Macallinka

Nomads
  • Content Count

    1,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Macallinka

  1. lool Dabo amxaaro muu saas ugu dhimanaa
  2. Xamar is back to its glory . Maashallah
  3. looll@maadeey waa laga jaraa sxb ninka shaqadii aa kabadatay markaasay timihii ku baxeen .
  4. ^He is a live and kicking and working for his people :cool:
  5. Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa shalay galab kormeer ku tagay labada wado ee Muqdisho looga soo galo dhinaca koofureed iyo waqooyi, halkaasoo fariisimo ku leeyihiin ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM. Ra'iisul Wasaaraha oo ay wehliyeen Wasiirka Arrimaha gudaha, Abaanduulaha ciidamada xooga dalka, Taliyaha booliska, Kusimaha gudoomiyaha gobolka banaadir iyo saraakiil kale ayaa ugu horeyn waxaa uu ciidamada ku sugan aagaas uga mahad celiyay sida ay ammaanka u sugayaan. Koontaroolada uu kormeeray Ra'iisul Wasaaraha ayaa kala ahaa Ex Koontarool Afgooye oo dhowaan isbaaro muddo tiil, gaadiikanada lacago looga qaadayay laga qaaday iyo dhinaca Maslaxa ilaa Darmooley ee duleedka Suuqa Xoolaha. Ra'iisul Wasaaraha ayaa kulan uu la qaatay saraakiisha ciidamada waxaa uu ku amaanay sida ay ugu heelan yihiin habeen iyo maalin difaaca dalkooda iyo dadkooda. Kormeerkan ayaa noqonaya kii u horeeyay ee Ra'iisul Wasaaraha ku tago koontaroolada laga soo galo Muqdisho, iyo fariisimaha Ciidamada dowladda ku leeyihiin, tan iyo markii loo magacaabay xilka bishii October. Xukuumada Soomaaliya ayaa maalmihii u dambeeyay waday dadaalo dhinaca ammaanka iyo sidii Caasimada Muqdisho nabadgelyadeeda u xaqiijin laheydn, waxaana dhowaan lagu guuleystay in la qaado jidgooyooyin yaalay Muqdisho iyo nawaaxigeeda oo gaadiidka si sharci daro lacago looga qaadayay.
  6. Abwaan;892618 wrote: Shalay iyo maanta....shib...shib...shib...shib....sheekaan haayaa....shib....shib.... shib....shib....meelaan ku sheegaan rabaa! Soo tuf warka ninyahoow lool
  7. Carafaat can you believe i was gonna post a thread like that Cajib. I love this mix is nice . Check this one out:
  8. Ninyaaban these guyz look scary man ! soo quf sxb lol
  9. horta are this rebel from Ruwanda ethnically ? they are very tall and look like Ruwandis am confused with these groups fighting in Congo.
  10. ^ Wuu imaanaa inshallah ee haloo daayo dadka meesha dagani inay samaystaan maamul loo dhanyahay oo qofna banaanka looriixaynin
  11. Abwaan;890795 wrote: Aamiin. Macallinka, are you in Nbi now? Thanks haa halkaan ayaan roogaa
  12. lool Waxaan maqli jiray markaan ciyaalka ahayn oo banooniga naloo diido waa BANAD oo ciyaarta oo dhan la joojiyo. Marak hada Abtiyaashay ma waxay rabaan inay wax banadaan Abwaan Maamulka ciyaarta ka daaya Jubbaland waa duushay
  13. Garrisa is burning tonight - Allow sahal amuurah. Am talking about the actual Garrisa not Garrisa Lodge!
  14. lol Ali madoowe and ahmed madoowe. Abwaan meeshu waa tartan, i believe that the new MPs for this administration will be selecting the leader if I am not mistaken so is up for grabs.
  15. Kn: Kama hadlayno Axmed Madoobe, waa Cali Maxamed Xassan (Cali Madoobe), taliyihii hore ee ciidanka Police-ka Soomaaliyeed xukuumaddii Cabdirashiid Cali Shar’maarke, iyo safiirkii dalka Soomaaliya ee dalka Tanzania, illaa muddo dhowna la hadal hayay in uu u sharaxanyahay safiirka Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika. Haatan Cali waxa uu ku suganyahay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose, halkaasi oo uu kaga jiro olole uu ku doonayo in uu ku noqdo madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland ee halkaasi la doonayo in laga dhiso. Jeneraal Cali oo ka mid ahaa gudiga farsamada maamul u samaynta Jubbooyinka ayaa xilkaasi isaga tanasuley kadib markii Igad ay soo rogtey shuruud ah in qofkii gudiga ka mid ah ee xil doonaya uu ka tanasulo gudiga, isla markaasina muddo loo qabtay, mudadaas oo hadda dhamaatay. Cali Madoobe hadda waa ganacsade, wuxuusa leeyahay shirkad gaar uu u leeyahay oo xagga amaanka qaabilsan, iyadoo ciidamadiisa ay ka hawlgalaan caasimadda, waxayna waardiyeeyaan ama amaankooda sugaan hey’adaha iyo cid allaale cidii kireysata, waxa ayna shati ka heeysataa wasaaradda arrimaha gudaha. Cali kaliya ma ahan dadka ka tanaasuley gudiga farsamada musharxinamadooda dartood, Kn waxa ay ogtahay ugu yaraan labbo qof oo kale oo gudiga ka tanaasuley damac ay ka qabaan xil sare oo ay ka qabtaan Jubbaland. Sidoo kale Cali ma ahan taliyaha kaliya ee qeyb ka mid ah ciidamada qalabka sida ee qaranka ee damac siyaasadeed ka leh gobolada Jubbooyinka, waxaa arrinkani ku wehliya Jeneraal Maxamed Warsame Darwiish oo ahaan jirey taliyihii ciidamada nabadsugida dalka dowladdii Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Dadka Kismaayo ku sugan ee madaxweynenimada Jubbaland damaca ka qaba waxaa ka mid Prof. Maxamed Cabdi Gaandi, wasiirkii hore ee gaashaandhiga Soomaaliya, oo mar taageerayaashiisa u doortey madaxweynaha maamul goboleed la magacbaxay Azania oo loogu talogalay inuu ka shaqeeyo sedexda gobol. Gaandi hadda waa xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, waxana uu ka midyahay saxiixayaasha geedi socodka nabada Jubbooyinka iyo Gedo. Sheekh Axmed Maxamed Islaan oo hadda ah gudoomiyaha maamulka kumeelgaarka ah ee Kismaayo ayaysan isagu arrimihiisa kala cadayn, walina ma uusan soo bandhigin damiciisa siyaasadeed, balse dad badan waxa ay u arkaan in uu abaarayo kursiga ugu sareeya. Dadka kale ee xilalka sarsare ka doonaya maamul goboleedka waxaa ka mid Col. Cabaas Gureey (Cabaas Talxe) oo todobaadkan soo gaaray magaaladda Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo illo wareedyo ay noo sheegeen in uu ku jiro xusul duub siyaasadeed oo uu ugu tagayo magaalada Kismaayo si uu wadaxaajoodka qeyb oga noqdo. Col. Cabaas waxa uu ka midyahay taliyeyaasha ciidamada dowladda ee gobolka Gedo. Inkasta oo uu kolhoraba biloowdey ololaha loogu jiro xil ka qabashada maamul goboleed laga hergeliyo goboladan sii koonfureed ee dalka, ayaa hadana dowladda dhexe ee federaalka ah aysan wali ansixinin in maamulkaasi la dhiso. Maalmo ka hor waxaa Nairobi ku laabtay gudi 8 xubnood ka kooban oo ahaa gudiga farsamada oo si ilduuf ah la sheegey in loo garabmariyey garoonka Kismaayo oo ay kusii socdeen, kadibna laga dajiyey Xamar si ola kulmaan madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud. Kulankaasi ma uusan dhicin marka laga reebo is arag kooban oo madaxweynaha uu gudiga ugu sheegey in ay dhowr maalmood joogaan si ay ola kulmaan. Gudiga waxaa ka haray xibin ka mid ah oo lagu magaacabo Cabaas oo la sheegey in uu ku qancay qorshe uu madaxweynaha damacsanyahay in uu maamul ugu magacaabo gobolka. Waxaa xusid mudan in dood warbaahinta ka baxday oo uu kala qeybgalay xildhibaan Xidig uu si toos ah oga soo horjeedsaday maamul u samaynta Jubbooyinka, aragtidaasi uu warbaahinta ka siidaayay oo ay Igad ku qabsatay, balse la sheegey in uu raaligalin ka bixiyey. Mid ka mid ah marmarsiimada madaxweynaha uusan wali maamulka u ansixinin ayuu ku sheegey in uusan xog badan ka heeynin arrimaha Jubbooyinka, balse siyaasiyiinta Jubbooyinka waxa ay ku doodayaan in xafladii xilwareejinta boorsadii Sheekh Shariif, madaxweynihii hore, uu ku wareejiyey Xassan Sheekh Maxamuud uu ku jirey gal ku saabsanaa gobolada Jubbooyinka. Urur goboleedka Igad ayaa xafiis ka furtey magaalada Kismaayo, iyadoo ayba bilaabatay qabanqaabada shirweynaha maamulka lagu dhisayo. KismaayoNews.com
  16. Akhiyaarta waad mahadsantihiin ducadiina. The stand off still continues , last night the supper power guys(Local somali gangs) attacked the thugs and drove them away. Today the thugs from Mathare slum regrouped and attacked islii and the somalis are defending their business and the tit for tat battle is raging. As i type this I am getting the news that one man from Mathare is killed while he was beating up an old Somali lady . Am hearing sporadic gun shots . The business are closed and today was supposed to be one of the busiest days as we approach the Xmas.