Macallinka

Nomads
  • Content Count

    1,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Macallinka

  1. ^So if Saacid is not doing anything let this Mooshin go through! You are contradicting yourself.!
  2. There are thousands of people who come here to get the news snapshots so it can be 90% rubbish. I get my news here, within 5 minutes am up to date with news back home marka keep it clean that is all.
  3. @Jacphar Wixii ka dhigayba he is there and says he is the president of Jubaland
  4. What is going on? was there election? today? and how can two men claim to be winners ? sheeko! bal aan soo fiiri fiiriyo ii yara kaadiya.
  5. lool@Diriye ayaa naf ka raadisay. Horta isku xishood ninyahoow, Diriye wa nabadoon reero dhan oo culumo iyo caamo leh ay doorteen marka inaad u aflagaadayso waa arin xun oo qoom dhan meel oga dhacayso. Teede kale i have never said Diriye was my favorite get your facts clear taa waa mid. Haadad leedahay maxaa hadalkiisa u soo dhajisay taa waan kaaga jawaabi oo waxaa weeye shalay aa la soo dhajiyay in Faroole uu kahadlay mooshinka la qooshayo markaasaa dadkii aan isla niqiinay furka tuurteen markaas bay dhaheen qolada xamar joogta iyo madaxwaynaha ayaa ka danbeeyo mooshinka marka anoo taa kaduulaya ayaan warkiisa soo dhajiyay.......hadaad leedahay waan ku khaldanahay fadlan cadee khaladykayga?
  6. lool I didn't know Faroole was your fan either yaa nuune ?
  7. Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Muqdisho ayaa ugu baaqay baarlamaankla Soomaaliya inay ka laabtaan mooshinka ay ka wadaan Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon. Mooshinka Xildhibaanada ka wadeen Ra’iisul Wasaaraha ayaa labadii maalmood soo xoogeysanayay, iyadoo Hotelada muqdisho ay ka socdeen shirar gaar gaar ah iyo abaabulo ay Xildhibaanada wadeen. “Baarlamaanka dhibaato u joog yuu noqon waxaa ka codsanayaa walaalaheen inay joojiyaan, oo ay ka laabtaan mooshinka, eedeynta badan hala dhaafo”ayuu yiri Axmed Diiriye oo uu sheegay inuu maqlay wararka sheegaya mooshinka laga wado Xukuumada. Ururada Bulshada rayidka oo shalay Muqdisho kulan ku yeeshay ayaa war ka soo saaray mooshinkan, iyagoo ugu baaqay Mudanayaasha Baarlamaanka inay joojiyaan qalalaasaha, mooshinka ay wadaan uusan aheyn mid xaq ah. axmed diiriye Dhinaca kale Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa bilaabay inuu taageero ka raadiyo Mudanayaasha baarlamaanka qaarkood, iyadoo tan iyo xalay shirar ka socday xafiiska, waxaa la leeyahay cabsida laga qabay mooshinka hada waa yaraatay, markii la xaqiijiyay tirada xildhibaanada ee la haayo ee is hor-taagi kara mooshinka hadii baarlamaanka la horgeeyo. Ra’iisul Wasaraha Soomaaliya ayaa codka kalsoonida ku weyn kara saddex dalool labo dalool oo ah in 139 uu ku weyn doono xilkiisa. Qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho ayaa hadal hayay mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul Wasaaraha, kaasoo diyaarintiisa wali socoto, inkastoo aan loo gudbin Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya.
  8. lool At least i have recognition you on the other hand qoor sagaaro aa bacaad ku haysaa In the meantime i wana enjoy the booty-shaking party, horta goorma waaye ?
  9. lool Amin Amir so quick with his pictures.
  10. No amount of booty-shaking will bring any recognition soon:D Keep shaking baby shake shaking baby !
  11. lool They knocked every door but no joy !
  12. Calaamadaha Khawaarita waxaa lagu yaqaan hadaad fikirkooda ka hortimaadid way ku dili. Too much killings, it started with people who work for the government then was anyone they suspect to be supporting the Government and then was Culimaas......and now their comrades, simply they have different view of how the jihad is going to be waged. Taloow Maadeey iyo dadka kale ee groupkaan support-gareeya maxay ka qabaa arinkaan ?
  13. lool @Haafuun. MMA he might be born in Kismaayo. If that is the case would Xiin be allowed to claim Kismaayo? In my case my whole family is from Gedo and I was born in Saako, would I be allowed to claim Kismaayo more than say Obahiloowle ?
  14. Illyria;946405 wrote: Ina buura fuul, some of us were not born yesterday but had been around to know the history of the region and its peoples. Now listen to Hilowle Adam discussing the heart of the issue. And tell me what he is talking about. And by the way Shalaad Dhalataye, Waa la shubi jiray. Ninkii shalay dhashoow waxaad sheegtay majiraan ! Keep praying baan ku uri otherwise rag baa doon la saar
  15. Illyria;946198 wrote: NN and Zack You touched a raw nerve which Dabrow and Gabal were not expecting you would. Let me add if rear Gedo choose to abstain from participating in the Kismayo conference, which I doubt 'cos their traditional leaders are on board, the same thing that happened to reer Galgaduud in 1998 (to participate in the foundation of Puntland) would happen to rear Gedo in 2013. I am hopefull they learnt their lesson and will not repeat that mistake. Mind you the group now announcing their grievances are allied with the FG via Saacid and most are of reer Galgaduud. lool dream on miskiin. You Know if I say no to this project nothing will be accomplished you know that and Zack and his crew know that.lool That is why the current delegation is divided into three block (i was given one, others were given one, and the rest of the D block was given one ) what does that tell you? So, be quite and appreciate you have some influential leaders from Gedo are on this project and pray it stays that way otherwise ....waa laguu yaabaa loool
  16. Iyadoo muddo 5 bilood ka badan loo fadhiyay shirweyne maamul loogu sameynayo gobolada Jubooyinka(Jubada Hoose, Jubada Dhexe, iyo Jubada Sare(Gedo) ayaa waxaa magaalada Kismaayo gaaray Korneyl Bare Hiiraale oo si qarsoodi ah ku tagay taasoo magaalada Kismaayo ka abuurtay xaalad colaadeed. Haddaba baadhitaan dheer kadib KismaayoNews waxey idiin soo gudbineysaa xog kusaabsan socdaalka Bare iyo arimaha ku xeeran shirka kasocda Kismaayo. Sidee Bare ku tagay Kismaayo? Inkastoo aysan caddeyn qaabka uu ku tagay Kismaayo haddana wararka ay KismaayoNews heleyso waxaa ugu xoog badan inuu ku tagay doon iyadoo aan la ogeyn dhanka uu ka yimid iney tahay Xamar iyo iney tahay dhanka Kenya. Midkey doontaba ha ahaatee waxaa hubaal ah in Bare uu maanta Kismaayo joogo uuna haysto maleeshiyaad beeshiisa ah oo muddooyinkii danbe kusii qulqulayay Kismaayo iyo qaar badan oo shacab ahaan isaga sii joogey. Waxaa la rumeysan yahay in Raisul Wasaaraha Soomaaliya uu lugweyn ku leeyahay tagitaanka Bare uuna ku bixiyey miisaaniyad badan iney arinkaas hirgasho waxaana warar hoose sheegayaan in Raisul Wasaaruhu uu xiriir toos ah la samaynayo madaxda ciidamada AMISOM. Ciidamada AMISOM ayaa su’aalo weydiinaya Bare kadib markii maamulka KMG ahi ay ka biya diideen kuna gadoodeen imaatinka Bare. Bare Hiiraale oo ahaa hoggaamiye kooxeed muddo ka ariminayay Kismaayo ayaa lagu eedaayaa inuu isagu ka danbeeyey dilkii Xaaji Cabdullaahi Qoraxay waana mid horseedi kareysa colaad cusub iyo dagaal ka qarxa magaalada Kismaayo. Ciidamo badan ayaa kusugan magaalada Kismaayo oo lagu wadaa iney ku biiraan ayna hoos tagaan Korneyl Bare waxeyna saldhigyo dhawr ah kasameysteen goobo kamid ah magaalada Kismaayo oo ku haboon difaaca iyo dagaalka. Marka la yimaaddo xaruntii hore ee warshadda Hilibka oo ay dageen ciidamadii Gedo ka yimid iyo kuwii ku biireyba waxaa jira dhawr guri oo dhaadheer oo ay qoryo saarteen. Guri weyn una dhaxeeya Jaamicadda Kismaayo iyo xarunta madaxtooyada maamulka KMG ah ayaa waxaa dagay ciidan waxaana korkiisa ka muuqda qoryo waaweyn oo lagu dul rakibay guriga iyadoo marka aad agmareyso aad dareeymeyso xaalad dagaal. Waxaa kale oo jira guryo dhawr ah oo sidaasoo kale ay ciidamo dageen qoryana lagu rakibay. Su aalaha la isweydiinayo ayaa ah maxaa keenaya in qoryo guryo lagu dul rakibo? Ciidamada maamulka KMG ahi ma jiro hal guri oo ay qoryo saarteen ama ay difaac ka galeen marka laga reebo xeryaha ciidamada ay ku jiraan. Bare Hiiraale ayaa la sheegayaa inuu xiriir hoose la leeyahay rag ka titsan maamulka KMG ah oo iyagu is qariya dhinacna isaga kala socda. Masuuliyiintaas ayaa dhawr jeer oo hore lagu helay inay rasaas badan iyo shidaal badan si sharci daro ah uga bixiyeen xeryaha ciidamada. Waxaa kale uu Bare xiriir la leeyahay Muqdisho iyo xarakada Alshabaab oo dhinac ah kalana dhinac ah haddana isku dan ah. Sidoo kale isku dhacyadii ka dhacay magaalada Kismaayo ayna u dambeysey middii xaafadda Guul Wade ayaa lagu soo qabtey hub la waayay oo askartii lahaydna la diley. Ciidamada maamulka KMG ah ayaa aad uga biya diidsan arimaha kasocda Kismaayo gaar ahaan dhaqdhaqaaqa ciidamada kala shakisan ee is horfadhiya. Caddeymo badan oo yaalla Kismaayo kuna arooraya qaar ka tirsan maamulka KMG ah ee magaalada Kismaayo ayaan dhag loo dhigin muddaba isna soo tareysa. Shirka maxaa hortaagan? Shirka ka socda Kismaayo ayaa noday diinkii dhaanka loo diray iyadoo kolba uu galayay marxalad adag balse dhamaantood lasoo maareeyey. Xaaladda uu hadda marayo ayaa ah in la kala maro ergooyinkii badnaa ee markii hore galay jaamicadda Kismaayo iyadoo loo xulay Salaadiin soo gudbisa magacyada dadka beelahooda u galaya. Sidoo kale madax xanuunka kale ee shirka haysta ayaa ah musharaxiin badan oo mid walba isagu rabo in looga haro. Dadaalo odayada dhaqanku isku dayeen iney kala reebeen qaarkood ayaan midha dhal noqonin oo ay musharxiinta qaar ka biya diideen. Olole xoog leh ayaa kasocda magaalada Kismaayo oo la xariira ninka raba inuu ku guuleysto iyadoo haweeneyna ay kamidntahay musharaxiinta u taagan qabashada xilka. Dadka iyo waxgaradka ku sugan magaalada Kismaayo ayaa dhinacna ka walbahaarsan colaad iyo dagaal ka qarxa Kismaayo, dhanka kalena ku kalsoon in shirka socda iyo xulidda ergada ay soconeyso maamulkana la sameyndoono. Midkamid ah oday dhaqameedyada ayaa hadal ku soo koobay ” Adeer waxii tagayna waynu ka qoomameyn, waxa soo socdana looma diyaarsano” Xalka Kismaayo Kismaayo xalkeedu waa midka ay odayadu u fadhiyeen muddaba dadkuna ku tashanayaan haddii illaahay ku guuleeyo. Iyadoo ay taasi tahay arin muhiim waqti badan iyo hanti badanna ay ku baxdey haddana waxaa jira carqalado badan oo masiiiri ah ku xeeran madasha shirka. Waxaa muuqata in la abuuray colaad badan oo ka dhan Jubbooyinka oo ku kala yimid dhawr sababood; dawladda dhexe oo ka biya diidsan isla markaana damacsan iney u leexiso qaab gobol, qabaail ku mamay dhul balaarsi iyo damac, iyo ugu danbeyn qabaailo kale oo colaad soo raray una soo wareejiyay Kismaayo. Waxaa muuqata in oohimo badan ay isku dhex jiraan, ayna adag tahay in la kala xulo. Soomaali ayaa tiraahdo ” Kheyr waxba kuma yeelee, Shar u toogga haay” haddii xalkaas la rabo ee gabagabadi ahi hirgalo waa wanaag iyo sidii la rabay waana loo riyaaqi, qofwalba iyo dawladda dhexe way ku qasbanaan iney la shaqeeeyaan. Haddiise ay taasi rakato, waa maxay Qorshaha kale ee diyaarsan, maxaase la isku ogyahay? Su aashan jawaabteeda wax og ma jiro, mana muuqata wax ku fikirsan hadda. Dawladaha caalamka iyo darisku maxay ka qabaan? Iyadoo aysan jirin wax qoraal ah oo la daalacan karo hadda oo arintaas la xariira balse waxaa hubaal ah inay jiraan dano ay leeyihiin dawladaha dariska ah sida Kenya iyo Ethiopia. Waxaa suura gal ah iney ku kala aragti duwan yihiin cidda hoggaanka u qabanaysa Jubaland balse waxaa loo badinayaa iney rabaan maamul goboleed loo sameeyo sadexda Juba. Dawladda Soomaaliya ayaa iyadu ka dhan ah qorshayaashaas iyadoo ku doodeysa in Kismaayo arimaheeda loo daayo dawladda Soomaaliyeed. Colaado iyo nacayb badan ayaa ka abuurmay arimahan oo dadka dibadda iyo dalkuba ka hadlayaan habeen iyo maalinba. Dalka iyo dadku waa Soomaali balse waxaad mooddaa in danuhu kala geynayaan! Kismaayonews.com
  17. Waa la qabiileeyay dad badan ayaa Qabiil lagu dilay markii operationka uu dhacay. Magaalada oo dhani way xirantahay.
  18. Let me clarify it: She is from Khatumo not Somaliland, her mother is from Puntland , she is from Rich family. Her brother owns JAVA (popular coffee shop chains in Kenya, Uganda and Tanzania)