Ciyaal Facili

Nomads
  • Content Count

    99
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ciyaal Facili

  1. Anigaa AH Madaxwaynah Jubbland warka iska dhaafa. waxaan mardhow idin soo gudbinayaa Videos iyo picture caleemo sarkii.
  2. Caano Geel saxiib meel hakaga dhicin qabaa'ilada dega ardul Somalia.....qaar ka mid ah qabaa'ilada soomaliyeed waxey ka soo jeedaan reer Banū Hāshim waa arab way ku hadlaan Afcarabiga iyo luqada afsomaliga. Abdirahman bin Isma'il al-Jabarti iyo Shaykh Ishaq ibn Ahmad al-Hashimi labada odey waa walaalo waxey ka soo jeedaan reer Banū Hāshim. raali gelin ka bixi waxaad tiri.
  3. Waranle Warrio, My apology waa runtaa 7th of may waa maalin Tuesday ah. shaah caano booro ah ayaan cabayey iga raali noqo. I will come inshaa allah, hadii aan wakhti helo. su'aal estimate meeqo qof ayaa imaan doono.
  4. Waranle_Warrior;944103 wrote: All Solers are invited to attend the demo next week, Tuesday 7th of May, which will be held in front of the venue of the Somalia conference. 7th of May waa maalin Friday ah, not Tuesday. anigu mucaarad ayaan ku ahey Hassan Culusow, lakiinse waalaga fiican yahey in lagu mudahaarado Hassan Qoslaaye. wuuba nagu qoslilahaa haduu na arko anagoo Boorar wadano.
  5. ;) waan gartey whatever it takes to reach your goals.This is where you define the strategy you will use to achieve your goals.
  6. Faysal ali waraabe oo dhaf ka raadinayo beesha HAG. Puntland gardarada haka dayso Galdmudug:D iyo arinta jubbaland:D
  7. London (Mashaa Allah quruxda dadka ka muuqata iyo farxada) " frameborder="0" allowfullscreen>
  8. Good idea. waan soo dhawaynayaa sababtoo ah hadii aa furto company, waxey ii fudu deyn doonto qofkii aan rabo inaan shaqaale siiyo ama kan aan rabo CV-giisa aan qashinka ku daro.
  9. The Home Secretary of UK she should register HAG as a terrorist organisation.There are currently 44 “international” groups on the banned lis. HAG should be number 45. Kismaayo is keena, cabaadka iska daaye. calaal badanaa dadkaan meesha iskugu yimid. Iain Duncan Smith Secretary of State for Work and Pensions are you watching this.
  10. waa riyo cad ah. Anigu waxaa dhihi lahaa Berlin Wall halaga dhiso Gaalkacyo. Yaa been la isku sheegin dadkaan waligood ma heshiid doonaan. Kuwa soo socda iyo kuwa ku sii xiga.
  11. Xaaji, su'aal dadkaan xor miyaa. can they express freedom of speech without being arrested, xaaji waxaan arkey cajelado badan,oo reer borama rabo, iney ku biiraan SOmalia, kuwaas maxaad ka leedahey.
  12. Mashaa allah, Guuleysta
  13. salaax Dadkaas aad arkeysid, waaa dad aan xor aheen. Waa umad North Korea degan. Sida keli lagu kale bixi karo, waa Degaan walba cod laga qaado "Somaliland miyaad doneysaan ama Somalia", sida Scotland independence referendum oo laqaban doono 8 September 2014.
  14. Sidey yirahdaan odayaasha HAG, Lafo D-block IYAGA AYAA LA ISKU jebiyaa ilaahey ayaan ka baryeynaa inuu naga qabto sharta shaydaanul jadid Iyo tan Kalil
  15. Dee qolo walba Sheekh bey leeyihiin. From Jubbaland,Puntland,Galmudug, Somalia-D-Block- HAG and etc. Dee waa sidii Uncle Sam yiri " We have our own Mullahs" next time hadii aad sheekh dhageysaneysid oo soomaali ah. Qabiilkiisa soo ogow, ka bacdi na sifiican u dhageyso sheekha.
  16. waa guul usoo hoyatey shacabka Reer Jubbaland Guuleysta. asagoo ah English (PDF file) http://puntlandi.com/wp-content/uploads/2013/04/Jubbaland-Charter-2013.pdf
  17. dee Alshaab, Dowlada SFG, Connection, Piracy,human right violation, iyo waxaas iyo wax la mid ah. adigu maxaad umaleyneysaa you tell me
  18. http://www.whitehouse.gov/the-press-office/2013/04/04/letter-continuation-national-emergency-respect-somalia CONTINUATION OF THE NATIONAL EMERGENCY WITH RESPECT TO SOMALIA The White House Office of the Press Secretary For Immediate ReleaseApril 04, 2013 Letter -- Continuation of the National Emergency with Respect to Somalia April 4, 2013 Dear Mr. Speaker: (Dear Mr. President) Section 202(d) of the National Emergencies Act (50 U.S.C. 1622(d)) provides for the automatic termination of a national emergency unless, within 90 days prior to the anniversary date of its declaration, the President publishes in the Federal Register and transmits to the Congress a notice stating that the emergency is to continue in effect beyond the anniversary date. In accordance with this provision, I have sent to the Federal Register for publication the enclosed notice stating that the national emergency declared in Executive Order 13536 of April 12, 2010, with respect to Somalia is to continue in effect beyond April 12, 2013. On January 17, 2013, the United States Government announced its formal recognition of the Government of Somalia. The United States had not recognized a government in Somalia for the previous 22 years. Although the U.S. recognition underscores a strong commitment to Somalia's stabilization, it does not remove the importance of U.S. sanctions, especially against persons undermining the stability of Somalia. For this reason, I have determined that it is necessary to continue the national emergency with respect to Somalia and to maintain in force the sanctions to respond to this threat. Sincerely, BARACK OBAMA
  19. Cambuulo iyo bun;934914 wrote: OK all of you enough. I made it all up. I was bored so i wanted to create a heated debate. I want to to apologize to everyone who got offended. walee waxaan Islahaa markaan aan arkey this topic. qofkaan waa been low ama was tii Sheekha Sh. Siciid Raage from Canada ka hadleyey mu'Tamarka, ka socoto Oslo Norway hada. sheekha waxuu ka sheekeenayey qiso. la mid ah tan cambuulo soo Qorey. wiil soomaaliyeed of rabey inuu guursado gabar soomaliyeed la soo furey, Oo nin cadaan ah revert ah soo furey. Ninkaa cad waxuu ku guursadey gabadhaas boonbalo. Or 0.20 cent. Lakiin Wiilkii soomaliyeed waxaa lagu yiri $20000 dollar keen.
  20. xiinfaniin;931715 wrote: The Zack, You should have allowed Mawlaanaa Xaaji Xunjuf to finish his wicked prayers :D
  21. D.O.C;928962 wrote: Our hearts are as soft as bubble and I wish we could help but when those whom willing to help and support endure torture or killing from Somali and AMISON soldiers, whose blame is it?.... I think we know now. waalaal qofwalba haduu sidaada camal ahaan lahaa dhibtaan ma aysan dhici leheen. Aniga waxaan ka hadlayaa guud ahaan , hadaan nahey umada ku nool Planet Earth siiba somalida.
  22. "Doofaar weligii ma daahiro" mooryanta, Apho,waranle, haka walwalina ninmankaan waa niman geesinimo lagu yaqaano. waa nimankii talyaaniga cashar u dhigey beshaa B***maal horumuud ka ahaayeen waxayna gumeysiga kala hortageen dagaal kulul . oo Talyaanigu faraha uga gubtay weeraradii gobanimadoonka ahaa. geerida waxey dhibeysa nin ka dhoof ku yimid Marka cadeey.
  23. waabe yaabey sidey ku dhacdey ileen Mareykanka oo Soo Farageliyey Khilaafka Ka Taagan Arrimaha Jubbooyinka & Danjiraha Mareykaanka oo Saddex Habeen Muqdisho Ku Hoyday (Warbixin) Muqdisho (RBC) Khilaafkii u dhexeeyay dawlada federaaalka iyo maamulka ku-meelgaarka Kismaayo ee ku saabsanaa dhismaha maamul loo sameyn doono deegaanada Jubbooyinka ayaa hadda waxaa ugu dambeyntii soo faragelsay dawlada Mareykanka oo rabta in arrinta xal laga gaaro, sidaasi waxaa Raxanreeb maanta u sheegay sarkaal ku dhow Villa Soomaaliya. Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya James Swan ayaa tan iyo maalinimadii Isniinta ku sugnaa magaalada Muqdisho isagoo kulamo la yeeshay madaxweynaha, raysul wasaaraha iyo saraakiil dawlada ka tirsan oo dhammaantood uu kala hadlay arrimaha Jubbooyinka iyo mowqifka ay ka taagan tahay dawlada qaabka loo yagleelayo maamulada gobollada gaar ahaan gobollada Jubbooyinka. Il wareedka ayaa sheegaya in Danjire Swan oo madaxweynaha, raysul wasaaraha iyo wasiirka arrimaha gudaha ka xogwareystay sidii ay ku soo bilawdeen qorshayaasha maamul dhisida ee laga wado gobollada Jubbooyinka, iyadoo dhanka kalana la isla soo qaaday arrimo dhan amaanka gobolladaasi ku saabsan oo ay ku jirto iska horimaadyo dhowaan ka dhacay Kismaayo kuwaasoo la sheegay inaysan u adeegeynin amaanka guud ee dalka iyo xasiloonida. Danjiraha Mareykanka iyo masuuliyiintii la kulmay ee dawlada ayaa isku waafaqay in dawlada ay qaadato hogaaminta qorshaha maamul sameynta dhammaan gobollada dalka ee aan hadda ka jirin wax maamul ah, waxayna dawlada dhinaceeda ku adkeysatay inay rabto in hawlaha socda laga qeybgaliyo dhammaan beelaha deegaanka iyadoo dawladu ay ku caawineyso illaa afar mashruuc oo ay ka mid tahay dhismaha saldhigyada booliska, dugsiyada waxbarashada iyo taageerosiinta maamul kasta oo dadka ay soo doortaan. Dawladu waxay ka cabatay in dawlada Kenya, oo ciidamadeeda ka midka ah AMISOM ee ku sugan Kismaayo aysan u adeegeynin danaha dawlada Soomaaliya taasina ay abuuri karto dhibaato amni oo hor leh, arrintaasi oo danjiraha Mareykanka sheegay inuu kala hadlayo dawlada cusub ee Kenya iyo madaxda ciidamadooda. Saacid oo Kismaayo tagi doona Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa u sheegay danjiraha Mareykanka markii uu la kulmay inuu rabo in isagu [raysul wasaaraha] iyo wafdi uu hogaaminayo ay dhowaan booqdaan magaalada Kismaayo, booqashadaasina ay noqon doonto mid dhabbaha u xaarta dib u bilaabida shir ka ballaaran midkii horey uga furmay Kismaayo kaasoo raysul wasaaruhu ku micneeyay “mid dadkoo dhami ka soo wada qeybgali karaan”. Dawlada Mareykanka iyo dawladaha reer galbeedka ee taageera dawlada federaalka Soomaaliya ayaa beryahanba walaac ka muujinayey arrinta Kismaayo, walaacaas oo sii kordhay markii dawladu ay ku dhawaaqday inaysan aqoonsaneyn shirka Kismaayo ka furmay 28-kii bishii Febraayo iyo warar tilmaamayey in xiisado colaadeed ay ka soo cusboonaadeen gobolka. Faragelinta dawlada Mareykanka ee ku aadan arrimaha Jubbooyinka ayaa la rajeynayaa inuu soo afjaro ismariwaaga ka taagan maamul dhisida Jubbooyinka ee beryahan dambe sida weyn loo hadalhayey waxaase ilo wareedyadu sheegayaan in ugu yaraan madaxda dawlada loo sheegay wax ay ku qanci karaan oo ku aadan go’aankii ay horey ugu dhawaaqeen. RBC Radio http://www.raxanreeb.com/2013/03/mareykanka-oo-soo-farageliyey-khilaafka-ka-taagan-arrimaha-jubbooyinka-danjiraha-mareykaanka-oo-saddex-habeen-muqdisho-ku-hoyday-warbixin/comment-page-1/#comment-262848