Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. Tarzan 3 bilood ayuu siiyay dadka dibada iyo gudaha jooga in ee dhistaan dhulkooda or dowlada (Asaga mr Tarzan) ayaa la wareegeysa.... specialy Curubo iyo aga gaarkeeda lool Wareer Badanaa!!!
  2. Tuujiye

    Gaalkacyo

    I feel soo old... waraa waxaas dhan MMA ayaa noo kilifay in maanta nin weyn dhaho "may dad use to tell me about owkoombe"... saffer raali noqo adeer.... lool Wareer BAdanaa!!!
  3. Tuujiye

    Gaalkacyo

    ^^ Yaa kuu qoslaaye hee? Dadkii hore meeshaan ma joogaan....lol Xamar ayaa isku dhajdhajinee MMA aaqirkaaga gaalkacyo ayaa ku danbeenee lool... waraa Ninyaaban goormaa America ka baxday? nin AC u bartay ayaa tahay iyo remote control lool " I love gaalkacyo" kulahaa lool the only way aa adiga meeshaas ku jeclaan kartid adiga is hadii aad heshid maryoolee magaceeda ladhaho " caasha cali Aftaag"... gaalkacyo duur waaye abti roobka xitaa xarash uu u haayaa waa maqashay... Wareer Badanaa!!!!
  4. Tuujiye

    Gaalkacyo

    ^^ Yaa kuu qoslaaye hee? Dadkii hore meeshaan ma joogaan....lol Xamar ayaa isku dhajdhajinee MMA aaqirkaaga gaalkacyo ayaa ku danbeenee lool... waraa Ninyaaban goormaa America ka baxday? nin AC u bartay ayaa tahay iyo remote control lool " I love gaalkacyo" kulahaa lool the only way aa adiga meeshaas ku jeclaan kartid adiga is hadii aad heshid maryoolee magaceeda ladhaho " caasha cali Aftaag"... gaalkacyo duur waaye abti roobka xitaa xarash uu u haayaa waa maqashay... Wareer Badanaa!!!!
  5. sanbabpoool... the Slander team sanadkaan waa igu jirtaa... Arsenal kenyaatiga kooxdoodana waa niikinooyaan... Laakiin Chelsea ayaa ku jeesi doonto waa iska ogtihiin nooh,,,, man yuuuu and City are the only team that could stop Chelsea this year....
  6. Chelsea!!!!!!!!! Ciyaalka Xaafada meeshaan waa dante markaan aniga ka tagay waan u jeedaa.... Ar yaa nool oo yaa dhintay ilaah ha u naxariistee..... Chelsea!!! Wareer Badanaa!!!!!
  7. Chimira sxb Thank!! Too bad Somalia hada reer baadiye lacag yeeshay iyo tuugo cimaanado soo xirtay ayaa isku heysto.. We need leaders who understand the wealth that we have. Waxaan u baahan nahay dad wadani ah.. Ilaahey somalia umad wax garad leh haka dhigo iinsha allah..
  8. Reer sujuu raali ahaada! Wiligeey ma umaleynin in dugsi aad dhigateen.. Raula oo "cama" aqri la dhahay aaba iisawir matay.. Lawaaxatul lil bashar... I think does of us who went through the real dugsi system back when somalia was peace had the best experience. I think it made me a better man. However, my dad was cool till they started asking for money every other day. " maanta jimcatul barako waaye qaam qaam keena", " maanta talaado barakeysan waaye ee diish diish keena" , duqa markee arboco kusoo dareen sheekada, waa ku qaraxday looool masaajidka aada uu dhahay lool... Wareer Badanaa!!!!
  9. loooool@ Abtigiis... lool Macalin raanboo dugsigiisa miyaa kan? Nuune waqtigaan haduu dugsi dhigan lahaa, baas ayaa lagu furi lahaa damiin nimadiisa daraadeed.. damiin kabiir laga dhigay asagaa igu horeeye.. I think macalinka adeerkiis uu ahaan jiray... that pic is classic walaahi... Wareer Badanaa!!!
  10. Chelsea had Uve that game waraa tey got lucky.. Chelsea should win all the other games in this group. PSG and Man City wont make it to the next round.. Ps. Why do I see Liverpool fans in here? Just asking... Wareer Badanaa!!!
  11. Chelsea!!!!!!! The kids are getting better everygame! The only thing RDM did wrong was sending Essien to Real.. Khadira is coming of the bench for him and he wasnt good enough to team up Mikel lool bad move but Im glad Essien is playing well again Wareer Badanaa!!!
  12. Chelsea is not the youngest top four team looool Chelsea!! It will be a fun year for the fans.. We are about to have a mini Brazilian team in London.. Lol@Arsenal! Wareer Badanaa!!!
  13. I can't believe this! Ar meesha ma sidaan baa loo aamusaa? Nuune drogba wiligaa caay adiga... Wareer Badanaa!!
  14. Tuujiye

    Texting

    Kaalaya maxaa idinka galay about someone texting and driving? Ma doolada hoose baad u shaqeysaan? Wareer Badanaa!!!
  15. Lol Ngonge sxb adiga markaad tuuladadii somewhere in Somaliland kasoo qaxeysay waxaa lagaaga soo daar daarmay labo wax. Waxaa lagugi soo yiri " xil iyo xoolo aduunkaan waxaad ku leedahay muran iyo madax adeeg" so iskaga dhagnoo labadaas wiligaa... Liverpool will not be a top 5 team for the next 5-10 years sxb. Mark my word you will be fighting at the bottom 4 next year.. Nuune lol watch us win the champions league waraa!! I have a blue shirt with drugba's name on it. Wareer Badanaa!!!
  16. Qamiis, tuute! Cimaamad, koofiyad, jambalkii alshabaab.. Waxaas dhan sidee baad u xirantahay adoo qoraxdaas taagan.. Ilaahey shiirkaada nama soo ag istaajiyo.. Maqaarkaada dun muu ka sameesanyahay kaalay? Al- shabaab in aad Somaliland u joogtid wiido ahaan wee kaa muuqataa.. Balaayo kula janbal fool xumaatay.. Somalina.. Nuune hadii 17 iyo 19 kusiiyo, iska ilaali walaalee.. Saqiir suujiye ayaa ninkaan loogu magac gaabiyaa.. Filinkuu kuu soo wato, cartoon ayaa la dhahaa... Wareer Badanaa!!!
  17. Nuune.. Adiga iskaga dhagnoo liverpool.. The worse fans in the world. The next 10 years ma imaan doonaan top ten.. And it has been 5 years the last time tey finished top 4 hahhahaha!! Not even europa this year. You need black players in that team or some mexicans lol uff.. I lnow Norf is an arsenal fan, and you are close to join the new City fans and Ngonge hoosta ayaa New Castle kagala socdaa... DD is the man Nuune.. Watch him tomorrow.. Wareer Badanaa!!!
  18. Ngonge.. Aniga ma Norf baad igu qaldeysaa? Chelsea sanadkaan coach xun ayaa ku ciyaaray laakiin just like Blue fans, we want the champions league and nothing else. Next year we will re build. Man City meel magaarayaan. Short term success ayaa waxaas la dhahaa.. The liverpool team dhan waa wada cunsuri! And one uncle tom.. You have no black playery! Ufff.. Waa wada qoor gaduud yaal.. Or casaan you guys say! Wareer Badanaa!!!
  19. Chelsea wins big games liverpool wins garbage games.. You think Chelsea cared about a league win? Lol we took the FA cup from y'all. Liverpool should get rid off the cubsuri coach.. Wareer Badanaa!
  20. Cahill is back and Luiz.. we have Essien and Mikel.. Bosingwa and Cole, Lampard Matta and torres and DD on his own.. 4-2-3-1... Munich is in trouble bro because I don't see them winning the midfield with out Gustafo. They are missing 3 important players as well... I really Really!!! feel it this time!!!!!! I don't think Chelsea will ever get this close again at least for the next 3 years... Liverpool waa qalanyihiin Ngonge.. wiligaa adiga iska riyoo saaxiib... Wareer Badanaa!!!
  21. ^^ I love that pic! madaxa ayaan ugaga istaagnay iskiimoosyaasha!!! I'm not happy yet because is just the finals. We need to win this CUP!!!! Wareer Badanaa!!!
  22. Waxaan waa waahore.. Is about time Somalida ee hore socod yeeshaan... noloshaan tuugsashada ah iyo beenta iska dhaafaan... Ilaahey ma u naxariisto dadka xaaraanta cuna... Jalbaab iyo qashin kale intee xirtaan oo ee wadaado iska dhigaan ayee been ku tuugsanaayaan... No matter what the situation of that family is, this is Haram in our way of life "Islam"... Ilaahoo dadkeyna somalida nolosha u fududee.. Wareer Badanaa!!!
  23. Pats will loose again... Giants will win AGAIN!!! Wareer Badanaa!!!
  24. I hate Hawerd Web.... in total he gave Man U 14 PKs... VS Chelsea, He gave 13 in Man U and Chelsea Game, he gave Man U 5!!!!! the last 3 years....12 yellow cards and 6 red cards!!! Good Game at the end but this shows how much a ref changes a game lol... I think he is Man U ref next week vs Liverpool home to Man U... Not a Fan of AVB!! how do you sit back with 3 dmf and let Man U attack when you know all calls are going against you? not smart at all... Wareer Badanaa!!!
  25. lol BOB.. caano qandac eh in aad cabtid habeen kaste sariirta kahor sheegideeda maan bilownay? Ciyaar Bilow!... Reer kismaayoodka dhibkaas ayee qabaan.. Waa wada prograameeto socdaan balaayo sixir badneedeen... Chelsea with essien in the Middle, I have a really high hope this next game.. Man yahuudoos waa in aan la harnaa runtii!!! I don't care if Chelsea doesn't win this year but walaahi I will be very mad if they loose like last time... We have to beat the big teams this time.... I think Torres will score Sunday... BUT!! Essien is back!!! Wareer Badanaa!!!