-
Content Count
215,427 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
BY US Department of State US Special Envoy for the Horn of Africa (SEHOA) Ambassador Mike Hammer will travel from May 31 – June 6 to Djibouti and Ethiopia. In Djibouti, Ambassador Hammer will participate in the East Africa Security Forum hosted by the United States Africa Command (USAFRICOM) and the Combined Joint Task Force – Horn of Africa (CJTF-HOA) to coordinate efforts on crisis response, and countering security threats. He will also meet Djiboutian government officials to discuss bilateral cooperation and regional issues in the Horn, as well as Intergovernmental Authority on Development (IGAD) Executive Secretary Dr. Workneh Gebeyehu to review IGAD’s recent engagement and activities. In Ethiopia, Ambassador Hammer will meet African Union officials on the implementation of the November 2, 2022 Cessation of Hostilities Agreement (COHA). He will discuss progress and priorities—including transitional justice and accountability efforts, as well as disarmament, demobilization, and reintegration programming—with Ethiopian government officials in Addis Ababa and with the Tigray Interim Regional Administration in Mekele. Qaran News
-
Garoowe (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Puntland, halkaas oo lagu arkayo ciidamo hubeysan oo wata gaadiidka dagaalka. Ciidamadan oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa lagu soo warramayaa inay xirteen aagga xarunta madaxtooyada maamulka Puntland ee ku taalla gudaha magaalada Garoowe. Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in ciidamada ay hakiyeen dhaq-dhaqaaqa waddada gashay madaxtooyada iyo wasaaradaha maamulkaasi, halkaas oo ay isku fidiyeen ciidamada careysan oo dhex dagay bartamaha wadada oo ay ka galeen dhufeysyo xoogan. Sidoo kale ciidamada ayaa waddada ku gooyey Tekniko dagaal iyo dhagaxaan, taas oo keentay in gebi ahaan uu istaago dhaq-dhaqaaqa guud. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in ciidamada gadoodka sameeyay ay ka tirsan yihiin ciidanka gaarka ah ee madaxtooyada Puntland, kuwaas oo mushaaraadka ay ka maqan yihiin dhowr bilood oo xiriir ah, taas oo keentay inay cabashadood asoo bandhigaan. Arrintaan ayaa sameyn ku yeelatay shacabka iyo qaar kamid ah shaqaalaha ka shaqeeya wasaaradaha Puntand, maadaama laga xirtay waddadii ay u mari lahaayeen mshaqada. Saraakiisha ciidankan horkaceysay ayaa sidoo kale farriin u diray hoggaanka Puntland, waxayna ugu baaqeen inay siiyaan mushaarka ka maqan, kadibna ay furi doonaan jidka. Waa markii labaad oo maalmo gudaheed ah ay ciidamo ka tirsan dowlad goboleedka Puntland ay sameeyaan gadood ay kaga cabanayaan mushaar la’aan soo wajahday. Maalmo ka hor ayay ahayd markii ciidamo ku sugan buuraha Golis ay kasoo baxeen fariisinkooda, iyagoo ka cabanaya mushaar la’ahaan kadibna xiray laamiga Boosaaso. The post Ciidamo wata gaadiidka dagaalka oo xirtay aagga madaxtooyada Puntland ee Garoowe appeared first on Caasimada Online.
-
Magaalada Khartoum ee caasimadda dalka Sudan ayaa waxaa markale dib uga qarxay iska hor imaadyo xooggan oo u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo kuwa gurmadka degdega ah ee RSF, maalin kadib markii dhinacyadu ay gareen heshiis Xabadjoojin ah, taas oo ka dhalatay wadahadallada ka socda magaalada Jeddah ee Sucuudiga. Saacado ka hor inta aan la saxiixin kordhinta, dadka deegaanka ayaa soo sheegay dagaal xooggan oo ka dhacay dhamaan seddexda magaalo ee isku xiga ee ka kooban caasimadda weyn ee Suudaan ee ku xeeran halka ay ku kulmaan webiga Niil – Khartoum, Omdurman iyo Khartoum Waqooyiga, waxaana wali socda iska hor imaadyo. Taliyaha Guud ee Ciidanka Sudan Cabdilfitaax Al-Burhaan ayaa Talaadadii hawada u mariyay digniin ku socota Ciidamada Taageerada degdega ah (RSF), isagoo in badan ku nuux-nuux haddii ay u hoggaansamin awaamiirta, waxaana uu ku goodiyay in laga faa’iidaysan doono awoodda dilaa ah, kuwaas oo ah ciidanka keydka dalkaasi. Hogaamiyaha ciidamada General Abdel Fattah al-Burhan ayaa la arkayay isagoo salaamaya ciidamada isagoo wata muuqaal naadir ah, isaga oo sheegay in ciidamadu ay ogolaadeen kordhinta xabad joojinta si loo fududeeyo adeegyada ay muwaadiniinta u helaan, laakiin waxaa uu ku eedeeyay xoogagga RSF in ay duulimaadka wadaan. Dowladaha Mareykanaka iyo Sucuudiga ayaa garwadeen ka ahaa wadahadllo u dhaxeeyay Wakiillo ka kala socday dhinacyada, waxaana lagu gaaray xabadjoojin, taas oo laba dhinac ay ballan qaadeen in ay fulinayaan, laakiin ma noqon mid hirgasha, waxaa maalin ka dib dib u qarxay iska hor imaadyo ka dhacay magaalooyin kale duwan. Sucuudiga iyo Mareykanka ayaa ku goodiyay in ay tallaabo ka qaadi doonaan cidii jabisa xabad joojinta la garaay, walow aan la ogeyn nuuca ay noqon doonto tallaabada ay qaadayaan dowladahaan, kuwaas oo muddooyinkii dambe garwadeen ka ahaa wadahadallada u socday wakiillada labada dhinac ee ku sugan magaalada Jeddah. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in in ka badan 13 milyan oo carruur ah oo ku nool Suudaan ay u baahan yihiin gargaar degdeg ah, inkastoo uu jiro heshiis xabbad joojin ah , haddana dagaalka uu sii socdo. Hay’adda u adeegta carruurta adduunka ee UNICEF oo u hadlay afhayeenkooda, James Elder ayaa sheegay in boqolaal gabdho iyo wiilal ah ay ku dhinteen dagaalka, isagoo intaa ku daray in ay adkeyd in xog dhameystiran laga helo dagaalka. Arintan ayaa imaanaysa iyadoo Qaramada Midoobay ay markii ugu horeysay sheegtay in hay’adaha gargaarka ay ku guuleysteen inay gaaraan in ka badan 15 kun oo qof oo ku nool Khartoum iyo Omdurman. PUNTLAND POST The post Qaramada Midoobay oo sheegtay 13 milyan oo Caruurta Suudaan ah u baahan yihiin gargaar deg deg ah appeared first on Puntland Post.
-
Komishinka doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in maanta ay si rasmi ah u bilaabanayso diiwaangelinta codbixiyeyaasha iyo qeybinta Kaararka, laakiin guddigu ma cadeynin waqtiga rasmiga ah ee ay dhacayso doorashada, iyadoo Kumishinku uu hore u sheegay in muddo 9 bilood ah ay ku qaban doonaan doorashooyinka. “Koomiishanka doorashoyinka Somaliland wuxuu ku wargalinayaa dhamaan dadkii ka qaybqaatay diwaangalinta codbixiyayaasha 2022/2023 in kaar qaybinta codbixiyayaashu ay si rasmi ah uga bilaabmi doonto Somaliland 31, May, 2023, waxayna socon doontaa 10 maalmood ayaa lagu yiri” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Kumishinka. Xisbiga talada haya ee Kulmiye iyo kuwa mucaaradka ah wali heshiis cad kama gaarin doorashada iyo sida ay u dhaceyso intaba, waxaana sidoo kale khilaaf ka taagan yahay doorashada madaxtooyada iyo ururrada midda la hor marinaayo, mucaaradka ayaa dalbaday in madaxtooyada la hormariyo, halka xukuumaddu ay rabto ururrada. Doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa muddooyinkii dambe ka taagnaa khilaaf xooggan, waxaana la ogeyn sida ay mucaaradku ugu hoggaansamayaan doonitaan xukuumadda madaxweyne Biixi, waxaana xusid mudan in hore dibadbaxyo muddo kordhin lagu diidanaa ay ku geeriyoodeen shacab iyo askar, kadib magaalooyinka qaarkood. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Jlib (Caasimada Online) – Wararka laga helayo gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in qarax xoogan uu halakeeyay kaydkii hubka ee ugu weynaa ee ay Al-Shabaab ku lahayd koonfurta Soomaaliya, kaas oo uu yaalla degmada Jilib oo ay gacanta ku heyso kooxdu. Warbaahinta dowladda ayaa warisay in qaraxa uu ka dhex dhacay guri ku yaalla Jlib oo kayd hub u ahaa Al-Shabaab, isla-markaana uu gebi ahaan basbeelay hubkii dhex yaalay. Sidoo kale warbaahinta qaranka ayaa sheegtay in qaraxa uu sababay dab xoogleh oo guriga qabsaday, taasina ay sii adkeysay xaaladda goobta. Dhacdadan ayaa dhacday saddex habeen kahor, gaar ahaan xilli salaaddii Maqrib ah, mana cadda waxaa dhaliyay qaraxa xoogan ee qabsaday keydkaasi hub ee Al-Shabaab. Guriga uu qarax ka dhex dhacay ayaa ku yaalla dhabarka dambe ee Masaajidka Gurey ee degmada Jilib, halkaas oo ay isugu tegaan saraakiisha iyo xubnaha kale ee Al-Shabaab. Ma shaacin warbaahinta dowladda khasaare kale oo ka dhashay qaraxan, marka laga reebo inuu baaba’ay kaydkii hubka ee Al-Shabaab u yaalay halkaasi. Sidoo kale waxa ay intaasi ku dartay in arrintan ay shaki weyn ka dhex dhalisay kooxda, isla-markaana lagu dhagay nin lagu magacaabo Cabdullaahi Jeeri oo ah sarkaalka gacanta ku hayay kaydka, kaas oo ay warbaahinta dowladdu sheegtay inuu kasoo jeedo Galgaduud. Xogaha iyo macluumaadka laga heli karo Jilib ayaa aad u yar, maadaama Al-Shabaab aysan ogoleyn in dhaq-dhaqaaq iyaga ka baxsan laga dhexe sameeyo halkaasi, isla-markaana ay mamnuuc ka tahay adeegga Internet-ka iyo sidoo kale midka guud ee isgaarsiinta. Si kastaba, qaraxaan halakeeyay kaydka hubka ee ugu weyn koonfurta ee Al-Shabaab ayaa kusoo aadayo, xilii ay haatan kooxda wajaheyso guluf dagaal oo ay wado dowladda dhexe. The post Daawo: Qarax weyn oo ‘dhulka la simay kaydkii hubka’ ee Al-Shabaab appeared first on Caasimada Online.
-
Five African Development Bank (www.AfDB.org) Governors have signed an agreement committing to contribute at least $1 million to the replenishment of the African Development Fund (ADF), the concessional window of the Bank Group. Under the self-initiated agreement, the five-member constituency—The Gambia, Ghana, Liberia, Sierra Leone, and Sudan—will contribute to the ADF from its next replenishment cycle in 2025. With nearly half its client countries as fragile states, the African Development Fund contributes to poverty reduction and economic and social development in least-developed African countries by providing concessional funding for projects and programs. The signing took place on the sidelines of the African Development Bank Group’s 2023 Annual Meetings in the Egyptian resort city of Sharm El-Sheikh. The agreement was signed by the African Development Bank Governors or Temporary Governors for the five countries, namely: Seedy Keita, Finance Minister of The Gambia; Dr. Mohammed Amin Adam, Minister of State at the Finance Ministry (signing on behalf of Finance Minister Ken Ofori-Atta); Augustus Flomo, Deputy Minister for Economic Management of Liberia (signing on behalf of Finance Minister Samuel Tweah); Bockarie Kalokoh, Deputy Finance Minister of Sierra Leone (signing on behalf of Finance Minister Sheku Bangura); and Muhammad Bashar Muhammad, Sudan’s Undersecretary of Economic Planning (signing on behalf of Finance Minister Gibril Ibrahim). The agreement highlights domestic revenue mobilization as a priority. It requires member countries to allocate at least $3 million yearly to prop up internal revenue flows, which in turn, will unlock more funds for accelerated development. Another priority area is expanding local private sector-led economic growth through support for small businesses, it said. They also committed to investing $1 million to improve their shareholdings at the Bank Group. Altogether, each constituency member will invest at least $8 million annually from their national budget to implement the agreement, which also covers climate mitigation. Rufus Darkortey, Executive Director for the constituency who witnessed the signing, said the agreement would allow the five countries to implement policies that would bolster economic resilience. “It is a way of accelerating the pace of development and growth in our respective countries to complement the support we receive from our development partners,” Executive Darkortey said. Governor Keita said “The agreement was timely and would stimulate domestic revenue mobilization, which has become more critical in countries’ development efforts amid the current global economic headwinds.” Kalokoh also welcomed the agreement. “It’s all about ensuring that the private sector is strong, and we are showing that commitment by this agreement to dedicate part of the national budget to implement and scale up these initiatives.” Flomo said Liberia remained committed to the agreement with plans to increase its budget allocation to the selected sectors over time. “We believe that working to build resilient and address issues such as climate change and contributing to the African Development Fund will help to strengthen the bank and also help ourselves,” he added. Bashar from Sudan said: “Despite the sad situation in my country, we are committed to the agreement because it is the right step and in line with our development plans.” Ghana’s Dr. Adam said the agreement aligned with Ghana’s plans to increase domestic revenue from 15% in 2022 to 18.7% by 2026. “Africa cannot always be at the receiving end, and this is why this agreement comes to play – we must take home-grown initiatives to support our development efforts while leveraging SOURCE African Development Bank Group (AfDB) Qaran News
-
Tan iyo markii ay todobaadkan Golaha Wadatashiga Qaran ay soo saareen War-murtiyeed ku saabsan hannaanka doorasho ee ay Soomaaliya yeelan doonta 2026 ayaa iska soo daba dhacaya ka falcelinta ku aaddan qodobada ka hadlaya doorashada, waxaana ugu dambeeyay hadda ururka bulshada rayidka ah, oo argtidooda ku biiriyay. Bulshada Rayidka ayaa bogaadiyay in doorashooyinka dalka loo raro heer qof iyo cod ah, balse waxay aad u dhaliileen go’aamada Golaha Wadatashiga oo ay ku tilmaameen kuwa aan “ku dhisnayn xog uruurin dhab ah”, iyaga oo sidoo kale sheegay in aan lala tashan hay’adaha dawladda heer federaal iyo heer dowlad goboleedba. Waxay soo saareen qodobbo ay ka mid yihiin in marka hore la sameeyo sharci doorasho iyo in la dhamaystiro dastuurka qabyadaha iyo sidoo kale in baarlamaanku “aysan ku degdegin” ansixinta heshiiskan doorasho oo 29-kii bisha la horgeeyay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya . Shirkii ay dhawaan yeesheen Golaha Wadatashiga Qaran ayay ka soo saareen qodobo la sheegay in ay ka baxsan yihiin dastuurka dalka, kuwaas oo si isku dhow uga hadlay dad ay ka mid yihiin siyaasiyiin u badan madaxdii hore ee Soomaaliya. Shirka madasha wadatashiga Qaran waxaa ka maqnaa madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
10 Qodob oo Caddayn u ah Gabboose…… Iyadoo aan hordhac badan laga samayn, waa 10 xaqiiqo oo CAWRADA SIYAASADEED ee Gabboose dibedda usoo saaraya 1. Gabboose waxaa uu sheegay in uu qabiilkiisa urur u samaynayo, inta uu meesha ka saaro 2 Xisbi oo ay kusoo tabcayeen muddo dhan 22 sano, oo u dhiganta saddex dalool 2 dalool intii Somaliland jirtay. Laba xisbi oo haysta 70% baarlamaanka dalka iyo 80% maayorrada dalka, ayuu yidhi urur hadda yagleel ah baan ugu bedelayaa! 2. Wuxuu sheegay inoo sheegay in uu urur u hayo beeshiisa, kedibna uu rabo in uu xisbi qaran u gudbo, kedibna musharax madaxweyne noqdo, kedibna uu ku guulaysto madaxweynenimo! Haddana waxa uu beeshiisa oo laba Musharax leh ayaa loo adeegsanayaa oo uu rabaa in uu ka dhooqeeyo 3. Dhammaadka hadalkiisa waxa uu sheegay in ururkiisu yahay mid qaran, hadalkiisana waxa uu ku bilaabay reerkayga ayaan u diidayaa in ay bilaa xisbi noqdaan! Dhinaca kale, Gaboose waa siyaasiga laga hayo muuqaallo hurgumo iyo xiqdi qabyaaladeed ka buuxdo oo wajigiisa ciilka iyo cadhada saaran laga bismilaysanayo! Waa Geed-Ismaris indha’adayggii Mudug lasoo mutuxan! 4. Reerka uu sheegayo in uu urur u samaynayo, waa reerkii markii caruurtooda xabbadda lala dhacayey, hablahooda suuqa la jiidjiidayey, dhallintooda xabsiyada lagu aabudhayey, madaxdhaqameedkooda la xidhxidhayey aan xattaa ka daaya odhan, ee weliba ciidamada u tilmaamayey meelaha ay ku dhuumanayeen dhallinyartii bannaanbaxyada silmiga ah waday. 5. Reerka uu kasoo jeedaa waa markii taariikhda Somaliland ay ugu ee ay midnimo iyo wadajir hadaf siyaasadeed leh yeesheen. Waa markii ugu horaysay ee gaal iyo muslimba ka marag kacay in ay maanta tahay doorkoodii xaqna u leeyihiin. Waa markii ay ugu awood siyaasadeed badnaayeen iyagoo haysta in ka badan 30% xildhibaannada Qaranka (25/82), 3 Maayor oo caasimaddu ku jirto, laba kamida 3da xisbi qaran, 2 Musharax madaxweyne. Midnimadaa iyo wadajirkaa siyaasadeed waxaa ku tabcay oo soo dhisay ragga maanta loo adeegsanayo ee uu ka ciidee is leeyahay. 6. Xisbiga Waddani maanta waxa uu haystaa xulafo siyaasadeed oo ka ballaadhan hal reer oo ah midka uu sheeganayo. Hore waxaa markhaati looga yahay in reer kali ahi aanuu awoodin in uu is bixiyo. Xaqiiqdaa darted, ayuu Xisbiga Waddani noqday mid la wada leeyahay oo rag damac leh oo beelaha Somaliland kasoo jeedaa ku midoobeen. Ma jirto beel ka maqan Waddani. Gaboose wuxuu inna leeyahay urur aniga iga bilaabma iguna dhammaada ayaan 2 xisbi idiinku bedelayaa! 7. Tan iyo 1996kii ayuu siyaasadda kusoo jiray, weli tallaabo toolmoon oo uu xaqiijiyey lama hayo. 1997kii ayuu dhawr bilood noqday Wasiir. Waxa uu sameeyey Sahan oo dhacay 2002, Qaran buu sameeyey oo wasiirnimo dhawr bilooda ku bedeshay 2010, Ummadda ayuu sameeyey 2012 oo uu ku dhacay, maanta 2023 wuxuu wadaa Barwaaqo. Waxaa xusid mudan, 2002kii, 2010kii iyo 2012kii midna beesha uu sheeganayaa may taagnayn halka ay maanta joogto cudud iyo miisaan siyaasadeed. Muu jirin xisbiyo iyo hoggaamiyeyaal siyaasadeed, dhaqan iyo dhaqaale oo isla haystay. May jirin 25 xildhibaan iyo kala badh Maayorrada caasimadaha gobollada. 9. Xaasidnimo ayaa halkaa dhigtay iyo caloosha oo uu ka buko iyo iimaandarro siyaasadeed. 10. Been iyo wacadfur ayuu ku caan baxay Gabboose. Sannadkii 2020 markii Karoonuhu helay ayuu caalamka u sheegay in uu siyaasadda ka baxay. Sannadkii 2012 markii uu dhacay waxa uu u hambalyeeyey xisbiga Waddani iyo Cirro oo uu wacad ku maray in uu dhinac istaago. Maantana waxa uu yidhi Musharax ma jiro! Sidee uu hoggaan u noqon karaa qof been iyo cahdi aan lahayn oo iska hor-iyo-dabo wareegaya? Tobankaa qodob iyo kuwo kale oo tiro badani, waxay qaawinayaan cawrada siyaasadeed ee Gaboose. Qof intaa iyo in ka badan ku sifoobay uumiyaha dhammaantii wuu arkayaa in uu luggooyo u taagan yahay iyo dhalanteed aan dhaafsiisnayn xaasidnimadiisa. Maxaad ku dari lahayd Cawrada Siyaasadeed ee Gaboose? Qaran News
-
Ciidamo ka tirsan dowladda oo ka gadoodsan mushahar la’aan ayaa saaka xirtay jidka wasaaradaha caasimadda Garoowe. Wararka ayaa sheegaya in ciidanka gadoodsan ay dib u celinayaan mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha wasaaradaha ee u socda shaqada. Ciidanka gadoodsan ayaa ku adkaysanaya in aysan jidka bannayn doonin inta laga siinayo mushaharka iyo xuquuqda ka maqan oo ay dalbanayaan. PUNTLAND POST The post Ciidamo ka gadoodsan mushahar la’aan oo xirtay jidka wasaaradaha Garoowe appeared first on Puntland Post.
-
The Minnesota DFL voted Tuesday to ban Nasri Warsame, the Minneapolis City Council candidate whose supporters stormed the stage of a convention earlier this month, from ever seeking the party endorsement. Source: Hiiraan Online
-
Hawa Hassan is a chef, founder and chief executive officer of BasBaas Foods, TV personality and James Beard Award-winning cookbook author. Throughout her multifaceted career Hassan has made it her quest to elongate the table and make the world smaller through food. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo haatan ah ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bani’aadanimada ayaa warqad ku taariikhaysan 29-ka May, 2023 u diray Xasan Sheekh, taas oo uu uga hadlay heshiiskii Golaha Wadatashiga iyo khilaafka dowladda iyo Puntland. Cabdiraxmaan Cabdiashuur ayaa si weyn uga soo horjeestay heshiiska ay gaareen Golaha Wadatashiga Qaran ee lagu go’aamiyay nooc doorasho oo qof iyo cod ah iyo laguna beddalay nidaamkii hore ee dowladnimada, sida lagu caddeeyay heshiiska la saxiixay. Xildhibaanka ayaa sheegay in heshiiskan uu baal-marsan yahay Dastuurka, isla-markaana lagu xad-gudbay awooddii Baarlamaanka Soomaaliyeed, sida uu hadalka u dhigay “Habraacyada iyo hannaanka lagu hirgelinayo ee uu goluhu soo saaray waxay baal-marsan yihiin qodobka 47-aad ee Dastuurka dalka ee dhigaya in Golaha Shacabka ah uu leeyahay awooda dejinta shuruucda la xiriirta xisbiyada iyo doorashooyinka heerka dowladda federaalka ah” ayuu qoraalkiisa ku yiri ergayga gaarka ah ee madaxweyne Xasan Sheekh u qaabilsan arrimaha bani’aadanimada. Sidoo kale wuxuu tallaabadan ku macneeyay in loo qaaday dhanka muddo kororsiga oo uu ku tilmaamay inuu yahay aafo siyaasadeed oo halis ku ah dowladnimada. “Muddo kororsigu wuxuu ka mid yahay afar aafo siyaasadeed oo halis ku ah dowlad dhiska curdunka ah ee dalkeenna. Sababtuna waa afartaaba inay astaan u yihiin kali-talisnimo iyo xukun isku koobid duminada xukunka taagta daran ee ay ku taagan dowladnimada dalkeenna” ayuu qoraalkiisa sii raaciyay xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Waxaa kale oo uu sii raaciyay “In la beddalo nidaamka Baralamaaniga ah, loona guuro nidaamka madaxtooyada waa go’aan u baahan talo siyaasadeed iyo taageero bulsho”. Dhanka kale, waxa uu soo hadal qaaday khilaafka siyaasadeed ee haatan u dhexeeyo dowladda federaalka iyo Puntland, isaga oo madaxweynaha u soo jeediyay inuu qanciyo oo miiska wadahadalka ku soo celiyo Puntland, sidoo kalena Puntland dhankeeda aysan ku awood sheegan in aan laga tegi karin. Ugu dambeyn wuxuu ku baaqay in la qabto shirweyne wadatashi qaran ah oo ay ka soo qeybgalayaan siyaasiyiinta iyo qeybaha kala duwan ee bulshada si looga soo saaro talo mideysan oo ku saabsan hannaanka doorashooyinka dalka iyo sida loo wajahayo. The post CC Shakuur oo qoraal xasaasi ah u diray madaxweyne Xasan kadib… appeared first on Caasimada Online.
-
Eritrean President Isaias Afwerki has landed in Moscow for a four-day official visit to Russia, at the invitation of President Vladimir Putin. Source: Hiiraan Online
-
The joint force of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and Somali National Armed Forces have revealed that they have killed a number of Al-Shabaab terrorists who recently attacked their camp. Source: Hiiraan Online
-
In our series of letters from African journalists, Soraya Ali tries to reconcile between the idyllic image of Somalia that she grew up with and its reputation as a hostile place. Source: Hiiraan Online
-
Hogaamiyaha TPLF oo war cusub soo saaray Hogaamiyiha jabhadii hore ee Ethiopia, Tigray People’s Liberation Front (TPLF), Debretsion Gebremichael, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo qabto doorasho ka dhacdo gobolka Tigray. Waxa uu sheegay in maamulka ku meel gaarka ah uu maamuli karo oo kaliya inta u dhaxaysa lix bilood ilaa sanad, iyadoo la raacayo heshiiskii lagu galay Pretoria ee dalka Koonfur Afrika, sida uu ku sheegay qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook Isniintii. Debretsion ayaa ku nuuxnuuxsaday in ay qasab tahay in shacabka Tigray ay hogaamiyaan madax ay iyagu doortaan. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka ku meel gaarka ah oo ku aadan hadalka gudoomiyaha TPLF. Qaran News
-
Shariif Xaaji, ayaa noqday Soomaaligii u horreyey ee ka mid noqda Baarlamaanka Gobolka Alberta ee dalka Canada. Waxa uu ku guuleystay doorashadii ka dhacday magaalada Edmonton, kaddib markii uu ka helay 52.5% codadkii la dhiibtay. Wuxuu ku guuleystay oo tartan adag ay wada galeen musharraxa kale oo isaguna Soomaali ah Sayid Axmed. Guusha Shariif, ayaa ka dhigan in markii ugu horreysey ay Soomaalidu yeesheen Xildhibaan heer gobol ku matala Baarlamanka gobolka Alberta – Mr.Shariif wuxuu ka tegey degmada Xuddur ee KGS. Dhanka, Dawladda Federaalka Canada waxaa markii saddexaad Xildhibaan ka noqday Axmed Xuseen oo haatan ah Wasiirka Guryeenta iyo Jinsiyadaha ee Canada. ~ Iman Jama Qaran News
-
Ergeyga Madaxweynaha Soomaaliya, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo warqad-furan uu u diray Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa waxa uu u soo jeediyay in uu qanciyo Puntland. Mr.CCW ayaa si weyn uga horyimid muddo-kororsi loo sameeyo maamulgobaleedyada iyo dawladda Federaalka, isaga oo ku tilmaamay aafo siyaasadeed. Qaran News
