
Somalia
Nomads-
Content Count
7,946 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalia
-
By this logic, everyone can double their regions, is this a race or something, Puntland would have 3 states then :eek: Xaaji are you suggesting special rules for some, in 2013, when we are moving forward, ceeb caleyk :eek:
-
Galmudug feel unfairly treated, I can understand that. I think the PM try and facilitate the merging of regions by hosting talks between Gobolada Dhexe
-
Tweeted By Saami Baashi, Hobyo, Somalia. Tweet me saamibaashi @hobyogodan Mahad oo dhan idilkeed waxaa iska leh Allaha Weyn oo xaqa u leh in la caabudo, Allahaas oo na abuuray Kafaalana qaaday Risaqa Aan cuneyno ilaa maalinta ajasheenu dhamaato. Intaa kadib waxaan u mahad celinayaa Madaxda Galmudug oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid). Madaxweyne ku xigeenkiisa Cabdisamad Nuur Guuleed, ra'iisal Baarlamaanka Galmudug Xasan Maxmuud Hayl, Golaha Wasiirada , Waxgaradka iyo Culumaa'udiinkaiyo Xubnaha Baarlamaanka Galmudug, Waxaan sidoo kale u mahad celinayaa Warbaahinta Galmudug oo ay ugu horeyso Hobyo Radio oo aan har iyo habeen dhageysto barnaamijyadeeda xiisaha leh oo si fasiix ah looga maqlo Magaalada Hobyo iyo Nawaaxigeeda, Khaas ahaan kuwa Quseeya Horumarka Galmudug iyo Shacabkeeda. Kal hore Markii Farmaajo Ra'iisal wasaaraha ahaa Faroole wuxuu isku dayay inuu marsiiyo Qodobo beenaadyada uu Faroole ka minguurshay buug uu qoray nin siyaasi ah oo reer Australian ah , uuna u tarjumay ina Dhoolawaa oo ah nin sheegta inuu heysto shahaadad PHD, Jaamacadha Australia, kaasoo ay saaxiib isku fiican ahaayeen Faroolexiligii uu tagssilaha ka ahaa Australia. Si Kastaba ha noqotee Waxaan ka mudugnet ahaan ka sameynay Sawir muujinaayo Hammiga Faroole iyo Habacsanaanta Farmaajo sawirkaasoo ahaa Sawir mucjisa ah oo uu wariyaheeygii Magaalada Muqdisho ka soo Qaaday Reero Barakacayaal ah oo ka soo qaxay Daafeet, Todobaad ka dibna soo gaaray Muqdisho iyagoo watay dhowr neef oo ari ah( ido iyo ari cad ) . Sawirka mucjisada leh ayaa wuxuu ahaa in Ceesaan weyn ay abaarta iyo Rafaadka Heysa darteed ay nuugeyso Lax madax madow oo qiyaastii aan da'ahaan ka weyneyn Iyada. Anoo ka duulaayo Maraxaladda markaas taagneyd oo aheyd in Faroole kaligiis cuno Hantidii soomaaliya Farmaajana u aamuso, ayaan Laxdii ka dhigay Farmaajo La nuugayay, Ceesaantii cir ka soo dhacda aheyd ee Ceebtu raacdayna ka dhigay Fangar qabaha Faroole Nasiib darro meel baadie ah ayaan joogaa oo hadda Ma hayo sawirkii oo sax mana heysto internet xoog leh waxaan heystaa Dial up kaliya . Kumana aan fikirin inaan Ina Faarax shirdoon ka dhigno Laxda mar kale Faroolena Ceesaanta, Bacdamaa ina Faarax Shirdoon uu yahay nin xidid ah Qaba gabar ina adeerteey ah Caasha Xaaji Cilmi, la iina sheegay in beesh Habargidirta Dhexdeeda ay Ceeb thay in u xadgudbaan Xididka xitaa hadii xididku qurmo ama xadka ka baxo Xaashaa lillaalhi xumaanta waa laga fogaadaa. ina Faarax Shirdoon waa loo caqli celin doonaa oo Baarlamaankaa u caqli celin doona anoo kalsooni ku qaba in Baarlamaanku diidi doonaan Qodobo beenaadka oo ah kuwii uu ka saxiixday Cabdiweli Gaas oo haddaweji iyo wanaag k araadinaayo Soomaalida Minnesotta , Qabiil iyo Soomaalinimo isku guri ma galaan Qabiilku wuxuu hoydaa Puntland , Soomaalinimaduna Soomaaliya inteeda kale oo laga reebay Waqooyi Galbeed! Bal aan Dhowrno Dhaankii Maqnaa Dhowdhow wuxuu ka keeno . Xildhibaanadii Qarankow maanta waa xaniinyo taabadFaroole Faraha inta u haray ka gooya Xaaraam buu ka dhergay kaligii cunaha Sunta liqay. Hal qodob Su'aal ah aan ku tuuro Seedi Ina Faarax Shirdoon Markaad leedahay Magaaladaan mideynayaa Gaalkacyo xusuuso Janaasadii Aabaha Puntland Cabdullhi Yeey Waxaa ku wada tukaday Baadari, Alitixaad, Alshabaab iyoAala sheekh wal Ciyaadatu billaahi, Dadka noocaas ah Ilaah agtiisa ma banaan tahay in wax lagu darsado iska daa midow lala midoobee (Baadarigu waa Augustine Mahiga) Galmudug waa dad 100% islaam ah Mana la shirkoobi doonto dad Ilaaheey u shirki yeelay oo janaasadii Aabihii Puntland Baadariaga sooTaagay safka hore ! ! Salaamaat min kulli aafaat Saami Baashi
-
Madaxweynaha Galmudug C/qaybdiid oo ka hadlay Is fahan waagii Ra'isul Wasaare Saacid. Madaxweynaha Dawlad Gobaledka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ayaa ka hadlay Is fahan waagii Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shridoon Saacid iyo Madaxda Galmudug, Asagoona sheegay in qilaafka uu ka dhashay qaab dhismeedka Galmudug, islamarkaana ay isku fahmi waayeen wada hadaladii ku dhex maray Magaalada Gaalkacyo. Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid Madaxweynaha Galmudug ayaa hoosta ka xariiqay in Dastuurka Galmudug uu qabo inay ka kooban tahay Gobolada Mudug iyo Galgaduud, meelaha Dawladu aysan gaarina dhawaan ku baahin doonaan hase ahaatee wuxuu carabaabay in haatan qayb ka mid ah Gobolka Galgaduud ay ka taliyaan. Madaxweynaha Galmudug ayaa sidoo kale sheegay in Galmudug ay tahay Dawlad Gobaled ay aqoon san tahay Beesha Caalamka ayna ku jirtay Saxiixayaashii Rod-mabka islamarkaana qayb ka qaatay dhismihii Dawlada Federaalka ee Ra'isul Wasaaraha ka yahay Saacid, Wuxuuna carabka ku adkeeyay in la dhameyn doono wixii sharci ah oo Galmudug looga bahan yahay. Ugu danbeytii Madaxweynaha Galmudug C/qaybdiid ayaa ku adkeystay in wax saameyn ah aysan ku yeelan doonin Galmudug hadalkii kasoo yeeray Ra'isul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ee ahaa in Galmudug aysan ahayn Dawlad Gobaled, wuxuna tilmaamay in arintaasi ay kala xaajon doonaan Madaxda sare ee Dawlada Soomaaliya. Dhan walba hajirtee Hadalka Madaxweynaha Galmudug ayaa kusoo beegmaya Xili dhawaan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Galmudug uu ka shaaciyay Ra'isul wasaare Saacid in Galmudug aysan ahayn Dawlad Gobaled. Kala Xiriir Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com
-
Dhageyso: http://hobyoradio.com/Wararkii%20G14313.mp3 Hadal hayntii ugu badneyd ee Maalmahan Qaybaha kala duwan ee bulshada Galmudug islamarkaana ku sugan Magaalada Gaalkacyo waxa ay ahayd hadalkii dhawaan Ra'isul wasaaraha Soomaaliya Cabdi faarax shardoon Saacid uu ka jeediyay Dhismaha Garoonka diyaarahada ee Magaalada Gaalkacyo Xarunta Galmudug, kaasi oo ahaa in Galmudug aysan ahayn Dawlad Gobaled. Dadweynaha ayaa Aragtidooda ka dhiibtay, Ayadoona Barnaamij ay kusoo badhigtay Idaacada Hobyo fakir aruurintaasi, waxayna dadku si isku mid ah uga xumaadeen Hadalkaasi, Ugu horeyn waxaa Aragtidooda ka hadlay Cali Diiriye Aloore iyo Caydiid Maxamed Cali oo ka mid ah Nabadoona iyo Aqoonyahanada Galmudug, Cali Diiriye ayaa yiri" Saacid hortiis ayay Galmudug jirtay waxayna ka mid ahayd Saxiixayaashii Rod-mabka marka Saacid wuxu soo qufayaa waxyabihii Umada Soomaaliyed horay ugu kala tageen" sidoo kale Caydiid ayaa yiri" Ra'isul wasaaraha waxan wan ka filayay malintii ugu horeysay wajigiisa ilama wanaagsaneyn laakiin ma socon doonto in Deegaanada qaar Dawlad goboledyo loo aqoon sado kuwana laga diido taasi waa wixii horay loogu kala tagay soomaaliya dawlad la'aanta dhigay, waxan Ra'isul wasaaraha ugu baaqayaa Ra'isul wasaare ka laabo hadalka aad tiri oo raali galin ka bixi. Sidoo kale waxaa hadlay C/casiis Sheikh Cali qaboobe oo ka mid ah Aqoonyahanada qurba joogta Galmudug islamarkaana mudooyinkii danbe ku sugnaa Dalka Wuxuu C/casiis ka mid ahaa dadkii sida weyn usoo dhaweeyay Ra'isul wasaaraha waxaana xiligaasi ka muuqatay shucuur aad u wagaansan, hase ahaatee is badal weyn ayaa ku yimid kadib markii uu maqlay hadalka Ra'isul wasaaraha asagoo aragtidiisa dhiibanaya ayaa yiri" Saacid hadalka uu yiri loogama fadhin laakiin waa shaqsi aan qaadi karin masuuliyada umada Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa in uu is casilo Saacid sidoo kale waxaan ugu baaqayaa madaxda soomaaliyeed inay danta dalka iyo dadka ka shaqeeyaan umadana isku soo dhaweeyaan. Axmed Maxamed cumar Axmed Shire Gudoomiye ku xigeenka Gobolka mudug ayaa ka mid ahaa dadkii aragtida xun ka dhiibtay hadalkii Ra'isul wasaaraha Soomaaliya, Axmed Shire ayaa yiri" waan uga mahad celinayaa bulshada Galmudug sidii Madaxda Dawlada Soomaaliya usoo dhaweeyeen waxaan kale oo ugu tacsiyaynayaa hadalkii Ra'isul wasaare saacid, Waxan u malaynaya Saacid in uu aarsi ku jiro maxaa yelay Galmudug waa labo gobol waa Galgaduud iyo Mudug arinta uu ka dhawaajiyay ee ah meeshii ay rabto haku biirto waa dal iyo dad dumis mana ka yeeli doono hadalkaasi gafka ah ee uu noo gestay umada Galmudug waxan ugu baaqayaa inay dulqaad u sameyaan hadalkaasi. Dhan walba hajirtee hadalka ayaa imaanaya Xili Ra'isul wasaare saacid uu shaaciyay in Galmudug aysan ahayn Dawlad Gobaled xili uu Magaalada Gaalkacyo ku sugnaa. Kala Xiriir Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia E-mail: hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com
-
Xaaji Xunjuf;926807 wrote: A puntlander becomes president of Somalia:D That's the bit you take from my theory wow
-
NGONGE;926793 wrote: But why would Jb ask Hassan Sheikh (rather than Siilaanyo) to visit Israel? Edit: Jb, yes it IS the occupation ninyaho. It's part of a grand scheme of course. It was a usual chewing night when he thought of writing this letter and sending it to Hassan Sheikh. He convinces Hassan Sheikh to travel to Israel effectively throwing Hassan Sheikh under the bus. The Somaliland government will denounce his actions, the Arabs will start recognizing Somaliland, the Saudis will pressure the Americans into recognizing Somaliland, finally a country, it becomes a regional powerhouse. Hassan Sheikh is shamed, a Puntlander becomes president of Somalia, we live side by side in peace and promote Somalinimo as it was supposed to have been. I'm telling you, this is a win-win situation for everybody, Jacaylbaro, my man.
-
Jacaylbaro actually wrote a sentence in defense of Israel, I bet my bottom pound it is him! :eek:
-
Somaliland President Axmed Siilaanyo visits Turkey
Somalia replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Siilaanyo can't meet the prime minister of Turkey, the hell do you guys think this is, he should feel very privileged to have met the foreign minister. -
How many more are they harbouring in Burco, only time will tell
-
Qaybdiid not Happy with Principles of Federalism, Lashes out at PM
Somalia replied to xiinfaniin's topic in Politics
This is a very sad day, I grieve for HAG. HAG can't even unite at such a basic level, how can they ask all Somalis to unite, waa sheeko cajiib ah. -
Xaaji Xunjuf;926498 wrote: Burco divided ceerigaabo divided seylac divided tell us , are there 2 admins in those 3 cities you mentioned:D And if you claim there is , can you also proof it, Somalia its not bad to have a divided city , just embrace you're division No, because they are not two different maamuls. In Somaliland you don't have to have two different maamuls to be divided loooooooool
-
Puntland is a federal state not autonomous As you can see in this agreement, port and airports will be given to the federal government. Also any bases of the army and incorporation of Puntland forces into what is currently HAG militia. You think this is part of a grand scheme by Hassan Sheikh loooool
-
the dark days of Mudug returns, kidnappings becomes normality
Somalia replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Does that look like a businessman, he was found with explosives and he will die. If Puntland doesn't carry it out, I will lose the last iota of respect I have for this administration. We all saw what was displayed, unless you are arguing some random dudes were caught and explosives were planted on them lol As for the kidnapping, just when you thought nothing knew could be introduced, BARAXLEY OUTDOES ITSELF! -
Coversation between two former JVA loooooool Walaalaha Galgaduud
Somalia replied to Waranle_Warrior's topic in Politics
Walaalaha Galguduud is a dead cause. What's funny is that the one who wanted to gain most out of it i.e Gedo faction lost so much more. -
Wow, it looks like hell on earth :eek:
-
ksljs[dogisdjgdf jgk[foh jdf wa;;aji sfsefsfsd l asd kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkke f[sodifj sd neefta baa igu dhegtay kkkkkkkkkkkkkkk This man is the Minister of Information, Sports and Youth of Galmudug, looooool