
Tuujiye
Nomads-
Content Count
3,881 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Tuujiye
-
MQ show me the same respect as i show you dont just run ya mouth all day if u aint gonna make no sence. ....lol..When was that? When did you show me respect sis?...lol... Lissen you're thinking too hard, I never twist words..lol..because I don't know how..lol..But I'm sorry for every thing alse sis. But you have never showed respect to me so don't claim that. wareer badanaa!!!
-
waraa shoobaro, meeshaan adiga hadaa macalin ka tahay, aduunyo gadoon waaye...lol.. Wareer badanaa!!
-
wlc Araksan..we need somalis in Jermany..Xoogaa adigoo Ad adag oo sida aad aduunka ku qabsan laheyd noo soo noqo..(soonoqo adoo nabad ah)..lol wareer badanaa!!
-
Sex educaton!!!!!!!!! Is very simple, educate them about the DIIN..specialy the FIQ like qac'qaac said..is very simple. If they don't want to learn it from the diin, then why are we trying to help them, why should we help them when they are rejecting the diin... I agree with some of theng that OG-girl mentioned, but we have to put this in our minds, ISLAM IS A WAY OF LIFE..Islam teachs us all of this staff but we have to use it the right way. which is the FIQ... wareer badanaa!!!
-
leeeeeeeeeeeeee Besbaaso dance flooorka aa loogaga tirtira istaraasho camal...lol...Joke.. Yarta fiiri Iskey baro waxa ee ka hadleysay waxaas ma'aha nooh..lol..Dance floor iyo jimicsi qaab daran aan waqti loo heyn aa meesha soo dhexgilisay, Aloooo yaa alfalaax kuu soo xirta oo kor kaaga kala footo ka'kaca... wareer badanaa!!
-
KooL KAT waan isku leenahay macna malaha. Waraa Nuune waxaa maqlay waa guur sanee run miyaa!!!!!!OOOOOOOOOO guuuuuuuuriyo sxbkeeeeeeeeeee...Inta bajaq aad gabasaar ka daftay, finaly mid ganbada dhinacakale makaagala dhagtay..Duwco aan kuu soo maraa boolo..ilaaaheeeeeeeeeeeeeeeeeey amuuuuuuuuuuuuuuuuuurkeeeeeeena nooooooyeeeeeeeeeeeel..Aaaaaaaamino!!!!!! wareer badanaa!!
-
Filinkii Cilmi iyo caado aaba naga kor alifatenee... wareer badanaa!!
-
Waraa Shoobaro Marka waxaan dhan aan aniga iyo odayaasha kale, Baashe iyo J11 ka hadli jirnay, adiga somaliga jiiiiiq uu kugu ahaa yaah..Waraa luqada cari carbeedka aa ku hadashid luqad ma aha ee maalin birabaatigeyga imoow intaa soo qaadatid buug laabis... wareer badanaa!!
-
QUeen ok. If you talk about seriousness, I guess you don't know and I hope you don't have to get to know. I never take things serious specialy over the net, but Don't freeking get mad when I talk to you straight forward. When I wrote what I wrote, I was joking too but you took it serious because I think it probly discribe you or something. SO Yo little one, do what you like I'm sorry if I made you angry.. wareer badanaa!!!
-
Kaalay Besbaaso Qandha kula magac foolxumatayee, maxaa karabtaan gabartaan Elviska timaha u jaratay oo jeenis isku jooga xiran (wiilo)..Faraha ka qaad gabarta ayaa lagu dhuhay baabasiir haku afuufee.. Waraa qac'qac labadaan gabdhood timo jiid jiid iyo cijiyo bixsi ma yaqanaan ee haku is daalin.. dhiigooda yoogar aa ka sameysan yahay..fadhi fadhi iyo qabooow aa isku darsaye... wareer badanaa!!
-
This is an outrage, and the fact that moderators aren't calling this man out, just shows how unfair this forum is. Hey little girl, Life is not fair..Si fiican dadka ugula hadal hadaa rabtid in adigana lagu soo dhaweyo..Dadka meesha xukumo wee u jeedaan wax aa tahay adiga dhan...lol.. TUUJIYE, you should really start thinking about yourself, and what sort of a future you will have, if at all, instead of worrying about others. Little girls once again my future looks good to me alxamdulilaah. But 4real you should give that advce to your self because I think hadalkeyga in aad ku danqatay. But raali ahoow.. Since aan ahay lootkii kaa weynaa aniga ayaa qaladka qaadanayo... Queen Makuu qoslaa...XUXUXUXUXxx...GAX GAX GAX GAX GAX GAX GAX......... Waraada aan wax idiin sheego 4real.. specialy gabdhihiina nimanka daawo u radinayaan; Waxba ha isdalinina maxaa yeelay wiligiin nin ma badaleysaan, kuwa aa badashaana waad ka tagtaan oo waad nacdaan..taasina been maha ee meel igaga qora...lol.. wareer badanaa!!
-
"Dalaq kulahaa asagoo "wadaadka tarawiixda siyasad u dagaayo........ Waraa kaalay Tuujis in la idinka uumiyo waaye runtii..Gabdhihiina "shimbiroo" aaba idinku dhacee.. Wiilo foorjadoo caata ah oo ka hartay abaartii daba dheer intaa soo tuurtay aa atariisho bilaa atoore la'aan ah camal kilyaha "juuniga" la'eg qabsatay..Aloo yaa sanifoo "qanjaruufo" kuugu gambar qaato.Gabdara badnaa geedaan aad u qabtid in ee ka haratay "islaamihii kacaanka" (aaba siyaad nooloow)..ar yaa ku digriyey...lol... Raula kaalay waad ogtahay in aa tahay saqiir teeda aan ka adkeene, maxaa u gabdareysanee ina baqti lagde oo wili ku magac dheer "qaar maroodi".. Waxaan u maleynaa waxaad rabtaa qamarji gacma duub kuu qabta oo jab mukaati ah kugu dhar dharbaaxo..edab yeelo aa lagu dhahay geed yahee aad u qabtid "istakiin jiis ah oo tuugsanayo".... Warada I'm very busy so I will get back to you guys. in the mean time, ii baashaala... wareer badanaa!!!!
-
qosol fool xumaa...ciridkiisa day, aad u khabtid dameer faraxsan.... wareer badanaa!!!
-
"Raami" waraa magacii foosha xumaa goormaa iska soo dhigtay? Yaa waaye bajaqda "Raami" kuu bixisay?..cajaa ib... wareer badanaa!!!
-
OG-girl maasha allah sis..you said what I wanted to say better.But if you read what i wrote before you, you will know that I said the same thing as you did and don't think I didn't know this storey because thats were my point was coming from..but anyways maasha allah you have chance inlife if yo have that knowledge sis..I'm happy for you... X, I didn't say anything wrong..you are a proud femenist and all your arguments are always about men this and men that...The first thing you tought of when you read this story was "why isn't the man getting punished", why did you think of that? because thats all you have in your head. You are when you say this is not islamic and this woman shouldn't be punished and I agree with you on that. What I don't agree is your femenist attitude and how it always takes over the points that you are trying to make.. Other than that you are right and ilahey qeer hakaa siiyo for being justice... wareer badanaa!!! wareer badanaa!!
-
Mutakalim..lol to inta aan fahmay..lol...Sxb cilmi aan soo dajino gabdhahaan sida aan ula hadli la heyn..me and you...lol..Ani waxaan dhihi lahaa aan u sooqaado luubaan iyo foox oo buufiska aan ka fooxino..lol.. wareer badanaa!!
-
The somalis in MY community is all i support...and thats only if they're fighting for a just cause. jeez! somalis expect too much. Ilaah aan kugu dhaarshay saan maa kaa daacad ah?......Ilaahow caqliga hanaga qaadin.. You live in a small community in BC canada; therefore you should care about bigger communities in canada like T.O and Ottawa because if they go down, what makes you think you gonna last.... and plus how could you be selfish like that? supporting only your community..my goodness listen to your self child............... When said "unlike others" did I point finger at you? but then you knew in aad qalad gashay oo wili rabtid in aad ku adkeysatid... Is nice to know gabdhaha westernised ah...And I always knew kuwa ee yihiin and I'm not surprice with you girls and the way you think.. OG-Girl you right sis you should support things that you know nothing off specialy when they are not organized...But sis you have to at least have in your heart to care for any somali community no matter where in the world they are..Unlike what this sister wrote.."care for only her community"..xasad sanaa ma jarmany bee ku dhalatay..Aloo yaa carooda oo jab sanbuus ah ku daqra...lol.. wareer badanaa!!!
-
Queen you know who talks and thinks like you? Girls who are despert for a man..You should real get your self a man any man and stop telling your self your all that. with an attitude like that will make you 50 year old woman who is still looking for her first man... Wareer badanaa!!
-
Waraa Northerner Ottawa Team might Come down their for some friendly games. We will start @ UK.. We are collecting the budget now..lol.. Rakko if you are in Malbaro, do you know Yonis who came to T.O for the Somali Week. He plays sweaper... wareer badanaa!!
-
Zu Za Zi Zooooooo waxaan maqlay waxaa ka heshaa gabdhaha constraction workerska ah, run miyaa...baaba shiinees waaxid... wareer badanaa!!
-
Waraa iskey baro iska daaya waaka daba laad ladaanee...Kuligiin waaba isku dayateene seecamal...gabarta ka shiixa yaaqee kaftan ha idunku dhago ana heynee.. Iskey ani waxaan maqlay CK walashaa kaa weyn in ee aheed..lol..OO wili ee qacqaac iyo ayada ee finland isku haayeen sidii labo daanyeer oo sarqaansan... wareer badanaa!!!
-
Qac'qaac dabagalka.........waa ka shiixday miyaa in aa ku dhahdid..lol..yuu noqon lahaa kaas.."jaceelbaro!!"...YAAAAAAA dhahay waxaas? :rolleyes: Wiilo fareejo aaba naga daba shidatee Seecamal..laakiin macna malaha ani iyo q'q iyo adiba aan noqono "inataree macalaa rimoorkiis"...lol.. wareer badanaa!!
-
Geedkaan goobada leh aadna u moodid in uu qabuuraha seexdo ayaa "great one " dhaheysiin.. Fool xuma waxu ma "boosaneero" buu ku dhex dhashay? wareer badanaa!!
-
Qac'qac...yaaqee waa na ceebeysay, nin rag baan kuu qabay. Intaa gabasaar soo xiratay baa " caraash aa ihaayo" dhahee...ceeeeeeeeeeeebee tacaaal wili tacuuuuuuuuul.... ...maxaa waaye crush kaan la sheegooyo? labo baabuur maa isku dhacday..wareer badanaa...idinka dhan excident ma da' yar ku gasheen..dhib aa qabtaan runtii.. wareer badanaa!!
-
Watch Fahrenheit 9/11 the Movie online for free
Tuujiye replied to Medley of extemporanea's topic in General
HAniif tnx sxb..I have watched already laakiin but I guess I could whatch it over and over now..lol.. wareer badanaa!!!