-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Somali President Hassan Sheikh Mohamud announced Friday that his government has banned people from carrying weapons on the streets of Mogadishu, the country's capital. Source: Hiiraan Online
-
Somali President Hassan Sheikh Mohamud announced Friday that his government has banned people from carrying weapons on the streets of Mogadishu, the country's capital. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Hindiya ayaa ku dhowaaqday taageero dhaqaale oo ay ugu yaboohday howlgalka ATMIS ee Soomaaliya, waxayan 2 milyan oo dollar ku tabarucday Sanduuqa Qaramada Midoobay, si ay ugu taageerto Howlgalka ATMIS. Ruchira Kamboj, oo ah ergeyga joogtada ah ee dowladda Hindiya u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa barteeda Twitter-ka ku sheegtay in dowladdeeda ay ku wareejisay jeeg dhan US$ 2 milyan, taas oo loogu talagalay howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya. Hindiya ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday inay ka go’an tahay nabad iyo xasillooni ka dhalata Soomaaliya iyo Geeska Afrika. Sidoo kale waxa ay Hindiya sheegtay in taageeradeeda ay ku aaddan tahay bixinta jawi ammaan oo suurtagelinaya ka hortagga weerarada argagixiso ee ay geystaan Al-Shabaab. Taageeraadan dhaqaale ayaa kusoo aaday, xilli ay baahi weyn u qabtay ATMIS oo horay u dalbatay taageero maaliyadeed, si u sii wado howlgalkeeda Soomaaliya. Si kastaba, Hindiya ayaa horay afar milyan oo dollar ugu deeqday howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS). Midowga Afrika ayaa horay u sheegay inuu u baahan yahay lacag ku dhow $90 milyan oo dollarka Mareykanka ah oo loogu talagalay ciidamadooda nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya, kuwaas oo taageero siiya ciidamadooda milateriga ee dagaalka kula jira Al-Shabaab. Sanad ka hor, Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya, oo loo yaqaan ATMIS, si ay u taageeraan Soomaalida ilaa inta ay ciidamadoodu ay si buuxda ula wareegayaan mas’uuliyadda amniga dalka dhammaadka 2024-ka. The post Hindiya oo $2 milyan ugu deeqday howlgalka ATMIS appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa mar kale farriin u diray dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku maqan Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa dhalintaas ugu gacan haatiyey inay ku soo noqdaan dadkooda oo naftooda badbaadiyaan, isagoo balan qaaday in qofkii ka soo hara Al-Shabaab uu xornimo iyo ammaan ku noolaa doono. “Walaalayaal, dalkaan iyo dadkaan ayaad ka dhalateen oo dal kale ma lihidiin, kasoo noqda waxaa ku jirtaan, u soo noqo dadkaaga iyo diintaada,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh. Madaxweynaha ayaa sheegay in aysan jirin sabab maanta ku qasbi karta in wiil Soomaaliyeed uu cabsi god kula jiro, isagoo dhalinyarada ku jirta Al-Shabaab ka codsaday inay isaga soo baxaan dhibka ku heysta duurka. “Walaal ma jirto sabab aad maalmo badan god ugu jirto oo ugu dhex-saxarooto cabsi darteed, maxaad ku muteysatay ciqaabtaas aad naftaada gelisay? Hadii lagu siray, hadda ayaan kuu sheegeynaa diin iyo dadnimo wax aad difaaceyso habayaraatee ma jirto,” ayuu hadalkiisa ku soo daray Madaxweynuhu. Madaxweynaha Xasan Sheekh oo khudbadaan maanta ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa shaaciyey go’aanno ay dowladda ku xakamayneyso hubka sharci darrada ah ee mas’uuliyiinta dowladda ay ku dhex wataan caasimadda Muqdisho, ka ganacsiga gaadiidka, agabka ciidamada iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa masuuliyiinta dowladda ka mamnuucay inay gaadiid dagaal ku dhex wataan magaalada Muqdisho, sidoo kale hubka culus in lagu dhex qaato Muqdisho iyo in laga ganacsado oo dalka laga soo dejiyo agabka ciidamada ayuu mamcuunay madaxweynuhu. Madaxweynaha ayaa digniintaan si isku mid ah ugu diray ganacsatada iyo siyaasiyiinta, isagoo sheegay in awaamiir qoran ay dowladu kasoo saari doonto arrimahaan. Hadalka madaxweynaha wuxuu ku soo aadayaa iyadoo dagaal culus ay dowladdu kula jirto Al-Shabaab, sidoo kalena ay dowladdu la tacaaleyso amni ku soo dabaalidda caasimadda Muqdisho oo inta badan ay ka dhacaan falal argagixiso. Hoos ka daawo The post Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh oo farriin culus u diray dhallinyarada Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
-
Fozhou (Caasimada Online) – Shiinaha ayaa hareeraha Taiwan ka billaabay saddex maalmood oo dhoollatur militari ah Sabtidii, si ay u muujiyaan carada ay ka qaadeen kulanka madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen ay la yeelatay afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka, iyadoo wasaaradda difaaca ee Taiwan ay sheegtay inay si deggan uga jawaabi doonto. Dhoolatuskan oo lagu dhawaaqay maalin kadib markii Tsai ay kasoo laabatay Mareykanka, ayaa si weyn loo sugayay kadib markii Shiinuhu uu cambaareeyay kulankii uu afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykank Kevin McCarthy kula yeeshay Los Angeles. Shiinaha ayaa u arka Taiwan oo si dimoqraadi ah loo maamulo, inay tahay dhul ay iyadu leedahay, iyada oo Shiinuhu aanu weligiis ka fogaan inay xoog u adeegsato si ay jasiiraddaas u maamusho. Dowladda Taiwan ayaa si adag uga soo horjeeda eedeymaha Shiinaha. Wasaaradda Difaaca ee Taiwan ayaa sheegtay inay la socoto xaaladdan, isla markaana ay si weyn u feejigan tahay, ayna ka jawaabi doonto sida ku habboon, si ay u difaacdo ammaankeeda. VOA – Reuters The post China oo dhoolatus militari ka billaabay hareeraha Taiwan appeared first on Caasimada Online.
-
President Mohamud: “Every driver regardless of his or her rank must allow to have his or her car searched at a checkpoint. No trader is allowed to import military uniforms.” Mogadishu (PP News Desk) — At the Friday sermon in the presidency mosque President Hassan Sheikh Mohamud yesterday unveiled a raft of security measures for Mogadishu residents. President Mohamud said measures were intended to prevent security loopholes exploited by Al-shabaab. “No one will be allowed to use Browning machine guns mounted on four wheel drive vehicles in Mogadishu. Those vehicles cannot deter Al-shabaab operatives armed with handguns nor will they give citizens a peace of mind. Every driver regardless of his or her rank must allow to have his or her car searched at any checkpoint. It is illegal to mport military uniforms. Al-shabaab members impersonate security forces. An Al-shabaab terrorist has enablers who facilitate infiltration or bypassing checkpoints” said President Mohamud. President Mohamud urged Mogadishu residents to play a role in implementing the security measures. “I call for young Somali men still fighting for Al-shabaab to defect. Former Al-shabaab members are in business and work in the public sector” said President Mohamud. The security measures will be publicised through the government mass media. There has long been speculation that Al-shabaab sends its operatives to infiltrate security forces by pretending to have defected. © Puntland Post, 2023 The post Somalia President Unveils a Raft of Counterterrorism Security Measures appeared first on Puntland Post.
-
Kuuriyada Koonfureed, Maraykanka iyo Japan ayaa ku baaqay in la xoojiyo taageerada caalamiga ah ee dedaallada lagu mamnuucayo shaqaalaha ay Kuuriyada Woqooyi u dhoofiso dalalka debedda, iyo weliba in la xakameeyo weerarada dhinaca internetka ee dalkaas, taas oo lacagaha uu ka helo, uu ku maalgeliyo hubka nukliyeerka. Ergada sarsare ee Maraykanka, Kuuriyada Koonfureed iyo Japan u qaabilsan hubka nukliyeerka oo Jimcihii ku kulmay Seoul, ayaa ka wada hadlay sidii wax looga qaban lahaa kororka gantaallada hubka nukliyeerka ee Kuuriyada Woqooyi. Tijaabadii ay dhowaan sameeyeen Kuuriyada Woqooyi ayaa muujinaysa inay weli gucle ugu jiraan inay helaan gantaallo horumarsan oo ay ku weerari karaan Maraykanka iyo xulafadiisa, halkii ay wadahadal ka geli lahaayeen. Inkasta oo Qaramada Midoobay ay 11 jeer dalkaas ku soo rogtay cunaqabatayno, iyo weliba dhibaatooyinkii ka dhashay xanuunkii COVID ee dunida kala xidhay, haddana weli Kuuriyada Woqooyi waxay qaybo badan oo khayraadkeeda ah ay u isticmaashaa horumarinta hubka nukliyeerka. PUNTLAND POST The post Maraykanka, Japan iyo Kuuriyada Koonfureed oo heshiis gaaray appeared first on Puntland Post.
-
Ethiopia- Breaking news: Tension erupts in Amhara following Disarmament Efforts Photo- Special forces of the State of Amhara The African Time Monitoring The National Movement of Amhara (NAMA) said in a statement that tension is growing between the National Defence Forces (NDF) and Special Forces of the State of Amhara. The NAMA statement is a confirmation of the rumours that began in the morning of April 6, 2023. In the morning of April 6, 2023, local and international media reported fire exchanges in Northern Wollo of the State of Amhara and the closure of the main road between Bahir Dar and Gondar of the same state. The tension began following an attempt by the federal forces to disarm the state’s special forces. Reports have been indicating in the last couple of days that there have been a series of consultations between a group of authorities from the federal and regional governments on the issue of disarmament. The Government of Ethiopia (GoE) declared an intention to dismantle the state’s security structures in a letter to security chiefs of other countries on March 20. This new strategy calls for the demobilisation of almost 250, 000 armed individuals and their integration into different other security systems. A portion of those forces would join the National Defence Forces, and a different portion would join the police departments of the country’s many towns and cities. The Oromo Liberation Front (OLA), a group that the Ethiopian parliament has classified as a terrorist organization, has been disarmed as part of the demobilisation operation, for which the government has allotted more than 29 billion birr. According to the declaration, each person who chooses to decline the position and lead a private life would also get between 30,000 and 600,000 birr. The issue of the disarmament of special forces has been controversial, particularly in the State of Amhara, even though politicians agree in principle on the dismantling of these structures in all the states. Activists and politicians both at home and in the diaspora have been speaking against the decision; noting that the state faces a direct security threat from the Tigray People’s Liberation Front (TPLF) and the Oromo Liberation Army (OLA). “We request the executive to reverse the decision and defuse the growing tension between the two security forces,” an excerpt of the statement from NAMA stated. Source Theafricantime Qaran News
-
Villa Somalia rapprochement with South-West angers Jubaland
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
President Hassan Sheikh Mohamud keeps his allies thinking about his next move. Mogadishu (PP News Desk) — The second reign of Damuljadid clique of President Hassan Sheikh Mohamud is characterised by political flexibility to keep its allies thinking about the next move of the group. The re-appointment of Brigadier General Mahad Abdirahman Adan as the Commander of the Somali Custodial Corps indicates closer ties with South West State President Abdiaziz Laftagareen, who is married to the daughter of General Mahad. General Mahad is an MP. He will resign before officially being sworn in as the Commander of Custodial Corps. His appointment points to the direction of Villa Somalia policies to co-opt Federal Member States. 10 months ago Villa Somalia was sponsoring a group of South-West politicians opposed to a term extension for President Laftagareen whose ties with Ethiopia are believed to have nipped Villa Somalia stratagems in the bud. President Abdiaziz Laftagareen secured a term extension that had driven a wedge between his detractors and Villa Somalia. President Laftagareen secured a controversial term extension that alienated his detractors whom Villa Somalia used to forge ties with the administration of Laftagareen. This rapprochement angered Jubaland President Ahmed Mohamed Islam (Ahmed Madoobe) whose term of office should have come to an end this year before he persuaded Jubaland Parliament to amend the presidential term from four years to five years. Brigadier General Mahad has been reappointed as the Commander of the Somali Custodial Corps thanks to lobbying by President Laftagareen. Several opposition politicians have called for President Ahmed to open up the political space of Jubaland formed in 2013. Opposition politicians urged President Ahmed not to run for a third term, a proposal he described as a plan to destabilise Jubaland State. Ahmed Madoobe has received assurances from Villa Somalia that it is not “backing any of his critics and that, unlike the former federal government, Villa Somalia will not sponsor politicians seeking to replace a President of a Federal Member State”. Dazed: President Ahmed Madobe is unnerved by the ephemerality of Jubaland ties with Villa Somalia. Ten years ago, Villa Somalia sponsored Barre Hirale, a former warlord, to challenge Ahmed Madoobe for Jubaland leadership after the Kenyan navy, in alliance with Raskamboni paramilitaries, liberated Kismayo from Al-shabaab. The closer ties between Laftagareen and Villa Somalia unnerved Jubaland President, who views the ephemerality of relations with Villa Somalia as a risk not worth taking in the highly unpredictable landscape of Somalia politics. President Ahmed Madoobe plans to visit Kenya to have a closed-door meeting with the Kenyan President William Ruto who renewed the Kenya policy based on the creation of an undeclared buffer zone in Southern Somalia to counter the threat of Al-shabaab. © Puntland Post, 2023 The post Villa Somalia rapprochement with South-West angers Jubaland appeared first on Puntland Post. -
Booco (Caasimada Online) – Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo hoggaaminaya howlgal culus oo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka bilowday koonfurta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in deegaano badan ay ka saareen kooxda, isla markaana ay burburiyeen doomihii ay uga soo talaabi jireen wabiga Shabeelle. Guddoomiyaha ayaa sheegay in saacadihii lasoo dhaafay ay tageen dhowr deegaan oo maalmihii lasoo dhaafay ay Al-Shabaab shacabka ku dhibaateynayeen, isagoo balan-qaaday in howlgalkaas uusan doonin oo galbeedka Hiiraan ay u sii gudbi doonaan. “Deegaano badan ayaan ka saarnay saacadihii lasoo dhaafay, waxaana uga sii gudbeynaa deegaanada dhaca galbeedka Beledweyne ilaa aagga degmada Buuloburde, ma joogsa doono, waana bilowday jawigii labaad ee dagaalka,” ayuu yiri Cali Jeyte. Guddoomiyaha ayaa dhamaan dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in sifeynta Al-Shabaab looga faa’iideysto bishaan barakeysan ee Ramadaan, isagoo dadka reer Hiiraan uga digay inuu ku dhaco nabar ay Al-Shabaab u wadeen, taas oo sida uu sheegay ay uga badbaadi karaan inay ka fogaadaan, isakana difaacaan kooxda. “Walaalayaal Shabaab ka fogaada, hadii aad ka fogaa weydaan gacanta aan u wadno Shabaab ayaa idinku dhici doonta, waxaan ognahay inay been idiin sheegayaan ee ka diida oo ka taga meelaha ay joogaan,” ayuu yiri Cali Jeyte oo warbaahinta kula hadlay degaanka Booco. Sidoo kale guddoomiyaha ayaa sheegay inay howlgalka socda ku burburiyeen ugu yaraan lix doomood oo Al-Shabaab ay uga soo gudbi jireen wabiga Shabeelle, si ay dhibaatooyin uga geystaan dhanka bari ee wabiga deegaanada dhaca. Ciidankaan uu hoggaaminayo guddoomiye Cali Jeyte ayaa cagta mariyey ugu yaraan 18 deegaan oo Al-Shabaab ay si dhuumaaleysi ah ku imaanayeen maalmihii lasoo dhaafay, waxaana aaggaas isaga cararay dhamaan xubnihii kooxda. Hoos ka daawo The post Daawo: Cali Jeyte oo shaaciyey guulo ay ka gaareen dagaalka Hiiraan iyo qorshaha xiga appeared first on Caasimada Online.
-
PRESS RELEASE Egyptian President praises African Development Bank’s role in supporting Africa through global economic challenges The bank was committed to supporting countries across Africa achieve accelerated development despite the recent economic shocks and geopolitical tensions affecting them Access Multimedia Content CAIRO, Egypt, April 7, 2023/ — The President of the Arab Republic of Egypt Abdel Fattah El-Sisi has commended the work of the African Development Bank Group (www.AfDB.org) in helping the continent to deal with the impact of global economic challenges. The Egyptian leader on Tuesday received the President of the African Development Bank Group Dr Akinwumi Adesina in the capital Cairo. Dr Adesina was accompanied by the bank’s Chief Economist and Vice President Professor Kevin Urama and the Secretary General Professor Vincent Nmehielle. Others at the meeting included the Governor of the Central Bank of Egypt Hassan Abdallah, Deputy Governor for Monetary Stability Rami Aboul Naja and Deputy Governor for External Affairs Mannullah Farid. Adesina was in Egypt to familiarise himself with preparations ahead of the Bank Group’s 2023 Annual Meetings (https://apo-opa.info/3Mq8KhD) scheduled for 22-26 May in the resort city of Sharm El-Sheikh. Up to 13 heads of state and government are expected to join the bank’s Governors, executive directors, development partners and management at the meetings to discuss Mobilizing Private Sector Financing for Climate and Green Growth in Africa. President El-Sisi said Egypt looked forward to continuing and increasing cooperation with the bank in various development sectors. The bank is closely working with Egypt to mobilise international climate financing to address the country’s climate challenges, building resilience of vulnerable systems and promoting sustainable development. The Just Green Transition (JGT) initiative has a pipeline of investment-ready projects worth $14.8 billion to tackle the Nexus on Water, Food and Energy. The African Development Bank was asked to lead mobilisation of financing for the water pillar projects. Dr Adesina said, “The bank has mobilised $2.3 billion exceeding the initial target of $1.4 billion.” In addition, the bank is supporting water desalination projects in the country. The African Development Bank Group head praised Egypt’s bold efforts to tap into private sector finance for green growth initiatives. The government of Egypt plans to issue a green bond in the Chinese capital markets by end of June this year. The Green Panda Bond with a face value of $500 million will be issued in Chinese Renminbi. Dr Adesina said, “This will be the first time for an African country to issue a bond in the Chinese capital markets.” The bank’s Board of Directors will in the next couple of months discuss Egypt’s request to provide a partial credit guarantee of $345 million to support the issuance of the bond. The Green Panda Bond will be the latest among several other bonds that Egypt has issued since 2020 when it launched its Green Financing Framework. Adesina also commended Egypt for its commitment to increasing the role of the private sector in the economy. Egypt launched early this year the privatisation of 32 state-owned entities worth $40 billion over the next four years to reduce the footprint of the public sector in the economy and give more room to private sector to grow. In terms of additional financial support to Egypt in 2023, the bank plans to provide the country $133 million to deal with macroeconomic instability caused by the continuing global compounded crisis. Last year, the bank provided $272 million policy-based operation in supporting Egypt’s efforts to tackle the impact of the crisis. Quality infrastructure On Wednesday, Adesina met with the Governor of South Sinai Governorate, Major General (Rt) Khaled Fouda (https://apo-opa.info/3MqVCJo) who said the city of Sharm El Sheikh is ready to host more than 2,000 delegates who will be attending the bank’s Annual Meetings in May. Adesina said the bank was impressed by the infrastructure and facilities the Egyptian government had established in Sharm El-Sheikh, which successfully hosted last year’s COP 27. “The infrastructure you have developed in Sharm El-Sheikh is amazing. It’s world class. The city is constantly changing, putting green growth at the heart of its development. It’s an example of how successful financing of municipalities and other sub-national entities can deliver impactful social economic development,” the bank chief said. “Other African countries can learn from Sharm El-Sheikh.” Adesina also met with diplomats representing the bank’s shareholders and development partners in Egypt. He said the bank was committed to supporting countries across Africa achieve accelerated development despite the recent economic shocks and geopolitical tensions affecting them. “It is a very difficult world to be dealing with, and so as African Development Bank, our role is to support the accelerated development of African countries in financing their economic and social development agenda, and also building the resilience of their economies. We help African countries to be able to deal with the series of shocks—whether it is climate, whether it is debt, whether it is recovering from the Covid-19 situation, or whether it is investing in the things they need for structural transformation of their economies,” Adesina reaffirmed. Present at the event were Egypt’s Minister for International Cooperation Rania Al-Mashat; Deputy Assistant Minister for Regional Economic Organizations Ebtisam Rakha; the Acting Central Bank Governor of Egypt, Mr Hassan Abdallah, who is also the Governor for Egypt of the African Development Bank; Dr Mohamadou Labarang, Cameroon Ambassador and dean of African Ambassadors in Egypt; and the bank’s Executive Director Nomoto Takaaki. About the African Development Bank Group: The African Development Bank Group (AfDB) is Africa’s premier development finance institution. It comprises three distinct entities: the African Development Bank (AfDB), the African Development Fund (ADF) and the Nigeria Trust Fund (NTF). On the ground in 34 African countries with an external office in Japan, the AfDB contributes to the economic development and the social progress of its 54 regional member states. For more information: www.AfDB.org SOURCE African Development Bank Group (AfDB) Qaran News
-
Galcad (Caasimada Online) – Ciidanka xoogga dalka oo saacadihii lasoo dhaafay qabsaday degmada Galcad ee gobolka Galgaduud ayaa soo bandhigay sawirro muujinaya inay gudaha u galeen xaruntii ugu weyneed maxkamadda Al-Shabaab ee degmadaas. Sidoo kale ciidanka oo howlgallo culus ka fuliyey gudaha degmada Galcad ayaa qarxiyey dhowr miino oo goobo kala duwan ay Al-Shabaab ku sii aaseen, inta aysan isaga cararin degmada Galcad. Saraakiisha ciidamada ayaa warbaahinta la wadaagay sawirro muujinaya ciidanka oo qarxiyey miinooyin badan, gudahana u galay xaruntii ugu weyneed ee maxkamadda Al-Shabaab ee degmada Galcad. Sidoo kale saraakiisha hoggaamineysa ciidanka xoreeyey Galcad ayaa la kulmay odayaasha dhaqanka degmadaas iyo qeybo kale oo ka mid ah bulshada magaalada, iyagoo u cadeeyey in mar dambe aysan ka bixi doonin magaalada oo Shabaab uusan dib ugu soo laaba doonin. Shacabka ku nool degmada Galcad ayaa baqdin ka qaba inay ciidanku mar kale soo baneeyaan degmadaas, iyagoo ka gaabsanaya inay wax un cilaaqaad ah la yeeshaan ciidanka, maadaama ay dhibaatooyin kala kulmi karaan Al-Shabaab, hadii Galcad ay mar kale gasho gacanta kooxda. Saraakiisha ciidanka xoogga hoggaamineysa ayaa odayaasha iyo bulshada ku nool degmada Galcad u xaqiijiyey inay ku socdaan qorshe dagaal oo dhameystiran, isla markaana ay sii raacdeysa doonaan Al-Shabaab oo Ceelbuur iyo Galhareeri ay u sii gudbi doonaan. Ciidanka qabtay Galcad ayaa u sii gudbay dhowr deegaan oo ku teedsan magaaladaas, kuwaas oo Al-Shabaab ay isaga carareen, waxaana lagu wadaa in maalamaha soo socda uu ciidanku u sii gudbo deegaanada ay kooxdu ka joogto gobolka Galgaduud. Ciidanka dowladda oo horay Al-Shabaab uga xoreeyey Galcad ayaa soo baneeyey magaaladaas, kadib markii weerar afjar ahaa ay ku soo qaaday kooxda Al-Shabaab, waxaana Galcad lagu dilay ciidan badan iyo taliye ku xigeenkii kumaandooska Danab Xasan Tuure, taas oo adkeysay in ciidanku sii joogo Galcad. Mar kale ayaa wajiga labaad ee dagaalka lagu daah-furay xoreynta magaalada Galcad oo muhiim u ah qorshaha dagaal ee dowladda Soomaaliya, waxayna magaaladaan istaraatiijga ah ay ciidanka u sahleysaa inay ka abaabulaan howlgallo culus oo ay ku xoreeyaan Ceelbuur iyo Galhareeri oo ah magaalooyinka ugu waaweyn ee gobollada dhexe ay xiligaan Al-Shabaab ka joogaan. The post Sawirro: Ciidanka xoogga oo gudaha u galay maxkamadii ugu weyneed ee Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
-
Biased: Abdikarim Guled said that secession was resulted in by grievances that culminated in the attempted coup of 1961 in Hargeisa. Mogadishu (PP Editorial) — President Hassan Sheikh Mohamud, who recently appointed the envoy for Somalia-Somaliland talks, presented a plan to convince the international community to restart talks between the Somali Federal Government and Somaliland administration on the basis of South-North dialogue. This will turn the talks into a jamboree between representatives from two clans. This initiative is motivated less by a desire to maintain the Union but a decision to cement a clan cohesion based on the mistaken belief that Mogadishu and Hargeysa can marginalise Puntland State of Somalia. Mogadishu, which is still a city that is still grappling with the upheavals and forced displacement of 1991, has once again chosen a path that could push Somalia to the brink of disintegration once again. The appointment of an envoy on a politically sensitive issue such the talks between a government representing the sovereignty of Somalia and an entity waging a secession war in Northern Somalia ought to enjoy the consensus of political stakeholders. At an event held in Mogadishu several nights ago, Abdikarim Guled, the new envoy, said that secession was resulted in by grievances that had culminated in the attempted coup of 1961 by a group of young northern officers in Hargeisa. This statement reflects the partiality of the new envoy. The 33-member SSC committee is reportedly alarmed by the ambiguity surrounding the appointment of the new envoy who downplayed the shelling of Laascaanood by the secessionist forces of Somaliland administration. “Guled inadvertently justified the shelling of Laascaanood by making reference to the 1961 secessionist coup attempt in Hargeisa” said an adviser for the 33-member committee in Laascaanood. The Puntland State Government rejected the appointment of the new envoy and vowed to discharge its constitutional duty to protect people of Laascaanood against aggression. To prevent a bloodbath and prolonged instability in Northern Somalia, the International Community is expected to urge Somaliland administration to withdraw its forces. © Puntland Post, 2023 The post Somalia-Somaliland Talks Envoy Represents Clan Interests appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta kormeer ku tagay xerada ciidamada xoogga dalka ee Hiil-weyne oo ku taalla inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe. Waxaa xeradaas degan ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo dhawaan tababar ku soo qaatay dalka Uganda, kuwaas oo dalka dib loogu soo celiyey, kadib markii dhawaan uu tababar u soo xiray madaxweyne Xasan Sheekh. Ciidamadaan oo ah Millatariga sida Booliska u tababaran (Military-police) ayaa loogu tala-galay inay ka qayb qaataan sugidda amniga magaalada Muqdisho, kana hortagaan falalka argagixisanimo eek a dhacay magaaladaan. Madaxweynaha ayaa kula dardaarmay ciidamada in ay si feejignaan, hubin, kala-dambayn iyo u turid shacab leh u gutaan waajibaadka ka saaran sugidda amniga muwaadiniinta Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ciidanka ku adkeeyey inay tusaale u noqdaan ciidamada kale ee shaqada ilaalinta nabad-galyada dalka ay kala dhaxeyso. Madaxweynaha ayaa faray ciidamada in ay ilaaliyaan anshaxa iyo xeerarka ciidamada, masuuliyaddooda koowaadna ay ka dhigtaan ilaalinta badqabka, karaamada iyo nolasha muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dhibaneyaasha u ah dhagarta kooxaha Khawaarijta ah. Kormeerkan waxaa ku wehlinayay Madaxweynaha Wasiirka Gaashaandhigga, Guddoomiyaha gobolka Benaadir iyo Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed. Ciidankaan oo kumanaan askari ah ayaa dhawaan ku soo laabtay Muqdisho, kadib dhowr bilood oo tababar culus uu uga socda dalka Uganda, madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xafladii uu ciidankaas tababarka ugu soo xiray wuxuu ka sheegay in dowladda Imaaraadka Carabta ay bixisay tasiilaadka ku baxay tababarka ciidankaan. The post Sawirro: Xasan Sheekh oo Hiilweyne ugu tegay ciidan loo diyaariyey xasilinta Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
-
Mogadishu (HOL) - Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre and his Serbian counterpart Ana Brnabić discussed potential areas of mutual cooperation during a conversation on Friday. The leaders identified trade and investment, debt relief, and support in international forums as key collaborative areas. They also emphasized the importance of strengthening long-term friendships and advancing health and education initiatives. Cooperation in modern security technologies was acknowledged as another critical area of collaboration. Source: Hiiraan Online
-
Galinsoor (Caasimada Online) – La-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ee arrimaha dib u heshiisiinta Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow oo ka hadlay gogol ay iskugu yimaadeen beelaha Sacad iyo Wagardhac oo isku haysta degaanka Galinsoor ayaa halkaas ka jeediyay baaq ku aadan in la qaboojiyo xaalada iyo in laga hor tago colaada soo laab-laabatay ee ka jirta Galinsoor. Gogoshaas nabadeynta ah waxaa dhigtay wasaaradda arrimaha gudaha dowladda federaalka, waxaana loo qabtay beelaha Sacad iyo Wagardhac oo sanado badan ku dagaalamayey aagga degaanka Galinsoor ee gobolka Mudug. Dr. Baadiyow ayaa sheegay in ay tahay wax laga naxo in aano qabiil xiligaan ay ka jirto deegaanada Soomaalida oo qofkii qof dila aan loo dilin ee la dilo qof kale oo aan wax ogayn, taasi oo uu ku sheegay mid aan waafaqsanayn diinta islaamka iyo dhanka suuban ee Soomaalida. “Hadii heshiis la galaayo shuruuda uu ku najaxo heshiiska maxay tahay? halkaan maka muuqataa heshiiska shuruudihii uu ku najixi lahaa? waxaan oran karaa haa, hadii waqti la galiyo oo daacad laga yahay heshiiskaan waa uu najixi karaa, wasaaradaha arimaha gudaha ee DF iyo Galmudug waa in ay arintaan garab siiyaan, arintaan waxay ku jirtaa shuruudaha uu shirkaan ku najaxayo,” ayuu yiri Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow. Cabdiraxmaan Baadiyow ayaa sheegay in heshiiskaan haduu hir galo uusan ahayn mid u dhaxeeya Sacad iyo Wagardhac, balse uu yahay heshiis Soomaaliyeed, taasi oo uu ku macneeyay in beelahan walaalaha ah uu dagaal kooda soo socday in ka badan ‘nus qarni.’ “Shuruuddii dib u heshiisiinta ayaa ka muuqata halkan, oo ah in labada dhinac ay ka muuqato diyaagarow, dowladdana waa la socotaa, marka shirkan waa heshiis guuleynaya iyo nabad Soomaaliyeed,” ayuu mar kale yiri Dr. Baadiyow ayaa intaas ku sii daray, “Caawa shirkan jidka nabadda waa in ay heshiis naga tahay, wax kasta waa la xallin karaa, insha allaah waana la xalinaa.” Sidoo kale waxa uu sheegay in ay tahay Galmudug dhulka ugu barwaaqo badan Soomaaliya, sida ay sheegeen quburo caalamka, wuxuuna tilmaamay in 33 sano kadib ay tahay wax laga xumaado in qabiil la isku dilayo weli, “Dad walaalo ah oo isla nool in aad noqotaan ayaa idiin muhiim ah,” ayuu yiri Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow. The post La-taliayaha madaxweynaha Dr. Baadiyow oo farriin u diray ‘Sacad iyo Wagardhac’ appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa shaaciyey go’aanno ay dowladda ku xakamayneyso hubka sharci darrada ah ee mas’uuliyiinta dowladda ay ku dhex wataan caasimadda Muqdisho, ka ganacsiga gaadiidka, agabka ciidamada iyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Ugu horeyn Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa masuuliyiinta dowladda ka mamnuucay inay gaadiid dagaal ku dhex wataan magaalada Muqdisho, sidoo kale hubka culus in lagu dhex qaato Muqdisho ayuu mamcuunay madaxweynuhu. “Xukuumaddu qaraar waxay ku gaartay magaaladaan hubka lagu dhex wato in la xakameeyo, amni darrada aragtida dadka ayaa ka mid ah, magaalo uu dhex cararaayo gaari Cabdibile ah oo Dhashiike ku xiran yahay cid lagu qanci karo waxaa ka jira amni ma jirto,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh. Madaxweynaha ayaa digniintaan si isku mid ah ugu diray ganacsatada iyo siyaasiyiinta, isagoo sheegay in awaamiir qoran ay dowladu kasoo saari doonto arrimahaan. “Waa mamcuun gaari Cabdibile ah in magaaladaan lagu dhex arko gaari Cabdibile ah oo qori saaran yahay, sidoo kale waa qiyaano qaran waana mamnuuc in masuul ka tirsan dowladda uu xoog ku dhaafo bar control oo askari maskiin ah uu taagan yahay,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Madaxweyne Xasan Sheekh. Masuulkii diida in gaarigiisa la baaro wuxuu madaxweyne Xasan Sheekh ku tilmaamay Shabaab kalkaal, isagoo carrabka ku adkeeyey in loo hoggaansamo masuul iyo shacabka awaamiirta ciidanka. “Agabka ciidanka, sida gaadiidka, dharka iyo wixii lamid ah waa mamnuuc lama keeno karo, iska ogow ganacsadow, dowladda ayaa la wareegi doonta hadii aad lasoo degto gaadiid ciidan ama tuute ciidan, waxyaabaha kale ee waxa qarxa laga sameeyana iskaba dhaaf,” ayuu hadalkiisa ku sii daray madaxweyne Xasan Sheekh. Madaxweynaha ayaa si adag u sheegay in amniga Muqdisho uu muqadas yahay, “Qofkii arrimaha aan ka digay lagu qabto yaan laga soo daba hadlin, hadii uu bar control xoog ku dhaafo ee la dilo ka hadal ma leh, hadii mid agabka gaadiidka ka ganacsada hantidiisa lala wareego, cid ka soo daba hadli karta ma jirto, ogaada,” ayuu yiri Madaxweynuhu. Hoos ka daawo The post Daawo: Xasan oo amar culus kusoo rogay Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
-
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in uu booqasho ku tegi doono Soomaaliya inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramdaan. Xoghayaha ayaa xusay in socdaalkan ujeedddadiisu ay tahay sidii garab istaag loogu muujin lahaa dadka Soomaaliyeed oo uu tilmaamay in ay muddo dheer la deris yihiin abaaro iyo colaado isu barkaday. Isaga oo hadalkiisa raaciyey in bisha Ramadaan ay tahay mid muujinaysa wejiga saxda ah ee Islaamka isla markaana uu isaga qudhiisu cuntada ka soomay xilliyo uu booqday meelo ka mida dhulalka Muslimiinta. Source
