Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online) – Isxaaq Macallin Aadan oo magaciisa af-garashadu yahay “Isxaaq Calooley” ayaa isku soo dhiibay ciidamada qeybta 60-aad ee xoogga dalka, xilli ay dalka ka socdaan howl-gallo culus oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab. Ninkan oo sanado badan ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa waxa uu kooxda u qaabilsan qeybta loo yaqaano Jabhadda, isaga oo ka qeyb qaatay dagaallo kala duwan oo kooxda uu hore uga tirsanaa ay la gashay ciidamada dowladda. Isxaaq ayaa waxa uu sheegay inuu ka qeyb qaatay dagaallo ka dhacay deegaanno ka tirsan gobollada Baay, Gedo iyo Shabeellada dhaxe. Ninkan ayaa sidoo kale waxa uu warbaahinta dowladda u sheegey in sababta ku kalliftay in kooxda Al-Shabaab uu isaga soo baxo ay tahay dhibaatada ay u geysanayaan shacabka iyo gumeysiga dhexdooda ka jira. Isxaaq ayaa waxa uu baaq u direy saaxibadiisa kale ee ku haray kooxda Al-Shabaab inay isaga Soo baxaan kana faa’iidaystaan cafiska dowladda u fidisay xubnaha ka kasoo laabanaya fikradaha gurracan ee xagjirka. Shabaab ayaa lasoo warinaya in tan iyo markii uu billowday gulufka dagaal ee ka dhanka ah ay culeys xooggan saartay dhalinyarada ku harsan, oo qaarkood ay dowladdu sheegtay inay kooxdu si qasab ah u dagaal-galiso, kadib markii ay diideen inay qeyb ka noqdaan dagaalka ay kooxdu kula jirto ciidamada huwanta ah. Si kastaba, dowladda federaalka Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe soo bandhigaysay xubno Shabaab ka tirsanaa oo isku soo dhiibay, kuwaasi oo sheegayay in lagu qalday fikrad Diimeed ay salkeeda soo taabteen inaysan waxba ka jirin iyo in ay u adkeysan waayeen howl-galada kooxda uga socda qeybo badan oo dalka, sida ay sheegeen. The post Isxaaq Macallin Aadan oo isku soo dhiibay dowladda kadib markii u adkeysan waayay… appeared first on Caasimada Online.
  2. Kampala (HOL) - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the Federal Republic of Somalia have pledged a coordinated and deliberate exit strategy for African Union troops from Somalia. Source: Hiiraan Online
  3. Beledweyne (HOL) - Rival clan militias clashed in central Somalia's Hiiraan region, leaving at least five militiamen from both sides dead and ten others wounded, according to community elders and residents on Thursday. Source: Hiiraan Online
  4. House lawmakers on Thursday voted against a resolution that would have forced President Biden to withdraw all U.S. troops from the African nation of Somalia. Source: Hiiraan Online
  5. Manchester (Caasimada Online) – Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha sharci ee uu wajahayo. Shalay, gabar qoraa ah oo ku eedeysay inuu kufsaday ayaa maalinkii labaad ku hor marqaati furtay maxkamad maddani ah oo ku taalla gobolka New York. “Ikhtiyaarka doorashada waxay hadda u dhaxeysaa awood iyo daciifnimo, guul iyo guuldarro, ammaan iyo fowdo, nabad iyo colaad, iyo barwaaqo iyo masiibo,” ayuu Trump u sheegay in ka badan 1,500 taageerayaashiisa ah oo isku soo baxay. “Waxaan ku dhex nool nahay musiibo. Adinka oo codkiina na siinaya November 5, 2024, dhulka ayaan ku dhufan doonnaa Joe Biden, waxaana dhameystiri doonnaa howlihii qabyada noo ahaa.” Waxay aheyd markii ugu horreysay ee Trump uu tan iyo bishii Janaayo kasoo muuqdogobolka New Hampshire oo guul u horseeday 2016-kii kadib markii looga adkaaday doorashadii gobolka Iowa. Biden oo 80 jir ah ayaa Talaadadii ku dhowaaqay inuu mar labaad is-sharxi doono 2024, isaga oo ka digay in doorashada soo socota, si la mid ah tii hore, ay noqon doonto “dagaalka ruuxda.” Mas’uuliyiin sare oo Jamhuuri ah ayaa sheegay in Trump, oo 76 jir ah, uu mar kale isku dayayo inuu guuldarreysto kadib markii uu doorashadii 2020 iyo doorashadii xilliga dhexe ee 2022 uu wiiqay Jamhuuriga. “Jamhuuriga waxay doonayaan qof guuleysan kara November 2024. Donald Trump waa guuldarreyste,” waxaa sidaas yiri barasaabka gobolka New Hampshire Chris Sununu, oo la sheegay inuu ka fakarayo inuu is-sharxo. Sagaal Senator oo Jamhuuri ah oo ka titasan Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa taageeray Trump, hase yeeshee kuwo kale ayaa ka digay in dacwadaha uu wajahayo ay wiiqi karaan rajada ay Jamhuuriga ka qabaan inay Aqalka Wakiilada kala wareegaan Dimoqraadiga sanadka dambe. Inkasta oo uu wajahayo dacwado dhowr ah, haddana Trump ayaa codadka ra’yiga si xooggan uga horreeya xubnaha kale ee Jamhuuriga ee tartamaya, si gaar ahna barasaabka gobolka Florida Ron DeSantis oo ah kan ugu soo dhow. AFP, VOA The post Trump oo ka digay arrin dhici doonta haddii aan dib loo dooran doorashada 2024 appeared first on Caasimada Online.
  6. Rival factions of Sudan's military have agreed to renew a three-day ceasefire, shortly before it was due to expire. Source: Hiiraan Online
  7. The Health ministers and delegates from various countries are in the national capital to participate in the 6th edition of the ‘Advantage Healthcare India’ event, which aims to promote ‘Medical Value Travel’ in the country. Source: Hiiraan Online
  8. Italy's Interior Minister Matteo Piantedosi visited Lampedusa following several shipwrecks near the island. He promised local officials that a dedicated task force would be put together to deal with the large number of migrant arrivals. The hotspot on the island houses more than 2,500 people even though it was built for just 400. Source: Hiiraan Online
  9. Mogadishu(IANS): The Food and Agriculture Organisation of the UN (FAO) has launched a flagship project to boost the resilience and climate adaptation agenda among rural communities in Somalia. Source: Hiiraan Online
  10. (ERGO) – Thousands of drought and conflict-displaced families living in camps in Luq and Dollow are sleeping without a roof over their heads, after their homes and belongings were washed away by flash floods striking southern Somalia’s Gedo region. Source: Hiiraan Online
  11. HA KARAAMO SEEGINA HABAAR LAYGU KARI WAAYE Waxan si mug iyo miisaan leh u soo dhawaynayaa Gudoomiyaha Guddida Rasmiga ah ee West Burco Clan Suldaan Caddo-Gude (welcome home). Iska jir hadii ay kuu noqoto in habeen aad guddo weligaa ha ku lug darsan ku gudcur gudaya ee ka isagu cadada gudaya la lug ahaw. Hadii kale waa kuu gudcur magangooyo. Waakii lahaa abwaanku DAYAX BAANAD GUDINOO DAWYO AAN LA MARIN BAAN GUDCUR KAAGA DABA IMAN West Burco Clan teelo looma dhigan. Tu walba waa lagu dayay si loo qaybqaybiyo balse waa lagu karaamo seegay oo midnimo ayuun bay ka sii qaadeen. Musharaxa Waddani bilo yar ayaa uga hadhsan kursiga madaxwaynaha hadii Alla Idmo. Nin jecel iyo nin necebba. Qaran News
  12. Kampala (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa taageero horleh u heshay qaadista cuna-qabateynta hubka ee saaran, kadib shir-madaxeedkii ka dhacay magaalada Kampala ee dalka Uganda, ee ay ka qeyb-galeen madaxda dalalka ciidamadu ka joogaan Soomaaliya. Bayaan kasoo baxay shirkan ayaa waxaa lagu taageeray qorshaheeda qaadista cunaqabateynta hubka ee Qaramada Midoobey, iyada oo madaxda ka qeyb-gashay shirkaas ay dalbadeen in la qaado cuna-qabateynta hubka, islamarkaana la dhaqan-geliyo qorshaha kala guurka ee Soomaaliya si loo helo Soomaaliya nabad ah. Madaxda waddamada ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa ugu baaqay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inuu tix-geliyo in Soomaaliya laga qaado cuna-qabaeaynta hubka, si waddanku uu awood ugu helo qaadista mas’uuliyaddiisa amni. Sidoo kale waxay madaxdan bogaadiyeen guulaha ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ay ka soo hoyeen howl-galka xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka argagixisada, gaar ahaan kooxda Al-Shabaab oo laga saaray deegaano horleh. Dowladda federaalka Soomaaliya ee uu hogaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddooyinkii dambe dadaal badan galineysa sidii looga qaadi lahaa cuna-qabateynta hubka ee saaran. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hore usheegay in cuna-qabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ay caqabad ku tahay dib-u-dhiska ciidamada iyo dadajinta dabar-goynta argagixisada, xilli uu dalka ka socda guluf dagaal oo ka dhan ah Al-Shabaab. Golaha Ammaanka ee QM ayaa bishii Janaayo 1992-kii kusoo rogay Soomaaliya cunaqabateyn aan dhamaad lahayn kahor inta aan qeyb ahaan wax laga bedelin Febraayo 2007-dii, si loogu ogolaado sahayda hubka ee ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Si kastaba, Soomaaliya ayaa waxaa xilligaan ka socda guluf dagaal oo culus oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, kaasi oo wejigiisi koowaad ay iska kaashanayeen ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka, ayada oo wejiga labaad ee dagaalkan ay qeyb ka noqon doonaan dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya, si loo xoojiyo howl-gallada ka socda dalka. The post DF Soomaaliya oo taageero cusub u heshay qaadista cunaqabateyn saaran appeared first on Caasimada Online.
  13. Haamaha Kaydka Shidaalka Ee Bebera Oo Haamo Cusub Laga dhex Bilaabay. Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera Oo Dawladu Leedahay ayaa haamo Cusub Oo Lasheegay Inay Dad Khaasi Leeyahiin Laga dhex Bilaabay Haamahan Oo Ay dhisayaan Shaqaale Ajaanibiya ayaa Maalmahan dhismahoodu Xoog Usocdaa. Haamahan ayaa Wararku Sheegeen Inay Leeyahiin dad Ganacsato ah Oo Madxtooyada Ka Agdhow Amaba daaha Ugu Jira dhanka Kale Shirkadahii Bareefadka ahaa Ee Shidaalka Ku Shubanjiray Haamaha Dawlada ayaa Iskaga Huleelay Madaama Shirkada Tarafakuura Oo Mad Madow Badani Kujiro Cida ay Ushaqaysaa Kooto Loogu Xidhay Haamaha Berbera. Shirkada Cusub Ee Tarafakuura Ee Looga Guuray Haamaha Shidaalka Ee Berbera ayaan Habayaraatee Aan Lasoo Marin Golaha Wakiilada Wax Tartan ahna Gelin Balse Xukuumada Oo Qudha ay Uxidhay Shaqaalahii Kashaqaynaayay Haamaha Shidaalka Berbera ayaa Lasheegay In Wasaaradaha Loo Qaybinaayo Wixii Bishan Kadanbeeya Madaama Xaalad dhaqaale Daro Soo Food saartay Haamaha Dawlada Oo Laga Guuray Maalintiina Laga dhaamiyo Marka Ay Ubadantay Ilaa 3booyadood Xukuumada Hore Ee Madaxwayne Silaanyo ayaa Hore Haamo Shidaal Ugu Ogolaatay Shirkada Dahabshiil Group Inay Dhisato Shidaalkana KeensatoTaasi Oo Meesha Kasaartay Haamahii Dawlada Madaxwayne Biixi Oo Isna Kasoo Baxay Xisbiga Kulmiye ayaa Isna Arintaasi Waxba Kaqaban. Qaran News
  14. Muqdisho (Caasimada Online) – Mid kamid ah ciyaar-yahanada ugu wanaagsan Xulka Qaranka 17-jirada Soomaaliya ayaa la shaaciyay in laga reebay tartanka kubadda cagta ee U17, kaasi oo maanta ka bilaaban doona magaalada Algeris, ee dalka Algeria. Ciyaar-yahankaan oo lagu magacaabo Cabdixaafid ayaa waxaa la sheegay in laga reebay tartanka, kadib markii la marsiiyay baaritaanka MRI-ga oo lagu ogaanayo da’da qofka, uu soo saaray in Cabdixaafid uu ka weyn yahay da’da 17 sano. Bayaan kooban oo kasoo baxay Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay arrintaan, oo lagu sheegay in nasiib daro ay tahay ciyaar-yahan oo kamid ah kuwa ugu wanaagsan Xulka Qaranka 17-jirada laga reebo tartanka. “Waxaa maanta soo baxday natiijada MRI la marsiiyay cayaartoyda qaranka oo lagu ogaanayay in ay yihiin da’da saxda ah ee tartanka ka qeyb-geli karta. Nasiib darro Soomaaliya waxaa naloo soo sheegay in uu dhacay cayaar yahan Cabdixaafid Maxamed” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya. Xiririka Kubbadda Cagta Soomaaliya ayaa sheegay inuu dalbaday cadeymo dheeraad ah oo la xariira natiijada Cabdixafiid, maadaama baaritaanada qeybtii hore ee Addis Ababa iyo Muqdisho ay Scan-du sheegeen in ciyaar-yahankaan uu gudbay. “Cabdixaafid ayaa qeybtii hore ee Addis Ababa iyo Muqdisho ku gudbay 5+ oo ahayd marxaladda ugu dambeysa inta aan la gaarin marxaladda 6 oo ah marxaladda dhicitaanka,” ayaa sidoo kale lagu yiri bayaanka Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya. Sidoo kale waxa uu dalbaday xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya muqaalada scan-ka MRI ee lagu baaray ciyaar-yahan Cabdixaafid. “Xiriirku wuxuu dalbaday muuqaalada MRI-gii la saaray cayaaryahan Cabdixaafid wixii kasoo kordhana waan la wadaagi doonaa bulshada Soomaaliyeed insha allah.” Ciyaar-yahankan ayaa kamid ahaa ciyaar-yahanadii 17-jirada ee sida weyn uga soo dhex muuqday Xulka Qaranka 17-jirada Soomaaliya, waxaana tallaabadan looga reebay tartanka lagu macneeyay mid dhabar jab ku ah xulkaan. The post Mid ka mid ah xiddigaha ugu wanaagsan xulka qaranka oo laga reebay tartanka U17 appeared first on Caasimada Online.
  15. Christopher Phillips The ties in the horn that the UAE and Saudi Arabia made due to the Yemen conflict have greatly improved the fortunes of neighbouring states The recent detente between Iran and Saudi Arabia has raised the prospect that Yemen’s long war may finally be edging towards an end. The conflict, which broke out in 2014 and sucked in Riyadh, Abu Dhabi and Tehran, among others, has devastated the Arab world’s poorest state. Even if peace is achieved – and any negotiations will likely take months if not longer – it will be years before Yemen recovers. Yet while Yemen has undoubtedly suffered, some countries have proven surprising beneficiaries of its long war. On the other sides of the Bab al-Mandab Strait and the Gulf of Aden respectively, Eritrea and Somaliland have seen their fortunes altered because of the conflict. While few could have predicted this when Yemen’s civil war began or, more significantly, when Saudi Arabia intervened in 2015 at the head of an allied coalition, the consequences had a knock-on effect that have strengthened both Asmara and Hargeisa’s international positions. The changes have been most dramatic for Eritrea. Before Yemen’s war, Eritrea was internationally isolated and subject to UN sanctions. It had gained independence in 1991 after a 30-year war with Ethiopia, but since then remained suspicious of outsiders and comparatively closed to the world. Its ruler, the former guerilla Isaias Afwerki, oversaw a harsh dictatorial regime that imposed mandatory national service for all Eritreans until middle age. Hostility with its neighbours worsened the situation. Another war with Ethiopia in 1998-2000 ended unresolved, leaving their long border closed, stifling trade. Meanwhile, skirmishes with Djibouti to the south prompted a UN arms embargo and other sanctions in 2009. Eritrea’s few international ties prompted further rancour, with Asmara accused of lending support to al-Shabab in Somalia for their anti-Ethiopian position. Peace deal Then came the war in Yemen. Riyadh and, especially its principal ally, Abu Dhabi, needed military bases and ports closer to the front line, and Eritrea was ideal. They had initially hoped to use Djibouti, but the city-state fell out with the UAE over how Dubai’s DP World had been running its port, leaving Abu Dhabi to look elsewhere. Eritrea was persuaded to end its relationship with Iran and join the coalition against Tehran’s Yemeni allies, the Houthis, allowing the UAE to use the Red Sea port of Assab as a military base. In exchange, Saudi Arabia and the UAE promised Afwerki much-needed investment and help in ending his international isolation. The results went better than either could have forecast. The UAE made extensive use of Assab, first ferrying over Sudanese fighters to join the conflict and then as a hub for its airforce. Asmara received vital investment, but more importantly, Abu Dhabi followed up its promise of international reconciliation by brokering a peace deal between Ethiopia and Eritrea in 2018. This not only finally opened Eritrea’s long border, allowing goods and trade to flow, but it also initiated a diplomatic revolution in the Horn of Africa. Asmara formed a surprising alliance with Addis Ababa, jointly attacking Ethiopian rebels in the vicious Tigray war of 2020-22, resumed ties with the Somalia government and settling its boundary disputes with Djibouti. These reconciliations and further UAE lobbying led to the UN lifting an array of sanctions, though not the arms embargo, in 2018. While no real domestic changes occurred, and Afwerki’s brutal regime remains in place, Eritrea’s external ties have been transformed – mostly because of the Yemen war. Sovereignty claims Less dramatic, but still significant, changes also occurred in Somaliland. The country, which roughly aligns with the former British colony of Somaliland, broke away from Somalia in 1991, reversing its unification with the former Italian colony that occurred after colonial independence in 1960. However, Hargeisa’s claims for sovereignty are not recognised by any other country and are especially impeded by the African Union’s unwillingness to accept the breakaway republic without Mogadishu’s agreement, which it flatly refuses. Hargeisa has not been totally isolated, enjoying informal ties with multiple states, and western governments are particularly keen to support a rare example of a stable, functioning democracy in the Horn of Africa. However, the fallout of the Yemen war has boosted its hopes of translating these ties into full international recognition. Again, the catalyst was the UAE. As part of its focus on the South Yemen theatre, Abu Dhabi sought more military bases to supplement the one gained in Assab. While military calculations may have initiated Abu Dhabi’s interest, there was also always a strong commercial logic Somaliland’s port of Berbera, on the other side of the Gulf of Aden, was ideally located, and the UAE agreed a deal to take over the port. While military calculations may have initiated Abu Dhabi’s interest, there was also always a strong commercial logic. Ethiopia had lobbied the UAE to invest in the port, recognising it could prove a key outlet for Addis Ababa, which is landlocked and has long been restricted to Djibouti for trade. To aid this, as well as investing $442m to upgrade Berbera’s port facilities, the UAE also co-funded, with the UK, the $400m Ethiopia-Berbera highway to facilitate trade. Not only will this boost Somaliland’s economy, but it also gives it two powerful external patrons, the UAE and Ethiopia, willing to defend Somaliland from Somalia’s claims and advocate for its formal recognition in the future. Positions enhanced The reduction of Abu Dhabi’s involvement in Yemen has seen it downgrade its military presence in Assab, while the Berbera base never became operational. But the diplomatic and commercial ties in the Horn that the UAE and, to a lesser extent, Saudi Arabia, made because of the Yemen conflict remain intact. There is no guarantee they will last for years to come, and much will depend on how the leaders of Eritrea and Somaliland react to the changing climate, but their positions are enhanced because of the Yemen war. This, of course, pales in comparison to the many lives destroyed in Yemen itself, but does show how conflicts such as this have unforeseen and dramatic consequences elsewhere. Middle East Eye Qaran News
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka ayaa ka hadlay tallaabo “dhif iyo naadir ah” oo uu qaaday Cabdiraxmaan Xuseen Wehliye, oo shalay mag-dhaw ka bixiyay hanti dowladeed oo uu iibiyay markii ay burburtay dowladii dhexe ee Soomaaliya. Wehliye oo ka tirsanaa wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka, markii ay dowladdu bur-burtay ee dalku uu dagaallo sokeeye cagaha la galay ayaa wuxuu iibiyey gaarigii dowladda ee gacantiisa ku jiray. Ninkan ayaa shalay sheegay in gaarigii uu ku iibiyey lacag dhan 12,500 oo dollar, wuxuuna 32 sano kadib uu shalay lacagtii si toos ah ugu shubay Bangiga Dhexe ee dowladda, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya Tallaabada uu qaaday Wehliye ayaa waxaa si weyn u bogaadiyay Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka, oo isagu kal hore ku baaqay in dadka ay weli ku maqan tahay hanti dowladeed ay dib ugu celiyaan hay’adihii asal ahaan u lahaa markii hore. Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka ayaa sidoo kale waxa uu markale ku celiyay “in dhammaan muwaadiniinta kale ee gacanta ku haya gaadiid dadwayne ay dib ugu celiyaan hay’adaha dowladeed ee iska leh.” Waa dhif in dadkii boobay ama xiligaas si un ay xagooda u martay hantidii dowladda ee dib ugu soo celiyey qaranka, markii dib loo soo dhisay dowladnimada Soomaaliya. Soomaaliya waxaa ka jirtay dowlad xoog leh oo hey’ado dhisan leh aadna u qalabeysan, inta badan hantidii dowladda waa la boobay, mana badna dadka go’aansaday inay dib u soo celiyaan xisaabihii dhinacooda maray, si lamid ah geesinimada uu maanta sameeyey Cabdiraxmaan Wehiye. The post Hanti-dhawrka guud oo war kasoo saaray tallaabo ‘dhif iyo naadir ah’ oo uu qaaday WEHLIYE appeared first on Caasimada Online.
  17. The father of a Somali American woman killed by a hit-and-run vehicle on Columbus' Northeast Side a little more than a year ago welcomed the indictment Wednesday of an off-duty city police detective in connection with her death. Source: Hiiraan Online
  18. A Columbus police detective has been criminally charged a little more than a year after he was identified by police as being a passenger in his personal vehicle that killed a woman in a hit-and-run crash on the city's Northeast Side. Source: Hiiraan Online
  19. Mogadishu (HOL) - Standout striker Abdihafid Mohamed will likely miss the upcoming U17 African Cup of Nations. He has been excluded from Somalia's official roster due to a failed Magnetic Resonance Imaging (MRI) screening. The Confederation of African Football (CAF) relies on MRI screenings to verify players' ages by scanning their wrists. Source: Hiiraan Online
  20. Kampala (Caasimada Online) – Dowladda Uganda ayaa shaacisay inay ka go’an tahay dhimista ciidamadeeda ka hoos shaqeeya Midowga Afrika ee ku sugan gudaha Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibadda Uganda Abubaker Jeje Odongo oo go’aankan cusub ka sheegay shirka Wasiirada ee dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo ka dhacay magaalada Kampala, ayaa sidoo kale waxa uu sheegay inay dowladdiisa ay ka shaqeynayso hirgelinta qorshaha ay ATMIS uga hayaameyso dalkeena marka la gaaro 2024-ka. Wasiir Odongo ayaa sidoo kale waxa uu ku amaanay dowladda federaalka Soomaaliya gulufka dagaal ee ka dhanka ah Al-Shabaab iyo abaabulka ciidamada shisheeye, si ay ugu biiraan dagaalka socda, isagoo ka dhawaajiyay in dalkiisa ay ka go’an tahay inay Soomaaliya ka taageerto raadinta nabadda, amniga iyo xasiloonida. “Uganda waxay ahayd waddankii ugu horreeyay ee ciidammo u soo dira Soomaaliya sannadkii 2007-dii oo ay gacan ka geystaan soo celinta nabadda dalka,” ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda Uganda. Waxa uu intaas kusii daray “Bishii hore, 2,900 oo askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa si guul ah loogu soo gaba-gabeeyeyay tababarkooda ciidan ee Uganda.” Odingo ayaa waxa uu ka dhawaajiyay in dufcad kale oo ka kooban 3,000 oo askari ay bilaabeen tababarkooda, taasi oo qayb ka ah dadaalka socda ee sidii ay ciidamada Soomaalida ula wareegi lahaayeen mas’uuliyadda amniga ee 2024-ka. Ugu dambeyntiina wuxuu bogaadiyay dadaalka ay wadaan ciidamada amaanka oo kaashanaya dadka deegaanka, si dalka looga cirib-tiro kooxda Al-Shabaab, kaasi oo tan iyo markii uu billowday laga gaaray guulo wax ku ool ah. Si kastaba, Uganda ayaa martigelineysay maalmihii u dambeeyay kulan muhiim u ah ammaanka Soomaaliya iyo howl-galka ATMIS, kaasi oo qeyb ka ahaayeen taliyeyaasha ciidamada qalabka sida iyo wafuud ka kala socota Burundi, Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Soomaaliya. The post Uganda oo shaacisay go’aan cusub oo la xiriira ciidamada ka jooga Soomaaliya appeared first on Caasimada Online.
  21. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furtay shir heer sare ah oo looga hadlayay dardar-gelinta howlaha gurmadka Soomaaliya. Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii gargaar loo gaarsiin la ahaa dadka danta yar ee ku nool gudaha dalka. Waxaa shirkan kasoo qeyb-galay Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyada ee Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka ee goobaha dagaallada Mudane Maxamed Cabdi Waare, Wakiilo ka socday deeq-bixiyayaasha iyo hay’adaha gar-gaarka Qaramada Midoobay. Sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa shirkaan hay’adaha aan dowliga ahayn ee gar-gaarka ka shaqeeya, masuuliyiin ka socotay dowlad-gobaleedyada dalka iyo hay’adaha gar-gaarka ee maxaliga ah. Gudoomiye ku-xigeenka hay’addda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA Dr Axmed Cabdi Aadan oo si rasmi ah u furay shirka ayaa ka dhawaajiyay in ujeedka u weyn ee shirkaan uu yahay sidii loogu codsan lahaa deeq-bixiyayaasha in kor u qaadaan deeqaha ay siiyaan Soomaaliya, ee arrimaha bini’aadannimo. Qorshaha dowladda ee kor u qaadista deeqaha ay ka hesho deeq-bixiyayaasha caalamiga, ayaa door muhiim ah ka qaadanaya “sidii ay awood ugu yeeshaan in ay u gurmadaan shacabka ku nool deegaannada fog-fog ee dalka.” Si kastaba, Soomaaliya ayaa waxaa haatan ka taagan xaaladdii ugu darneyd ee dhanka bani’aadanimada, taas oo ka dhalatay abaaraha haatan ka jira dalka, islamarkaana uu dalka ka socdo guluf culus oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab. The post Sawirro: DF oo Muqdisho ka daah-furtay ‘shir heer sare ah’ oo ku saabsan… appeared first on Caasimada Online.
  22. Kampala (Caasimada Online) – Madaxda dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo maalmihii dambe shir uga socday magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa laga soo saaray bayaan 5 qoddob ka kooban. Bayaanka kasoo baxay madaxdan ayaa waxaa lagu sheegay in dhinacyadu isla qaateen hirgelinta habraaca dhimista ciidamada ATMIS oo sida qorshuhu yahay Soomaaliya ka baxaya dhamaadka sanadka soo socda ee 2024-ka. Madaxda dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa qiray muhiimada in la helo dhaqaale ku filan iyo taageero saadka ah oo la siiyo ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, si ay si buuxda ula wareegaan amniga dalka, dhammaadka sannadkan. Sidoo kale waxaa qeyb ka ah bayaanka kasoo baxay shirka maalmihii dambe ka socday Kampala, in la qaado cuna-qabateynta hubka, lana dhaqan-geliyo qorshaha kala guurka ee Soomaaliya si loo helo Soomaaliya nabad ah. Madaxda ayaa waxay bogaadiyeen guulaha ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ay ka soo hoyeen howl-galka xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka argagixisada, gaar ahaan kooxda Al-Shabaab oo laga saaray deegaano horleh. “Waxaa hoosta laga xariiqay Qarannimada, Madax-bannaanida Siyaasadeed iyo Midnimada Soomaaliya,” ayaa ugu dambeyntiina lagu yiri bayaanka kasoo baxay shir-madaxeedka dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo ay baahisay Villa Somalia. Shirkaan oo muhiim u ahaa xasilinta iyo nabadeynta Soomaaliya ayaa waxaa marti-galinayay madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, waxaana ka qeyb-galay madax ka kala socda dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya, Burundi, Djibouti, Ethiopia, Kenya iyo Uganda. The post DEG DEG: Madaxda dalalka ay ciidamadu ka joogan Somalia oo bayaan culus soo saaray appeared first on Caasimada Online.
  23. Ciidamada Booliska Ee Berbera Ayaa Xidhay Gudoomiye Ku xigeenkii Xisbiga Waddani Ee gobolka Saaxil Axmed Cali Faxle Amarka Xadhiga Masuuliyinkan ayaa la sheegay in uu ka yimi badhasaabka gobolka saaxil. Source