QabiilDiid

Nomads
  • Content Count

    844
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by QabiilDiid

  1. Golaha Maxaakiimta Islaamka Oo Sheegay In Ay Ku Sii Siqayaan Magaalada Beydhabo. Muq, Jimce, 22, 06 Shir jaraa’id oo ay maanta si wda jirah u qabteen xoghaya guud ee golaha shuurada sh.maxamuud sh.ibraahim suuleey iyo sh.ibraahim shukri oo loo xilsaaray in ay warbaahinta uga warbixiyaan wax yaabihii ugu dambeeyey ee ka soo kordha dagaalka 24-ki sacba mar aya waxaa saxaafadda la hadlay sh. Ibraahim shukri oo sheegay in uu jiro dagaal xooggan oo ka soconaya deegaanka iidaale. Sh.Ibraahim shukri waxa uu sheegay in ciidamada mujaahidiintu ay ka gudbeen deegaanka iidaale islamarkaana ay u dhow yihiin deegaanka manaas halkaas oo ay joogaan ciidamad Tigreega,isagoo tilmaamay in mar walba iyaga la soo weerari jiray laakiin wixii hadda ka dambeeya ay iyaga weerarka qaadi doonaan kol haddii lagu soo xadgudbay ciidda dalka soomaaliya. Sh. Ibraahim shukri ayaa sheegay in ay ciidamda itoobiyanka ay ka gubeen Dabaabadha dagaalka oo tiro badan, sidoo kalena ay hayaan ciidamo itooobiyaan ah islamarkaana ay Saxaafadda u soo Bandhigi doonaan. Waxa uu sidoo kale tilmaamay in ciidamada tigreega ay bilaaabeen in ay ku xadgudbaan shacabka ku nool magaalada beydhabo,isago dhinaca kalana sheegay in kooxdii Beydhabo joogtay ee Itoobiyaanka ku soo Hogaamineysay Umadda Soomaaliyeed ay yihiin la heystayaal Islamarkaana ay noloshoodu qalqal ku jirto. Sidooo kale Xoghaya guud ee Golaha Sshuurada Sh.maxamuud Sh. Ibraahim Ssuuleey oo isna shirka jaraa’id ka hadlay ayaa tilmaamay in Dagaalku uu u dhexeeyo shacabka soomaaliyeed iyo Dowladda itooobiya,isagoo xusay in uu la yaaban yahay waxa ay uga Aamusan yihiin dagaalka lagu soo qaaday Dalka Soomaaliya, Ururada Jaamacadda Carabta iyo IGAD oo uu sheegay in labadaba ay soomaaliya xun buuxda ka tahay. Sh. Ibraahim suuley ayaa waxa uu sheegay in Beesha Caalamku ay hadli doonto marka ay ciidamada Mujaahidiintu galaan Gudaha itoobiya,taas ayuu ku tilmaamay mid cadeyn u ah in Dowladda Tigreega raali looga yahay weerarka qaawan ee ay ku soo qaaday Dalka Soomaaliya ee xorta ah. Ciidamada mujaahidiinta maxkamadaha islaamka ayaa ku sii siqaya oo wax yar u jira magaalada Beydhabo,waxana jira in ciidamada tigreega ay la kulkmeen jab weyn kaas oo kaga yimid ciidamada mijaahidiinta maxkamadaha islaamka. Wariye:Axmed Aadan Ibraahim(Saadaam) Email:Saadaam144@hotmail.com
  2. MM, can you tell us waxa ay u dhinteen in ka badan 250 Soomaali ah in the last fight between Morgan and Bare Hiiraale oo Kismaayo lagu dirirayey? Waa maxay qadiyadda ay u dhinteen? Macnahay kuu samaynaysaa? Ma fahmi kartaa adoon caytamin oo dadka ciyaal ku sheegin CAWAAQIBKA AY LEEDAHAY HADDII AY MAANTA ITOOBIYA GACANTA SI BUUXDA UGU QABATO SOOMAALIYA? MIYEYSAN SE ISKU KAABID AHAYN TFG=TIGREYDU? IMIKA DAD MUJAAHIDIIN AH OO AYAGU SHAHIIDNIMO DOONAYA OO SIDAAS RAALI KU AH JECELNA BAA KU SHAHIIDAYA IN AY DALKA IYO DADKA IYO DIINTA CADAWGA KA DIFAACAA EH, HADDII AY MAGAALOOYINKA SIDA XAMAR KU SOO DURKAAN, ILMA BADAN IYO HAWEEN BADAN IYO WAAYEEL BADAN KA FILO IN AY DHIBAATOOYIN BADANI SOO GAARTO? MAN, THE PRICE OF FREEDOM IS BLOOD. ALJEERIYA WAXA KAGA DINTEY IN AY ISTICMAARKA FARANSIIKA ISKA DUL QAADAAN IN KA BADAN 1,000,000 OO QOF. If you are in American and enjoying a life of liberty and democracy, google search what one of the American founding fathers said about liberty. He sais liberty lives on the blood of the youth of the country i.e. there must be young people who are willing to die for it so that the majority will not be kept in bondage...think about the above and approach it with open mind...good night..no editing
  3. GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL. EEEBE BAA MAHAD LEH, TAKE YOUR TIME AND LISTEN, THE PRESS WILL BE TAKEN TO IIDAALE AND DAYNUUNE TOMOROW, AL JASIIRA WILL BE GIVEN A CHANCE TO EXAMIINE DOCUMENTS TAKEN FROM THE POCKETS OF THE DIED TIGREN MILITIA http://www.hornafrik.com/Audio/muudey1.ram
  4. Gawaari Dagaal iyo Maxaabiis laga qabsaday Tikreega oo la xaqiijiyay in la geeyay Diinsoor. Diinsoor, 21-December-06 ( Qaadisiya.com) Gawaari dagaal oo laga qabsaday ciidamada Tikreega iyo maxaabiis isugu jirta Tikree iyo Soomaali ayaa la xaqiijinayaa in la geeyay degmada Diinsoor ee gobolka Bay kadib markii ciidamada Tikreega lagu soo jabiyay dagaalkii ka dhacay deegaanka Iidaale iyo hareeraha xerada Manaas ee duleedka magaalada Baydhabo. Dagaal culus ayaa maanta ka dhacay aaga Iidaale iyo hareeraha xerada Manaas,waxa uuna dagaalkaasi ahaa mid laysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Ciidamada Tikreega ee la dagaalamayay mujaahidinta garabkooda ayaa Alla ka baxay,waxaana laga gubay Taangiyo,gaadiid kale oo dagaalna waa laga qabtay. Warar lagu kalsoon yahay oo ay shabakada islaamiga Qaadisiya ka heshay magaalada Diinsoor ayaa xaqiijinaya in degmadaasi ay soo gaareen gaadiid dagaal oo ay ka qabsadeen mujaahidiinta maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ciidamada Tikreega ee dagaalka kula jiray. Dadka ku dhaqan magaalada Diinsoor ayaa ku soo dhaweeyay mujaahidiinta soo xoreeyay gaadiidka dagaalka, maxaabiistana soo qafaalatay Takbiir,waxa ayna isugu soo baxeen xarun ciidamada maxkamadaha islaamiga ay geeyeen maxaabiista iyo gaadiidka dagaalka si ay u muujiyaan guusha Allaah gaarsiiyay mujaahidiinta jihaadka kula jira ciidamada Tikreega ee ku soo gardarrooday dalka Soomaaliya. 10 gaari oo kuwa dagaalka oo ay leeyihiin ciidamada Tikreega ayaa lagu soo warramayaa in gurmad ahaan loo geeyay aaga Iidaale si ay u xoojiyaan ciidamada Tikreega ee halkaasi ka dagaalamayay oo dabada looga dhacay kuwaasoo ku dhaw in ay u soo baqdaan magaalada Baydhabo. Dhinaca kale diyaaradaha milatari ee dalka Ethiopia ayaa ku hawlan daad gureynta dhaawacyada ciidamada Tikreega ee dagaalka ka qeyb qaadanayaan kadib markii dawo yaro ay soo wajahday cusbitaaladii magaalada Baydhabo ay ka sameysteen,taasoo keentay in dhaawacooda loo qaado magaalada Adis Ababa.
  5. The best we do at this time is for each of us to fetter the clannish fever for at least until the aliens have to be removed from our sovereign soil and hence give moral support to UIC. They are the only organized force that can stand up for Somalia. I know it is a curse on most of us to prefer individual politicians and clan loyalty to the interest and the safeguard of the country. It is obligatory upon all well-meaning and rational Somalis to pray for the mujaahiids.
  6. TFG (hada kama maarmee in yar ii kaadi) Jeer samaha iyo xumaha ay kala sar qaadaan i sug baan ku leeyee. Saaxiibow maxaad sugi? Mar haddii ay TFG hesho in yar oo guul ah, miyuunna Mele Zenawi noqonney shaydaankii xabbadda bariiska ah digsiga ku darsaday? Wallee haddii aan maanta la iska fujin, waa lay noo yaabaa....
  7. ^^^Mar haddii G. Duke uu meesha ka cararay isga oo uu sii gacan hayo kii la haa Soomaali baan la saxiib ahay , maxaad meesh ka filaysaan?
  8. Waa waxa isticmaarku ugu tala galay in uun ummadda Soomaaliyeed uu waligi miskaxda kaga haysto. Sida ay noo siray oo laynoo sirkhaamiyey bal eeg foolxumadeeda: kaa beerta laga beero iska leh waxa uu afkiisa u quuriwaayey baa dahabkeenna, dalkeenna, diinteena, dadkeenna aan ku baa'biinay. Kansarka afka ka so kow, nin barta waa diin iyo mabda l'aawe.
  9. I concur with Mr. Rooble’s point of view: the loser is the biggest Camiil that Somalia has ever seen: Yey. The ICU should not stop fighting till this guy has to be put out of the business of selling out Somalis to their natural enemy, Mele Zenawi and his tigren militia. I can not put out of my mind how happy and excited the foreigner minister of Ethiopia was the day their Camiil Yey was elected the president of TFG in Nairobi in 2004. Enjoy Rooble's
  10. ^^^Mashxaradda uhay guusha gaalka.... Red sea it is yours if you have the time
  11. Guys, do not paint throw-ups in here. Nagga joojiya mashxaradda. The fact of the matter is that UCI has accepted the plea from international community to give peace a chance. If your uncle is man enough let him persuade his master to declare, forget about war against the courts, but the presence of Tigrean troops in Somalia. They are crying in international circles that there are no such troops in Somalia. Why if they are not fearful of the wrath of the lions of UICs, why are they lying to the world? Let us see what happens the day the infidels and their camiils (agents) use your clannish language and tell the world that UICs “are clan courts” and if they do not disarm and obey the government, the Tigrean militia will come and disarm them. Until that day, your uncle will finish his days besieged and as usual stay jailed in 2by2 room.
  12. 14)They have chased away the foxes (Mele Zenawi and likes) out of the henhouses (the Somali affairs).
  13. It is not a bluff. It is the official position of the UICs to drive the tigrean militia from Somalia. The BBC Somali section is carrying the warning as well. Ethiopia oo loo qabtey hal todobaad Ethiopia wey beeneysey in ciidamo ka joogaan gudaha Soomaaliya, laakiin waxa ay horey u qiratey iney dirtey boqollaal askari ooy hawshooda ku sheegtey iney yihiin tababarista ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya. Maxaakiinta Islaamiga iyo xoogaga dowladda oo la sheegey iney taageerayaan ciidamo Ethiopian ah ayaa Jimcihii iyo Sabtidii na soo dhaafey dagaal xun dhexmarey. Waxa jirta cabsi ah in dagaal uu ka qarxo gobolka oo dhan, dagaalkaasi ooy ka wada qeybgalaan ciidamada Ethiopia iyo Eritrea. Ninka difaaca u qaabilsan Maxaakiinta Islaamiga, Shiikh Yusuf Maxamed (Indha-Cadde) yaa Talaadadii yiri "laga bilaabo maanta, haddii Ethiopian'ku dhulkeena uga bixi waayaan todobo maalmood, waan weerareynaa oon ku qasbeynaa iney waddankeenna ka baxaan". Shiikh Indha-cadde Waxa kale oo Mr Indhacadde ku doodey beesha caalamku waa in ay caddaadis ku saarto Ethiopia sidii ay Soomaaliya ugala bixi laheyd askarteeda, "haddii kale iyagaa masuul ka noqonaya wax kasta oo ka dhaca Soomaaliya". Warbixin ay QM soo saartey bishii hore ayaa waddamo ay ku jiraan Ethiopia iyo Eritrea ku eedeysey iney ku xad-gudbeen cunaqabateyntii hubka ee Soomaaliya saarneyd
  14. Believe it or not, before I opened Qaadisiya.com this morning, I was thinking what is stopping UIC from giving ultimatum to Mele Zenawi to remove his militia out of Somali soil. Or why wouldn't Mele Zenawi put his threats in time frame and demand the UICs to disarm in a specific period of time and if they fail to do so start invading Mog, after all, he perceives his military power the best in horn of Africa? I was not surprised to find out the first brave step is taken by UICs in giving Mele Zenawi 7 days notice to take his invading militia from Somali soil; and at the same time, they declared that Duke’s uncle A/Y is nothing but a mercenary soldier working for the Tigrean strongman Mele Zenawi. If Mele Zenawi fails to comply, the ultimatum clearly states his troops will simply be removed from Somalia dead or alive… Muqdisho, 12-December-06 ( Qaadisiya.com) Madaxa golaha amniga maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade ayaa u qabtay muddo 7 maalmood ah ciidamada Tikreega ee xooga ku jooga qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya,isagoo ku hanjabay in tallaabo milatari ay ka qaadayaan haddii ciidamadaasi ay isaga bixi waayaan ciida Soomaaliya. Sheekh Yuusuf oo shir jaraa'id ku qabtay xarunta Daarasalaam ee magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale ka hadlay ciidamo ajaanib ah oo ku sugan gudaha dalka Kenya,kuwaasoo isku diyaarinaya weerar ka dhan ah maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed,isagoo ugu baaqay dawladda Kenya in ay ka waantoobaan hagar daamada ka dhanka ah umadda Soomaaliyeed. "Ciidamada Tikreega ee ku sugan dalka Soomaaliya waa in muddo 7 maalmood gudahood ah ay uga baxaan dalka Soomaaliya haddii mudadaasi ay u dhamaato gacmaha ayaan iskula tagi doonaan cidna uga ma heybansan doonaan difaacida dalkeena, C/llaahi Yuusuf isaguna waa Askari kamid ah Dowladda Itoobiya, haddii aan weerar ku qaadno Itoobiyaanka caalamku marmarsiiyo kama dhigan karaan" ayuu yiri Sheekh Yuusuf Indhacade. Hadalka masuulka amniga iyo gaashaandhiga maxkamadaha islaamiga ayaa ku soo aaday xili jimcihii laga soo gudbay dagaal toos ah uu dhex maray ciidamada maxkamadaha islaamiga iyo kuwa dawladda kmg oo ku soo duulay degmada Diinsoor,hayeeshee ciidamadaasi isugu jira Tikreega iyo Soomaalida ayaa afka ciida loo daray,waxaana laga saaray goobihii ay ka soo duuleen. Wadaadadii way soo socdaane, xageed gali??? LOve it.....
  15. Horn, you are totally right on this one. In fact, it is nauseating to listen to such fathead.
  16. War jiraabo cakaaruu iman. Make sure your prescription is filled because my expectation is that within 10 days baidhaba will be over run..
  17. How military vechicles did you say your uncle capdtured from the UIC?
  18. ^^^^^The fact of the matter is the other side has not claimed any victory so far and the journalist phone calls to your uncle the biggest camiils of all times, are not being answered.........do not get choked when you are reading the latest from Somaliatalk.com Here are the latest development time-stamped at -12-09-2006, today... Warar dheeraad ah oo ku saabsan dagaalkii ka dhacay Agagaarka Diinsoor.. Shalab galabnimadii ayaa dagaal aad u qaraar duleedka Magaalada Diinsoor ku dhex maray Ciidamada Maxaakiimta Islaamiga ah iyo kuwa Dowladda Federaalka oo gacan ka helayey ciidamo Itoobiyaan, waxaana dagaalkaasi socday mudo hal saac ah, iyadoo wararkii ugu dambeeyay sheegayaan in Ciidamada Itoobiya iyo kuwidii Dowladda Itoobiya dib loo soo riixay isla markaana ay khasaaro kala kulmeen dagaalkaasi, waxaa la xaqiijiyey in Dagaalkaasi ciidamadii Dowladda iyo kuwaii Itoobiyaanka ahaa looga qabsaday labo gaari oo kuwa xamuulka ah iyo labo kale oo kuwa dagaalka ah, waxaa sidoo kale la xaqiijiyey in ay jiraan dhimasho, waxaana sidoo kale la sheegay in dagaalkaasi lagu qabtay maxaabiis isugu jirta Itoobiyaan iyo Soomaali. Warar dhanka kale aan ka helnay aaga hore ee Dagaalka ayaa sheegaya in ciidamadii Itoobiya iyo kuwii Dowladda Federaalka ay dib ugu soo sikadeen goobihii ay markii hore ka yimaadeen, waxaana la sheegay in Ciidamada Maxaakiimtu horey ugu dhaqaaqeen dhinaca xerada Manaas oo ah xero ay degan yihiin Ciidamada Dowladda Federaalka. You need more.... Ciidamada maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed oo caawa ku hoyanaya deeegaanka Raamacade oo ah goobtii ciidamda Tikreega ay kaga soo duuleen degmada Diinsoor. Diinsoor, 08-December-06 ( Qaadisiya.com) Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa dagaalkii maanta ka dhacay degmada Diinsoor,waxaana markii ugu horreysay la soo badhigay khasaarihii soo gaaray ciidamadii Tikreega ahaa iyo kuwii la socday ee lasoo marin habaabiyay. Afhayeenka maamulka islaamiga eegobollada Jubooyinka Sheekh Ibraahim Shukri ayaa u xaqiijiyay shabakada islaamiga Qaadisiya in ciidamadii maanta ku soo duulay degmada Diinsoor laga laayay 15 ilaa 20 ruux oo isugu jira Tikree iyo kuwa la socda,maydadkooda ayaa garxan goobtii maanta ay isku farasaareen labada ciidan. Abuu Zeynab ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada cadawga laga qabtay gaari Zuu ah, gaari 37 ah iyo 2 gaarioo nooca UD-ga ah oo kuwa lagu daabulo ciidamada,waxa uunta intaa ku daray in ay jiraan gawaari kale oo ay qabsadeen ciidamada maxkamadaha islaamiga. Sheekh Ibraahim ayaa caddeeyay in khasaaraha la gaarsiiyay cadawga uu intaa ka badan yahay,balse gabalka uu ku dhacay ciidamada maxkamadaha islaamiga,taasoo keentay in ku hakadaan deegaanka RAama cad oo ah halkii ciidamada Tikreega ay ku soo duuleen. Guushan ay gaareen ciidamada maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ayaa waxaa suura galiyay Allaah subxaanahu watacaala,waxa ayna haatan ciidamada maxkamadaha islaamiga difaac ugu jiraan goob 70km u jirta magaalada Baydhabo oo ah goobta laga soo abaabulay duulaanka lagu soo qaaday degmada Diinsoor. Mar uu ka hadlayay khasaaraha soo gaaray dhinaca ciidamada maxkamadaha islaamiga waxa uu sheegay in 4 ruux oo qura ay kaga dhaawacmeen Allaah mahadii dagaalkii maanta halka ciidamada cadawga maydadkooda ay garxan yihiin goobtii laysku fara saaray.ALLAAHA AKBAR ALLAAHU AKBAR.
  19. If America wants to listen, the more she pushes foreigner troops to the throats of Somalis, the more Islamically the Somali people become unified or to use the orientalist’s language, the more fundamentalists they metamorphose into. It would have been a positive contribution to President Bush’s campaign against worldwide terrorists if Miss Jendayi Frazer crafts a strategic position for the White House to oppose any foreigner intervention in Somalia and recommends punishing any country that unilaterally sends its troops to that country as Mele Zenawi is doing now. America has a first hand experience in Somalia and she knows Somalis can not tolerate aliens on their soil. Siding with the disfunctional TFG of Somalia and their Tigrean protectors blindly will worsen the stability of the whole region. Even if the U.A. marines in Djibouti are successful to some degree to prevent jahadists from going to Somalia, who can guarantee many Somalis will not turn themselves into the real ones. The age of bigger guns is over. It is the age of reason and diplomacy. President Bush is failing both in Iraq and Afghanistan. In the Somalia file, he has a chance to show the Islamic world that his fight against terrorists is not a smokescreen for a hidden agenda against Islam as many conspiracy theorists spread, but to eliminate Al-Qaeda from the planet. Nayruus Frazer's work is so important that if she can't or won't try to do better, the White House should replace her. Carolyn Davis Philadelphia Inquirer Editorial Board Dec 4, 2006 As children and families in Uganda and Sudan's Darfur region wait for peace, and as civilians in Somalia brace for intensified war, the U.S. assistant secretary of state for African affairs, Jendayi Frazer, is making mistakes and enemies. The result, said numerous government officials and private-sector sources familiar with Africa, is bobbled opportunities for the United States to help end some of the world's worst humanitarian catastrophes. "We need to do better and could do better," said Rep. Chris Smith (R., N.J.), who chairs the House subcommittee on Africa and human rights. There is good reason to heed Smith's words. Africa is growing in strategic importance for the United States. It holds economic potential. Chaotic countries provide a haven for terrorists. Helping civilians caught in fighting could polish America's tarnished image. Three crises in particular cry out for clearer and more polished diplomacy. The most urgent situation is the Darfur genocide. After considerable prodding from elected officials and others, President Bush decided in September to appoint Andrew Natsios, former U.S. Agency for International Development chief, as special envoy to work on Darfur. By doing so, Bush sent a strong message to Sudanese President Omar al-Bashir, a main force behind the genocide, that the United States considers the situation worthy of special attention from the Oval Office. To people like Bashir, an envoy who has credibility "brings an enhanced focus to what's going on there," Smith said. Frazer did not seem to get that, Smith said. Several sources told me that Frazer tried, but failed, to squash the appointment. Smith said he argued with her for months about it. People around Frazer told him that she thought she could handle the crisis. Rep. Frank Wolf (R., Va.) was dismayed at Frazer's opposition. "Anybody who didn't want to do anything you could possibly do on the issue of Darfur, that's almost an indictment in itself," Wolf said. In an interview Friday, Frazer would not answer whether she opposed an envoy. She did say she enjoys working with Natsios. She also emphasized that President Bush and Secretary of State Condoleezza Rice are the leaders of foreign policy. Of course they are. But they rely on their top assistants to craft positions. If published reports are correct, someone in the administration made the bad decision to support Somali warlords, despite a United Nations arms embargo. Why? Because they were fighting a fundamentalist Islamic group that has suspected ties to al-Qaeda. Just what Somalia needs - more weapons. Besides, the strategy didn't work. The Islamists took the capital; neighboring countries are backing different militias. The situation could get much worse. Frazer wants the U.N. Security Council to create a loophole in the embargo so that an African force for Somalia could get weapons. Its mission would be to train police and defend the weak transitional government, also packed with warlords. The United States could be thinking that defeating the Somali fundamentalists is part of the war on terror. But intensifying what is now localized fighting rather than seeking a political solution could lead to a regional conflict, making the area even more unstable. There might as well be a blinking "Vacancy" sign welcoming al-Qaeda to set up shop in the region. Then there is the war in northern Uganda, which has taken a huge toll on kids for 20 years. Many U.S. administrations have ignored this crisis. Fragile talks between Ugandan President Yoweri Museveni and the rebel Lord's Resistance Army, led by Joseph Kony, are the best chance ever for peace. It is mystifying why the White House hasn't been able to help Uganda catch Kony or pressure Museveni, a U.S. ally, to find peace. Frazer's awkward, confusing and tentative support of the negotiations is one of the reasons. One Republican called her a "Museveniphile" because she coddles the Ugandan - even though he shares blame for the war and its longevity. Other Capitol Hill observers said Frazer's problems stemmed from poor analysis, micromanaging and an unwillingness to acknowledge that covering Africa requires her to delegate authority. "One person cannot do it all. It's an unrealistic expectation," one observer said. Frazer is smart, energetic, and said to have a good relationship with Rice and Bush. The secretary of state was Frazer's doctoral dissertation adviser at Stanford University, and Frazer served on Rice's National Security Council staff. That connection would be invaluable - if she had the diplomatic skills to utilize it. Don't misunderstand: Darfur, Somalia and northern Uganda would be a fearsome challenge to the best U.S. diplomat. But Frazer's approach makes the job harder still. It would be great if Frazer used these critiques to improve her performance. That doesn't seem likely, as she instantly dismissed them and said they sounded "like a smear campaign." She may be Rice's protégé. But Frazer's work is so important that if she can't or won't try to do better, the White House should replace her. Contact Carolyn Davis at cdavis@phillynews.com or 215-854-4214. Source: Philadelphia Inquirer , Dec 05, 2006
  20. Originally posted by Jaylaani: If my “empty Slogan” is making you that sick than we must be doing something right. Don’t you agree, my friend? SOL newcomers and dear guests do not get surprised. It is the nature of the proponents for the dismemberment of Somalia to practice ad hominem when they are cornered with hard facts against their unworkable formula. Most of the time, I do not tolerate their drivel and the admin knows that. They, the admin, have been busy editing the drivels of the emotionally crippled secessionists and the suitable responses I give them. This time I except this guy..what is his name Gaylani because he says he was born in Djabouti and was raised by the french..I am going to give him a nice response in question format. What caused Abdirahman Tuur to defect or reach the conclusion that that this Land Land thing is nonstarter? I warn you do not personalize it!
  21. What Faisal has said is what I have been saying in this forum and in others. Mele Zenawi has misread the tea leaves. He thinks the mujahidiins will disappear by his threads and chest beating. They really welcome and looking forward to fight with his tigrean militia because YOU HEAR ME SOOOOMAAALIA NEEEEEDS WAR and war is what she is will get….
  22. I totally disagree with Baashe. UIC has done and is doing the right thing. With their limited resources be it professionals that can handle day to day government operations or material wealth, I believe that they have made decisions in the interest of the Somalia and her people. Unless the puppet government comes to Mogadisho after it cleanses and purifies herself from Tgrean dirty and I do not see how they can do it (how an unarmed can get rid of his gangster bodyguard, oo maro ku dhag buu kugu noqonayaa eh), the UIC and the Somali people has no other option but to defend their country, religion and people. The Somalis can not avoid putting their political destiny in the hands of Mr. Mele Zenawi unless they are willing to be second citizens in their own country. Negotiating with TFG is accepting the condition set by Addis regime. The only thing that can disprove my statements is if the Tigrean militia withdraws from the Somali soil and A/Y and company come to Mogadishu in good faith and with no pre-conditions. I think the Somali people are not given any other option but to fight. Waxa aan u malaynayaa in daagaalka khayr ku jiro. No more Kharduum.
  23. What political goals are you talking about? Abdirahman Tuur, Alle ha u naxariistee, was CEO of a fly-by-night enterprise destined to shipwreck. The soon he had realized that dismemberment of the Somali Republic can not fly, the sooner he abandoned the wreckage. And who knows better the inner workings of an enterprise than its own mastermind. Time has been the best testament of the good foresight of Mr. Tuur. For 15 years, what do you have except an empty slogan? The defection of the two high ranking offices who were stationed at AddiCaddeeye is clear evidence how bad is the moral of Riyaale’s militia and I wouldn’t be surprised if more officers desert the silly idea of secession and join the rewarding campaign of the defense of the country, religion and people shoulder to shoulder with the UIC true mujahidiins...