-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Mogadishu (HOL) - President Hassan Sheikh Mohamud welcomed traditional elders from Sool, Sanaag, and Ayn regions to the Presidential Palace in Mogadishu on Sunday night. Source: Hiiraan Online
-
Baraawe (Caasimada Online) – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baraawe ee caasimada maamulka Koonfur Galbeed, halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalo xeebeedka Baraawe kusoo dhaweeyay Gudoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka Dowlada Koonfur Galbeed, Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose,Maamulka Caasimada Baraawe iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Ujeedka socdaalka Madaxweyne Lafta-gareen ee degmada Baraawe ayaa lagu sheegay inay tahay qaban-qaabinta doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed, maadaama guddoomiyahoodii Cali Saciid Fiqi uu kamid noqday Xildhibaannada Golaha Shacabka. Lafta-gareen ayaa sidoo kale inta uu ku sugan yahay Baraawe waxa uu kulamo kala duwan la qaadan doona maamulka degmada, saraakiisah ciidamada ATMIS iyo kuwa dowladda iyo sidoo kale qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada. Safarka madaxweynaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ee Baraawe ayaa kusoo aadaya xilli degmadaasi ay saameyn xooggan ku yeelatay abaarta, ayna kusoo barakaceen dad horleh oo kasoo cararay Khawaarijta, islamarkaana ay dowladda halkaasi u dirtay shixnado mucaawino ah. Si kastaba, Lafta-gareen ayaa muddooyinkii dambe ku sugnaa magaalada Muqdisho, isaga oo ka qeyb-galay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo lagu gaaray heshiisyo dhowr ah, oo durba wajahaya mucaaradad xooggan. The post Sawirro: Lafta-gareen oo gaaray BARAAWE + Ujeedka appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidanka Militariga Uganda ee qaybta ka ah Hawlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS ayaa gelinkii dambe ee shalay dad isku qoys ahaa ku laayay Gobolka Shabeellaha Hoose. Tani ayaa ka dambeysay, kadib markii Ciidanka Uganda ee saldhigga ku leh deegaanka Ambareeso ee duleedka Degmada Baraawe ay madaafiic ku garaaceen deegaanka Mudul Baraawe, oo Degmada Baraawe kaga beegan dhanka Degmada Sablaale. Mid ka mida madaafiicdaasi ayaa ku habsaday guri ay dadka rayid ah deganaayeen, iyadoona ay goobtaasi ku geeriyoodeen lix carruur ah oo wada dhalatay, mid kalena uu ku dhaawacmay. Wax badan lagama oga sababta ka dambeysa in Ciidanka Uganda ay madaafiic ku harqiyaan deegaankaasi, balse warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in lagu arkay xubno ka tirsan mintidiinta Al-Shabaab. Jimcihii ayay ahayd markii maleeshiyada Shabaabka ay weerar xoogan ku galeen xeradii ay Ciidanka Uganda ku lahaayeen deegaanka Buulo Mareer ee gobolkaasi. Madaxweynaha dowladda Uganda, Yoweri Museveni ayaa sheegay in weerarkaasi ay soo qaadeen illaa 800 oo xubnood, isaga oo qiray inay cagta mariyeen saldhigga ciidanka Uganda ee magaalada Buulo-Mareer. Ma shaacin khasaaraha rasmiga ee ciidamadiisa kasoo gaaray weerarkan oo qaraxyo ku billowday, kadibna uu xigay dagaal toos ah oo dhex-maray labada dhinac. Madaxweynaha Uganda ayaa soo hadal qaaday, sida lagu jebiyay ciidamadiisa, wuxuuna sheegay in ay argagaxeen, taasina ay ka faa’iideysteen xubnaha Al-Shabaab. “Qaar kamid ah askartii halkaas sugneyd ayaan soo bandhigin waxqabadkii laga filayay, argagax ayeyna ku dhaceen, taas oo keentay inay is habeeyaan, Al-Shabaab-na ay ka faa’iideysteen,” ayuu qoraalkiisa ku yiri madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni. Ciidanka ATMIS oo Dowladda Federaalka ka taageera howlaha sugidda amniga iyo la dagaalanka Shabaabka ayaa xilliyada ku kaca gabood-falo ka dhan ah dadka rayidka, tiiyoo aanay jirin cid kula xisaabtanta. The post Ciidamada Uganda oo dad isku QOYS ahaa ku laayay Gobolka Shabeellaha Hoose appeared first on Caasimada Online.
-
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qayb galay Munaasabad casho sharaf ah oo maamulka Gobolka Banaadir u sameeyay xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran, ayaa uga mahadceliyey bulshada caasimadda sida ay ugu dhabar adaygeen marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay dowlad-dhiska Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in Muqdisho ay soo ka soo gudubtay dhibaatooyin badan oo isugu jira qax, burbur iyo colaado daba dheeraaday, hadana ay ku socoto jidkii horumarka iyo dib-u-dhiska, bulshadana dib loogu soo celiyey talada, si ay hoggaankooda u soo doortaan. Mudane Xamsa ayaa sidoo kale xusay muddadii ay socdeen shirarkii kala duwanaa ee Golaha Wadatashiga Qaran in la gaaray go’aamo masiiri ah oo ay kamid yihiin, asteynta awoodaha dowliga ah, qaab dhismeedka amniga, hannaanka caddaaladda iyo hannaanka maamulka maaliyadda . Ra’iisul Wasaara ayaa sheegay in dalka oo yeesho Madaxweyne iyo ku xigeen aysan ka dhignayn in la burburinayo nidaamka federaalka, isaga oo ugu baaqay siyaasiyiinta in la yareeyo walaaca iyo shakiga la xiriira arrintan, ujeedkuna uu yahay in shacabka talada dib loogu celiyo. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar munaasabad soo dhaweyn ah ugu sameeyay Madaxda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah DFS ee usoo idlaaday meertada 6-aad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, iyadoona Munaasabada uu kasoo qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Bare. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor), xubno ka tirsan Golaha Wasiirada, Xildhibaano, Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Xog’hayaha Guud ee Maamulka Gobolka, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka, Agaasimeyaal iyo xubno kale ayaa ku sugnaa munaasabada. Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Bare ayaa bogaadiyay talaabooyinka horumarka leh oo uu Maamulka Gobolka Banaadir gaarsiiyay Caasimadda iyo in bulshada loo dhaweeyo adeegyada dowliga ah, waxaana sidoo kale bulshada caasimadda uu kaga mahadceliyay sida ay ugu dhabar ageygeen marxaladihii kale duwanaa ee ay soo martay magaalada Muqdisho tan iyo burbirkii dowladnimadii Soomaaliya. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir ay ka go’an tahay hirgalinta xaquuq siyaasadeedka Gobolka iyo Maqaamka Caasimadda, waxaana Golaha Wadatashiga Qaran uu kaga mahaceliyay sida ay u garowsadeen muhiimadda in la helo maqaam dhab ah oo caasimaddu ay yeelato, shacabkuna ay soo doortaan dadka matalaya. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedyada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku biiray siyaasiyiinta sida weyn uga horyimid qodobadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee maalmihii dambe ka socday xarunta Villa Somaliaa, kaasi oo go’aano culus laga soo saaray. Cabdiweli Gaas ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay war-murtiyeedka kasoo baxay shirkaasi, kaasi oo wax ka beddal loogu sameeyay doorashooyinka iyo nidaamka dowliga ah. Gaas ayaa sidoo kale waxa u sheegay in war-murtiyeedka iyo heshiisyada ay gaareen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka, ay yihiin kuwa aan la jaan-qaadi kareyn wadciga maanta lagu jiro. “Warka xalay ka soo yeeray Villa Somalia maaha wax la aqbali karo, mana aha wax u cuntami kara Umadda Soomaaliyeed iyo wadciga maanta lagu jiro,” ayuu ku yiri Gaas qoraal kooban oo bartiisa Facebook uu soo dhigay. Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo xalay 12 qodob oo xasaasi ah laga saaray shirkii ay Muqdisho ku yeesheen madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka. Golaha ayaa baahiyey in heshiiska laga gaaray doorashooyinka dalka iyo nidaamka dowladeed, kaasi oo isbeddel weyn lagu sameeyey waxay ku heshiiyeen inay dalka oo dhan ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah oo ay ku tartamayaan laba xisbi qaran oo keliya Sida ku cad heshiiska, hannaanka doorashooyinka dalka wuxuu noqonayaa nidaamka matelaadda isu-dheellitiran ee liiska xiran (Proportional Representation – Closed List). The post Cabdiweli Gaas oo laba arrin darteed uga horyimid heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran appeared first on Caasimada Online.
-
MOGADISHU, May 28 (Reuters) - Somalia will start electing its president and other officials by direct vote next year, the government announced on Sunday, ending a system of indirect voting in the Horn of Africa country that has endured three decades of conflict and clan battles. Source: Hiiraan Online
-
The Mogadishu Book Fair, an annual literary event that was launched in 2015, took place last week after a three-year break because of the COVID pandemic. The fair, meant to promote reading and Somali culture and heritage by bringing together literary creatives and young people, was held at the National Theatre of Somalia. Mohamed Sheikh Nor has more from Mogadishu. Source: Hiiraan Online
-
Maanta oo kale, waa 28kii May, sanaddii 1991, waxa Addis Ababa si nabad ah ku soo galay jabhadihii is bahaystay ee daladda EPRDF ku socday, oo uu hogaaminaayay Meles Zenawi. Waxa ay Meesha ka saareen oo naftiisa la baxsaday Mingisto Xayle Maryam oo ahaa Axmaar shuuci ah. 1974kii ayuu inqilaabay Boqor Xayle oo ilaa 1930kii wadankaas xukumaayay. Kumanaan qof oo ciidanka u badan buu Mingiste laayay si uu xukunka u hanto, waxaanu qaatay fikirkii shuuciga ee Soofiyeedku hormuudka u ahaa, muddo 17 sanno ah baanu calankiisu taagnaa. Culaysyo isa soo taraayay oo ay u gu darnaayeen Dagaalkii uu Soomaaliya la galay 1977-1978kii, macaluul baahsan oo ka dhashay abaaro wadanka ka dhacay sideetameeyadii, iyo dabshidkii jabhadihii Tigreyga iyo Ereteria oo la is ku daray ayaa sababay in Mingisto Meesha ka baxo, hogaamintii Axmaarada ee Itoobiya na ay raacdo oo aan ilaa manta la haynin. Itoobiya waa cusub baa ka baryay – laba bilood gudahood baa la gu meel mariyay distoor cusub oo July 1991kii la dhaqan geliyay, Ereteriya na madaxbanaanideedii baa la fududeeyay sidii qorshuhu ahaa. Meles dunidu waxa ay u arkaysay, gaar ahaan Galbeedku, nin horusocod ah oo Itoobiya waji cusub u yeelaaya, Afrika na tusaale u noqon kara dhinaca maamul wanaagga iyo dimuquraadiyadda, ma se noqon. Hogaamiyaashii Itoobiya ee gacanta birta ah wax ku xukumi jiray uun buu la mid noqday, waxa uu se keenay haymanadii Axmaarada ayuu dhulka ku dhuftay. 9 gobol oo qawmiyado ku salaysan buu abuuray, Tigrey oo muddo dagaalamaayay na in uu dhaqaaleeyo oo dhiso ayuu si muuqata u ga shaqeeyay. Waxa uu abuuray xaalad ay intii suurtagal ah wadanka ku hogaamiyaan iyaka oo tiro yar, marka ay suuroobi weydo na, ay madax banaani ku qaataan. Xukun qalafsan, oo weliba dadka Soomaalidu ka mid tahay ku gacan kulul buu dhisay, Oromada na sidaas si leeg amaba ka daran baa la ga yeelay. Nin laangaab ah oo xukun helay, doonaaya na in uu xoog ku meel mariyo ayuu noqday. Itoobiya amni iyo dhisme dhaqaale ayaa ka curtay, laakiin waxaasi abidkood ma shaqeeyaan hadii xukunku aanu caafimaad qabin, oo sharcigu saraynin. Wixii uu Tigrey u qabtay oo dhan, dhawr bilood baa la gu burburiyay, oo dadkii na ku dhawaadeen in ay dabar go’aan. Malas inta uu Tigreyga u qabtay inta uu yeelay baa ka badan. Siyaad inta uu reerkiisa u qabtay inta uu yeelay baa ka badan. Waa cashar ay tahay in madaxda Afrikaanku dhab u fahmaan. Al muhim, intaas wixii ka dambeeyay, yacnihii Meles ka dib, sheeko ma u baahna oo waynu u taagannahay, laakiin hal xaqiiqo ayaa jirta – Itoobiya ma sal dhiganin weli. Abby Axmed halgan adag oo uu tiisa ku meel marinaayo ayuu galay, sidii kuwii ka horeeyay ba u galeen, dhiig badan ka dib na, hadda ayaad mooddaa in uu sal dhigay, isaga iyo reer-abtigii oo ah boqortooyadii is weyday ee Axmaaro, ayay isugu jirtaa. Axmaaro ciidan balaadhan ayay dhisteen, amaba loo dhisay markii Tigreyga lala dagaalamaayay, dhul ay sheegan jireen oo Tigreygu ka haystay na waa qabsadeen. Heshiiskii uu Abby la galay Tigreyga ee Koonfur Afrika, waxa uu dhigayaa in Axmaarada la ga kiciyo dhulka ay haysato, si taas loo meel mariyo na, waa in la ka la diro ciidanka Axmaaro oo gaadhaaya 200 kun. Labadaas amuurood – kala dirka ciidanka iyo celinta dhulka – Axmaaro si adag ayay u diidantahay, Abby na si adag buu u doonayaa in uu meel mariyo. Taasi dagaal hor leh ayay sababi kartaa, si nabadeed na waa ku dhamaan kartaa. Maxamed Haaruun Biixi Qaran News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee habeen hore magaalada Muqdisho lagu soo geba-gebeeyey, ayaa qoddobada heshiiska looga gaaray kamid ah “marxaladda ka dambeysa deyn cafinta Soomaaliya”. Golaha ayaa ugu horreyntiina wuxuu bogaadiyay horumarka laga gaaray hanaanka deyn cafinta oo gebo-gebo maraya, iyaga oo isla gartay in dhameystirka hanaanka deyn cafinta dalka uu yahay mudnaan qaran. Madaxda Golaha Wada-tashiga Qaranka ayaa isla qaatay in la dejiyo qorshe lagu dardar-gelinayo maareynta marxaladda ka dambeysa deyn cafinta dalka, iyada oo la xoojinayo wada-shaqeynta hay’adaha maaliyadda iyo adkaynta hufnaantood. Madaxda ayaa sidoo kale isla gartay in qorshaha deynta cusub looga qaadanayo dalalka deeqaha bixiya iyo hay’addaha caalamiga ah lagu saleeyo mashaariic isbixin kara si dib loogu gudo deyntaasi, taasi oo qeyb ka ah qorshaha ay Soomaaliya ku dalbaneyso deyn cusub oo balaayiin dollar ah. “Goluhu wuxuu isla gartay in deymaha dalka uu mustaqbalka qaadanayo ay noqdaan deymo u adeegayo horumarinta dhaqaalaha dalka oo la gelinaayo mashaariic is bixin kara, loona qoondeeyo si isku dheelitiran, loona maamulo si hufan, isla markaasna aan culeys deymo saari doonin jiilalka Soomaaliyeed ee mustaqbalka.” Golaha Wada-tashiga Qaranka ayaa waxa kale oo uu taageeray tallaabada uu dhawaan qaadeen Golaha Dhaqaalaha Qaranka, “Si loo gaaro Soomaaliya xasilloon oo barwaaqo ah, goluhu wuxuu taageerayaa dadaallada dalka loogu sameynayo Hiigsiga Qarni-jirsiga Soomaaliya ee 2060-ka.” Golaha Dhaqaalaha Qaranka oo dhawaan ku shiray Villa Somalia, iskugu raacay in dalka uu yeesho hiigsiga 2060, iyaga oo meel-mariyay talooyinkii ka soo baxay wajiga 1-aad ee geeddi-socodka diyaarinta hiigsiga 2060, sida lagu shaaciyay war-murtiyeed ay Villa Somalia kasoo saartay shirkaan. Golaha ayaa waxa uu sidoo kale isla meel-dhigay in hiigsiga 2060 uu noqdo dukumentiga hagi doona dhammaan qorshahayaasha horumarineed ee dalka, si loo xaqiijiyo Soomaaliya xasilloon, barwaaqo ah, dadkeeduna haystaan nolol tayadeedu sarrayso. Si kastaba, arrimahaan ayaa imanaya xilli uu si habsami leh u socdo barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya, islamarkaana la qorsheynayo in dowladda ay qaadato deyn boqolaal bilyan oo dollar ah. The post Golaha Wadatashiga Qaran oo ka heshiiyay ‘marxaladda ka dambeysa’ deyn cafinta appeared first on Caasimada Online.
-
Galcad (Caasimada Online) – Taliyaha ciidanka xoogga dalka iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Taliye Odowaa ayaa waxaa safarkan ku wehlinayay taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka, General Maxamed Tahliil Biixi iyo saraakiil ka tirsan taliska ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika. Ujeedka safarkooda ayaa lagu sheegay inuu la xiriiro abaabulka iyo u diyaar-garowga howl-galka ay tahay in ciidamadu ay kula wareegaan magaalada Ceelbuur. Safarkan ayaa imanaya xilli diyaar-garowga wejiga labaad ee dagaalka uu si habsami leh u socdo, kaasi oo dhawaan si rasmi ah uga billaaban doona dalka, islamarkaana ay qeyb ka noqon doonaan ciidamo ka socda dalalka deriska. Howl-galada Galgaduud ayaa waxaa hadda siman oo si saf-balaaran ah ku socda duulaanka ciidamadii horay u joogay aagga degmada Ceeldheer, aagga Maxaas ee furinta Hiiraan iyo ciidanka furinta dhexe ee ka talaabay Sh/Dhexe, islamarkaana kooxda ka xoreeyey Galcad, Ceeljuqow, Cali Afrax, Cali Yabaal iyo deegaano kale oo muhiim u ah xoreynta dalka. Howl-galka dagaal ee ka dhanka ah Al-Shabaab oo wejigiisi hore ay iska kaashanayeen ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa laga gaaray guulo waaweyn, ayada oo kooxda laga xoreeyay deegaano badan oo sanado dhowr ah gacantooda ku jiray. Si kastaba, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa geed gaaban iyo mid dheerba u fuulaya, sidii dowladdiisu ay dalka kaga cirib-tiri laheyd mintidiinta Al-Shabaab, waxayna dhawaan kooxda wajihi doonta wejigii ugu adkaa ee dagaalka ka dhanka ah oo ay qeyb ka noqonayaan dalalka deriska. The post Odowaa iyo Biixi oo saraakiil Mareykan ah geeyay GALCAD appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha Soomaaliya oo Villa Somalia ku qaabiley Isimmada Dhaqanka SSC-KHAATUMO ee Muqdisho ka degay+Sawirro War ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu yidhi: “Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa adkeeyey baaqii dowladda ee ku wajahnaa dhinacyada ku dagaallamay Magaalada, kaas oo salku ku hayey in xal aan xabbad ahayn lagu wajaho xaaaladda, dowladda Federaalka Soomaaliyana ay ka go’an tahay in ay doorkeeda nabadeynta iyo fududeynta wada-xaajoodka ay qaadato, si loo joojiyo dhiigga qulqulaya.” Geesta kalena Ujeedka isimada SSC ayaa ah inay dawlada Somalia u cadayso mawqifkeeda qadiyada SSC kadibna wada tashi ay ugu laaban doonaan dadkooda si go’aan midaysan loo gaadho. Qaran News
-
Musharax Cabdiraxmaan Cirro iyo Guddoomiye Xirsi iyo Wafti ay Hoggaaminayan ayaa safar ugu Amba baxay Magalada Ceerigaabo . Waxay halkaas ay kaga qayb geli doonan Furitaanka Kaadh qaybinta Codbixiyaasha ee Gobolka Sanaag. Musharax Cirro, oo Ceerigaabo gaadhay. Qaran News
-
In 2021, when the Lower House resorted to term extension for President Mohamed Abdullahi Farmaajo, President Hassan Sheikh had supported the mobilisation of clan militias to oppose the unconstitutional move. Mogadishu (PP Editorial) — Two years ago President Hassan Sheikh Mohamud, then a vocal critic of his predecessor, sternly criticised a term extension expedited by the Lower House. Yesterday, President Mohamud proposed an unconstitutional introduction of a presidential system of government and 5-year presidential term and one person, one vote elections based on two political parties. President Mohamud used the Somali word “talo” to describe the unconstitutional move. The word can mean either a rule or advice. He might have meant wadatashi to emphasise securing nationwide consensus for the modalities agreed by the National Consultative Council in Mogadishu without the presence of Puntland President Said Abudllahi Deni. While reading the communique, the Somali Interior Minister Ahmed Fiqi inadvertently included the name of Puntland President in the signatories. At a time a civil war is raging in Northern Somalia, President Hassan Mihamud, banking on his clan’s stronghold, oversaw what has been described as a collective power grab that can return Somalia to the transitional period. In 2021 President Hassan Sheikh Mohamud opposed a term extension for his predecessor expedited by the Lower House. Three months ago, the Federal Government of Somalia was planning to extend the incumbent administration’s term by one year. Mahdi Guled, an MP and former Deputy Prime Minister, was tasked with pushing the agenda through the Lower House. That plan faced criticism from former presidents and prime ministers. In 2021, when the Lower House resorted to term extension for President Mohamed Abdullahi Farmaajo, President Hassan Sheikh was content with the mobilisation of local militias dubbed Badbaado Qaran (National Salvation) to nip the unconstitutional move in the bud. President Hassan has adopted the ways of a warlord, as exemplified by his knee-jerk reaction to Puntland local government elections (which he advised against) and which were praised in the communique yesterday, or the the renewed relations between Somalia and Russia, which pledged to supply Somalia with arms to fight Al-shabaab, despite Somalia voting in favour of the Ukraine resolution against Russian invasion. The collective power grab risks undermining the debt forgiveness initiative, deepens distrust between the incumbent Federal Government of Somalia and Puntland State of Somalia, and stakeholders of oher Federal Member States, who view proposed term extensions for incumbent Presidents as a pork-barrelling to delay fair conest for presidency of Federal Member States such as Galmudug, South West State, Jubaland and Hirshabelle. The collective power grab publicised by Villa Somalia should be spurned. © Puntland Post, 2023 The post The Dangers of Collective Power Grab in Somalia appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xaliimo Ismaaciil Ibraahim “Xaliimo Yarey” oo ah Gudoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Galmudug ayaa faah-faahin ka bixisay sida uu ku dhaqan-gali karo heshiiska Golaha Wadatashiga Qaran uu ka gaaray doorashooyinka dalka iyo nidaamka dowladeed, kaasi oo isbeddel weyn lagu sameeyey. Xaliimo Yarey oo sidoo kale horey u ahaan jirtay Guddoomiyaha Guddigii Qaran ee Madaxa-bannaan ee doorashada dalka ayaa sheegtay in heshiiskan uu dhaqan-gal ku noqon karo heshiis wada ogol ah, oo loo dhan yahay, xilli ay heshiiskan ka maqan yahay maamulka Puntland. “Heshiiskaas waa inuu noqdo heshiis la wada ogol yahay oo loo wada dhan yahay uu noqda, si loo dhaqan-geliyo. Qoddobadii xalay soo baxayna waxa uu qeyb dhan kala mid yahay 2018-kii heshiiskii Baydhabo ay madaxda ku saxiixdeen, waxaa lagu saa’idiyay in nidaamka dhismaha oo meeshii madaxweyne iyo ra’iisul wasaare aheyd ayaa laga dhisay madaxweyne iyo madaxweyne ku-xigeen,” ayey tiri Xaliimo Yarey. Sidoo kale waxay ka dhawaajisay in doorasho qof iyo cod ah laga qaban karo guud ahaan dalka, haddii dhexda loo xirto, ayada oo tusaale u soo qaadatay doorashadii taariikhida aheyd ee 25-kii bishaan ka dhacday Puntland, oo degmooyin kamid ah looga dareeray doorashada dowladaha hoose. “Adduunka waa ka jirta in hal guddi isku qabto (doorashada heer federaal iyo heer maamul-goboleed) iyo in kuwa kalena heerar kala gaar ah u qabtaan, labada waa jirta oo waxay ku xirnaaneysa waddankaas sida shuruucdiisa u degsan tahay ee ku heshiiyeen,” ayey tiri ayada oo ka hadashay in hal guddi doorasho uu maamulayo doorashada heer deegaan, heer degmo, heer gobol iyo heer Qaran. Xaliimo Yarey ayaa waxay sheegtay in heshiisyada kasoo baxay shirkii Muqdisho ee Madaxda Golaha Wada-tashiga Qaranka ay meelo iska qaadanayaan Dastuurka dalka, halka qaarkood ay is qaadan karin, ayna lagama maarman tahay in Dastuuri laga dhigo, taasi oo muhiim u ah dhaqan-galinta heshiiskan. “Heshiis la heshiiyay Dastuur ma buriyo, waxay marwalba u laabanee in Dastuurkii loo noqdo, heshiisyada soo baxay iyo Dastuurkeena sida uu qoran yahay meelo waa ka qaadan kara, meelana kama qaadan karo. Howshaas haddii lagu dhaqaaqayo waa inay Dastuuri noqota oo shuruuc gaar ah leedahay, waana qasab in Dastuurka loo laabto.” Golaha Wadatashiga Qaran ayaa xalay baahiyey heshiiska laga gaaray doorashooyinka dalka iyo nidaamka dowladeed, kaasi oo isbeddel weyn lagu sameeyey. Golaha aya wuxuu ku heshiiyay inay dalka oo dhan ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah oo ay ku tartamayaan laba xisbi qaran oo keliya. Sida ku cad heshiiska, hannaanka doorashooyinka dalka wuxuu noqonayaa nidaamka matelaadda isu-dheellitiran ee Liiska Xiran (Proportional Representation – Closed List). Liisaska xisbi walba waa in aysan ka badnaan laba-laab kuraasta loo tartamayo, kana yaraanin tirada guud ee kuraasta loo tartamayo. Si kastaba, Si loo mideeyo hannaanka doorasho ee hoggaanka JFS ayuu dhigaya heshiiskan in loo dardargeliyo habsami u socodka dowladnimadeena, ayada oo dalka uu qaadanayo nidaam Madaxweyne iyo Madaxweyne ku-xigeen. Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka waxaa hal warqad ku dooranaya shacabka Soomaaliyeed, ayada oo lagu salaynayo nidaamka xisbiyada badan. The post Xaliimo Yarey oo shaacisay ‘sida kaliya ee dhaqan-gal ku noqon karo’ heshiiska Golaha Wadatashiga appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay madaxda sare ee maamulka Jubbaland oo uu Hogaaminayo Madaxweynaha maamulkaas mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe). Waxaa lulanka ka qeyb-galay Madaxweyne ku-xigeenka koowaad Mudane Maxamuud Sayid Aadan, Xildhibaanada iyo Wasiirada heer Federaal iyo heer Jubbaland ku matala gobolka Gedo. Kulanka ayaa lagaga hadlay xaaladda gobolka Gedo iyo dhismaha maamulka gobolka oo sanadihii la soo dhaafay khilaafaad ka taagnaa. Dhawaan ayaa lagu wadaa in dowlad-goboleedka Jubbaland ay soo dhisi doonta maamulka gobolka iyo degmooyinka uu ka kooban yahay kadib marka ay soo dhammaadan la-tashiyada bulshada gobolka. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hore u cadeeyey inay ka go’an tahay inuu xaliyo xiisadda ka dhaxeysa Kismaayo iyo Garbahaarey, isagoo aad ula dardaarmay bulshada reer Jubbaland. Madaxweynaha ayaa sidoo kale waxa ugu baaqay hoggaanka dhaqanka iyo siyaasiyiinta deegaanada Jubbaland inay doorkooda ka qaataan qorsheyaasha dib u heshiisiinta, dib u xoreynta iyo horumarinta deegaanada dowlad-goboleedka Jubbaland. “Mashruuca gobolka Gedo waan xalineynaa, waan tegaa Gedo, waxaan dhex fariisanaa dadka, tabashada ay qabaan waan dhageysanayaa, waxaana xalineynaa, ogaada in aan heshiino waa muhiim walaalayaal reer Jubbalanow,” ayuu hore u yiri Madaxweyne Xasan Sheekh. Si kastaba, Xasan ayaa xilligaan xoogga saaraya in la dhameeyo khilaafaadka iyo xiisadaha siyaasadeed ee ka taagan maamulada dalka, si looga dhabeeyo qorshihiisa dib u xoreynta dalka, islamarkaana loogu wada midoobo dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. The post Sawirro: Xasan oo qaaday tallaabo la xiriirta arrinta Gedo, kuna dhowaaqay inuu… appeared first on Caasimada Online.
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Turkiga Mudane Reccep Tayyip Erdogan oo ku guuleystay doorasho ka dhacday dalkaas. Madaxweynaha oo tilmaamaya kaalinta lama ilaawaanka ee Madaxweyne Erdogan iyo shacabkiisu ay ku leeyihiin dowlad-dhiska iyo horumarka dalkeenna ayaa u rajeeyay Madaxweynaha cusub in uu ka miro-dhaliyo xaqiijinta yoolasha horumarineed iyo hiigsiga Shacabka Turkiga. “Waxaan u hambalyeynayaa walaalkeey Madaxweyne Reccep Tayyip Erdogan, guusha taariikhiga ah ee uu ka gaaray doorashadii ka dhacday dalka Turkiga. Waxaan u rajeynayaa shacabka iyo dowladdaa aan walaalaha nahay ee Turkiga in ay xoojiyaan midnimadooda iyo horumarka ballaaran ee xowliga ah ee ay ku tallaabsadeen sanadihii la soo dhaafay.” Madaxweyne Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xusay in uu kalsooni weyn ku qabo in dib u doorashada Madaxweyne Erdogan ay sii xoojineyso xiriirka wanaagsan iyo iskaashiga laba geesoodka ah, Isagoo sheegay in Soomaaliya iyo Turkiga uu ka dhaxeeyo xiriir dhaqaale iyo mid diblomaasiyadeed oo qotodheer. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Turkey’s Erdogan wins re-election as president: State media
Deeq A. posted a topic in News - Wararka
Istanbul, Turkey – Turkish President Recep Tayyip Erdogan has won re-election, according to unofficial data from the state-run Anadolu Agency, in a tense run-off after he failed to secure more than 50 percent of votes required for an outright victory in the first round on May 14. With 97 percent of ballot boxes opened, Erdogan reportedly received 52.1 percent of votes in the second round on Sunday, beating his challenger, Kemal Kilicdaroglu, who won 47.9 percent. The official Supreme Election Council has yet to confirm the results. Elections Turkey’s Erdogan wins re-election as president: State media The incumbent went into the tense second round of voting with strong momentum to win a third presidential term. Turkish President Tayyip Erdogan addresses his supporters during a rally May 13, 2023 If the unofficial results are confirmed, Turkish President Recep Tayyip Erdogan will be in power for another five years [Dylan Martinez/Reuters] By Andrew Wilks Published On 28 May 2023 28 May 2023 Istanbul, Turkey – Turkish President Recep Tayyip Erdogan has won re-election, according to unofficial data from the state-run Anadolu Agency, in a tense run-off after he failed to secure more than 50 percent of votes required for an outright victory in the first round on May 14. With 97 percent of ballot boxes opened, Erdogan reportedly received 52.1 percent of votes in the second round on Sunday, beating his challenger, Kemal Kilicdaroglu, who won 47.9 percent. The official Supreme Election Council has yet to confirm the results. Turkey election: What do Erdogan and Kilicdaroglu have to offer? list 2 of 4 Turkey’s Camlica Mosque: Ottoman heritage or modern nationalism? list 3 of 4 Five ways Kilicdaroglu will try to beat Erdogan in Turkey run-off list 4 of 4 Will Turkey’s President Erdogan win another term? end of list The vote seals Erdogan’s place in history as he extends his 20-year rule for a further five years. He had already outstripped the 15-year presidency of the Republic of Turkey’s founder, Mustafa Kemal Ataturk. As Erdogan’s victory seemed complete, crowds headed to the presidential palace in Ankara to wait for his celebratory speech. Prior to that, Erdogan appeared outside his residence in Istanbul’s Uskudar, where he sang before thanking an adoring crowd. “We have completed the second round of the presidential elections with the favour of our people,” Erdogan said. “God willing we will be worthy of your trust as we have been for the last 21 years.” He added that all 85 million citizens of the country were the “victors” of the two rounds of voting on May 14 and May 28. The president also said that the main opposition Republican People’s Party (CHP) will hold candidate Kilicdaroglu accountable for his bad performance, adding that the number of the CHP seats in the parliament decreased compared to the 2017 polls. Close campaign The two-month election period witnessed one of the most bitter campaigns in recent memory. Erdogan repeatedly referred to his opponent as being backed by “terrorists” – due to the support offered by the main pro-Kurdish party – while Kilicdaroglu ended the campaign by calling Erdogan a “coward”. The campaign took on an increasingly nationalist tone, with the opposition in particular promising to force Syrians and other refugee populations to leave. Sunday’s run-off vote was the first time since direct presidential elections were introduced in 2014 that the vote had gone to a second stage. Despite citizens being called to vote again two weeks after May 14’s initial election, the turnout remained around 85 percent. For Turks following the opening of ballot boxes on television, the results depended on which platform they were following – the state-run Anadolu news agency or the Anka agency, which has ties to the opposition. Two hours after the polls closed – as the election authority said a quarter of ballots had been counted – Anadolu was showing Erdogan leading at 53.7 percent while Anka showed Kilicdaroglu ahead at 50.1 percent. As the evening wore on, however, the difference between the two accounts narrowed and Erdogan was shown ahead in both. The elections – a parliamentary poll was run alongside the leadership race on May 14 – were widely billed as the most important in recent Turkish history and took place during the centenary year of the republic’s foundation. The choice between the candidates was portrayed in similarly striking terms – either an extension of Erdogan’s two-decade rule or a leader pledging a return to a parliamentary system. The polls, in which more than 64 million Turks at home and abroad were entitled to vote, took place against a background of a cost-of-living crisis that saw inflation peak at 85 percent in October and earthquakes in February that killed more than 50,000 people in the country’s southeast. Erdogan, who came to power in 2003, initially as prime minister, offered a vision of further development, promising to extend the improvements made by his Justice and Development Party (AK Party) government. Following his success in the parliamentary election – the AK Party and its allies won 323 of 600 seats – Erdogan was also able to promise the stability offered by controlling both the legislature and the government. Kilicdaroglu, meanwhile, pledged democratisation and a rollback of Erdogan’s “one-man rule” while addressing what he called economic mismanagement. The nationalist tone preceding the presidential run-off was partly a bid to gain the support of voters who backed Sinan Ogan, the candidate who secured more than 5 percent of the vote on May 14. Ogan eventually backed Erdogan, but other nationalists backed Kilicdaroglu. Erdogan reached 49.5 percent in the first round against Kilicdaroglu’s 44.9 percent. Having endured the last two months of campaigning, voters now have 10 months to steel themselves for local elections in March, when Erdogan will push to retake cities including Istanbul and Ankara that were taken by the opposition in 2019. SOURCE: AL JAZEERA Qaran News
