Ciyaal Facili

Nomads
  • Content Count

    99
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ciyaal Facili

  1. ilaahay ha u naxariisto ciyaalkaas yar yar. samir iyo iimaan allah ha ka siyo, walidiintii dhaley:(. Man made problem After 22 years the result is our heart has turned to stone which nothing can penetrate or reach. The person whose heart is hard will not be moved by reminders of death or by seeing deceased persons or funerals.
  2. Kismaayo(RBC Radio) Waxgaradka gacanta ku haya shirka maamul u samaynta gobolada Jubooyinka iyo Gedo ee ka socda magaalada Kismaayo ayaa waxaa la sheegayaa in maanta shir ay kaga arinsanayaan sidii ay R/W Saacid ugu soo dhaweyn lahaayeen shirka Kismaayo ku yeeeshay magaalada Kismaayo Macalin Max’ed Ibraahim oo ah gudoomiyaha gudiga farsamada maamul u samaynta Jubaland ayaa sheegay in shirka maanta looga arinsaday dardar galinta shirka ka socda magaalada Kismaayo ee maamulka loogu samaynayo gobolada Jubooyinka iyo Gedo. Kulanka maanta ay yeesheen hawlwadeenada shirka maamul u samaynta Jubaland ayaa waxaa sidoo kale la iskula soo qaaday soo dhaweynta R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya oo lagu wado inuu gaaro magaalada Kismaayo maalinta sabtiga ah ee soo aaddan. R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa la filayaan inuu la wareego hogaaminta shirka maamul u samaynta Jubaland ee ka socda magaalada Kismaayo wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ayaa ku waramaya in dowlada Soomaaliya iyo qabanqaabiyaasha shirka Kismaayo ay gaareen is afgarad buuxa oo ku saabsan doorka dowlada Soomaaliya ee shirkaas. Dowlada Soomaaliya ayaa hore dhowrb jeer u cadeysay fikirkeeda ku saabsan shirka maamul u samaynta jubaland waxayna ku tilmaantay mid aan sax ahayn oo loo maray wado qaldan iyadoona gaashaanka u daruurtay balse waxaa hada muuqata in isfaham buuxa uu dhexmaray waxgaradka ku hawlan shirkaas iyo madaxda ugu sareysa dowlada Soomaaliya. RBC Radio http://www.raxanreeb.com/2013/03/shirka-kismaayo-oo-la-qorsheynayo-in-hogaamintiisa-lagu-wareejiyo-dowlada-soomaaliya-rwasaare-saacid-oo-lagu-wado-inuu-gaaro-magaalada-kismaayo-maalmaha-soo-aaddan/
  3. " frameborder="0" allowfullscreen> Ilaahey baa mahad iskaleh.... Ka nax oo naftaa waa
  4. admin i was trying to post this to the General section and delete this please
  5. admin delete this thread please to many of them. i wanted to post this thread to the general section
  6. muqdisho waa 16 toban degmo kuli waxaa haysto hal qabiil taas ma laga hadlo inta kismaayo laga hadlayo. Nin xaraan ku naaxey, kufsi iyo dhac ayaa maamul ii sheegaya sida loo suubiyo. waxay caado ka dhigteen in hadii maamul la dhiso moodeen in iyagu maamulka ay leeyihiin. nin ku naaxey xaraan 23 sano la soo dhaafey miyaaad wax ka sugeysaa, adigaa waalan hadii aad wax ka sugeysid
  7. Nin Yaaban kan ayaan ku daray. malika kan waa madow yahow. Man who tried to pay for fish and chips with a gun is jailed for seven months after beating up his girlfriend Omar Ali, 23, offered staff at Podsmead fish and chip shop a gun as payment http://i.dailymail.co.uk/i/pix/2013/02/04/article-2273156-174AC5D7000005DC-374_306x423.jpg http://www.dailymail.co.uk/news/article-2273156/Man-tried-pay-fish-chips-gun-jailed-seven-months-beating-girlfriend.html
  8. Coofle mubruuk( wali bariiskii mala cunin) hadaan taladeyda ku siiyo waxaan ku leeyahey, 30,40,50 am 60 sano hadaad gaartid inshaa allah waxaad ka fakeri doontaa inaad guursatid iyo ciyaal koris aad bilawdo adigoo oo da"ah. markaa waxaa ku leeyhaye sidii uu Juxa yiri madax madax ulagal. Ilaahey baa og waxa dhici doono beri. Tan kale 50% bacda waxa ku jira mataqaanid waxaad garan doontaa markaad guursatid.
  9. sheeko gaaban Odey wadaad ah ayaa maalin maal maha ka mid ah ayaa will ardeydiisa ka mid , wuxuu siiiyey xulbad. wiilkii markuu cabey. odeygii waxuu ku yiri. macaslaam aqalkeyga ayaan u hoyanayaa. wiilkii intii lagu kacey gabadhii boyaasada aheed buu qabsadey, gabadhii qaylo ayey ku dhufatey waa wareey. aqalkii waxaa ka soo boodey odaygii.......wuxuu arkey wiilkii oo qawan. odaygi wuxuu ku yiri wiilkii waryaa bax, bax waryaa wiilkii waa dhaqaaqi kari waayey. odaygii waxuu yiri shaqadiisa anigaa ayaa aqaano ii daaya. Ak47 intuu la soo baxey oo xabada cirka u ridey ayaa wiilkii cararey.
  10. OBA iga raali noqo jawaabtaada ma fahminin.........ma waxaad ka wadaa since Adam iyo Xaawo
  11. oba hiloowlow;915122 wrote: Well the city consist of four districts, Horseed,Buulo sheikh,Hanti wadaag and Kulmis. There is 4 different clan's living in Jowhar such as Unuka,Bantu,Camel lovers and Reer buulo burde(hiiraan). The jowharians are known to be hardworking people and the city is famous for its ''beero'', business and livestock. the situation is very good since the government took over it a lot of houses are being built, new hotels are being built, the business is thriving. A great friend of mine described the people of jowhar as '' dad mudo hurdaayay oo hurdada kaso toosay'' su'aal Oba Oo beesha Unuka goormey soo degeen jowhar.
  12. hilbaha ay cunayaan ha iska dayaan. hada waxaaba la cunaa dhurwaa ka-daroo dibi dhal.
  13. lol faroole hadey maqlaan dhiikar ayaa ku dhaca. ilaahey ha caafiyo. Walee faroole ajar badan ayuu shaqeystey.
  14. Berlin Wall ayaan ka dhiseynaa from Gaaalkacyo waan xireynaa the border hadey nagu kacdo. Jubbaland na kor ayaan ka soo xireynaa. Noolow Mudane Faroole. Marriage from hell balaayo somalia ha guursato.
  15. masawir waa hore ayaa dhici karta iney tahey lakiin waxaa dhici karta dad yar iney isku soo baxeen oo mudaaaharaadaya
  16. waa la soo dhaweeyey Wafti uu Hogaaminayo Gudoomiyey Kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka Puntland oo isagu Jira Golaha Wasiirada iyo Wakiilada oo Maanta lagu soo Dhaweeyey Buuhoodle una yimid inay Furaan Xisbiga Muxaafidka ee Horseed...
  17. sidii North Korea suubiyan printing your own promissory of notes suubiya if you want to get rich...... lacagey lacag yeysan ku guumeysan. "monetary system backed by nothing more than the faith and credit of individual governments a pure fiat system"
  18. nin aduun joogo maxaa aragti kuulaaban, ma sidaan ayaa kuu danbeeysey raysul wasaare. runtii anigu tageerayashadaa ayaan ahaa waana kaala han waynaa meeshaad is dhigtay maanta. sababtoo ah arinta "Maamul u Sameynta Gobollada Iyo Degmooyinka Dalka" waa arin xasaasi ah sidaad u ogtahay ba. raysul wasaare. waad kula deg deg tey arintaan.
  19. waxaan qabaa mudaharaadayaashu xaq ayey u leeyhiin aragtidooda in ay soo bandhigaan, hadii aan ka gudbo waxaa soo xasuustey "Qabyo 2 II sangub nakruuma fartuun birimo" on wards 2:30 lol
  20. "been danbe dadka lagu seexin maayo" maanta waa maalin mugdi u ah shacabka reer somaliland runtii.......waxaani leeyahey ha quusanina walaalayaal
  21. Wadani;908463 wrote: Let him adress both issues, but I definitely agree with u and Blessed that the rape should be a much much greater priority. Rapists should be given a swift trial and killed by a firing squad if found quilty. the victims ayaaba la xirey iskaba daa the rapists halkaan hoose ka aqriso, adiguna waxaa ka hadleysaa " swift trail and be killed by firing squad" waa sheeko riyo ah. http://www.raxanreeb.com/2013/01/fadeexad-booliska-muqdisho-oo-haween-maalintii-labaad-ku-haya-xabsiga-cid-da-iyo-masuuliyiin-maanta-booqatay-maxaa-loo-heystaa-haweenkaasi/
  22. Jubbaland alarm clock ninkii aan ku kacinin..waa nin hurda ama sleeping pill ayey sharaabka ugu dareen.
  23. Oba I know that, You know and I know,waanu isnaqaanaa hadeynu nahey soomali run ama been, the old the neighbourhood has changed. there are many cases where people tried,but failed to get back their houses even though their only evidence was a family friend from old neighbourhood.