Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhintay, 7 ka mid ah ayaa ku dhintay Madagaskar, halka 7 ay ku dhinteen Mozambique, ka dib markii ay duufaan ku dhufatay deegaanada dalalkaasi . Tirada dadka ay saameysay duufaanta Freddy ayaa gaartay 383,000 -,iyadoo Madagascar ay ku barakaceen 226,000,halka Mozambique la sheegay 163,300 , sida lagu sheegay warbixintii ugu dambeysay ee Qaramada Midoobay. In kasta oo xoogga Duufaanta Freddy aysan ahayn sidii la filaayey, haddana,boqollaal kun oo qof ayaa u baahan gargaar bani’aadamnimo. Soo kabashada waxay qaadan doontaa bilo,” Pasqualina Di Sirio, oo ah wakiilka barnaamijka cuntada adduunka ee Madagascar ayaa u sheegay BBC. PUNTLAND POST The post 14 qof oo ku dhintay duufaan ka dhacday Madagaskar iyo Mozambique appeared first on Puntland Post.
  2. The head of the US military's Africa Command, Gen Michael Langley, said he is “very cautiously optimistic” about Somalia's fight against Al Shabab militants. Source: Hiiraan Online
  3. (ERGO) – Abdi Dahir Shide, 48, picked up farming tools for the first time to earn a living for his family after losing his entire herd of 200 goats to the drought towards the end of last year. Source: Hiiraan Online
  4. Unprecedented drought, hunger and conflict have pushed over 110,000 Somalis into Kenyan camps. Source: Hiiraan Online
  5. Twenty-four days of fighting, officials say, displaces 200,000 families in Las Anod town, which straddles a key trade route and is claimed by both Somaliland and neighbouring Puntland, a semi-autonomous state of Somalia. Source: Hiiraan Online
  6. STECCATO DI CUTRO, Italy (Reuters) – It was a Sunday that Italian fisherman Vincenzo Luciano will never forget. Well before dawn he ran to the beach near his house and started pulling bodies from the sea, victims of a deadly migrant shipwreck that has so far claimed 67 lives. Source: Hiiraan Online
  7. Six countries have issued a joint statement expressing concern over escalating fighting in the northern breakaway region of Somaliland, as also Somali-American demonstrators called for an unconditional cessation of hostilities. Source: Hiiraan Online
  8. Somali leaders are calling for dialogue between clans clashing in Las Anod, the region in the country that falls between Puntland and Somaliland, in order to end weeks of violence. Source: Hiiraan Online
  9. Doha (Caasimada Online) – War qoraal ah oo lagu daabcay bogga internet ka ee dawladd Qatar ayay ku sheegtay inay qaban doonto shir ay isugu imaanayaan dalalka Maraykanka, Ingiriiska, Turkiga, Imaaraatka Carabta iyo Soomaaliya kaas oo looga hadli doono sidii loo taageeri lahaa Soomaaliya. Shirkan mid hordhac u ahaa oo ka dhacay Washington DC ayaa looga hadlay qorshaha looga doodi doono shirkaan oo la filiyo in uu saddex bil kadib ka qabsoomo magaalada Dooxa. Qodabada diiradda lagu saari doono kulanka ayaa lagu sheegay inuu ka mid yahay sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Haddaba su’aasha dad badan oo Soomaliyeed is-waydiinayaan ayaa ah, maxay tahay danta ay dalalkan ka leeyihiin caawinta Soomaaliya. Haddii aynu dib u milicsano xiriirada kala dhaxeeya dalalkan Soomaaliya: Dawladda Qatar waxay muddo saaxiib kaalmeeya la ahayd dawladda Soomaaliya. Shantii Sano ee la soo dhaafay waxay mashaariic ka fulisay Soomaaliya – waxaa kamid ah waddada isku xirta Muqdisho iyo Balcad. Sidoo kale Qatar waxay Soomaaliya shqaale ahaan uga qaadatay boqolaal dhallinyaro ah, oo qaarkood loo qaatay shaqo ciidannimo. Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa iyana Soomaaliya muddo ka kaalmeyneysay arrimo uu ammaanku ka mid ayahy. Waxay u tababartay Soomaaliya ciidamo ay mushaarkooda bixin jireen, inkasta oo xeradii ay ku lahaayeen Muqdisho ay ka xirtay dawladdii Farmaajo kadib khilaaf diblomaasiyadeed oo soo kala dhexgalay. Dalalka Maraykanka, Ingiriiska iyo Turkiga ayaa iyana ah kuwii ugu horreeyay ee Soomaaliya muddo ka taageerayay dhinaca ciidamada iyo la dagaalanka Al-Shabaab. Sidoo kale waxay ka mid yihiin waddamada ugu badan ee bixiya deeqaha caalamiga ah ee ay hesho Soomaaliya. Maxay tahay sababta isku dan ka dhigtay dalalkan? Dalalka Khaliijka ayaa ah kuwa lagu yaqaanay khilaaf diblomaasiyadeed oo muddo dhexdoodu ka jiray. Qatar iyo Imaaraadka Carabta ayaa muddo ka mid ah kuwa khilaafkoodu soo jiitamayay. Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad wuxuu qabaa in khilaafkii u dhaxeeyay dalalkaas uu sii yaraanayo, kadib booqashooyinkii ay dalalkooda isku soo booqdeen amiirada Qatar iyo Imaaraadka. “In Amiirka Imaaraadka Sheekh Maxamed Bin Zaayid uu booqda Qatar wax la fili karay ma ahayn sanad kahor. Amiirka Qatar wuu ka jaawabay taas oo wuxuu booqday Imaaraadka. Sidoo kale Sacuudiga oo qayb ka ahaa [Khiilfka],” ayuu yiri Cawad oo BBC-da la hadlayey. Arrimaha sidoo kale diiradda lagu saari doono kulankan ayaa waxaa ka mid ah sidii cunaqabateynta hubka looga qaadi lahaa Soomaaliya. Waxay sheegeen dowladahaan inay Soomaaliya ka caawin doonaan sidii ay u gaari lahayd hanaanka caalamiga ah ee maamulka hubka. Sida uu qabo Axmed Ciise Cawad, dawladaha Khaliijka ayaa haatan u arka in ay dano isku mid ah ka leeyihiin Soomaaliya, sidoo kalna ay ajiibeen yeermada dawladda Maraykanka oo ay tixgalin u hayaan. Soomaaliya ayaa dhawrkii bilood ee la soo dhaafay ku jirtay guluf colaadeed oo ka dhan ah Al-Shabaab, kaaso oo loogala wareegay deegaano badan oo ku yaalla gobollada dhexe ee dalka. The post Maxay tahay danta ay dalalka ku shiraya magaalada Doha ka leeyihiin Soomaaliya? appeared first on Caasimada Online.
  10. Qaahira (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo oo weli ku sugan magaalada Qaahira ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhigiisa dalka Masar Mudane Dr. Hanafy El Gebaly. Kulanka oo ka dhacay xarunta baarlamaanka magaalada Qaahira ayaa waxaa looga wada-hadlay xoojinta xirirka dheer ee ka dhaxeeya labada dal iyo baarlamaanadooda. Kulankan oo muhiim u ah labada baarlamaan ee Soomaaliya iyo Masar ayaa waxaa la isku af gartay in macaahida Masar ay ka helaan aqoon kororsi xildhibaannada iyo howl-wadeennada Golaha Shacabka si loo dhiso xirfada shaqaalaha. Waxaa sidoo kale kulanka la isla gartay in la dhiso guddi saaxiibtinimo labada baarlamaan ee Soomaliya iyo Masar, iyadoo labada Xog-haye la faray ineey Ka shaqeeyaan dhaqan-gelinta qodobada la isku afgartay. Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay sidii dowlada federaalka Soomaaliya gacan looga siin lahaa sugida amniga iyo la-dagaalanka kooxaha argagixisada. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Madoobe iyo wafdiga uu hoggaaminaayo ayaa Arbacadii gelinkii dambe gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar. The post Sawirro: Aadan Madoobe iyo Hanafy El Gebaly oo kulan muhiim ah ku yeeshay Qaahira appeared first on Caasimada Online.
  11. 𝗫𝗢𝗚:- 𝗗𝗵𝘂𝗹 𝗤𝗮𝘆𝗯 𝗨𝘂 𝗟𝗲𝗲𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗠𝗮𝗱𝗮𝘅𝘄𝗮𝘆𝗻𝗲 𝗕𝗶𝗶𝘅𝗶 𝗢𝗼 𝗗𝗮𝗻𝗴𝘂𝘂𝗱 𝗟𝗼𝗼 𝗔𝗾𝗼𝗼𝗻𝘀𝗮𝗱𝗮𝘆 𝗕𝗮𝗹𝘀𝗲 𝗠𝗮𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗟𝗮 𝗢𝗴𝗮𝗮𝗱𝗮𝘆 𝗟𝗮𝗴𝗮 𝗡𝗼𝗾𝗱𝗮𝘆. Dhismeyaasha kaabiga ku haya xeebta magaalada Berbera ee dhawaan dawladu u aqoonsatay dhul dan guud ah, ayaa wasarada hawlaha guud ay ka laabtay, kadib markii uu qayb kamid ah yeeshay Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, sida ay xiqiijiyeen ila xogogaal ah. Warqadan Wareegda ah oo aan helay, ayaa loo raacay dhulka dan-guud loo aqoonsaday, basle laga noqday, waxana hubsiimo la,aan ku saxeexay Madxwayne Biixi oo aan ka war qabani, sida la sheegay, kadibn masuuliyiinta wasaarada hawlaha guud ayaa fuliyay iyaga oo war moog ah. Wararku waxa ay sheegayaan in Madaxtooyada Somaliland ay kaga daba tagtay, kuna amray masuuliyiinta wasaarada hawlaha guud inay ka laabtaan talaabadaasi ay dhulka danta guud ugu aqoonsadeen dhulka ku yaala xeebta magaalada Berbera ee 200 mitir wax ka yar u jira xeeliga Badda. Masuuliyiinta wasaarada hawlaha guud oo fulinaaya amarkaasi madaxtooyada ka soo baxay, ayaa isuduwihii gobolka Saaxil ee ku dhawaaqay in dhulkaasi yahay dan guud ku wargaliyay inuu si degdeg ah uga laabto arintaas, taas oo uu fuliyay kagana laabta mudo seddex cisho ka yar. Shacabka Somaliland ayaan hore uga war qabin in Madaxwayne Biixi dhulal kala duwan uu ku leeyahay sida ganacsatada, gobollada dalka qaar ka mid ah oo Berbera ku jirto. Wasiirka Hawlaha Guud Mustafe Godane, ayaa maalintii uu xilka wasaaradaasi la wareegaayay looga dardaar weeriyay dadnna ugu duur xuleen, kulana balameen inuu ka fiirsado arimaha dhulka, maadama Madaxwayne Biixi u magacaabay wasaaradii ku shaqada lahaydh arimaha dhulka. X/ Midnimo. Muqaalka Danta guud lagu sheegay https://fb.watch/j0n4WwsZCk/ Warka la noqoshada. https://fb.watch/j0nghby Qaran News
  12. Bismilaah, waxa ay mahad oo idil ay u sugnaatay allaha leh kownkaan inagana dhigay addoomihiisa, allaha ina faray isugu kaalmeynta Samaha iyo alle ka cabsiga inagana reebay isugu kaalmeynta xumaanta, cadaawadda iyo cadawtinimada. Mahad Alle dabadeed, waxa aan u mahadcelinayaa cidkasta oo faafisa qormadaan, qaadata, codeysa, dhagangelisa ama si kasta oo wanaag ay ku horseedi karto qayb ka noqota. Waxa aan qormadeydaan diiradda ku saarayaa dhibaato damqisay qof kasta oo leh damiir, dadnimo iyo danqasho. Waxa aan qormadeydaan Ciwaan uga dhigay, Muqdisho: Wadne shaqadii gebay oo howgelin u baahan. Si aan faham fiican kaaga siiyo qormadaan, Daqiiqado koban I amaahi dareenkaadda arag, maqal iyo maskaxed, haddii aad qormadaan codeys, qoraal, maqal iyo muuqaal intaba mid uun ay kugu soo gaareyso. Ugu horeyn, iii ogolaaw in aan warbixin kooban kaasiiyo, Wadnaha, qaab dhismeedka iyo shaqadiisa si kooban inkasta oo ay surtagal tahay in aanan kuu siin sidii u warbixin kaaga siin lahaa khabiir sanaddo darsayay ama daaweynayay wadnaha, xanuunadda kudhaca iyo habsami usocodkiisa shaqo. Aan kuu bilaabee, Wadnuhu waa xubin ay leeyihiin inta badan xayawaanaddu hadey ahaan laheyd xamaarato, duurjoog, dabjoog, badkunooleyaal, aadane iyo inta lamidka ahiba, haba kala duwanadaan hababka shaqo, qaab iyo xajmi ee ay la egyihiin wadnayaashooduye. Marka aynu inimaadno aadanaha, waxa uu leeyahay wadne ah xubin kamid ah jirkooda gaar ahaanse xubnaha ugu muhiimsan oo saameyn kuleh sii jiritaanka noloshooda. Wadnahaasi waxa uu ka koobanyahay lakabyo, unugyo gaar ah, qolal, albaabo, tubooyin, fiilooyin iyo xuubab ku dahaaran oo aan ula jeedo Vessels, Valves, Chambers, Layers, Nerves, Muscles iwm. Wadnuhu, waxa uu inoo qabtaa shaqooyin aysan jirteen cid inoo qabata xataa haddi ay lahaan laheyd mushaar kan ugu badan ee la bixiyo, waana waxa ay tahay in aan uga mahadcelino allaha awooddahaas siiyay xubin yar oo la eg xajmiga gacantaadda gumadeeda hore ood isku laabtay”Fist”. Waxa uu wadnuhu inoo qabtaa shaqooyin kala duwan oo ay kamid yihiin: 1. Gaarsiinta dhiigga xubnaha kale ee jirka isaga oo ah, Xarunta laga diro ilbiriqsi kasta ku dhawaad 70ml oo dhiig ah ama daqiiqad kasta 5 ilaa 6 liitar oo dhiig ah, taasi oo ka dhigan maalintii dhiiga wadnaheenu uu tuuro ku dhawaad 7,600 oo liitar oo dhiig ah. 2. Waxa kale uu wadnuhu qabtaa dhiiga kasoo noqda xubnaha jirka ee uu hore ugu tuuray isaga oo gaarsiiya sambabada si loogu soo daro hawadda ama neefta Oksijiinta isla markaana dib ugu soo noqota wadnaha, wadnuhuna uu sidii si lamid ah ugu tuuro halbowlayaasha waa weyn ee jirka si ay ugaarsiiyaan xubnaha jirka loogana faa’iideysto Oksijiinta lagu soo daray dhiiga taas oo ah, tamar ay ku shaqo galaan unugyadda jirkeena. 3. Waxa uu sidoo kale wadnuhu dhiiga uu jirkeena utuuro qayb ka ah, Nafaqooyinka ama manfaca cuntada aynu cuno kasoo baxa taas oo la raacsiiyo qulqulka dhiigga isla markaana wadnuhu ka qayb qaato, gaarsiinta jirka si ay unugyadda jirku uga helaan tammar ay ku shaqo galaan isla markaana sare uqaadda waxsoosaarka shaqooyinkooda kala duwan ee jirka si nolosha iyo muuqeena jireed unoqoto mid sii jirta. 4. Shaqooyinka wadnaha ee jirkeena waxa qayb ka ah, Joogteyna cadaadiska dhiiga ee jirkeena oo saameyn kuleh howlgaladda shaqo ee xubnaha muhiimka ah ee isla jirka iyo guud ahaan caafimaadkeena. Shaqooyinka wadnaheenu waa mid ka sheekeynteedu ay qaadaneyso waqti dheer, waana mid ay tahay in aan alle uga mahadcelino nicmaddas uu inagu maneystay. Wadnuhu, maadaama uu jirkeenu uleeyahay ahmiyad weyn isla markaana uu u yahay xubin ay tahay in aynu dhowro aadna uga welwelno dhibaato kasta oo lasoo darista, ayaa sidaasi si lamid ahina ay Muqdisho u tahay, magaalo ay tahay in aynu ka walwelno dhibkasta oo ay la kulmayaan bulshadeedu gaar ahaanse dhalinyarta oo dhibta ugu badani saameyso. Muqdisho, waa magaaladda caasimadda u ah dalkeena, waa magalaadda ay ku noolyihiin tiiradda ugu badan bulsho Somaaliyeed oo kala reero iyo gobalo kala duwan leh. Waa magaalo madaxda waddan ay dhalinyartiisu ka badantahay 75%, waa magaalo Soomaaliyeed oo xarun u ah hayaddo caalami iyo maxali isugu jira, safaaraddo, askar, madax, wasaaraddo, ganacsato, siyaasiyiin, culimo, nabadoono dhaqan, waxgarad, danyar, dulmane iyo cid kasta oo degaan ku ah dantey doontaba ha ujoogtee. Waa magaalo xeebeed ay fadhiyaan xarumihii ganacsiga, shirikadaha iyo hayadaha hormuudka u ah wasoosaarka, bangiyada, isgaarsiinta, caafimaadka, waxbarashadda, tiknoolojiyadda, aqoonta, farsamadda gacanta iwm. Waa magaalo heysa malaayiin dad ah, oo kala duruufo iyo dano ah, waa magaaladda ay ku noolyihiin dhalinyarta ugu badan waddanka, waa magaaladda kulmisa ganacsade doollarku agtiisa daadsanyahay iyo miskiin aan heysan shilin uu gasiin siisto, gidaaradduna hoy uyihiin. Waa magaalo milkiyadeedu ay gacanta ku hayaan ganacsato aan u diirnaxeyn danta danyarta magaaladda isaga oo mid waliba kusoo daabulo badeeco tayadeedu hooseyso iyo daroogo kasoo gasha Cir, bad iyo dhul intaba taas oo saameysay dadka magaaladda. Waa magaalo qiimaha dhulka, kiradda, cunadda, dawadda, biyaha, korantadda, waxbarashadda iyo waxkastaba ka ganacsigeedu gacanta ugu jiro ganacsato aan dib ugu soo celin faa’iido weyn bulshadda ay ka macaashaan. Waa magaalo ay kusoo qulquleen dhalinyartu si ay waxbarasho, shaqo iyo nolol uga helaan maadaama aysan deegaanada ay ka imaanayaan ka jirin xarumo dabooli kara baahidda ay uga soo hayaameen. Muqdisho waa magaalo ay kusoo barakeen danyar, xoolo wixii ay lahaayeen abaaro, dagaalo iyo gabood fallo ay la kulmeen qasabtay in ay kasoo hayaamaan deegaanadooddii, magaaladana usoo aaday si ay nolol u helaan balse aan weli usuurtagelin isla markaana ay ku dayacan yihiin xarumihii ay daggeen. Nabad galyo, nolol, caafimaad, waxbarasho iyo shaqo intaba kuma heystaan oo waa cidi uma maqna celna uma qodna. Waxa dadkaasi ku dul dhaca isbadalka sanadka ama xiliyada sida qabowga, roobabka, dabeylaha, kuleylka intas oo ay usii dheertahay dhibaatooyin tacadiyo oo lagula kaco sida kufsi, dhac iwm. Muqdisho waa magaalo ay dadku ay ku naawilaan sanadba kan ka dambeeya, nolol iyo rajo wanaagsan balse ay u korarto dhibaato, dhacdo midba mida ka dambeysa ay kasii darantahay oo fajac, madax xanuun, murugo iyo uurkutaalo leh. Muqdisho, waa magaalo dhibka ugu badan uu ku dhaco dhalinyarta haddii ay ahaan laheyd kuwa kujira shaqo, waxbarasho ama labadaba. Waa magaalo ay ka kaceen burcad, tuugo iyo ciyaal weero nolosha uquuru la’ dhalinyarta waddanka. Waa magaaladda habeen iyo maalin kasta la dilo qof, laba iyo kasii badan, waa magaalo u eg furin dagaal oo ay indhahaadu qabanayaan askar iyo gawaari dagaal oo ay aheyd in lagu ilaaliyo amniga muwaadiniinta balse lagu dhibaateynayo isla muwadiniintii. Muqdisho, waa magaalo madaxdeedu ay jeebabka ku guraneyso lacagta dadkeeda isla markaana aysan jirin cid ka xishooneysa ama u damqaneysa dadka ay masuulka uyihiin. Waa magaalo dadkeedu gaar ahaanse dhalinyarteeda gumaad lagu hayo, cid waxka qabatana aysan jirin. Waa magaalo madaxdii masuuliyadeeda qaaday ay iska tamashleynayaan oo aysan xal u heyn dadka ay madaxda uyihiin iyo dhibaatadda heysa. Waa magaalo marka aad dusha ka eegto foolxumeynteeda lagu qaato qandaraasyo, siyaasiyiintuna hormuud iyo raali uga yihiin. Muqdisho, waa wadne ay aheyd in wixii soo mara ay u gudbiso magaalooyinka intooda kale balse aysan muuqan cidii kaalintaas qaadan laheyd. Muqdisho waa sida wadne dhiig soo galay balse aan heyn awooddii uu ku gudbin lahaa una gaarsiin lahaa jirka intiisa kale. Awooddaasi, waxa ay tahay mid isugu jirta maamul dowladeed iyo mid gaar. Muqdisho, waa magaalo hayadaha ama shirikadaha ugu waa weyn ee maalgelined aysan maalgelintoodu gaarsiisneyn goboladda dalka. Waa magaalo xarumaha waxbarasho aysan adeega ay bixiyaan goboladda dalka ugu geynin dhalinyarta iyo bulshadaba. Waa magaalo hooggaankii dowladdu ku fashilmay in la nabadeeyo magaaloyinka iyo degmooyinka kale ee dalka, si adeegyadda shaqo, waxbrasho, caafimaad iyo waxqabad intaba dhalinyarta iyo bulshaduba deegaanadooda ugu helaan culeyskuna uga yaraado magaaladda. Muqdisho waa magaalo, loo soo hayaamay si nolol looga helo marki ay soo dhaafi waayeen waxyabahaha aasaaska nolosha u ah, dadkii gobaladda wadankuna badi magaalada usoo hayaameen. Muqdisho, waa magaalo ay dayaceen madaxda waddunku si weyna loo hagraday. Waa magaalo ay ka xoogsadaan nololna u ah malaayiinka kunool balse ugu biiray culeys amni iyo mid dhaqaale oo ay la kici la’yihiin, madaxduna dadka ku eeganeyso. Muqdisho, waa magaalo dhalinyartu go’aansadeen in ay iska iimaansadaan oo aysan naftooda ku halaagin badaha iyo saxarayasha, reerahooduna aysan gelinin welwel iyo murug maskaxiyeed saameysa noloshooda. Waxa ay go’aansadeen in ay xoogsadaan oo xoogoodda maalaan hadey ahaan laheyd farsamo gacmeed, dhismo ka shaqeyn, kaxeynta gaadiidka kala duwan sida bajaajta, tagaasida, mootoyinka deliveryga, xamuulka, xamaali iyo xoogsi kasta oo ay irsaaqad xalaal ah kula soo baxayaan noloshaadda iyo tan eheladoodana ka maareeyaan. Waxa dhalinyarta sidaasi ku shaqeysaneysa go’aana u gaartay halis ku ah askarta dowladda oo maalin kasta lasoo warinayo dhib ay u geysteen, hadde ogsoonow ilaha ay dowladdu ka hesho dhaqaalaha in ay tahay dhalinyartaasi iyo ganacsiyadda oo laga qaado canshuur bile ah. Bulshada canshuur ayaa laga qaadaa adeeg u qalmana ma helaan, nabadgalyo warked daa, waxase intaas udheer in dowladdii askarteeda ay ka nabadgali la’yihiin. Askarta oo idil dambigu mawada lahan, waase in kamid ah dowladduna indhaheedu ma arkaan shaqsiyaadkaas halista ku ah bulshadda. Muqdisho, baahida bulshadda haddi la tirayo oo ay waxkaqabashadeedu dowladdu leedahay aysana dhinaceeda u dhaqaaqin waxa laga qori karaa buugaag aan tiro laheyn. Maxaa la gudbood bulshadda gaar ahaanse dhalinyaradda oo dhibta ugu badani ku dhacdo? Dhalinyarta Muqdisho, waa kuwa ugu badan bulshadda ee dhibka ugu badani ku dhaco ha noqdaan bajaajley, xoogsato kale, arday iwm intaba. Waxa la gudboon dhalinyartu in ay ka dhiidhiiyaan dhibaatadda ku dhaceysa oo aan waxba layska weydiineynin si joogto ahna usoo noqnoqata. Waa in dhalinyartu sameysaa Shaqo joojin maalmo cayiman hadey ahaan laheyd kuwa kaxeeya gaadiidka xamuulka, bajaajta, tagaasiyadda, gawaaridda dadweynaha iwm. Waa in dhalinyarta waxbarshadda la siiyo maalmo fasax oo xurumaha waxbarshadda ah sida dugsiyadda iyo jaamacaddaha si dareenkooda ay usoo bandhigaan. Dhibka gaara dhalinyarta, waa mid ay dareento bulshadda inteeda kale, gaar ahaanse eheladda iyo waalidinta dhalinta maalin kasta la dhibaateeyo. Doodad ah muqdisho xalkeedu waxa uu ku jiraa bulshadda oo baraarugta waa been ay tahay in la beeniyo, lana tilmaamo in bulshadu tahay dhalinyarta. Dhibka gaara dhalinyartuna uu yahay mid xanuujinaya eheladda iyo waalidiintooda. Dhalinta waxa lagu leynayaa waa rasaas iyo daroogo, si taas xal loogu helana waa in dowladda lagu canaanto gaabiskeeda shaqo iyo dayaca kaalinteeda ee ilaalinta badqabka muwaadiniinta ay u dhaartay ilaalinta karaamadda, cirdiga iyo sharaftooda. Xooga dhalinyaradda oo lamideeyo ayaa xal loogu heli karaa dhibaatooyinka heysta dhalinyaradda, cidkasta oo sameysa abaabul iyo baraarujin dareenka dhalinyarta ee katashiga aayaha nabadgalyo iyo nololeed ee mustaqbalkooda waa mid ay tahay in lagu bogaadiyo, lana dhiirigeliyo. Mqormo iyo qoraalo laguma soo koobi karo, dhibaatada bulshadda waxase ay tahay in shaqsi kasta kaalintiisa uu qaato si wacyiga dhalinyarta loo soo jeediyo isla markaana xal dhab ah loogu helo dhibaatadda ku dhaceysa, midba mida kasii dambeysana ka xanuun badantahay. Allaha nabad iyo hoggaan wanaagsan dalka iyo dadka hasiiyo. Midnimadda iyo wadajirka dhalinyarta allaha haleeshiiyo, hormarka iyo iskaashiga eebbe ha ina waafajiyo dhalinyaro. Fariintaan, waad qaadan kartaa waad faafin kartaa, waadna codeyn kartaa, waxna waad ku dari kartaa adiga oo macnaheeda adkeynaya isla markaaana aan nuxurkeeda hoos udhigeynin. Wabilaahi Towfiiq. W/Q: Abdihakim Sheikh Abdullaahi AFEEF: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada admin@caasimada.net Mahadsanid. The post Muqdisho: Wadne shaqadii gebay oo howlgelin u baahan appeared first on Caasimada Online.
  13. Cadawga guduhu waa mucaaridka waxaanay ka soo jeedaa Nabi Muuse, se muxaafidka xaqiiqda iska indho tiraya xagay ka soo jeedaan haybta Sheekh isaxaaq hortii? “ Xildhibaan Siciid Cudhay . Qaran News
  14. “Qolada aanu tolka nahay waxaan leeyahay Cabdiraxmaan Cirro aad ayaad ula jeceshihiin in uu madaxwayne noqdo, Laakiin waxaa hadda la soo gaadhay xiligii somaliland la jeclayde taa hala ogaado”. Ayuu yidhi Laabsaalax, oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland. Qaran News
  15. Berbera (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si rasmi ah u daah-furay suuqa xorta ah ee Aagga cashuuraha ka caagan oo laga bineeyey duleedka galbeed ee magaalada Berbera. Munaasibadda xadhig ka jarka ayaa waxaa madaxweynaha ku wehlinayay shir-guddoonka golaha baarlamaanka, guddoomiyaha maxkamadda sare, xeer ilaaliyaha guud, qaar kamid ah golaha wasiirrada, guddoomiyaha DP World, madax ka socotay hay’adaha caalamiga ah, madaxda gobolka Saaxil, qaar kamid ah maayarrada dalka, maareeyaha dekedaha Somaliland, madax-dhaqameed iyo marti-sharaf kale oo tiro badan. Ugu horrayn, waxa halkaasi ka hadlay madaxa shirkadda IFFCO Mr. Cabdul Jabbar iyo Liz LLoyd oo ah madaxa shirkadda caalamiga ah ee Inigiriiska u qaabilsan maalgashiga (BII) oo hadalka u kala dambeeyey, ayaa soo dhaweeyey xarunta ganacsiga xorta ah ee laga hirgeliyey duleedka Berbera, waxay sheegeen inuu mashruucani yahay fursad cusub oo Somaliland usoo jiidi karta maalgashadayaasha caalamiga ah. Waxay muujiyeen sida ay ugu qanacsan yihiin suuqan xorta ah ee loo hirgelilyey duleedka Berbera, iyaga oo caddeeyey inay si rasmi ah u isticmaali doonaan suuqan xorta ah. Wasiirka wasaaradda horumarinta maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire oo halkaas ka hadlay ayaa isaguna si qoto dheer u sharraxay muhiimadda uu leeyahay suuqan xorta ahi iyo sida uu kor ugu qaadayo maalgashiga dalka. Guddoomiyaha shirkadda DP-world, mr. Sultan Ahmed Bin Sulayem ayaa isaguna dhankiisa guul weyn ku tilmaamay dhamaystirka suuqa xorta ah oo ay in badan Somaliland sugaysay, isaga oo hoosta ka xarriiqay inay kor u qaadayso dhaq-dhaqaaqa ganacsiga Somaliland. Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo munaasibadda soo afmeeray, ayaa sharraxay waxyaabaha uu suuqani usoo kordhinayo qaranka iyo faa’iidooyinka ugu jira bulshada reer Somaliland. “Daah-furka suuqani waxa uu abuurayaa fursado ganacsi, shaqo abuur, korodhsi aqoon farsamo, mid maamul, mid adeeg, is-dhexgalka iyo wax-wada-qabsiga caalamka,” ayuu yiri Madaxweyne Muuse Biixi. Sidoo kale waxa uu sheegay in dhismaha suuqan xorta ah iyo mashaariicdii hore ee shirkadda DP World ka hirgelisay Berbera inay magaalada Berbera ka dhigayaan mid awood u leh inay waraabiso dalalka aan dekedaha lahayn ee qaaradda Afrika ku yaalla. “Mashaariicda laga hirgeliyey Berbera waxay ka dhigayaan dekedda mid awood u leh inay u adeegto gobolka iyo dalalka aan dekedaha lahayn ee ku yaalla qaaraddeena, waana tallaabo taariikhi ah oo dawladdu u qaadday dhinaca hirgelinta qorshihii horumarinta Qaranka ee (NDP 1,2, &3,).” Ugu dambeyntiina waxa uu si gaar ah ugu mahadnaqay ciidamada qaranka oo uu ku tilmaamay kuwo sabab u ah horumar kasta oo ay Somaliland ku tallaabsatay muddadii ay jirtay. “Waxan si gaar ah ugu mahadnaqayaa, nabaddaas, horumarkaas iyo quruxdaasi waxay ku timi dhiigga geesiyaasha qaranka ee maalin walba naftooda u huraya si aynu horumar u gaadhno oo inaga mudan mahadnaq iyo xusuus gaar ah.” Mashruucan suuqa xorta ah ee madaxweyne Muuse Biixi uu xadhigga ka jaray ayaa kamid ah mashaariic tiro badan oo lagu horumarinayo dhaqaalaha Somaliland oo ay shirkadda DP World ka hirgelisay oo ay kamid yihiin casriyeynta dekedda Berbera, garoonka diyaaradaha ee Berbera iyo jidka Berbera-Wajaale (Berbera Corridor). The post Aag cusub oo canshuuraha ka caagan oo laga daah furay Berbera + Sawirro appeared first on Caasimada Online.
  16. Somalia has expressed interest in joining the East African Community (EAC), which consists of six countries: Tanzania, Kenya, Uganda, Rwanda, Burundi, and South Sudan. Several conditions must be completed before Somalia may join the EAC. Source: Hiiraan Online
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Maxamed Sheekh Axmed Maxamed oo maalmo ka hor kusoo baxay Kursiga Hop086 ee horay loogu diiday Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xiisadda hareysay kursigaas oo weli ah mid taagan. Xildhibaanka oo xalay ka hadlay munaasabad ballaaran oo loogu sameeyay Muqdisho ayaa ka hadlay eedaha uga imaanaya dhanka musharixiintii laga hor istaagay kursigaas, kuwaas oo uu kamid yahay agaasimihii hore ee warfaafinta madaxtooyada, Cabdinuur Maxamed. Isaga oo u jawaabayay musharixiinta doorashadiisa cabashada ka keentay ayaa weerarka ku qaaday, wuxuuna tilmaamay in tallaabada ay qaadeen aan looga baran reer Aw-Xasan. “Soomaalida waxay la yaaban yihiin dad reer Aw-Xasan ah oo qeel qeelinaya inay jiraan, laakiin reer Aw-Xasan-ka qaarbaa baqtinaya oo ay hadda nafta ka dhaceyso,” ayuu yiri. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in raggaas ay yihiin, kuwa kasoo horjeedo danaha beesha iyo hormarkeeda, sida uu hadalka u dhigay. “Reer Aw-Xasan-ka qaar badan oo kamid ah far baa uga laaban,” ayuu markale hadalkiisa sii raaciyay xildhibaanku. Dhanka kale waxa uu ka hadlay wax-qabadkiisa, isaga oo tilmaamay in qiimaha dadka reer Aw-Xasan uu yahay inay ka shaqeeyaan danta guud, taasna uu kusii dadaali doono. “Qiimaha ay dadka reer Aw-Xasan-ka leeyihiin waxa ay tahay inay danta guud ka shaqeeyaan oo waxaa guud ay anfacaan haddii aan marka wax gooni ah idin siin waayo afeeftaa hore ayaan sii hormarsanayaa,” ayuu markale yiri Xildhibaan Maxamed. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo weli ay cabanayaan musharixiinta kursiga HOP06, kuwaas oo dacwad culus u gudbiyay maxkamadda sare, balse aan weli waxba laga qaban. The post Daawo: Xildhibaankii kusoo baxay HOP86 oo si kulul ugu jawaabay musharaxiintii kale appeared first on Caasimada Online.
  18. ROME, Italy (Caasimada Online) – General Michael Langley, the head of the U.S. military’s Africa Command, expressed optimism about the fight of Somalia government against Al-Shabab militants. Speaking after the international African Chiefs of Defence Conference in Rome, Gen Langley praised Somali President Hassan Sheikh Mohamud’s approach to addressing the militant presence in Somalia and the persistent famine affecting the population. Al-Shabab militants have been attempting to overthrow Somalia’s central government for nearly 15 years, killing thousands of people during that time. President Mohamud’s approach to addressing terrorism President Hassan Sheikh Mohamed Mohamud has emphasized the need for economic reform, social and political reconciliation, and religious tolerance in the fight against international terrorism. Gen Langley said he was “cautiously optimistic” about Somalia’s progress in its campaign against Al-Shabab. He added that he was impressed by Mr. Mohamud’s commitment to continuing to provide services to the public in the clans that are suffering, whether it’s famine or relief from the activities of Al Shabab. Famine and militancy in Somalia The U.N. has reported that almost half of Somalia’s 17 million population faces acute food insecurity, with 300,000 expected to experience famine in the coming months. More than 900,000 people live in areas controlled by the Al Qaeda-affiliated group, complicating aid access. The U.S. is one of several countries providing humanitarian aid, stabilization efforts, economic development, and military assistance to the Somali government in its continuing campaign against the group. Last week, an AfricaCom strike near Galmudug, Somalia, killed seven Al Shabab fighters. The U.S. government stated that the strike was conducted “at the request of the Federal Government of Somalia and in support of Somali National Army engagements” against the militant group. The operation left no civilian casualties. U.S. assistance to Somalia Last year, the U.S. provided more than $2.5 billion in life-saving assistance to the Horn of Africa, with $1.3 billion going directly to Somalia. On Tuesday, The United States delivered the second shipment of weapons to Somalia this year. The shipment, weighing 61 tons, consisted of AK-47s, heavy machine guns, and ammunition and arrived via two U.S. Airforce C-17 aircraft at Mogadishu airport. In January, the U.S. donated $9 million worth of heavy weapons, equipment, medical supplies, and maintenance equipment for vehicles and weapons to Somalia. The U.S. has an estimated 450 military personnel in Somalia after President Joe Biden reversed his predecessor Donald Trump’s decision to withdraw U.S. forces. Concerns about Russia’s Wagner Group in Africa Gen Langley expressed concern about the “growing influence” of Russia’s Wagner group across Africa during the conference. He highlighted their destabilizing effects in every country they operate in, including Libya, the Central African Republic, and Mali. Wagner has sent thousands of operatives to African and Middle Eastern countries, including Mali, Libya, Sudan, the Central African Republic, and Syria. Gen Langley emphasized U.N. reports of Wagner’s “brutal tactics,” human rights abuses, and allegations of unlawful or arbitrary killing of civilians. He added that the same tactics were observed in Libya and the Central African Republic. Last month, Washington pressured its Middle Eastern allies to expel the Wagner Group, a military contractor owned by an oligarch with close ties to Russia’s president, from Libya and Sudan. The post Somalia: US optimistic about anti-Al Shabab offensive appeared first on Caasimada Online.
  19. Al-Shabab, a terrorist group affiliated with Al-Qaeda, has been responsible for numerous attacks in Mogadishu over the years, targeting government officials, security forces, and civilians. One of their most deadly attacks was the truck bombing in October 2017, which killed over 500 people and injured hundreds more. The attack was carried out at a busy intersection in the city’s heart, causing widespread destruction and chaos. Al-Shabab has also carried out numerous hit-and-run attacks using vehicles as weapons. In January 2021, the group claimed responsibility for a car bombing at a busy checkpoint in Mogadishu that killed at least ten people and injured dozens more. In December 2019, the group targeted a busy street in Mogadishu with a car bomb, killing at least 90 people and injuring over 100. These attacks have not only caused physical harm and destruction. However, they have also created a sense of fear and insecurity among the population. Mogadishu has been plagued by war, terrorism, poverty, and inadequate infrastructure, making life difficult for its residents. One of the city’s biggest challenges is the absence of designated walkways, traffic planning, and marked lanes for transportation that follow the rules and regulations approved by the government or the Benadir region administration. This has become a significant threat to the safety and security of the population in Mogadishu and has damaged the image of Somalia’s interior, as the city is often seen as a hotbed of terror. The lack of designated walkways marked lanes, and traffic congestion has made it easier for terrorists to carry out hit-and-run attacks, causing chaos, fear, and confusion among the Somali population. Terrorists often use vehicles as weapons to ram into crowds, causing casualties and mayhem. The absence of designated walkways and marked lanes allows terrorists to blend in with regular traffic and escape after an attack, making it challenging for law enforcement agencies to identify and apprehend them. Al-Shabab attacks not only threaten citizens’ physical safety but also have a profound psychological impact. These attacks cause the destruction of property and infrastructure and the loss of life, leading to a sense of fear and insecurity among the population. The constant fear of an attack can lead to anxiety, stress, and trauma, which can have long-term effects on the mental health and well-being of the population. To combat the threat of terrorism, the government of Somalia must prioritize the development of an organized transportation system that includes designated walkways and marked lanes. The intermingling of traffic makes it difficult to recognize the car that terrorists may be using or the one that innocent people may be in, which can lead to security forces mistakenly targeting innocent individuals. This can damage the security forces’ reputation and create a rift between the government and the people. Therefore, it is crucial for the government to implement policies that prioritize the safety and well-being of civilians while also taking into account the need for effective law enforcement measures. Additionally, it is crucial for the security forces to work closely with the community to build trust and support and to ensure that their actions are in line with the law and serve the best interests of the public. Therefore, it is important for the security forces to address these challenges and work towards building a safer and more secure society. Moreover, designated sidewalks and marked streets not only increase the safety and security of people but also improve the overall quality of city life. Pedestrians can walk freely without fear of being hit by cars, and drivers of both trucks and Tuktuks, who face daily risks of shootings and death, can move through the city more efficiently, reducing road congestion and improving transportation flow. In conclusion, the absence of designated roads and marked lanes in Mogadishu has made the city vulnerable to terrorist attacks, causing chaos, fear, and confusion among the public. To achieve the objectives of the capital, it is essential to identify the root of the problem and take appropriate measures to solve it. Mogadishu needs security and stability, which can be achieved by following the path to lasting peace and security for the people of Mogadishu. By taking these steps, the government can create a safer and more secure Mogadishu that prioritizes the safety and well-being of its citizens. The author, Ahmed Abdullahi Mohamed, known as Ahmed Kaboole, is a qualified political science expert with a special focus on security and crisis management. He holds a degree from the prestigious Swedish Defense University in Stockholm, Sweden. The post Designated walkways and marked lanes: Vital for Mogadishu’s security appeared first on Caasimada Online.
  20. Xukuumadda Somaliland, ayaa ku war gelisay Beesha Caalamka, Dawladdaha Gobolka Qaramada Midoobay in ay heshay xogo sirdoon oo ah in Maamul Goboleedka Puntland ee Somalia uu qorshaynayo in maalmaha soo socda ay weerar ku soo qaadaan Ciidanka Somaliland. Somaliland waxa ay ku eedaysay Puntland in Ciidamada loo yaqaan PSF iyo kuwa Ilaalada Xeebaha ku soo daabushay Laascaanood, waxaanay sheegtay in ay si dhow ula socoto dhaqdhaqaaqyadaasi tallaabooyinka ku haboon ee ay ku difaacayso dhulkeeda iyo dadkeedana ayqaadi doonto. Source
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxtooyada Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay faah-faahin ka bixisay sababta hakisay dagaalkii ka dhanka ahaa kooxda Al-Shabaab ee ka socday qaar ka mid ah gobollada dalka. Dagaalka oo billowday bartamaha sanadkii tegay ayaa kooxda Al-Shabaab looga saaray deegaano badan oo ka mid ah gobollada dhexe ee dalka. Hase yeeshee, labadii bil ee tegay ayaa inta badan dagaalku istaagay, marka laga reebo duqeymo ay ciidamada Mareykanka la beegsadaan kooxda. Xuseen Sheekh Cali, oo ah la-taliyaha amniga qaranka ee madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo wareysi siiyey idaacadda VOA, ayaa sheegay in dowladda ay soo geba-gebeysay wejigii koowaad ee howlgallada. “Waa muddo kooban oo hakad ah, kahor duufaanta,” ayuu yiri, isaga oo ula jeeda in duulaan kale oo culus uu soo socdo, islamarkaana gaabiska hadda ku yimid howlgallada uu yahay isu diyaarinta wejiga labaad ee howlgalka. Waxa uu sheegay in wejiga labaad ee howlgalka uu awood u yeelan doono in kooxda Al-Shabaab looga saaro “xaafad iyo magaalo kasta” oo hadda ay gacanta ku hayaan. Xuseen Sheekh Cali ayaa sheegay in howlgalka wejiga labaad ay qeyb ka noqon doonaan ciidamo cusub oo ay Soomaaliya usoo diri doonaan dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya, kuwaas oo aan qeyb ka aheyn ATMIS. “Waxaan isku diyaarinaynaa wejiga labaad. Ayada oo ay nagu soo biirayaan ciidamo dheeraad ah oo aan qeyb ka aheyn ATMIS oo na taageeri doono, waxaan ku jirnaa xilligii qorsheynta, waa taas sababta hakadka keentay,” ayuu yiri. “Qorshahooda [ciidamada ka imanaya Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti] waa inay Soomaaliya ku yimaadaan sideed toddobaad gudahood,” ayuu yiri. Xuseen Sheekh Cali waa uu diiday inuu shaaciyo tirada ciidamada imanaya, sababo la xiriira “hadafka howlgalka.” Matt Bryden, oo ah khabiir amniga Geeska Afrika ah, ayaa sheegay in ciidamada dheeraadka ah, ee aan qeybta ka aheyn ATMIS “ay dedejin karaan dadaallada lagu wiiqayo loogana adkaanayo” Al-Shabaab.” “Tan iyo markii dowladda federaalka iyo saaxiibadeeda ay ku dhowaaqeen damacooda, Al-Shabaab waxay u badan tahay inay kala dirtay dagaal-yahannadeeda si ay uga fogaato dagaal militari oo toos ah,” ayuu yiri. The post Villa Somalia oo shaacisay sababta loo hakiyey dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
  22. MOGADISHU, Somalia (Caasimada Online) – Neighboring countries of Somalia are preparing to send new troops to support Somali forces in their fight against al-Shabab, according to Hussein Sheikh-Ali, the national security adviser for Somali President Hassan Sheikh Mohamud. In an interview with VOA’s Somali Service, Ali said that Djibouti, Ethiopia, and Kenya would send troops in addition to the soldiers already serving as part of the African Transitional Mission in Somalia (ATMIS). He said the new troops would not be part of the ATMIS mission. Ali declined to provide a specific number of incoming soldiers, citing “operational purposes.” Ali said the plan is for the new troops to enter Somalia within eight weeks. He noted that their role is to jointly plan and operate under the command of Somali security forces, fighting against al-Shabab alongside Somali forces. The three countries’ leaders attended a summit hosted by Mohamud on February 1 in Mogadishu, where they agreed to jointly plan and organize a robust operational campaign to “search and destroy” al-Shabab on multiple frontlines. Second phase offensive against Al-Shabab The national security adviser stated that the current military operations against al-Shabab have paused as the government concludes the first phase of operations. However, the second phase is expected to begin soon with the support of the additional non-ATMIS forces from neighboring countries joining the fight. Matt Bryden, a Horn of Africa regional security expert, has warned that the success of the second phase offensive against al-Shabab will depend on two key considerations. The first is proper planning, with counterinsurgency operations being intelligence-led and having clearly defined objectives, such as dismantling specific al-Shabab bases and neutralizing high-value jihadist leaders. The second consideration is the availability of holding forces to secure newly recovered territory after the clearing forces have passed through, as recent operations have highlighted the absence of capable holding forces. U.S. provides weapons to Somalia The United States delivered the second shipment of weapons to Somalia this year. The shipment, weighing 61 tons, consisted of AK-47s, heavy machine guns, and ammunition and arrived via two U.S. Airforce C-17 aircraft at Mogadishu airport. In January, the U.S. donated $9 million worth of heavy weapons, equipment, medical supplies, and maintenance equipment for vehicles and weapons to Somalia. The U.S. has an estimated 450 military personnel in Somalia after President Joe Biden reversed his predecessor Donald Trump’s decision to withdraw U.S. forces. The U.S. supports the Somali and multinational African Union forces with drone strikes, intelligence, and training. The al-Shabab militant group in Somalia Al-Shabab is a Somalia-based terrorist group that has been waging an insurgency against the country’s government since 2006. The group is known for its violent tactics, including suicide bombings, and has pledged allegiance to al-Qaida. The group controls large parts of the countryside and regularly launches attacks on civilians, government officials, and African Union peacekeepers. The African Transitional Mission in Somalia (ATMIS), composed of soldiers from several African countries, has supported the Somali government’s efforts to defeat al-Shabab since 2007. The post Somalia: Three neighboring countries to send troops appeared first on Caasimada Online.