Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. wlc sxb....gacma furan iyo suxulo laab laaban baan kugu soo dhaweynay. aniga waxaa la iyiraahdaa ina Baqti lagde..AKA Garab Tuujiye AKA ragyaqaan AKA Gneral Kopra AKA "Ar ka carara"...wax aad jeclaatid iyo wax necbaatidba aniga ayaa iga soo raadsankartaa.... Waxaan ahay ninkii ugu horeeyey oo meeshaan ka taagay calanka shiinees. Waxaan ka mid ahaa ragii ugu horeyey ee meeshaan sabaxadeeyey oo geesaga ka murxiyey.. Waxaan mas'uul ka ahay ururka garbo xanuun saariska specialy xaga gabdhaha... Sxb ha ila yaabin hana iga nixin. Hablo badan baa meeshan jooga oo wili iftiimiya, hadii ee kugu firrshan indho waaweyn adna ku fiiri indho weyn oo wili iftiimiya sidii tooshkii.. laakiin iska ilaali kuwa dhaha "say walaahi" ileen waa caruuree, iyo kuwa dhaha "xagee ka shaqeysaa" ileen waajeeb ugaaratee, kuwa dhaha "18 baan jiraa" ileen waa cajuuuuuuuuusatul cadiimee... wlc sxb ii baashaal...lol.. wareer badanaa!!
  2. Walaahi this is sad................ Sidii Dhoocilo yar yar camal baa isku wada dayaneysaan kawaran..I bet non of youu oo aqriyey waxa uu wiilka qoray ma jiro. Atliist bax fiiriya the link uu mob deep dhiibay.... Jamal sxb you right man gabdhahaan dhaqan celin bee u baahan yihiin. Ilaaheyna waxaan ugaga baryey in e helaan mid reer badiye ah oo wili woman abuser ah... BY LAZIE: The keyword here is "SOMALIS LIVING IN MINNESOTA". To those pple that aren't living in the state of MN, ask yourselves this question. Why did I bother to respond to this thread? this is what you saying..lol.. "Alooooooow caqli nasiiiiiiiiiiiyoooow, Tuujiye kiisa oo kale wili" To the poster, just because a hundred or so somalis decided to strike for their own personal cause, doesn't mean every person who happens to be somali by blood and living in the area has to get involved. There is no law that says if you are somali, you have to be loyal to other somalis, its ridiculous but I understand why you had to ask the question. You probably wanted to know if there were any real support from the somali community in your area through SOL. People when I talk about age diferences in here, This is what I'm talking about. Does of you who understand the meaning of backing up your brohers and sisters anywere they are, sholder by sholder, are eather mature,love somalines and not shamed of it, and most of all not westernised.. don't bring this selfish attitude that we have adupted here in the north were everyone lives in realist society. And you say if 80% of somalis decided to walk out why should we care? you already asumed that they are the guilty ones. Why you did that? maybe because that your vision of Somali people. I don't support people just because they are "Somali"....so like Fiance says, whats the whole story? D.A you are right and you shouldn't. But atleast you asked for more detail unlike some other people. No one should support Somalis because they are a somali, we have to fair and respect our believe. the reason we can't just support because they are is because of our religion. It tells us to be fair and relistic and never to support any bad deeds weather is done by your blood brothers or simple your people. Us Somalis never fallow that rule and thats why we have some people supporting thei clans weather they are right or wrong. wareer badanaa!!!
  3. Marax yahee Feebaro is me lee... Inabaqti lagde baa la iigu magac daraa... I Was Feebaro laakiin magaca waa la ii diiday bay adeer Amiir nooh... Amiir waa ku tuugaa iidaa aan soo ceshto magac ceygii nooh...........! maxa waaye nin yahoo? Raashiyaan rooti loo diiday aaba naga dhigtee... wareer badanaa!!
  4. Hadaa Tammaamatul kabiir, wabacatul qashin carbeet...hadaladaas xigmada ah waxaan ku taba caareysanoyaa Tamam.. waraa intaa gorgorad weyn noo soo xiratay sidii carabtii ayaa af basal ka ureyso nala soo gashay geed yahoo Wijigiisa aad u qabtid "hindi" sigaar loo diiday... nagatag baa lagu yiri "timir" yahee cagaarshowga qabta... Wiilo kaalay adiga, muufo tiinareedka shiireyso aad gad gadi jirtay ma joojisay? islaan yahee "kilkilaha" weyn. Wax aa isku dirtid bas ayaa radinee yaah..naga tag baa lagu tiri qalin "rasaas" yahee "goomo" la'aanta fiyateeneysa... Waraa qac'qac, maxee ilinkaga imaan weysay xasad yahoo..adigoo dharag daraadeed ilinkaa imaan rabta ayaa maskiinka waalidkiisa iskaga keentay ilin..dhuunisaa ma abaartii "daba dheer" buu ka haray... wareer badanaa!!!
  5. ORGI-Laqe...bismilaah dhuunisanidaa nin yahoo, waxar makugu filna miyaa..lol.. wlc sxb....gacma furan iyo suxulo laab laaban baan kugu soo dhaweynay. aniga waxaa la iyiraahdaa ina Baqti lagde..AKA Garab Tuujiye AKA ragyaqaan AKA Gneral Kopra AKA "Ar ka carara"...wax aad jeclaatid iyo wax necbaatidba aniga ayaa iga soo raadsankartaa.... Waxaan ahay ninkii ugu horeeyey oo meeshaan ka taagay calanka shiinees. Waxaan ka mid ahaa ragii ugu horeyey ee meeshaan sabaxadeeyey oo geesaga ka murxiyey.. Waxaan mas'uul ka ahay ururka garbo xanuun saariska specialy xaga gabdhaha... Sxb ha ila yaabin hana iga nixin. Hablo badan baa meeshan jooga oo wili iftiimiya, hadii ee kugu firrshan indho waaweyn adna ku fiiri indho weyn oo wili iftiimiya sidii tooshkii.. laakiin iska ilaali kuwa dhaha "say walaahi" ileen waa caruuree, iyo kuwa dhaha "xagee ka shaqeysaa" ileen waajeeb ugaaratee, kuwa dhaha "18 baan jiraa" ileen waa cajuuuuuuuuusatul cadiimee... wlc sxb ii baashaal...lol.. Wareer badanaa!
  6. punishing the woman while looking the other way for the man....what type of islam are they following X..they following The words of Allah..........If you wanna say something justice, but your femenist attitude a side..What you wrote their has femenism all over it sis and becarefull because you are playing with fire. If the woman admits that she slept with a man while being marriad to another man, she should be stoned. WhY because Allah said it...And if the man was marriad, he should be stoned to death too. but the man was not marriad and their for he gets caned 80 times.. OG girl I agree with you sis you spoke well..But keep onething in mind sis, is better to be punished here in this world than the next world. But if the girl cept her mouth shut and didn't admited the crime, she shouldn't be punished because like you said allah is qafurul rahiim, and he might forgive her..But since she admitted, is better for her to be punished...But I agree 100% on your theary of how sharica should excist with educating the people first. If you commit ZINA, is better to keep it to your self and never talk about and ask for for giveness and never do it again. Why because allah is qafurul rahiim... Where is Brother NUUR when you need him.. wareer badanaa!!!
  7. raula khadar dheh wiji ganbar yahee... wareer badanaa!!
  8. nuune iyo jacelbaro kaalay..maxaa idinka ugala sheykey saneysaan Islaamaha waxaas?....war ileen balaayo..anagaa wax aragnay... wareer badanaa!!
  9. nuune maxaa taqanaa adi..meel waxaa joogta gabdhaha dhan ee qoyan yihiin sidii qooleey roob ku da'ay. Waraa ramadaan waaye iga wareegso nooh..waa ogtahay ani hadaa ii bilowdid waa dabalanaa...lol...Cirbad kulahaa...lol....mayee laf timir.... wareer badanaa!!!
  10. khadar yariisoo wlc sxb....gacma furan iyo suxulo laab laaban baan kugu soo dhaweynay. aniga waxaa la iyiraahdaa ina Baqti lagde..AKA Garab Tuujiye AKA ragyaqaan AKA Gneral Kopra AKA "Ar ka carara"...wax aad jeclaatid iyo wax necbaatidba aniga ayaa iga soo raadsankartaa.... Waxaan ahay ninkii ugu horeeyey oo meeshaan ka taagay calanka shiinees. Waxaan ka mid ahaa ragii ugu horeyey ee meeshaan sabaxadeeyey oo geesaga ka murxiyey.. Waxaan mas'uul ka ahay ururka garbo xanuun saariska specialy xaga gabdhaha... Sxb ha ila yaabin hana iga nixin. Hablo badan baa meeshan jooga oo wili iftiimiya, hadii ee kugu firrshan indho waaweyn adna ku fiiri indho weyn oo wili iftiimiya sidii tooshkii.. laakiin iska ilaali kuwa dhaha "say walaahi" ileen waa caruuree, iyo kuwa dhaha "xagee ka shaqeysaa" ileen waajeeb ugaaratee, kuwa dhaha "18 baan jiraa" ileen waa cajuuuuuuuuusatul cadiimee... wlc sxb ii baashaal...lol.. Wareer badanaa!!!
  11. OG-girl reminds me of Sailor MOON..are you the arabic form of sailor Moon..lol...."moon dhagacas power!!"....lol..hehehehe.. ISkey waxaa ladhahay dhagax ween hadii madaxa lagaaga dhufto, dhagax aa kala jabaayo..lol.. wareer badanaa!!!
  12. Tuujiye

    W O M E N?

    OG-moti you are 50% right sxb... And Xquest is 70% right... X yes we do have some men that blame everything to women, and we also have women that are what them men speak of. So therefore be comprehensible and reasonable. I know some men that blame women all the wrong things that have to do with their marriage because they are losers them selves and kind find the right solution. Because of this you can’t say all men. For that reason, you will be admitting that they are some women that do things that will brake up a marriage. In your writings you always make it seen like if the women were angels and never cause problems. OG-moti, Sxb when you say I am here for you, to help you.. to understand you, and to treat as Shariica says but you dont want that, so I am trying to find out how can we train our women to understand shariica and stop them destroying their future... walahu wali al toofiiq What you should be doing first is to train the brothers the men in our society. No man can tell anything to woman weather she is your wife, sister, mother or anything if the men them selves aren’t educated. Is like claiming to be a teacher when you are still a student. You want to help you women, help your self first and the ignorant brothers that are treating our sisters wrong so wrong that is against the shariica law. They said every good man or a hero had a good wife, is not because the wife’s goodness made him good is because the man was good and his wife respected him. Our prophet scw said be good to your wives if you want them to be good to you. So bro I think I did your investigate. lol.. Is one of them times that TUUJIYE gets serious so please don’t mine me… Wareer badanaa!!!
  13. Ar daya wasaqdaan istarashada Lineka ugu jirto..nagatag aa lagu "wasaqeey warbadanee weershe waayeel" yahee.. wareer badanaa!!
  14. ar shalay sanbuus kii ahaa intuu kitaab iyo tusbax soo qaatay buu Qac'qac habaaritaankiisa uu u dirin dhigtay!!! Maxaa yeelay waxaa laga sheegay Jamacadeena in Qac'Qac uu Ruugay cunugyar sanbuus ah, aabihiis iyo hooyadiis. Marka sidaas daradeed sanbuuskii rajada iyo agoonimda isku darsaday wuxuu u gogol habaar dhigtay in qac'qac ciridka dhamaado..subxanalah.... Waraa QQ, Xasadnimda ileen goosaha bee kugu duugneed, Korkaagu qaac... wareer badanaa!!!
  15. ^^^^ is screeming for knowledge..OG MOTI sxb walaashee Lazy hala yaabin.."waxee dhalatay ayadoo buugagta ruushka kilkisha kuwadata"... wareer badanaa!!
  16. RAyana isku mid ma aha...read the article nooh... Ilaahey ma sameen karo maa dhahee waxaan oo kale... I don't believe it too but I know is possible.. wareer badanaa!!
  17. looooooooooooooool..Shoobaro..."AAAAr" Aaaaaaaaaaa...lol.. Waraa Adi waxaa la dhahay saa Doob u aheyd, Emaamka masaajidka aa kaa shiixay.."Hoo Sadaqatul cadiima" aa lagu dhahay..Aaaaaaaaaaaaaaaa... Ani hadii friinka ii ga'o caadi waayi awalba baabuur raqiis eh aan ahaa..lol...Waxaa ka xun baabuur cusub oo fariinka ka halaawo... Iskey- waxaan maqlay sxbtaa wee iga yartahay amee igu suuxdaa.....looooooool...Adi hadaa ka mas'uul ahaaneysid soo kala gam anaa shafka u dhiganayo wiji macbuusta... Wiilo Gabdha shiineeska maxaa ka taqaan, edebta ee lee yihiin hadii ogaanlaheed..Gabdhihiina oo marka ee wax shukaansanayan dhahaayo "say walaahi aboow" maa u qabtaa...lol... wareer badanaa!!
  18. ^^^innaa fajacnaa wamaa argagaxnaa......meesha ma fuusto leersaneeso aa taalo? ......LooooooooooooooL Iskey Caadi ma tihid adi..lol..... wareer badanaa!!!!
  19. ^^^^dheeree, Dhuglaawee, geeso Xiir Xiir!!! wareer badanaa!!!
  20. ^^^^^ardaya "baastadaa" "cagaarshowga qabta"... Raula adiga waxaa ladhahay waxaa u socotaa sidii tareen camal..maskiimiinta u sheegnooh in aa "subag" cajarada soo marsatid..Sibiq Sibiq adiga dhan.. wareer badanaa!!!
  21. Jamal sxb waa runtaa waana kugu raacsanahay..aniga waxaan ka hadlayey sababta ku kalifta dadka qaarkood oo dhahay waa in aan is baarnaa...Waxaasna waxaa kenaya waqtiga aduunka lajoogo aduunka aan ku noolnahay..Binu aadanka dhan badankood waxey noqdeen realist..lol..we live in a realist sociaty today. Qofwalba tiisa buu ka fikirayaa.. Sidii gaaladii camal buu guurkeena mar dhaw u dhici doonaa..lol..wiligaa ma aragtay adiga labo isqabto oo joobkooda lacagta ku jirta kala tirsanayo..lol..cajaa ib...nin maqayad sogalay oo asaga gatay shaax kiligiis ayadoo xaskiisa la socoto. Markaas ayadana gooni u gadatay..lol..waxaas jaceel miyaa mise daneysi..lol... Jamaal sxb hadanan Talo le helin oo Dhulkii lugu noqon, sxb wacdara ayaa nagu dhici doonto..lol.. wareer badanaa!!!
  22. Dawaco, SHAX SHAX AA TAHAY..lol...Ilaaheey caqliga hakuu daayo.... So goormaan maamada canbuulo iyo bun isla cuneynaa ani...lol wareer badanaa!!
  23. Ngonge nin yahoo waan kugu raacsanahay waxa aad sheegeysid laakiin waxaan jecleen sida aad isku aragtid nin wax kaste yaqaana...waraa gabdhaha have a point so stop being hard headed sxb.... Jamal sxb aduunka wuu is badalay. Somalida lama dhihi karo 100% muslim no more..we have gays,lesbians,and transexual..subxanalah...Our youth have become just like any other youth in america and are in risk to anything that other kids in the north or UK are in denger to...... The way our new generation see relationship is different. The way we do our shukaansi is different. The way we even get merried is different. You know back home I use to hear stories of how this boy friend girl friend thing existed in a cultural way and xalal way..lol..The men never used to be alone with the girl and would get to know the family before uusan guursan..Waalidkana sheekada wee ka warqabi jireen. Wax la iska qarin jiray ma jirin maxaa yeelay qof wax u qarsanaa majirin... Laakiin hada walaalayal wada aan ku noolnahay wuu ka wasaq badan yahay wadenkeenii..Dadka waxee dhahaan africa cuduro badan baa jira, laakiin aniga waxaan dhihilahaa xagaanba cuduro ka halis badan kuweenii Africa ayaa jira maxaa yeelay waa cuduro aadan ogaan karin in aad qabtid iyo in kale..Nin xabad weyn oo caafimaad ka muuqda ayaa waxaa lagu sheegayaa cancer, see ku dhacday?, cuduro tiro badan bee qabaan oo si easy ah la iskaga qaado oona halis weyn.. Marka sidaas daraadeed Aniga iinsha allah xaaskeyga iyo anigaba waan is baari doonaa, hadii wax nalagu sheegona oo aan ka warqabin, waan is daweyn doonaa oo wax kala tagitaan ah ma jiri doono...Laakiin hadii eedhis lagu sheego waan kala wareegsaneynaa...lol... wareer badanaa!!!
  24. Shukulaato..sis..trust me I know FGM more than lots of people in here because I have studed it and I suport anyone who is doing some thing about it... You can't compare the two sis because you are treating what happened to the boys like if it was (guditaan)..you said is one time pain. HOW? did you think of the pain he will deal with everytime he goes to the washroom?..everytime he feels you know what..lol..Come on you can't be serious..... wareer badanaa!!!
  25. BAxsoo tuko nooh..anaga wili galab ee noo tahay.lol. sanbuus cunoowga goormaa ka keceesaa??? Wiilo nuune iska celi yaaqee...... wareer badanaa!!