QabiilDiid

Nomads
  • Content Count

    844
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by QabiilDiid

  1. Ma leedahay marka hore ilka aad wax ku diiddid...sow mar hore garaabadu kaama dhamayn...
  2. baaruud baaruud, not baruud. man you can not mix somali with english. do u know what does your name mean? nevr mind. I think u are qurac veiled in shaadir. are u not? i ask u to tell us the difference between riyaale and yey. comment on what is happening now in our beloved Somali Republic. For other respected members of the forum, if you happen to be those Somali is challenge, the message I posted from Somaliweyn Media is saying that the governments of United States of America and Ethopia are currently engaged dialogue, in a low key manner, with the provincial administrators of northwestern region of Somalia (hargeisa). Both governments are working hard to encourage riyaale and his crew to receive their Federal President with flowers and green branches of leaves. Both governments are reporting that they are pleased with the respond they are receiving from the gang....for more news about this new development, please open shabeele news cite...
  3. Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 10/05/07 Ilo lagu kalsoon yahay oo laga soo xigtay Mas’uuliyiin Soomaaliu ah, ayaa lagu sheegay inuu soco Dadaal ay Dowladaha Maraykanka iyo Ethiopia ugu jiraan sidii ay Maamulka Somaliland ee goon-u-go’ay loogu qancin lahaa inay ku soo biiraan DFKMGS ee Madaxweynaha ka yahay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed. Sida maanta lagu soo daabacay Wargeyska Maalinlaha ee Al-khaliij ee ka soo baxa dalka Imaaraadka Carabta, waxay sheegeen ilo-wareed lagu kalsoonaan karo inuu haatan wada-xaajood u socdo Dowladdaha Maraykanka, Ethiopianka iyo Maamulka Somaliland, si loo dhiraanddhiriyo Mashruuca ay Somaliland dib kula midoobayso Goballadda kale ee Koonfurta Somalia. Xubno ku dhowdhow Dadaalka Diplomaasi ee kaa dhex socda Maraykanka, Ethiopia iyo Maamulka Somaliland, ayaa sheegay in rajo wanaagsan laga qabo sidii ay Somaliland dib ugu laaban lahayd Midnimadda K/Somalia, isla markaana ay Maamulka Somaliland uga tanaasuli lahaayeen Rabitaankooda ku aadan inay Xornimo buuxda ka qaateen dalka Somaliya. Somaliweyn Media Center (SMC)
  4. Originally posted by AYOUB: Nayruus, when did you put on the blue? Boy, I never ever even a split of a second thought to put on the darned “towbo caaro” tailored in Ruwais....you know me…
  5. NGONE, the biggest one is now with you in London if you follow the news. Why don’t you talk it out of him? I mean the madness of the DREAM…
  6. Sooner than the the time it takes pink to become corroded....
  7. Let the gang follow Mr. Warabi's directives if they want and eat the grass, the blues are coming....and coming soon…
  8. Originally posted by Jacaylbaro: no more blues ,,,, I guess you like pink,then
  9. It is nice to read news written by a respected correspondent in Hargeisa. The journalist for widhwidh.com is observing the fact that many Somalis in Hargeisa, are smelling the coffee and waking up from their slumber that had been induced to them by the SNM gangs. They are looking up to Yey to take them out of the quagmire of “statelessness”. They are starting to believe that the civil war in the south is over and soon Somalia’s passport will emerge as an indispensable tool…..Hi, brothers and sisters, patience. The blue beautiful flag is coming soon to a pole near you. (Hargeysa}8.05-07 Madaxweynekuxigeenka maamul goboleedka Somali-land Axmed Yuusuf Yaasiin iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa shalay galab ka dhoofay madaarka hargeysa Airport taaso uu kaga cararayo arimo cakiran ee maamulka gudihiisa haysta asaga oo wariyeyaasha u sheegay inuu martiqaad ka helay jaaliyadda beelaha daga magaalada Burco, hargeysa iyo ber-bera, ayada Maamulka halkaas ka jiraa uu haatan ka biyo diidsan Dowlada somaliya maadaama ay dagtay Caasimada Somaliya ee Muqdisho. magaalada hargeysa ayaa baryahan dabe waxaa laga dareemay sida ay koonfurta somaliya isu badashay, ayada oo dowlada somaliya ay haatan u haqal taagayso magaalooyinka Ber-bera iyo Hargeysa oo aynu haystaa kuwo calooshood u shaqeystaal 16kii sanno jeebka lacagta ku shubnaya ayaga oo aan waxba u qaban magaalooyiinkii ay maamuLayeen iyo dadkii la dhistay maamulka. Waxaase si weyn loo hadal hayaa Baasaboorka Dowlada somaliya ay sameysatay taas oo loo arko mid saameyn weyn ku yeelan karta Maamul goboleedka Somaliland ee ka biya diidsan dowlada somaliya ee haatan ka talisa guud ahaan dalka oo dhan. Shacabka ku dhan magaalada Hargeysa iyo Ber-bera ayaa isla dhex maray hadii baasaboorku uu shaqeeyo in meesha uu ka baxayo waxii 16kii sanno aanu raadinaynay oo ah waynu go’aynaa taasi uu muuqta dhabarjab weyn oo ku yimaadam Maamulka Somaliland, dhinaca kalana dowlada Fadaraalka somaliya ay u naqon doonta mid aydu istuus ah u maamusho guud ahaa dalka oo dhan. Isku soo wada duub waxaa haatan muuqda guud ahaan dadka jooga gudaha somaliya iyo qurabahaba in haatan magaalada muqdisho looga taliyo dalka somaliya sidii hore loogu yiqiinba. C/kariin max’ed yaasiin Hargeysa widhwidh Online
  10. C$N, you know the implication. How come the leader of the main opposition party does not bother to visit his constituent for more than six years? When you are attempting to comment on this question, wouldn’t it be fair if you adopt the mental status of the SNM gangs that claim that they live in a democracy which the “hired pen” described as the best kept “democracy in Africa”? I mean put yourself in their shoes. Tell me in the history of a democracy where an opposition leader has chosen not to bother to visit outside the country let along his hometown for that long… Compare that with waraabe waaraabe’s travel routes for comparatively similar time.. This is not "waxa la yiri". This is the truth..the man is under house and office arrest. He can not even visit Berbara.
  11. Ignore or no ignore.. the fact of the matter is the world has really ignored you...even your shall I say your "mother Vicoria" descendants has no mercy for you.
  12. N..is it a fact or fiction first? doe not matter mention who it first? does it?
  13. So are you agreeing to the fact that Burcao is not partying with you guys? And the fact the blue flag of Somali Republic and Yey's picture are hanging on the walls of many living spaces in Burao and areas surrounding to it?
  14. I am just showing the world the lie you are living....
  15. this is a debaing circle. Nothing can be hiden. Does not matter who believes it or not. the honest debtors job is to bring facts out.. and it is up to everyone to reach their conlusion. Are you guys saying the head of the largest politcal party has shown no interest to visit his hometown for more than six years? Burcoa his hometown is four hours drive from Hargeisa where he is UNDEWR ARREST!!
  16. more confirmation..."talking nonsense" is the weapon of the weak.....shouting yourselves up to the "border".....that strategy failed you million times...the bottom line is even burcao is getting out of hands...so are not crying now?
  17. Are you saying riyaale never visited Boorame his hometown for the last 6 years?
  18. You just confirmed his description of the characters that lead the doomed dream. Are you NOT a government? why would you let someone who you believe is weaker than you take away from you something that is rightfully yours and let him keep it unlawfully for more than 16 years?
  19. now u are debating...stay in that mood for the rest of your SOL life and always avoid wearing "supersize shoes that doest fit"? Tell me the last time Mr. Siilaayo travelled outside Hargeisa? Tell the last time he visited Burao, his hometown?
  20. The man invites you for good fight any time! why celebrate for a birth of a child that has not yet even conceived in a mother's womb? Or are in Hargeisa's mental hospital? I wonder...
  21. The question is still standind. Is he not under arrest? yes, or no?
  22. The man has strong points. Why don't address these points before you celebrate for something that does not exist?
  23. ^^^Why is he under house and office arrest?
  24. Posted on Friday, May 04, 2007 - 12:34 AM (Faallada Maanta):Meeday xuduudii Somaliland tiri waa soo xiraynaa?? Ma wadnahaa diiday? Mise danbaa u run sheegtay oo waxa idaacada laga yiri iyo xaqiiqda meesha taal baa is diiday????.. Tan iyo markii la aasaasay Dawlad Goboleedka Puntland 1998 waxaa Somaliland caalamka u sheegaysay inay soo xirayso xuduudaha xaqaa ee ay leedahay oo dhaca halka lagu magacaabo yoocada oo Caasimada Puntland ee garoowe u jirta wax ka yar 30KM waxayse Somaliland sheegtay in dulqaadkii dhamaaday maalintii laascaanood xooga looga saaray waftigii Riyaale oo ilaa Burco aysan laami indha saarin sidii raf loogu baacsanayay. Hadaba goolaaftankii iyo colkii Somaliland ku dhawaaqday wuxuu soo afjarmay markii dagaal barqo laysu cadaystay uu ka dhacay halka lagu magacaabo aridhicadeeye oo laascaanood 50KM kaga beegan dhinaca Burco iyadoo dagaalkaas siwayn loogu awood sheegtay Somaliland maxaabiis iyo gawaari fabadana loogala haray kadibna firxadkoodii loo diray Burco. Arintu waxay halkaas taagnaato oo Somaliland wali ka gurxanto burco iyo ceerigaabo inta udhaxaysa waxay Puntland awoodeeda saartay sidii loo dhisi lahaa somaliweyn iyadoo ku guulaysatay inay hogaanka u qabato qaranka somaliweyn sidoo kalana waxay puntland marlabaad u soo fariisatay inay hirgaliso qarankii loo dhiibay iyadoo marlabaaad awood ciidan ku hirgalisay Dawladii sitoosana u gaysay caasimada kadib markii ay kala firdhisay kooxihii maxkamadaha sheegan jiray oo iyagu sheegtay inay awooda dalka leeyihiin iyagoo adeegsaday awood shisheeye waxaase puntland laftigeedu u hiilinta qaranka somaliyeed usooo adeegsatay wadamo ay jaar soke yihiin. Intaas kadib waxay Somaliland heshay fursadii ay kaga aarsan lahayd Puntland iyadoo istustay xukuumada riyaale inay marakan Puntland isugu hareen Police iyo haweenkii iyo Caruurtii maadaama ciidankii Puntland 90% loo diray Muqdisho si ay u daafacaan qaranka somaliyeed maxayse natiijadii noqotay??!! Waxay Somali ku maahmaahdaa Harag shabeel haad ma fuulo waxaa alle qadaray in ciidankii qaran ku sheega Somaliland oo dhan ay soo weeraraan Dhahar iyagoon midi ka maqnayn wax awoodana aan reeban ayna weheliyaan wasiiro gaaraya 13 oo kii ugu awood badnaa W/gashandhiga uu ku jiro . Waxaa alle amarkiisa ku ahaatay in ciidamo tiro yar oo loo reebay inay ilaaliyaan Xarumaha Dawlada Puntland iyo Police kii Puntland oo kaashanaya dadka deegaanka ay 150 tigniko ka badan oo hargaysa laga soo diray ku jiiraan wax ka yar 2 saac iyadoo firxadkoodii ceerigaabo shan maalmood midba mar gaarayay gaari walbaana uu meeshii ka horaysay afka saaray si ambad ah. Hadaba Somaliand waxay u qaadan wayday waxa meesha ka dhacay iyo sida gacantay qaadaba looga awood badanayo waxaa layiri waxaa jiray nin xanaaq badan oo tabar daran ninkii la hadlaba labada indhood ayuu dharbaaxo kaga soo gooyaa markaas ayaa nin walbaa dilaa maalintii dambe ayuu nin uu islahaa waad ka itaal roontahay ismaageen wuu ku dhuftay dharbaaxadii lagu yaqaanay kadibna inta ninkii ku soo booday buu dhulka ku jiiday markii laga qabtay ayuu ilmeeyay markaas baa la yiri war hebelow waligaa waa lagu dili jiraye maxaad maanta la oyday?? Wuxuu yiri waxaan la yaabay Dharbaaxana laygama hormaro Dhulkana laygama hormaro??!!!loool marka haatan Somaliland soo maaha ninkaas oo kale intay markasta isku taagto Puntland in dhulka lagu soo jiido. Ugu dambayntiise waxaad moodaa Somaliland in caqligii hada ku soo laabtay sababtoo ah markay magacaabeen xubno hogaamiya dagaalka sanaag bari oo ay garwadeen uga dhigeen odaygii gabadha yar fara xumeeyay axmed yuusuf yaasiin ayaa markuu tagay ceerigaabo oo uu ka samray inuu wada hadal wax uga dhaadhiciyo odayaashii beelaha ***** oo leh deegaanka Sool iyo sanaag wuxuu yiri war bal heedhahaya si aan meesha anoo nabada uga tago oo shamaagta igu maran isaga faleego waxaad asxaan iigu samaysaan inaad dhahdaan heshiis baan gaadhnay Somaliland hadalo macaana ii dhaha oo idaacada iiga sii daaya si aan mar meeshaan uga lug baxo nimankan soo fadhiyana u kala wareegno. Hadaba axmed yuusuf yaasiin waxaad moodaa inuuba keenay caqli uu kaga baxsado dagaal dambe oo uu la galo Puntland isagoo hubaalsan ama xaqiiqsaday inaysan ceerigaabo nabad ahaanayn ee lagala wareegayo hadii dagaal dambe dhaco maadaama dhamaan dhulalkii hore oo lagu dagaalay lagala wareegay ceerigaabana aysan ka agab sokayn laascaanood iyo dhahar. Waxaa qormadan qalinka u qaatay Webmasterka Shabakadda warbaahinta allmudug.org Cabdinuur Mohamed Seeraar Email: qalay2005@allmudug.org