QabiilDiid

Nomads
  • Content Count

    844
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by QabiilDiid

  1. Let the Somali natural enemies and their international supporters keep underestimating the ingenuity, the resourcefulness and resiliency of the Somali people. They will fight courageously with minimum tools and will drive the Ethiopians and their Somali puppets out of the Somali holy soil. They must not stop fighting unless they liberate the whole country including Baidhabo and bring the president who is hostage to foreigner troops to Mogadishu. Boqolaal ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo maanta sheegay inay haatan diyaar u yihiin inay Itoobiyaanka soo galay gudaha dalka la dagaalamaan. October-22 -2006 HornAfrik, Mogadishu, Somalia. Ciidanka milatariga ee degan Ex xaruntii xisbiga ee magaalada Muqdisho ayaa wada abaabul xoogan oo ay ku doonayaan inay ugu biiraan ciidamada maxaakiimta ee doonaya inay la dagaalamaan ciidamada Itoobiyaanka ee la socda kuwa dowladda. Ciidankan milatariga ah ee sida KMG ah u degan ex xaruntii xisbiga ee magaalada Muqdisho ayaa wada abaabul xoogan oo ay ku doonayaan inay ku biiraan ciidmada golaha maxkamadaha Islaamka iyadoo maanta ay buux dhaafiyeen xaruntaas boqolaal ka tirsan ciidanka xoogga oo doonaya inay u ambabaxaan degmada Buurhakaba. G/sare Cali Daa'uud Maxamuud “Cali Dheere†oo ah madaxa abaabulka ciidanka milatariga oo u warramayey HornAfrik ayaa sheegay in wixii ka dambeeyey shalay markii ay la wareegeen degmada Buurhakaba ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwa ka amar qaata dowladda ay kulamo isdaba joog ah lahaayeen saraakiil sarsare oo ka tirsan ciidanka iyo ciidanka xoogga waxa uuna sheegay inay isugu yeereen ciidanka milatariga ee jooga gobolka Banaadir islamarkaana ay wadaan abaabul ay ku doonayaan in ciidamada xoogga dalka ay ku biiraan ciidamada maxkamadaha ee jooga jiida hore ee dagaalka. Sidoo kale waxa uu sheegay inay si aad ah uga xun yihiin ciidamada Itoobiyaanka ee soo galay qeyba ka mid ah dalka Soomaaliya. G/sare Cali Daa'uud ayaa intaa ku daray in xitaa ciidanka xoogga dalka ee ku sugan gobolada kale ee Soomaaliya ay wadaan dhaqdhaqaaqyo ay ku doonayaan inay kaga hortagaan ciidamada Itoobiyaanka ee la sheegay inay ku sugan yihiin qeyba ka mid ah dalka Soomaaliya. Ciidankan milatariga ee ku jira Ex xaruntii xisbiga ee magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa aan hubeysneen G/sare Cali Daa'uud ayaa HornAfrik weydiisay halka ay ka keenayaan hubka ay doonayaan inay ku dagaalamaan waxa uuna sheegay inay la wareegayaan hubka dalka yaala isagoo intaa raaciyey in aqoonta haddii la hayo hubla la helayo. 1977-kii ayaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya waxaa dhexmaray dagaal xoogan oo ay ku dhinteen ciidamo badan oo Soomaali ah iyadoo ay ku naafoobeen qaar ka mid ah ciidamada. Ciidamadii ku naafoobay dagaalkii 77 ee jira isbitaalka Martiini ayaa iyagana si weyn u cambaareeyey ciidamada Itoobiyaanka ee la sheegay inay soo galeen qeyba ka mid ah dalka Soomaaliya. Ciidamada dowladda oo ay taageerayaan kuwa Itoobiyaan ah ayaa shalay la wareegay degmada Buurhakaab iyadoo iminka ay jirto xiisad colaadeed oo xoogan oo u dhaxeysa maxkamadaha iyo dowladda KMG ah ee Soomaaliya. --------------------------------------------------------------------------------
  2. The success of the UIC is the best news we must get for the Ciid festival...God is great..Isaga ayaa arka xaq iyo baadilka..gumeystaha iyo dabadhilifkooda iyo gumeysi diidka xalaasha ah. Yaa Rab.....let all Somalis put their shoulders to the wheel to bring Somalia back to the world stage stronger and brighter. The UIC is the best vehicle we have got and we ought to support them by becoming clan blind for at least temporarily, if we can not get rid off that disease permanently, until the foreigners leave us alone.
  3. Citiraaf quuq...... Try harder you dreamers of Somali nation... The top UN envoy for Somalia Francois Lonseny Fall on Saturday urged all countries neighboring Somalia to respect its sovereignty, Egypt's news agency MENA reported. Following a meeting with Arab League Secretary General Amr Moussa, Fall said that Somalia's neighbors should also show respect to the UN decision banning arms sales to Mogadishu. Responding to reports that Ethiopian forces pushed into Somalia, Fall urged Somalia's neighbors to desist from acts that could adversely affect the peace process and to give the different Somali parties a chance to finalize their dialogue. The UN envoy noted that his talks with Moussa dealt with the Somali crisis and commended the role of the Arab League. "There are chances for peace and we should not let these slip away," he was quoted by MENA as saying. Fall went on to say that he agreed with Moussa to expedite the dialogue between the government of Somalia and the increasingly powerful Islamic Courts, which control much of southern Somalia. Somalia was plunged into lawlessness in 1991 after the ousting of strongman Mohamed Siad Barre and the nation of some 10 million population was then divided into a patchwork of fiefdoms governed by unruly warlords. Source: Xinhua
  4. If allegiance to your clan is a factor that you are not in position to tame it, for objective discussion, try to report both sides of the story. Otherwise all you are doing is gaal-iska-iibis just like the SNM criminal gangs are doing in my home town Hargeisa. Here is the other side of the story: Unug kamid ah Maleeshiyadii Barre Hiiraale oo u soo baxsaday Dhanka Maxaakimta iyagoona soo gaaray Dhanka Degmada bu'aale. Kismaayo, 22-October-06 ( Qaadisiya.com) Iyadoo Maleeshiyooyin fara badan oo uu wato Barre Hiiraale kuna soo wajahan Magaalada Kismaayo ay kusugan yihiin qeybo kamid ah Jubbooyinka ayaa waxaa markii ugu horeysay kasoo goostay Barre Hiiraale unug kamid ah Maleeshiyaadkii uu dagaalka u soo watay. Unugtani oo lasoo baxsatay Hubkii ay wateen ayaa waxa ay soo gaareen Degmada Bu'aale halkaasi oo ay ku qaabileen Ciidamo katirsan Golaha Maxaakimta oo indhowaaleba halkaasi difaac kaga jiray. Warkani oo Shabakadda Islaamiga ah ee Qaadisiya uu u xaqiijiyay sarkaal kamid ah Ciidamada Maxaakimta ee Gobolada Jubbooyinka ayaa waxa uu ka gaabsaday in uu faah faahin ka bixiyo sida laga yeelayo Maleeshiyaadkaasi. Maleeshiyaadkaasi oo Tiradooda Saxda ah aanan la heynin ayaa waxaa lagala wareegay hubkii ay layimaadeen, waxaana Arrintooda la wareegay Waaxda Ammaanka ee maamulka Gobolada Jubbooyinka. Waa markii ugu horeysay oo Allaah Subxaanahu watacaalaa uu Rucbi ku rido qaar kamid ah Maleeshiyada Barre Hiiraale taasi oo sababtay in ay kasoo goostaan Hoggaamiye kooxeedka aysan ogeyn halka uu u wado isla markaasina soo aadan Dhanka Maxkamadaha Islaamiga ah. Sakaalkani u xaqiijiyay Qaadisiya soo goosashada Maleeshiyada Barre Hiiraale ay kasoo goosteen ayaa waxa uu sidoo kale ugu baaqay in kuwa kale ee ku haray Dhanka Barre Hiiraale ay qaadaan tallaabada ay qaadeen walaalahoda oo ay isku soo dhiibaan Ciidamada Maxkamadaha si ay uga qeyb qaataan difaaca Dalkooda iyo Diintooda oo xilligani Duulaan lagu soo yahay.
  5. ^^^ Qoriyahow, ma waxaan ku mooday...I had this impression that Gen. Duke is a nationalist who uses sometimes clanish arguement to win points for Somalia. With his scoope of the current in Somalia he has proven me wrong. The principle of the desert bedouins (FIQI TOLKI KAMA JANO TAGO) is manifesting its ugly face and crooked logic in here. God help Somalia...waar iga tag...
  6. Originally posted by Oodweyne: Waxaan kuu sheegayaa, ******** ****** ******, adoo kale dooxii hargeisa ayaan kugu soo aaasi lahaa, adoo nool; oo waliba cidna ikaa weydiiseen, ***********, wakaa qiimahaagu,... So Ood********, you the spokesman of the SNM criminal gangs bury my people live in Hargeisa stream bed (dooxa Hargeysa)? No more we are going to take our case to the so called international humanitarian institutions or to the ********* that you have claimed granted you a doctorate after you graduated from the OXFORD DEBATING SOCIETY. We are taking our concerns to Sheikh Sharif of the UIC and we will soon take necessary steps to invite Mogadishu Islamic Courts to come to Hargeisa to rescue us from your evil hands. With the help of ALLEH we will defeat you and bury your nonsense for good. [ October 17, 2006, 00:57: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  7. Waligeed xabashidu marka ay soo weerareyso Soomaalida waxa ay bilaabi jirtay degaalka bisha ramadaan. Suaashu waxa weeye kuwa horkacaya oo caamiliinta u ahi ma la afuridoonaan oo daafida ayay barqadii la ruugi doonaan mise ayaga oo sooman bay dagaalka u soo horkici doonaa?
  8. War and war is what Somalia needs. It must be decisive and final. Sheekh Sharif has put on his military gear. What the worlds expects from UIC is some physical evidences of tigrean military incursion to Somali Republic territory in a form of human corpses or and destroyed Ethiopian military helicopters. Unless you bite and bite hard these gaallo and their camiils will never wash their hands off Somali affairs. The target must also include capturing the biggest camiil of all who is no other than Cabdulaahi Yuusuf and bring him to Mogadishu as a ceremonial president.
  9. Gabay: Sheikh lagu silac-dilyeeynayo Xabsiga Hargeysa Waa gabay ku saabsan shiikha lagu silac dilyeeynaayo magaalada hargeeysa, waxaa tiriyey DAAHIR DEEYLAAF. heelleeeyda haasaawe gabay hirarka suugaanta halabuur kolkeey joogto iyo hogaha geeraarka abwaannada la iskuma hayoo kala hikaad roone hadba kii uhiilliya xaqaa laga halraacaaye ha yo miim ragii meel haboon mariyey haawraarta hal abuurka miisaan ka dhigay marinka hoooyaale iyaguba hannaankii murteey marin habeeyeene aniguna hubaal maansadaan marin halkoodiiye adinkuna maqaalkaad heshaan mariya heestiisa intaa waa habkii maanso iyo horudheceediiye hadalwaa midkaan soo wadoo hiill u gala shiikhe hanti waa middaad leedahoo hooy lagaa orane dadna waa midkaad ku hiratood isku halleeysaaye dalwaa hilinka soomaali ooy nabad kuheeystaane hayeeshee sidaan doonayiyo maaha heer sare kufri iyo kuwo hoogeybaa wada horboodaahe jaahil quluu hugaanshaan wallee abid hagaageeyne handadaad waa kuwaa dadkii ku haya joogtaahe culamaa udiinkii hadeer waa kuwaa hodaye waa kuwaa hagardaama iyo ku wada hiiraafe waa kuwaa hogtii yuusuf iyo ku ridey haadaane saqdi dhexe habeenkii wataa loo hanjabay shiikhe haddi uu midkood yahay habraha lama huruufeene xabsi lagumaa haayeen inteey hagardilyeeyaane ******** lama hawl gelsheen goor hamuumo ahe hadya jeer ninkii liitabuu ***** hujuumaaye hoheey diin la aantii rageed waa halaagsamaye ninheeybtiisa mooyee cidkale aan la hoyoneeynin dhaaxuu martidoo harkii hinqatay dhaay xoorleh isagoo hamuun qaba cidlada sii hutubiyaaye ninqabiil u heegani bulshada waa ka harayaaye qeeyrkiisa oo hodon noqdoo heeybad sare yeeshay oo haad sideedii cirkiyo samada heehaabi oo hawadaa cabbirana hayuu u hundhuraa hoose qarannimaba daay iyo halkaa loo hanweeynyahaye inuu heli wuxuu doonayaa hadal ka joogaaye dhulka laga hayaamiyo banaan amase meel haawdleh hareeraha aduunyadan qarriban ee lakala haadey ninkastaba halkuu doono iyo hayska dego meele diintiyo hidihiyo dhalyiyo midabka hiirkaaba waa haljilib soomaalidu dhammaan waana la hubaaye- balse gabal hallaabaa jiroo aadan ka heleeyne dad hungurigu qaadoo ba,oo diinta ka huleelay waxkastana hambanayaa dunida haatan soo baxaye gaalada ninkii daba hogtee yeelay hadalkooda huuraale Buush iyo Amxaar kii ka hariwaaya habaarqabe intuu nagu raftoo uusan na halleeynin intaanuu hargeeysiyo burciyo tan iyo hiilweeyne intuu harar u iibgeeysto aan goorxun la is heeybin inhaddeer lahor joogsadaa weey haboontahaye Daahir Dailaaf
  10. ^^^ Ha ka qasina, Generaale Oodweyne isaga oo horkacaya quracyo waxa wuu u socdaa Garoowe si uu u soo xiro xuduudada…
  11. clrashiid galbeedi waxaa gabay kaga soo hadlay jidh dilkii loo gaystay Sh Maxmed Ismaaciil abwaan Axmed Cabdi Geelle illaahy haka abaal mariyee Bacadlow aduunyadani waa oday ka sheekeeye Amakaag ma laha shay haduu soo ahaan jiraye Adamigu wixii ku cusub bay la ashqaraaraane Arin aniga iga yaabiyoo aada baa jira.e Arxan xumada soomaaliland maqal islaamkiiye Iyaga iyo axmaaradu iblays agabki weeyaane Culimada ilaahay diraye diinta u adeegta Xabsiga abu qurayb oo kalaa lagu idleeyaaye Eed ma gelin wadaadkaniye waa la arjumaayaaye Iimaanka uu leeyahay buu eeday oo qudhahe Elekteriga lagu ololiyee ubucda loo saaro Indhihii arkaa la hubaa inay ilmeeyeene Abtirsiinyahaa lagu arkay iyo oodda uu yahaye Akishuu noqdaye ina ***** weys tixgeliyaaye Awood nimaan lahayn iyo qariib waa alqaacido.e Iyagay aduunyada tusaan kuna ugaadhaane Abris iyo abeesay noqdeen arami jiiftaaye Ehel ma laha gaal iyo ninkii aaladow sida.e Inaguu gargaar inaga sugi ina ismaaciile Adimada hadaan lagu tegeyn jeelka lagu ooday Aan lagu afuufayn rasaas ololku qiiqaayo Alaylehe inaan aamusnaa waa ardaalnimo.e Abshirow adow hiilin jiray kii la aayiro.e Inantii yarayd waadigii aakahow ridaye Eegana afkaagay bulshadu eegaysaa weliye Uugaami maansada mar baa lagu itaalaaye Inta uurka nugul ee dulmiga ka anfariiraysa Odayada wax garadkee xalila xaajo la adkeeyey Interneedka ugu sheeg xaq waa loo arimiyaaye. ************************************* Afartaasi alifkaan bartiyo erayadaydii dheh Hawraar awow laga wato iyo hibo ilaahay dheh Eegana riyaalow la maqal waxaad ahaateene Oogada saraad uga eg tahay ina islaameede Adigiyo israa.iilba waad edeb daraateene Nin islaamka neceb baad tihiyo ehelu khayrkiiye Axmaqyohow wadaad sooman baad adhaxda goysaaye Laga ogaayey eeddaad fasheen tan iyo ireland.e Aakhiro tagtaa oo cadaab lagugu aasyaaba Kursiga kaa aryaa oo nabsigu ood ku geliyaaba Indho beeshayaa oo arlada umal ku joogtaaba Insha allaahu waan sugi siduu eebe kuu galo.e . Axmed Cabdi Geele .
  12. Sheekh Xasan Turki “Waxaan jecelnahay Sh. Max’ed Ismaaciil inaan xabsiga Hargeysa xoog uga sii deyno, maamulka halkaa ka jirana wuxuu mari doonaa halkii ay mareen.. Abaanduulaha ciidamada maxkamadaha ee gobolada Jubooyinka Sheekh Xasan Turki ayaa sheegay in deegaanada Afmadow, Bu’aale iyo Saakow oo isaga iyo ciidamo la socda ay gaareen si diiran loogu soo dhoweeyey, isla markaana ay ugu tageen dadweyne doonaya, una hamuun qaba ku dhaqanka shareecada Islaamka. Sheekh Xasan Turki ayaa intaa ku daray in waxgaradka iyo dadweynaha ku dhaqan goboladaasi ay uga waramaeen guulaha maxaakiimtu ay ka gaareen magaalada Muqdisho iyo qaar ka tirsan gobolada dalka, isagoo meesha ka saaray wararka sheegaya in maxaakiimtu ay qorsheynayaan weerar ay ku qaadaan magaalada Baydhabo oo fariisin ku meel gaar ah u ah dowladda federaalka. Sheekh Xasan Turki ayaa sidoo kale sheegay in ujeedada maxaakiimta ay ugu dhowaanayaan magaalooyinka ku yaala xuduuda Soomaaliya ay la wadaagto dalka Kenya aaney macnaheedu aheyn iney Qatar ku yihiin xasiloonida dalkaasi, balse ay tahay oo kaliya iney halkaasi ka difaacaan wax uu ugu yeeray ciidamada cadowga ee doonaya iney halkaasi ka soo gudbaan. “Kenya kuma wajahnin, intii aan ku sugnaa Raaskambooni-na waxaa naga dhexeeyey xiriir wanaagsan iyo iskaashi la xiriira sugida nabadgelyada†ayuu yiri Sheekh Xasan Turki oo intaa ku daray inuusan jirin wax wel-wel ah oo dowladda Kenya ay ka qabto tegitaankooda halkaasi. “Shiikha ku xiran Somaliland ee la jirdilay waxaan jecelnahay inaan xoog uga sii deyno xabsiga, maamulka Somaliland-na wuxuu mari doontaa halkii ay mareen isbaheysigii Sheydaanka, maadaama uu la yimid dhaqamadii uu lahaa isbaheysigaasi,†ayuu yiri Sheekh Xasan turki oo ka hadlayey aragtidiisa ku wajahan xariga iyo jirdilkii naxariis darada ahaa ee ciidamada Somaliland ay kula kaceen mid ka mid ah culumaa’udiinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Sheekh Maxamed Ismaaciil, isagoo tilmaamay in maxaakiimtu ay doonayaan iney dalka oo qabsadaan iyadoo ujeedada kaliya ee ay leeyihiina ay tahay hirgelinta iyo ku dhaqanka shareecada Islaamka. Dayniile.com
  13. Abwaan Bacadle oo gabay ka tiriyay tacadigii Sh. Max’ed Sh. Ismaaciil ee tacadiga loogu geystay Xabsiga magaalada Hargeysa (Hida Raaca Gaaladey Tigraha kaga horeeyaane!!!) Abwaan Abshir Nuur Faarax Bacadle oo aad uga barateen inuu inta badan Suugaan dulmi diid ah ka tiriyo isla markaana ku cabiro fikirkiisa ayaa maanta waxa uu halkan ku soo gudbinayaa gabay uu ugu magac daray (Hida Raaca Gaaladey Tigraha kaga horeyaan!!!), isagoo ka tiriyay tacadigii xabsiga Hargeysa loogu geystay wadaad lagu magacaabo Sheekh Max’ed Sheekh Ismaacil oo sida ay daabaceen qaar badan oo ka mid ah Website-yada Soomaalida iyada oo ay si xun u jir dilayaan ciidamo ka tirsan maamulka la baxay Somaliland, wuxuuna u dhacayaa sidatan:- Gabaygani hin-buu kicinayaa waana la hubaaye Hargeysoo dhan uma jeedo iyo heybahaa dega’e Gabaygan I wuxuu la hadlayaa howlwadeenada’e Iyo wixii u hiilinahayoo heyb u daba jooga Hadhow yaan la oran beel dhambaad holaca gaarsiisay Waxaan ka hadlayaa culumadii beeca loo helaye Oo aad waayaradii Korontada ku holcineyseene Oo aad timaha heyseen sida Gaal la soo helaye Ood ku hirdiseyseen Jilbaha ha igu towxiidin Magaaladan Hargeysoo Kufriga hibada loo siiyay Oo Gaaladeenaad handadi lagu huruufaayo Oo hiilka Buush noqotayoo Xabashidow heegan Oo naasigii Hitler shaabahdoo Diinta ka huleeshay Oo hilibka culimada ku nool, kuna haliileysa Oo aan Hadyigii Nebiga rabin heestase u qaada Oon haba yaraatee Sunnaha hoos u dhuganeynin Hida raaca Gaaladey Tigraha kaga horeeyaane Iimaanki-bey u huri Kufrigu hey aqoonsado’e Hanka beesha iyo Gaal unbey u halgamaayaane Hey haatan calan aad heshoo hibo laguu siiyo Intaan Koonfurta habeynayaad hununuceysaaye Huuraalayaalkaan qaxiyay iiga howlyaride Kuwii dhiiga culimada harqaday waan isku hubaaye Rabibaan isku haleynayaa guulna waan heliye INSHA ALLAAH, Hargeysiyo Berbera waan hantinayaaye Kitaabkaanan ku hogaaminn ee ma’ahan heybteyda Haad geed saaran-baad ii tohoon waraf u heysaaye Howd iyo Burciyo xeebta Bari kuuma heegana’e Raggii aad isku haleyn jirteen hiil ALLEY noqone Kuwii Xamar ka heyruubay-baad la hal wadaagtiine Hareeraha markaan kaaga rido hoos unbaad dhugane Hayaayda iyo qeyladana waad sii hawaawiciye Hidaha Gaala raacoo dhambaa hoos u sii degiye Ka huleele meeshay Furqaan ku hagranaayeene Hanka beeshu Diintoo dhambey kala horeysaaye Nadyiga Nebiga iyo Aayadaha ku hakan maayaane Hiyi raaca Gaaladey Furqaan kaga habsaameene Wax la heysan jirayoo kaley u haminaayaane Helina waaye go’itaanki ay u halgamaayeene Dulcad iyo *****i Sheekh mar waan kuu hantaaturine Har-cadbaa la geli oo la qaban howlwadeenada’e Daroogada markaan ka hurgufney Khabar helaayaane Hurdada waxay ka kici waa markaan how-da ma qashiiyo Rabbi kuwo u hiilinahayuu hibada siiyaaye INSHA ALLAHU hadalkeenu waa noo hirgelayaaye Haamaha markii laga quboo holac la leefsiiyo ama aan Qabriga ku hubsaney Khabar helaayaane Wan humbulan kor ma haleelayee hoos unbuu dhugane Cirkaba woxowgu hora maalintii helayo Gaal-leefta Hadana waxaan idiin soo gudbineynaa tix Shirib ah:- Safar badnaa Somaliland Madax Ahlu sunney sidaan Madax garleh Mareykan geey Malyan ha kugu maalgelshee Riyaale Raa’ix iyo Rujuuc dhowaa Illeyn ru’uus dadoow raraa Howshiisi mow hilmaamayaa Hilib dadow horuu bartee Bahdow hogaamiyaa ba’doo Bilad basaasnimow sitaa Ugu dambeyntiina Abwaan Abshir Bacadle oo aan wax ka weydiinay waxa uu ula jeedo shiribyada ceykan oo kale ah ayaa ku jawaabay “Waxaan aaminsahay in madaxda maamulka Somaliland ay Cajaladaha Vedeo-ga ah oo ay ka duubaan dadka Muslimiinta ah ee ay Xabsiyadooda ku ciqaabaan u iibgeeyaan Mareykanka iyo Tigreega, uuna dhaqaalaha ugu badan halkaasi ka soo galo, nasiib darase waxaa ku ah in Cajalkii ugu dambeeyey oo lacagta badan goyn lahaa in laga soo xaday iyadoo duuban, lana keenay magaalada Laasacaano halkaasna lagu daawaday oo caalamkana la wada gaarsiiyayâ€. Wuxuuna Abwaanku intaasi sii raaciyay in falkaasi ay ku kaceen madaxda maamulka la baxay Somaliland aan marnaba loo cafin doonin, sida uu hadalka u dhigay.
  14. AFGOYE, Somalia, Sept 30 (Reuters) - A Somali cleric handed over a region under his control to powerful Islamists on Saturday, further extending the movement's authority over southern Somalia. In a ceremony attended by hundreds in the town of Afgoye, 30 kms (18 miles) from Mogadishu, Sheikh Yusuf Mohamed Siad, known as "Inda'ade", handed over the fertile agriculture area of Lower Shabelle, which he had governed for the last few years. Although his fighters played a key role in the fight for Mogadishu, which the Islamists seized from U.S.-backed warlords in June, Inda'ade had previously distanced himself from the movement, saying he was a just a supporter. "This region is in the hands of the Islamic courts as of today," Inda'ade, now in charge of security for the Islamists, told the crowd gathered under a tree. "Whatever happens from today, good or bad, will fall on the shoulders of the Islamic courts." The Islamists have rapidly expanded their influence, effectively flanking the Western-backed interim government, based in the provincial town of Baidoa, on three sides. They seized the port of Kismayo, 500 kms (310 miles) from Mogadishu, on Monday without firing a shot. Many Somalis have been puzzled as to why the Islamists had taken control of faraway towns and not Lower Shabelle, closer to Mogadishu. Inda'ade told Reuters he had handed over his fighters and his technicals -- pickups mounted with guns. "I have only two technicals for my own safety," he said. "READY TO GO INTO THE TRENCHES" Senior Islamist Sheikh Sharif Ahmed told the cheering crowd how the new leadership would administer the region. "We will start with security first, then we will go to the judiciary and then we will set up an administration," he said. "The troops of the Lower Shabelle are part of the Islamic Courts Union's Army. They are ready to go into the trenches against Ethiopia," he added. Islamists leaders have repeatedly urged Somalis to defend their country against an Ethiopian military presence. Witnesses say Ethiopia -- long the most powerful country in the region -- is bolstering the interim government by sending troops to Baidoa. Addis Ababa denies this. Somali Prime Minister Ali Mohamed Gedi said on Friday Kenya and Ethiopia would help if the Islamists attacked Baidoa. Kenyan media on Saturday quoted foreign affairs ministry officials as saying the country's armed forces were maintaining a round-the-clock surveillance on the border with Somalia. The Somali interim administration -- the 14th attempt at restoring effective central rule since the 1991 ouster of a dictator -- views the Kismayo takeover as a breach of a ceasefire agreed at talks in Sudan. The Islamists' arrival in Kismayo has been met with several protests. On Thursday they forcibly closed a private broadcaster, accusing it of distorting news about the protests. Source: Reuters, Sept 30, 2006
  15. ^^^ Soon you will understand Somalis in Amxaaro occupied territory will invite the fidaa’iyiin of the courts to drive you out of Somali lands. So don't speed up your depature.
  16. Nin qoyani biyo iskama dhowro. Ma sida maraykanku maxaabiista ciraaqiyiinta u galo, baad ula dhaqmaysaan kuwa diidda in ay yihiin agoontii boqoradda saancaddayda? Hadda way ku maqlayaan indhacadde iyo turki!!!
  17. I do not think so. If it is why the Somali section is carrying in their broadcast half truths of success stories of the Queen Victoria’s orphaned children like the one shown in this video? http://www.radiolaascaanood1.com/maqal2005/al%20qaacida.mpg
  18. Kafankood hore ha u soo qaatee.....Uganda soldiers will die for sure if they show up their faces in Somalia... and this will be the end of yey's xabashi backed retards......
  19. UICs have PR skills. Sheikh Shariif could have used the occasion to send a strong signal to the warlord traders of charcoal if he had ordered the seizure of the first vehicle loaded with what I call the “black blood of Somali environmentâ€. Perchance, he is unknowingly facilitating and speeding up the environmental disaster Somalia is undergoing. How come he or the people around him agreed that the first vehicle that is allowed to cross over the bridge he is opening for the public is a charcoal carrier? Such high-rise truck is a symbol for the destruction of the Somali forests. Isn’t putting a stop to the madness of environmental destruction a part of the defense of the “dalka, dadaka iyo diintaâ€? See pictures from Qaadisiya.com below. Allow sahal. Muqdisho, 21-August-06 ( Qaadisiya.com)
  20. At the heart of the secessionists...... A delegate of a Somali unionist party who arrived in Hargeisa is arrested for giving an interview to a Somaliweyn journalist Mr. Jamal Ibrahim Mohamed stationed in that city. The delegate Mr. Abdi Adan Diriye spoke about his party's objectives and the personal values he believes in. In both of these areas, he stressed that the unity of Somali Republic is the pivotal policy around which his personal mission and his party’s ambitions rotate. Mr. Diriye ascertained that he has found large numbers of Hargeisa’s residents are receptive to his party’s (SSUP) political ideology. This interview was done on July 30th, 2006 and posted on Somaliweyn website, and today, August 1, 2006, the so-called CID of Hargeisa municipal council hijacked Mr. Diriye from his home at gun point. I wonder where is Somali Service BBC’s Yuusuf Gaaraad? If a bird farts in Hargeisa, his right man Ina Cige reports. Why don’t they take the case of this Somali hero and show the world how “the best kept secret of African democracy†is flourishing. Mother Queen is this what you tought them? ------------------------------------------------- Wakiilkii xisbiga SSUP ee magaalada Hargeysa oo xabsiga loo taxaabay Somaliweyn -Hargeysa-01/08/06 Ciidanka Police-ka ee magaalada Hargeysa ayaa saaka xabsiga u taxaabay Cabdi Aadan Diiriye (C/raxiim) isaga oo jooga gurigiisa magaalada Hargeysa. Ilaa hada ma cada sababta loo xidhay Cabdi Aadan Diiriye. waxa uu haatan ku sugan yahay xarunta ciidanka CID-da ee magaalada Hargeysa halkaasi oo su`aalo lagu weydiinaayo. Qaar ka tirsan ciidanka CID-da oo aan la hadlay ayaa ii sheegay in aanay hada bixinayn wax wara tan iyo inta uu baadhitaanku ka dhamaanaayo isla markaana su`aalaha la weydiinaayo Mr. cabdi si weyn looga boganaayo. Soo qabashada Cabdi Aadan Diiriye (C/Raxiim) ayaa waxa amarkiisa bixisay laanta dambi baadhista ee magaalada Hargeysa, waxana ilaa saaka la weydiinaayay su`aalo dhowra oo sida la ii sheegay ay ka mid yihiin ururka uu sheegtay in uu ka shaqeeyo ee SSUP magaalada Hargeysa howlaha uu qabto iyo cida maalgelisa, waxa kale oo su`aalaha la weydiinaayay ka mid ahaa waa maxay sababta keentay in aad ka wado howlo aanu qaranku ogayn magaalada Hargeysa. Cabdi Aadan Diiriye waxa uu waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyay shabakada wararka ee Somaliweyn taasi oo uu kaga hadlay arrimo dhowra oo ay ugu muhiimsanayd shaqada uu uga hayo ururka SSUP magaalada Hargeysa, taasi oo ay dawlada Somaliland ka cadhootay jiritaanka ururkaasi. Ilaa hada wax wari kama soo bixin dhanka Xukumada Somaliland oo ku saabsan waxa ay ka ******** baadhitaankaasi iyo su`aalahaasi la weydiiyay Mr Cabdi raxiim Sidoo kale ururada xuquuqal insaanka ayaan ka hadal sababta loo xidhay iyo waxa ay ka ogyihiin xadhiga muwaadinkaasi. JAMAAL IBRAHIM MAXED HARGAYA
  21. Originally posted by Duufaan: I am so sorry . Get Ak47 and find the webmester, how that sound? Get out of my way, here I am....
  22. ^^^ Tigranya is the only old fashioned empire that her Orthodox Church is stuck in the mud of backwardness and oppression of races that do not want to be part of what European imperialists created on the African continent in the 19th century, the so-called Ethiopia. If the Ethiopian Orthodox Church doesn’t wake up and smell the coffee, the unnecessary death and destruction brought by man-made initiatives or by Mother Nature will not stop visiting the horn of Africa in the foreseeable future. It is given and we have seen it throughout human history that no particular race can subjugate other races and rule them by the barrel of gun forever. While the rest of the world is educating their children in science and technology to improve the standard of living of their citizens, the Ethiopian Orthodox Church is teaching them how to kill other races to keep together an empire that has no place in the 21st century and that will dismantle eventually.
  23. I sent a comment on a news article hiiraan.com posted on their website today. Some of you might have seen it. The main passage this article carried was an advice being given to the Ethiopian government not to worsen the situation in Somalia and that she has to keep her troops within her recognized borders. If you happen to be one of these who visited today hiiraan.com and read the news articles and the fellow-up comments submitted by readers, what will make you remember this particular article is the claim made by the first person who commented on it. He/she said he/she was a Somali Ethiopian. I submitted a fellow-up comment in which I urged all caring Somalis to unite under the banner of UICs and wage war on the trespassing Tigrean troops, and that we should never let them withdraw unscathed. I said this is an opportunity to settle score with our natural enemy because the world community knows that they are the transgressors invading a neighbor and that they are engaged in killing, raping and robbing our citizens. I asked myself what would Somalis lose if they fight against this invading enemy at this time since Somalis are already in middle of destruction (nin qoyani biyo iskama dhowr). That was my line of argument. In essence, teach them a lesson so that they will never come back, and they will never interfere again the internal affairs of Somalis. I do not know if Hiiraan.com’s uncle is the ambassador of TFG in Addis but the news article and the fellow-up comments are de-posted i.e. deleted. Any theories out there about why would they do that? I thought they run a respected Somali website. By the way my comment was the last one posted. Today=31July2006.
  24. ^^^^^Waxba ha ririyaaqin, if Amxaaro succeed in taking over Mogadishu with thehelp of their American masters(God forbid), it will be like skinning a cat with bare hands, yacnii farha ayey kaga guban, Iraq style, but when Mele Zenawi decides to complete the process of integrating Hargeis’s municipal council to his Tigray –dominated parliament, it will be just a pushover (ISKA LAGDO). Where will you go? Throw yourself into the red sea or take your begging bowl to Jabouti? No wonder that Siilaanyo could hardly swallow his saliva over the BBC Somali section today when he was pleading Zenawi not to occupy southern Somalia. By the way, restrain yourself and stop soiling the good names of Cusman Kalluun, Buubaa, Barbaraawi Cabdalle Xaaji, Sifir and all other believers of Somali unity