-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Uganda oo qaaday tallaabo la xiriirta weerarkii lagu qaaday ciidankeeda ee shalay ka dhacay Buulo-Mareer ayaa maanta Soomaaliya usoo dirtay taliyaheeda ciidanka dhulka UPDF, Lt. Gen. Kayanja Muhanga. Ujeedka socdaalka dalka ayaa la xiriira si uu u ogaado waxa sababay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhigga ciidankooda Buulo-Mareer oo sababay khasaare xoogan. Sidoo kale Lt. Gen. Kayanja Muhanga ayaa bilaabi doono baaritaan guud oo ku aadan dhacdadaas, maadaama askar baday ay Uganda weysay weerarkaasi. Waxaa sidoo kale la filayaa in uu kulamo la qaato saraakiisha sare ee ATMIS iyo kwua Uganda ee jooga gudaha Soomaaliya, si uu xog wareysto weerarkaasi,. Dhinaca kale afhayeenka ciidanka difaaca, Brig Felix Kulayije ayaa dhankiisa sheegay in ciidamada Uganda ay si hagar la’aan ah uga go’an tahay howlgalkooda Soomaaliya. “Taliska Ciidanka difaaca Uganda waxay cambaareyneyaan weerarka ay argagixisada Al-Shabaab ku qaadeen askarteenna. Si kastaba ha ahaatee, tani kama joojinayso sida ay nooga go’an tahay waajibaadka ATMIS ee xaqiijinta nabadda iyo xasilloonida Afrika,” ayuu yiri Kulayije. Uganda ayaa ah dalka ay ciidamada ugu badan ka joogaan gudaha Soomaaliya, kuwaas oo qayb ka ah howlgalka ATMIS ee Ururka Midowga Afrika ee haatan ka socda Soomaaliya. Weerarkan waxaa si weyn u cambaareeyay QM, Mareykanka iyo dowlado kale oo waa weyn, kuwaas oo qayb ka ah dalalka taageera Soomaaliya. Si kastaba, weerarkii Buulo-Mareer oo ay sheegatay kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa ay shaacisay inay ku dishay in ka badan illaa 137 askari oo ka tirsan howl-gaka Midowga Afrika ee ATMIS, gaar ahaan kuwa Uganda oo ku sugnaa iyagu saldhiga ay weerarka ku qaadeen dagaal-yahaanada kooxda. Sheegashada kooxda si madax-banaan looma xaqiijin karo. The post Uganda oo qaaday tallaabo la xiriirta weerarkii Buulo-Mareer appeared first on Caasimada Online.
-
Washington (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa war kasoo saartay weerarkii askarta badan looga dilay ciidanka howlgalka ATMIS, gaar ahaan kuwa dowladda Uganda ee shalay ka dhacay magaalada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeelaha Hoose. Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, Mattethew Miller oo ka hadlay weerarkaas ayaa si kulul u cambeereeyay, wuxuuna sheegay inay ka xun yihiin. “Dowladda Mareykanka waxay si kulul u cambaareneysaa weerarkii ay Al-Shababa ku qaadeen degaanka Buulo-Mareer oo ay ku sugnaayeen ciidanka nabad ilaalinta Uganda ee qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS.” ayuu yiri Mattethew Miller. Sidoo kale wuxuu tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska iyo saaxibada dhibanayaasha,isaga oo kuwa dhaawac ah u rajeeyay caafimaad buuxa. Intaas kadib Mattethew Miller ayaa diray farriin culus, wuxuun boggaadiyay ciidamada howlgalka ATMIS ee haatan nabad-ilalainta u jooga gudaha Soomaaliya. “Mareykanka wuxuu boggaadinayaa geesinimada iyo naf-hurnimada ciidamada ka qayb-qaadanaya howlgalkan muhiimk ah,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay. Dhanka kale, dowladda Mareykanka ayaa ballan-qaaday inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan garab istaageeda dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. “Waxaan ku garab taaganahay saaxibadeena Soomaaliya iyo Midowga Afrika dagaalka lagula jiro jabinta Argagixisada iyo horumarinta iyo xasiloonida dadka Soomaaliyeed” ayuu mar kale yiri afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda dowladda Mareykanka. Weerarkii Buulo-Mareer oo ay sheegatay kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa ay shaacisay inay ku dishay in ka badan illaa 137 askari oo ka tirsan howl-gaka Midowga Afrika ee ATMIS, gaar ahaan kuwa Uganda oo ku sugnaa iyagu saldhiga ay weerarka ku qaadeen dagaal-yahaanada kooxda. Sheegashada kooxda si madax-banaan looma xaqiijin karo. The post Mareykanka oo farriin culus soo saaray kadib weerarkii Buulo-Mareer appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa Xubinihii Golaha Sare ee Dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuumku uu door ka soo qaatay dowlad-dhiska Soomaaliya, isagoo soo noqday Wasiir, Duqa Muqdisho iyo Ergey Madaxweyne, kuwaas oo dhammaantood uu ugu shaqeeyey dalkiisa iyo dadkiisa Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa markii ay soo idlaatay salaadda janaasadu waxa uu si gaar ah ugu tacsiyeeyay qoyska marxuumka oo qaar ka mid ah ay ku kulmeen janaasada, isoogana Alle uga baryey samir iyo iimaan, marxuumkana Jannatul Firdows. Janaasada Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle waxaa ka qayb galay, Gudoomiyaha Golaha Shacabka, Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS, Ra’iisul Wasaaraha XFS,Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaannada Labada Gole, masuuliyiin heer Gobol. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wareegto kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu shaaciyay awaamiir culus oo qaarkood si toos ah u sameynaya shacabka magaalada Muqdisho, gaar ahaan milkiilayshaaha guryaha ku leh caasimada. Afhayeenka gobolka Banaadir, Saalax Dheere oo amarradan la wadaagay warbaahinta ayaa marka hore digniin u diray shirkadaha heshiiska Qandaraas kula jira Dowladda Hoose ee Xamar. Saalax Dheere ayaa xusay in shirkadaha la siiyay fursad 30 cisho ah, haddi ay ku dhaqaajin waayaan heshiiska Qandaraas ee loo saxiixay lagala noqon doono. “Shirkadaha waxaa lala socod siinayaa haddii ay muddo soddon maalmood ah ku dhaqaajin waayaan howlihii loo igmaday in dib loogala noqon doono heshiiskii qandaraas ee lala galay,” ayuu yiri afhayeenka maamulka gobolka Banaadir oo la hadlay wariyeyaasha. Sidoo kale wuxuu shaaca ka qaaday in 30-ka bisha May dib u eegis lagu sameyn doono heshiiska uu maamulka gobolka Banaadir horay ula galay shirkadda qaabilsab nadaafadda, wuxuuna sheegay in qiimeyn guud lagu sameyn doono shaqadeeda nadaafadda Xamar. “Fiiro gaar ah shirkadda ka shaqeysa nadaafadda Muqdisho ee heshiiska kula jirta maamulka gobolka Banaadir waxaa dib u eegis lagu sameyn doonaa 30-ka bisha May sanadka 2023-ka, sida ay horay ugu heshiiyeen maamulka gobolka Banaadir,” ayuu yiri. Afhayeenka ayaa sidoo kale xusay in amar adag la dul-dhigay milkiilayaasha guryaha burbursan ee ku yaalla magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay in maamulka uu faray in muddo 90 cisho ah ay ku dhisaaan guryahooda, si ay qayb uga noqdaan bilicda caasimada. “Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar oo ka duulaya bilcda caasimada iyo ka hortegga waxyeelada guryaha burbursan ay u geystaan bulshada ayaa wuxuu milikiilayaasha guryaha burbursan ku leh magaalada Muqdisho ku wargelinayaa in muddo 90 maalmood gudahood ah ay ku dayactirtaan guryahooda,” ayuu sii raaciyay. Maamullada degmooyinka ayaa sidoo kale la faray inay waajibaadkooda ka gutaan dib u dhiska guryahaas, isla-markaana ay milkiilayaasha u fududeeyaan dib u dayactirka. Amarkan ayaa dad badan oo ka mid ah reer Muqdisho saameyn doono, kuwaas oo qaarkood aysan awoodin inay haatan dib u dayactiraan gurayhooda. The post Maamulka Gobolka oo soo saaray maanta GO’AAN saameynaya reer Muqdisho appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah la qaatay Danjiraha Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Mudane Larry André Jr oo ay dhammaatay muddo-xileedkiisii diblumaasiyadeed ee uu ku joogay dalkeenna. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey Danjire Larry, doorka uu ka qaatay xiriirka iyo iskaashiga Labada dal, gaar ahaan gar-gaarka iyo arrimaha binu aadannimada, dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo taageerada dowladnimada Soomaaliya. Dhankiisa, Danjire Larry André oo Madaxweynaha uga mahad-celiyey kulankan ayaa tilmaamay sida uu ugu faraxsan yahay wada-shaqeynta ay u muujiyeen dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, inta uu ku guda jiray gudashada waajibaadka diblumaasiyadeed ee loo soo igmaday. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay sida ay uga go’an tahay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed in ay xoojiyaan xiriirka iyo iskaashiga diblumaasiyadeed ee ay la leeyihiin dalalka caalamka, si danaha dadka Soomaaliyeed loogu gaaro iskaashi iyo wax- wada-qabsi. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay safiirka shaqada kasii dagaya ee Mareykanka u qaabilsay arrimaha Soomaaliya, Larry André Jr. Kulankan oo ka dhacay xarunta safaaradda Mareykanka oo ku dhex-taalla xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa ujeedkiisa waxa uu ahaa sagooyin, maadaama uu xafiiska kasii tagey Larry André Jr oo ahaa danjiraha dowladda Mareykanka ee arrimaha Soomaaliya. Ugu horreyn madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku bogaadiyey Larry, doorka uu ka qaatay xiriirka iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan gar-gaarka iyo arrimaha binu aadannimada, dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab iyo taageerada dowladnimada ee Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale tilmaamay sida ay uga go’an tahay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed in ay xoojiyaan xiriirka iyo iskaashiga diblumaasiyadeed ee ay la leeyihiin dalalka caalamka, si danaha dadka Soomaaliyeed loogu gaaro iskaashi iyo wax- wada-qabsi. Dhinaca kale safiirka Mareykanka oo madasha ka hadkay ayaa madaxweynaha uga mahad-celiyey kulankan uu ku macsalaameynayo, maadaama uu dhameystay muddo xileedkiisa. Sidoo kale wuxuu tilmaamay sida uu ugu faraxsan yahay wada-shaqeynta ay u muujiyeen dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, inta uu ku guda jiray gudashada waajibaadka diblumaasiyadeed ee loo soo igmaday. Kulankan ayaa noqonayo kii ugu dambeeyay ee ay wada yeeshaan madaxweyne Xasan iyo larry, ayada oo labada mas’uul ay isku macsalaameeyeen kulankooda foolka foolka ahaa. Mareykanka ayaa kamid ah dowladaha sida dhow u taageero Soomaaliya, wuxuuna sidoo kale ka qayb qaataa dagaalka lagula jirdo kooxda Al-Shabaab oo uu duqeeyo. Xukuumadda Washington ayaa sidoo kale tababar gaar ah siisa ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab, kuwaas oo si gaar ah ugu howlgalo saldhigga Balidoogle. The post Xasan Sheekh oo kulankii ugu dambeeyay la yeeshay safiirka dalka Mareykanka appeared first on Caasimada Online.
-
Somalia is all but assured of $9.4 million from the International Monetary Fund (IMF) after the latest review by the latter’s executive board. Source: Hiiraan Online
-
A senior Ugandan military commander is among the dead from coordinated explosions at Friday dawn at Buulo Mareer, a base in Lower Shabelle, Somalia, which left Uganda’s army top brass in horror. Source: Hiiraan Online
-
Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd ee Sheekh Sheekh Axmed oo muuqaal gaar ah iska soo duubay ayaa ka hadlay doorashooyinkii qof iyo codka ahaa ee 25-kii bishaan May ka dhacay deegaanada maamulkaasi, taas oo lagu soo doortay goleyaasha deegaanka 30 degmo oo kamid ah dowlad goboleedka Puntland. Ugu horreyn Sheekh Shariif ayaa shacabka iyo hoggaanka sare ee Puntland ugu hambaleeyay tallaabada ay u qaadeen dhanka dimuquraadiyadda. “Shacabka, hoggaanka iyo waxgaradka reer Puntland, waxaana ugu hambalyeynayaa runtii tallaabtaas wanaagsan ee loo qaaday dhinaca nabadda iyo dimuquraadiyadda,” ayuu yiri. Shariifka ayaa sidoo kale sheegay in doorashadan ay horseedi doono in deegaanada kale ay ku deydaan , isla-markaana ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah. “Waxay horseedi doontaa inay gobollada kale iyo deegaanada kale ee Soomaalida inay sidaas oo kale uga dhacday. Marka waxaan leenahay hambalayo kalye,” ayuu sii raaciyay. Sidoo kale tallaabadan ayuu ku sifeeyey inay tahay mid horay loo qaaday, isla-markaana dhiira-gelinaya hannaanka dimuquraadiyada ee guud ahaan Soomaaliya. Waxa kale oo uu intaasi kusii daray in doorashadan ay muujineyso in laga gudbo hababkii hore ee wax lagu soo dooran jiray, maadaama ay dadweynuhu codeyn karaan. “Waxaana leeyahay waa tallaabo loo baahnaa oo waqti dheer la sugayaayey oo timid xilli munaasab ah, runtii waa wax dhiira-gelinayo in hannaanka dimuquraadiga uu gaaro meel walbo, lagana gudbo hababkii kale ee wax loo soo dooran jiray,” ayuu mar kale yiri. Si kastaba Puntland ayaa haatan ku howlan tirinta codadka doorashadii dhacday oo ay ku tartameen illaa 7 urur siyaasadeed, waxaana haatan la shaaciyay natiijo hordhac ah oo muujinaya inay aad isugu dhowyihiin codadka ay haleen ururada siiba, Kaah iyo Mideeye. The post Shariif oo shaaca ka qaaday arrin ay horseedeyso doorashadii PUNTLAND appeared first on Caasimada Online.
-
Somali diplomats said Friday that Russia had offered to help support Somalia’s armed forces in their battle against the al-Shabab terrorist group. Source: Hiiraan Online
-
Heading into the first round of Turkey’s presidential election on May 14th, Kemal Kilicdaroglu, the opposition’s joint candidate, campaigned on a message of hope, inclusion and economic recovery. For the second, which takes place on May 28th, he has run a decidedly more negative campaign, doubling down on his pledge to send millions of Syrian refugees based in Turkey home and ruling out peace talks with Kurdish separatist rebels. Source: Hiiraan Online
-
Angola started producing oil from the Benfica oilfield in the Cuanza Basin in 1955. Nearly 70 years on, the country has risen to become one of the biggest producers and exporters in Africa, with production hitting an all-time high of two million barrels per day (bpd) in 2010. However, in 2023, production (https://apo-opa.info/423raJq) has started to wane as declines in legacy fields continue to reduce national output. In 2023, production averages just above one million bpd, and with targets of increasing this figure significantly, the government is inviting active E&P companies to expand their footprint and potential investors to get involved in the growing industry. With underexplored prospects such as the onshore Kwanza basin and offshore deepwater Namibe basin, to name a few, the country remains highly attractive for frontier E&P, and what separates Angola from other oil producing countries in Africa are the benefits associated with investing in an established oil industry. Infrastructure in Place Angola has well-established infrastructure in place to support the oil and gas industry, enabling potential investors and project developers to reduce costs as well as time required to develop new projects. Existing infrastructure (https://apo-opa.info/45A0uCU) includes the 60,000 bpd Luanda refinery and the 5.2 million ton per day Angola Liquefied Natural Gas plant as well as domestic pipeline systems connecting oilfields to processing facilities. Government has prioritized the expansion of the downstream industry (https://apo-opa.info/3BY6FTW) to better support E&P activity and grow the entire energy value chain. On the refinery side, the Ministry of Mineral Resources, Oil and Gas plans to strengthen refining capacity through the construction of new facilities and the expansion of existing plants. A $237 million project is underway to expand the Luanda refinery to 72,000 bpd while the Ministry is also constructing a $920 million plant in Cabinda; a 100,000-bpd facility in Soyo; and a 200,000-bpd refinery in Lobito province. On the pipeline side, a $5 billion pipeline deal signed with Zambia will enable investors to tap into regional markets while increasing intra-African exports. History of Participating Majors A long-history of participating international oil companies (IOC) and service providers in Angola offers newfound opportunities for partnerships and collaboration for potential players. IOCs to the likes of Chevron, TotalEnergies, Eni, ExxonMobil, bp and many others have taken great strides to expand the Angolan oil and gas market through the development and operation of a suite of large-scale projects. On the partnership side, potential investors have the chance to connect with experienced players while on the mergers and acquisitions front, as IOCs divest from oil and gas in pursuit of cleaner energy developments, opportunities have arisen for future players. A Reliable Partner in the NOC Having been a major producer for several decades, Angola’s attractiveness as an investment destination is largely based on the national oil company’s (NOC) reliability as a partner. With more than 40 years’ experience in the sector, Sonangol has a deep understanding of the market including reserves, infrastructure and regulations, making it a valuable partner for stakeholders looking to operate in the country. With the support of the government, Sonangol’s strength comes from its commitment to collaborations and its expertise as an upstream player. Favorable Regulatory Policies Already in Place With the aim of increasing exploration and production, the government has taken great strides to create an enabling environment for investment, leveraging its long-history as a producer and partnerships with IOCs to introduce favorable terms that incentivize further investment. Through a series of regulatory reforms, including amendments to the Hydrocarbon Law and the establishment of a national regulator, the National Agency for Oil, Gas and Biofuels, Angola has positioned itself as the destination of choice for investors. Opportunities to Tap into Regional Markets Angola is strategically located on the west coast of southern Africa, providing easy access to not only global markets but regional energy-hungry markets as well. For financiers, investing in Angola will open new customer bases across the southern African region, increasing revenue generation through intra-African trade, while for project developers, there is the opportunity to expand operations cross-border. The 2023 edition of the Angola Oil & Gas (AOG) conference and exhibition (https://apo-opa.info/426QIFC) – organized by Energy Capital & Power (www.EnergyCapitalPower.com) – will feature high-level panel discussions and meetings as well as exclusive networking forums showcasing investment and partnership opportunities within the country’s oil and gas sector. Scheduled for 13 – 14 September in Luanda, AOG 2023 will unite Angolan energy policymakers and stakeholders with global investors to discuss and optimize the country’s energy future. Distributed by APO Group on behalf of Energy Capital & Power. SOURCE Energy Capital & Power Qaran News
-
Xaalada caafimaad ee wariye Bushaaro Cali Baandey oo in muddo ah ku xidhan saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa ayaa si aad ah looga dayrinayaa. Wararka ay helayso Somalilandtoday ayaa sheegaya in goor dhaweyd la geeyey cisbitalka weyn ee Hargeysa. Wariye Bushaaro Cali Baanday oo inta badan soo tabin jirtay warar ka dhan ah xukuumadda Madaxweynr Biixi balse waxa ay caan ku ahayd waddan jacayl, suxufiyad Bushaaro ayaa waxa laga soo xidhay magaalo xuduudka Wajaale oo ay qorshaynaysay inay dalka ka soo gasho, waxaana markiiba loo soo dhaadhiciyay magaalada Hargeysa. Laba mar ayaa la horgeeyay maxkamadda gobolka Maroodi-jeex iyada rumaan xabsi ku hayn ah loo soo jaray. Dadka la socda xidhiga kiiska wariye Bushaaro ayaa codsanaya in damaanad lagu sii daayo inta ay socoto dhagaysiga dacwadeedu. Xisbiyadda mucaaridka ah iyo hay’adaha u dooda xuquuqal insaanka ee caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah iyo ururada warbaahinta, ururada siyaasadda qaarkood iyo wariyeyaasha maxada-bannaan ee Somaliland ayaa si isku mid ah u cambaareeyay xadhiga wariye Bushaaro Baanday Source
-
Ra’iisal wasaaraha UK, Rishi Sunak, ayaa shirkii G7 ee dhawaan ka dhacay dalka Japan ka sheegay in waddankiisa uu dhaqaalo badan ku bixin doono mshaariicda horumarinta. Waxa uu ballanqaaday in dowladdiisa ay ka hor dhammaadka 2027 diyaarin doonto 40 bilyan oo dollar si maalgashi gaar ah iyo mid dowladeedba loogu sameeyo kaabayaasha muhiimka ah balse la dayacay ee waddamada soo koraya. Dalalka G7 ayaa sanadkii 2021 shaaciyay qorshe lagu maalgalinayo kaabayaasha dhaqaalaha ee muhiimka u ah dalalka saboolka ah iyo kuwa heer dhexaadka ah, sida buundooyinka, wadooyinka iyo tamarta aan deegaanka wax u dhimin. “Waan ognahay awoodda isbedal ee uu keeni karo maalgashiga ay sameeyaan shirkadaha gaarka ah. Waxa ay naga caawiyeen in aan dekado ka dhisno Senegal iyo Somaliland, mashaariic quwadda biyaha laga dhaliyo oo aan ka hirgelinay Rwanda iyo tamarta dabeysha oo aan ka dhisnay Hindiya,” ayuu Sunak ka sheegay shirkii G7. Waxa uu intaa raaciyay in dalkiisa ay ka go’an tahay xaqiijinta in laga gaadho guul-gaara maalgashiga lagu sameeyo kaabayaasha dalalka, si bulshooyinka waddamadaas looga saaro faqriga. Qaran News
-
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Xildhibaan Ismaaciil Cali Maxamed oo kamid ah Xildhibaanada Gobolka Ohio ee Dalka Maraykanka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu kujiro Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida Gobolka Ohio Mudane Cabdi Aaden Geesay. Xildhibaanka ayaa ka mid ahaa korjoogtada u timi Doorashadii Goleyaasha Deegaanka Puntland ee qabsoomtay 25-kii May, wuxuuna maalintii Doorashada booqday goobaha codeynta isagoo kormeeray sida habsamida leh ee Doorashadu u socotay. Waxaa kulanka Madaxweynaha kala qeybgalay Xildhibaan Maxamed Ismaaciil Maxamed (Siibad) oo ka mid ah Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Mustaqbal, Wasiiro ka tirsan Dowladda, La-taliyeyaal Madaxweyne, Maamulka Gobolka Bari, kan Degmada Boosaaso, Saraakiil Madaxtooyo iyo marti sharaf kale. PUNTLAND POST The post Madaxweyne Deni oo qaabilay xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Gobolka Ohio ee dalka Maraykanka appeared first on Puntland Post.
-
Safaarada Maraykanka ee Muqdisho ayaa cabasho rasmi ah, u gudbisay wasaarada arrimaha dibada Soomaaliya, cabashada ayaa ka danbaysay kadib markii Ilaalada Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ay Handadaad iyo aflagaado u geysteen ciidamada amniga xarunta Safaarada Maraykanka, maalintii laqabanayey xaflada sagootinta safiirkii hore ee USA. Warqadan ayaa Safaarada Mareykanka ay u gudbisay wasaaradda Arrimaha dibada dawladda Faderaalka Soomaaliya. Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya iyo gobollada dalka waxaa maanta si isku mid ah uga billowday imtixaanka qaran ee dugsiyada sare oo ay qaadesyo wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee dowladda. Imtixaankan oo ay u fariisteen in ka badan 33 kun oo arday ah ayaa waxaa daah-furay, ku simaha ra’iisul wasaaraha dalka, ahna ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, waxaana sidoo kale wehlinayay wasiirka waxbashada Soomaaliya. Saalax ayaa marka hore faahfaahin ka bixiyay marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray geeddi socoka waxbarashada, isaga oo shaaciyay in haatan meel wanaagsan uu marayo “Si dhow ayaan ula soconay howsha ka socotay wasaaradda waxbarashada xilligii hore, dowladdii hore, tii ka horreysay, illaa tan ama geeddi socoka waxbarashada, waxaa hubaal in maalinta maalinta ka dambeysa in tayada waxbarasho oo uu helayo muwaadinka Soomalaiyeed ay kordheyso,” ayuu yiri ku simaha ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu guul u rajeeyay dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee maanta u fariisatay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee dalka. “Guul iyo gobanimo ayaan u rajeyneynaa dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyarada ardayda ah ee maanta imtixaanka mareysa, imtixaankana waa furan yahay” ayuu raaciyay. Dhanka kale, wasiirka waxbashada Faarax Sheekh Cabduqaadir oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in sanadkan ay imtixaanka galayaan illaa 33,700 oo arday, isla-markaana lagu galayo 114 goobood oo ku kula yaalla gudaha magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka. “Imtixaanadu waxa ay ka dhacayaan 114 goobood oo dalka qaybihiisa kala duwan ka tirsan waxaana ka qayb-galayaa 33,700 oo arday” ayuu yiri wasiir Faarax Sheekh Cabduqaadir. Waxaa kale oo uu sii raaciyay “Waxaan aad iyo aad ugu rajeynayaa ardayda iyo waalidiintoodaba si guul in imtixaanka uu ugu dhammaado,” Ugu dambeyn wasiirka waxbarashada ayaa soo hadal qaaday cabashada kasoo yeereyso qaar kamid ah ardayda Soomaaliyeed ee ku aadan imtixaanka, wuxuuna sheegay in ka wasaarad ahaan ay baaris sameeyeen, isla-markaana ay kasoo baxday natiijo wanaagsan. The post Sawirro: In ka badan 33 kun oo ARDAY ah oo u fariistay imtixaanka dugsiyada sare appeared first on Caasimada Online.
-
Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha ahna Ra”iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa saaka daahfuray Imtixaanka Dugsiyadda sare ee fasalka 12-aad, kaas oo lagu gelayo 114 goobood oo ka kala tirsan gobollada iyo degmooyinka dalka. Imtixaankan ayaa sanadkan waxa u fariisanaya Arday tiradooda gaarayso 33,700 oo ku ka kala sugan gobolada iyo degmooyinka dalka,sida uu xaqiijiyey Wasiirka Waxbarashadda Faarax Sheekh Cabdiqaadir. Wasiir Faarax ayaa sheegay in baaris lagu sameeyey cabashooyin ka yimid Arday Soomaaliyeed,natiijada kasoo baxday na noqotay in Ardaydii xaqa u lahaa gelayaan Imtixaanka. Haya’addaha Amaanka oo uu ugu horeeyo Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka shaqaynaya sugida Amniga goobaha lagu gelayo Imtixaanka shahaadiga ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Hay’adda la-dagaallanka musuq-maasuqa ee Transparency International ayaa dib ugala noqotay abaal-marin ay hore u siisay dacwad oogaha guud ee Kenya ee xilka kasii degaya, sida ay sheegtay Jimcihii, iyadoo ku eedaysay inuu meesha ka saaray kiisas musuqmaasuq oo caan ah. Hay’adda caalamiga ah ee qaybteeda Kenya ayaa sannadkii 2019-kii guddoonsiisay Noordin Haji abaal-marinteeda daacadnimada, isaga oo sheegay in uu xafiiskiisa ku hoggaamiyey dacwado lagu soo oogay tobannaan kiis oo musuqmaasuq ah, taas oo loo arkay guul taariikhi ah oo laga gaaray waddan uu ragaadiyay musuqmaamuqu. Xaaji oo uu madaxweyne William Ruto u magacaabay in uu noqdo madaxa hay’adda sirdoonka, ayaa meesha ka saaray eedeymihii loo haystay dhowr qof oo lagu tuhmay musuqmaasuq kaddib markii Ruto uu la wareegay xaafiiska madaxweynaha bishii September ee la soo dhaafay. Hay’adda Transparency International (TI) ee Kenya ayaa sheegtay inay heleen codsiyo dadweyne oo ka dhan ah go’aanka lagu laalay dacwadaha, oo ay ku jiraan kuwii ka dhanka ahaa madaxweyne ku xigeenka Rigathi Gachagua iyo Aisha Jumwa, oo ah wasiir ka tirsan xukuumadda ee Kenya. PUNTLAND POST The post Transparency International oo Noordin Haji kala noqotay abaal-marin ay hore u siisay appeared first on Puntland Post.
-
Wasiirka arrimaha Dibadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Moscow ee dalka Russia ayaa kulan la qaatay Dhiggiisa dalkaas Sergey Lavrov oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo sii horumarin lahaa Iskaashiga is-qadarinta iyo wax wada qabsiga labada dal. Dowladda Ruushka ayaa muddooyinkii ugu dambeysay waday in xiriir badan la sameyso dowladda Federalka Soomalaiya, iyadoo la xusuusto in dowladdii Kacaanka ay si weyn u taageertay, waxaana mashruuc lagu dhisay ciidanka xoogga dalka iyo kuwa horumarineed oo laga hirgaliyay gobollada dalka oo ay ku taageertay dowladdii dhexe. “Waxaan kulan muhiim ah kula yeeshay magaalada Moscow, wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka Mudane Sergey Lavrov, waxaan ka wada hadalnay xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii loo sii horumarin lahaa” ayuu yiri Wasiir Huruuse” Dowladaha Ruushka iyo Mareykanka ayaa muddooyinkii dambe waxaa ay ku tartamayeen sidii saameyn taban iyo mid togan ay ugu yeelan lahaayeen dalalka dhaca Qaaradda Afrika, waxaana Soomaaliya xilligaan dhincayo badan uu amniga uu ku jiro ka taageerta dowladda Mareykanka, taas oo dhaqaale ku bixinaysay tan iyo Soomaalidu dhisatay dowlad federal ah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
