Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Nairobi (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu qabtay kulan looga tashanayey aayaha Jubbaland, kaas oo ay ka soo qeyb galeen siyaasiyiin miisaan leh oo ku heyb ah Maadxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Kulan kadib siyaasiyiinta ayaa la hadlay warbaahinta, waxayna dalbadeen doorasho ka madax-banaan Axmed Madoobe ay deg deg Jubbaland uga dhacdo, iyagoo cod dheer ku sheegay in la joogo waqtigii is bedelka oo Axmed Madoobe uu xukunka wareeji lahaa. Wasiirkii hore ee gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Cabdulaahi Oomaar, wasiirkii hore ee warfaafinta Cabdullahi Ciilmooge, Sheekh Shakuul, Cabdi Cali Raage oo ah la-taliyihii hore ee Farmaajo iyo masuuliyiin kale oo ka soo jeeda Jubbaland ayaa ka qeyb galay shirkaas ka dhacay Nairobi. Ugu horeyn Sheekh Shakuul ayaa yiri, “Waqtigii waa dheeraaday Axmedow, 12 sano ayaad reer Jubbaland hor taagneyd, waa laguu sabray, marka saaxiibkey Axmed Madoobe waxaan kula talinayaa in si sharaf leh uu xilka ku wareejiyo.” Gabagabadii shirkaas waxaa laga soo saaray bayaan dhowr qodob ah oo diiradda lagu saaray doorashada Jubbaland iyo amniga deegaanada maamulkaas oo qeybo badan ay Al-Shabaab ka joogaan. Ergada shirkaas ka qeyb gashay waxay hoosta ka xariiqeen in doorashooyinka Jubaland oo dib u dhaca iyo awood sheegada Axmed Madoobe ay sababtay khilaaf aan ka dhamaan Jubbaland. “Waxaan si adag uga digeynaa in maamulka Kismaayo ka jira uu kororsado mudo xileedkiisa, taasi hadii ay dhacdo waxaa masuuliyadda cawaaqibkii ka dhasha qaadanaya Axmed Madoobe,” ayaa lagu yiri nuqul ka mid ah bayaankii ka soo baxay shirkii Nairobi. Xubnahaan ayaa codsaday in bisha Agoosto ee sanadkaan inta aana la gaarin la guda galo doorashada Jubbaland, “Waa in xildhibaanada lasoo xulo inta aan la gaarin bisha shanaad ee sanadkaan,” ayaa lagu yiri bayaanka. Madaxweynaha Jubbaland ayaa dhawaan muddo xileedkiisa ku darsaday muddo hal sano ah, taas oo ka dhigay in waqtigu uu ka dhamaanayo bisha Agoosto ee sanadka 2024-ka, halka siyaasiyiintaan ay doonayaan in bisha Agoosto ee sanadkaan la qabto doorashada Jubbaland. Hoos ka daawo The post Daawo: Siyaasiyiinta ugu culus beesha Axmed Madobe oo dhisay isbaheysi ka dhan ah appeared first on Caasimada Online.
  2. Anigoo ka xun dagaalkii maanta ka dhacay magaalada laascaanood. Waxa aan Hambalyaynayaa Ciidanka Qaranka JSL ee iska difaacay dagaalkii kooxaha Huwanta ahi kusoo qaadeen,Waxaanan Garaadada ugu baaqayaa in ay Nabada qaatan,wixii tabasho ahna miiska wadahadalka lagu dhameeyo. — Faysal Ali Warabe (@FaisalAliWarabe) March 18, 2023 Qaran News
  3. Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidanka Booliska Deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa howlgal ku soo qabtay tiradii ugu badnayd oo ciyaal-weero ah, kuwaas oo watay tooreeyo iyo baangado. Kooxdaan ayaa lagu eedeeyey inay ku howlanaayeen dhibaateynta shacabka ku nool deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Ciidanka ayaa kooxdaan ka qabtay waaxda Jabad-gelle ee degaanka Ceelasha Biyaha, waxaana dhamaantood lagu soo xiray saldhigga guud ee deegaanka. “Howlgalada ka dhanka ah Ciyaal-weerada iyo Burcadda ayaa si wanaagsan u socda, waxaana Taliska Booliska Qeybta Guud ka go’an sii laba jibaaridda howgaladaan, si ammaanka bulshada uu u noqdo mid sugan,” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir. Waa tiradii ugu badneed oo ciyaal-weero ooh al mar lagu soo qabto howlgal, sida lagu cadeeyey qoraalkaan, sidoo kale wuxuu boolisku soo bandhigay sawirrada kooxdaas gacanta lagu soo dhigay. Shacabka ku nool magaalada Muqdisho iyo deegaanada ku xeeran ayaa qaati ka taagan ciyaal-weero dhac iyo dilal u geysata, waxaana maalmihii lasoo dhaafay bilowday howlgallo culus oo kooxahaas ka dhan ah. Baacsiga ay dowladdu ku heyso ciyaal-weerada waxaa u dheer kan ay kala kulmayaan kooxda Al-Shabaab, maalmihii iyo habeenadii lasoo dhaafay Al-Shabaab waxay sheegteen dilka tiro ciyaal-weero ah. Sidoo kale kooxda Al-Shabaab waxay beegsi ku bilowday ragga ka ganacsada ama isticmaala maan-dooriyaha, taasi waxay cebsi badan oo dowladda aysan ka qabin ay ku abuurtay ceel-weerada iyo kuwa loogu yeero ‘cabtoyda.’ The post Sawirro: Booliska Xamar oo soo bandhigay tiradii ugu badneed oo ciyaal-weero ah appeared first on Caasimada Online.
  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Sharciga dhawaan la-meel mariyay ee la-dagaalanka argagixisada ayaa sare u qaaday walaacyada ku aadan in loo isticmaalo siyaabo sharciga hareer marsan, xadgudubyo siyaasadeed iyo gabood fallo xuquuqda aadanaha ah. Inkastoo inta badan loo meel mariyo loona dhaqan geliyo sharciyada la-dagaalanka argigixisada si looga hortago falalka argagixisanimo, loona ilaaliyo amniga muwaadiniinta, haddana waxaa jira welwel laga qabo in sharcigii dhawaan la ansixiyay ee la-dagaalanka argigixisada ee Soomaaliya uu horseedo ugaarsi siyaasadeed. Mid ka mid ah welwelka aasaasiga ah ee sharciyada la-dagaalanka argagixisada ayaa ah in loo adeegsan karo caburinta mucaaradka siyaasadeed, suxufiyiinta iyo dadka u dhaq-dhaqaaqa arrimaha xaquuqda aadanaha. Walaaca ay qabaan dadka u dooda xuquuqul insaanka, ayaa ah in dowladdu ay u adeegsan karto qodobo kamid ah sharciga oo aanan si cad loo qeexin, kuwaasi oo dowladda ay u sameyn karto qeexidda ay doonto kadibna ku dabaqi karto beegsiga shakhsiyaadka ama kooxaha ku hawlan mudaaharaadyada nabadeed ama noocyada kale ee ah dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed. Tani waxay abuuri kartaa saameyn togan oo ku saabsan xoriyatul qawlka iyo xoriyada madaniga ah, iyadoo laga yaabo inay dadku ka baqaan inay hadlaan iyagoo ka baqaya in lagu tilmaamo argagixiso ama laga qaado talaabooyin loo cuksan karo sharciga la-dagaalanka argagixisada. Walaaca kale ee ay dad badan qabaan ayaa ah in sharciyada la-dagaalanka argigixisada loo isticmaali karo in lagu gaysto xadgudubyada xuquuqul insaanka, sida, jirdil, xarig aan loo meel dayin, iyo dilal sharci darro ah ama qarsoodi ah, kuwaas oo dhammaantood la hoos-gelinayo eedeymo argagixiso oo la siyaasadeeyey. Marka ay dhacaan falal noocaasi ah, dawladdu waxay ku doodi kartaa in tallaabooyinkan ay lagama maarmaan u yihiin la-dagaallanka argagixisada, laakiin dhab ahaantii, waxaa laga yaabaa in loo isticmaalo in lagu aamusiyo mucaaradka siyaasadeed ama lagu bartilmaameedsado kooxo gaar ah, iyado loo eegayo fikradahooda siyaasadeed ama sifooyin kale oo dowladu ay u arki karto kuwo iyada ka dhan ah ama keenaya caqabado siyaasadeed. Marka taas la eego, dawladdu waxay u adeegsan kartaa shuruucdan inay ku beegsato xisbiyada mucaaradka ah ama shakhsiyaadka dhaliila maamulka talada haya. Taasi waxay horseedi kartaa burbur ku yimaada hay’adaha dimoqraadiga ah iyo inay meesha ka baxdo ku dhaqanka sharciga. Guud ahaan, iyadoo sharciyada la-dagaalanka argagixisadu ay noqon karaan aalado muhiim ah oo looga hortagayo falalka argagixisanimada, waxaa haddana la iska indha tiri karin walaaca laga qabo in ay dhaqan galintoodu ay horseedaan ugaarsi siyaasadeed. Dadka arrintani u dhuun daloola ayaa sheegay in ay muhiim tahay in dowladuhu ay u adeegsato si isku dheelitiraan ilaalinta amniga qaranka iyo ilaalinta xorriyadda madaniga ah iyo qiyamka dimuqraadiga ah. Mid ka mid ah siyaabaha walaacan wax looga qaban karo ayaa ah in la xaqiijiuo in qodobada quseeya amniga ay noqdaan kuwa hufan oo lagula xisaabtami karo hay’ada amniga si looga fogaado ku tagri fal ka imaan kara qeexid la’aanta qodobads qaar. Sida ay tilmaamayaan khubarada sharciga, taasi ayaa macneheedu yahay in la helo tilmaamo iyo habraac cad oo loo adeegsado tallaabooyinka amniga, iyo in hab-raacyadani ay noqdaan kuwo si cad ugu tilmaaman sharciga loo adeegsan doono arrimaha amniga. Waxa kale oo muhiim ah in la sameeyo habab kormeer iyo dabagal ah si loo hubiyo in tallaabooyinka amniga aan lagu takrifalin, sida ay tilmaamayaan khubarada xaga sharciga ah. Talaabada kale ee muhiimka ah waa in la hubiyo in kuwa mas’uulka ka ah fulinta tallaabooyinka amniga ay yihiin dad si sax ah loo tababaray oo la baro xuquuqda aadanaha iyo xorriyadaha madaniga ah. Tani waxay gacan ka gaysan doontaa in la hubiyo in tillaabooyinka amniga aan loo isticmaalin qaab ku xad-gudbaya xuquuqahan iyo xorriyadaha aasaasiga ah. Ugu dambeyntii, waxaa muhiim ah in muwaadiniintu ay ka si wanaagsan u fahmaan xaquuqahooda ku xusan dastuurka waddanka, si ay ugala xisaabtamaan dowladooda habka ay u meel marineyso tallaabooyinka amniga ee sharcigu u ogolyahay. Sida ay khubarada tilmaamayaan, muwaadiniinta ayaa ku muujin kara cabashooyinka ay qabaan qaab ay kamid yuhiin qabashada mudaharaadyo dadweyne, gudbinta cabashooyinkooda dhanka baraha bulshada, iyo noocyo kale oo dhaqdhaqaaq nabadeed ah, taasi oo gacan ka gaysan karta xaqiijinta in tillaabooyinka amniga loo isticmaalo, iyado la ilaalinayo xuquuqda iyo xorriyadaha muwaadiniinta. Haddaba asalka guud ee walalacyada laga muujinayo shuruucda cusub ee amnigu ayaa la xiriirta maadaama uu inta badan awoodo dheeraad ah siiyay hay’adaha amniga sida nabad sugida oo helaya awoodo ay ku baari karaan, ku xiri karaan, ugana soo oogi karaan dacwadaha ay doonaan shakhsiyaadka looga shakiyo ama ay ku eedeeyaan in ay khatar ku yihiin amniga qaranka. Marka sharciyadan ay yihiin kuwo si liidata loo qeexay ama aad u ballaaran oo fasiraad jaan go’aan aan laga bixin marka la diyaarinayay ama la meel marinayey, waxaa si khaldan loogu adeegsan karaa in lagu beegsado shaqsiyaad ama kooxo sababo siyaasadeed dartood. Tusaale ahaan, sharciyada qeexaya “argagixisada” ama “xagjirnimada” si aan caddayn ayaa loo isticmaali karaa in lagu beegsado dadka ka soo horjeeda siyaasadda dowlada, saxafiyiinta, ama u dhaq-dhaqaaqayaasha arrimaha bulshada iyo xuquuqul insaanka kuwaas oo aan dhab ahaantii ku lug lahayn dhaq-dhaqaaqyo rabshado ama khatar ah. Intaa waxaa dheer, sharciyada ammaanku waxay sidoo kale baabi’in karaan xorriyadda madaniga ah iyo xuquuqda aadanaha haddii ay haystaan ogolaansho xad-dhaaf ah, oo lagu gaysan karo gabood falo ay kamid yihiin xarig aan sabab lahayn, ama noocyo kale oo ka bad-badis loogu soo gambado nidaam dawladeed. Gebagabadii, sharciga ayaanan ilaa hadda u muuqan mid ay ku jiraan hababka kormeerka, guddiyada dib u eegista madax-banaan, ama noocyada kale ee isla xisaabtanka si loo hubiyo in awoodahaas loo isticmaalo si habboon oo waafaqsan sharciga iyo dastuurka dalka. W/Q: Cabdiraxmaan Axmed Yuusuf AFEEF: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada admin@caasimada.net Mahadsanid. The post Halisaha aan la ogeyn ee ku gadaaman sharciga cusub ee la-dagaalanka argagixisada appeared first on Caasimada Online.
  5. Mekelle (Caasimada Online) – Golaha dhexe ee TPLF, ayaa waxaa la sheegay in Getachew Redan ay u doorteen inuu noqdo madaxweynaha ku meel gaarka ah ee ismaamulka Tigreega doorashadii uu qabtay. Telefishinka Gobolka Tigray, ayaa sheegay in Getachew Reda ay kooxda TPLF u dooratay inuu noqdo madaxweynaha maamulka cusub ee ku meel gaarka ah ee Tigrayga. Sida ku cad heshiiskii ay dawlada dhexe iyo kooxda TPLF bilo ka hor ku gaadheen magaalada Pretoria, ayaa ahaa in si rasmi ah loo soo afjaro colaaddaasi, iyadoo lagu go’aamiyay in maamul ku meel gaar ah loo sameeyo gobolka Tigray. Ka dib marka la dhiso ay maamulka ku meel gaarka ah ee gobolka, ayaa waxaa ansixin doono dowladda federaalka, sida ku cad heshiiska nabadda ee Pretoria. Marka la eego matalaada maamulka ku meel gaarka ah, boqolkiiba 30 waxa la siin doonaa TPLF, 25% ciidanka Tigrayga, boqolkiiba 15 waxa la siin doonaa xisbiyada mucaaradka, inta kalena waxa la siin doonaa waxgaradka iyo ururada bulshada. Waxaa xusid mudan in Anthony Blinken oo ah xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka oo maalmo ka hor booqasho ku tagay dalka Itoobiya uu la hadlay mas’uuliyiintii ka wada xaajooday heshiiska nabadeed ee Pretoria. BBC The post Getachew Redan oo loo doortay madaxweynaha ismaamulka Tigreega appeared first on Caasimada Online.
  6. Gudoomiyaha xisbiga UCID-mudane Faysal Cali Waraabe ayaa hambayo u diray ciidanka qaranka ee Somaliland ee iska difaacay weerarkii shalay lagu soo qaaday. Gudoomiye Faysal oo qoraal yar oo kooban soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitter-ka ayaa waxa uu u dhignaa sidani hoos ku qoran. Anigoo ka xun dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Laascaanood. Waxa aan Hambalyaynayaa Ciidanka Qaranka JSL ee iska difaacay dagaalkii kooxaha Huwanta ahi kusoo qaadeen,Waxaanan Garaadada ugu baaqayaa in ay Nabada qaatan,wixii tabasho ahna miiska wadahadalka lagu dhameeyo. Qaran News
  7. RIYADH, Saudi Arabia (Caasimada Online) – Saudi Arabia Minister of Islamic Affairs, Abdul Latif Al-Sheikh, has released a document outlining ten controversial rules to be observed during the Islamic holy month of Ramadan this year. Among the regulations are limitations on mosque loudspeakers, surveillance of worshippers seeking seclusion during the last ten days, restrictions on donations, and a ban on filming or broadcasting prayers within mosques. Specific rules outlined by the ministry The document stipulates that imams and muezzins may only be absent for extreme necessities and that Tarawih (evening) prayers must not be prolonged. It also mandates the completion of the tahajjud prayer before the dawn call to prayer, with sufficient time to avoid difficulty for worshippers. Furthermore, the new rules prohibit using cameras in mosques to photograph imams and worshippers during prayers, as well as any media transmission or broadcasting of the prayers. Imams are now responsible for authorizing the i’tikaaf (seclusion in the mosque during the last ten days) and obtaining relevant information about those participating. Additionally, the Ministry has forbidden mosques from collecting financial donations for organizing meals to break the fast. Meals should be prepared and held in designated areas in mosque courtyards under the supervision of the imam and muezzin. Controversial decisions and international backlash The new regulations have ignited big controversy, including the limitation on loudspeakers emitting the call to prayer and the complete ban of their usage for prayers and recitations. Critics argue that these rules, along with the prohibition on bringing children to the mosque for prayers, resemble restrictions imposed by former dictator of Tunisia Zine El Abidine Ben Ali, and the former Soviet Union. Many Muslims worldwide have expressed outrage, viewing the rules as another attempt by Saudi Arabia’s Crown Prince Mohammed bin Salman to curtail the influence of Islam in public life. Critics also note the Saudi government’s promotion of musical concerts and Western artists, which they perceive as a strategy to appeal to international audiences and liberalize the Kingdom’s society. Ministry spokesman addresses concerns In a telephone interview with Al-Saudiya, the Ministry’s spokesman, Abdullah Al-Enezi, dismissed the concerns. He stated that the Ministry does not prohibit breaking the fast in mosques but instead seeks to organize it within the framework of preserving the sanctity and cleanliness of the mosque. Al-Enezi also addressed the ban on filming and broadcasting prayers, explaining that it aims to protect platforms from exploitation and prevent mistakes, rather than demonstrating mistrust of imams, preachers, or lecturers. Read more Saudi Arabia News The post Shocking Ramadan rules spark outrage in Saudi Arabia appeared first on Caasimada Online.
  8. Kampala (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray caawa magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo uu tababar ugu soo xirayo cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhaweeyey garoonka caalimaga ah ee Entebbe International Airport ee magaalada Kampala, isagoo uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka Uganda doorka ay ka qaadanayaan dib u dhiska ciidamada Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in ciidanka qaranka Soomaaliya ay si naf hurnimo leh u wajahayaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab. “Waxay dhiiggooda u hurayaan xoreynta dalkooda iyo xasilloonida gobolka,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh oo Uganda ku sugan. Madaxweynaha ayaa dul istaagi doona tayada tababarrada ay qaateen guutooyinka kna tirsan ciidanka xoogga dalka, isagoo la wadaagaya guulaha ay dagaalka Al-Shabaab ka gaareen ciidanka qaranka ee ka dagaalamaya gobollada dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay dib u habaynta Ciidanka Qalabka Sida oo aas-aas u ah dowladnimada Soomaaliya iyo in guul deg-deg ah laga gaaro dagaalka dalka looga sifaynayo argagixisada. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tababarkii ay dowladda Uganda siisay u soo xiri doona ciidankaan ka tirsan xoogga dalka, in kastoo aan tiradooda la shaacin, hadana ciidankaas waxay dalka Uganda ku sugnaayeen ugu yaraan 3-dii bilood ee lasoo dhaafay. The post Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ciidan cusub tababar ugu soo xiray Uganda appeared first on Caasimada Online.
  9. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray caawa magaalada Kambaala ee dalkan Uganda, halkaas oo uu tababar ugu soo xirayo cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhaweeyey garoonka caalimaga ah ee Entebbe International Airport ayaa uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka Uganda doorka ay ka qaadanayaan dib u dhiska Ciidamada Soomaaliyeed oo si naf hurnimo leh u wajahaya dagaalka ka dhanka ah kooxda Alshabaab, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa dul istaagi doona tayada tababarrada ay qaateen guutooyinkan ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka, isagoo la wadaagaya guulaha la taaban karo ee Ciidamadeennu ay ka soo hooyeen howlgallada dalka looga xoreynayo dagaalamayaasha Al-Shabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay dib u habaynta Ciidanka Qalabka Sida oo aas-aas u ah dowladnimada dalkeenna iyo in guul deg-deg ah laga gaaro dagaalka dalka lagaga saaro dahaa;amayaasha Al-shabaab oo ku sugan qeybo dalka ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  10. Hargeysa (Caasimada Online) – Xukuumadda Somaliland ayaa markale digniin culus u dirtay maamulka Puntland, kadib dagaal xooggan oo maanta ka dhacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Somaliland ayaa sheegtay in ciidamada Puntland ay qeyb ka ahaayeen dagaalkii maanta, kaasi oo si gaar ah uga dhacay aaagga xerada Goojacadde ee dulkeedka magaalada Laascaanood. Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo la hadlay warbaahinta ayaa digniintan u diray maamulka Puntland, oo ku eedeeyay inay qeyb ka ahaayeen dagaalkii maanta, iyaga oo garab siinayay kooxaha huwanta, sida uu hadalka u dhigay. “Waxaa digniin u direyna maamul goboleedka Puntland oo caadeystay marwalba in xadka Jamhuuriyadda Somaliland uu ku gafo oo soo gardareysto. Gacan adag ayaa lagu qaban doona oo Somaliland way ka guuleysan doonta,” ayuu yiri Wasiir Caateeye. Xukuumadda Somaliland ayaa sidoo kale waxay caalamka ku wargelisay inay diyaar u tahay xal nabadeed iyo in weli ciidamadeeda ay dhowrayaan xabad joojintii ay kal hore ku dhawaaqeen. “Bulshada caalamka waxaan u sheegayna oo ku wargelinayna inay rabaan maamulka goboleedka Puntland iyo huwanta iswadata in ay jabiyaan xabad joojintii iyo wada-hadalkii ay bulshada caalamka wadeen. Somaliland waxay ku dadaalaysa marwalba inay wado xabad-joojintii.” Somaliland ayaa dhowr jeer waxay dowlad-goboleedka Puntland ku eedeysay in uu wado qorshe uu ku ballaarinayo dagaalka ka socda Laascaanood, iyada oo sheegtay in ciidamo ka tirsan maamulkaasi ay weerar ku soo qaadeen ciidamadooda. Puntland ayaa dhankeeda iska fogeysa eedeymaha uga imaada xukuumadda Somaliland, ayada oo beenisay inay qeyb ka tahay dagaalka magaalada Laascaanood ka socda muddada ka badan halka bil. The post Somaliland oo digniin kama dambeys ah u dirtay Puntland kadib dagaalkii maanta appeared first on Caasimada Online.
  11. Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa caawa shaaciyay wadarta guud ee tirada muwaadiniinta isdiiwaangeliyay ee codka bixin doona doorashada golayaasha deegaanka ee muddeysan 25 May 2023. 401,120 oo qof ayaa iska diiwaangeliyay 37 degmo oo ka tirsan gobollada Bari, Karkaar Gardafuu, Sanaag, Haylaan, Nugaal iyo Mudug. 1. Bari waxaa iska diiwaangeliyay 102, l937 qof 2. Gardafuu waxaa iska diiwaangeliyay 14,253 qof. 3. Karkaar waxaa iska diiwaangeliyay 49,797 qof 4. Haylaan waxaa iska diiwaangeliyay 11,249 qof 5. Mudug waxaa iska diiwaangeliyay 102, 353 qof 6. Sanaag waxaa iska diiwaangeliyay 22,608 qof 7. Nugaal waxaa iska diiwaangeliyay 97,923 qof PUNTLAND POST The post Puntland oo shaacisay xogta diiwaangelinta appeared first on Puntland Post.
  12. Prime Minister of Ethiopia Dr Abiy Ahmed understands the obligation of Ethiopia not to endorse a misguided interpretation of article 4 of the African Union Constitutive Act on colonial borders cited by Somaliland Administration. Hargeisa (Commentary) — The Ethiopian Government mediation efforts to bring the Northern Somalia conflict to an end seems to have hit a snag. The secession war being waged against Laascaanood by Somaliland forces unnerved Ethiopia, a multi-ethnic country that is still dealing with the aftermath of secession. Thirty years ago, Ethiopia became a landlocked county after Eritrea had seceded to become a sovereign country. Somaliland administration refused to endorse the terms of the Ethiopian mediation including the respect for political objectives of the two warring parties, and above all the sovereignty of Somalia. Ethiopia cannot promote secession in Somalia. A senior Ethiopian Foreign Ministry adviser told an Amharic newspaper that “Ethiopia was a victim of agression so it cannot promote secession in Somalia or back forces questioning the sovereignty of Somalia”. Ethiopia sent troops to Somalia to liberate “territories under Al-shabaab’s control.” The war in Northern Somalia places Ethiopia on the horns of dilemma. It cannot intervene without the request of the Federal Government of Somalia and it cannot watch the conflict unfold in Somali territories bordering Ethiopia. Last week, the Somaliland government accused Ethiopia of sending troops to Laascaanood. The Somali region of Ethiopia described the accusation from Somaliland as a desire to vent political anger. President Muse Bihi Abdi has yet to find a reasonable answer to the question: why did Somaliland forces resort to shelling Laascaanood? Ethiopia hosts the headquarters of the African Union where the inviolability of colonial borders is a cardinal tenet of the AU Charter. Somaliland administration claims to be enforcing colonial borders that ceased to exist on 1 July 1960, when the Republic of Somalia came into existence. Somalia is a founding member of the African Union (then Organisation of African Union). Ethiopia understands its obligation not to endorse a misguided interpretation of article 4 of the African Union Constitutive Act on colonial borders (“respect of borders existing on achievement of independence”). The AU article is only applicable to inter-state borders of Africa. Somaliland aims to become a sovereign country, but it invokes defunct protection agreements between the British Empire and some Somali clans as a basis for its argument on the “sanctity of colonial borders”. President Muse Bihi Abdi has not found a reasonable answer to the question: Why did the secessionist administration resort to shelling Laascaanood, a district it claims to have been a part of the ex-British Somaliland? The UN Security Council Resolutions emphasise the political and territorial unity of Somalia. If a sub-national entity wages a secessionist war to impose its outlook on unionist constituencies represented federally in Mogadishu, the risk of an all-out civil war in Northern Somalia grows. Somaliland leaders should be held accountable for aggression and a secession war in the Federal Republic of Somalia, a country recovering from state collapse. The post Ethiopia Sees Aggression in Somaliland Intransigeance appeared first on Puntland Post.
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka HirShabeelle Sheekh Cismaan Barre ayaa codsi u diray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kadib kulan uu kala qeyb galay beeshiisa oo Muqdisho lagu qabtay. Guddoomiye Sheekh Cismaan Barre ayaa madaxweyne Xasan Sheekh ka codsaday inuu baaritaan ku bilaabo kiiska dilkii Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi oo lagu dilay Beledweyne, xilli ay ka socotay doorashadii golaha shacabka. “Hadii Xildhibaan Aamino aad u heysay wax abaal ah, maadaama ay kula shaqey jirtay, madaxweynow waxaan kaa rabnaa inaad bilowdo baaritaan, si loo ogaado cidii dishay,” ayuu yiri. Sheekh Cismaan ayaa sheegay in beesha ay ka dhalatay Allaha u naxariistee Xildhibaan Aamino ay madaxweynaha ka doonayaan inuu siiyo xuquuqdii ay xisbigiisa ku laheed xildhibaan Aamino. “Madaxweynow waxaan kaa rabnaa in beeshaan Abti-Same ay kaa hesho in la eg xuquuqda ay heleen siyaasiyiinta iyo xildhibaanada kula shaqeeya, ma dhiman Aamino ee waa dheeraatay,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Sheekh Cismaan. Wuxuu dalbaday in maamuus qaran loo sameeyo Xildhibaan Aamino oo ugu yaraan loogu magac-darro mid ka mid ah xarumaha dowladda, “Madaxweyne Xasanow waxaan ognahay inay ku xanuujisay geerida Aamino, waxaan arkeynay inaad la ilmeysay, maanta adigaa dalka xukumee waxaan kaa rabnaa hiil,” ayuu hadalkiisa ku sii daray. Xildhibaan Aamino oo ka tirsaneed xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh ee UDP ayaa la dilay waqti xasaasi ah oo loolan doorasho lagu jiray, waxaana la tuhmayaa inay la mashimay ama la shirqoolay. Allaha u naxariistee Aamino waxaa aad ugu doodi jirtay kiiska Ikraan Tahliil oo dalka gilgilay, ugu dambeyntiina waxaa ku baxda ayada, waxaana isku qarxiyey nin isku soo xiray waxyaabaha qarxa. Ilaa hadda ma jiro baaritaan natiijo laga gaaray oo lagu sameeyey dilalkii isku ekaa ee loo geystay Xildhibaan Aamino iyo Ikraan Tahliil oo ka horeysay, labada gabdhood ayaa ka soo wada jeeday beesha Gaaljecel. Hoos ka daawo Sheekh Cismaan The post Daawo: Xasan Sheekh oo laga dalbaday labo arrin oo la xariira dilkii xildhibaan Aamina appeared first on Caasimada Online.
  14. Kismaayo (Caasimada Online) – Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland ka furmay shirka wada-tashiga ballaarinta Idaacadaha dowlad Federaalka, dowlad-gobolleedyada iyo gobolka Banaadir. Furitaanka shirka ayaa waxaa ka qeyb-galay madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo xubno ka socda maamul gobolleedyada dalka. Shirkaan ayaa waxay dhinacyadu uga wada-hadleen horumarinta iyo mideynta Idaacadaha dowladda federaalka iyo kuwa dowlad-goboleedyada, si loo xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee dhanka fikirka. Wasiirka Warfaafinta Daa’uud Aweys oo faah-faahin ka bixiyay shirkan ayaa waxa uu sheegay in la isla qaatay isku-xirka idaacada dowladda dhexe iyo maamullada, loona xil-saaray arrintaasj guddi qiimeyn ku sameeya. “Dowladda Fedreaalka iyo Dowlad-goboleedyada ayaa waxaa ugu tala-galnay inay diyaar u noqdaan in bulshada ay ka wacyi-galiyaan dhibaatooyinta taagan sida; arrimaha Mukhaadaraadka iyo in farriimo mid ah u gudbiyaan bulshada Soomaaliyeed,” ayuu yiri. “Waa shaqo aan filayo in billowgeedii uu guul inoogu soo billowday markii aan billownay shirarka iyo wada-shaqeynta dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada. Waa in aan halkaas kasii ambaqaadno istiraatijiyada wada-shaqeynteena.” Shirkan ayaa noqonaya midkii saddexaad ee iskugu imaadan wasiirada warfaafinta ee federaalka iyo dowlad-goboleed, ayada oo shirkii u horeeyay uu ka qabsoomay magaalada Muqdisho. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe dadaal badan ku bixinaysay sidii kor loogu qaadi lahaa wada-shaqeynta hay’addaha heer federaal iyo kuwa dowlad-goboleedyada, si loo dardar-geliyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda dalka. Hoos ka daawo The post Daawo: Muxuu yahay qorshaha shirka Kismaayo uga furmay DF iyo dowlad goboleedyada? appeared first on Caasimada Online.
  15. NEW YORK, (Caasimada Online) – Former US President Donald Trump anticipates his arrest on Tuesday, pertaining to hush money allegedly paid to adult film actress Stormy Daniels before the 2016 election. Trump called upon his supporters to protest through a post on his Truth Social platform. The investigation revolves around the $130,000 payment made to Daniels, whose legal name is Stephanie Clifford, to prevent her from disclosing an alleged affair with Trump. Prosecutors are currently deliberating on whether to charge Trump in the case, with widespread speculation suggesting that an indictment is probable. Should the Manhattan District Attorney indict Trump, the 76-year-old would become the first former president to face criminal charges, which could severely impact his bid to win the Republican nomination for the 2024 presidential election. Lawyer indicates Trump’s surrender On Friday, Trump’s lawyer informed CNBC that the former president would willingly surrender to face criminal charges if indicted by a Manhattan grand jury. Trump has consistently denied having an affair with Daniels and dismisses the investigation as politically motivated. Trump accused the Manhattan District Attorney’s office of corruption and political motivation in his social media post, claiming the investigation was based on a “fully debunked fairytale.” The former president has also been given an opportunity to testify by District Attorney Alvin Bragg’s team but is expected to decline to avoid potential self-incrimination. Experts believe that this invitation indicates an imminent charge against Trump. Daniels agrees to testify According to her lawyer, Charles Brewster, Daniels met with prosecutors on Wednesday and agreed to make herself available as a witness or for further inquiry if required. Trump’s former lawyer, Michael Cohen, who has since turned against him, testified before a New York grand jury on Monday. Cohen made the payment to Daniels and claims to have been reimbursed later. If not adequately accounted for, the payment could lead to a misdemeanor charge related to falsifying business records. This might escalate to a felony if the false accounting was intended to conceal a second crime, such as a campaign finance violation, as The New York Times reported. Trump faces multiple criminal probes Trump is currently under investigation in several criminal cases at the state and federal levels for potential misconduct before, during, and after his first term in office. These investigations significantly threaten his possible return to the White House. In Georgia, a prosecutor examines Trump and his allies’ efforts to overturn his 2020 election loss. The grand jury, in this case, has recommended multiple indictments, as revealed by the forewoman last month. Additionally, the former president is subject to a federal probe into his handling of classified documents and his possible involvement on January 6, 2021, assault on the US Capitol. A history of incendiary messages Mr. Trump’s call to “PROTEST, TAKE OUR NATION BACK!” resembles his provocative statements before the infamous January 6, 2021, rally at the White House Ellipse. That day, he encouraged his supporters to march on the Capitol, where the certification of the 2020 presidential election was taking place. Federal prosecutors are investigating his involvement in the events leading to the attack. Far-right extremist groups and Trump’s supporters interpreted his tweet on December 19, 2020, as a clear invitation to action. Promptly securing protective gear and establishing encrypted communication channels, extremist groups and Trump supporters prepared for action. In one instance, heavily armed “quick reaction forces” were staged outside Washington for the event. Leaders of organizations such as the Proud Boys and the Three Percenter militia movement employed bellicose language to incite their members, as their private messaging channels filled with plans to support Trump. Post-indictment rally On Friday evening, Trump’s campaign announced a rally in Waco, Texas, potentially his first after an indictment. This event is scheduled around the 30th anniversary of deadly clashes between federal officials and extremists in the area. In anticipation of an indictment, New York officials are discussing security arrangements in and around the Manhattan Criminal Court. Trump is expected to be charged in connection with the hush money payment his former lawyer, Michael D. Cohen, made to Stormy Daniels, who claimed to have had an affair with Trump. Cohen made the $130,000 payment to Daniels to suppress her story about the affair. The post Trump ‘anticipates’ arrest on Tuesday, calls for support appeared first on Caasimada Online.
  16. New York (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu filayo “in la xiro” Talaadada, sababo la xiriira lacag la tuhunsan yahay inuu siiyey gabar jirkeeda ka ganacsata kahor doorashadii 2016. Trump ayaa ugu baaqay taageerayaashiisa inay dibad-baxaan si ay u difaacaan. Isaga oo soo xiganaya “xog” uu ka helay xafiiska xeer-ilaaliyaha degmada Manhattan ee New York, ayuu Trump wuxuu maanta kusoo qoray barta Truth, “Musharaxa hoggaaminaya Jamhuuriga iyo madaxweynihii hore ee Mareykanka waxaa la xiri doonaa Talaadada toddobaadka dambe. Dibad-baxa oo dalkiina dib usoo ceshada.” Baaritaanka lagu hayo Trump ayaa waxaa xuddun u ah lacag $130,000 ah oo toddobaadyo kahor doorashadii 2016 uu siiyey Stormy Daniels, oo magaceeda dhabta uu yahay Stephanie Clifford, si aysan u shaacin xiriir ay sanado kahor la lehyd Trump. Qorshaha dacwad-oogayaasha Dacwad-oogayaasha ayaa ka tashanaya inay Trump kusoo oogaan dacwado ku saabsan kiiskaas, waxaana la hadal hayaa inay u badan tahay inay dacwad kusoo oogaan. Haddii xeer-ilaaliyaha degmada Manhattan uu dacwad kusoo oogo Trump, 76 jirkan ayaa noqon doona madaxweyne hore kii ugu horreeyey ee dambi lagu soo oogo. Tani waxay sidoo kale meesha ka saari kartaa damaciisa ah inuu u tartamo magacaabista xisbiga Jamhuuriga ee doorashada 2024. Qareenka Trump ayaa habeenkii Jimcaha wuxuu taleefishinka CNBC u sheegay in madaxweynihii hore uu is-dhiibi doono si uu u wajaho dacwadaha dambi, haddii ay kusoo oogaan xeer beegtida Manhattan. Trump waa uu beeniyey inuu xiriir la lahaa Daniels, wuxuuna baaritaanka ugu yeeray mid dano siyaasadeed laga leeyahay. Qoraalka uu maanta soo dhigay barta Truth, Trump wuxuu ku macneeyey “dusin ka timid xafiiska sharci-darrada iyo musuqa ah ee xeer-ilaaliyaha degmada Manhattan.” Daniels ayaa Arbacadii la kulantay dacwad-oogayaasha, waxayna “ogolaatay inay marqaati-fur sameyso haddii loo baahdo baaritaan dheeri ah,” sida uu sheegay qareenkeeda Charles Brewster. Casuumad marqaati-fur Bishan horraanteeda, Trump ayaa waxaa fursad loo siiyey inuu kahor marqaati furo kooxda xeer-liaaliye Alvin Bragg, hase yeeshee waxaa la filayaa inuu diido, si uu uga fogaado inuu dambi is geliyo. Khubarada ayaa sheegaya in casuumadda marqaati-fur ay astaan u tahay in Trump dacwad lagu soo oogi doono. Talaadadii, qareenkii hore ee Trump balse markii dambe cadowgiisa noqday Michael Cohen ayaa ka-hor marqaati furay xeer-beegtida New York. Lacagta la siiyey Daniels ayaa waxaa bixiyey Cohen, oo sheegay in markii dambe dib loogu soo celiyey. Lacagta ayaan haddii si sharci ah loogu darin xisaabaadka, waxaa ka dhalan kara dambi la xiriira ka been-sheegidda diiwaan-ka ganacsiga. Waxaa sidoo kale ka dhalan kara dambi, haddii xisaab ka been-sheegidda looga dan lahaa in lagu qariyo dambi labaad oo ah ku xadgudub ka dhan ah xeerka maal-gelinta ololaha doorashada. Trump ayaa wajahaya eedeymo dhowr ah oo isugu jira heer gobol iyo heer federaal, kuwaasi oo isugu jira khaladaad uu sameeyey intii uu madaxweynaha ahaa iyo inta aanu noqon ka horba. The post DEG DEG: Trump oo shaaciyey in Talaadada xabsi la dhigayo appeared first on Caasimada Online.
  17. Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa xarunta Midowga Yurub ee magaalada Muqdisho kula kulmay masuliyiin sare oo ka tirsan Midowga Yurub oo boqasho ku yimid Soomaaliya gaar ahaan caasimadda ah ee Muqdisho. Madaxweynaha iyo Agaasimaha Siyaasadda Dibadda ee Midowga Yurub Mudane Peter Wagner ayaa waxay ka wada hadleen sidii sare loogu qaadi lahaa mashaariicda Midowga Yurub ka fuliyo Galmudug, sida mashruucyada DEEGAN BILE, ILED iyo kuwa cusub oo la bilaabi doono dhawaan. Kulankaan waxaa soo qabanqabiyay masuliyiin ka socotay hey’adda Socdaalka Addunka ee IOM oo ayadu shaqo muhiim ah ka haysa guud ahaan deegaanada Galmudug. Dhanka Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa kulanka qayb ka galay Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Khayraadka Biyaha, Wasiir ku xigeenka Bay’ada iyo Isbadalka Cimilada, Masuliyiin kala matalaysay Wasaarada Haweenka iyo xuququl insaanka iyo Wasaarada Xanaanada Xolaha. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  18. Garoowe (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka (SODMA) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Guddoomiye Maxamuud Macalin iyo wafdiga uu horkacayo oo ay ku jiraan masuuliyiin ka tirsan hay’adda ayaa waxa garoonka Gen. Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan dowlad-goboleedka Puntland. Ujeedka safarka guddoomiyaha hay’adda maareynta masiiboyinka Qaranka ayaa u daaran sidii ay gargaar u gaarsiin la haayeen shacabka ku barakacay dagaalada ka socdo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Hay’adda maareynta masiiboyinka Qaranka (SODMA) ayaa tan iyo markii uu billowday dagaalka Laascaanood waxay garoonka diyaaraha ee Aadan Cadde ka soo dejisay qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay dagaalkaasi. SODMA ayaa dhowr jeer diyaarado wada shixnado iskugu jira raashin iyo daawo u dirtay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo ay ka socdaan dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC. Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa hore u sheegtay inay ka go’antahay in gurmad la gaarsiiyo dadka reer Laascaanood, ayada oo garab istaag u muujisay bulshada uu saameeyay dagaalkaasi. Dagaalka Laascaanood oo socda muddo ka badan hal bil ayaa waxaa la sheegay inay ku dhaawacmeyn in ka badan 700 oo qof halka ay ku dhaawacmeyn ku dhawaad 200,000 oo qof. The post Wafdi heer federaal ah oo gaaray magaalada Garoowe + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
  19. Dagaal xooggan oo tan iyo saaka ka socday jiidda dhinaca bari ee magaalada Laascaanood ayaa mar kale dib u qarxay Galabta. Ciidamada Somaliland iyo xoogagga SSC ayaa sida la xaqiijinayo saacado badan ku dagaallamaya jihada bari ee Laascaanood. Dagaalka labada dhinac oo lagu tilmaamay kii ugu cuslaa ayaa ilaa iyo saaka waaberkii ka socday jihadaas. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Somaliland ay subaxnimadii hore ee saaka weerarka bilaabeen balse dib loogu riixay Taliska Gooja-cadde. PUNTLAND POST The post Wararkii u danbeeyay ee dagaalka magaalada Laascaanood appeared first on Puntland Post.
  20. The differential clauses in protection agreements the British Empire signed with East Sanaag Clan and Isaaq clans render the latter’s secession-based sovereignty claim over East Sanaag Clan territories in the Federal Republic of Somalia null and void Sixty two years ago the late Sultan of Warsangali Sultan Mohamoud Ali Shire, MBE featured on the cover page of History Today magazine. Baran (Legal Commentary) — The secession war in Northern Somalia revived the debate on protection agreements some African tribes or clans had signed with the British Empire. In the Federal Republic of Somalia there are Somali clans that invoke those agreements to justify unilateral secession. After the 1884 Berlin Conference to colonise Africa, The British Empire signed Protection Agreements with Somali Northern clans. Although the key wording in the agreements are almost the same, Warsangali secured a protection agreement based on jurisdiction. The agreement with East Sanaag Clan elders prevented the British Empire from ceding the territory of East Sanaag Clan to other political entities even though other East Sanaag Clan subclans live in what was Italian Somaliland. East Sanaag Clan could seek redress through the Common Law if such a violation had happened. The protection agreements the British empire sisgned with Isaaq, Gadabursi and Issa clans lacked jurisdiction clause. Due to this legal deception on the part of the British Empire, Ethiopia annexed Somali territories that Britain was supposed to protect. Clans who signed a protection agreement without jurisdiction were not able to challenge the decision by the British Empire to cede territories in the ex-British Somaliland to Ethiopia in 1954. The Warsangali clan signed a jurisdiction-based protection agreement with the British Empire. Why is the Isaaq clan’s politiucal leaders are invoking a protection agreement to claim sovereignty over East Sanaag Clan territory when their elders were not able to stand up to the British Empire when Somali territories were secretly ceded to Ethiopia under Emperor Haile Selassie? If the British Empire honoured the protection agreements with Somali clans even in the absence of a jurisdiction clause, the claim by secessionist administration of Somaliland would have been debatable. Breach of the Protection Agreement with the Somali clans brought about wars between Somalia and Ethiopia. Wrong interpretation of these agreements is fuelling secession war in Northern Somalia. The legacy of British colonialism in Northern Somalia casts clouds of war over the Horn of Africa. Britain cannot proudly talk of historic links with Northern Somalia when it violated protection agreements to give an advantage to Ethiopia, a country that was a member of the League of Nations and is a founding member of the United Nations. Why is Somaliland invoking a lapsed protection agreement to reject the sovereignty of Somalia? Ethiopia benefited from the claim to sovereignty to negotiate with the British Empire to have Somali territories ceded to the Ethiopian Empire. On 25 February 1955, the late Labour MP James Johnson had this to say about the Anglo-Ethiopian Agreement: “The history of the case is in no doubt whatever. These people came under the Queen’s protection in 1884 and 1886, willingly and with full knowledge, and in 1897 we signed the agreement with Abyssinia without their knowledge, and, obviously, without their consent.” Somalis stood outside the sovereignty realm when Britain violated Somali interests. The consequences have been inter-state wars and, now, intra-state war being waged by a secessionist administration in a politically and territorially united Somalia. The secession war in Northern Somalia resulted in political impunity caused by a wrong and violent interpretation of a form of protection agreements some Somali clans signed with the British Empire more than one century ago. Adan Y. M. Fatah is a historian based in Baran, Puntland State of Somalia The post Differential Clauses in Protection Agreements Between the British Empire and Somali Clans Contradict <em>Secession</em> Claims appeared first on Puntland Post.
  21. Baydhabo (Caasimada Online) – Waxaa la soo gaba-gabeeyey shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socday magaalada Baydhaba, kaasi oo go’aan looga gaaray qorshaha ay Soomaaliya ku dalbaneyso deyn cusub oo balaayiin dollar ah. Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa isla gartay in qorshaha deynta cusub looga qaadanayo dalalka deeqaha bixiya iyo hay’addaha caalamiga ah lagu saleeyo mashaariic isbixin kara si dib loogu gudo deyntaasi, taasi oo ay si adag uga hortimid maamulka Puntland. “Goluhu wuxuu isla gartay in deymaha dalka uu mustaqbalka qaadanayo ay noqdaan deymo u adeegayo horumarinta dhaqaalaha dalka oo la gelinaayo mashaariic is bixin kara, loona qoondeeyo si isku dheelitiran, loona maamulo si hufan, isla markaasna aan culeys deymo saari doonin jiilalka Soomaaliyeed ee mustaqbalka,” ayaa lagu yiri war-murtiyeedka kasoo baxay shirkii Baydhabo ee DF iyo dowlad-goboleedyada. Golaha ayaa sidoo kale isku raacay in la qaato mabaadi’da Federaaleynta Maaliyadda oo ka kooban laba qoddob oo kala ah; astaynta iyo cayimidda ilaha dakhliga iyo wadaagga dakhliga. “Golaha ayaa waxa uu ku heshiiyay in la unko laba hey’adood oo kala madax-bannaan oo aan looga maarmin hannaanka federaalaynta maaliyadda oo kala noqonaya; hay’adda dakhliga Qaranka, guddiga goondeynta iyo dardar-gelinta dakhliga.” Waxa kale oo lagu yiri war-murtiyeedka “Golaha wuxuu isla qaatay jadwal qeexaya sida mas’uuliyadda dejinta siyaasadda canshuuraha u kala leeyihiin Dowladda Federaalka iyo DXDF.” Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa ugu dambeyntiina qalinka ku duugay in lagu sii dhaqmo heshiiyadii iyo is-afgardyadii hore ee daadajinta maaliyadda dalka inta laga hawl-galinayo dhisidda labada hay’dood ee kor ku xusan.’ Dowlad-goboleedka Puntland ayaa dhawaan si adag uga hortimid qorshaha ay dowladda federaalka ku doonayso in deymo cusub uga qaadato dalalka deeqaha bixiya iyo hay’addaha caalamiga ah. Wasiirka Qorsheynta Puntland oo ka hadlay shirweynaha Kaabayaasha dhaqaalaha iyo maalgashiga Puntland ayaa waxa uu sheegay in Puntland ay warqad u diri doonto deyn bixiyaasha caalamka si ay uga hortagto arrintaasi. “Deynta la sheegayo in la cafinayo (Soomaaliya) wax Puntland kasoo gaaray majirto, dhamaantood Koonfur ayay aheyd. Hadda deyntii in la cafiyo oo deyn cusub la qaato ayaa la rabaa, deynta cusub yaa lagu qaadanaya? anaga ayaa nalagu qaadanaya, noomana yimaadan,” ayuu yiri. Waxa uu intaas sii raaciyay “Waa diidnay in aan qeyb ka noqono waa kasoo horjeedna in deynta Soomaaliya laga cafiyo sida ay hadda tahay, waana diidanahay in magaceena (Soomaaliya) lagu qaato deyn cusub anaga oo waxba ogeyn oo masaakiin ah, waa kasoo horjeedna dowlad ahaan.” Arrintaan ayaa imanaysa xilli uu si habsami leh u socdo barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya, islamarkaana la qorsheynayo in dowladda ay qaadato deyn boqolaal bilyan oo dollar ah. The post Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran oo ku adkeystay arrin ay diiday PUNTLAND appeared first on Caasimada Online.
  22. Mogadishu (HOL) - Somali songstress Amina Abdullahi Hersi, renowned for her songs about love and patriotism, passed away on Saturday in Borama, Somaliland's Awdal region, according to her family. Source: Hiiraan Online
  23. LASANOD, Somalia (Caasimada Online) – Eyewitnesses have reported renewed fighting on the outskirts of LasAnod, a troubled city in northern Somalia. The conflict, now in its second month without resolution, threatens to exacerbate the humanitarian situation in the region, according to experts and the United Nations. Over the past two months, rival groups have been engaged in combat, resulting in at least 200 fatalities and over 600 critically injured individuals, as reported by medical professionals. Furthermore, the conflict has displaced over 200,000 people from the border town. Differing accounts of the conflict Accounts of the conflict differ. The Somaliland government claims it held a defensive position during an alleged attack and has “maintained the ceasefire announced by our government.” Somaliland authorities have also alleged that forces led by the Puntland administration attacked their troops in East LasAnod; however, no concrete evidence has been provided to support these claims. In contrast, the media office of Khaatumo State reported that Somaliland forces “initiated a major assault on the outskirts of LasAnod city, with “Khaatumo forces stationed in the city defending against secessionist Somaliland forces.” The renewed fighting may prompt further efforts from the international community to advocate for mediation between the two parties to achieve peace and stability in Somalia. President Hassan Sheikh Mohamud of Somalia has previously urged both parties to find a peaceful solution. Reconciliation efforts Reconciliation efforts between Somaliland and the SSC-Khatumo have been attempted but have ultimately proven unsuccessful. The fighting resumes just days after a local committee of 33 Sool clan clan elders declared that they would agree to a ceasefire and engage in direct talks with the Somaliland government only if it withdraws its troops from the Sool region. Opposition members in Somaliland allege that the violence in LasAnod is orchestrated by President Muse Bihi Abdi, whom they accuse of delaying regional elections. Bihi was expected to facilitate presidential elections in November 2022 but extended his term by two years. Background of the Conflict The ongoing conflict was triggered by the assassination of Abdifatah Abdullahi Abdi (Hadrawi), the local chairman of Wadani, Somaliland’s opposition party, and the subsequent murder of local entrepreneur Mohamed Ali Saadle. On February 5, local leaders, clan elders, and notable figures convened in LasAnod to discuss a resolution to the conflict. They issued a 13-point declaration reinstating the rule of the SSC-Khatumo regions, denouncing Somaliland as a separatist state, and reaffirming their commitment to being part of federal Somalia. This declaration led to violent clashes, with both sides accusing the other of aggression. Somaliland declared independence from Somalia in 1991 but has not been recognized internationally. The unresolved status has further complicated the situation in the region as the various parties continue to vie for power and influence. The post Battle for LasAnod: Rival forces reignite regional strife appeared first on Caasimada Online.