Macallinka

Nomads
  • Content Count

    1,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Macallinka

  1. Abwan, Ragan Afamadow kabo ka waawayn baa loogaliyay oo reer Puntland ay u galiyeen Waxa la buun buuninayo iyo waxaa la dilirabay meeshaan kama jiraan. And you are right I have yet to see a Hotel manned by Amisom. Reer afmadoow banooniga dhulka dhiga hanoqonina buundo lagu gudbo.
  2. Abwaan;918218 wrote: Macallinka, anigu waaban codsaday hadday kaaga macdahay waxaan dhahay Soo Gelid halla iigu dhufto. . Horta diyaar u noqo farxad iyo naxdinba, dad dhibaataysan, qashin, dad dowlad la'aan noolaa more than 20 years oo siday rabaan u dhaqmaya, sidoo kale farxad rajee, dalka oo dhismaya, noloshii oo soo noqonaysa, hawada iyo cuntada waad ka heleysaa baan filayaa. Haddii aadan ka cabsanayn sida dadka qaarkood waxaan kugula talin lahaa inaad maalin walba caano geel cabtid, hilib-kana geela ka cun inta kale ha badsan. Dadkii Lido syndrome baa ku wada dhacay ee meeshaas Jimce iyo Khamiis midna ha aadin, maalmaha kale ayaa buuq yar. Jaziira haddii aad aadeysid don't go on Friday afternoon cause it is crowded, go early morning and you will love it. I bet you will be the only one there. Ha cabsan hee meesha dhib kama jiree. Haddii aad rabtid inaan boorka iyo qorraxda u goysid go to Al-Jazeera Hotel after lunch. Xaggeed jeceshahay inaad martid? Ma Nairobi? Diyaaradaha waxaa ugu roon baan filayaa African Airlines and Eastern African, labadaanba waa reliable and you will be in Mogadishu by 10:00am insha Allaah. Sxb thanks for the advice. Waxaan rabaa inaan Nairobi Maro inshallah . Xamar Cadeey waxaa iigu danbaysa March 1991 so I am sure it will be exiting to see the lovely Xamar Cadeey. All I want is sit by the beach and order soem Basta iyo Malaay wiht isparamuuto inshallah. Sit back and chill:cool:haduu ilahay idmo. Xoogaa cabsi yar way igu jirtaa laakin am sure when i get there i will be fine. I have lots of friends there isnahllah it will be fine. Cheers
  3. ^Abwaan Soda iigad waa xooga dollar ah ii laaba camal lol Sxb Xamar cadey aan u socdaaye maxaan u baahanahay inaan ogaado? passporka soo galitaan malaguugu dhuftay mise waa laga boodaa ? bal warka keen?
  4. The Somali Army is not one Qabiil as some you like to imply and its about the time this flipping embargo should be lifted. Yes some of you might be concerned about one Qabiil getting everything but the current government is working on putting a system in place that makes sure all the soldiers to be recruited from every region. Currently in Gedo region there are 2,000 Somali soldiers based in Garbaharey paid by the Somali government (with the help of US of course) so, if the embargo is lifted I don't see anyone would object them to be armed really. So ppl relax , we need to move on and its about the time we bring our dignity back! Lets not politicize this OK!
  5. Soomali meel u roon maleh! Dadbaaba geedo gaaban ugu fadhiya in madaxa la isla galo. War that time has passed , welcome to the new Somali guyz.
  6. Horta who are this group and who do they represent ? I have been following siyaasada lately waanba ku wareeray. Teedakale maxaa lagu mucaaradaa Madaxwaynaha , he is doing a great job as it seems marka is this just for the sake of opposition ?
  7. Abwan lol maya laakiin rag badan oo sxbaday ahaa baa jooga oo aan laga waynin meelahaan oo kale . SNTV iga daawo mar dhaw anoo xamar la igu soo dhawaynayo inshallah . :cool:
  8. Here is Abtigiis after he won the look alike contest for Siad Barre. He is congratulated by Madoobe.
  9. So what does this silly protest has accomplished ? Nothing .....apart inay is ceebeeyeen . This train has departed .....it waits for no spoilers! :cool:
  10. ^ @ The last picture , I was there the afternoon that the civil war broke in Mogadishu----Sad memory indeed !
  11. lool@ this thread. Ok that is good move Oba after all Mogadishu is THE capital of Somalia!
  12. Let me add: I can also confirm the Kenyan government has changed their mind and now forcefully stopping people leaving Nairobi. They are working with Somali embassy who stopped issuing Go-home visa thousands are stranded backed their bags, sold their furniture yet can't go home.
  13. Qooqaani and Bali-kibir (one in Galgaduud and the other is in Jubooyin
  14. The Zack;898548 wrote: The president is wrong again! Dude needs to study the constitution. The country has a rule of law in place and nobody gives a darn about his personal point of views when it comes to sharing resources. We are not following some kind of local HAG law lol, there is such thing as a SOMALI constitution. As NGONGE posted, the consistution says: The allocation of powers and resources shall be negotiated and agreed upon by the Federal Government and the Federal Member States (pending the formation of Federal Member States), except in matters concerning: (A) Foreign Affairs; (B) National Defense; © Citizenship and Immigration; (D) Monetary Policy, which shall be within the powers and responsibilities of the federal government. That was all he said, we need to sit down down and negotiate how the resource to be distributed. So he is inline with the so called constitution.
  15. Waa nooc minal advertisement miyaa bal hada aan fiiriyo pagekaaga waxa yaale
  16. Abwaan;897723 wrote: lol@beelaha dhulka dega. So waxaad leedahay canshuurtii Berbera oo qura baa dekadda Berbera lagu dhisay, Tii Boosaaso u qura ayaa dekad Boosaaso ka dhistay....etc.? loool good point. Hanti wadaag baa lagu dhisay wixii ka soo baxan waa in la qaybsadaa
  17. If this is the interview that i watched last night then the guy didn't said any controversial things....All he said was we need to sit and negotiate how the wealth of the country is going to be divided so what is wrong with that? Do you guys wana take everything and be greedy ?
  18. lool@ that shows we take advice. We can get you a place if u r willing to be cleansed from Al-shabaab influence:D