Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. Caveman my friend trust since you are a new guy or someone who got kicked out the made a return, you need to get to know me...Most of the girls in SOL don't like me because I rearly say something positive about them. But I have never said anything wrong to them eather. So please don't think I'm taking their side because I want some attention. All i'm against is men going back home or asia for a wife. waan ogahay in aan gabadhaha la ceyn in this topic laakiin fikaradaha aa dhiibateen saaxiib hadaan ka soo hor jeestay ma wax qalad baa marka aad ka dhigeysid in aan attention raadinayo. And plus yes sxb I do believe a man who goes over sea for a wife is weak and has low selfsteem. ps. theirry well said sxb... Wareer badanaa!!!
  2. Nuune u sheeg adminka yaaqee in ee anaga na iska kee dhageystaan...Goormaan u sheegnay not to change it..Ciyaalkaan aa la iska dhageysanaa..wiilashaan jeegada xiir xiiran oo wiligood macawiis xiran iyo gabdhahaan yar yar oo kalooraatiga iskala daalay...lol.. Admin nin yahoo tnx for bringing back Genaral.... wareer badanaa!!
  3. is not that they kiss bad is because adiga ayaa qooqa kaa batay..hahahaahaha..ok Why all SOL moderators are from UK london???
  4. Listen SUE and OG-GIRL, don't make this thing personal!!! Is all for fun...call me childish is all good because I am ciyaalka xaafada any ways. And besides y'all know this award thing happenes every year!!I was bashed hard last year by everyone in SOL and it was all good. SUE abaayo macaan I don't hate you so don't take it personal and stop being soft and make a come back. and plus I do think I'm the youngest person in SOL me and nuune and qac'qaac..lol.. OG-GIRL i forgot to nominate you I know so please don't get mad. wait next year... waraa nuune...looooooool..qooqnayaasha maxaa ani iigu daree oo adiga iskaga saaree..lol.. wareer badanaa!!!
  5. Qarxis.com.............waraa ilcapo caaaaaaaaaaaaaaaaaadi ma tihid saaaaaaaaaaxiiiib... Class iyo OG-Girl alqaaida aa ka dhigtay yaahh...af carabiga ee ku hadlaayeen aan ka baqay..lol..hahahahahaha..that was funny... adeer OG-moti Juxa wee kaa yartahay amee kugu suuxdaa!!!!!loooooooool wareer badanaa!!!
  6. Kheyr you made OG-Moti less sexist..lool..he jokes to be sexist but I think you are a realy sexist my good friend...lol..SO WHAT IF THEY HAVE DEPT? are you too gready to help them pay it off!!after all isn't that what relationship is about to help eachother with life????????... ps..lol..FF..dhib badanidaa adi.. wareer badanaa!!!!
  7. Best new SOL nomad: Caveman!!! Best Topics: by Ilcapo Funniest SOL nomad: nuune (2nd year) Best Group: The Baro family aka the qaxootis Best Story teller: Ilcapo Best man In SOL: Nur (2nd year) Best Woman in SOL: Juxa Best thread in SOL: off topic Most hatted man In SOL: qac'qac (2nd year) Most Hatted woman in SOL: D.A (2nd year) Biggest Male arguer in SOL: OG-moti Biggest Female Arguer in SOL: D.A (3rd year) Best male/female personality in SOL: (wiilo) Most Loved memeber in SOL: Qac'Qaac craziest person in SOL: Checkmate Most careless male in SOL: nuune/G.T(2nd year) Most feminist Female in SOL: D.A (3rd year) Most sexist Male in SOL: OG-moti (2nd year) The oldest person in SOL: NIN yaaban (4th year) Youngest person in SOL: SUE (2nd year) y'all could add...and pls make your vote..lol.. wareer badanaa!!!
  8. Waraa ilcapo. Salafi Online waa shiikh weyn nin yahoo..saas ha u galin yaaqee..First musqusha uu qarxiyey aa dhahday oo zonatul miinaato uu ka dhigay aka SUUUUJIMO, and now jalaqsan uu shukaansanaye oo shanxadiis ku aqrinaye aa dhahee..waraa shiikha sida u dhaan nooh shiikh sheydaan ma ahee.. wareer badanaa!!!
  9. I don't understand why some irls in SOL take things so serious!!!!!!!!Y'all need to chill out and not take things too personal because if you do, you will show how much it got to you.. BEE adiga waan kaa cansaday, sheekada dhan ayaa rogtay..lol..cajuuusatul cadiiiiiiima.. Since y'all didn't read what I wrote in Somali, I should come back and re write it in english.. ps. Dawaco nice to see you again sis.. wareer badanaa!!
  10. How come SL aint doing nothing about the story of SAMSAM???????????? how come the people who suport SL aint talking about the bad things the SL government is doing to that young girl? wareer badanaa!!
  11. Waraa ingariis ayaa naga badiseen maaaaaan!!! Og-MOTI kaalay suuriya ma gabdho carab baa naga xiga? Somalida shan xabo bas ayaaba ka joogaan. And plus i rather in aan guursado mid westernised ah than mid carabnised ah..Wax carabta ku koray oo fiican maba arag wiligey...Mise gabdho cad cad oo carab ah aa nala rabtaa...waraa Aniga waan kasoo horjeeda arintaan wadan kale guur loogu raadsanayo..... Caveman waxa uu sheegay waa wax run ah oo wee jiraan dumar nimanka la ficiltama oo very feminist ku noqday westiga. Laakiin sida kale niman bad baa jira oo qurun ku noqday westiga. I think in Nimanka halaabay iyo dumarka halaabay, nimanka in ee badan yihiin... Meeqo nin oo somali ah baa jira oo xamaali ah ayaga oo jooga wadan shisheeye..gabdhaheynina ee kuligood jamacada ka wada baxaayaan..Nimanka MN jooga iyo Toronto iyo Ohio 24 hours waxee u fadhiyaan qaad (qayilaad) oo reer koodi iyo dantoodi lumiyey... Diinta hadii laga hadlona waxa ka tagay badanaa waxaa u badan Raga...Reer kaste hadaa fiirisidna waxad arki hooyo kaligeed oo caruurtii korineyso. Odaygiina magaala kale buu u shaqo doontay..more like u qayilaad doontay oo caruurtiina wadanka ku lumeeyn oo qamri iyo qurun ku barteen... I believe in the west in aan ku liidantamnay hadii la fiirsho xag somalinimo kuna guuleysanay hadii la fiirsho xag qaxootinimo...Guushana badankeed waxee ka timaaday dhinaca dumarka..Jamacad kaste oo North america kutaal waxaa u badan dumar. Family kaste oo back home jooga dadka wax u diro badankood waa dumarka. Marka hadii aan dhahno gabdhaha inta jooga ma fiicna oo wee nala tartamaayan oo meel kale baan u guur doonaneynaa ma wax fiican baa?...ma nin nimaa? ma sharaf baa!! war ninka raga ahi gabar lama tartami karto hadii ee isku daydo xataa!!waa imposible...hadii ad tihiin rag liitana gabarta xaq waxee u leedahay in ee idinla tartamto maxaa yeelay ileen idinkaa isku kalifee.. don't blame the sisters our problem. the computition wuu jiraa because we let it happen. And is a possitive computition one that will wake us up.. Wee jiraan gabdho badan oo aad u liita oona jooga heer ee nacaan nimankooda somaliyeed. Wee jiraan gabdho ka jacel nin ajanabi ah kan somaliga ah. Wee jiraan gabdho dhaqanka nacay because waxee u arkaan in uu yahay mid raga u dhinac xiga. Wee jiraan gabdho feminist noqday oo diinta u xadgudbay. Laakiin waxaas dhan in ee nugu kalifto guur safreed xaq ma aha... Yaa guursanaya gabdhaheyna america hadeynu anaga guursan? qaladka aanku sheegeyno ma ayaaga isku geestay mise anaga ayaa u geynay? yaa dhahay gabar suuriya joogta ma aha feminist? yaa dhahay waa gabdho fiican? makuligood bad dabeecadahoda kaseysaa?... OG-MOTI & CaveMan, saxiibayaal aniga waxaan aaminsanahay in aan anaga u aqal dhisano gabdhaheyna north america maxaa yeelay XAQ bee nugu leeyihiin specialy qalayda badankood marka ee kasocdaan dhinacayaga.... WHY SUUUUUUUUUUUUUUUURIYA? aqas..... wareer badanaa!!
  12. Somali land with out the somalia part = LAND... so we should ask our selfs who's land? who are the people that live in that land? if the answer is Somali people, then why are we trying to make it a country for it self. Aniga waan wareeray... I believe Somaliland in ee ku dhisantahy qabyaalad waxaana raba somaliland in ee wadan gooni ah noqoto dad ganacsato ah oo badanaana dagan London UK..SL lacagteeda badanaa waxee ka heshaa ganacatadaas raba in ee helaan meel doolad la'an ah oo ey ka dhigtaan meel ee lacag ka sameystaan... All Somalilandersna ma aha waxa raba in ee wadanka ka go'aan ee waa laf ka tirsan oo layaqaan.... Land that belongs to ganacsato...waxeena ku daba ganbanayaan Somalinimo...qof samalinimo raba kama or deen dadkiisa mana kala jabiyeen wadan kiisa.... wareer badanaa!!!
  13. Adeer sophist iyo abti baashe.Noo sheega sheeko jaceel oo indhoole eh... waraa checkmate ani waxaan maqlay.. Labo jaceel ku dhacyey,bakeeri la dhor dhoorayo camal ee isku dhoor dhooraan.. Labo indhood isjecel hadee is fiirshaan, daaf aa ka dhaco.. wareer badanaa..
  14. Haye Habaraha hala iska daayo yaah.!!!amaan hala siiyo.. wareer badanaa!!
  15. Shiikh nuune halaga shiixo yaah..Nuune shiikh weyn waaye maxaa yeelay nin awliyo eh ee daris ahaayeen masaajidna wuu ag dagnaa.... wareer badanaa!!
  16. Waraa ani waxaa jiirooyinka SOl iga soogaray warkoo xiito xiito eh... Warka waxaas sheegay in Wiilo jacelbaro kor u tuur tuureysay oo wili dheelsiineysay sidii baby camal. Asagana shukaansi uu usoo biro qaaday... warkas war qiyaasan uu igula ekaa ee maxaa ka jiro qac'qac iyo nuune?... wareer badanaa!!
  17. Jalaqsan..Nuune caadi waaye hala yaabin..Arin naga waashay aan aragnay aniga iyo saxiibkee..Meelaha aan kala joogno waxaan ku aragnay, saqiir uurleh iyo saqiirsuujis buufka u dhuujisan....Bajaq kaste dhibka waxaa heysto Shimaali axmed shimaale sheegay.."boyfriend aa la yeelana, bugbug aa dhacee aboo uur aan leeyahay ee dhahee"...yaabka yaabkiis... 2004 iyo jabkiisa ma yareen...... Nuune afuufoow hadaas fatashan hulkaas dheh..HEEEE!!! wareer badanaa!!!
  18. Wiilo sawirka meesha kuugu dhagan waxuu u egyahay naagtoo neerobi dharka noo dhaqi jirtay.. Iyada iyo danya arimoy mala kala kasaayo.. wareer badanaa!!
  19. Adi furuq iyo mid faqiir ah haku afuufo... wareer badanaa!!!
  20. Ina lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.. Underdog sxb ilaahey ha u naxariisto hooyo oo janadana haka waraabiyo. Sxb u ducee hooyadaa every time marka aad tukatid iyo mar kaleba. wareer badanaa!!!!!
  21. Ilcapo..lOooooooooooooooool..sxb I'm loving this..noo wad yaaqee..I was wondering why uu lander ula baxay cijiyaha, Ileen he had a score to sattle with rahima..lol...banaanka usoo bax kulahaa...lol... Waraa I have lots of writings sxb. I think me, you and nuune and checkmate could come up with the craziest movie ever..and we could make all the carachters come from SOL.. PS. wiilo or should I say akshe Kumar..hahahahaha..iska celi Ilcapo nooh..kabaha lagu gaardiyo ee xirneed oo sidee dibile camal ee ii jiirtay uu dhahay..lol..Komandoos iga dheh...lol.. PSS. Og-moti you should come back with your posters and help ilcapo with it.. wareer badanaa!!!
  22. Arlee fiirsha sadexdaan digir oo saxanka cidlada ah loogaga tagay!!!Aloo yaa fargeeto idiin soo qaato oo dhexda idinka dalooliyo.. wareer badanaa!!!
  23. Ar saaxiibkee nuune habaqin anaa shiinees kuu aqaanee...WAYAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAXXXXXXXXXXX.. jachie chan aa iga shiixaa runtii.. Kabaxa ama Ka beydha..Ina fadhi ku dirir is in the house yaa..Aloo yaa labo farood laaba sadexda hartayna, wadnaha idin kala baxa..Isiiiiiii!!! Wareer badanaa!!!
  24. Waraa Ilcapo, Sxb qaac'qaac had a date, he was with Wiilo oo macawiis xiran..HAHAHAHAHA.. YO Og-Moti Uncle aa ku dhahee yaah nuune na waxaa ka dhigtay taksiile..lol..Walaahi waa ku sugtay.. Gabdhaha u gudub yaaqee.. Koleey aniga party ee J11 tuurey ma imaan lahey maxaa yeelay, wuxuu iskugu keeni lahaa meesha duqooshinka London ku nool oo dhan!!! wareer badanaa!!
  25. LOoooooooooooool@ femme fattaaaaaaaal...lol.. waa kaa baqay... Yarta kuwaan hala yaabin nooh reer baadiye waaye.. Wareer badanaa!!