-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Somalia has a vast coastline of more than 3,300 km, the longest in the continent of Africa, which could make it a significant player in the blue economy. The blue economy encompasses a range of economic activities that are related to the oceans, seas, and coastal areas. Source: Hiiraan Online
-
PRESS RELEASE Egypt’s Al Ahly Crowned 2023 Basketball Africa League Champions Al Ahly Forward Anunwa “Nuni” Omot Named 2023 BAL Most Valuable Player, Receives Hakeem Olajuwon Trophy KIGALI, Rwanda, May 28, 2023/ — Egypt’s Al Ahly defeated Senegal’s AS Douanes 80-65 to win the 2023 Basketball Africa League (BAL) (http://www.NBA.com/theBAL) Finals, which took place at BK Arena in Kigali, Rwanda and reached fans in 214 countries and territories in 17 languages. Following the game, BAL President Amadou Gallo Fall and FIBA Africa President Anibal Manave presented Al Ahly with the BAL Championship Trophy and Al Ahly forward Anunwa “Nuni” Omot with The Hakeem Olajuwon Trophy for winning the 2023 BAL Most Valuable Player Award. Omot recorded per game averages of 18.9 points, 3.5 rebounds and 2.1 assists during the season. Al Ahly went 7-1 during the Nile Conference group phase and Playoffs, defeating Rwanda Energy Group and Mali’s Stade Malien in the quarterfinals and semifinals, respectively, to advance to the Finals. Stade Malien defeated Angola’s Club Atlético Petróleos de Luanda (Petro de Luanda) 73-65 in the third-place game yesterday. Notable attendees throughout the 2023 BAL Playoffs and Finals included NBA Deputy Commissioner and Chief Operating Officer Mark Tatum; FIBA President Hamane Niang; FIBA Secretary General Andreas Zagklis; NBA Africa CEO Victor Williams; Fall; Manave; FIBA Africa Executive Director Alphonse Bilé; Toronto Raptors Vice-Chairman and Team President Masai Ujiri; Academy Award-winning actor, social activist and NBA Africa investor Forest Whitaker; BAL Ambassadors and NBA Africa investors Luol Deng (South Sudan), Joakim Noah (grandfather from Cameroon) and Ian Mahinmi (France; ties to Benin); and New York Knicks President of G League Operations Pops Mensah-Bonsu (Ghana). The league has also announced several end-of-season awards, some of which honor pioneering African NBA legends: 2023 BAL Coach of the Year AS Douanes head coach Mamadou Gueye led his team to a 3-2 record in the Sahara Conference group phase before defeating Mozambique’s Clube Ferroviário da Beira (CFV-Beira) and Petro de Luanda to advance to the Finals. Gueye becomes the first African-born coach to win the award. 2023 BAL Defensive Player of the Year Stade Malien center Aliou Diarra received The Dikembe Mutombo Trophy after helping his team to a 5-3 record and recording per game averages of 18.3 points, 12.8 rebounds and 2.3 blocks. 2023 BAL Sportsmanship Award CFV-Beira guard Will Perry received The Manute Bol Trophy for exemplifying the ideals of sportsmanship and camaraderie. 2023 All-BAL First Team Position Player Team Guard Jean Jacques Boissy AS Douanes Guard Chris Crawford AS Douanes Guard Dane Miller Jr. S.L.A.C Forward Anunwa Omot Al Ahly Forward Aliou Diarra Stade Malien 2023 All-BAL Defensive Team Position Player Team Guard Childe Dundao Petro de Luanda Guard Jean Jacques Boissy AS Douanes Guard Samkelo Cele Cape Town Tigers Forward Aliou Diarra Stade Malien Center Ater Majok Petro de Luanda The voting panels were comprised of coaches, team captains, media and broadcasters in attendance and varied for each award. The 2023 BAL Ubuntu Award, which is awarded to an individual or organization that has made an impact on the local community during the BAL season, will be announced at a later date. The 2023 BAL season once again featured the top 12 club teams from 12 African countries playing a total of 38 games in Dakar, Senegal; Cairo, Egypt; and Kigali, Rwanda over three months. Champions from the national leagues in Angola, Egypt, Nigeria, Rwanda, Senegal and Tunisia earned their participation in the 2023 BAL season by winning their respective national leagues. The remaining six teams, which came from Côte d’Ivoire, Guinea, Mali, Mozambique, South Africa and Uganda, secured their participation through the Road to the BAL qualifying tournaments conducted by FIBA Africa across the continent from October to November 2022. Distributed by APO Group on behalf of Basketball Africa League (BAL). Qaran News
-
Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleystay doorashadii ku celiska ahayd ee maanta ka dhacday dalka Turkiga. Golaha sare ee doorashada Turkiga (YSK) ayaa ku dhawaaqay in cododka la tiriyay oo dhan 75.42% uu Erdogan helay 53.41%, halka ninka la tartamayay, Kemal uu helay 46.59%. Erdogan oo 20 sano ee la soo dhaafay hoggaaminayay siyaasadda Turkiga ayaa markii saddexaad ku guuleystay xilka madaxweynenimo ee dalkaas, isagoo saddex jeer oo hore ra’iisul wasaare ahaa sannadihii 2003 ilaa 2014-kii. PUNTLAND POST The post Erdogan oo mar kale ku guuleystay madaxweynaha Turkiga appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Isimida dhaqanka SSC qaar kamid ah ayaa maanta galinkii dambe soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Isimida SSC ee Muqdisho soo gaaray ayaa kala ah; Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdilaahi, Garaad Cabrisaaq Garaad Soofe, Garaad Cabdisalan Xasan Maxamed iyo Suldaan Mustafe Maxamuud Aw-seed. Wafdiga Isimida ayaa waxaa gudaha garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya oo ay kamid yihiin wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, guddoomiye ku-xigeenka Golaha Aqalka Sare Cabdullahi Timo-cade, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Sida ay ogaatay Caasimada Online, booqashada hoggaanka SSC ee Muqdisho ayaa timid kadib casuumad rasmi ah oo u direen madaxda sare ee dowladda federaalka Soomaaliya, taasi oo uu gaarsiiyay wasiirka isgaarsiinta iyo teknoolajiyada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maalmo ku sugnaa magaalada Laascaanood. Ujeedka safarka Muqdisho ee Isimada SSC ayaa waxa uu salka ku haya deeqaha beesha caalamka ay siiso Soomaaliya, sidii qaybtooda toos loogu wareejin lahaa guddiga 33-ka ah ee SSC ee la isku yiraahdo gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn, sida ay Caasimada Online u xaqiijiyeen illo wareedyo xilkas ah. Hoggaanka SSC ayaa inta ay ku sugan yihiin magaalada Muqdisho waxay kulamo kala duwan la qaadan doonaan madaxda ugu sareysay dalka, iyaga oo la wadaagi doona xaaladda ka jirta magaalada Laascaanood, oo bilihii u dambeeyay uu ka socday dagaal u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC. Wasiirka isgaarsiinta iyo teknoolajiyada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan tegay magaalada Laascaanood, taasi oo qeyb ka aheyd qorshaha Isimida SSC lagu keenay magaalada Muqdisho. Arrimaha ayaa imanaya xilli ay weli taagan tahay xiisada dagaal ee xarunta gobolka Sool ee Laascaanood, halkaasi oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC, oo dhowr jeer ku dagaalamay halkaasi, kaasi oo uu ka dhashay khasaare kala duwan. The post Sawirro: Isimida SSC oo soo gaaray magaalada Muqdisho + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
-
Turkish President Recep Tayyip Erdogan has won re-election, according to unofficial data from state-run Anadolu Agency, in a tense run-off after he failed to secure more than 50 percent of votes required for an outright victory in the first round on May 14. Source: Hiiraan Online
-
Guddiga dooashooyinka dalka Turkiga ayaa ku dhawaaqay in Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ku guulestay doorashadii maanta ka dhacday dalkaasi,isaga oo helay codad gaaray 52.91%, halka Kemal Kılıçdaroğlu uu helay 47.09%, taas oo keentay in laga guulesto, Erdogan ayaa taageero xooggan ka helay xisbiga National Movement. Doorashada sanadkaan ayaa aheyd middii ugu adkeyd, maadaama labada musharax ay isku marin wareegii hore, taas oo keentay in loo baahdo wareeg labaad, sababtoo ah majirin musharrax helay 51% si uu u guuleysto, waxaa jirtay in sidoo kale doorashada ay dhinac u ridday taageerada Sinan Ogen, kaas oo codkiisa ku biiriyay AK Party. Muwadiniinta Turkida ayaa ka codeeyay ilaa 1,094 degmooyinka dalka, juwaas oo la dhigay in ka badan 191,000 oo sanduuq, hoggaamiyaha mucaaradka ayaa taageero badan ku lumiyay Islam naceybka iyo sidoo kale soo celin dowlad Cilmaani ah oo Turkiga ka hanaqaata, kadib hadal uu u jeediyay taageerayaashiisa xilligii ololaha ku jiray. Guusha uu gaaray madaxweyne Erdogan ayaa waxaa soo dhoweeyay wadamada Islamka ah, waxaana ay noqon in markii sedexaad uu ku guuleystay talada dalkaasi, laba xilli uu u tartamay madaxweynaha dalka iyo markii loo magacaabay Ra’iisulwasaaraha dalkaaasi, isaga oo waxbadan isbedel uu ku sameeyay uu ku jiro Dastuurka dalka. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Ankara (Caasimada Online) – Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleystay doorashadii ku-celiska aheyd ee dalka Turkiga, sida ay muujinayaan natiijooyinka horudhaca ah ee warbaahinta dowladda. Ayada oo la tiriyey 97% codadka, Erdogan ayaa ku horreeya 52.2%, halka musharaxa isbaheysiga mucaaradka Kemal Kılıçdaroğlu uu helay 47.7%. Guddiga doorashada ayaan weli si rasmi ah ugu dhowaaqin natiijada. Guushan ayaa ka dhigan in madaxweyne Erdogan uu sii dheereysan doono xukunkiisa 20-ka sano ah ee Turkey ee marna uu ahaa ra’iisul wasaare, iminkana madaxweyne. Taageerayaasha madaxweyne Erdogan ayaa isugu soo baxay hoygiisa magaalada Istanbul, ayaga oo ku qeylinaya “Allahu Akbar, Allahu Akbar.” “Waxaa rajeynayaa in wax walba ay ka wanaagsanaan doonaan sidii hore,” waxaa sidaas tiri Nisa oo ah gabar 28 jir ah oo ka mid ah taageerayaasha madaxweynaha. Qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha caalamka ayaa durba billaabay inay u hambelyeeyaan madaxweyne Erdogan, waxaana ugu horreeyey amiirka dalka Qatar Tamim bin Hamad Al Thani. “Walaalkeyga qaaliga ah Recep Tayyip Erdogan, waxaan kugu hambalyeynayaa guushaada, waxaana kuu rajeynayaa inaad ku guuleysato xilkaaga cusub, oo aad ka gaarto waxa ay dadka walaalaha ah ee Turkiga ku taamayaan ee ah horumar iyo barwaaqo, iyo xiriirka adag ee naga dhaxeeya,” ayuu Tamim ku yiri qoraal uu soo dhigay Twitter. Doorashadan ayaa aheyd tii ugu adkeyd ee uu wajaho madaxweyne Erdogan, waxaana madaxda Reer Galbeedka ay aad u filayeen in looga adkaan doono, ayada oo warbaahintooda ay dagaal xooggan oo dacaayad ku qaaday. Hase yeeshee, shacabka Turkey ayaa mar kale muujiyey sida ay ugu qanacsan yihiin hoggaanka madaxweynahooda. The post DEG DEG: Natiijada doorashada Turkey oo soo baxday appeared first on Caasimada Online.
-
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaacisay in gacanta dowladda uu soo galay xubin sare oo ka tirsanaa kooxda Al-shabaab kaas oo xilal kala duwan kasoo qabtay muddo 16 sano ah oo uu ka mid ahaa . Horjooge Cabdiraxmaan Macalin Axmed balse Al-shabaab dhexdooda looga yaqaano, Abuu-Saacid ama Shariif, ayaa Xilalka Al-Shabaab uu kasoo qabtay waxa kamid ahaa qaaddiga wax ay hey’addu ku sheegtay Maxkamad beenaadka Gobolka Banaadir, qaadiga guud ee Al-Shabaab iyo Lataliyihii Axmed Godane. Sidoo kale waxaa kamid ahaa xililakii uu kasoo qabtay kooxda dhexdeeda Madaxii Zakawaadka ee Gobolka Sh/Hoose iyo kuxigeenka madaxii guud ee Zakawadka , horjooge Cabdiraxmaan Macalin Axmed Abuu Saacid waxa uu soo galay gacanta dowladda, waxaana uu isku soo dhiibay Hay’adda NISA. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Kampala (Caasimada Online) – The ferocity of the Al-Shabab’s unexpected onslaught on a Forward Operational Base (FOB) guarded by Ugandan People’s Defence Forces (UPDF) in Somalia brought to light a series of missteps and miscalculations that ultimately resulted in a catastrophic loss of life. President Yoweri Museveni articulated his concerns, remarking, “Certain soldiers in the unit did not uphold their responsibilities, resulting in chaos and disarray that Al-Shabab exploited to overrun the base and destroy equipment.” This admission suggests a profound lapse in military conduct, and the dire consequences of these errors are palpable. A comprehensive review In response to this tragic event, the President announced the establishment of a Board of Inquiry (BOI). This body will work to uncover the full details of the incident, including a comprehensive account of the casualties sustained. As the President astutely noted, the somber occasion serves as a stark reminder that the UPDF’s activities in Somalia are not merely humanitarian missions. “Any individual who knowingly sends ill-prepared or unfit soldiers into such an environment is committing a criminal act,” he asserted. Al-Shabab claims success The Al-Shabab group purportedly seized the UPDF base at the periphery of the town of Buula-Mareer, claiming to have eliminated 137 soldiers. “The Mujahideen successfully captured the base, securing its boundaries and taking control of its defense posts. Preliminary battlefield reports suggest the death of 137 crusaders and the capture and destruction of military vehicles,” they proclaimed. Yet, Brig Felix Kulayigye, the UPDF Spokesperson, disputed this account, insisting, “…a team of military officers, headed by Lt Gen Muhanga, has been dispatched to Somalia to determine the precise circumstances of the attack and formulate a plan of action.” These remarks mirror those of the African Transition Mission in Somalia (ATMIS), confirming an attack on Ugandan forces without providing casualty figures. The battle for Somalia continues If validated, this incident could mark the most significant loss of ATMIS forces, which evolved from the African Mission in Somalia (AMISOM), in a single attack. Ugandan forces and their Kenyan, Burundian, Ethiopian, and Djiboutian counterparts were scheduled to withdraw entirely from Somalia by the close of 2021. Yet, a change in the mission’s trajectory from AMISOM to ATMIS necessitated prolonged involvement. The UPDF articulated the need to bolster Somalia’s National Army, emphasizing the importance of training, command, intelligence, and the ability to respond to terror attacks. Post-Attack reflection President Museveni reflected on the incident, saying, “Our UAVs observed the entire situation from the sky, directing fire. It seems the panic was utterly unwarranted, as both the anti-tank ditch and our soldiers had already destroyed the three explosive-laden vehicles before they entered the base.” He further noted the unfortunate reality that many soldiers hastily withdrew to a nearby FOB, missing the chance to counter the terrorists, estimated at around 800. “It was a missed opportunity to annihilate them,” he ruefully remarked, expressing condolences to the families of those lost in the attack. The incident exposes a sobering reality – that of the immense challenges faced by forces combating Al-Shabab and the complexities of securing stability in the volatile region of Somalia. The post Uganda acknowledges soldier casualties in Somalia assault appeared first on Caasimada Online.
-
Codayntii doorashada Turkiga ee dadweynaha dalkaasi ay maanta u dareereen ayaa goor dhowayd si nabada ku soo dhammaatay. Guddida doorashada dalka Turkiga ayaa sheegay in ay codkooda dhiibteen 83% ka mida dadkii loo diwaan geliyey in ay codkooda dhiiban karaan. Tirada dadka codeeyey ayaa ka hoosaysa tiradii wareegii hore oo ahayd 87%. Waxa hadda si habsami leh u socota tirinta codadka oo haatanba in badan laga faraxashay. Natiijooyinka hor dhaca ah ayaa sheegaya in la tiriyey 80% ka mida codadkii la dhiibtay. Musharrax xisbiga AK Rejeb Dayyib Erdogan ayaa ilaa hadda hoggaaminaya tirada codadka sida hor dhaca ah loo og yahay isaga oo haysta 54.37%. Halka hoggaamiyaha mucaaridkuna uu codadka la tiriyey ka haysto 45.63%. Source
-
Hay’adda NISA ee Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegtay inuu isu soo dhiibay Cabdiraxmaan Macalin Axmed oo ahaa xubin sare oo ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab, sida ay qortay warbaahinta dowladdu. NISA ayaa intaas ku dartay in 16-kii sano ee lasoo dhaafay uu Cabdiraxmaan Macalin Axmed uu soo noqday la taliyihii hoggaamiyihii hore ee Al-shabaab Axmed Godane, kaas oo bishii 1-dii September 2014 lagu dilay weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha laheyd ee Mareyku ka fuliyeen xeebta Baraawe. Cabdiraxmaan Macalin Axmed balse Al-shabaab dhexdooda looga yaqaano, Abuu-Saacid ama Shariif ayay NISA sheegtay in sidoo kale uu xilal kale kasoo qabtay Al-shabaab, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen “qaaddiga Maxkamad Gobolka Banaadir, qaadiga guud Al-Shabaab, madaxii Zakawaadka Gobolka Sh/Hoose iyo kuxigeenka madaxii guud ee Zakawadka Al-Shabaab.” PUNTLAND POST The post Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab appeared first on Puntland Post.
-
Mogadishu (Caasimada Online) – In a monumental stride towards a more democratic Somalia, President Hassan Sheikh Mohamud declared in March his commitment to abolishing the convoluted indirect voting system that has been the country’s mainstay since 1969. The landmark change aims to introduce a one-person, one-vote system that promises an empowered electorate and an independent, corruption-free multiparty political setup. Stepping away from clan politics Somalia’s history has been marked by decades of conflict, political chaos, and natural disasters, with a recent severe drought adding to the country’s woes. The indirect voting system, rooted in clan affiliations, had governed Somali politics since 1969 when Siad Barre seized power. Influential roles in government, such as the Speaker, Prime Minister, and President, have traditionally been divided among main clan groups. The national parliament members, chosen by clan delegates and state legislatures, subsequently select the president. However, interclan rivalries have led to a prolonged period of strife and political deadlock, a volatile environment that Al-Shabab militants affiliated with Al-Qaeda have exploited to their advantage. “We need to break away from the past. Politics isn’t about dominance; it’s about the organization of ideas. Clan politics no longer has a place in our national political discourse,” said President Mohamud, emphasizing the need for universal suffrage. The dawn of democracy As a harbinger of change, Somalia witnessed its first universal suffrage elections since 1969 last Thursday. These elections took place in Puntland, a semi-autonomous state, demonstrating a progressive shift in the country’s political landscape. Even though some security incidents marred the voting, the United Nations, African Union, and various neighboring governments have hailed this as a ‘historic’ vote. Puntland’s neighbor, Somaliland, declared independence in 1991 but has yet to receive international recognition and taken direct voting. Observers believe these instances of direct elections can serve as models, inspiring the expansion of democracy across Somalia. Future prospects After four days of meetings by the National Consultative Forum, a consensus for nationwide universal suffrage was reached, marking a significant turning point. This forum included President Mohamud, Prime Minister Hamza Abdi Barre, and federal state leaders. However, as the region voted, Puntland’s state president, Said Abdullahi Deni, was absent from the meeting. Additionally, the agreement advocates for a single presidential ticket where voters would elect a president and a vice-president, essentially eliminating the Prime Minister’s role. President Mohamud’s re-election in May 2022 followed an extended political crisis after the federal government and regional states failed to concur on a presidential selection mechanism. President Mohamud, serving a second term, has pledged to tackle the country’s myriad issues and to provide relief to citizens worn down by Al-Shabab violence, rising inflation, and the devastating drought. “I foresee a bright future for our country,” Mohamud expressed optimistically, becoming the first Somali president to be elected to a second term, serving from 2012 to 2017. With this significant reform, Somalia is taking steady steps toward political stability and progress. The post Somalia ushers in new era with universal suffrage in 2024 appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaacisay in gacanta dowladda uu soo galay garsoore beenaadkii kooxda Al-Shabaab ahna La-taliyihii horjoogaha guud ee kooxda. Ninkan ayaa ah xubin sare oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, wuxuuna xilal kala duwan kasoo qabtay muddo 16 sano ah oo uu ka mid ahaa kooxda, sida ay shaacisay NISA. Horjoogahan sare oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Macalin Axmed ayaa sidoo kale waxaa kooxda Al-Shabaab dhexdooda looga yaqaana Abuu-Saacid ama Shariif. Xilalka uu kooxda Al-Shabaab kasoo qabtay waxa kamid ahaa qaaddiga Maxkamad beenaadka gobolka Banaadir, qaadiga guud ee Al-Shabaab iyo La-taliyihii horjoogihii la khaarijiyay ee Axmed Godane. Sidoo kale waxa uu soo noqday madaxii Zakawaadka gobolka Shabeellaha Hoose iyo ku-xigeenka madaxii guud ee Zakawadka Al-Shabaab. “Horjooge Cabdiraxmaan Macalin Axmed Abuu Saacid ugu danbeyntii waxa uu soo galay gacanta dowladda, waxaana uu isku soo dhiibay Hay’adda NISA,” ayaa lagu yiri qoraalka NISA. Sida uu muujinayo qoraalka NISA, ninkaan oo ahaa sarkaal sare oo Al-Shabaab ah ayaa isugu isku soo dhiibay hay’adda, inkasta oo ay hay’adda NISA aysan qoraalkeeda ku sheegin faah-faahin dheeraad oo kale. Si kastaba, Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo door muhiim ku leh dagaalka Al-Shabaab ka dhanka ah, ayaa sidoo kale waxay hore u burburisay maxkamaddo beenaadkii Al-Shabaab, kuwaasi oo ay ugu yeeri jirtay shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada ku dhaqan magaalada caasimada ah ee Muqdisho. The post DEG DEG: NISA oo shaacisay inuu gacanta usoo galay la-taliyihii Axmed Godane appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan aan caadi aheyn. Kulankaan ayaa waxa ajandihiisu ahaa warbixin soo jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo ajandeynta hindise sharciyeedyada horyaala Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya kalfadhiga 3-aad. Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa warbixintiisa kaga hadlay shaqooyinkii muhiimka ahaa ee Golaha Shacabka usoo qabsoomay labadii kalfadhi ee uu shaqeeynayey Baarlamaanka, islamarkaana lagu ansixiyay shuruuc muhiim u ah dowladnimadda dalka. Sidoo kale waxa uu guddoomiye Aadan Madoobe xusay in kalfadhigan berri furmaya Golaha ay horyaalaan shaqooyin muhiim u ah hannaanka geedi socodka dowladnimada dalka. Guddoonka Labada Gole ee BFS ayaa dhowaan iclaamiyay waqtiga uu furmayo kalfadhiga 3-aad, kaasi oo qorshuhu yahay inuu daah-furo Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. “29-ka May ayuu si rasmi ah u furmaya Kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee JFS. Furitaanka kalfadhiga 3-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhruuiyadda Federaalka Soomaaliya” Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare BJFS waxaa horyaalla dhowr ajande oo qaarkood qabyo u ah, halka sidoo kale shuruuc kala duwan oo kasoo gudubtay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka loo gudbin doonno labadaas Gole, si ay uga doodaan uguna codeeyaan. The post Kulan aan caadi aheyn oo ka dhacay xarunta BF ka hor furitaanka kalfadhigga berri appeared first on Caasimada Online.
-
Qaar ka mid ah Garaadada SSC ayaa lagu soo dhaweeyay magalaada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya kuwaas oo halkaa kulan kula yeelan doono madaxweyne Xasan Sheekh. Garaadada waxa garoonka ku soo dhaweeyay mas’uulliyiin ka tirsan dawladda federaalka Soomaaliya iyo shacab. Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa shan xubnood oo ka mid ahaa kooxda ku fulisay xukun dal-dalaad ah, kaasi oo ka dhacay fagaare ku yaalla degmada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe, kuwaasi oo ku eedeysan basaasnimo. Shanta ruux ee kooxda ay daldashay ayaa waxay sheegtay inay ahaayeen basaasiin la shaqeynaayay sirdoonada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Mareykanka. Raggaan oo da’doodu u dhaxeyso 41 illaa 67 sano ayaa waxay kooxda shalay galinkii dambe ku daldashay fagaare ku yaalla degmada Bu’aale, waxayna kooxdu sheegtay in dhamaantooda lagu helay inay u basaasayeen sirdoonka dowladda federaalka iyo kan Mareykanka ee CIA-da. Kooxda ayaa shaacisay magacyada shanta xubnood ee shalay lagu fuliyay xukunka dal-dalaada ah, kuwaasi oo kala ah; Cabdiraxmaan Tifoow Cabdiraxmaan (Sanqool) oo 67 sano jir ah – wuxuu ushaqeynayay sirdoonka DF-ka. Cabdillaahi Axmed Maxamuud (Shaadeel) oo 41 sano jir ah. Maxamed Ibraahim Coloow (Max’med Coloow) 41 sana jira ah – wuxuu ushaqeynayay Mareykanka, wuxuuna dilay C/qaadir Kumaandoos. Siyaad Maxamed Kaahiye (dhegaweyne) 49 jir ah – wuxuu ushaqeynayay sirdoonka Mareykanka. Maxamed Maxamuud Coloow 51 sano jir ah – wuxuu ushaqeynayay sirdoonka DG Jubbaland. Horraantii bishaan ayay aheyd markii ay kooxda Al-Shabaab ku toogatay shan xubnood oo kamid ahaa kooxda fagaare ku yaalla degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe, kuwaasi oo ay ku sheegtay basaasiin. Si kastaba, Kooxda Al-Shabaab ayaa marar badan deegaanada ay gacanta ku hayso waxay ka fulisa xukuno toogashooyin iyo dal-dalaad lamid ah midda shalay, oo ah dad ay ku eedeeyaan inay basaasiin u yihiin oo la shaqeeyaan sirdoonada DF Soomaaliya, Mareykanka iyo Kenya. The post Al-Shabaab oo dal-dashay shan qof ‘oo ay ku sheegtay basaasiin’ + Magacyada appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – La-taliyaha amniga qaranka madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macallin Maxamuud oo xalay marti ku ahaa barnaamijka dood qaran ee ka baxa warbaahinta dowladda ayaa ka waramay waxyaabaha u qabsoomay mudadii sannadka ahayd ee xilka hayeen. La-taliyaha amniga qaranka madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macallin Maxamuud ayaa shaaciyay in markii ugu horreysay dowladda ay ku guulaysatay inay diyaariso ciidan qalabaysan oo tiradooda gaareyso 10,000 oo askari. “Marka loo barbar dhigo diiwaanka waqtiga halka sano dhulka laga xoreeyay, weliba waayadii marka koowaad aan taageero toos ah laga helin ciidamo ajnabi ah, in ay dowladda Soomaaliya, iyada iyo ciidankeeda, iyo shacabkeeda ay dhul aad u ballaaran ka xoreyso, taas oo aad u dhiiri-galineyso dowladihii ajaanibka ahaa ee daneynayay nabadda Soomaaliyeed.” Sidoo kale waxa uu sheegay in dagaalka Al-Shabaab ka dhanka ah uu banaanka usoo saaray awooda ciidanka Soomaaliyeed, taasi oo keentay in dowladdaha ajaanibka ah ay ku kalsoonaadan ciidamada Soomaaliya, laguna garabsiiyo dagaalka socda. “Istaraatijyada dagaalka waxay ka koobneyd lix tiir oo ugu caansan yihiin in lagala diriro dhaqaalaha, dadka ay khaldeen lagaga nasexeeyo iyo dagaalka militari ee ciidanka dowladda iyo shacabka ku qaadeen.” Dhinaca kale, La-taliyaha amniga qaranka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in horumar ballaaran laga gaaray dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab, lana dhamaystiray xeerarka la-dagaalanka kooxaha argagixisadda ah. Sidoo kale waxa uu xusay in badi qodobadii cuno-qabataynta hubka ee saarneyd Soomaaliya la dhamaystirayo dhamaadka sanadkaan, islamarkaana loo gudbin doono Golaha Ammaanka, si dowladda Soomaliya hub ku filan u soo iibsato. Si kastaba, Soomaaliya ayaa rabta inay dhameystirto diyaarinta ciidan ku dhaw 15,000 askari sanadkaan aan ku jirno ee 2023-ka, sida uu kal hore shaaciyay madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Imaaraadka ayaa ah dowladda u weyn ee qorshahan ka taageeraysa dowladda federaalka, ayaga oo dhawaan gaaray heshiis iskaashi oo si gaar ah u quseeya dhinacyada iskaashiga militeriga, amniga iyo la-dagaalanka argagaxisada, kaasi oo uu qalinka ku duugay wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya. Heshiiskaas ayaa dowladda Soomaaliya ka caawin doona in ay abuurto ciidamo ku filan, si ay si buuxda ugala wareegto howl-gallada amniga ee ATMIS, si waafaqsan aragtideeda amniga. The post DF oo markii ugu horreysay ku guuleysatay diyaarinta ciidan qalabeysan oo gaaraya… appeared first on Caasimada Online.
-
WASHINGTON — Somalia's political leaders have agreed to reshape the country's political system after four days of meetings in the capital, Mogadishu. Source: Hiiraan Online
-
Warar ku soo kordhey Doorashadii Turkiye. Madaxweyne Erdogan iyo Xaaskiisa ayaa daqiiqada ka hor waxaa uu codkiisa ka dhiibtey magaalada Istanbul ee Caasimadda 2aad ee Dalkaasi. Waxaa hadda safaf dhaa dheer ku jira malaayiin Turki ah kuwaas oo dooney Go,aaminta Turkiye Cusub, waxaana hadda siiyaraaneya Rajada uu qabo ninka Erdogan Doorashada kula loolameya ee Mr ooglu kadib siyaasiyiintii ugu saameynta badneyd ka dhaqaaqeen. dhinaca kale waxaa isaguna Goordhaw Codkiisa dhiibtey murashixii kaalinta 3aad soo galey ee Sinan Ogan, waxaana uu sheegey in codkiisa uu sii neyo madaxdweyne Erdogan waxaa kaloo Taageeriyaashiisa u sheegey in ay u codeeyaan Mr Erdogan. Inta badan Xitaa waxaa Santuuqayada Codbixinta la geyneyaa Goobaha Caafimaadka Sida isbitaalada, waxaa kaloo codeyneya Dadka waayeelka ah kuwaas oo aan goobta imaan karin waxaan looga geyneyaa Guryahooda. Turkiye Sanadkan waxaa dhigeysaa Cashar Dibmoqoraadiyad oo yaableh xitaa kuwii bahasha sheegan jirey ayaa hadda eegma oo qura, ay ka soo hartey, halka isha ku haay. Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Villa Soomaaliya, isaga oo ay hareero taagan yihiin ra’iisul wasaaraha dalka iyo madaxda dowlad goboleedyada ayaa faahfaahin ka bixiyay qodobadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga ee xalay lasoo gabagabeeyay. Madaxweynaha ayaa shaaca ka qaaday in sanadka ay jirto dowladdiisa ay xooga saartay arrimaha ammaanka, xoreynta dalka iyo deyn cafinta oo muhiim u ah horumarka dalka. Xasan Sheekh Maxamuud oo intiisa badan shirkan jaraa’id diiradda ku saaray heshiiskii siyaasadeed ee xalay la gaaray ayaa sheegay in dalka uu guuray, uuna ka tegay dhammaan nidaamyadii hore ee wax lagu soo dooran jiray, sida uu hadalka u dhigay. “Dalka waa guuray wuxuu ka guuray nidaamyadii hore ee uu ku saleysnaan jiray, odayaal dad magacaaba ka nimiday 50 qof ayaa wax dooraneysa ayaan ka nimiday,” ayuu yiri Sidoo kale waxa uu tilmaamay inay bilaabayaan hirgelinta doorasho qof iyo cod oo ay dadka Soomaaliyeed kusoo dooranayaan hoggaankooda heer degmo, illaa madaxweynaha. “Dowladaha Hoose ee degmooyinka laga soo bilaabo, illaa madaxweynaha jamhuuriyadda lagu keeno muwaadinka Soomaaliga ah inuu doorto oo sanduuq cod ugu rido ayaan rabnaa” ayuu mar kale shirkiisa jaraa’id ku yiri madaxweynaha dowladda Soomaaliya. Waxaa kale oo uu sii raaciyay “Nidaamka xisbiyada badan, nidaamka dimuquraadiyadda, ayaan waxeyneynaa waana bilaabeynaa”. Madaxweynaha ayaa sidoo kale fariin u diray dadka Soomaaliyeed, wuxuuna ugu baaqday inay cabsida iska daayaan, isla-markaana laga rabo inay dhaqaajiyaan taladooda. “Shacabka Soomaaliyeed ayay u taallaa annaga waan billownay, iyagaa loo soo bandhigayaa Baarlamaanadooda ayaa la horgeynayaa, bulshadooda rayidka meel walba ayaa looga hadlayaa, dadka Soomaaliyeed waxa ay rabaan ayaa soconaya,” ayuu sii yiri. Golaha Wadatashifa ayaa xalay baahiyey in heshiiska laga gaaray doorashada dalka iyo nidaamka dowladeed, kaasi oo isbeddel weyn lagu sameeyey waxay ku heshiiyeen inay dalka oo dhan ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah oo ay ku tartamayaan laba xisbi qaran. The post Madaxweyne Xasan: Dalka wuxuu ka guuray nidaamyadii hore appeared first on Caasimada Online.
