inkastoo uusan khasaare ka dhalan bamkaas, wuxuuna sheegay in taasi ay aheyd shaqadii ugu horeysay ee uu qabtay. “Qof la qalday kaligey uma horeyn, kuwo kale oo la lumiyey ayaa buuxa dad kale ayaa soo socda, waxa ugu badan ee dadka lagu luminaayo waa lacag iyo balaayo laguu akhrinaayo, hadii ay dowladu i cafineyso iyo hadey I dileyso, maanta gacanteeda ayaan ku jiraa,” ayuu yiri wiilkaan Shabaabnimada qirtay. Hoos ka daawo The post Daawo: Sarkaal Al-Shabaab ah oo Kismaayo lagu qabtay oo bixiyey xogo xasaasi ah appeared first on Caasimada Online.
-
Athens (Caasimada Online) – Laba tareen oo isku dhacay waddanka Giriiga ayaa dilay ugu yaraan 32 qof 85 kalena waa ay ku dhaawacmeen habeenkii talaadada, sida ay sheegtay kooxda dab-damiska. Dhacdadan ayaa sababtay shilkii tareen ee ugu dhimashada badnaa ee Giriiga muddo tobanaan sano ah ayaan weli caddayn. Tareen rakaab ah oo kasoo baxay magaalada Athens kuna socday waqooyiga magaalada Thessaloniki ayaa si xawli ah ugu dhacay tareen xamuul ah meel ka baxsan magaalada Larissa ee bartamaha Giriiga, sida uu sheegay gudoomiyaha gobolka Thessaly. Shilkan ayaa sababay in uu dab ka kaco qeybta rakaabka ah, waxaana gubtay dad badan oo rakaab ahaa, kuwaasi oo loola cararay isbitaalada. “Waxaan maqalnay jug weyn, (waxay ahayd) 10 ilbiriqsi oo qarow ah,” ayuu yiri Stergios Minenis, oo ah 28 jir ka mid ahaa rakaab oo ka badbaaday shilkan. 1972, 19 qof ayaa ku dhintay kadib markii laba tareen ay isku dhaceen meel ka baxsan Larissa. The post In ka badan 30 qof oo ku dhintay Giriigga kadib markii… appeared first on Caasimada Online.
-
Washington DC (Caasimada Online) – Representatives from Qatar, Somalia, Türkiye, the United Arab Emirates, the United Kingdom, and the United States of America convened in Washington, D.C., to discuss Somalia’s security, state-building, development, and humanitarian priorities. In a joint statement released after the meeting, the partners expressed their support for the Federal Government of Somalia’s efforts to focus on counterterrorism and capacity building. They discussed ways to better support Somalia’s fight against al-Shabaab and prepare for the African Union Transition Mission in Somalia drawdown. They agreed to strengthen the coordination of international security assistance. The partners emphasized the importance of ensuring the timely delivery of stabilization assistance to newly liberated areas. Lifting arms embargo on Somalia They committed to supporting Somalia’s efforts to meet the benchmarks on weapons and ammunition management, enabling the UN Security Council to fully lift arms controls on the Federal Government of Somalia. Furthermore, the partners expressed their support for Somalia’s National Consultative Council (NCC) process in promoting political reconciliation and delineating the roles and responsibilities of levels of government in Somalia, including by finalizing the constitution. Fighting in LasAnod The partners called on all parties to adhere to the ceasefire, de-escalate, allow unhindered humanitarian access, and engage in constructive and peaceful dialogue in relation to the ongoing conflict in and around LasAnod. The partners also expressed concern about the ongoing humanitarian crisis driven by Somalia’s worst drought on record. They welcomed support along with international actors to meet the immediate needs of the Somali people while also strengthening Somalia’s ability to withstand future climate shocks. The partners agreed to continue their work in these areas and to reconvene in Doha, Qatar, within the next three months for ongoing discussions and to take stock of progress. The post Six nations meet in the US to discuss Somalia priorities appeared first on Caasimada Online.
-
Mogadishu, March 1 (IANS) A devastating drought and conflict in Somalia have displaced a record high of 3.8 million people as of early 2023 amid calls for sustainable solutions to help avert the crisis, the International Organization for Migration (IOM), said. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiiru-dowlihii hore ee wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS, Maxamuud Macallin Yaxye ayaa warbaahinta dowladda u sheegay in Al-Shabaab ay gaajo iyo haraad ugu dhimanayaan keymaha, kadib markii ay u carareen duurka fog. Maxamuud Macallin ayaa waxa uu sheegay in guusha laga gaaray howl-galada socda ay kaalin weyn ku leeyihiin shacabka, oo iyagu ka hor yimid Al-Shabaab, taasi oo uu sheegay inay horseeday in xubnaha kooxda waayan meel ay ku dhuuntaan. “Khawaarijta waxay markii hore gabbaad ka dhigan jireen shacabka, iyaga oo dhac, boob iyo dhibaatayn joogto ah ku hayay dadka masaakiinta ah, taas oo sababtay in shacabku ka hor yimaadaan isla markaana ay waayaan meel ay ku dhuuntaan,” ayuu yiri. Wasiiru-dowlahan hore ayaa soo jeediyay in dowladda sida ugu dhaqsaha badan dejiso qorshihii loo wajihi lahaa godadka iyo dhufeysyada ay Al-Shabaab ka sameysteen keymaha dhexdooda. “Maadaama looga adkaaday weerarada tooska ah waa in dowladda dejiso qorshihii looga saari lahaa goobaha fog fog ee ay u carareen iyo godadka ay ku dhuumaleysanayaan.” Waxa uu sheegay in qorshahan dejisteena ay dowladda la kaashato qubaro ku xeel-dheer dagaalka godadka ee howdka si loo yareeyo qasaaraha ka iman kara. “Yaan la fududeysan, waxay taasi suurta-gal ka dhigi kartaa inay dib iskaga soo abaabulaan keymaha iyo meelaha ay ku dhuumaaleysanayaan. Waa in dhakhso looga howl-galaa.” Dagaalka ka dhanka Al-Shabaab ayaa tan iyo markii uu ka billowday dalka waxay ciidamada huwanta kooxda kala wareegeen deegaano horleh oo sanado badan ku jiray gacantooda. The post Shabaab oo la sheegay inay gaajo ugu la’anayaan kaymaha appeared first on Caasimada Online.
