Macallinka

Nomads
  • Content Count

    1,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Macallinka

  1. Gudomiyaha Ahlusunna Gobolada Konfureed Sh Maxamed Aw-libaax ayaa waxaa uu marki ugu horaysay ka hadlay Ciidan dhawaan soo garay Magaalada Kismaayo islamarkana qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Jubboyinka ay ku sheegen in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab. Gudomiyaha Aw-libaax ayaa waxaa uu sheegay in Ciidamadaani ay yihiin Ciidamadii dowladda Soomaaliyeed ee loogu talagalay Jubbaland loo soo tababaray ee Kenya lagu soo tababaray Islamarkana ay ku soo dhaqaaqeen Amar rasmi ah oo ay ka heleen Saraakisha Ciidamada. Sh Maxamed Aw-libaax ayaa waxaa uu intaasi ku daray in manta ay wada hadleen Masuliyiinta Maamulka kmg ah ee Kismaayo iyo saraakisha Ciidamada Amisom islamarkana ay isla garteen in Ciidamadani ay gudaha galan Magaalada Kismaayo kana qayb qataan sugida Amaanka Kismaayo. Dhanka kale Gudomiyaha Ahlusunnada Konfureed Sh Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax ayaa waxaa dhaleeceyn dusha uga tuuray Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo Ciidamada Rasmiga ah ee Jubbaland ku tilmaamay in ay yihiin Argagixiso, "Waxaan aad uga xunahay hadalka ka soo yeeray Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo gaf weyn u gaystay Ciidamada mudada sanadaha ah duurka ugu jiraay sidi Gobolada Jubboyinka iyo Gedo uga xoreyn lahayeen kooxda Al-Shabaaab" Xildhibaan Cabdirashiid Xidig waxaan ka dalbanaynaa in uu raaligalin ka bixiyo hadalka ka soo yeeray ee uu ugu gafay Ciidanka Jubbaland waxaanu lenahay Xildhibaan horseed ha u noqon burburinta iyo kala daadinta Shacabka Jubbaland. Ugu danbeyn Gudomiyaha Maamulka Ahlusunna ee Gobolada Konfureed ayaa waxaa uu sheegay in ay bari ku soo wajahaan yihiin Dagmada Doolow ka dib na ay u soo ababixi doonan Magaalada Kismaayo. Maxamed Cabdi Cali Garbahaarey, Gedo.
  2. lool@ D-block.......The magic word, u only hear it markii la isku awr kacsanaayo. Fiiri caqli xumadaaa, Kenyaan baad dabada ku wadataa ana waad ila yaabaysaa markaan Dawladaydii dabada la galo .....Cajiib
  3. Kenyata will win when he reaches 6m - that constitutes 50% + 1
  4. lool @ he is a joker. wuxuu ogyahay ma leh
  5. Correction: The number of the troops are 300 men....I had to call Kismaayo to confirm. Also, the Raskamponi camp wanted to attack at least two times but the Kenyans had to intervene. @Xiin Apparently Alshabaab knew all their move so they let them go wishing for a clash.....!
  6. Corneal Cabas is well known figure in Jubba areas, he is leading 1,000 well trained Government soldiers, they are currently at airport area.
  7. For few second i was reading this : Obama supports the Jubbaland initiative
  8. lool@AUN. War miyaydan ogayn inuu ninku Jesus ilaah u aaminsanaa? He might have done good things for the poor ppl in his country but still was un-beleiver and we know where unbeleivers belong to .....Jahanama so stop being so naive guys !
  9. These so called artist are like a call box whoever pays them they will sing for, so am not surprised they are at the worst warlord's house entertaining him .
  10. Beautiful pictures .......ishii bugtaay ku bikaacso.......Kanaxoo fafta waa
  11. Reer Gedo's position is clear......which is "let's not rush this let the remaining towns liberated before we embark on creating this admin" At the moment the Garbahaarey conference is still on going, one hopes the outcome will be one that is not rushed .
  12. Turky are busy building pavements before they commence on build roads. Today all the illegal Kiosks around the ports have been demolished with no incident. Major project currently on going: Dikfare hospital Turkish Childrent Hospitals Roads Street lights (These solar lights are changing xamar's night life ) Dahabshiil bank Countless private sectors projects (everywhere you look a hotel , building, house is being built ) I have spent 10 days in Xamar Cadeey and it was paradise on earth. ilaahay ha u ziyaadiyo inshallah.
  13. Beautiful, lets hope the conference will be one that solves problems not one that creates more problem in those regions inshallah.
  14. ^Reer waqooyi are on board coz they are against Xassan Skhiikh so they welcome anything that makes him uncomfortable Have u not seen the way OOdwayne change the defeated-lot word to looters lool he is angry ! By the way I have met lots of Qowdhans in Mogadishu way soo yaaceen :cool: Mar dhawna Siilaanyo iyo reer burco ayaa imanaya .
  15. lol@the title. Xiin you are on fire these days . Bal u kaadi shirku ha dhamaadee waa intaasay is qaban waydaa salaaduye:D Horta waxaan ku waydiiyay shirku intuu soconaya? qaab noocee ah ayaa wax loo qaybsanayaa?
  16. Mooge;922595 wrote: ^^just don't drag an entire clan into your filthy conversation next time. that is all ninyoow. We all talk my clan this my clan that sxb wax kale meesha maba lagu hayo but lets respect hooyooyinka iyo ragaq xaaskooda. .
  17. nuune;922215 wrote: ^^ Oodka , our Gabbal and Macalinka had different view, Gabbal supports Jubbaland whereas Macalinka position can be read in that long post, he is clearly advocating for a clan warfare, and that is the sad part of his post, at least that is what I read from his post: 'nin raga hadaad tahey iska key celi ha barooranin' is what his post reads!! Nuune where am I advocating dagaal? Bal dib u akhri I stand corrected if you point out where am advocating dagal? Mise you falling for the corrocodile tears too ? As for Mooge you can't be ingaged as long as you drag wives and moms into the conversation period.
  18. 2007 ! that is a long time . Most of these ppl are no where to be seen .
  19. loool@Zack. Duqa reer Puntland inay gurbaanka idiin garacayaan way iska cadahay. Anigu wax badan oran maayo haduu dagaal ehli ka dhaco saamaynta ugu wayn waxay ku dhacaysaa waa anaka. Sheekadaan all over suddenly ah xuquuqda D-block baanu raadinaynaa waa film aan meelna jirin ragaan anakaa kaa naqaano sxb ee tartiib dagaal wax fiican maha. Si ragnimo ku jirto aan wax u qaybsano oo ay san ahayn dagaal ayaa ka dhalanaya meesha. As for Dhuusamareeb.........Caadi waaye demographic wuu is badala waa la isbarakiciyaa, Abwaan ayaa dabada xabad iga soo galiyay. Xataa Cadaado waa la iga soo xoogay, Gudoomiyaha xamarwayne waa nin Cadaado kayimid waxaasi waa caadi . Mana iga maqlaysid anoo barooranaya sababtoo ah ragnimada kamid maha waxaad xabad ku waysay inaad baroor ku raadisid looool Xalaa calayk aan dhahay waan ka socday (bal MMA taas ka dhaadhici camal - he will forever moan about bardhere but the reality on the ground will never change )
  20. There will never be jubbaland . Its all gimmick and volatile coz some people will never be happy and the ppl that will be affected in the end will be the locals.
  21. ^ MMA meelkale ay oga dhagantahay lol dhadoow uu rabaa inuu la soo istaago hada kooyi oo meelkaan ku maqnaa loool War dhambarkaada xagso waraa