Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. Saliid naareed indhaha kaga shub..markee AAAAAAAAAAA dhahdana, kilyaha ka qaniin...kabacdina orod adigoo u ordaya sidii fardihii taliyaaniga..Qararaf qararaaraaf qararaaraf!!!!! wareer badanaa!!
  2. Waraa micno maashee waxaan? Hadii aa isku daydid in aa aqrisid carabka aa ku murgacanayo runtii...yaa warkaas ka dhaadhicinee!! Xigmo beel waxa kili aa ka fahmeysid waxaa waaye hala yariiska.."naag".. Wiilo iska qosol adi ilko laf waaxid..ilkaheeda aad u qabtid dameer shukaansi doontay..!!! wareer badanaa!!!
  3. I know shiinees habaran ee ahayeen..gabarta aan weydiistayna wee ii diideen..ya weylak... wareer badanaa!!!!
  4. :cool: ..femme fataal..waa isku leenahay macna malaha... wareer badanaa!!!
  5. Femme Fataal.......Damiin aa la dhahay, hee..far waaween aa wax loogu qoraa..lol.. dumarka waan faanshay ee ma ceynin...Cilmiga iyo mucjisada ka danbeeso fiiri.. Why baa Aadan feertiisa xaawo looga sameeyey otherthan in dumar la abooro..why feerta? ilaah could have used any other part of the body right..but why feeraha?......because with a chest, rips, feeraha..lol..qofka ma nolaankaraa? haduu noladano nah raaxo maku noolaan karaa?...so samething with out a women, men is useless in this world and wiligii nolol raaxo ah kuma nolaandoono.. Ilaahoow adaanan na dhigin dumar la'aan.... wareer badanaa!!!
  6. Kimaaaaaaaaaaaaaaaa!!! U sheeg qac'qaac yaaqee... FF a woman waa ninka jabkiisa...lol..maxaa yeelay feertana ayaa laga sameyey..lol...but is the most important part of the body and feeraha la'aantooda, caloosha ayaa naga soo dhici laheyd..marka thats why women are very important in a men's life...lol... Xiiiiiiiiiiiiiiigmaaaaaaaaaaaaa yaqee..badeel intii laqaatay aa lugu firdhiyey..(somalida). Jaahilnimona dhagax intii laqatay ayaa (somali) lugu daqray... wareer badanaa!!!
  7. FF taas gabdhaha ayaa reynaayaan.no matter what.. wareer badanaa!!!
  8. Tuujiye

    W O M E N?

    loooooooool...jaceel baro........caadi matihid... Nafta abaayo waa ku tuugaa jacelbaro baro...maskiinkaan suu jaceel u yaqaano iyo gabar la'aanta heyso caadi ma aha..jacelka waxaa la dhahay hadii ee gabar salaanto wuu suuxaa jaceel uu u qabo daraadeed.lol..marka nafta jacelbaro naftiisa u roonoo waan ku tuugaa.... Nuune kaalay when you asking queen questions is it because you need some answers oo farsamada ayaa ka halowday?..lol.. wareer badanaa!!!
  9. By:Queen.. Hey It's not about testing you're guy/woman every six month no 2way the main point here is before ya hit it just make sure ya both are clean. simple as that. we have finaly agreed on something.... talk to this girl talking about 6 month and staff...lol... Lazie..lol..aloo yaa babis boodaha kaaga garaaco. waa iga qoslisiisay iga tag... wareer badanaa!!!
  10. Ikey, Adi hadii adiga lagugu sameen lahaa, miyaad jeclaan leheed?... Fiiri abaayo macaan anoo run ahaan u hadlaayo, walaahi waxaas waa qalad. Maybe hada ma fahan sanid laakiin waa fahmi doontaa markale. I would explain why is wrong but I can't change your views because you have excepted them as if they were right... anyways walaashiis do what you like is your life...iibaashaal... wareer badanaa!!!
  11. Aniga waxaan furi lahaa iskool lugu dhaqan celinaayo Somalida qurbaha ku xumaday oo u maleya in Somalinimo tahay jaahilnimo..lol.. Waxaan ka bilaabi lahaa dad badan xagaan joogaan...lol.. wareer badanaa!!
  12. Juxa nuune saxiixa uu heysto fiiri nooh..naag uu istaraasho camal u isticmaloyaa... wareer badanaa!!!
  13. FGM iyo waxaa isku keenee nin aduunkiisa dhan laga gooyo..subxaanalaah.............the Boys lost their freeking perducer........loooooooooooooooool..FGM is nothing compare to this...Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa...I feel their pain walaahi.... wareer badanaa!!!!!!!!
  14. iinsha allah waa ku barmoosee wiilo... wareer badanaa!!!
  15. Najoota Bilcilmika........... wareer badanaa!!
  16. ISkey ani goormaa ii xanaaqi jirtay? ani adi hadii isku xanaaq xanaaqno jaceel aa naga dhalanaayo..waa ku tuugaa ha igu xanaaqeen...lol.. wareer badanaa!!!
  17. Iskey-baro...lol..nuune iyo caadi in ee kala fogyihiin waa ogtahay maxaa ladhahay markuu yaraa islaamaha suuqa wax ku gado ayuu u sheekeenjiray..caadi maba noqon karo.... wareer badanaa!!!
  18. lol these is a nice topic....but when me and my gurl get together now and then all we talk about am i worth being with him. bottom line is if you dont trust ya dude there is no point of ya relashionship. :confused: :confused: wareer badanaa!!!
  19. Nuune lakad magac gabdheed uu ku joogaa..loooooool..kaas waxaas waa ka suurta gashaa waa ogtahay... Lst..sxb ninkaas naga qabo nooh yuusan shirqool nagashanee..lol.. wareer badanaa!!
  20. looooooooooooooooooool waraa ninkaan Caaaaaaaaaaaaaadi ma aha..looooooooooool waa ka shiixay..lol... wareer badanaa!!
  21. This is your life , do whatever you want ...play games ,laugh as much as you want, isn't free world???!!! Thought I have one question for original poster : Where are your parents when you use the phone and abusing other people? don't they check you and your friends at all? if not you are one lucky girl and enjoy it!!But before you enjoy that much remember that once you hit age of puberty for girls between 10 to 13 you are responsible whatever you do to your life and there is angels writing every thing you do or say. Well, I think my parents are control freek then .. is not allowed to me to bring or go other's houses or come ours if my parents don't know the family very well.. so the solution all my girlfriends are my first cousins. I am not sheikh though and God only knows when I get my own house what I would do but now I have to follow the rules set by my parents Salam :confused: :confused: very sercatic..well writen..ani hadaan Iksey baro ahaan lahaa xagtin aan raaxada kaaga qaadi lahaa (I know you learned to read somali OG make me happy) wareer badanaa!!!
  22. Dalaq kulahaa asagoo dufan mushaari leh!.. Maama juxaa aad page 1..aqri waxa aan ku qoray marka aan furaaye thread kaan..Opra aa u hiilinaa, naagtaas da'deeda culeeska ee tahay murqaha aan ku dhisan lahaa..lol.."naag" in ladhaho hadii necebtahay, waqooyiga iyo jabuuti ha isku tagan waa ku tuugaa "naag" oo sadex garaado leh aa la isku tuuraa meeshaas...lol..Yaab badanaa!!!! MMA...waraa wlc back nooh..meeshaan foorjo wax haayo adiga iyo nuune aa jiraan, shoobaro uur uu leeyahay ma hadli karyo maskiinka...Shuluqa aa sheegeysidna qac'qaac uu ahaa...Ciyaal hodan uu ahaa kan ugu buuran uu ahaa. waxa loogu yeeri jiray makasee "FUUCOO"..........lol....Ar maxaan lacagta schoolka ka qaatay..lol..cafi waraa nooh... Wareer badanaa!!!
  23. Tuujiye

    W O M E N?

    War ileen balaayo..Gabdhahaan femenism nimada ma joojiyan miyaa...War ninka Su'al buu idin weydiiyey!!!ama ka jawaaba ama iska daaya..wax sexistah muu la imaday sxb keen... Can you stop posting sexist crap like this, Moti. And stop using misleading evidence perpretrating old mysogynistic views of women, 'k? DA for you to call someone sexist is wrong because you are the bigest sexist in SOL because you simply HATE ALL MEN... OG-Moti sxb naag ka jawaabi karto su'aashaan wee yartahay. And gabdhaha meeshan jooga badankood "caqliga" ma eesan ka qaangaarin oo wili wey liitaan..Diintoodana saa uma adka oo wili waa arday baceesan, damacoodana aad iyo aad buu u badan yahay mxaayaale Wili waa dhalin yaro. Naagi waxee wax fahantaa baa la yiri "markee hesho Ferihii laga soo gooyo si ee u ceshmato"..ileen waa tii laga abuuray feer naga mid ahee..Markaa waa Xubin cidla joogta ilaa ee soo hoyoto calaashaan ee guursato, waa markaas marka ee ogaan doonto waxa ee rabto. wareer badanaa!!!