Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,427
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Dowladda Soomaaliya ayaa maanta muwaadiniintii ugu horreysay oo laga soo daadgureeyay dalka Suudaan ka soo dajisay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen mas’uuliyiin wasaaradda arrimaha Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federalka ka tirsan iyo Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka. Muwaadiniinta maanta kasoo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo tiradoodu gaareyso 18 qof ayaa laga soo daadgureeyay Xadka Sudaan uu la leeyahay dalka Koofurta Suudaan gaar ahaan Magaalada Buluja, halkaas oo ay gaareen, kadib markii ay isaga baxeen magaalada Khartoum ee caasimadda Suudaan oo aad la isugu hayo Ku simaha xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb, Cabdiraxmaan Nuur Diinaari oo Garoonka Adan Cadde ku soo dhaweeyay Muwaadiniintan Soomaaliyeed ayaa warbaahinta dowladda u sheegay in diyaarad qaas ah oo ay leedaha dowladda Kenya looga soo qaaday Dalka Koofurta Suudaan oo mangalyo siiyay. Amb; Diinaari ayaa dhanka kale xusay in dowladda Soomaaliyana ay weli ku howlan tahay sidii dalkooda hooyo looga soo celin lahaa dadka Soomaaliyeed ee ay saameynta ku yeesheen colaadda ka taagan dalka Suudaan, xilli ay Soomaali badan ku go’doonsan tahay magaalooyin ku yaalla dalkaas oo wali aan ka baxsan dagaallada socda. Soomaalida ugu badan ee dalkaas ku nool ayaa ahaa arday waxbarasho u joogtay iyo kuwa deegaan ku ahaaba, waxaana lasoo warinayaa in Soomaali badan ay soo gaareen xadka dalkaas uu la wadaago dalalka Masar iyo Ethiopia , waxaana ay xirteen xadka iyaga oo diiday in loo soo talaabo, xaalada adag oo nosha aha ayaa ka jirta. Hey’adda Maareynta musiibooyinka qaranka ayaa sheegtay in ay diyaariyeen qaabka ugu sahlan ee loogu gurman karo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan xadka dalka Suudaan, kuwaas oo kasoo baxsaday dagaalka socda asbuucii sedexaad ee u dhaxeeya dhinacyada isku haya awoodda dalka Suudaan ee Milatariga iyo Xoogagga kale Dagaalka ka dhacay dalka Suudaan ayaa galay asbuucii sedexaad ayaa waxaa lagu guuldareystay xabadjoojin ay dhinacyadu ku dhawaaqeeyn habeen a hor, taas oo ay garwadeen ka aheyd dowladda Mareykanka, Suudaan ayaa u muuqata mid ay muwaadiniinteeda ay wajahayaan xaalad adag oo dhanka nolosha ah maadaama barak yihiin. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  2. Khartoum (Caasimada Online) – Dagaal culus ayaa mar kale ka qarxay Sudan habeenkii Talaadada, inkasta oo ay xabbad-joojin ku dhowaaqeen dhinacyada dagaallamaya, halka ergeyga QM uu sheegay in xabbad-joojint ay qeyb ahaan dhaqan gashay. Ciidamada Militariga iyo kuwa sida militariga u tababaran ee Dacmu Sariic ama RSF ayaa xabbad-joojin 72 saac isku raacay taasi oo billaabaneysay Talaadadii kadib dhex-dhexaadin ay sameeyeen Mareykanka iyo Sacuudi Carabiya. Hase yeeshee rasaas iyo qaraxyo ayaa xalay laga maqlayey magaalada Omdurman, halkaasi oo ciidamada ay adeegsadeen diyaarado aan duuliye lahayn si ay u beegsadaan aagagga Dacmu Sariic, sida uu sheegay weriye ka tirsan Reuters. Militariga ayaa sidoo kale drone u adeegsaday si ay dagaalyahannada uga celiyaan goob saliidda lagu sifeeyo oo ku taalla Bahri, oo ah magaalada saddexaad ee ku teedsan webiga Nile. Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Sudan, Volker Perthes ayaa Golaha Ammaanka u sheegay Talaadada in xabbad-joojinta “ay u muuqato inay illaa hadda ka dhaqan-gashay qeybo ka mid ah dalka.” Hase yeeshee wuxuu sheegay in dhinacna aanu muujin inuu diyaar u yahay “wada-xaajoodyo dhab ah, taasi oo muujineysa in labada dhinacbna ay la tahay in guul militari oo midba kan kale uu ka gaaro ay suurta-gal tahay.” “Tani waa xisaab khaldan,” ayuu yiri Perthes, isaga oo intaas ku daray in garoonka diyaaradaha Khartoum uu shaqeynayo balse ay waxyeello gaartay. Tan iyo markii uu dagaalka billowday 15-kii April, ciidanka Dacmu Sariic ayaa galay xaafadaha ay shacabka degan yihiin, waxaana militariga ay billaabeen inay dusha sare uga beegsadaan duqaymo. Dagaalka ayaa xaafadaha shacabka ka dhigay furimo dagaal. Duqeymaha iyo hubka taankiyada ayaa dilay 459 qof, wuxuuna dhaawacay 4,000. Waxaa burburay isbitaallada, halka cunno yari ay ka jirto dalka oo saddex meelood meel ka mid ah 46-ka milyan ay ay ku nool yihiin gargaar. Gantaal Talaadadii ku dhacay xarunta caafimaad ee Al-Ruumi ee magaalada Omdurman ayaa waxaa ku dhintay 13 qof, sida ay sheegeen saraakiisha isbitaalka. Kooxda amniga qaranka ee madaxweynaha Mareykanak Joe Biden ayaa weli wada-hadallo la leh labada Jeneraal ee iska soo horjeedda ee dagaalamaya, si dagaalka loo soo afjaro oo gargaar bani’aadannimo loo gaarsiiyo shacabka, waxaa sidaas Talaadadii sheegay afhayeenk Aqalka Cad. VOA + REUTERS The post DAGAAL culus oo dib uga qarxay DALKA SUDAN iyo wararkii ugu dambeeyay appeared first on Caasimada Online.
  3. Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud is slated to travel to Kampala on Wednesday to join the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Heads of State Summit of the Troop Contributing Countries (TCCs). Source: Hiiraan Online
  4. Salaadiintii u socotay dhexdhexaadinta colaada Laascaanood ee Hargaysa soo gaadhay oo la kulmay Guddoomiye Saleebaan. Madaxdhaqameed kasoo kicitimay magaalada Muqdisho, ee u socda in ay ka qayb qaataan xalinta colaada magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa saaka tagey xarunta golaha guurtida Somaliland. Madax dhaqameedkan ayaa xafiiskiisa ku booqday guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland, mudane Saleebaan Maxamuud Aadan, kaasi oo la filayo inay ka wada hadlaan arrimaha colaada Laascaanood iyo sidii xal looga gaadhi lahaa soo af-jarida xaaladdaasi. Source
  5. Hargeisa (HOL) - A delegation of traditional elders from Mogadishu arrived in Hargeisa on Tuesday to mediate between the Somaliland government and the traditional elders of the SCC-Khatumo faction in the conflict-ridden town of Las Anod. Source: Hiiraan Online
  6. Wararka naga soo gaarayo magaalada Berbera ee Somaliland ayaa waxaa uu sheegayaa in khasaare isugu jira mid dhimasho iyo dhaawacba leh uu ka dhashay guri ku dumay Qoys deganaa mid kamid ah xaafadaha magaaladaasi. inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa geeriyooday laba kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo kale duwan, kuwaas oo kala ah gabar iyo inan yar, oo la dhigay isbitaalka guud ee magaalada si loogu baxnaaniyo xaaladdooda caafimaad. “Reer jiifa ayuu gurigu ku dumay, waxa laga soo saaray 3 qof, islaan mayd ah, inan yar oo sirirsan iyo gabadh dhaawac aad u culus qabta” ayuu u sheegay Saab TV Mid kamid ah goobjooyasha ku sugnaa guriga dumay. Guriga ayaa waxaa la sheegay inuu ahaa mid qadiimi ah, waxaana Qoyska degan ay ka walaacsanaayeen in ay dhibaato kasoo gaari karto, iyaga oo hore u sheegay in ay guriga ku noolaanshiyiisa ay walwal ku dareemayaan. “Saddex billood ka hor ayay hablahaasi kasii calaacalayeen guriga hadana saaka qadarka Ilahay ayaa dhacay” ayuu sidoo kale sheegay qof kale oo la hadlay Telefishinka SAAB Tv oo ka howlgala deegaannada Somaliland. Ciidamada Dabdamiska oo gaaray goobta ayaa u gurmaday dadkii ay waxyeeladu soo gaartay, waxaana sidoo kale jirtay in guriga laga soo badbaadiyay inan yar oo la sheegay in ay neef qabatoontay, sida ay sheegayaan wararka. Guriyaha inta badan qadiimiga ah ayaa marka ay gaboobaan waxaa ay sameeyaan dumitaan, taas oo keenta in ay waxyeello kasoo gaarto dadka ku noolaa halkaa, oo markii hore aan helin dhaqaale ay ku dayactirtaan gurigooda. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  7. Xukuumadda Puntland ayaa digniin adag ka bixisay roobab mahiiggaan ah, oo sida saadaashu muujinayso ku soo wajahan degaannada Puntland. Qoraal ka soo baxay wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Puntland ayaa lagu sheegay Roobabkaas ku wajahan yihiin magaalooyin ay kamid tahay Qardho. Dhammaan degaannada kala duwan ee Puntland miyi iyo magaalo-ba, gaar ahaan dhulka xeebaha ayaa sidoo kale wasaaraddu ku wargelisay in ay ka digtoonaadan meelaha biya mareenka ah. Wasaaradda oo xiganaysa tix-raacaysa xogta Saadaasha Hawada ayaa sidoo kale sheegtay in Roobabkaas la filan karo in ay da’aan ilaa 30 April. PUNTLAND POST The post Digniin laga soo saaray roobab xooggan oo ku soo wajahan Puntland appeared first on Puntland Post.
  8. WASHINGTON (AP) -- A ground assault by the Taliban killed the Islamic State militant who spearheaded the August 2021 suicide bombing at the Kabul airport that left 13 U.S. troops and about 170 Afghans dead during the chaotic U.S. withdrawal from Afghanistan, U.S. officials said Tuesday. Source: Hiiraan Online
  9. Once a beloved and prominent figure in the Somali music scene, Abdinur Nihaye Ahmed, known by his stage name “Abdi Dhaanto,” was forced to flee his homeland due to escalating insecurity and threats to his personal safety. Source: Hiiraan Online
  10. Garowe (HOL) - Puntland Regional State issued a warning forecasting heavy rains from April 24th to April 30th in several areas, including Qardho, Qandala, Ufayn and Almiskad mountains. Source: Hiiraan Online
  11. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Mudane, Cali Xaaji Aadan ayaa booqasho rasmi ah ku tagay dalka Hindiya, waxaana garoonka diyaaradaha Indira Gandhi Airport ee Caasimadda New Delhi kusoo dhaweeyay Safiirka Safaaradda J.F Soomaaliya Mudane, Axmed Cali Daahir iyo Qunsulka ahna Ku-xigeenka Safiirka Mudane, Cabdifataax Cabdullaahi Nuur. Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa Hindiya inta uu joogo kaga qeyb gali doona shirar kala duwan oo uu ugu horreeyo shir caalami ah oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradda Caafimaadka (Ministry of Health and Family Welfare) iyo midawga ganacsatada iyo warshadaha (Federation of Indian Chambers of Commerce and Industry) dalka Hindiya, islamarkaana hal ku dhiggga sannadkaan uu yahay ONE EARTH.ONE HEALTH oo ah hal dhul iyo hal caafimaad. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  12. Dowladda Soomaaliya ayaa muwaadiniintii ugu horreysay oo laga soo daadgureeyay dalka Suudaan saaka ka soo dajisay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Muwaadiniinta maanta kasoo dagay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo tiradoodu gaareyso 18 ruux ayaa laga soo daadgureeyay Xadka Sudaan uu la leeyahay dalka Koofurta Suudaan gaar ahaan Magaalada Buluja. Ku simaha xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb Cabdiraxmaan Nuur Diinaari oo Garoonka Adan Cadde ku soo dhaweeyay Muwaadiniintaan Soomaaliyeed ayaa sheegay in diyaarad Qaas oo ay leedaha dowladda Kenya looga soo qaaday dalka Koofurta Suudaan. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayuu sidoo kale sheegay in ay weli ku howlantahay sidii dalka looga soo celin lahaa dadka Soomaaliyeed ee ay saameynta ku yeesheen colaadaha waddanka Suudaan. PUNTLAND POST The post Muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo daad-gureeyay colaada Suudan oo saaka soo gaaray Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  13. Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda federaalka oo maanta qaaday tallaabo la xiriirta dagaalka ka socda dalka Sudan ayaa billowday soo daadgureynta muwaadiniinteeda ku xayiran dalkaasi, kuwaas oo u badan arday wax ka baraneysay magaalada caasimada ah ee Khartoum. Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta soo caga dhigtay diyaarad sidday illaa 18 qof oo Soomaali ah, kuwaas oo laga soo qaaday waddanka Sudan oo ay isku haatan laba Jeneraal oo isku haya awoodda. Muwaadiniinta lasoo daad-gureeyay ayaa laga soo qaaday magaalada Buluja oo ku taalla xuduudda ay Sudan la wadaagto Koonfur Sudan, sida lagu sheegay qoraal ay baahisay warbaahinta dowladda. Dhinaca kale Danjire Cabdiraxmaan Nuur Diinaari oo ah ku-simaha xoghayaha joogtada wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa sheegay in dadkan ay diyaarad qaas ah, oo ay leedaha dowladda Kenya, kasoo qaaday dalka Koonfur Sudaaln, isla-markaana la keenay magaalada Muqdisho. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay weli ku howlan tahay sidii ay dalkooda hooyo looga soo celin lahaa dadka Soomaaliyeed ee ay saameynta ku yeesheen colaadda ka taagan dalka Sudan. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in markale dagaal culus uu ka qarxay Sudan habeenkii Talaadada, inkasta oo ay xabbad-joojin ku dhowaaqeen dhinacyada dagaallamaya, halka ergeyga QM uu sheegay in xabbad-joojint ay qeyb ahaan dhaqan gashay. Ciidamada Militariga iyo kuwa sida militariga u tababaran ee Dacmu Sariic ama RSF ayaa xabbad-joojin 72 saac isku raacay taasi oo billaabaneysay Talaadadii kadib dhex-dhexaadin ay sameeyeen Mareykanka iyo Sacuudi Carabiya. Tan iyo markii uu dagaalka billowday 15-kii April, ciidanka Dacmu Sariic ayaa galay xaafadaha ay shacabka degan yihiin, waxaana militariga ay billaabeen inay dusha sare uga beegsadaan duqaymo. Dagaalka ayaa xaafadaha shacabka ka dhigay furimo dagaal. Duqeymaha iyo hubka taankiyada ayaa dilay 459 qof, wuxuuna dhaawacay illaa 4,000 oo kale. The post DF oo qaaday tallaabo la xiriirta dagaalka SUDAN appeared first on Caasimada Online.
  14. An attack on the prison holding deposed Sudanese president Omar al-Bashir has raised questions about his whereabouts, with one of the warring sides saying he is being held in a secure location and the other alleging he has been released. Source: Hiiraan Online
  15. DUBAI, United Arab Emirates (AP) — A yacht carrying three Russians and two Egyptians reportedly went missing days ago off the coast of Yemen in the Red Sea. Its owner alleged on Monday that armed pirates took the vessel. Source: Hiiraan Online
  16. Dagaal ayaa mar kale ka qarxay Sudan, inkasta oo ay xabbad-joojin ku dhowaaqeen dhinacyada dagaallamaya, halka ergeyga QM uu sheegay in xabbad-joojint ay qeyb ahaan dhaqan gashay. Ciidamada Militariga iyo kuwa sida militariga u tababaran ee Dacmu Sariic ama RSF ayaa xabbad-joojin 72 saac isku raacay taasi oo billaabaneysay Talaadadii kadib dhex-dhexaadin ay sameeyeen Mareykanka iyo Sacuudi Carabiya. Ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Sudan, Volker Perthes ayaa Golaha Ammaanka u sheegay Talaadada in xabbad-joojinta ay u muuqato inay illaa hadda ka dhaqan-gashay qeybo ka mid ah dalka. Tan iyo markii uu dagaalka billowday 15-kii April, ciidanka Dacmu Sariic ayaa galay xaafadaha ay shacabka degan yihiin, waxaana militariga ay billaabeen inay dusha sare uga beegsadaan duqaymo. PUNTLAND POST The post Xabbad-joojintii dalka Suudaan oo burburtay kadib markii dagaal ka qarxay appeared first on Puntland Post.
  17. Sudan, the third largest country in Africa, is caught in a power struggle between two top generals. The ambitions and rivalry between the Sudanese Army, headed by General Abdel Fattah al-Burhan, and the paramilitary force Rapid Support Forces (RSF), headed by General Mohammed Dagalo ‘Hemedti’, are at the centre of the crisis. Source: Hiiraan Online
  18. For thirty years the Somali peninsula has been a crucible of experiments in contemporary state formation, a fascinating opportunity to observe and test political-economic theory. The orthodoxies of development and state-building have not fared well. The Somali regions have proved a rich frontier of exploration for political ethnographers, drawing on comparative histories of diverse forms of political organization. Source: Hiiraan Online
  19. A family is in despair after losing their five-year-old little one following heavy rainfall on Sunday, April 23. Source: Hiiraan Online
  20. New York (Caasimada Online) – A United Nations (UN) investigation has determined that Turkey may have infringed upon international sanctions imposed on Somalia. The Panel of Experts on Somalia, responsible for overseeing the conflict under the relevant UN Security Council resolution, found evidence suggesting that Turkey transgressed the embargo by providing Bayraktar drones produced by a family-owned firm of Turkish President Recep Tayyip Erdogan. Confidential intelligence acquired by the UN investigators revealed that the Turkish Air Force transported Bayraktar TB2 drones to Mogadishu on December 6, 2021, using two Airbus A400M military cargo planes. Despite the UN Security Council resolution’s explicit requirement for such clearance, the Turkish government failed to request an exemption from the UN before dispatching the drones. Turkey responded to the UN’s inquiries by stating that the drones were delivered to a Turkish base in Mogadishu to support counter-terrorism efforts. The official report from the UN experts, released on September 1, 2022, noted, “Türkiye informed the Panel that it has not delivered any type of unmanned combat aerial vehicles to the Somali authorities and that the systems in question are assigned to be used by Türkiye in the fight against terrorism in Somalia.” Conflicting reports question Turkish explanation However, reports from Turkish media contradict the government’s account, indicating that Somali officers had received training on drone usage in Turkey since March 2021 and had acquired five drones. These findings challenge the Turkish government’s assertion that the drones in Somalia were intended exclusively for Turkish troops stationed there. Following the partial lifting of the arms embargo in 2013, UN teams have been tracking and registering weapons and ammunition officially imported by the Somali government. Countries providing arms and weapons must inform the UN and obtain approval for such deliveries. Since 2013, Somalia has acquired approximately 27,000 weapons and 80.1 million rounds of ammunition, including 70,000 RPG-7 rounds. According to UN Security Council Resolution 2607 (2021), the arms embargo does not cover weapons or military equipment supplies for the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) and the African Union Mission to Somalia (AMISOM), a peacekeeping mission authorized by the African Union in Somalia with UN approval. Nevertheless, all other foreign troops in Somalia, including Turkish forces, must secure UN clearance to receive arms and ammunition. Turkey’s history of arms violations in Somalia In recent years, the UN has repeatedly identified Turkey for arms violations in Somalia. In April 2021, a Turkish maritime company transported military trucks to Somalia without notifying the UN of their compliance with the sanctions requirements, prompting UN investigators to examine the shipment. UN experts obtained intelligence showing that İstanbullines Lojistik ve Denizcilik Limited Şirketi offloaded 44 “Kamaz” military trucks at the port of Mogadishu on April 30, 2021. The vessel that carried the trucks to Somalia departed Turkey on April 15, 2021, traveled through the Suez Canal, anchored in Jeddah, Saudi Arabia, and eventually docked in Mogadishu. The UN was not informed of the shipment by the company or the Turkish government. Istanbul-based defense contractor Baykar Makina Sanayi creates bayraktar drones ve Ticaret Anonim Şirketi (Baykar), managed by Erdogan’s son-in-law, Selçuk Bayraktar. Due to the substantial support, it receives from Erdogan, the company has secured major contracts with the Turkish government and foreign countries. Erdogan actively promotes the sale of drones to the Turkish Armed Forces and other nations. Erdogan’s Islamist government has made significant military and economic investments in Somalia, constructing a military base in Mogadishu and facilitating controversial Turkish business deals involving ports and airports. In 2014, with Erdogan’s assistance, the management of the Mogadishu harbor facilities was handed over to the Islamist Albayrak Group, a Turkish conglomerate accused of corrupt practices in Turkey and abroad. The post Turkey violates UN arms embargo on Somalia: Report appeared first on Caasimada Online.
  21. MOGADISHU (Xinhua) -- Somalia said Tuesday efforts are underway to bring back some 200 nationals who are stranded in Sudan where the fighting may trigger further displacement both within and outside the country. Source: Hiiraan Online
  22. Malindi (Caasimada Online) – The horrifying discovery of mass graves in Shakahola forest, near Malindi, Kenya, has shaken the country as the death toll rises to 90, with children making up a significant portion of the victims. Suspected starvation cult leader Paul Mackenzie Nthenge stands accused of leading his followers to their deaths, claiming that the only way to reach God was through self-imposed starvation. With 17 bodies recovered on Tuesday, investigators remain apprehensive about the possibility of more corpses waiting to be found. Three sources involved in the investigation disclosed that most of the victims were children, illustrating the cult’s unsettling practices, which included persuading parents to withhold food from their children. Speaking on the condition of anonymity, a forensic investigator informed AFP that most of the exhumed bodies were those of children. Hussein Khalid, Executive Director of the rights group Haki Africa, told AFP that the cult seemingly demanded children be starved first, followed by women, and finally men. He stated that children made up 50 to 60 percent of the victims, found wrapped in cotton shrouds. “The horror we have seen over the last four days is traumatizing. Nothing prepares you for shallow mass graves of children,” Khalid lamented. Search operations halted Investigators have reported finding bodies crammed into shallow pits, some graves containing as many as six people, while others were left exposed to the elements. An officer from the Directorate of Criminal Investigations (DCI) confirmed that most victims were children, followed by women. Due to the overwhelming number of bodies, search operations have been temporarily suspended until autopsies are performed, as the morgue at Malindi Sub-County Hospital is already beyond capacity. After this tragedy, the Kenyan government vowed to take action against extremist religious groups in the predominantly Christian nation. Interior Minister Kithure Kindiki stated that the crimes committed by the cult warranted terrorism charges against leader Nthenge. He remarked, “Those who urged others to fast and die were eating and drinking, purporting that they were preparing them to meet their creator.” Cult mastermind faces prosecution Kenya’s President, William Ruto, has promised to confront rogue religious leaders like Nthenge, who exploit religion to promote bizarre and unacceptable ideologies, comparing them to terrorists. As the investigation progresses, questions have arisen about how Nthenge’s cult managed to escape detection, despite the leader’s previous run-ins with the police. The televangelist was arrested in 2017 on “radicalization” charges after discouraging families from sending their children to school, arguing that the Bible did not endorse education. Nthenge was arrested again last month when two children died of starvation under their parents’ care. As scrutiny of fringe religious denominations intensifies in a country with a troubled past of self-proclaimed pastors and cults engaging in criminal activities, Nthenge is scheduled to appear in court on May 2. The post Deadly starvation cult unearthed in Kenya: 90 lives claimed appeared first on Caasimada Online.
  23. Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdullaahi Kulane ayaa soo saaray qoraal uu kaga digayo dhibaato ka imaa karta heshiisyada ay dowladda federaalka Soomaaliya la geleyso dowladda Imaaraadka Carabta, kuwaas oo dalkeena dhaxal sii kara inuu cagaha la galo colaado la mid ah kuwa ka jira dalal Carbeed oo Imaaraadku uu ku eedeeyey inuu hurinayo. “Howlaha gurracan ee Imaaraadku ka wadaan Soomaaliya ee aan xakamaynta lahayn waxay keenaysaa inay ka geystaan wadanka wixii ay ka gaysteen dalalka Yemen, Liibiya iyo Sudan oo ay hadda hurinayaan, taas oo ina dhaxalsiinaysa rajo la’aan,” ayuu yiri C/laahi Kulane oo golaha shacabka ka tirsan. Xildhibaanka ayaa soo jeediyey in baarlamaanka Soomaaliya uu qaato door badbaadin ah, isla markaana la laalo heshiisyada ay galeen dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka. “Si loo joojiyo falalka bahalnimada ah iyo danaha gurracan ee Imaaraatka Carabta ay ka wadaan Soomaaliya, waa in Baarlamaanka Soomaaliya uu tallaabo ka qaado,” ayuu yiri Kulane. Wuxuu intaas ku sii daray, “Waa in meesha laga saaro heshiisyada Jaziiradaha Koyama iyo Chovaye, Dekadaha iyo dhammaan heshiisyada ciidan ee ku dhisan daacad-darrada, kana hortagno hubaynta maleeshiyaad iyo calooshood u shaqeystayaasha ay ka samaynayaan dalka.” Xildhibaan Cabdullaahi Kulane oo saaxiib dhow la ahaa Farmaajo iyo Fahad Yaasiin oo talada dalka looga guuleystay, mucaaradna ku ah dowladdaan uu hoggaamiyo Xasan Sheekh ayaa kula taliyey madaxda dalka inay dantooda ka hor mariyaan danta qaranka. “DFS waa in ay wax walba ka hormarisaa Qaranimada iyo Madaxbanaanida Soomaaliya, kana fogaataa in Imaaraatka Carabta ay si aan gabasho lahayn u dhaxgalaan talisyada Sirdoonka iyo Ciidanka Xoogga dalka,” ayuu qoraalkiisa ku yiri Xildhibaan Kulane Jiis. Ugu dambeyntii Xildhibaanka oo baaq u diray dowladda Imaaraadka ayaa qoraalkiisa ku yiri, “Dowladda Imaaraatku waa in aysan ka gudbin xayndaabka shuruucda calaamiga ah.” The post Kulane oo ka digay arrin uu Imaaraadka damacsan yahay, fariina u diray BF appeared first on Caasimada Online.
  24. Hindiya oo toddobaadkan noqoneysa dalka ugu dadka badan dunida Dalka Hindiya ayaa dhaafi doona Shiinaha, oo noqon doonta dalka ugu dadka badan adduunka dhamaadka usbuucan, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Dadka Hindiya, ayaa la filayaa in ay gaaraan 1,425,775,850 qof dhammaadka Bishan Abriil, xogta cusub ayaa muujineysa. Hay’ad kale oo ka tirsan Qaramada Midoobay, ayaa toddobaadkii hore saadaalisay in dadka dalka India ay dhaafi doonaan tiro ahaan dadka dalka Shiinaha bartamaha sanadkan. Wadamada Aasiya, ayaa waxay noqonayaan in ka badan seddex meelood meel dadka adduunka in ka badan 70 sano. “Shiinuhu waxa uu dhawaan lumin doonaan maqaamkii uu mudada dheer haystay, ee ahaa dalka ugu dadka badan adduunka,” ayaa lagu yiri warbixin ay soo saartay waaxda dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada ee Qaramada Midoobay (DESA). Waxay intaas ku dartay “sababtoo ah hubanti la’aanta la xiriirta qiyaasta iyo saadaalinta dadweynaha, taariikhda gaarka ah ee Hindiya ee la filayo inay dhaafto Shiinaha tirada dadka waa qiyaas, waxayna ku xiran tahay dib u eegis”. Hey’adda si gaarka ah u qaabilsan dadweynaha ee Qaramada Midoobay, ayaa sheegtay in usbuucii hore dalka Hindiya noqon doonto tiradooda 2.9 bilyan oo qof, in ka badan Shiinaha bartamaha sanadkan 2023-ka. Qaran News