-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
MOGADISHU: The European Union has approved €110 million (about US$116.6 million) for stabilisation efforts in Somalia battling al-Shabab terrorists across the country, reported Xinhua. Source: Hiiraan Online
-
Kenya has lost some 2.61 million livestock to drought in the past months as the crisis worsens in arid and semi-arid areas, the National Drought Management Authority (NDMA) said in a report Thursday. Source: Hiiraan Online
-
A Mogadishu-based lender that has been in operation for under 10 years is set to acquire a controlling stake in First Community Bank (FCB), whose capital is below the required minimum. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Tan iyo markii Al-Shabaab ay magaalada Muqdisho ka billowday dagaalka ay kula jirto ciyaal weerada iyo dadka ka ganacsada daroogada, waxay ku lifaaqeen xeelad cusub oo ku ogaanayaan bulshada iyo dadka ka ganacsada daroogada. Caasimada Online oo la hadashay dhowr ganacsade oo looga shakiyay inay iibiyaan taabuuga iyo daroogada ayaa sheegay in goobahooda ganacsi ay marar kala duwan yimaadeen hal ilaa labo dhallinyaro iska dhigay inay dadka daroogada isticmaalaan. Waxay sheegeen in dhallinyaradaas ay weydiiyeen in laga iibiyo taabuu, balse ay u sheegeen inaysan iibin. Hase yeeshee waxaa markii danbe goobahaasi ganacsi ee dhallinyarada ay tageen lasoo xiriirtay Al-Shabaab, una sheegtay in la hubiyay inaysan iibin daroogada. Ganacstada ayaa intaas ku daray in Al-Shabaab ay ka codsadeen inay soo gudbiyaan goobaha lagu tuhmayo in lagu iibiyo taabuuga. Dhinaca kale, labadii habeen ee u danbeeyey ayaa degmooyinka Kaaraan iyo Heliwaa waxa ay dhalinyaro ku caweyneysay goobaha shaaha laga iibiyo, xaqiijiyeen inay arkeen maleeshiyo hubeysan oo wajiyada u qarsanaa, kuwaasoo dha;linyarada ka baarayay daroogada iyo waxyaabaha kale ee maanka dooriya. Dhallinyaro dhacdadaas habeen hore ku qabsatay Xaafada Xaliimo Heyti ee degmada Kaaraan ayaa Caasimada Online u sheegay in maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ay yimaadeen labo maaqayad oo shaaha laga cabo. Dhalinyaradii ku sugneyd maqaayadahaas ayaa dhamaantood jeebabkooda laga baaray taabuuga iyo waxyaabaha maanka qofka dooriyo, kadibna maleeshiyadii Al-Shabaab ayaa si nabdoon goobta uga tagay markii ay daroogo ka waayeen dhallinta ay baareen, ayaga oo aan ka qaadan wixii kale ee ay haysteen. “Ilaa sagaal nin oo hubeysan ayaa hal mar ka war helnay iyagoo dhinacyada naga taagan, waxay inoo sheegeen inaan is dejino, wax dhib ahna uusan jirin, kaliyana ujeedkoodu yahay inay naga baaraan daroogo iyo tubaakada taabuuga, markii ay na baareen oo dhallinyaradii ka waayeen wax daroogo ah, waxay inoo sheegeen in qofkii lagu helo ay nafta dhaafsiin doonaan, noomana sheegin cidda ay yihiin iyo halka ay ka tirsan yihiin, laakiin waxaan ogaanay inay ahaayeen Al-Shabaab markaan aragnay muuqaalkooda,” ayuu yiri Xuseen Cabdulle oo ka mid ahaa dhallinyaradaas. Al-Shabaab ayaa toddobaadkaan shaacisay in Muqdisho kula dagaalameyso kooxaha daroogada ka ganacsada iyo ciyaal weerada, iyadoona ka dhabeysay, waxayna fuliyeen dhowr howlgal oo ah qaraxyo ay ku burburiyeen xarumo lagu iibin jiray daroogada, sidoo kale waxay toogteen dhow dhallinyaro oo ku lug lahaa ganacsiga daroogada. Howlgallada Al-Shabaab ee Muqdisho ka billowday ayaa sababay inay durba yaraadaan ciyaal weerada iyo in si tuuganimo oo qarsoodi ah dadka u kala iibsadaan daroogada iyadoo dhinacyada la iska fiirinaayo. Tallaabooyinka Al-Shabaab ayaa ceeb weyn ku ah dowladda federaalka oo muddo wax ka qaban waysay ciyaal weerada iyo ka ganacsiga daroogada. The post Xog: Al-Shabab oo Muqdisho ka bilowday xeelad cajiib ah appeared first on Caasimada Online.
-
The file photo shows two children holding their mother's legs inside the IDP camp in Doolow, a border town with Ethiopia, in Somalia, on March 20, 2017. (Xinhua/Sun Ruibo) About 1.8 million children aged under five are still expected to suffer from acute malnutrition in Somalia this year, though the risk of famine has been averted for the time being, an international charity has warned. MOGADISHU, March 3 (Xinhua) -- About 1.8 million children aged under five are still expected to suffer from acute malnutrition in Somalia this year, though the risk of famine has been averted for the time being, an international charity has warned. Save the Children said in a statement released in the Somali capital of Mogadishu on Wednesday evening that humanitarian needs remain high and urgent, and called for more funding so that humanitarian organizations can continue delivering life-saving aid. "Somalia has reached a tipping point. The situation remains extremely serious, as the country is expecting a sixth season of below-average rainfall from March to June, and exceptionally high food prices," said Save the Children's Country Director in Somalia Mohamud Mohamed Hassan. The charity said the total number of children facing malnutrition has not changed since December 2022, although the number projected to be severely malnourished had slightly reduced to about 480,000 from 513,500, with children losing their lives. The file photo shows a child, suffering from malnutrition, sitting in bed at Banadir Hospital in Mogadishu, Somalia, on March 9, 2017. (Xinhua/Faisal Isse) It called for urgent international funding to prevent the further loss of life, warning that there continues to be a risk of famine if there is poor rainfall and if humanitarian assistance does not reach the most vulnerable people, including displaced populations, and people living in areas which are hard to reach due to conflict. In 2022, the United Nations warned of a looming famine in Somalia which is facing its worst drought in about four decades after five failed rainy seasons combined with rising food prices and ongoing conflict, fuelling concerns of a repeat of 2011 when about 260,000 people died. Mohamed said while humanitarian efforts have so far averted a possible famine, the number of hungry and malnourished children across the country remains alarmingly high. He said a global response is still needed to address immediate humanitarian needs and implement lasting solutions to hunger. "We are concerned that the increase in children experiencing acute malnutrition coincides with a reduction in humanitarian funding for Somalia, and we're warning of deadly consequences if funds are withdrawn," he added. Source: Hiiraan Online
-
Ankara (Caasimada Online) – Mucaaradka Turkiga ayaa ku guuldarraystay inay yeeshaan musharrax qura oo doorashada soo socota kula loolama Madaxweyne Rajab Tayib Erdogan. Arrintan ayaa fursad wanaagsan u abuurtay hoggaamiyahan mudada dheer u talinayay Turkiga, oo culays badan uu kasoo food saaray qaabka ay dowladdiisa u maaraysay dhul-gariirkii dadka badan ku laayey dalkaas. Hogaamiyayaasha lix xisbi siyaasadeed oo isbahaysi samaystay ayaa Khamiistii kulan xasaasi ah isugu tegay, si ay u shaaciyaan musharraxa ka hortagaya Erdogan, balse kulankaas ayaa kusoo idlaaday fashil. Kemal Kilicdaroglu, oo madax u ah xisbiga ugu weyn mucaaradka Turkiga ee CHP, ayaa doonaya in loo doorto musharraxa isbahaysiga, arrintaas oo laga diiday isaga oo mucaaradad xooggan kala kulmay xubnaha xisbiga kale ee IYI. Kulankii Khamiista dhacay ayaa ahaa midkii 12-aad ee ay mucaaradka yeeshaan si ay isula meel dhigaan musharraxa la tartami doona Madaxweyne Erdogan. Madaxweynaha ayaa ku tilmaamay mucaaradkiisa kuwo aan dhinac isu raaci karin, islamarkaana aan lagu aamini karin masiirka Turkiga. Maalin kahor inta aanay mucaaradku yeelan kulankii ugu dambeeyay, ayaa Erdogan waxa uu sheegay in doorashooyinka madaxtooyada iyo baarlamaanka ay dhici doonaan 14-ka May. Markaa kadib waxaa meesha ka baxay tuhun ahaa in doorashada ay dib u dhici doonto maadaama Turkiga ay soo wajahday musiibo ka dhalatay dhulgariiradii is xigay ee ay ku dhinteen in ka badan 45 kun oo qof. Doorashada May Waxaa la saadaalinayaa in doorashada soo socota ay noqon doonto tii ugu adkeyd ee uu wajaho Erdogan oo hogaaminayay Turkiga muddo 20 sano ah. Xukuumadda uu hoggaamiyo ayaa billowday mashaariic ku kacaya balaayiin dollar oo dib loogu dhisayo magaalooyinkii ku burburay dhul-gariirka. Mucaaradka ayaa lagu dhaliilay in aanay soo bandhigin qorshayaal muhiim u ah dalka, si ay u soo jiitaan dadka aan weli go’aansan cidda ay u codeyn doonaan. Sidoo kale waxa aanay mucaaradku ka faa’iideysan dhaliilaha loo jeedayay xukuumadda ee ku aaddan qaabka ay uga falcelisay dhul-gariirradii dhacay. Horraantii sanadkii tegay, mucaaradka ayaa kasbaday taageero badan, haddase waxaa muuqata in taageeradaas ay u wareegtay dhanka Erdogan iyo xisbigiisa talada haya, sida ay sheegeen dadka ka faallooda siyaasadda Turkiga. Erdogan oo awoodo ballaaran ku helay doorashadii 2018 ayaa ah siyaasiga ugu caansan Turkiga. Hase yeeshee waxaa hoos u dhacday shacbiyadda xisbigiisa Cadaaladda iyo Horumarinta oo ay ka weecdeen dadka saboolka ah ee Turkida. Dalkaas ayaa la taacalaya dhaqaalo xumo baahsan oo ka dhalatay sicir-barar gaaray heerkii ugu sarreeyay muddo tobanaan sano ah. Waxaa uga sii daray dhul-gariiradii dhacay bishii hore. The post Rejada dib u doorashada Erdogan oo xoogaysatay kadib markii mucaaradka ay… appeared first on Caasimada Online.
-
Magaalada Buhoodle Waxa Laga cabsi qabaa in dadka Deegaanka oo gadoodsan inay dilaan mid Kamida sheekhyada magaalada oo Masaajid Gudahii kaga dhawaaqay in Dagaalka ka socda Laascaanood aanu ahayn Jihaad ee yahay Fidmo Sawirkan hoose wuxuu muujinayaa Dadweyne Gadoodsan oo banaanka Masaajidka ku sugaya sheekhaas oo Gudaha Masaajidka ku xaniban Qaran News
-
“Islaamka dhexdiisa dadku cadaw iskuma aha. Reer hebel baa cadawgayaga ah, islaamku mayaqaan, inaad qoys islaam ah cadaw ku sheegtaa waxa ka dhalanaysa inaad dhiigooda banaysato”. Sh. Cismaan Cali Xuseen. Qaran News
-
Kismaayo (Caasimada Online) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah maanta ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Nabad Sugidda uga sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ee Jubbaland. Howlgalkan oo ay iska kaashadeen ciidamada Danab iyo kuwa Jubbaland ayaa si gaar ah loogu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Taliye Carab Dheeg Axmed oo kamid ah saraakiisha howlgalka horkaceysay ayaa shaaca ka qaaday inay tageen deegaanka Turdho iyo deegaano kale ku teedsan jiinka Wabiga Jubba, isla-markaana ay khasaare culus gaarsiiyeen xoogaga Al-Shabaab. Dheeg ayaa xaqiijiyay inay howlgalkan ku dilay 13 xubnood oo ka tirsanaa Shabaab, isla-markaana uu ku jiro sarkaal sare oo uu magaciisa ku sheegan Aruuriyow Maxamed Cumar oo magaciisa afgarashadu yahay (Axmed Sahal), kaas oo kamid ahaa saraakiisha Shabaab. Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray inay sii wadi doonaan dhaq-dhaqaaqyada ay ka wadaan dhanka jiinka wabiga, si ay Al-Shabaab uga saaraan halkaasi. Dhanka kale ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay kooxda Al-Shabaab oo ku aadan howlgalkaasi ee ay guulaha ka sheegteen ciidamada huwanta Soomaaliya. Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxaana dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayaa duleedka magaallo xeebeedka Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Howlgalkan ayaa ku soo aadayo, ayadoo haatan la qorsheynayo wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab uu ka billowdo gobollada Jubbooyinka ee koonfurta Somalia. Si kastab, madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan ku sugan Kismaayo, waxaana qorshaha uu u tegay kamid ah dardargelinta dagaalka Al-Shabaab. The post Axmed Sahal iyo XUBNO kale oo lagu dilay howlgal ka dhacay JUBBALAND appeared first on Caasimada Online.
-
Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ku jooga dowlad-goboleedka Jubaland ayaa shalay booqday deegaanka Malleeyleey oo hoos taga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha ayaa u kuur galay xaaladaha nololeed ee bulshada deegaankaas Maleyley, waxaana Madaxweynaha iyo wafdigiisa deegaankaas loogu sameeyey qado sharaf. Safarkaas waxaa Madaxweyne Xasan Sheekh ku wehliyey Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Axmed Madoobe, labada Madaxweyne ayaa dhagax-dhigay waddo laami ah oo isku xirta degmooyinka Kismaayo iyo Afmadoow ee gobolka Jubada Hoose. Wadadaan ayaa dhan masaafo ahaan 120 Kiilo-mitir, waxaana lagu wadaa in deg deg loo hir-geliyo mashruuca dhismaha wadadaas, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen masuuliyiin ka tirsan Jubbaland. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka dalbaday ganacsatada, qurbajoogta iyo guud ahaan bulshada ree Jubbaland in ay ka qayb qaataan dhismaha wadadaan oo kaalin mug leh ka qaadaneysa fududeynta isku socodka ganacsiga, dadweynaha iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dowlad-goboleedka Jubbaland, gaar ahaan gobolka Jubbada Hoose. Madaxweyne Xasan Sheekh oo shalay salaadii Jimcaha wax uga tukaday masjid ku yaalla Madaxtooyada Jubbaland ee Kismaayo ayaa dadka reer Jubbaland ugu baaqay inay u diyaar garoobaan sidii ay isaga xoreyn lahaayeen kooxda Al-shabaab, sidoo kale xiisadda maamul ee ka taagan gobolka Gedo ayuu sheegay madaxweynuhu inuu dadaal kasta ku bixi doono, sidii xal buuxa looga gaari lahaa. “Marka hore soo dhaweyntiina waan idinkaga mahad celineynaa reer Jubbaland, walaalayaal waa la socotiin xaaladaha dalkaana ka jira, waxaa naga go’an in xaaladahaas aan wax ka bedelno, dadka reer Jubbaland waxaan kula dardaarmayaa inay is aqbalaan oo midoobaan,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh. Madaxweynaha oo sii hadlaayey ayaa yiri, “Is aqbala walaalayaal, kuma rabo waxay leedahay kuma rabo, taasna looma baahna, waxaan diyaar u nahay in Jubbaland aan wax kasta la qabano, laakiin in howlaha ay madaxda Jubbaland qaba karaan in aan faraha la galno diyaar uma nihin. Mashruuca gobolka Gedo waan xalineynaa, waan tegaa Gedo, tabashada ay dadkaasi qabaan waan dhageysanayaa, waxaana xalineynaa, ogaada in aan heshiino waa muhiim.” Hoos ka eeg booqashadii Madaxweynaha ee Malaayley The post Daawo: Xasan iyo madaxda Jubaland oo safar ku tegay degaan hoos taga Jamaame appeared first on Caasimada Online.
-
Lizzie Walker: “Continued indiscriminate violence & shelling in Las Anod has led to hospitals being hit & MSF suspending operations.” Hargeisa (PP News Desk) — Nearly a month after a war erupted in Laascaanood the impact of the war on the administrative capital of Sool is becoming too conspicuous to be downplayed or denied by the Somaliland Administration. Lizzie Walker, the Head of the British Office Hargeisa, has added her voice to calls for an end to ishelling of the district by Somaliland forces. “Continued indiscriminate violence & shelling in Las Anod has led to hospitals being hit & MSF suspending operations. Humanitarian actors are working to provide lifesaving assistance. All sides must ensure they are able to do so with unfettered access & safe space to operate” tweeted Lizzie Walker. A ward of Laascaanood General Hospital shelled by Somaliland forces. According to Médecins Sans Frontières, Laascaanood General Hospital was “hit the fourth time” since 6 February. Several weeks ago, a doctor at the Laascaanood General Hospital lost his life after Somaliland forces indiscriminately shelled hospital premises. Somaliland forces at the behest of President Muse Bihi Abdi destroyed houses, schools, mosques and business premises in the district. The Mayor of Laascaanood Abdirahim Ali Ismail yesterday released a situation report on the impact of the war on Laascaanood. “210 persons lost their lives in Laascaanood, 600 persons sustained injuries, while 200,000 persons have been displaced as the result of the war in addition to 16,000 small businesses adversely affected by the war” said the Mayor. © Puntland Post, 2023 The post Head of British Office Hargeisa Calls for an end to indiscriminate shelling of Laascaanood by Somaliland Forces appeared first on Puntland Post.
-
DP World and Somaliland Government open Berbera Economic Zone Aiming to create a business-friendly environment to attract investment and create jobs for Somaliland Dubai,03March2023 “ Sultan Ahmed Bin Sulayem, Group Chairman and CEO of DP World The dynamics of global trade are changing, and there is a growing need for trade infrastructure, such as economic zones, with easy and fast access to international shipping. The integration of Berbera port with the new Economic Zone is a great example of this, making Berbera a world-class trading ecosystem, now and for the future. Sultan Ahmed Bin Sulayem, Group Chairman and CEO of DP World „ Follow me on Twitter(opens in new window)Add me on LinkedIn(opens in new window) DP World and the Government of Somaliland have inaugurated the new Berbera Economic Zone (BEZ), which along with the Port of Berbera, is transforming the area into a major trade hub in the Horn of Africa. The first phase of the BEZ was officially opened by His Excellency Muse Bihi Abdi, President of Somaliland, and Sultan Ahmed Bin Sulayem, Group Chairman and CEO of DP World, at a special event attended by several hundred guests. These included representatives from DP World’s investment partner in the port and zone, British International Investment (BII), the UK’s Development Finance Institution (DFI) and impact investor. The opening followed the inauguration of the new container terminal at Berbera Port in June 2021. DP World’s vision for Berbera is to develop it into a trade hub, taking advantage of its strategic location along one of the busiest sea routes in the world and access to the vast hinterland in the region, including Ethiopia. The BEZ is located just 15 km from the port along the Berbera to Wajaale road (Berbera Corridor) that connects to Addis Ababa in Ethiopia, which needs multiple sea gateways to meet its trade requirements. This integrated maritime, logistics and industrial hub will serve the Horn of Africa, a dynamic region with a population of more than 140 million people. It is based on the highly successful model of DP World’s Jebel Ali Free Zone (Jafza) in Dubai. There will also be synergies between the two zones, where companies in Dubai can register for Berbera through the Jafza one-stop shop, while companies in Berbera can access Jafza’s incubation centre facilities. The zone is designed to create a business-friendly environment to attract investment and create jobs for Somaliland. It includes a competitive and conducive environment, enabled by a new Special Economic Zone Law, Special Economic Zone Companies Law, fiscal and non-fiscal incentives, along with a one-stop shop for all registration and licensing requirements, modern offices, warehousing and serviced land plots. DP World has already signed an agreement with IFFCO, a major UAE-based food company, to develop a 300,000 square feet edible oil packing plant in the BEZ and a dozen more companies operating across various sectors have already registered. Speaking at the event, His Excellency Muse Bihi Abdi, President of Somaliland, said: “This is another proud and historic moment for Somaliland and its people. After the inauguration of the container terminal at Berbera Port, and now with the economic zone open for business, we are taking a major leap forward in realising our vision to establish Berbera as an integrated, regional trade gateway, which will be a key driver of economic growth, achieved through increased trade flows, foreign investment and job creation.” Sultan Ahmed Bin Sulayem, Group Chairman and CEO of DP World, said: “The dynamics of global trade are changing, and there is a growing need for trade infrastructure, such as economic zones, with easy and fast access to international shipping. These will bring companies closer to their customers, improve their logistics and allow them to expand into new markets. The integration of Berbera port with the new Economic Zone is a great example of this, making Berbera a world-class trading ecosystem, now and for the future.” Liz Lloyd, Chief Impact Officer of British International Investment, added: “We are very proud to be part of this important milestone to inaugurate the Berbera Economic Zone, which will provide a vital economic boost to Somaliland and support growth in the broader Horn of Africa region. The overall expansion of the port is expected to improve the quality of life and livelihoods for over a million Somalilanders, increasing the availability and affordability of goods and indirectly supporting over 53,000 jobs locally.” The Master Plan for the BEZ covers more than 1,200 hectares and will be expanded over time as demand grows. With phase one now open, it offers serviced land plots for the construction of company facilities, 10,000 square metres of pre-built warehouses, build-to-suit facilities, open yard storage, a common user warehouse which DP World will operate to handle customers’ cargo, as well as office space with end-to-end IT services. The Berbera Port is a multipurpose port with world-class infrastructure, including extensive bulk and breakbulk handling facilities, liquid cargo handling capability and a state-of-the-art container terminal. It has a deep draft of 17 metre, a quay of 400 metre and three ship-to-shore (STS) gantry cranes, which can receive the largest container vessels in operation today. It also has the capacity to handle 500,000 twenty-foot equivalent units (TEUs) a year. The terminal also includes a modern container yard with eight rubber tyred gantry cranes (RTGs) and a one-stop service centre. The Berbera Port is a cornerstone of the economy. As a result of the expansion, it is expected to facilitate trade equivalent to approximately 27% of Somaliland’s GDP and 75% of regional trade by 2035. The BEZ will make trade easier for businesses in Somaliland and also the wider Horn of Africa. This will benefit a variety of sectors including exporters, importers and processors of livestock, agricultural and perishable goods, textiles and construction materials. DP World Qaran News
-
Mareykanka ayaa Jimcihii ku dhawaaqay kaalmo cusub oo gargaar milatari ah oo loogu talagalay Ukraine, taasoo dhan $400 milyan, sida laga soo xigtay xoghayaha arrimaha dibadda Antony Blinken. Blinken ayaa sheegay in kaalmada militari ay ka koban tahay rasaasta madaafiicda goobta nooca loo yaqaan HIMARS ee uu Mareykanku ugu deeqay Ukraine iyo sidoo kale rasaasta taangiga Bradley, gawarasida gaashaaman, hubka wax bur-buriga iyo qalabka dayactirka. Wuxuu intaas ku daray in kaalmadan ay sidoo kale qeyb ka yihiin taagero dhinaca tababarka ciidamada Ukraine. Blinken ayaa intaas ku daray in madaxweyne Binden aanu oggolaasho uga baahneyn Congress-ka si uu ugu wareejiyo qalabka iyo adeegyada kaydka Mareykanka ee ay Ukraine u baahan tahay inta lagu jiro xaaladda degdeg ah. Marka lagu daro xirmadan ugu dambeysay, Mareykanka ayaa hadda Ukraine siiyay in ka badan $32 bilyan oo gargaar militari. Wadamada Midowga Yurub ayaa sidoo kale ka shaqeynaya sidii ay kumannaan madfac u gaarsiin lahaayeen Ukraine, iyadoo ay ku baxayso barnaamij ku kacaya 1 bilyan oo doolar. PUNTLAND POST The post Maraykanka oo kaalmo milatari ugu deeqay dalka Ukraine appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoonka xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo magacaabay guddiyo kasoo talobixin doona soo jeedin ka timid xildhibaanada qaar, sida lagu shaaciyey warqado kasoo kala baxay xafiisyada guddoomiye ku-xigeenada koowaad ee labada gole. Waajibaadka loo magacaabay guddiyadan waa inay ka soo talobixiyaan muddo kororsi hal sano ah oo Baarlamaanka iyo Madaxweynaha loo sameynayo, taas oo u baahan in wax laga beddelo qodob kamid ah dastuurka KMG ah ee dalka. Ugu horeyn guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha shacabka Sacdiyo Yaasiin Samatar ayaa soo magacaawday guddi ka kooban 10 Xildhibaan oo warbixin ama mooshin kasoo diyaarinaya in wax ka beddel lagu sameeyo qodobka dastuuriga ah ee muddo xileedka golayaasha dowladda federaalka. Warqadda ka soo baxday golaha shacabka waxaa lagu caddeeyey in muddo kordhintaan ay soo jeediyeen 97 xildhibaan, isla markaana ay lagama maarmaan noqotay in soo jeedinta xildhibaanadaas guddi loo xil-saaro. Dhinaca kale, Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Aqalka Sare Senator Cali Shacbaan Ibraahim ayaa soo magacaabay guddi ka kooban 10 Senator oo warbixin kasoo diyaarin doona soo jeedin ama Mooshin ku saabsan wax ka bedal Dastuurka ku meel gaarka ah. Warqadda Aqalka Sare waxaa lagu cadeeyey in 15 Senator ay soo jeediyeen in wax laga bedelo mudo xileedka golayaasha dastuuriga ah ee dowladda federaalka Soomaaliya. Guddoomiye Shacbaan ayaa qoraalkiisa ku sheegay go’aankaan ay qaateen markii ay eegeen xaaladda amni ee dalka ka jirta iyo sida ay muhiim u tahay in aysan joogsan howlgallada dalka looga xoreynayo kooxda Al-Shabaab. Magacaabista guddiyadaan ayaa kusoo aadaysa, iyadoo dhawaan ay in ka badan 100 xildhibaan saxiixeen soo jeedin ah in wax ka bedel lagu sameeyo dastuurka KMG ah ee dalka, gaar ahaan qodobka khuseeya mudada xil-heynta golayaasha dowladda oo hadda ah afar sano, waxayna soo jeediyeen in laga dhigo shan sano. Durbadiiba arrintaan waxay abuurtay guux iyo diidmo ay kala horyimaadeen siyaasiyiinta qaar, siyaasiyiinta sida weyn uga soo horjeeda qorshahaan waxaa ka mid ah madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo labaduba ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya. Hoos ka eeg warqadaha lagu magacaabay guddiyada labada gole #image_titleThe post Guddoonka BF oo qaaday tallaabo mudo kororsi appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safar shaqo oo uu ku joogo dowlad-goboleedka Jubaland ayaa maanta booqday deegaanka Malleeyleey oo hoostaga degmada Jamaame ee gobolka Jubada hoose. Madaxweynaha ayaa u kuur galay xaaladaha nololeed ee bulshada deegaanka isaga oo halkaasi ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay wafdigiisa, madaxweynaha ayaa sheegay in muhiimadda ay leedahay in deegaannada Jubbaland laga saaro Al-shabaab sida uu hadalka u dhigay. Dhanka kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxmauud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dhagax dhigay waddo laami ah oo isku xirta degmooyinka Kismaayo iyo Af-madoow ee gobolka Jubada hoose taasi oo masaafo ahaan dhan 120 Kiilo mitir. Madaxweynaha ayaa ka dalbaday ganacsatada, qurbajoogta iyo guud ahaan bulshada ree Jubaland in ay ka qayb qaataan dhismaha wadadaan oo kaalin mug leh ka qaadandoonta fududeynta isku socodka ganacsiga iyo dadweynaha iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dowlad-goboleedka Jubaland. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) –Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga iyo siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed Diiriye Yabooh iyo Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir Macalin Mahdi ayaa maanta qaabilay dhalinyaro guddi ah oo wadayaasha Mooto Bajaaj-ta ay iska soo dhex-xuleen. Guddigaan oo ka koobnaa ku dhawaad 10 dhalinyaro ah ayaa wakiil ka ahaa Bajaaj-leyda reer Muqdisho, waxaana kulankii ay la yeesheen masuuliyiintaan u xilsaaran amniga Muqdisho looga hadlay seddax qodob oo kala ah: 1-Banaan-bixii ay iclaamiyeen Bajaajleyda Muqdisho. 2-Dilalka ay ciidamada dowladdu u geystaan wadayaasha mooto Bajaaj-ta ee sida joogtada ah Muqdisho uga dhaca. 3-Iyo Bandowga saaran socodka Mooto Bajaaj-ta markii la gaaro saqda dhexe ee habeenkii. Kulankaan kadib guddiga iyo masuuliyiinta ayaa qabtay shir jaraa’id, waxayna warbaahinta u sheeheen in xal laga gaaray 3-daas qodob ee diiradda lagu saaray shirkii ay isugu yimaadeen maanta oo Jimco ah. Ugu horeyn dhinacyada ayaa isku raacay in la joojiyo banaanbixii ay iclaamiyeen inuu berri oo Sabti ah Muqdisho ka dhacay dhalinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaaj-ta. Sidoo kale waxaa la isku raacay in la joojiyo oo ciidanka lagu khasbo in aysan geysan dilalka darawalada Mooto Bajaajta, isla markaana deg deg maxkamad loo hor geeyo askarigii dil geysta. Ugu dambeyntiina qodobka 3-aad ee heshiiska looga gaaray kulankii maanta ayaa ahaa Bandowga saaran socodka mooto Bajaaj-ta, markii la gaaro saqda dhexe ee habeenkii, waxaana lagu daray mudo hal saac ah. Mootooyinka magaalada Muqdisho ka shaqeeya ayaa xarooda habeen kasta 12:00 ee saqda dhexe, balse hadda waxaa loo ogolaaday inay gaari karaan 1:00 habeenimo. Qaar ka mid ah wadayaasha mooto Bajaaj-ta ayaa la hadlay warbaahinta waxayna xaqiijiyeen in xal hordhac ah laga gaaray tabashooyinkii ah qabeen, sidoo kale guddoomiye Yabooh ayaa isna sheegay inay is fahmeen maamulka gobolka Banaadir iyo Bajaajleyda Muqdisho. Sidoo kale Guddigii u hadlay Bajaajleyda waxay sheegeen in markii la gaaro bisha Ramadaan laga balan qaaday in loo fasixi doono inay toos u shaqeystaan 24-ka saac, iyadoo inta ka horeysana laga sii shaqeyn doono sidii ay taasi u suurta-geli laheyd. Hoos ka daawo The post Daawo: Bajaajleyda, Booliska iyo Maamulka G/Banaadir oo ka heshiiyey 3 caqabadood appeared first on Caasimada Online.
-
Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadii Jimcaha ee maanta wax uga tukaday Masjidka Madaxtooyada Jubaland ee Magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay qorshihiisa safarka uu ku joogo Jubbaland. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa cadeeyey inay ka go’antahay inuu xaliyo xiisadda ka dhaxeysa Kismaayo iyo Garbahaarey, isagoo aad ula dardaarmay bulshada reer Jubbaland. Madaxweynaha oo khudbadaan u jeediyay jamaacada Masjidka ayaa ugu baaqay hoggaanka dhaqanka iyo siyaasiyiinta deegaanada Jubbaland inay doorkooda ka qaataan qorsheyaasha dib u heshiisiinta, dib u xoreynta iyo horumarinta deegaanada dowlad-goboleedka Jubbaland. “Marka hore soo dhaweyntiina waan idinkaga mahad celineynaa reer Jubbaland, walaalayaal waa la socotiin xaaladaha dalkeena ka jira, waxaa naga go’an in xaaladahaas aan wax ka bedelno, dadka reer Jubbaland waxaan kula dardaarmayaa inay is aqbalaan oo midoobaan,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xaqiijiyey inuu tegayo gobolka Gedo, oo dadaal kasta uu ku bixi doono xal u helidda tabashooyinka reer Gedo ay ka tirsanayaan maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe uu hoggaamiyo. “Is aqbala walaalayaal, kuma rabo waxay leedahay kuma rabo, taasna looma baahna, waxaan diyaar u nahay in Jubbaland aan wax kasta la qabano, laakiin in howlaha ay madaxda Jubbaland qaba karaan in aan faraha la galno diyaar uma nihin,” ayuu hadalkiisa ku sii daray madaxweyne Xasan Sheekh. Madaxweynaha oo sii hadlaayey ayaa yiri, “Mashruuca gobolka Gedo waan xalineynaa, waan tegaa Gedo, waxaan dhex fariisanaa dadka, tabashada ay qabaan waan dhageysanayaa, waxaana xalineynaa, ogaada in aan heshiino waa muhiim walaalayaal reer Jubbalanow,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa habeenkii labaad ku hoyanaya magaalada Kismaayo, waxaana lagu wadaa in magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo uu uga sii gudbo, halkaas oo khilaaf maamul uu ka jiro muddo ku dhow 3 sano. Hoos ka daawo khudbadii Madaxweynaha The post Daawo: Xasan Sheekh oo sheegay sida uu ka yeelayo arrinta Gedo markii uu tago appeared first on Caasimada Online.
-
Puntland ayaa markale caddeysay in aysan qayb ka ahayn, ciidamadeeduna ku jirin dagaalka ka socda Laascaanood iyo deegaanada ku xeeran. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa lagu sheegay in dagaalka Laascaanood uu u dhaxeeyo oo kali ah dadka deegaanka oo naftooda iyo aayahooda difaacaya iyo Somaliland oo rabta in ay xoog ku haysato, qori caaraddiisna ku hirgeliso mashruuceeda gooni-goosadka ah. Puntland waxay tilmaantay in cidkasta oo kale oo ay Somaliland dagaalka ku eedayso ay tahay marin habaabin iyo marmarsiiyo kale oo ay rabto in ay ku sii waddo xasuuqa dadka shacabka ah. Puntland waxay xustay in dagaalkaas xalkiisu uu yahay, iyadoo ciidamada Sonaliland ka baxaan gobolka, dadka deegaankana loo ogolaado in ay ayaahooda ka tashadaan. Puntland ayaa arrintan ka hadashay, kaddib markii xalay ay Somaliland sheegtay in ciidamo ka tirsan Puntland ay gudaha u galeen magaalada Laascaanood. PUNTLAND POST The post Puntland oo beenisay in ciidamadeedu ku jiraan dagaalka Laascaanood appeared first on Puntland Post.
-
LASANOD, Somalia (Caasimada Online) – The ongoing conflict in Las Anod, a disputed town in Somaliland, Somalia, between security forces and clan fighters have claimed over 200 lives in a month, according to authorities. The fighting lasted for 24 days and caused significant damage to infrastructure and homes. The mayor of Las Anod, Abdirahim Ali Ismail, reported that “210 civilians were killed and 680 others were wounded” in the clashes. The violence erupted after elders in the Sool region pledged support for Somalia’s federal government and urged Somaliland authorities to withdraw their soldiers from the area. Somaliland declared independence from Somalia in 1991 but has not been recognized internationally. Las Anod, which straddles a key trade route, is claimed by Somaliland and neighboring Puntland, a semi-autonomous state of northeastern Somalia. The ongoing dispute over the town’s ownership has resulted in multiple violent conflicts in recent years. Damage and displacement The fighting in Las Anod has caused widespread damage to infrastructure, with many homes and businesses destroyed and critical services like electricity and water supply cut off. Ismail states, “715 homes were destroyed and 16,000 businesses closed.” The violence has also resulted in the displacement of over 200,000 families from their homes. One resident described Las Anod as “a war zone,” and many have fled the town. The UN reports that over 185,000 people have been displaced by the violence, with over 60,000 civilians fleeing to Ethiopia’s Somali region. Humanitarian crisis in Somalia The conflict has created a humanitarian crisis, with many people lacking access to necessities like food, water, and healthcare. Medical charity Doctors Without Borders (MSF) reported that one of the hospitals it supports was hit for the fourth time in three weeks, forcing the organization to suspend activities in the pediatrics ward and blood bank. Djoen Besselink, the MSF country representative for Somalia and Somaliland, called the situation “desperate” and highlighted the “tremendous human suffering” caused by the violence. Calls for peace The fighting in Las Anod has alarmed the international community, with several countries, including Qatar, Turkey, the United Arab Emirates, Britain, and the United States, issuing a joint statement urging an end to the violence. The statement called on all parties to adhere to the ceasefire, de-escalate the conflict and allow unhindered humanitarian access. Despite a ceasefire announced by Somaliland authorities on February 10, the conflict has continued, with accusations of attacks on both sides. The ongoing violence has left Somaliland poor and isolated, as its quest for statehood remains unrecognized. The post Somalia: Over 200 civilians killed in LasAnod fighting appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee maamulka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood, kaasi oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka SSC. Waare ayaa musiibo ku tilmaamay in duqeyn xooggan lagu garaaco magaalada Laascaanood, iyada oo la heli karo xal aan dagaal iyo madaafiic aheyn oo labada dhinac isku fahmi karaan. Madaxweynihii hore ee maamulka HirShabelle ayaa waxa uu xukuumadda Somaliland iyo madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyay in uu Laascaanood ka geystay xad-gudub ka weyn kan ay ka tirsaneysay dowladda millateriga aheyd, kaasi oo ay qiil uga dhigato qadiyadeeda gooni isu-taagga. “Wixii dhibaato dhacay oo dad la qarxiyay, gaajo loo dilay in maanta dagaal sii socda waa musiibo, bani aadanku ilko iyo carab ayaa isku dhaw way is qaniinaan balse waxaa lagu kala hormaray sidee khilaaf loo xaliyaa,” ayuu yiri. Xukuumadda Somaliland iyo Muuse Biixi ayuu usoo jeediyay in ay raadiyaan xal aan xabad ahayn, haddii uu ku adkeystana uu ka dhaxlayo dhibaatooyin daba soconaya adduun iyo aakhiro. “Dadka marka la leeyahay waa indheer-garad waxaa u muuqda waxa soo socda, in colaad xal la moodo waa nasiib darro, haddii caqliga saliimka ah la oddoroso meesha ay wax ku dhammaanayaan waxaa muuqda raad aan wanaagsaneen.” Madaxweynihii hore ee maamulka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku baaqay in deg deg loo joojiyo colaadda, islamarkaana ay labada dhinac ee isku haya Laascaanood ay miiska wada-hadalka ku xaliyaan xiisadda taagan. “Waa nasiib darro in colaad xal la moodo innaga oo og wixii lasoo maray,” ayuu yiri Waare. Xaaladda Laascaanood ayaa weli cakiran, ayada oo dagaalka uu socda muddo ku dhaw bil, waxaana isa soo taraya baaqyada maxaliga iyo caalamiga ah ee loo dirayo Somaliland iyo dadka deegaanka, si loo qaboojiyo xiisadda ka taagan magaalada Laascaanood. The post Waare: Somaliland waxay ku kacday xad-gudub ka weyn kii ay ka tirsaneysay dowladdii militariga appeared first on Caasimada Online.
-
Al-Shabaab, a terrorist group affiliated with Al-Qaeda, has been responsible for numerous attacks in Mogadishu over the years. They've targeted government officials, security forces, and civilians, using vehicles as weapons to carry out hit-and-run attacks. These attacks have caused widespread destruction and chaos, as well as a sense of fear and insecurity among the population. Source: Hiiraan Online
