Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tuujiye

  1. Northner..sxb the most goals scored on us was 3 and it was by Iftin..3:2 for them..because of their argantinian player they rented it..and to make it more sad, northstar got some players from the Atlanta kids and y'all wanted our goelie to play for y'all in the Finals..The tournement is crupted man...But when we faced you guys, the score was 1:0 sxb..we didn't score on you guys..It was the first game..And about you and hassan, lol you have admit he was too fast for you and the only thing you could have done was take him down every time...He won the MVP awords sxb..he was the best player their.. I think you guys should come down with your own team and depend on them loosers here in Toronto sxb.. wareer badanaa!!!
  2. Najooooooooooooota bilcilmika!! Saan maa idiin danbeesay kuligiin?..warka cadeesi uuba gaaray yaah!!! wareer badanaa!!!
  3. jaceelbaro, caashaq maxaa la dhahaa? caleen caleemaha ka mid ahaa? wareer badanaa!!!!
  4. checkmate.........loooooooooooooooooooooooooool.. Waa ogatahy in aan aqaan kan aa ka hadleysid nooh..looooooooooooooooool boolo koo jira waxaan dhan maray nooh..xasuuso.. wareer badanaa!!!
  5. kaas oo kale hal wax aa ladhaha...........Dhuuuuni.com......... Ps. U.D's age in anknown.......faciisa reer aaqiraad waaye.. wareer badanaa!!
  6. Labadiina xafarow aa idin haayo...kaniini fimidool la dhaho ilaahey ha'idiin sahlo..lol.. wareer badanaa!!
  7. :confused: :confused: :confused: wareer badanaa!!
  8. Tuujiye

    NBA

    YO Z..Who is vince carter? :confused: ME DON"T KNOW wareer badanaa!!!
  9. Waraa northner are you coming back to T.O for the somali week again/..it will better this time. You guys had only one player that I realy liked his game and is Yaasin from Liverpool. I also Like Ahmeds D and your striker was realy fast but we didn't have hard time with him. Yasin gave us Realy hard time.... I was playing midfield for Ottawa.. number 10... Y'all should come back because we realy wanna play against you guys.. ps. y'all won 1:0..scored in early first half and played Defence the intire game...We couldn't score on your short us goaly..lol.. Wareer badanaa!!!
  10. U.D sxb magaaladaas halahaas bas aan ku nacay nooh...luuq kaste ee kugu sugee ba'hashaas. wareer badanaa!!!
  11. FF...Alle U baahne hala yaabin, Baadiye asoo joogo aa halmar magaalo la keenay.....sxb kee wili waxaa hesato magaalo joog xumo iyo waayp arag daranimo..Waraa U baahne pointiga meesha yaalo dhan aa kuu gooye sxb..tittleka bas aa aqrisay aan u maleynaa..cudur waxaa qabtaa la dhaho, AMERICA..lol... wareer badanaa!!!
  12. oooooooooooooooooooooh....D.A I didn't know that you care you about me........... .. Waraa U.D waa ku fahmay nooh..lol.. ps. Nafta anigana dhuuq dhuuqitaankaas aan kugu jeclahay nooh.. wareer badanaa!!!
  13. Aduunka waxaan ugu jeclahay Hooyadeey........ Waxaana iigu xiga dadkeyga (somali iyo muslim oodhan)...... waxaana iigu sii xiga caafimaad keyga..... Ilaahoow amuurteyna noo yeel............. wareer badanaa!!!
  14. We all know Man.U and arsenal are going no were but chelsi might...Man.U faces Barsa..lol..we all know what the out come will be, 5:0 for barsa..lol.. wareer badanaa!!!
  15. ^^^^^^^^^^^^lol...nin qurac kun sano hoos hurday in aa tahay dadkaan lama socdaan miyaa?...lol.. wareer badanaa!!!
  16. Waraa kan in meesha laga ruqseeyo waaye....Kaftan fool xumaa...meeqo qof aa ka nixisay makasee waraa....dadkaas dhan inkaartooda aa aaqiro kugu sugeyso ayadoo dhaarsan. wareer badanaa!!!
  17. Tuujiye

    Somali Bantus

    Ammin to that Jamal... Salim Sxb you should think about what Ogi_moti said. you could help them people with NGO. Sxb please let me know if you need any help if you are thinking of helping them, I wanna help walaahi.. In Canada their were some people from bosnia who where in the same condition, and the Community helped them with NGO...But Canada i much different from USA when it comes to financial support. I know if we all unite as One community we could have helped them people; but it is hard if we still have dad sumeysan as our community leaders. IS up to us to take over our communities and help our people with it not only our own tribes but our people. Wareer badanaa!!!
  18. Maaaaama Ameena since aa meeshaan ka tahay waardiye oo aad wili tuur ku yeelatay sidaa jaceelbaro iyo simply u daba ordeysay, iyo wili intaa Action jackson kor kiisa kaala foota ka kor kaceesay, aniga intaan fadhiistay ayaan ka soo fikiray wax aad iyo aad u muhiim ah. I like to write in Somali as y'all know... waxaa maal mahaan nagu soo siyaaday arin aad u fool xun. ugu horeentii waxaan u hadlayaa dadka jooga Canada specialy T.O iyo Ottawa.. horta Canada aad maqleysaan waxaa ku yar waayeelka. Waxaana u badan dhalin yarada. Magaladan la yiraahdo Toronto waa magaalo somalida ku badan tahay. Wax yaalaha ka dhaca magaladaas waxee iskugu jiraan wax qeer leh iyo wax dhibaato leh. Hadaan ka bilaabo waxa qeerka leh, waxaa ka mid ah sida dadka ku nool u wada heystaan business yo aad u fara badan. OO dhalinyaro badana jaamacadaha dhigata. Dadkii aad iyo aad bee ula qabsadeen nolasha wadanka oo kama wada qasna. Laakiin intee kusii jeedeen hanti yeelo iyo wadanka laqabsadiisa, waxaa ka lumay dhaqankii iyo diintii...Toronto hada waxaa la dhahay age is nothing but a number, gabar iyo islaanba isku meel ee ka qarabtaan, diinta waxaa la dhahay waa old school oo sheekh yaashi meel ee timaha ka jartaan ee waayaan, gabdhihii peircing see iskugu wadeen ee meelkaste iska bujiyeen, wiilashii see jamiacan iskaga dhigaayeen ee xabis wada galeen oo gorgorad ayagoo xiran soo baxeen, odayaashii jaad ee habeen iyo maalin u fadhiyaan, taxi kii ahaana dhiig ee ka keeneen, lacagta kasoo baxdana islaanta jaadka gada ee guntiinada ugu laabaan... Marka hada tan ugu daran oo naheysata reerkeena Canada dagan waxaa waaye the new generationka hada soo baxay..the 14-15-16 year oldka..kuwii ku dhashay Utaango iyo libooya kenya..kuwii xabada dhawaaqeeda ku dhashay. Somali iyo ajanabi wax ee yihiin lama kasaayo..wee noo eg yihiin ma'ahee laakiin walaahi si somalinimo iyo si kale maba u fikiraan... waan lasocdaa in eesan kuligod sidaas aheen, oo jiraan kuwa ka imaaday family fiican. Laakiin kuwaas xitaa waa la duufsaday oo badee sii galayaan... Tan ugu fool xun hada na heysata waxaa waaye gabhihii yar yaraa oo iska wada noqday britny spears oo yar..hadee iska noqon lahaayeen mary J oo yar wax dhan ma ahaan laheynoo because wili sidii madoowga camal ee u fikiri la haayeen..laakiin sidii gabdhihii cadaanka camal aa basaska lagu jiid jiidaa iyo movieska...lol..and to make it worse this new somali generation waa somalida ugu qurux badan..caruur chees iyo mcdonalds kusoo koray maa la mid noqon karo kuwiina "ugaali iyo macsaro" kusoo koray.... Marka su aasha dhextaala hadalkaan iska badan is, sidee ku heysan karnaa una korsan karna caruurteyna anagoo wili heysana dhaqankeena iyo diinteyna..iyo sidee gabdhaheyna uga reebi karnaa shuftadaan cadka bartay?............. ps.little funny but I'm serious.. pss. I know is too long..so what? wareer badanaa!!!
  19. Those that feel aggrieved can PM her (yes, her not him) and discuss their differences in private. don't you think thats something the moderator should have done with wiilo and qac'qaac? why did we have to read what ever she had to say to them?... waraa Ngonge bax soo wada aqri waxa la qoray!... No body is attacking this GNP, we are just telling her the proper way of telling people the right thing.... wareer badanaa!!!
  20. ^^^ waraa isku xishoo nooh sheekh sheydaan yahoo wareer badanaa!!!
  21. ^^^^^^ ..Hooo Basbiskaan yaaqee....ukala taagso.....aryaa suxules dhameyey...loooooooooool... wareer baanaa!!!!!
  22. ^^^yarka adiga buka iskama higtid miyaa sxb... wareer badanaa!!
  23. Guardian n Protector sxb the bottom line is that waad ku qaldaneed sida aad ugula hadashay labaaas qof... I dont know if I should write a proper reply to the little people's uprising or let them carry on in their bashful insinuations very funny...qofkii wax garad ah baa wax garta hore ma u maqashay sxb..lol..hanala yaabin.. PS. I don't think in aan hore kuu aqaanay unless aad magaca iska badashay.. Wareer badanaa!!!
  24. wlc back pearl... mr.action sxb meelkaste adiga shabaq maa kuu yaal waan kula yaabee???
  25. ^^^^^sxb this is the first time aan ahmay wax aad qortay...finaly waa naga joojisay them big words...tanag yuu saaxiib..ilaahey korkaaga macsaro haku qooyo... wareer badanaa!!!