Ciyaal Facili

Nomads
  • Content Count

    99
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ciyaal Facili

  1. Oba what about those who lost their documents or fled or forced to leave .
  2. war ilaahey ka baqa dadka waxooda u soo celiya !! adeer dadkaad aad ku leedahey ii soo celiya hantideyda waa moryaan, Ilaahey baa kajaridoono inshaa allah, dambiilaha hantidaada biliqeystey. Fasbir sabran jameela "So be patient with gracious patience" sidaa la rabaa in lagu heshiiyo, hadii waxaan oo kale wax laga qaban.
  3. Ngonge Madaxwaynaha wuu akhrin lahaa bugaag taas lakiinse intuusan akhrin madaxwaynaha wuxuu rabaa inuu ogaado, ragga qorey bugaagtaas midkood ma noqdey Madaxwayneh, Mooge lol Abwaan ka dhaadhici Mooge iney dalka iyo dadkaba u fiicantahey inuu Madaxwaynaha bugaag akhristo.. Mooge ra'yigiisa wuu dhiiban karaa, waana nin ka walwalsan sidey dalka ay ku socoto hada.
  4. Sidee Madaxweyne Xasan Sheekh u Qaataa 20 Saac oo Xafiiska uu Fadhiyo Maalin Kasta, Muxuuse Dareemayaa? Sol dadka ku jira can you suggest good books uu Madaxwaynaha akhrisan karo. Madaxweyne Xasan wuxuu wargeyska u sheegay in aroortii laga bilaabo 6:00 subaxnimo illaa 7:30 inta uu ku sugan yahay gurigiisa oo aan ka baxsaneyn xeyndaabka Villa Soomaaliya inuu akhriyo buugaagta iyo kutubada ay qoreen dad aqoonyahano kala duwan uuna jecel yahay inuu wax ka kororsado. “Waxaan akhriyaa kutubka la yiraahdo “Dhakhtarkii Guriga” ee uu qorey raysul wasaarihii hore ee Malaysia Mahatir Mohamed oo ahaa ninkii isbedelka dhaqaale u horseeday wadankiisa.” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud. Wuxuu kaloo madaxweynuhu sheegay inuu akhriyo buugga kale ee la yiraahdo “Dib u Hagaajinta Wadamada Fashilmay” kaasoo ay qoreen labo nin oo qoraaya ah oo lagu kala magacaabo Ashraf Qani iyo Clare Lockhart. http://www.raxanreeb.com/2013/01/sidee-madaxweyne-xasan-sheekh-u-qaataa-20-saac-oo-xafiiska-uu-fadhiyo-maalin-kasta-muxuuse-dareemayaa/
  5. oba hiloowlow;903364 wrote: Looking good Kismaayo,beledweyn,Jowhar,Marka,Baydhabo,Muqdisho,Boosaaso,Gaalkacyo etc Maxaa uga tagtey Berbera,Hargeysa,Burco and Borama.
  6. "anigu abeeso cagaleey iyo dabagaaley noqon maayo walaaley i daa" hahahahahaha very hilarious, thanks for sharing
  7. Ambassador;901364 wrote: Disarming Somalia is not a solution and if anything, it'll give our arch enemies, who also happen to be our neighbors, the upper hand. In an ideal world, such idea would work but when you have got neighbors who don't like you and who constantantly plot your downfall, the worst you can do is disarm yourself. Let's assume that peace will eventually prevail within somalia but who guarantees you peace from Ethiopia? I think establishing a very strong national army is the way to go. Somalia needs to have the military capacity to protect and safeguard itself and its boarders. Anagaa ayaa cadow isku ah, waliba is neceb, yaa dadka kale la'eedeen. Waad la socotaa waxii dhacey. Hadey jubbaland,Somaliland,Puntland,Galmudug,Ahlu Sunnah,iyo Somalia la hubeeyo, waan ognahey waxa dhici kara. Marnaba haka yaabin, midkood inuu kan kale u naxariisto. Your solution is "establishing a very strong national army"...sidaa lagu suubin karaa? waa su'aal fiican runtii waxey u baahantey daraasad cusub ama cilmi baaris laga suubiyo.
  8. war ilaahey mataqaanaa orod oo somalinet ku noqo........oo na daa. Meshaan waa xarunta dadka waawayn. maandhow orod oo na dhaaf.
  9. Runtii the 10 million inhabitants ayaan yaa allah ka taagan nahey in dadkaan xabada laga guro........iska ba daa in la hubeeyo. shacabkaan waa dad dhiikar qaba, oo xanuusan..oo medical attention,cunto iyo education u baahan. naga daaya Hubka hada . somalia waa iney ku biirtaa the list of countries without armed forces. sida iceland, Panama ,Andorra
  10. Oba waxna ha walwalin saxiib join the club ...waxey igu bilaabatey anigoo jiro 16 sano . by the time I was 18 I bought a shaver.. 10 years ayaa ka soo wareegtey... waxna ha walwalin Tips 1. avoid cheap brands 2.Philips and braun are the best out there. at the moments waxaan isticmaalaa Philips cheap but does the job well! http://www.argos.co.uk/static/Product/partNumber/4438867.htm........... ila soo hadal if you need tips how to shave.....
  11. Jubbaland duushey oo socotey....qabashano maleh.... siduu yiri ninka la yiraahdo "Somalia" ninkii ku hurdo beelo arinta Jubbaland adigey ku jirtaa.... hurdaada haseegin
  12. Carafaat;892965 wrote: onwards 0:40 markaan arkey this video waxaan soo xasuustey video aan waa hore ka daawadey youtube almost similar Hijab Disco in Yemen
  13. Ilo wareed ku dhow Villa Soomaaliya ayaa Raxanreeb u sheegay in saaka markii wafdiga madaxweynuhu isu diyaariyeen inay u duulaan Nairobi lagu soo wargeliyey in dawlada Kiinya aaney diyaar u ahayn qaabilaada madaxweynaha Soomaaliya, sababo lagu tilmaamay dhanka farsamada darteed sidaasi awgeedna waxaa qoraal la soo marsiiyey safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa lagu soo wargeliyey in dib loogu dhigo booqashada madaxweynaha Xasan DSheekh Maxamuud ee Kiinya. http://www.raxanreeb.com/2012/11/xog-madaxweyne-xasan-sheekh-oo-dib-ugu-laabtay-muqdisho-kadib-markii-kiinya-ka-cudurdaaratay-inay-qaabusho-iyo-guddigii-maamul-u-sameynta-jubbooyinka-oo-muddo-qabsaday/ war meesha amuur ayaa ka dhacdey amey kenya ka tahey revenge
  14. Wadani;892883 wrote: Luqadda laftigiisa ma hubtaa in lawadaago? Kolayba anigu wixii mudug ka hoosaya af-jinni baan u aqaan hahahaa waad iga qoslisey .su'aal fiican.. taas jawaabteed makuu hayo ..runtii xaq ayaad u leedahay inaad sidaa dareentid......kaba soo qaad af Maay-Maay.....dhib bey kugu tahey inaad fahantid sax?....
  15. 1:11 Kulahaa aniga iyo adiga wakhtigii walida ayaan ku jirney kkkk Odaygaan wuu isku nexyaacey.... Abukaati ayaan ahey iyo waali ma is galaan..... Runtii beenta ma fiicno,,,, hadaanu nahey somaali...waxaanu nahey, 1)umad kale duwan, 2)qabaa'ilo kale duwan, 3)isku naqan aanu aheen,........ Markaa yaan lagu marmar siyoobin inaanu nahey isku dad, iyo isku naqan,,,,,, waxaanu wadaagnaa keli diinta islaamka iyo luqaada
  16. Habar fadhida lagdin la fududaa.. meesha hala is keeno, waliba wafdi ha u diraan ka baxa london to kismaayo
  17. Somalia;890204 wrote: You and I can become best friends. Isku Xisbi ayaanu nahey...gacanta ayaanu isqabsaneynaa lol
  18. Yunis;890195 wrote: ^^@Ciyaal, wlc – I see you’re already mad at the world, that is the right frame of mind in here. There are two types of HAGs, an online farce group setup by a snake oil car-dealer named Liibaan Gabeyre out in Canada and more insidious HAG of pseudo-intellectuals that have been streaming into Xamar ever since Pres.Xassan took office which I suspect Abdiqaasim is a member off. thankz sheekadu waa mid halis u eg....waa ha igu soo cararin .. Yunisow waxaan rabaa inaan u shaqo tago HAG ...war miyaad ka haysaa sidaan ugu biiri lahaa Xisbiga HAG
  19. waani salaamey try it agian Cabdiqasim salaad ........ma shaley buu moodey inaanu siyaasada iskuulka aanu ka soo baxney.... HAG= the shadow government they want to divert the attention of the people............
  20. Nin -yaaban waan ku salaamey Cabaar ayaan kor ka daawanayey this topic.......saxiib please kale saar dadka, waxaad tiraahda waxuu ka soo jeeda Puntland,Somaliland,Galmudug,Ximan iyo Xeeb ama Jubbada.......ileen culeyskaan wayn waa in loo kala qaybiyaa shacabka soomaliyeed.