QabiilDiid

Nomads
  • Content Count

    844
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by QabiilDiid

  1. he can. Do not forget that the American force are in the area and u know why they are there. Now they have the pretext to stop and board any ship that approaches the Somali coastal lines. Airplanes just need warning. Djbouti is closing their borders...it is as simply as that... unless the little amxaar gives you the permission...
  2. Land land believers should show up in huge numbers because they are victims of Tigren aggression on the sovereignty of the Somali Republic, too. Or Duke ina SEED and his Tigren friends in Lonodon will open a new page of lies and sheeka caruureed for them that their gooni iku taag has some validity? Therefore they should not be part of the demonstration. In that case once gullible always gullible.
  3. Amxaarka yar ee Geedi waata maanta BBCda ka sheegay in aysan jirin wax land land la yiraahdaa eh isiga oo ku faanaya xoog tigreyga qaranimada soomaaliyeed ku soo duullay eh, wasiir dabaddeed ku sheeggu C/laahi Maxaxmed Ducaale maxuu ka yeelli doonaa xuduuda hawada, bedda iyo bariga la sheegay in aan Soomaaliya laga soo gali karin haddii aan Baydhaba fasax laga soo qaadan. Ma is qowmameynayaan maanta kuwa aasaaska u ah kala jabka ummadda Soomaaliyeed. I siad it before, if Somalia is defeated you guys are just "pushover". Ka dabaalo, haddaba!
  4. DUKE INA SEED, I asked you where is the video? We can discuss theories and kutiri-ku-teen.But when somethings like happens and history good or bad is made there are hard evidence? where is yours before you claim that high commission chair?
  5. Mr. DUKE INA SEED. I thought your friends had dictated to you the introduction to military science and you can explain lay people like me how on earth your friends will able to defend the supply lines from addis to baydhaba when 95% of the land these supply lines pass are resided by Somalis and other Muslim ethnic groups. You are disappointing me. Or are you saying your uncle yeey’s cousins will protect these supply lines from raids of Somali mujaahidiin? Convince me how Amxaaro and your uncle will jointly be able to govern Somalia, yaa Duke ina SEED before you brag “it is nearly over”.
  6. DUKE INA SEED, bring evidence? show us the video your friend sent you that these cities were evacuate by the mujaahdiids...
  7. Is that slogan "nearly over" the best you can come up with for your friends and uncle yeey, yaa duke ina SEED? buy soft tissues for the tears you will shed weeping with the mothers in addis...time just time...
  8. Not yet,yaa DUKE INA SEED. In your dreams: Mujaahidiin Shahaado doon ah oo Maanta ka ambabaxay Magaalada Muqdisho iyagoo kusii jeeda Gobolka Hiiraan. Muqdisho, 25-December-06 ( Qaadisiya.com) Ciidamo aad u fara badan isla markaana kamid ah Mujaahidiinta Soomaaliyeed ee Nafsaddooda u qadimay Difaaca Diinta iyo Dalka ayaa Maanta waxa ay ka ambabaxeen Magaalada Muqdisho iyadoo si aad ahna loo sagootiyay. Ciidamadani Mujaahidiinta oo dhammaantooda balan qaaday in aanay dib u soo jeesaneynin isla markaana ku dhawaaqayay labo eray oo kala ahaa GUUL AMA GEERI ayaa xilligii ay ka ambabaxayeen waxaa kasoo sagootiyay Magaalada Muqdisho qaar katirsan Culumaa'udiinka Soomaaliyeed iyo sidoo kale Mas'uuliyiin Shabakaddani katirsan. Ciidamadani Gurmadka ayaa Inshaa Allaah la rajeynayaa in ay dib u xureeyaan Halka ay soo galeen Gaalada iyo Gaalo raacyada ee Baladweyne, waxaana sidoo kale Dhowaan halkaasi lagu rajo weyn yahay in aanan nabad lagu joogin oo Ciidamada Tikreega ahi ay nacdin iyo wal wal kujoogaan maadaama weli shacab neceb Ciidamadaasi ay gudaha Baladweyne kusugan yihiin. Shacabka Soomaaliyeed Meel waliba oo ay Dunida kaga noolyihiin ayaa intaba u soo duceynaya Mujaahidiinta Soomaaliyeed waxayna Allaah ka baryayaan Dhammaantood in Guusha Allaah Raacsiiyo Islaamka.
  9. ^^didn't you write the script for radio jigjiga?
  10. Let us see how Amxaaro have to swim out of Somalia…..DUKE INA SEED make a case for them.. Wararka naga soo gaaraya Degmada Xudur ee Gobalka Bakool waxay sheegayaan in Ciidamo Maxaakiimta Islaamiga ah oo wata 35 Tikniko ah ay ku dhawaadeen Degmada Xudur ee Gobalka Bakool, waxayna shalay duleedka Magaalada Kulamo kula yeesheen odoyaasha iyo waxgarada iyo culima'udiinka degmadaasi. Ciidamada Maxaakiimta oo doraad qabsaday Magaalada Tiyeeglow ayaa halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyey waxaana la sheegay in ciidamadaani ka qayb-qaataan hareereynta lagu hayo Degmada Baydhabo oo ay si aad ah ugu sii siqayaan Ciidamada Maxaakiimta Islaamiga ah, kuwaas oo weeraro ka wada deegaanada Iidaale iyo Daynuunaay. Ciidamada Maxaakiimta oo wata hub aad u xoogan ayaa waxaa la sheegay in ay doonayaan inay jaraan wadada keliya ee ay isticmaalaan Ciidamada Itoobiya, gaar ahaan Degmada Bardaale, waxaana lagu waramay in ay isku qaybiyeen labo qaybood oo ay qayb u dhaqaaqday dhinaca Degmada Qansax Dheere iyo kuwo u dhaqaaqay dhinaca Degmada Xudur. source:Somalitalk
  11. Oday ummad baa la noqdaa amase adduunka waa laga tagaa. A real Somali who has the interest of Somalia at heart has no friend at all. No arabs and africans. Let them back them ever with forces. Bring it all. Yes, Castra, you said it for me. Somalia is the best christmas present that the amxaar are getting. Have ever noticed that Somalia has always been at crossroads around christmas time since the beginning of the civil war.
  12. TAKE NO POW BECAUSE YOU DO NOT HAVE RESOURCES TO JAIL THEM. yuusuf gabageed HAS TO BE THE FIRST ONE TO BE SLAUGHTER FOR NATIONAL TREASON....
  13. How Careys Ciise (Alle ha naxaiistee) sees it when it comes to this, waryaa Baashe: Ga gabay baa laga gala******Gawaan waa lagu kufaa Gabiib waa la cuskadaa *****Gow waa laga dhacaa Ga’dii kale waxaan lahaa Kol waa gaajo iyo dhereg**KOL WAA GUUN IYO GUHAAD Kol waa roob soo gudciyey****ABAAR XOOLUHU GO’EEN Waayuun labadiis galin ***ADDUUN GEERI IYO NOLOL Mid uun baa kula gudban eh**GUMEYSI IYO GOBANIMO LABO LAYS GARAB DHIGAAaaaaaaa????
  14. Mujaahidiinta Soomaaliyeed oo dhulka soo dhigay Diyaarad ay leedahay Ciidamada Tikreega ah ee ka dagaalameysay Deegaanka Bandiiradleey. Bandiiradleey, 25-December-06 ( Qaadisiya.com) Mujaahidiinta Soomaaliyeed ee jihaadka kula jira ciidamada Saliibiyiinta Tikreega ayaa ku guuleystay in ay dhulka soo dhigaan diyaarad nooca qumaatiga u kaca oo ay wateen Saliibiyiinta ku soo duushay dalka Soomaaliya,waxaana diyaaradaasi lagu soo riday deegaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug, ayadoo ay ku dhamaadeen dhamaan ciidamadii la socday diyaaradaasi. Dagaalka qaraar ayaa si xoogan uga socda aaga Bandiiradley ayadoo mujaahidiinta Soomaaliyeed ay dib u riixeen ciidamadii Saliibiyiinta ahaa ee soo duulay, waxaana haatan labada dhinac ay ku dagaalamayaan hareeraha deegaanka Bandiiradley oo ay ku soo duuleen ciidamada Saliibiyiinta. Sheekh C/Qani Qorane Maxamed oo ka mid ah culimaa'uddiinka Puntland ayaa u sheegay idaacada Shabele ee magaalada Muqdisho in mujaahidiinta Soomaaliyeed ay jabiyeen ciidamadii Saliibiyiinta ee ku soo duulay dalka Soomaaliya,waxa uuna sheegay in khasaare lixaad leh la gaarsiiyay ciidamadii Saliibiyiinta oo daadsan hareeraha Bandiiradley. "Ciidamadii Tikreega ee ku soo duulay deegaanka Bandiiradley jab xoogan ayaa loo gaystay, diyaarad helicopter ahna waa laga soo riday dhamaan ciidamadii la socdayna waa ay ku dhamaadeen" ayuu yiri Sheekh C/qani Qorane. Mujaahidiinta Soomaaliyeed ayaa jilibka u dhigay ciidamada Saliibiyiinta Tikreega,waxaana laga gubay Taangiyo ciidamadaasi,ayadoo laga laayay boqolaal ka tirsan ciidamadooda halka mujaahidiinta ay tiro yar kaga shahiideen jihaadka ay kula jiraan ciidamada Saliibiyiinta Tikreega.
  15. Let it be known to all concerned Somalis that Gaalkacyo airport is the springboard for the Tigren militia's air raids on the sovereignty of the Somali Republic. Dhinaca Puntland sidee looga arkay Dagaalka Itoobiya kusoo qaaday Soomaaliya. "Waxaa nasiib daro ah in maanta Airporkii loo dhisay in Soomaaliya laga difaaco maanta laga weerarayo Soomaaliya, Airporka Gaalkacayo inay ka kacaan diyaaradaha Itoobiya waxay noo tahay dadnimo xumo" sidaa waxaa yiri qof reer Puntland ah oo weydiistey in aan magaciisa la sheegin, sidoo kalena mid kale ayaa yiri" waxaa meesha ka baxay in reer Puntland loo sheego waxaa idin soo weeraraya Maxaakim ama ******, kaddib markii Itoobiya cadaysay maanta inay Soomaaliya dagaal kula jirto, isticmaalaysana Gaalkacayo oo Puntland maamusho" shacabka reer Puntland intiisa badan ayaa aad uga xun sida guracan ee Maamulka Puntland u maamulayo siyaasadda iyo in ay saldhig u noqdaan cadowga soo jireenka ah ee Soomaaliya inuu maanta Soomaaliya ka duqeeyo Puntland, waliba shacabka reer Gaalkacayo ayaa waxay soo xasuusteen markii dagaalkii 1977 uu socday ee ay ka carari jireen markay maqlaan guuxa diyaaradaha cadowga, ayna ka nasteen markii la ebyey saldhiga cirka ee magaalada Gaalkacayo, kaasoo maanta Itoobiya Isticmaalayso. source SomaliTalk.com
  16. MEGA NACALATULAAHI CALAYKA DHEH ON CABDURAXMAN DIINAAR who told the BBC Worldnews editor half an hour ago that people of Mogadisho are pleasing to have their city airport bombed by the tigrean planes. what low lifes!!!
  17. Kornel Tafase oo la sheegay in lagu dilay dagaalkii ka dhacay Deegaanka Iidaale ee ay Maxkamaduhu la wareegeen. Mogadishu , Axad, Dec. 24, 2006 Waagacusub.com Koox Weriyayaal ah, ayaa shalay gaaray Deegaanka Iidaale ee duleedka Degmadda Diinsoor, si ay u soo xaqiijiyaan cidda gacanta ku haysa halkaasi, oo ay dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay ku haardamayeen Ciiddamadda GMIS iyo kuwa DFKMGS oo taageero ka helayo Ciiddamadda Ethiopianka. Kooxda Weriyayaasha oo ay Mas’uliyiin ka tirsan Waaxda Warfaafinta ee Golaha Maxjkamadaha Islaamka ka gelbiyeen Magaallada Muqdishu, ayaa si rasmi ahaan u xaqiijiyey inay Ciiddamadda GMIS gacanta ku hayaan Deegankaasi, waxayna Weriyayaasha soo arkeen maydadkii Labaatameeyo Askari oo Ethiopian ah oo labisnaa Tuutaha u gaarka ah Ciiddamadda Dowladda Ethiopianka. Sidoo kale, Weriyayaashu, waxay soo sheegeen in la soo tusiyey maydad kale oo is dul-saarnaa, kuwaasi oo qaarkood la gawracay, kuwaasi oo la sheegay inusan damiirku ku siin karin inaad daawato. Weriyayaasha Madaxa Bannaan ee shalay soo booqday Deegaanka Iidaale, waxay kaloo soo arkeen Waraaqihii Aqoonsiga ee Askarta Ethiopianka ee lagu dilay dagaalkaasi, Hubkii laga furtaay iyo dhowr Gaadiid oo lahaa Tarikadda Ethiopianka. Dhinaca kale, Warar si xooggan la iskula dhex marayo Magaaladda Baydhabo iyo DeegaankaIidale, ayaa sheegayo in la dilay Taliyihii hogaaminayey Ciiddamadda Ethiopianka ee ka dagaalamayey Deegaanka Iidaale, kaasi oo magaciisa lagu sheegay Kornel Tafase oo isagu ahaa Taliyihii Ciddankii Ethiopianka ee Isbahaysigii SNA ka soo saaray Magaalladda Baydhabo sannadkii 1995-kii. Khubarradda Milliteriga ee ku sugan Geeska Afrika, ayaa sheegay hadii ay rumowdo dilka Kornel Tafase inay taasi dhabar-jab xooggan ku noqon doonto Ra’isul-wasaaraha dalka Ethiopia, Meles Zenawi oo aad ugu kalsoonaa Sarkaalkaasi oo ku xeel-dheeraa Kaartadda Dagaalka nooca Jabhadaynta.
  18. Wararkii ugu dambeeyey ee Dagaalladii Bandiiradley iyo Jawiil.(Diyaarad lagu soo riday dagaalkii maanta) Bandiiradley, Dec, 24, 06 Wararka ka imaanaya jiidda hore ee dagaalka uu ka socdo ee deegaannada Bandiiradley, iyo Jawiil ayaa waxay sheegayaan in ciidamadii Tikreega ahaa ee duulaanka ku soo qaaday deegaankaas lagu jabiyey oo khasaare ba’an loogu geystay. Ciidammada Tikreega ee duulaanka ku soo qaaday deegaannada Bandiiradley iyo Jawiil oo ilaa iyo hadda gacanta ku hayaan, waxay duqeyn xagga cirka ah u geysteen deegaannada Baladweyne, Jawiil iyo Bandiiradley, kaddib markii dagaalkii lugta looga awood badiyey. Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka soo xiganay saraakiisha ciidanka Golaha Maxaakiimta Islaamka ee ku sugan jiidaha hore ee dagaalka ayaa waxay caddeynayaan in diyaarad dagaal oo nooca qumaatiga u kaca ah ay ku soo rideen jiidda hore ee Bandiiradley. Xiriir daqiiqado ka hor aan la sameynay barta hoggaaminta ciidammada Golaha Maxaakiimta Islaamka ayaa sidoo kale noo xaqiijiyey in ciidammada Golaha Maxaakiimta Islaamka ay u dhaqaaqeen ilaa shan Kiiloomitir, jab iyo halaagna ay u geysteen ciidammada cadowga. Sidoo kale Diyaaradaha Cadowga waxay duqeeyeen deegaannada Matabaan iyo Guri Ceel halkaas oo dad rayid ah ay ku laayeen, iyadoo tani ay caddeyn u tahay in ciidammada Tikreega uu ku soo tala galay in uu gumaado shacbiga Soomaaliyeed. midowgamaxkamadaha.com
  19. Baidoa.com oo ka qaxday Baydhabo wararkana ka soo tebisa Buurhakaba + Isgaarsiinta Baydhabo oo la jaray ka dib markii uu dagaalku soo gaaray Baydhabo-Qax ballaaran ayaa ka bilowday Baydhabo waxaana ku soo dhacaya duleedka Baydhabo madaafiic December 24, 2006 at 10:10 am | In Uncategorized | 39 Comments Is-gaarsiinta magaalada Baydhabo ayaa gebi ahaanba saaka waxaa jaray ciidamada Itoobiyaanka ka dib markii uu soo kululaaday dagaalka ay kula jiraan ciidamada Maxaakiimta Islaamiga oo dib loogu soo riixay afaafka laga soo galo Baydhabo oo ciidamada Maxakiimtu si wayn ugaga sooo durkeen Baydhabo aaga Dooynuunaay ayadoo aagga Iidaale oo maalmahan dagaallo culus ka socdeen uu maanta deganyahay. Ciidamada Itoobiyaanka ayaa isugu ururay xero ciidan oo ay ku leeyihiin deegaanka Boonkaay oo ku yaalla Waqooyiga Baydhabo halkaaso dhaawaca Itoobiyaanka lagu ururinayo. Shacab badan oo deganaa Baydhabo oo ka cararaya dagaalka ayaa raxanraxan ayagoo u lugaynaya waxay ka qaxayaan magaalada Baydhabo oo si wayn looga maqlayo hugunka ka baxaya madaafiicda ay is waydaarsanayaan ciidamada Maxaakiimta iyo Itoobiyaanka. Dagaalka ayaa xoogiisa wuxuu ka socdaa inta u dhaxayasa deegaanka Maanyafuulka oo ku yaalla koontaroolka Baydhabo laga soo galo marka laga yimaado Muqdisho iyo deegaanka Gasarta iyo Wegera. Ka dib markii la xiray isgaarsiinta teleefonada Baydhabo oo loo adeegsado internteka ayaa Baidoa.com waxay si ku meel gaar ah wararka uga soo tebisaa degmada Buurhakaba ee gobolka Baay oo 60 km u jirta Baydhabo. Ka dib markii si wayn loogu soo jebiyay ciidamada Itoobiyaanka dagaalka ay ciidamada Maxaakiimtu kula galeen gobolka Baay oo si xun loogu laayay ayaa waxaa ay jareen isgaarsiinta Baydhabo waxayna dagaal dhawr jiho ah ka fureen gobollada Hiiraan iyo Mudug, gaar ahaan deegaanada Baandiiradleey iyo Jawiil oo dagaallo culus ay maanta ka qarxeen, waxayna markii ugu horraysay dayuuradaha cirka ee Itoobiya ay duqaynayaan magaalada Baladwayne waxaana muuqata in Itoobiyaanka ay dagaal buuxa ku soo qaadeen dhulka Soomaalida ayagoo doonaya in ay Soomaaliya u rogaan maxmiyad (protectorate) ay xukumaan kuwo Itoobiyaanka dabadhilif u ah oo danaheeda gurracan u adeega ama in ay Soomaaliya weligeeda dawlad la’aan ahaato.
  20. Suldaanka, soo sheeg halka ugu fiican oo loo dirikaro taageerada maalka iyo cidda loo sii dhiibikaro.....
  21. Need more evidence, caution this may cause you heart attack. the prison in which your uncle the biggest camiil Somalis have ever seen is being kept (Baydhaba), will insha Allah be captured. Maxkamadaha islaamka oo la wareegay Deegaanka Gasarta, kuna dhowaaday Baydhabo War deg deg ah Mogadishu 24, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa la wareegay deegaanka Gasarta oo oo ku dhow Magaalada Baydhabo, ka dib dagaal qaraar oo halkaasi ay kula galeen ciidamada dowladda Ethiopia. Taliyaha ciidamada maxkamadda islaamiga ee degmada Buur-hakaba C/laahi Geeddoow oo shabelle u waramaya ayaa xaqiijiyay in ciidamadooda ay horey u dhaafeen deegaanka Daynuunaay, isla markaana ay gacanta ku dhigeen deegaanka Gasarta oo ku dhow magaalada Baydhabo. Waxa uu sheegay in ay ku gubeen dagaalkii maanta ilaa 4 taanki oo ay leeyihiin ciidamada Ethiopia iyo ciidamo aad u fara badan oo uusan sheegin. Mar wax laga weydiiyay qasaaraha dhankooda ayuu ka gaabsaday in uu wax faahfaahin ah ka bixiyo, balse waxa uu sheegay in ay rajeynayaan in ciidamadooda ay guulo ka soo hoyaan dagaalada ka soconaya agagaarka magaalada Baydhabo. Ma jiro warar ka madax banaan sheegashada Mas'uulkaan, laakiin wariyaha magaalada Baydhabo ee Shabelle waxa uu xaqiijiyay ian rasaasta fudud iyo kuwa culus si weyn saakay looga maqlayay magaalada Baydhabo. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net Shabelle Webmaster: baabul@shabelle.net
  22. Duke ina Seed, you want evidence Do not cry baby Axmed Iidaawaqaca BBC report in the war zone
  23. I bet labo qaalmood that Duke is non other than Cabdirashiid Seed, a gullible promised that he will be the High Commission of Somalia in London if Somalia becomes subservient to Mele Zewnai. When you listen to what he said on BBC Somalia section today, you get hurt because you realize how smart he is working for selling out Somalia.
  24. A major assault will be lunched against the invading tigrean militia in the next 48 hours. The UICS MUJAAHIDIINS will no longer be engaged in defensive tactical mood. 23-12-2006 Iidaale oo dagaal qaraar ka soconayo iyo Maxkamadaha oo ku dhawaaqay in 48-saac…. Email this Print this MOST POPULAR PDF version XML version TXT version Dagaallo xooggan ayaa maalintii shanaad ka soconaya degaano ka tirsan gobolka Bay, kuwaasoo ay isaga soo horjeedaan ciidamada Maxkamadaha Islaamiga iyo ciidamo Itoobiyaan ah oo difaacaya dowladda KMG. webmaster@goobjoog.net Wararkii ugu dambeeyay ee dagaaladaas naga soo gaara ayaa sheegaya in saakay dagaalka uu si qaraar ugu socdo deegaanka Iidaale oo 60-km u jirta dhinaca Koonfur galbeed kaga aadan magaallada Baydhabo ay dhaliyeen qasaare baaxad leh oo naf iyo maalba leh, iyadoo aaga Deynuunaay oo maalmihii hore dagaalo aan horey Soomaaliya uga dhicin oo cul culus ka dhaceen ay iminka xaaladeedu degan tahay. Dagaalka oo la isu adeegsanayo hubka cul culus iyadoo madaafiicda ay is weydaarsanayaan ay si xooggan uga dhaceyso deegaanka Iidaale, sida uu inoogu soo waramayo weriye madax bannaan uu ku sugan halkaasi, waxayna sheegeen mas’uuliyiin Maxkamadaha Islaamiga ah in dagaalka uu sidii xalay ka qabow yahay uu ku kooban yahay madaafiic ay isu adeegsanayaan oo keliya. Maxkamadaha ayaa intaa ku daray in dagaalka xooggiisa uu saacadaha soo socdo uu bilaaban doono, iyagoo ku dhawaaqay in 48-ka saac ee fooda nagu soo heyso ay qaadi doonaan dagaal weyn oo ka dhan ah ciidamada Itoobiyaanka.
  25. Soo MAAL magaca iska dhaaf sidii aan ku moodayey ma tihid...ma Ismaaciil Mire baa gublamaya???