Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Kismayo (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Kismayo on Wednesday, where Jubbaland leader Ahmed Madobe, along with other officials warmly welcomed the President's delegation. Source: Hiiraan Online
  2. Ciidamo kala duwan oo gurmad u ah xoogagga Daraawiishta SSC ayaa sida la xaqiijinayo ku biiray dagaalka Laascaanood. Gaadiidka dagaalka gurmadka SSC ayaa saacadihii la soo dhaafay ku gurmayay jiidda dagaalka magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Dhinaca kale Ciidamada Somaliland ee ku urursan Gooja-cadde iyo nawaaxigiisa ayaa laga soo sheegaya dhaq dhaqaaqyo ciidan iyo abaabul dagaal. Ciidamada Somaliland oo lagu jebiyay dagaal ka socday Laascaanood in ka badan 20 cisho ayaa hadda isu diyaarinaya weerar ka xooggan kuwii hore. PUNTLAND POST The post Wararkii u danbeeyay ee gurmadyo ciidan oo ku biiray xoogaga SSC appeared first on Puntland Post.
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa shan milyan oo doollar u ballan qaaday cidii keenta xog cadeynaysa ama goobta uu ku sugan yahay Cali Maxamed Raage oo loo yaqaano Cali Dheere. Cali Dheere, waxa uu ahaa madaxa afhayeenka Al-Shabaab tan iyo bishii May 2009-kii, waana hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda, ayay tiri wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka. Madaxweyen Xasan ayaa taageero heer gobol ah u raadinaya sidii dowladdiisu ay kaga adkaan lahayd Shabaab. Tan iyo markii uu billowday dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab waxaa lagala wareegay deegaanno, inkastoo meelaha qaar ay ku qaadeen weerarro rogaal-celin ah. Afhayeenka Al-Shabaab, Cali Maxamuud Raage ayaa goor sii horreysay uga digay maleeshiyo beeleedyada in ay ciidanka dowladda federaalka garab siiyaan. Waa kuma Cali Dheere? Magaciisu waa Cali Maxamuud Raage, oo aad loogu yaqaanno (Cali Dheere) waa afhayeenka ururka Al-Shabaab. Inkastoo xilliga uu dhashay aan si dhab ah loo ogeyn, haddana waxaa la tilmaamaa inuu ku dhashay agagaarka deegaanka Gal-hareeri oo u dhow magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud sida ay sheegeen khuburo aan la hadalnay. Waxaa dadka falanqeeya arrimaha Al-Shabaab ay sheegaan in aanu ku badneyn tagista furimaha dagaalka maadama uu yahay afhayen qaabilsan arrimo ay ka mid yihiin shaacinta weerarada iyo howgallada ay Shabaabku gaystaan, fariimaha ciiddaha iyo wixii la mid ah. Saddex dagaal oo uu galay Cali Dheere kahor Al-Shabaab Xog aan helnay ayaa sheegaysa inuu ka mid ahaa dhalinyaradii ururkii Al-itixaad ee Soomaaliya ka aas-aasmay wixii ka dambeyay markii ay dhacday dowladdii miltariga ahayd, ee Allaha u naxariistee uu madaxweynaha ka ahaa Maxamed Siyaad Barre. Sida ay sheegeen khuburo kala duwan oo aan la hadalnay ururkii Al-itixaad oo xilligaasi uu dhaliyardiisii qayb ka ahaa Cali Dheere, ayaa dagaallo la galay ciidamo uu hoggaaminayay Allaha unaxariistee Jeneraal Maxamed Faarax Caydiid, kaas oo sanadkii 1991-dii, ka dhacay meel u dhow magaalada Kismaayo. Sidoo kale sanadkii 1992-dii dagaal u dhaxeeyay Al-itixaad iyo Jabhadii SSDF, oo ka dhacay Puntland ayuu door ku lahaa, halka 1996-diina uu ku jiray dagaal ururkaasi kula galay dowladda Itoobiya, deegaanno ka tirsan gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya Shaqooyinkii Cali Dheere Al-itixaadkii markii lagu jabiyay dagaalladii waxaa inta badan raggii bud-dhigga u ahaa ay intooda badan ku soo laabteen magaalada Muqdisho, dadkaas ayuuna ka mid ahaa Cali Dheere sida uu sheegay aqoonyahan Maxamed Xaaji Ingiriis oo taariikhda ka dhiga King’s College ee dalka Ingiriiska. “Itixaad raggii soo jabay waxaa la isku soo aruursaday Muqdisho, waxayna kala noqdeen ganacsato iyo macalimiin, isagoo ah ganacsade ayuu haddana ka mid ahaa macallimiintii hay’addii Al-xarameyn”, ayuu yiri aqoonyahan Ingiriis. Hay’addas waxaa markii dambe xiray dwoladda Mareykanka xilligii ay dhaceen qaraxyadii lagu qaaday daarihii mataanaha ahaa 11-kii bishii September sanadkii 2001-dii. Sidaas awgeed, markii uu kasoo gudbay dagaalladii uu ka qeyb galay xilligii uu ka tirsanaa ururkii Al-Itixaad, waxa uu billaabay in uu ku shaqeysto labo xirfadood oo kala ah: Ganacsi iyo Macallinnimo. Cali Dheere wuxuu ka mid ahaa dadkii qaybta weyn ka qaatay aas-aaskii Maxkamadihii Islaamiga ahaa ee xaruumaha ku lahaa degmooyinka ka tirsan gobolka Banaadir, kuwaas oo xilligaa qaban jiray howlo la xiriira kiisaska ka dhex dhaca bulshada. Xogta ayaa sheeegaysa in xilligaasi Cali Dheere uu sidoo kale ka mid ahaa ganacsatadii suuqa daawada ee Bakaaraha isaga oo marka uu shaqdiisa suuqa ka rawaxo caadiyan tagi jiray Maxkamadaha si uu gacan uga gaysto howlaha Maxkamadda. Waxaa la sheegaa sidoo kale in Masaajid ku yaalla xaafadda gubta ee magaalada Muqdisho uu ka aqrin jiray kitaabo ku saabsan siirada Rasuulka N.N.K.H. Nin ina adeerkiis ah ayuuna caawin jiray oo gacan-yare u ahaa sanadihii 2004-tii ilaa 2006-dii. Bilowgii Shabaab oo ahaa garab ka mid ahaa Maxkamadihii Islaamiga ayaa afheen u magacaabay waxaana la aaminsanyahay in waxyaabaha uu caanka ku noqday ay ka mid yihiin dhiiranaanta iyo shaacinta mar walba howgallada iyo weerarada Al-Shabaab ay fuliyaan. Wuxuu la hadlaa warbaahinta taageerta Al-Shabaab, waana ninka sheega weerarda iyo qaraxyada ay Shabaabku gaystaan. Aqoonyahan Maxamed Xaaji Ingiriis ayaa sheegay in ninkaan dhiirnaantiisa ay sabab u tahay ka soo qayb qaadashadii dagaalladii iyo ururadii Islaamiga ahaa ee dalka soo maray. Liiska argagixisada Bishii Ogoosto ee sanadkii 2021-kii war-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Mareykanka, gaarahaanna xafiiska xoghayaha arrimaha dibadda ee dalkaasi, ayaa rag uu ka mid yahay afhayeenka Al-Shabaab Cali Dheere ku daray liiska argagixisada. “Waxaa la yaableh in muddo dheer oo uu ahaa afhayeenka Shabaab aan lagu darin liiska argagaxisada oo sanadkii 2021-kii lagu daray, “ ayuu yiri aqoonyahan Ingiriis. War-saxaafadeedkaas ayaa lagu cadeeyay in Cali Dheere iyo ragga kale oo ka tirsan Al-Shabaab ay qayb ka ahaayeen weeraro ururkoodu maleegay oo ka dhacay Soomaaliya iyo Kenya. Hadal uu dhawaan jeediyay Dhawaan mar uu hadal jeediyay waxaa uu ka hadlay dagaallada hadda socda ee ka dhanka ah ururkiisa, wuxuuna ku hanjabay in ay beegsan doonaan xaruumaha dowladda. Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur, oo hadalkaasi afhayeenka Shabaab ka falcelinayay ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo dadka shacabka ah ay diyaar yihiin in ay iska difaacaan Al-Shabaab. Isha: BBC The post Xog: Labadii shaqo ee Cali Dheere uu qaban jiray kahor inta aanu ku biirin Al-Shabab appeared first on Caasimada Online.
  4. Young city people are being encouraged to join the conversation around climate change by going cycling. Source: Hiiraan Online
  5. Garissa governor Nathif Jama on Wednesday hit out a section of security agents whom he accused of harassing residents in the wake of renewed terror in Fafi and Dadaab sub counties terming the acts counterproductive. Source: Hiiraan Online
  6. Muqdisho (Caasimada Online) – Qori saban ah iyo mid dhashiike ah in la isku garaaco bartamaha Isgoyska shacabka badan ee Siinaay ee magaalada Muqdisho laguma qeexi karo isku dhac ciidan ee waa u bareerida xasuuq shacab ayay leeyihiin dadweynaha. Geerida ku dhawaad sideeda ruux ayaa halkaas laga soo wariyay. Weli waxaa taagan dooda ah dhiig baxa Muqdisho yaa masuul ka ah. Doraad laba dhalinyaro ah ayaa lagu dilay xaafada Taleex ee degmada Hodan. Shalay wiil bajaajle ah ayaa lagu toogtay agagaarka isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay toogteen ciidan dowladeed oo galbinayay qof madax ah. Magaalada sidan u dhiig-baxeysa ayaa bixisa canshuurta ugu badan ee ay ku shaqeyso dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Muqdisho shacab ahaan weli ma bareerin, tacadiyadu waa sii socdaa. Waxgaradkii iyo aqoon-yahankii indhaha ayay ka eeganayaan dhibaatada, qaarna dano aan badneyn oo ay dowladda ku qabaan ayaa ka indha tiray dhiig-baxa caasimada. Duqa magaalada Muqdisho ayaa farriin nuxur beel ah oo dadka sii rejo tirtay waxa uu kaga jawaabay dhacdadii habeen hore ee isgoyska Siinaay ee shacabka lagu laayay. Iyada oo dilalka iyo dhibaatooyinka ka socda magaalada Muqdisho ay xoogeysteen dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay, waxaa dibad-bax dhigay dhalinyarada ku shaqeysata bajaajta. Inkasta oo mudaharaadkooda caro ku yimid, haddana sadex arrimood ayay siyaabo kala duwan usoo hadal qaadeen intii uu banaanbaxa socday. Mid waa sababta ay canshuurta u bixiyaan haddii aanay nabad ku mari karin waddooyinka magaalada Muqdisho. Midna waa sababta loo dili la’yahay kuwa dila bajaajlayaasha. Midda saddexaadna waxay aheyd weydiin la xiriirta dalka ma ka tagtaan mise inaga ayaa hubka qaadana oo is-difaacna. The post Xaalka magaalada Muqdisho oo faraha kasii baxaya appeared first on Caasimada Online.
  7. MOGADISHU (Xinhua) -- It was a day marked with joy and contentment for 58-year-old Sheikh Hassan Mohamed Gedi who took rhythmic steps onto the graduation podium to receive his degree certificate, something he had strived for over the past 34 good years through a relentless pursuit of undergraduate studies. Source: Hiiraan Online
  8. Parties at the Washington meeting have agreed to reconvene in Doha “within the next three months for ongoing discussions and to take stock of progress.” Source: Hiiraan Online
  9. JOHANNESBURG, SOUTH AFRICA — As a school kid in Mogadishu, Farhia Mohamed Kheyre spoke in an unusual way. When her teachers asked questions in class, Kheyre would answer in a newsreader’s voice, she told VOA, bursting into laughter at the recollection. Source: Hiiraan Online
  10. MOGADISHU, Somalia (AP) — The United States is increasing its military assistance to Somalia as the country sees success in battling what the U.S. calls “the largest and most deadly al-Qaida network in the world.” Source: Hiiraan Online
  11. LOSITETI, Kenya — The wind picked up, and Jill Biden was suddenly enveloped in a cloud of red dirt, the kind that’s impossible to get out of your clothes, the kind that looks like rusty blood when it’s wet. That is, if it would ever rain here. Source: Hiiraan Online
  12. Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Karaash oo dhaawacyadadagaalka laascaanood caawa ku booqday Isbitaalka Somcare Garoowe . Qaran News
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Maxamed Haaruun Cabdullaahi oo ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka ayaa soo saaray qormo kooban oo ciwaan uu kaga dhigay “Qof kasto oo Soomaali ah, ma ahan muwaadin dalkaan u dhashay.” Xildhibaan Maxamed Haaruun ayaa ka soo jeeda deegaanada Somaliland, hadalkiisaan ayaa daba socda hindise sharciyeedka ‘Aqoonsiga iyo diiwaan-gelinta dadweynaha’ oo xildhibaanada golaha shacabka ay ansixiyeen. Xildhibaan Haaruun ayaa qaba in qof kasta oo Soomaali ah uusan aheyn muwaadin, isagoo sababeynaya doodiisa, waxaa xusid mudan in xildhibaankaan uu ka soo jeedo Somaliland oo sheegata inay ka go’day Soomaaliya. “Golaha Shacabka ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka Aqoonsiga iyo diiwangalinta dadwaynaha, waxaa wali dhiman xeerka jinsiyadda oo isna aad muhiim ugu ah dalkaan Soomaaliya, waxaan aaminsanahay in aan qof kasta oo Soomaali ah uusan ahayn muwaadin dalkaan u dhashay, Soomaali waa la wada yahay dalkaan-se waa la kala leeyahay,” ayuu qoraalkiisa ku yiri Xildhibaan Haaruun. Wuxuu sheegay in Soomaaliya aysan sii ahaan karin dan-guud oo Soomaali oo dhan ka wada dhaxeysa, maadaama qadiyadda Soomaaliweyn aysan hadda suurtagal aheyn. Sidoo kale Xildhibaan Maxamed Haaruun ayaa ku doodaya in dadka Soomaaliyeed ee ku maqan wadamada deriska la ah Soomaaliya aan loo aqoonsaneyn dad la gumeysto oo xoog lagu heysto. “Qadiyada shanta Soomaaliyeed xiligan maaha mid nool oo suurtogal ah, Soomaalida ku nool dalalka dariska nala ah, uma aqoonsanin kuwo gumaysi ku hoos jira ee waxaan u aqoonsanahay muwaadiniin wadamadooda ku nool oo wax la leh,” ayuu yiri Xildhibaan Maxamed. Maxamed Haaruun oo ku fadhiya kursiga HOP208 ayaa ka mid ah Xildhibaanada ka soo jeeda gobollada waqooyi oo maamulka Somaliland uu 30 sano ka hor ku dhawaaqay in laga jaray Soomaaliya oo dal madax-banaan ay yihiin. The post Xildhibaan ka tirsan BF oo si yaab leh u qeexay qofka Soomaali noqonaya appeared first on Caasimada Online.
  14. Women and girls carry a disproportionate burden of crisis and conflict. The destruction of the maternal health ward in Las'anod General Hospital is a tragic example. We must do more to protect the health and rights of women and girls in times of conflict. #WomenInCrisis #LasAnod pic.twitter.com/FBFyrt6Jsp — UNFPASomalia (@UNFPA_SOMALIA) March 1, 2023 Qaran News
  15. Muqdisho (Caasimada Online) – Mareynkanka ayaa Talaadadii hub iyo saanad ciidan ku wareejiyay dowladda federaalka Soomaaliya, taasi oo loogu tala-galay ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan Kumaandooska Danab. Deeqdan dhanka millateri ee Mareykanka ayaa ka koobneyda lixdan iyo kow tan oo AK-47 ah, qoryaha daran-dooriga u dhaca iyo rasaas. Waxaa magaalada Muqdisho kasoo dejiyay laba diyaaradood oo ah nooca C-17 ee ciidamada Cirka Mareykanka ee fadhigoodu yahay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Sii-hayaha safaaradda Mareykanka ee Muqdisho Tim Trinkle oo hubka iyo saanada ciidan ku wareejiyay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa waxa uu shaaciyay in deeqdan ay ka dhigan mudnaanta sare ee iskaashiga Mareykanka iyo Soomaaliya. “Aad ayaa ugu han-weynahay in aan Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed iyo sahcabka Soomaaliyeed ku garab istaagno dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada. Saanadan waxaa la siin doona ciidamada Danab oo kamid ah xoogagga geesiyaasha ah ee dagaalka kula jira Al-Shabaab,” ayuu yiri Safiir ku-xigeenka Mareykanka ee Soomaaliya Amb. Tim Trinkle. Hubka iyo agabka kale ee millateri ee Mareykanka uu soo gaarsiiyay Soomaaliya ayaa ah mid calaamadeysan oo la diiwaan-geliyay, iyada oo la raacayo siyaasadda dowladda federaalka Soomaaliye ee maareynta hubka iyo rasaata. Arrintan ayaa looga dan leeyahay in lagu xisaabtamo, islamarkaana lagu xakameeyo hubka ku dhex jira ciidamada iyo hubka kale ee lagu qabto furimaha dagaalka, maadaama ay jiraan tuhuno ku qotoma qaabka uu hubka u gaaro kooxda dagaalka lagula jira. Sidoo kale, Golaha Amaanka ee QM ayaa la siiyay ogeysiis gaar ah oo la xiriira arrintaan, iyada oo lasii marayo xafiiska iskaashiga amniga ee safaaradda Mareykanka ee Muqdisho, kaasi oo korjoogteyn ku leh sugida hubka. Deeqdan millateri ee Mareykanka uu ku wareejiyay dowladda federaalka ayaa waxaa loogu tala-galay dardar-gelinta howl-galada dagaal ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, kaasi oo socda qeybo badan oo dalka ah. Horraantii sanadkan ayay aheyd markii uu sidan oo kale Mareykanka uu dowladda Soomaaliya u soo gaarsiiyay hub ay ugu tala-galeen isla ciidanka Danab, oo iyagu kaalin muhiim ah ka qaatay dagaalka ka dhanka Al-Shabaab ee ka socda dalka. The post Mareykanka oo xog cusub ka bixiyay hub iyo saanad ciidan oo uu kasoo dejiyay Xamar appeared first on Caasimada Online.
  16. Fashilka Xukuumadda Biixi ee Dagaalka Laascaanood Muddo dheer oo ay ka socdeen magaalada laascaanood dilal aan weli la aqoonsan cidda ka danbaysay oo lagu galaaftay badi haldoorkii reer Laascaanood ayaa ugu danbayn sababay kacdoon dhiig badani ku daatay. Labaatabkii diseembar ee sa adkii tagay gadood ay dadka reer Laascaanood ka sameeyeen magaalada laascaanood ayay xukuumadda biixi kaga jawaabtay rasaas aan loo meel dayin taas oo ay ku dhinteen ku dhawaad labaatan qof kuna dhaawacmeen in ka badan boqol qof. Muddo bil ah oo shir u socday isimada dhaqanka reer Laascaanood xukuumadda biixi waxay ku guuldaraysatay inay wada hadal la furto si xal looga gaadho tabashada dadka deegaanku ka qabaan Somaliland. 6dii feebarweri 2023, markii uu soo dhamaaday shirkii garaadada beesha Sool clan islamarkaana ay ku dhawaaqeen go’aamo lid ku ah Somaliland xukuumadda Biixi waxay kaga jawaabtay dagaal galaaftay dhimashada dad ka badan 150, halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 600 oo qof, kuna barakaceen ku dhawaad Boqol iyo shan iyo sideetan oo qof in ka badani. Xukuumadda biixi ayaa dagaalka laascaanood ku sheegtay inuu yahay dagaal ay kula jirto argagixiso taas oo afka oodda ka saartay irid walba oo xal lagu raadin lahaana soo xidhay. Guddoomiyaha baarlamaanka oo laascaanood u jooga siduu u dejin lahaa xaalka laascaanood ayaa madaxweyne biixi ku eedeeyay inuu soo xidhay jid walba oo ay nabadi ku iman lahayd, isaga oo intaana sii raaciyay in dadka reer Laascaanood xukuumadda Somaliland u gaysatay xasuuq nacayb ah. “Waxaa la isticmaalay awood xad dhaafa oo ay ka muuqato nacayb, tallaabo kasta oo nabadeed oo aanu qaadnay ama xadhig kasta oo aanu soo xidhnay inay ka socon waayeen dhinaca madaxweynaha (Muuse Biixi).” Gebogabadii, xukuumadda biixi waxa ay duqaysay intii uu socday dagaalka laascaanood goobaha muhiimka ah, sida caafimaadka, biyaha, laydhka iyo goobaha muhiimka u ah bulshada. W/Q: Samiir Muuse Cismaan Qaran News
  17. Hadalka Garaad Mukhtaar ka soo yeedhay Mar-labad wuxuu daaha ka rogaya qorshaha dhabta ah ee Garaadada Midigta Fog. Hadalka ka soo yeedhay Mar labad Garaad Mukhtaar Garaad Cali, ee ah in qorshahooda Laascaanood ku xigaa yahay Ceerigaabo, waa mid muujinaya qorsheyaal soo socda oo ka duwan kii Laascaanood ka taagnaa ee bulshada Gobolkaasi abuurtay ee dad badan oo reer Somaliland ahina ku garab istaageen, balse hadalka garaad mukhtaar waxa uu abuuray shaki ah in uu jiro in colaad dheer oo Gobollada iyo dadka oodwadaagta ah lagu dhex abuuro, fidno cusubna lagu fidiyo Gobollo kale. Hadalkan waa mid dhaawac weyn ku ah rabitaankii shacabka reer laascaanood, wuxuna muujinayana qorsheyaal qarsoon oo u adeegaya kicin iyo isku dir dadka Walaalaha ah ee sida nabadda ah ugu wada nool gobalka Sanaag. Dadka reer laascaanood waaxan u rajaynaya Nabad iyo Barwaaqo waarta idamka alle Xoghayaha Cadaaladda xisbiga waddani yoonis axmed yoonis. Qaran News
  18. Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Generaal Sulub Axmed iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Madaale oo si wada-jir ah warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa si adag uga hadlay dilalka ay ciidamada dowladda ka geysanayaa caasimada. Dilalka ay geysanayaan askarta ka tirsan ciidamada dowladda federaalka ayaa maalmihii dambe kusoo badanayay magaalada Muqdisho, taasi oo ay ugu dambeysay dil uu shalay askari ka tirsan dowladda uu ka geystay Isgoyska Jubba, kaasi oo uu ku dilay darawal Mooto Bajaaj. Generaal Sulub iyo guddoomiye Madaale ayaa sheegay in cadaallada la horgeyn doono askartii dilalka u geystay wadayaasha Mooto Bajaajta, ee caasimada dalka sida bareerka ah ugu dilay shacabka. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxa uu shaaciyay inay wadaan qorshe wax looga qabanayo arrintaan, islamarkaana ay isbadal weyn ku sameyn doonaan ciidamada ka howl-galayaa gudaha magaalada Muqdisho. “Waxaan ka shaqeyn doonaa ciidankii dhibka gaystay inaan maxkamada geyno waliba si toos ah shacabka Soomaaliyeed u daawadaan, goobaha ciidamada ay ka shaqeynayaan wax weyn ayaan ka badali doonaa waxaana geyn doonaa saraakiil waa weyn oo qibrad u leh shaqada,” ayuu yiri Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Waxa uu intaas ku daray in 24-kii saac ee ugu dambeysay ay wax ka bedeleen qaabkii ay ciidamada uga hawlgalayaan goobahaasi, islamarkaana ay barrahaasi u kordhiyeen saraakiil waaya-arag ah, si ay u korjoogteeyaan buu yiri ciidanka jooga goobahaasi ee amniga sugaya. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa isaguna sheegay in aan loo dulqaadan karin cabashada shacabka ee taagan maalin kasta, wuxuuna uga digay ciidamada dowladda dilalka noocaan ah. “Ciidanka waxaan leeyahay haku deg-degin inaad wax dishaan, uma dulqaadan karno cabshada shacab ee maalin kasta taagan, kuwii dhibka geystay maxkamad ayaa soo saari doonaa.” Shalay ayey aheyd markii uu askari ka tirsan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya uu darawal Mooto Bajaaj ku dilay Isgoyska Jubba ee degmada Shangaani ee gobolka Banaadir. Goobta uu dilkan ka dhacay ayaa waxa ka dhacay banaanbax xooggan oo ay dhigayeen qaar kamid ah dhallinyarada ku shaqeesata Mootada, oo ka gadoodsana dilka loo gyestay darawal kamid ah. Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe waxaa kusoo badanayay dilalka ay askar ka tirsan ciidanka dowladda federaalka ay u geysanayan darawalada wada Mooto Bajaajta, kuwaasi oo dhibane u noqday askarta dowlada. The post Taliska booliska iyo maamulka gobolka oo tallaabo qaaday kadib dilalkii carada dhaliyey appeared first on Caasimada Online.
  19. HELSINKI, Finland (Caasimada Online) – Finland’s parliament has taken a significant step toward joining the North Atlantic Treaty Organization (NATO) with a resounding approval of its accession on Wednesday. Hungary’s ruling party has also announced its support for the move to be ratified. The legislation was passed by a vote of 184 to seven, affirming Finland’s acceptance of the terms of the NATO treaty. Though Finland will need ratification from all 30 of NATO’s member states, the approval puts it on track to join the alliance before neighboring Sweden. Finnish lawmakers have been pushing for the legislation to be passed before the country’s general elections on April 2 to avoid political uncertainty. However, passing the bill does not guarantee Finland’s automatic entry into NATO. The government’s chancellor of justice, Tuomas Poysti, has explained that the president can wait for a maximum of three months to sign the bill once it is approved by parliament. President Sauli Niinisto has indicated his intention to sign the law “as soon as Parliament approves it” but added that he is open to practical considerations that could delay the process. Turkey has also announced that it will resume negotiations with Finland and Sweden on March 9. Sweden had dropped out of the talks after a row over protests in Stockholm, including burning the Koran in front of Turkey’s embassy. Both Finland and Sweden abandoned their longstanding policies of military non-alignment. They applied to join NATO last May in response to Moscow’s invasion of Ukraine. What’s next for Finland’s NATO accession? Even if Finland secures the required ratifications, its NATO membership could be challenged by neighboring Russia, which has already expressed its opposition to the move. Finland has a 1,300-kilometer (800-mile) border with Russia and a history of neutrality during the Cold War. However, the 2022 Russian invasion of Ukraine has changed the security landscape in Northern Europe, prompting Finland to reconsider its defense posture. In recent years, Finland has increased military cooperation with NATO, participated in joint exercises, and hosted military drills. Sweden, also preparing for possible NATO membership, has supported Finland’s accession. The Finnish government sees NATO membership to secure its defense and strengthen its position in Europe. Joining NATO would also give Finland access to the alliance’s collective defense system, intelligence sharing, and defense-planning capabilities. Finland: A history of neutrality Finland’s long history of neutrality and non-alignment dates back to the Cold War. During that period, Finland pursued an “active neutrality” policy. It did not align with any military alliances, such as NATO or the Warsaw Pact. Following the collapse of the Soviet Union, Finland’s security policy shifted towards a more cooperative approach with the West. In 1994, Finland joined the Partnership for Peace program, which allowed it to participate in NATO-led peacekeeping operations and military exercises. In recent years, Finland has become increasingly concerned about Russia’s military activities in the Baltic Sea region, particularly after the invasion of Ukraine in 2022. The country has increased defense spending, modernized its armed forces, and deepened military cooperation with NATO and other Western countries. In May 2022, Finland and Sweden applied to join NATO, marking a significant shift in their security policy. However, joining the alliance is a complex and politically sensitive process that requires ratification from all 30 NATO member states. The question of whether or not Finland will join NATO remains a subject of debate and speculation. Some experts believe it would be in Finland’s best interests to remain outside the alliance. In contrast, others argue that NATO membership is necessary to guarantee the country’s security and stability in the long run. The parliamentary approval of Finland’s accession to NATO is a significant step towards resolving this debate and shaping the country’s future security policy. The post Finland takes a major step toward NATO membership appeared first on Caasimada Online.
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maalmihii u dambeeyay cabsi xoogan ay lasoo daristay kooxaha magaalada Muqdisho ku iibiya maandooriyaha iyo ciyaal-weerada oo iyagu dil iyo dhac ka geysta magaalada. Arrintan ayaa imaneysa maalmo kadib markii kooxda Al-Shabaab ay beesgi ku billowday kooxahaan oo muddooyinkii dambe dhibaato xoogan ku hayay shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Kooxda Al-Shabaab ayaa afartii habeen ee lasoo dhaafay sheegtay inay duleedka iyo gudaha magaalada Muqdisho ku dishay rag ay sheegeen inay ka ganacsanayeen daroogada noocyadeeda kala duwan, oo uu ku jiray mid kamid ah ganacsatada ugu waaweyn ee dhalinta Muqdisho ka gadi jirtay daroogada. Dilalka ugu badan ayaa dhacay saacadihii lasoo dhaafay, waxayna kooxda Al-Shabaab sheegatay in kooxo ciyaal weero ah ay ku soo afjartay degmooyin ay ugu horeeyaan Yaaqshiid iyo Heliwaa, ugu yaraan 7 qof oo Shabaab ay ku sheegeen ciyaal weero iyo cabtoy ayaa la dilay xalay. Ragga la dilay ayaa qaarkood waxay kooxdu ku beegsatay goobaha ay ku iibinayeen maandooriyaha, taasi oo keentay in cabsi darteed loo xiro goobo ku yaalla magaalada oo qaarkood lagu iibin jiray maandooriyaha, halka kuwa qaarna la sheegay inay sameysteen ilaalo hubeysan. Dhinaca kale, waxaa soo baxaysa in waalidiinta dhalay qaar kamid ah hoggaamiyaasha kooxaha ciyaal-weerada ay haatan bilaabeen inay goobaha dhaqan-celinta geeyaan caruurtooda, halka qaar kalena la sheegay inay kala qaxeen xaafadihii lagu yaqaanay. Dhawaan ayay aheyd markii uu Afhayeenka howl-gallada kooxda Al-Shabaab Cabdicasiis Abuu Muscab uu ku dhawaaqay in kooxda ay magaalada Muqdisho ka fulin doonto howl-gallo ay ku baacsaneyso kooxaha ciyaal weerada iyo kuwa ka ganacsada daroogada noocyadeeda kala duwan. Waxa uu sheegay in arrintaan ay daba socoto kadib cabashooyin badan oo uu sheegay in dadka Muqdisho u gudbiyeen kooxda, kuwaasi oo la xiriira halista ay kooxahaasi ku hayaan, sida uu hadalka u dhigay. Laba habeen ka hor ayey aheyd markii sidaan oo kale ay Shabaab u dileen laba dhalinyaro ah oo ku sugnaa mehrad ku taalla Fagax, halka ugu yaraan laba kale lagu dhaawacay halkaas, waxayna kooxdu sheegtay in dhalinyaradaasi ay iibanayeen maandooriye. Waxaa kasi horreeyay dil kale oo ay Al-Shabaabka fuliyeen deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim, kaas oo loo geystay nin lagu magacaabi jiray Cabduqaadir Carab. Si kastaba, arrimahaan ayaa kusoo aadaya xilli ay kooxaha ciyaal-weerada markale kusoo laba kacleeyeen magaalada Muqdisho, kuwaasi oo dhibaato xoog leh ku hayay shacabka ku nool magaalada Muqdisho. The post Cabsi weyn oo lasoo daristay kooxaha Muqdisho + Sababta appeared first on Caasimada Online.
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Shan ka mid ah musharaxiintii u tartameysay kursiga HOP086 oo horay Fahad Yaasiin loogu diiday ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo ay ku eedeynayaa xafiisyada xeer ilaalinta iyo maxkamadda sare ee dalka, kadib markii ay soca weysay dacwad ka dhan ah doorashadii kursigaas. Musharaxiintaan ayaa sheegay in la xiray qareenkii ay qabsadeen, kaas oo ugu dambeyntii u cadeeyey in culeyska la saaray dartiis uu uga harayo kiiskaan, sidoo kale waxay sheegeen in amniga qareenkaas ay ka welwelayaan. Musharaxiinta ku saxiixan bayaankaan waxay hoggaanka maxkamadda sare iyo xeer ilaaliyaha qaranka ku eedeeyeen inay hor istaageen xuquuqdoodii dastuuriga aheyd, isla markaana ay meesha u joogaan raali gelinta ragga haya talada dalka. Hoos ka akhriso qoraalka musharaxiinta oo dhameystiran: Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo cid walba oo ay khuseyso arrimaha maalmahan ka taagnaa kursiga HOP086 la wadaagaynaa in qareenkii aan qabsannay shalay subaxii loo kaxeeyay Xafiiska Xeer Ilaalinta, iyadoo uusan jirin amar maxkamadeed. Qareenka oo aroortii hore u tagay Maxkamadda, si uu u xareeyo dacwadda aan u wakiilannay ayay ciidamo ka tirsan Asluubta si khasab ah ugala baxeen gudaha Maxkamadda, waxayna Xeer Ilaalintu sii daysay kadib dhawr saacadood oo su’aalo la waydiinayay. Qareenku isaga oo tixgalinaya duruufaha ku xeeran kiiskan wuxuu noo caddeeyay in sababo isaga u gaar ah awgood uu kaga laabanayo difaacidda kiiskan, uuna dib noogu soo celiyay wakaaladdii uu naga qaaday. Waxaan ka warhaynaa guuxa ka dhexjira Ururka Qareennada Soomaaliyeed ilaa shalay ee la xiriira kiiskan, innagoo ku boorrinayna inay difaacaan xadgudubka loo gaystay saaxiibkooda. Waxay noola muuqataa in Maxkamaddii Sare iyo Xeer Ilaalintiiba ay noqdeen hay’ado aan u madax bannaanayn hawlaha garsoor ee loo igmaday, ayna ku shaqeynayaan rabitaanka iyo siyaasadaha kooxda haysa talada dalka, waxayna si bareer ah is hortaag ugu sameeyeen xuquuqaheenna dastuuriga ah. Waxaan u mahadcelinaynaa cid kasta oo noo muujisay garab istaag, annaga oo ka dalbanayna hay’adaha amniga inay masuuliyad gaar ah iska saaraan badqabka qareenka oo aan walwal ka qabno. Khaalid Muxumed Maxamuud (Gaabane) Dr. Cabdicasiis Maxamed Cabdullaahi (Mataan) Dr. Cumar Faaruuq Sheekh Cabdulcasiis Maxamuud Cabdiraxmaan Macallin Cabdinuur Maxamed Axmed The post DF oo qaaday tallaabo ka dhan ah qareenka matalaya musharaxiintii kursiga HOP086 appeared first on Caasimada Online.
  22. President Hassan Sheikh Mohamud’s government obliges people of Laascaanood to adhere to the unilateral ceasefire announces by Somaliland administration whose forces are shelling the administrative capital of Sool. Mogadishu (Commentary) — The joint statement signed by Qatar, Somalia, Türkiye, the United Arab Emirates, the United Kingdom, and the United States of America ends with a planned meeting to be held in Qatar “within the next three months for ongoing discussions and to take stock of progress.” It exposes the role of the Federal Government in the Laascaanood Conflict. The Federal Government of Somalia came out in support of the 6/2/2023 Laascaanood Declaration, but the joint statement alludes to a ceasefire announced unilaterally by Somaliland whose forces are shelling Laascaanood. Other signatories of the joint statement can have a position on the ceasefire (unfair and biased though it is), but the Federal Government Somalia presenting two opposing views on the conflict brings dishonour to the highest office of Somalia. The joint statement downplays the plight of the politically marginalised Somali constituencies such as Banaadiri and Jareer, who are not numerically minorities, but citizens whose status in post-1999 Somalia was diabolically determined in the 2000 Djibouti-sponsored reconciliation conference for Somalis. Britain and USA, two countries that commit resources to state-building initiatives in Somalia, have opted for a strategy that strengthens the roles of Qatar and UAE, two rival Gulf Cooperation Council members. UAE, through its parastatal DP World, backs its Somali partners who can help the oil-rich country to take control of Somali seaports. Qatar, a key backer of the former federal government, has been given a role in the new scramble for resources of Somalia. What does Türkiye benefit from the new reconfiguration of the Somali geopolitical jigsaw? Three NATO members that signed the joint statement on Somalia have hidden agendas to weaken the sovereignty of Somalia by accentuating political and economic inequities. The priorities of the signatories and the national interest of Somalia are irreconcilable. Human rights is a phrase donors tweet to project moral superiority. No wonder many countries in the global south did not go along with the policies of the USA and UK to sanction Russia for invading Ukraine. Thirty years ago, America was a benevolent intervener in Somalia. Its engagement with Somalia in 2023 smacks of a divide and rule tactics that the war-weary country can hardly cope with. The post Enhanced Gulf Countries’ Role in Somalia Politics Portends Instability appeared first on Puntland Post.
  23. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Jubbaland, waxaana si diirran ugu soo dhaweeyeen Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo boqolaal ka mid ah shacabaka magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa u kuur-galaya xaaladda deegaannada Jubbaland, isagoo mudnaan siinaya dardar gelinta wajiga labaad ee xoreynta dalka oo qorshuhu yahay in Alshabaab laga saaro deegaannada ay kaga sugan yihiin gobollada Jubbooyinka, Baay iyo Bokool oo deegaanno badan ay kaga sugan yihiin. Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa inta uu ku sugan yahay Kismaayo waxa uu ka shaqeynayaa xaqiijinta Jubbaland heshiis ah, fidinta gogol mideysa dadka deegaanka iyo dhagaysiga talooyinkooda ku aaddan dowlad dhiska Soomaaliya iyo horumarka dalka. Goobjoog News Source: goobjoog.com